Комментарии •

  • @hassanabdulkadir8495
    @hassanabdulkadir8495 2 часа назад

    Anfac Taytalka sax Safiirka Sacuudiga ma ahan ee Qunsulka Safiirka waa Dr Aweys Xaaji Yuusuf

  • @abcbc4008
    @abcbc4008 7 часов назад +2

    Asc safiirka sacudiga waxaan kaa codsaneynaa in aad xoga aad saarto oo aad u dalabtaan in loo so dhofiyo wadankooda.200 Qof ka badan ayaa ku xeran si sharci daro ah oo la xeray iyagoo ilmo Qangaar aheen please dhalinyarada ka so dey Kheer Alle ha ku siiyo safiir

  • @adamjumale4871
    @adamjumale4871 6 часов назад +2

    Good job Mr safiir 👍👍👍

  • @yassinadan1455
    @yassinadan1455 2 часа назад

    Mansha allh rajo weyn ilaahy rajada rajo farxad leh Insha allh

  • @soraya.a7956
    @soraya.a7956 7 часов назад +2

    In aad ku xad gudubto wadan kale shar cigiisa dowlada Somaliya maxaa kagajay, hadana danbiilayaal la buun buuniyo waa qalad dadkaan waa ogayeen daroogada sharciga uga yaal Saudiga waana u bareereen sabatoo ah sharcigaan wuxuu jiraa 40 sano diintaana ma qabto in aad ka raadiso taajirnimo xaaraan aad ku sumey neyso dad kale kadibna ooyin iyo ba'ayeey in ladhaho

  • @sadiamohamed15
    @sadiamohamed15 7 часов назад +1

    Dal walbo dadkiisaa dhisto. Dalkooda ayey cuneen dal dhisan bey rabaan iney xatooyo iyo wax kasto ku sameeyaan. 207 ayaa la diley sanadkan 2024 Dowlado badan Morocco, Pakistan, Al jeria Tunisian .14 masaari ah, 17 Yameni ah, Naigerian qolo kasto oo lagu helo denbiga

  • @dr.abdurahmanali9177
    @dr.abdurahmanali9177 Час назад

    In laga maqlo baraha bulshada adigoo joogo ma saxbaa ??
    Kadib waxaad sheegaysaa inaad shalay la xiriirtay markaad baraha bulshada ka maqashay ??
    War dadaala oo dadka xabsiga ka soo saara oo soo dhoofiya.
    Mahadsanid

  • @rock_diamond9475
    @rock_diamond9475 Час назад

    Safiirka jileec badan aya ka muuqdo sacuudiga wuxu dhaha wa danbiile in u sida ay tahay u aaminsan yahay

  • @IbrahinCabsiiye
    @IbrahinCabsiiye 4 часа назад

    Waa caalamku waa guri kaliya daroogada ay suùqa kucabayaan miyaad nooga dhigaysaa dad nadiif ah

  • @warsamewaberi3792
    @warsamewaberi3792 5 часов назад

    Sucuudiga waa duli bilaa naxariis ah gacan ku dhiiglayaal masaakiinta qudha ka Jara balse ka cabsooda yahuuda iyo maraykanka😂

  • @saidahmed7268
    @saidahmed7268 Час назад

    Dadka shacabla ah ee xijaaz iyo Najd qeybeheed haa walaao baan nahay lkn maamulkooda dowladeed wax walaaltinimo ah nagama dhaxayso....ma sacuudi baa Soomaali jecel oo Yemen ka jecel mise 2daba cadow istraatiji ah ayuu uhaystaa oo Yahuud mustaqbalkeeda looga baqayo

  • @jamaadam3049
    @jamaadam3049 3 часа назад

    Xasna sheikh nacdali kugu dhacday bal eega sida safiir ku sheegiisu u hadlaayo

  • @IbrahinCabsiiye
    @IbrahinCabsiiye 4 часа назад

    Inuu safiirkeenu sidan udifaaco sucuudiga inagaa isku gaysanay

  • @dr.abdurahmanali9177
    @dr.abdurahmanali9177 Час назад

    Kkkkkk
    Maraykanka iyo yuhuudda ma dili karaan dil iska dhaafe na xiri karaan ???

  • @FaisalMohamud-x9p
    @FaisalMohamud-x9p 4 часа назад

    Good

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 2 часа назад

    NEYJERIYAAN YAMAN ITOOBIYA WELIBA NAYJEERIYAANKA AAD BAA LOO TOOGTAA MAXAA YEELAY WAA DADKA UGU BADAN EE KEENA DAROOGADA SUCUUDIGA WELIBA MARKEY SUCUUDI SOO GELAYAAN JIRKOODA AAD IYO AAD BAA LOO BAARAA WAAYO QALIIN BEY U GALAAN INEY DAROOGA GELIYAAN

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 2 часа назад

    ANIGA SUCUUDI WAAN AQAAN SI WEYN MUDO BADAN BAANAN KU NOOLAA LA ISKAMA TOOGTO DADKA ILAA INUU QOFDILO INUU DAROOGO GANACSI AH UÛSOO GELIYO INUU DIL IYO DHAC ISKU DARSADO IYO QIYAANO QARANOO WELIBA WEYN INTA KALE WAA XABSIYO WELIBA DARAGISTA BADANAA WAA XABSIYO DHAADHEER

  • @WoodAli-xv8ss
    @WoodAli-xv8ss 2 часа назад

    Sacuudigu sharci ayaa u yaal ee yaan loo gefin xitaa sucuudiga ayaa la dilaa

  • @djaferissie1150
    @djaferissie1150 5 часов назад

    What about if they're forced to carry the drugs

  • @FreemanV99
    @FreemanV99 3 часа назад

    Waar adeer, dadka ka hor dhaqaaq. Adiga laftaada ayaa qayb ka ah, dhibta iyo mooryaanimada lagu hayo dawladnimada.

  • @saidahmed7268
    @saidahmed7268 Час назад

    Yaa kugu yiri sucuudiga walaalo ayaan nahay ?? Ma xassan shiikhbaa kugu yiri walaalo baan nahay dheh? Sucuudigu waxay rabaan oo ku cadaadinaayaa. In Israa'iil ay wada layso oo xasuuqdo dadka reer Gaza ayaga oo ka baqaya in falaagooyin noocaan oo kale ah ay dalalka ingiriisku gacanta ugaliyey oo si dadka dalalkaas kunool loo gumeeyo oo yahuudda iyo munaafaqiintooda loogu gumeeyo

  • @omarshire3564
    @omarshire3564 6 часов назад

    50 iyo 200 maxay is dhaamaan Saudi sharci iyo xuquuq mid nah ma taalo meeshaas

    • @sadiamohamed15
      @sadiamohamed15 5 часов назад +1

      @@omarshire3564 sheekooy ku nacay, Mareekan iyo Urub bey ku sameeynayaa sidii Soomaalia dambiile kasta Qabiil lagu difaaco xitaa haduu xaaskiisa xaamilo uur leh gubo. Taxi wuu garoor la geli jirey maraq iulul la gelayaa wuuna ku dhiman. Oohin been ah joojiya Alle aan ka baqno islaanimada iyo xalaasha aan ku dhaqano