Xildhibaan Jeesow "Maddaale sida uu asagu u yaallo ayay jidadka Magaaladu u egyihiin,

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 14 окт 2024
  • Xildhibaan Jeesow "Maddaale sida uu asagu u yaallo ayay jidadka Magaaladu u egyihiin, Nac Nac ayuu wadaa maddaale Xildhibaanada afka hakala baxo"

Комментарии • 47

  • @ShiqNur
    @ShiqNur 2 месяца назад +1

    Walee aadan madoobe runtuu u sheeran geese baad tahy fariid ah ku soco

  • @SumeyaDahir-wq8od
    @SumeyaDahir-wq8od 2 месяца назад +5

    WELL DONE XILDHIIBAAN JEESOOW

  • @cabdallealiorshe3334
    @cabdallealiorshe3334 2 месяца назад +1

    Daahir
    Waa sax sidu u hadlay

  • @CubeedCali
    @CubeedCali 2 месяца назад +1

    حفظك الله سيدى آمن جيسو

  • @geeljireofficial9173
    @geeljireofficial9173 2 месяца назад +1

    Rag rag dhalay walee madaale waa ku tuurtay 😂😂😂😂😂😂😂

  • @cabdallacagey2632
    @cabdallacagey2632 2 месяца назад +4

    Areey xaad sameysay 😂😂😂😂😂😂

  • @mohamadomar4591
    @mohamadomar4591 2 месяца назад +2

    Qofkasta Madaale ayuu ku waashtaa Xildhibaan Gudoomiye dagmo Markasta afka ku haaya waa ceeb

  • @dr.abdurahmanali9177
    @dr.abdurahmanali9177 2 месяца назад +1

    Ar dawladnimo fiicnaan badanaa qof walbo waa boqor doqon iyo caaqilba hala I dhagaysto cajiib ??

  • @rabbsho1215
    @rabbsho1215 2 месяца назад +2

    Jeesow madaale🎤🎤toos ugu tufay🤣🤣🤣

  • @xuseenGaaleri
    @xuseenGaaleri 2 месяца назад +2

    Geeesi maha jeesow ee wa qabiilow

  • @SOMBOYDSHIRE
    @SOMBOYDSHIRE 2 месяца назад +1

    Xildhiiban iyo barlamanka Somaliya wax kajirah maleh mushar ayey iska qatan wax ayqabtan maleh

  • @MaxamedFaraxtalan-j1c
    @MaxamedFaraxtalan-j1c 2 месяца назад

    Mr madaale Runta ayu ini sheegay xilibaano kuwa qar aya raaba in shabab jeeclaahayeen

  • @NurRoble
    @NurRoble 2 месяца назад

    Hubka eey mareexaan qaateen waan ku raacsanahay murusadoow laheedeenaa waceeysle mataakeersano oo ethoopia ayaa faramaajo u soo dhiibtay in uu hiraab ku baabiyo waadna la jirtiin waase ilaah mahadiis in aan isdifaaci karno soo raaca

  • @boorowcade2636
    @boorowcade2636 2 месяца назад

    Waa runtiis

  • @ijaaboosoble1320
    @ijaaboosoble1320 2 месяца назад

    Ķkkkkk jeesoow wadada wershedaha iyo wardhiigleey hoose

  • @zachariadahoudmohamed73
    @zachariadahoudmohamed73 2 месяца назад

    Hhhhh jeesoow alloowsan wax iga sheegin

  • @Sahra-o2x
    @Sahra-o2x 2 месяца назад

    Jeesoow walee waafariid geesi ah

  • @MaxamedSanka99-qm6mg
    @MaxamedSanka99-qm6mg 2 месяца назад

    Sx weye hubka waa inuu cid yeeshaa lkn cidi keentay lama yaqaan waa wax laga noxo

  • @MaankeyBigwin
    @MaankeyBigwin 2 месяца назад

    Dowlada somali ayaa iska leh hubkaa wana ka fara baxsaday😢 shacab gacantiis ayuu galay As hada hubkaa 200 Ak47 wey ibsatey...waa halis werero ayay kufunlinaya Intey dowladu nin naceb ku jirto iyo khilaaf tagan xal soma dhowo danta guud hala shaqeyo silo helo dowlad awod badan ❤

  • @khadija-zy3zc
    @khadija-zy3zc 2 месяца назад

    Waar iska ilaaliya caaday u leeyihiin in ay madax tooyada kuxaaraan qoonka madaale, 😂😂😂😂😂

  • @XamarayXamar-od6zu
    @XamarayXamar-od6zu 2 месяца назад +1

    Shacabka soomaaliyeedow xukuumadii xaraash qaran ayadaa is fashileysa mabruukwaa gabagadoodii ilaahey ha isku diro oo hanaga hor dhaqaaqaan guuuuuuuuuuul

  • @akrimabdikarim9867
    @akrimabdikarim9867 2 месяца назад

    X jeesow Af soomaaliga mayaqaano. Xilnibaanka malla'ik miyaa?

  • @HarunAlimoalin
    @HarunAlimoalin 2 месяца назад

    Cidda Iska Laheyd oo Raadineysaa Waa Maxay Hubka Waxaa Iska Lahaa oo Ka Ganaacsada MD Xasan Sheekh Liibaan Shuliq Iyo Mahad Salaad

    • @Professor4555
      @Professor4555 2 месяца назад +1

      Kulane jiis na inte uga tagtey he 😅

  • @Sahra-o2x
    @Sahra-o2x 2 месяца назад

    Hubkaas xasan baranbaro iyo asxaabtiisa ayaa iskaleh

  • @MohamedMohamed-cw3ud
    @MohamedMohamed-cw3ud 2 месяца назад

    Wuxuusan rabin ku Eli ku Eli aniga ma maklin😅😅😅😅

  • @ZAKIXALIYE-x6o
    @ZAKIXALIYE-x6o 2 месяца назад

    Ey ey dhalay 😅 😂😂

  • @mohamedfarahshirwac7318
    @mohamedfarahshirwac7318 2 месяца назад

    horta ma jirta ciidan dawlada si toos ah u hoos taga oo xuduudaha ka shaqeeya

  • @saja9892
    @saja9892 2 месяца назад

    Idinkaa isu geystey in xasan madaale aadan modoobe marna idinku shaqaystaan marna idin caayaa doqon usheedaa lagu dilaa😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @maandeeqcookingmuxadrahcha7392
    @maandeeqcookingmuxadrahcha7392 2 месяца назад

    Dal ba,aw yaa ku leh.....hadal haan ma buuxsho .

  • @xajiibraahim316
    @xajiibraahim316 2 месяца назад

    .

  • @yusufabdirahmanjama8720
    @yusufabdirahmanjama8720 2 месяца назад

    Hhhhh

  • @faaysalluq7413
    @faaysalluq7413 2 месяца назад

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @hassanahmed6760
    @hassanahmed6760 2 месяца назад

    😂😂😂😂😂

  • @ahmedtigaaad1186
    @ahmedtigaaad1186 2 месяца назад

    Kkkkkkkkk

  • @AbdirizackAmin-i1z
    @AbdirizackAmin-i1z 2 месяца назад

    Kkkk

  • @yusufabdirahmanjama8720
    @yusufabdirahmanjama8720 2 месяца назад

    Hhhh

  • @mohsen6878
    @mohsen6878 2 месяца назад

    😅😅😅😅😅😅😅😅😅
    Waa hadalkii ugu runta badnaa
    Dameerka daalan xamar waa surad xumeyay

  • @user-jb5ce6nm7j
    @user-jb5ce6nm7j 2 месяца назад

    😂😂😂😂😂 fildaro

  • @cabdallacagey2632
    @cabdallacagey2632 2 месяца назад +1

    Gudomiyaha barlamanka jigle miyaa macnaha dhagaha muu layahay😂😂😂😂😂

    • @AliHusseinMohamed-ig3qr
      @AliHusseinMohamed-ig3qr 2 месяца назад

      Gudomiyaha qaf xur waaye qaf wlba wxa ku hadlo wa dhgeysta ma lahan dhaqan darod anga saxan ah

    • @cabdallacagey2632
      @cabdallacagey2632 2 месяца назад

      @@AliHusseinMohamed-ig3qr meshaa maka hadloyo ee g hadaladiisa soo dhageyso orod xur mahan iyo xur waaye mabatagto eboow

  • @salebanmohamedmahmoud2483
    @salebanmohamedmahmoud2483 2 месяца назад

    been maaha dawladii ayaa bara kicineysa xitaa kuwii qabriga kujirey ayay barakicineysa dalkan mahagaagayo ilaa gaangeestarada dabaqyada leh qan daraasyada kuwaas ayay kadegi la dahay xildhibaanow iska celiya dooyowga