Это видео недоступно.
Сожалеем об этом.

Stand up comedy Mataan Columbus OH, 2017

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 14 апр 2017

Комментарии • 649

  • @SareyFarah
    @SareyFarah 5 месяцев назад +8

    Mataan legend comedian😂 6 years later I'm listening this clip 2024😂😂

  • @laalanura2635
    @laalanura2635 5 лет назад +45

    Walaahi been taa maaha adeer Mataan anigu waxan ahay reer Borama aad baan kuu tageeraa videos yadaada na had iyo jeer waa aan daawadaaa wana ku soo dhaweenaynaa hadii aynu nahay reer Borama best Somali comedian baa tahay

  • @elcapitanoalvaro787
    @elcapitanoalvaro787 6 лет назад +134

    inta hada dawanaysa please like iisara

  • @captainhajjiproduction9286
    @captainhajjiproduction9286 7 лет назад +13

    fantastic best ever comedian Somalia 40years in USA good language of Somali thanks a lot mataan

  • @bashiirdheere1098
    @bashiirdheere1098 7 лет назад +149

    waligey ma aanan arag ninkan oo kale waliba waa professional comedian ninkan waa inu sameystaa show isagu uu leeyahay oo loo daawasho tago magaalooyinka waaweyn ee yurub iyo america waan hubaa in loo daawasho tagayo,,,,

  • @ayanabdo9042
    @ayanabdo9042 5 лет назад +31

    Boorama waan kugu soo dhawaynaynaa ❤

  • @risakovzuzu3854
    @risakovzuzu3854 5 лет назад +23

    True talent, hands down.

  • @phayzayousouf5290
    @phayzayousouf5290 4 года назад +10

    Qof aan faraxsaneen ma arko ma sha alllah wof istaahilaha xushmad weye ♥️🙏from reer bari🤣

  • @ahmeddeeq7377
    @ahmeddeeq7377 7 лет назад +25

    xariif waaye walahi qosolkiisa waa lacag la'aan free of charge.

  • @iamhappywithyou6525
    @iamhappywithyou6525 6 лет назад +55

    Borama 😍

  • @shrtamng2294
    @shrtamng2294 7 лет назад +270

    ninkaan oo kle taajir buu ahaan lahaaa hadii aan doolad lahaan laheeen

    • @hassanmusara4533
      @hassanmusara4533 7 лет назад +7

      ma caruurta somaaliya beenta looga sheegaan tahay anaa adeer kaa weyn xilligaan dawlada lahayn dadku gaajo darteed bay baahi u dhimanjireen maanta ayaa ladhaamaa hadaad iga rumeysan

    • @hassanmusara4533
      @hassanmusara4533 7 лет назад +2

      +Mohask Tv adigu bal da,daada u fiirso intaanad aniga I beeneyn adeer anigu waan ogahay oo aad baan u agsoonahay in dhalinyarada maanta sodonka iyo wixii kayari aaminsan yihiin in somaaliya Canada oo kale ahayd adeer amba waan ogahay taas ee waxaan sifuduf oo runa kuugu sheegayaa in aabahay macaliln ahaa oo mushaharkiisu 300 shilin ahaa xiligaa saxanka bariiska ahi 30 shilin buu ahaa aabahay alle ha u unaxariistee 10 saxan oo bariisa ayuu mushaharkiisu ahaa waxu aabay macslin ka soonoqday intaan anigu jirey sadex gobol awdal iyo banaadir iyo jubbada dhexe oo dagaalkii noogu dhacay anoo 12 jira ee bal adigu taariikhda aad hayso eed soomartey ii sheeg

    • @hassanmusara4533
      @hassanmusara4533 7 лет назад

      +Mohask Tv anigu.cimrigaagaan kuweydiiyey .sheekadaa iskadhaaf

    • @shrtamng2294
      @shrtamng2294 7 лет назад +1

      Hassan Musara sxb waaxaan kahad laaya xirfada uu leeyahay wayo dadka isaka oo kle aduunka caan bey ka yihiin oo lacag bey sameeyaa

    • @shrtamng2294
      @shrtamng2294 7 лет назад +6

      Hassan Musara qof sidaan oo kale soomali kaqoslin karo oo professional ah aad bey u yar yihiin

  • @omarabdullahi5332
    @omarabdullahi5332 6 лет назад +372

    Rasuulka scw wuxu yiri markaad hadleysan run sheega

    • @altamodahussein9452
      @altamodahussein9452 5 лет назад +3

      Allahu Akbar allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar

    • @altamodahussein9452
      @altamodahussein9452 5 лет назад

      اللهم صلى على سيدنا ونبينا وقائدنا وحبيبنا محمد وعلى أله وصحبه وسلم.❤❤❤

    • @altamodahussein9452
      @altamodahussein9452 5 лет назад +2

      Maasha Allaah

    • @darwn977
      @darwn977 5 лет назад +2

      Rasoolkaaga futada kawas

    • @altamodahussein9452
      @altamodahussein9452 5 лет назад +11

      Abu Lahab...Naclatullaah Caleyk ( Rasuulkeena Muxamad SCW ) Sharafta badan ayad aflagaadeenaysaa

  • @geeska
    @geeska 7 лет назад +124

    I respect you Mr Mataan you're really true legend!

    • @abdinasirmadey6025
      @abdinasirmadey6025 3 года назад +1

      You bell tik tik
      Dodgers will be

    • @abdinasirmadey6025
      @abdinasirmadey6025 3 года назад

      What up

    • @abdielmi1287
      @abdielmi1287 3 года назад

      @@abdinasirmadey6025
      As
      a
      A
      a
      a¹111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111111

    • @fullerbleistift9564
      @fullerbleistift9564 3 года назад

      @@abdinasirmadey6025 9

  • @beforetheyear0323
    @beforetheyear0323 6 лет назад +25

    Waxaan ahay ciyaaryahan basketball ah, Sacuudi Carabiya ayaa i hortagaya in aan dib ugu laabto asalkeyga

  • @amaadin12
    @amaadin12 7 лет назад +57

    Shactiro dhan adaa keenay bro, saan waligey uuma qoslin,,

  • @Sirhusseindeerow
    @Sirhusseindeerow 5 лет назад +9

    mashaallah wlh waa qof talent leh comady Aan caadi aheen waxan aaaminsanhy inuu qof walbo ka qoslisiin karo keep going 👏👏👏👏😂

  • @m.da.k.athegoat5757
    @m.da.k.athegoat5757 6 лет назад +38

    Kulaha somali hada takto wa lagu xiraa aa la idahay yaba usocdaa kulaha

  • @suegurray3756
    @suegurray3756 6 лет назад +16

    Thank you for that reer Borama salute you Mataan.

  • @kadarfarah1336
    @kadarfarah1336 7 лет назад +15

    True Story your legend Ader A pure Comedian

  • @khadarmh
    @khadarmh 7 лет назад +31

    as Boramaawi i like your comedian stories

  • @munohajimahamud5836
    @munohajimahamud5836 6 лет назад +111

    Ninka ano xanaqsan hada dawada vedio Iska ilowa xanaqa dhan dawashadisa kama cajiso😃😃😃😃😃😃

    • @rashidahmed8065
      @rashidahmed8065 6 лет назад +3

      Nolow mataan sigaalana soo fiiri hamar calasow

    • @haadroon
      @haadroon 5 лет назад +3

      bes hada laga bilaabo hadaa xanaqdid mujaajilada mataanaa kugu tureena😂

    • @adkeysilegend9114
      @adkeysilegend9114 5 лет назад +1

      Sido kle qamar

    • @jamaaldheerretube8283
      @jamaaldheerretube8283 4 года назад +1

      Anigu waan kuusaarey subscribe iyo like adna iisaar walaal ruclips.net/video/ixqSRbfRgQY/видео.html

    • @onkodhilaac5191
      @onkodhilaac5191 3 года назад

      Markii hore xanaq kuma haynin eyna ruunta isku shegno

  • @boddygamingboody860
    @boddygamingboody860 5 лет назад +20

    Farmajo igeyaa kkkkkkkkkk❤️❤️😂😂😂😂😂❤️❤️

  • @abdiazizwacays2516
    @abdiazizwacays2516 5 лет назад +10

    Mr true story waa legend/ halyay majaajileyste wayn maxad sheeko haysa ood sir haysa maraykana si fcn bad noo kala bartey

    • @gambino2715
      @gambino2715 4 года назад

      Address Ku shegaba Google yaka egay heheheh

  • @niciimomahamed3196
    @niciimomahamed3196 4 года назад +8

    Borama:we love you more than you ❤mataan

  • @abdifatahkaraama1864
    @abdifatahkaraama1864 5 лет назад +10

    kkkkkk Oday Mataan caadi ma aha wa Comedian wayn Midka Reer Garoowe wuu galay kkk iyo midka Garacad ka yimid iyo Reer Baydhabo . sidaan o kale ba la raba in la kaftamo Qabyaaladana meel la iska dhigo

  • @liibanelmi8538
    @liibanelmi8538 4 года назад +6

    Best Comedy true history nin weyn matan 😂

  • @roblemohamud5103
    @roblemohamud5103 7 лет назад +12

    I love this guy

  • @abdirahman1649
    @abdirahman1649 7 лет назад +64

    True Story 😀😀😀😀😀

  • @rahmaalisalad9775
    @rahmaalisalad9775 7 лет назад +8

    Kal iyo laab baan u qoslay mr Mataan thanks

  • @ruqia775
    @ruqia775 4 года назад +3

    Ninkii ugu horeeyay ee Ceelbuur banooniga geeyay waan ku taganahay Legend

  • @MohamedHassan-rv6yy
    @MohamedHassan-rv6yy 6 лет назад +12

    Caadi ma ahan odeyga Legendwaaye

  • @bashirabdi7526
    @bashirabdi7526 6 лет назад +10

    Wlhi please ninkaan soomaaliya hadday dowlada lahaan lahayd waa taajiri lahaa

  • @Riddlestar93
    @Riddlestar93 6 лет назад +22

    Mr.Mataan takes dad jokes to a whole other level 😂

  • @ahmedabdishirekeyse9438
    @ahmedabdishirekeyse9438 6 лет назад +34

    YAABA SOMALIA USOCDA😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @samsamyusuf8278
    @samsamyusuf8278 6 лет назад +35

    True story waye wiilka xanjada cunoya ka helay safka hore fadhiya plz ii geeyaaa😍

  • @kingatlet
    @kingatlet 7 лет назад +32

    Odaygan waa reemagaal runtii qabyaalada iyo magaaloonyinka saas hadii loogukaftamayo oo la iskadaayo quqdada qabiilnimo

  • @abdinurhassan4356
    @abdinurhassan4356 4 года назад +3

    Dadka qurbaha ku nool aad bay ugu baahanyihiin qosolka dhab ahaantii.

  • @mmohamed966
    @mmohamed966 7 лет назад +28

    Kkkkkkk Runtii ninkan aad iyo aad ayaan uga helay shactsrasiisa, waxaan ka codsanlahaa inuu London yimaado soomaali badan oo qosolkii ka guuray ayuu ka qoslin lahaa lol

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 7 лет назад +17

    mataan horay usoco guul dadka aad kuutaageersan ayaan kamidahay nin reer siigaalaana waatahay saasna waan kuutaageera.

  • @abdirizakalidaad8508
    @abdirizakalidaad8508 7 лет назад +26

    true history. Kkkkk

  • @oneworld3034
    @oneworld3034 6 лет назад +12

    Alaale halkay ku taal. Ninkani waa very interesting

  • @ceebla2687
    @ceebla2687 7 лет назад +31

    dadkii ma noola qosol dartii 😂😂😂

  • @daacililallah4127
    @daacililallah4127 5 лет назад +4

    Waankusoo dhawaynaynaa Mr matan boorama iyo batwaaqadeedii

  • @mofarah6366
    @mofarah6366 7 лет назад +38

    mataan waa the best comendian caadi maha nolow ader

  • @georgeaoko9137
    @georgeaoko9137 5 лет назад +2

    i really like it. wonderfull

  • @mahamudjaamac421
    @mahamudjaamac421 7 лет назад +3

    haa waa run mataan show ayuu u baahan yahay in sameeyo. waa haybad in uu intaasoo qof ka qosliyo

  • @moabdo9779
    @moabdo9779 7 лет назад +65

    I knew reer garowe inay french friese ka cabaan lol

  • @abdirizakhersi6391
    @abdirizakhersi6391 7 лет назад +1

    masha allah mataan waa nin aqli usaaxiiba oo qosol socdaa

  • @yonezcrown
    @yonezcrown 5 лет назад

    Mansha Allah Farxada Waa qayb nolosha kamida ah Mataan Alle haku dhowro aamiin yaarabi 🌹😍😍

  • @mogemuse4396
    @mogemuse4396 5 лет назад +9

    Mataaan waa nin ka kaliyee aan tageero qosalka

  • @husseinalashassan110
    @husseinalashassan110 6 лет назад +11

    True story 😂😂

  • @saiddhore4968
    @saiddhore4968 5 лет назад +2

    Aakhiro ahaan ma kuufiicno adeer! Dadkaan Hadda waa kula qoslayaan laakiin qabri kulama galayaan.

  • @safaphones5320
    @safaphones5320 4 года назад +1

    True story waa iga qosliyaa wlhi no stress ayaad noqon hdaad daawatid barnaamij yadiisa

  • @abdirahmanadamali8872
    @abdirahmanadamali8872 3 года назад +2

    Hadaad xanaaq santahay waad qosleey kkkk masha 🇸🇴 Allah 🇸🇴💙❤️👌👍kkkkkkmmm🇸🇴

  • @alialihasan7825
    @alialihasan7825 3 года назад +2

    Dadkan qoslayaa ,mawalaalaa isku ilko ekaa waa yaabe

  • @ayuutoboss2602
    @ayuutoboss2602 6 лет назад +3

    U made my day Adero nolow funniest

  • @copypaste9067
    @copypaste9067 3 года назад

    Caadi mahan mataan mashaa allah wa duqoowdii hore , duqoowdii REER xamar wiligooda sidaan ayay ushactaro badantihiin , jeeri ajakis marshaali awkuuku, kuli anaga le waye

  • @princemuscab1276
    @princemuscab1276 7 лет назад +31

    hhhhh matan waaa nin dadka sida looga qosliyo ku taqasusat

  • @jamamohamed9014
    @jamamohamed9014 7 лет назад +7

    mataan joook waa dhameyay wlhi shactirooyin

  • @hassanabdi9537
    @hassanabdi9537 6 лет назад +3

    masha alaah waaa nin qabli wanagsan

  • @ardohodan7118
    @ardohodan7118 5 лет назад +12

    We like your true story man 😂
    N welcome to Borama 💕 wan ku sugaynaa mudane

  • @adityanurzemzem4443
    @adityanurzemzem4443 7 лет назад +49

    wllhi waa true story 😂😂

  • @AILEARNER2
    @AILEARNER2 5 лет назад +5

    True story all of them. Gacan baan katagtay

  • @bigmohaofficial.3426
    @bigmohaofficial.3426 5 лет назад +4

    Kkk shekadisa dhan waa true story besta kaftan wlhi mataan🤣👍

  • @SkeeloHendrix
    @SkeeloHendrix Месяц назад

    LEGENDARY 😭😭😭

  • @maryamkafiya6055
    @maryamkafiya6055 7 лет назад +10

    Mr true story you are so funny 😂😂😂😂😂😂😂

  • @hassanjuba9624
    @hassanjuba9624 7 лет назад +6

    So funny 😂 Adeer guuleyso

  • @seynababdi188
    @seynababdi188 7 лет назад +24

    waa halyeey Ogaadeen ah.

    • @realsom36
      @realsom36 7 лет назад +1

      Seynab Abdi waa ninka ugu caqliga badan reerka

    • @aliabdullahi1410
      @aliabdullahi1410 7 лет назад +6

      Seynab Abdi ma Ogaadeen baa? Waa reer Xamar sidayda oo kale...

    • @Khaatumo411
      @Khaatumo411 7 лет назад +2

      Maa Ogaden baa mise waa Mareexaan

    • @abdiweliali4874
      @abdiweliali4874 4 года назад

      Keyse iKapa Ogaden hooyadiisna mj

    • @cabdirashiidmohamed2560
      @cabdirashiidmohamed2560 4 года назад +3

      Qabiil walba ha ahaadee laakiin waa somaali Walaal qabyaalada iska dhaaf somaalida waxay heer lagaari LA,Adahay waa qabyaalada

  • @abdiaziz4620
    @abdiaziz4620 6 лет назад +8

    ninka wax ku heysata wuxuu ku leeyahay true story

  • @xaqdarowaran8822
    @xaqdarowaran8822 7 лет назад +3

    somalida way ka maqantahay sheekada Qosalka waa in ay bartaan hana moodina wax xun ninkani waa fiixanyahay walahi maashaallah mataan

    • @user-bt7uz4py5s
      @user-bt7uz4py5s Год назад

      Wll mataan wks bro.waa ismaaciil suudaani oo dhalayarada jodka sondaka

  • @jameswalker3181
    @jameswalker3181 5 лет назад

    This guy is funny 😁 I love him tbh

  • @shuraymrageedi3805
    @shuraymrageedi3805 7 лет назад +1

    manshalah walhi wan ka helay ninkan wa libaaax manshalah ilahy haku barakeeyo

  • @cabdicade9789
    @cabdicade9789 2 года назад +1

    Hadii Aad Daawanayzo 20/ 6/2022 waliba zaacdu Tahay 3:40 pm habeenimo wixi ka danbeeya like iizaar

  • @bhaiali8761
    @bhaiali8761 5 лет назад +2

    Caadi ma aha wlhi wuu iga qosliyy adeer true story

  • @matantajecliyaajawigaxamar5794
    @matantajecliyaajawigaxamar5794 7 лет назад +19

    Mataan😍😍😍😍😍

  • @Dollsom98
    @Dollsom98 5 лет назад +4

    Waa waarey reer kakuma aan ujedaa

  • @somalicomedy4424
    @somalicomedy4424 6 лет назад +5

    True story ninkan wu iga badiyay😂😂😂

  • @ibrahimshuceyb6069
    @ibrahimshuceyb6069 5 лет назад

    Like this gentleman who stayed in America for 40 years we wanted him in the country contributes something to the country

  • @nurtoabukar4073
    @nurtoabukar4073 7 лет назад +8

    kkkkkkkkkkkkkkk waaaaaw ar aniga miya ogaa marhorey ayan daawan laaha wan ka hele ninyahow nolow 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌼🌼🌼🌼🌼🌼🌼🌼👍👍👍👍👍👍

  • @muni1088
    @muni1088 Год назад

    Mr mataan legend aya tahay 2023

  • @ayaanleabdillahi2662
    @ayaanleabdillahi2662 6 лет назад +2

    Hhhhhhhhhh alaaah ya cisak camii stress badan baad iga masaxday from hargeisa

  • @abdiwaes7552
    @abdiwaes7552 6 лет назад +1

    aad ayuu iiga qosliyaa mataan wllhi marka aan is ku buuqsanahay mataan ayaan daawadaa

  • @suaadhussein2678
    @suaadhussein2678 5 лет назад +3

    Matan wan salamay halken ugu so dira sheeko aad uu qosol badan ban uu hayaye oo aniga igu dhacdaye

  • @geeseydaahirgesey6568
    @geeseydaahirgesey6568 6 лет назад +6

    Kkkkkk ar mataan cadi maho waa iga qoslisay walee kkkkkkk

  • @haadiahmed384
    @haadiahmed384 2 года назад +1

    Legend mataan keep going

  • @aishacuud3051
    @aishacuud3051 5 месяцев назад

    Mashaalah wankaheley.shekada jaah qalbi❤❤❤

  • @Hawd74.
    @Hawd74. 7 лет назад +7

    Mataan caadi maaha waa ciyaalka xaafada

  • @ALFIEA
    @ALFIEA 5 лет назад +1

    Looks like a conference speech than a comedy show

  • @Abdijalils
    @Abdijalils 7 лет назад +2

    Mataan True Comedian ✌✌

  • @tufaxbeauty9842
    @tufaxbeauty9842 6 лет назад +8

    Waa true story 😂😂😂😂

  • @mahamedmahdidhalbaas7560
    @mahamedmahdidhalbaas7560 5 лет назад +5

    😂😂odyga xaaku shactirah m.a wlhi wa iga badiyay

  • @amaadin12
    @amaadin12 7 лет назад +7

    He is very halitous, i love it

  • @abdallaadam4497
    @abdallaadam4497 6 лет назад +4

    runti wa funny mataaan qofka intaas meel iskugu timid ka qoslinaya maamuus ayu mudan yahay

  • @RaadMedia
    @RaadMedia 5 лет назад +3

    qosol iyo qaraaxo

  • @ckomar9412
    @ckomar9412 5 лет назад +2

    Mataan waa nin qalbi wanagsan

  • @warfaamediatube2409
    @warfaamediatube2409 6 лет назад +5

    Ree borama gob waaaye noolaada

  • @mahadharun4047
    @mahadharun4047 7 лет назад

    woooooow walhi waan ka helay ninkan niyaw maxuu sheekooyin badan usoo saari laayahay

  • @ibramuumin9539
    @ibramuumin9539 6 лет назад +3

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 mataan ur always funny ☝️❤️

  • @mustafemohamedabdurahman4707
    @mustafemohamedabdurahman4707 7 лет назад +2

    kkkkk wadnaha i xanuunay kan ma MATAAN CIDEED wax la wadagaa

  • @farxxaan
    @farxxaan 5 лет назад +2

    Waa true story...... best som comedy