"Kuwii shalay dowladdii hore na dhihi jiray hala weeraro hala caayo isla kuwii oo dowlada cusub.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 окт 2024

Комментарии • 65

  • @HsanDigital
    @HsanDigital 2 месяца назад +2

    Madaalaha siyaasada weligiis rajo kama qabo in uu madaxweyne noqdo 12 cod keliya ayuu helaa. Maalin walba qaaq iyo qaylo 😂😂😮

  • @MohamednuurYussuf
    @MohamednuurYussuf 2 месяца назад +4

    Inta yarta ah ee cuqdada ah hadaad cafis iyo somalinimo kadooran lahayd waan hubaa inaad kalsoonida umada somaliyeed heli lahayd.

  • @axmedsixteen8509
    @axmedsixteen8509 2 месяца назад +1

    Far Mukta faraha ka dheer.
    Dhibbanaha ugu horeeya ayaad noqoneysaa haddii dawlad la waayo ee dawladda la shaqee adaa dawla ku nool ahe

  • @alimaxamed3660
    @alimaxamed3660 2 месяца назад +2

    Wallee habargidir dhibkkodu mayors kan soomalibuu u hadlayaa qabiil ahaanna waa loo necebyahay war iska aamus oo isgaabi qof soomali ku doonayaa Ma jirro walaahi

  • @ahmedsaid-hu5qs
    @ahmedsaid-hu5qs 2 месяца назад

    abdirahman sh waa siyaasi ku dayasho mudan soomaliyeey2024

  • @ayaanleabdule4715
    @ayaanleabdule4715 2 месяца назад +3

    Ina Mako soo dheere Dowlad ayuu ku waashay hala rido War Dowlad noocee ah ayuu rabaa lama garan karo Habar ayaa Dhuus tay Jawaab halaga bixiyo War Dowlada Qish ka, kadaa Tororog Cidlaa looma baah na

  • @mohamadomar4591
    @mohamadomar4591 2 месяца назад +2

    C A Shkuur siyasiyiinta kuwa uga nasiibka daran waaye ,,,Mida kale Xildhibaano markasta ayaga is qodqodaayo sidee somaliya guul u gaari kartaa

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u 2 месяца назад

    guuuuuul Somalia 🇸🇴 guuuuuul Somalia 🇸🇴 guuuuuul Somalia awdal tatis of Somalia 🇸🇴 guuuuuul Somalia awdal tatis of Somalia 🇸🇴 guuuuuul

  • @XamarayXamar-od6zu
    @XamarayXamar-od6zu 2 месяца назад +4

    maxaad xasaanad yeelataan soo markaan nahay dowlad run ah anaga waxaa na xukuma marekan oo xalane noo fadhiya wakalaa badan noo samestey jabuuti imaaraat itoobiya kenya masar ingiriis faransa waxaan ku jirnaa isticmaar ma aha isticmar hal ah isticmaar dowlado badan na xukumaan ishaaro cagaarana wuu nasiiyey mareykanka

  • @SharmoFarah1
    @SharmoFarah1 2 месяца назад

    Soonaliya way ayaan daran tahay, haddi alle la damvay guul iyo horumar CCW baa la dooran lahaa nin ka mudan ka caqli badan ka aragti dheer ka siyaasisan ka macmo badan soomali kuma jiro.
    Alle hanoo kaa dooro madaxweyne .

  • @abdirashirdigninow1084
    @abdirashirdigninow1084 2 месяца назад +2

    Kani naf ma leh shalay waa kii cara tuurka dhigtay wadada KM 4

  • @MohamedAidid-j3o
    @MohamedAidid-j3o 2 месяца назад

    Yaa salaam

  • @AbdirizakHasan-g3y
    @AbdirizakHasan-g3y 2 месяца назад +1

    Xitaa waxaa ka qaldan xilligii cuna qabataynta huba la saaray soomaaliya ma garanayo sidaas ayuu ku doonayaa inuu madaxweyne ku noqdo

  • @HsanDigital
    @HsanDigital 2 месяца назад +2

    Kkkkkkkk hunguri nin kuu daran ayuu kuu geyaa kkkk shaley iyo maanta 😮😮

  • @omarabdi3332
    @omarabdi3332 2 месяца назад +4

    Maya 90 kii ma ahayn, 1992 ayey ahayd.

  • @abobasement346
    @abobasement346 2 месяца назад +2

    Alah nabsigu xumah unukah leh xamar mah sidah bah u danbaysay ninkan wuxuu filayay in u wax helih donoh

  • @AbdikarinAhmed-u2m
    @AbdikarinAhmed-u2m 2 месяца назад +2

    Kani waa dameer ciyey

  • @laylosiyaad-qm8uj
    @laylosiyaad-qm8uj 2 месяца назад

    bismillah asc horta kaalay marka uu hadalka gaaro xasaanad ama uu noqdo hadal xasaasiya maxa xildhabaanada time ama waqtiga aad ugu werartaan oo hadalka uga hortagtaan oo ujoojisaan dadka waqtiga siiya oo udaaya anagaba diyaar u ah inaan dhageysano

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 2 месяца назад

    Waa tuugo ururtay oo bilaa awooda dhamaan waa tuugo macalin kooda baa xaarami tuuga ah ilaa qabuurihii baa yaban dadkii dhintay baa yaaban cunaha u dhimo

  • @alimaxamed3660
    @alimaxamed3660 2 месяца назад +2

    War habrgidirey ummadda ha fadhiista

  • @faisalsheikh5682
    @faisalsheikh5682 2 месяца назад

    Meeshaan parlamaanka did iskumastawo ah
    Mafadhiyaan aqoonta ,maxaay badbaadinakraan
    Majority waa dad usoogakay income dhaqaale iyo masaariif kahelaan meesha kashaqaystaan

  • @mohammedabdul5923
    @mohammedabdul5923 2 месяца назад +1

    Universal garguurte miya ka bakhtinkhabta cotka mxad uxidhaysaaa

  • @neecaawm8583
    @neecaawm8583 2 месяца назад

    Doowladee awood u leh in xaduudeeda aay ilaaliso calamka wuu ogyahay in doowlad gobaleed jiraan cadawna ku ah jiritaanka doowladnimo ee Musasalka noo wada weynu idin ognahay marabtaan shaqada la idin doortay ee xafiiskiina taala in aad qabataan

  • @maryami2299
    @maryami2299 2 месяца назад +2

    Kan asagoo casco leh in nafta ka ba Daan u malayn waligood ma qancaayo

  • @abdirashirdigninow1084
    @abdirashirdigninow1084 2 месяца назад +1

    Hadda reerkina weydi iyaga wadanka burbyrinaya qabiilada in ay ku duulan hubka lop iibinayey Xasan sheekh na waaba ka isku dira qabiilada sheegayna in loo noqon doono 1991

  • @abdirahmanHajisaid
    @abdirahmanHajisaid 2 месяца назад

    Odaga labo qof oo gadashiisa fadhiya maxa kasi ah stress badan ayaa ka muuqda walahi marka la yiri 3da qof ee Somalida labo ayaa walan been maha 😂😂😂

  • @Yuu100-m5f
    @Yuu100-m5f 2 месяца назад

    ADIGA HUB HADII AAD HELI WEYSAY HUB HALA JOO JIYO MIYAA WAR KAG

  • @Dulmidiid-b7x
    @Dulmidiid-b7x 2 месяца назад

    Ccshakuur dawladii kacaanka adinkaa dumiyey hubkiina adinkaa shacabka gacanta u geliyey hadana adinkii ayay dawladnimadu idinka soconlladahay

  • @AxmedJamac-ws9hq
    @AxmedJamac-ws9hq 2 месяца назад

    Ninkan maangaanka ah miyaad kamarada ka leecisaan

    • @Professor4555
      @Professor4555 2 месяца назад

      Inta qof ceyn af Somaliga sida lo qoro ku dadaal

  • @AbdirisaakYare
    @AbdirisaakYare 2 месяца назад

    Horta miyaaaan idin kala jeclahay urur samaaale vs MR MJ baaaan kala nahnay
    Seee u 2025/5

  • @MohamedSheikh-ki6wd
    @MohamedSheikh-ki6wd 2 месяца назад +1

    Shalay isagaa laga shaqayn waayey marka maalin ba war horle Mali aahnin

  • @mahaddirirgeesood9556
    @mahaddirirgeesood9556 2 месяца назад

    Kuwii shalay ku so diri jiray miyaa maanta ka dacwooneysaa daarood diiday hawiye diiday muxuu rabaa marka ninkaa tolkiis xirta siyaasaduu ku waashay

    • @Professor4555
      @Professor4555 2 месяца назад

      Waxey cadeyneysa inu yahey nin madax banaan, shaley farmaajo iyo qashinkiisa ba iney dilaan rabey maantana ina adeerkis qaladka iyo beenta kuma raacsana,

  • @abdiboos2802
    @abdiboos2802 2 месяца назад +1

    Ma laga yaabaa in ay itoobiya dajisay qorsha Han sii cunaqabatayn loo saaroo dawladaa

  • @neecaawm8583
    @neecaawm8583 2 месяца назад

    Musasalka isku xishooda xaalka soomaaliya wala wada ogyahay doowlada horteed ayuu hub soo geli jiray

  • @abdillshimohammed968
    @abdillshimohammed968 2 месяца назад +1

    Mooryaantiii is waaaa isqalansysaaaa

  • @Mohamedyasin99
    @Mohamedyasin99 2 месяца назад

    Aduunka ilahay baa masuul ka ah ibnu aadan musaal waxba kama aha

  • @Commentkudhigle-s1g
    @Commentkudhigle-s1g 2 месяца назад

    DOWLAD BENBENEEY 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
    DOWLAD LABO REER OKALIYA ISKA LEEDAHAY😂😂😂😂😂
    KUWII SHALAY MORAYANTA AHAY MANTA DOWLAD LA DHAHAY😂😂😂😂😂😂
    DOWLAD BEENBENEEY😂😂😂😂

  • @AxmedJamac-ws9hq
    @AxmedJamac-ws9hq 2 месяца назад

    Kan markuu yaraa wuxuu doonayo lama garan jirin markaa wuu iska ooyi jiray laakiin laakiin markuu dhamysto wuu iska aamusi jiray
    Imikana sidoo kale

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 2 месяца назад

    Universal markad ciwankina sidan usoqorten waxaykadhigantahay inad xerkiwarbahinta kabaxden werar tosaqaden ?xukumadi hore wadmucaradaysen tana wadilalinaysan cidikasohorjeda wadweraraysan ogada xududi saxafada wadkabaxden

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 месяца назад +2

    hawiye daynta hayska guden oo farmaajow daarood batahaye soo bax wa qabyaaladi ugu fool xumeyd oo ugu jaahilsaneyd oo soomaali soo marta abid ee kubedela xasanow soo bax hawiya tahaye 😂😂😂😂

    • @qeysqeys8736
      @qeysqeys8736 2 месяца назад +2

      Abaayo qofka hadii waqtigii ladoortay oo uu sharciga ku joogay uudhaafo oo sharci daro meesha ku fahdiyo asigoo weliba ciidamadii dowlada iyo xoog inuu ku jooga rabo si waliba oo mesha looga deji karo ayaa looga dejinaa farmaajo in saas la dhoho asigaa usabab ahaa oo dadka halkaas gaarsiiyey kaligiisne maahan ee shariif ayaa hada ka hor markuu waqtigiisa dhamaaday sidaasoo kale Hal heeskii ahaay No more Abgaaal loo is ticmaalay marka qofka haduu sharciga baalmaro dadka kale waxba ma dhaamo

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 2 месяца назад

      ​​@@qeysqeys8736
      Miyaadan ilaahay Ka baqaynin hadii aad la socotay
      Arimihii doorashada.
      Maxamed Cabdulahi Farmaajo
      Sanadki u horeeyey ayuu Gudigii Doorashooyinka ay Xaliimo Yarey Madaxda u ahayd ee uu dhisay Xassan sheikh Sii xoojiyey si ay u diyaariyaan Doorasho Qof iyo cod sida oogu macquulsan iyo meelaha laga qaban Karay inta laga gaarayo guud ahaan Dalka oo dhan
      Markii lagu heshiiyey oo laga sugayey wixii haray in la dhamaystiro watii ay diideen Maamul Gobaleyda putland iyo Jubaland Xassan Cali Kheyr hoosta Kala shaqaynayey
      Wixii Lagu heshiiyaba watii ay Ka baxayeen. mucaaradkii uu Xassan sheikh kow Ka ahaana ayaguna may rabin doorasho Qof iyo cod ah Watii ay bilaabeen olole kicin qabiil iyo been abuur
      Watii ay ciidamadi
      Qabyaalad dhex galiyeen oo ay furimihi ka soo saareen askartii ay isku Qabiilka ahaayeen Ragii Mucaaradka ahaa Malayshiyaad beeleedyana Ku dareen
      Waatii ay dagaalka Soo qaadeen
      Oo dadkii bara kiciyeen dadna Ku dhintay.
      waxyaabihii foolxumada ahaa ee dhacay ee ay samaynayeen Nimankii Mucaaradka ahaa isla markaasna isku haybta haa inyer oo Ka mid ah oo aan soo koobay weeye.
      Dawladana
      Way u daydaysay
      Doorashadi watii sidii ay rabeen u dhigeen
      Dawlada waxay ilaalinaysay inuu Nadaam Dawladnimo burburin
      Mucaaradku
      Waxay u diidayeena kalsoonida shacabka ayeysan qabin.
      wanaagi la diiyaye meesha ay cago dhigato ayaan arkeynaa.

  • @AbdirahmanMo14
    @AbdirahmanMo14 2 месяца назад

    Waba doqon kan wa nin ladirsado Shalay kuwi na dirsaday kuye dee manta haku dirsadaan maxaa kudiiday lol😂😂😂

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 месяца назад +3

    xasan sheekh puntland umu hambalyeyn bal soomaaliyay miyay rumoobin in xasan sheekh u ahayn madaxweyne qaran ee u yahay hogaamiye kooxed

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 2 месяца назад

    Incunsqabatenta.laqaado.dowladii.hore.ayaa.hagaajisay.jaale

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 2 месяца назад

    Rajiim..xun.adiga.ah

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 2 месяца назад

    XIL. C.C Shakuuroow waxaa boog aadan ka soo kaban karin kugu noqotay “FARAMAAJO waa MAREEXAAN doonimayno” taasi waxay kugu ahayd ceeb aan marna kaa dhaqmaynin in qof wayn caay uga dhigo madaxwaynihii qaranka qabiilkiisa.😂😂😂😂😂😂

  • @Max20600
    @Max20600 2 месяца назад +1

    Ugu yaraan Abdirahman Abdishakur micro udaaya niyada shacabka ha udhisee asaga idinkugu hadal qurxoon inkasto mesha dowlad umada ushaqeyneysa kajirin

  • @MukhtaarxirsiTallaabodheere
    @MukhtaarxirsiTallaabodheere 2 месяца назад

    Xildhibaan dagaalka beelaha xukuumadaa wada waxaan islahaa cshakuur baa cadaynaya weliba toolkau wayni waa habar gadir qodobkaa waa lagaacodsaday inaad kaleexato

  • @XamarayXamar-od6zu
    @XamarayXamar-od6zu 2 месяца назад

    soomaaliya cid sharci ku qaadi karta ma jiro sidey doonaan ha isu xukumeen intey hadakeyga maqlayaan dagaalka dhexdooda ah yeysan joojinin maxaa 7 dowladeed naloogu sameeyey anagoo aad u yar 17malyan ugu badnaan ah fadaraalkeenu xad maleh dimoqoraadiyadeenu xad male xuquq insaankeenu xad maleh anagoon dhan saan ku socono xad maleh

  • @abdiabdule5009
    @abdiabdule5009 2 месяца назад

    Abdirahman waa nin ka sareya dadka uu la doodayo. Adan madoobe iyo xasan xumow

  • @basbaas12
    @basbaas12 2 месяца назад +1

    A Shakur hanti Darod.

    • @Somfox1
      @Somfox1 2 месяца назад +2

      Qabyaalada Umada kala tag Oromo yahay la soo Baxday basaas!!! kkkkk

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 2 месяца назад

    ASC Somaliya nabad manokhoneso hadan lagaqabanin idoor iyo hawiye waxa qasaya dowlada somaliyed waa ayag,Allaha naga qabto tugada xasan gurgurte iyo muse judan iyo gele amaxar urur samale corruption government they wanted the tribe to be fight again 1991 lagu noqdo Allaha kuxafido Somaliya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @omarabdi3332
      @omarabdi3332 2 месяца назад

      Aqoon xumo inaad la nooshahay ayaad soo qortay.

    • @NimcoFf
      @NimcoFf 2 месяца назад

      Hoyadadi futada madoobayd was idoor ma xil baad udhiibatay mise villada aya galisay xagee ugu riyoonaysaa rag dhulkoodi jooga.

  • @Am-pk3zh
    @Am-pk3zh 2 месяца назад

    xasan culusow waa copy farmajo wax walboo farmajo sameeyuu sameeyaa

  • @MohamedAidid-j3o
    @MohamedAidid-j3o 2 месяца назад

    War iskaa amuus qoolofka ayaad kawayn tahaye dawladii hoore sotii ku ihanaysatay caroortadina kabaha ku astaay

  • @AA-sc6iw
    @AA-sc6iw 2 месяца назад +1

    Bring back Farmaajo

  • @AbdirashidHussein-g4z
    @AbdirashidHussein-g4z 2 месяца назад

    Ma adaa sharaf leh baddii baa kugu maqan.