Daawo Baarlamaanka Oo Maanta Dowladda waxba Uqarin Hubkii La Boobay dagaalka Qabiilka Iyo Sirta Laga

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 14 окт 2024

Комментарии • 26

  • @AishaAli-p5v
    @AishaAli-p5v 2 месяца назад +3

    Muqdisho qaraxeda kahadla kuwa sugudbiya malinwalbo ku dhintan shacabka

  • @faadumamohamed4130
    @faadumamohamed4130 2 месяца назад

    Asc Xiln aad iyo aad ayaan kaaga mahadcelinayaa Cadaaladda aad ka dhawaajisay oo aad baarlamaadka iska iloobay aad xusuusisay marka waxaan dhibane u nahay cadaaladda meel aan u doonana ma haysano.

  • @ABDINUUR-e4v
    @ABDINUUR-e4v 2 месяца назад +1

    Asc.ilhkabap.oo..daadka..Ben.ha..ushegni

  • @xaliumoaxmed4290
    @xaliumoaxmed4290 2 месяца назад

    Tan.waa midgaan

  • @axmedsahal2688
    @axmedsahal2688 2 месяца назад +1

    Hubkawaxaakeeney Marexaan?

    • @Imaan92546
      @Imaan92546 2 месяца назад

      Mayee mooryaantii wadatey ka dhaceen hadey mooryaantii wadatey heli laheyd adaa lagugu qarxin lahaa

  • @mohameddubo8249
    @mohameddubo8249 2 месяца назад

    Saah tiktok

  • @axmedsahal2688
    @axmedsahal2688 2 месяца назад

    Waxaadkaxuntahaya Meeshaledindhigay Ee Laydenkujiidey CBB Hadhimato Waxay ushaqeyaan Shisheeye Ayagoo iskadhigaya Wadaniyiin Ayey kaxunyihiin Nabada Mugdisho& Horumarka lagaadhey!!!!!!

  • @halimayusuf4899
    @halimayusuf4899 2 месяца назад +1

    That,s true

  • @axmedsahal2688
    @axmedsahal2688 2 месяца назад

    Waa Gabadhakaliya Eenadiiftaka Ah Inwadankukujiro Dhibaatoonyinka ?

  • @FardowsaAden-n1j
    @FardowsaAden-n1j 2 месяца назад

    Asc ninka hubkii goojacade iyo hubkan is garab dhigay waa gardaranyahay wayo hubka goojacada m shu ka yimi wa la maqan ee ka meesha ka yimi sheeg neefyohow

  • @AliJama-bj1hl
    @AliJama-bj1hl 2 месяца назад

    August.maxukumad.difaacayaa

  • @mohamed-t3q3y
    @mohamed-t3q3y 2 месяца назад

    Barlsmaan beensd aan jirin😊😊

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 2 месяца назад

    Hubka waxa sogiley xasan gorgurde familykisa marxun xamza argixisada

  • @FardowsaAden-n1j
    @FardowsaAden-n1j 2 месяца назад

    Warts ma wax bad ka og tahay maxad u Dirac dowladu way gardarantahay ee hubka mahatma keentay hashes to ee ha difaacin

  • @SaidOsman-ob9ek
    @SaidOsman-ob9ek 2 месяца назад

    Kenyatiga ma xildhibaan baa

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 2 месяца назад

    Xasan gorgurde familykisa familykisa marxun xamza ba isku dirayan

  • @AbukarFarah-m2e
    @AbukarFarah-m2e 2 месяца назад

    Cod mee

  • @AbukarFarah-m2e
    @AbukarFarah-m2e 2 месяца назад

    Tuug khaain

  • @abdisuleiman6087
    @abdisuleiman6087 2 месяца назад

    La xisaabtama gudoomiye Aadan iyo madaxweyne xasan waa dabiilayaal qaran, barlamaanow ha ku warwereegina xamsa iyo wasiiro aan waxba hayn, keena xasan shiikh 103 dulimaad buu sameeyey muxuu soo qabtay?

  • @jaranecabdi5892
    @jaranecabdi5892 2 месяца назад

    tasduurka sowkii labadalay

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 2 месяца назад

    Goojacade Ma Habartaa baalagu
    Wasay Yarkan Hamanka weyenow

  • @maryan953
    @maryan953 2 месяца назад

    Xil cayda jooji

  • @SaidOsman-ob9ek
    @SaidOsman-ob9ek 2 месяца назад

    Barlamaanka unukaa Leh .shekadu u ekaa gudoomiye.jahil sider u caytami karaa

  • @osmanahmed831
    @osmanahmed831 2 месяца назад

    Asc q