Alla qosol ma nooli la ilaha ilalahu wa ana Muhammed rasulululah ... Cwa saa u qoslaayay kilyaha i xanuuneeen wlh Please part 2 Amiira 😂😂 Lkn part 2 si sax ah u ciyaara Cumeerna kusoo dara please matka bareejo ma dhaceeso
Hhhh inkasto kaftan tahay hadane personal atttack jiro plz game part 2so sameya than si cadala uso sameya plz codsi wye 😂😂😂😂dadka ka yaban amira su asad ugalowo dad is fahansan wye 😂😂koko wa jeclhy lkn wx yar hadi al dhaho ka xanqda sabbto asad markasto ugu dhmatao amira sas wye wx kasto la dhaho iska qosle she is so faunjy😂😂😂my team vdieo suga team aa idinka ehen malihi jolada
Asad hagio ka xishood amiira hadalkad ledahay qalbigeda ayu dhawacaya si personnel ah ayad u attack ta iyaduna xoog bay ku ixtiramta amira hoos bu ku dhigaya ha ka yelin xbbti xita Haday asxabtada yihiin wan necbahay in qofka hoos lo dhigo 😤😤
Wllhi bllhi tllhi abayoy Sido kale aniga kula arkay Wana necbahay qofka sidu dadka yahay caya wllhi ayada Sii sharaf beey ula hadasha way lakaftanta balse isaga wuba bahdilaya dadka noocaas adunka ugu xun ceyda gabdha ma caycaayo wllhi cumerr marar bdn arkay aso Naya dhahayo waxas maa fcno dad ba dhihi donoo waa asxb waa dad is fahansan ayada firi wajiiged sidu noqonayo markstee hadal qaldan buu ku turturaya sxbtinimada ma ahan mesha ka xumahay Ina markstee igu ceydo noooooo ma aha sxbtinimada siida wllhi waxan rajeynena Inu is garto Asad uu gabdha ka leexdo Waka Koko muu caayo xita hadal xun ma dhaho I don't know why keligeed😢😢
@@Raizaroomar I know inay isfahmen lkn hadana ado qofka ad isfahanten xadka lagama baxo wa gabadh ixtiram bay ku ledahay Wlhy iyadu si fcn bay u ixtiramta xbbti
@@Raizaroomarha is fahansanaadan ma xumo lkn Asad waa saaid waxiiisa wah wlh aan ku dhar te uma quuuro koko waxuu amiiro ku dhaho waxan social media Ha ayeey galaayan hadalka uu leeeyhy wa inuu miisan u leeyahy 😩🤨🤯🤯🤯🤯🤯🤯
Team 27 waxa kujclahy marky muqal dubayan si cadaaladey uduban yacni ama pagekoda ha ahado ama midkle ha ahaado weynoshactareyan m.a wanijeclahy yaqay sida idin dawanayy wabartay dabecadyashina😂
Amiiiiooooooy abaayooow pls comment ka waad aqrin dooonta ,qiiimahaga qofna inuu hoos u dhigo hayeelin wax maqal ,iskuma kiiin direyno adinka asxaab baa tihin lkn waxan kuu qalmin marnaba hayeelin ,dacadnimoda badan iyo maskinimoda bdn mraraka qaar doqon bey ka dhigeysa ,waxan social media ayey galayan ,qosol ka na dhooola cadeyn uun ku badalo ,wlh sharaftada inee hoos uu dhacdo ban ku didan nahy aniga iyo inta ila fikir ah ,adoo ah qofka team 27 isku hayo in lagu bahdilo diyaar uma nihin ,wax maqal isbadal aan kaa dareeen no abaaayo 🫶🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻
Hadaa jeceshihiin part 2 video like 20k hadee gaarto Waaso galineenaa I hope inaa ka heshin😫❤️❤️
The only lgnd❤
Amira cadey
Prank ceyda kusoo samee
11:41 11:42 11:43 11:43 11:43 😅😅
Cayda prank kusoo samee really ah amiiira cadey😢❤❤
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️👍😢
Salallahu Calayhi Wasalam ❤❤❤
Scw
Scw scw scw scw scw scw scw scw
S C W ❤
SCW
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (صلى الله عليه وسلم)🕋
Scw scw scw
Haddi aad ujeedo magac Allah like saar
الله أكبر ❤❤
Alaah akbar
Amiira Adiga Ugu Calool Yar Team 27😢😅
Ku sali nabiga the bast person ever the most knowledge able the most shine all created prophet muhammad(صلى الله عليه وسلم)🕋❤️❤️
Asad ceyda iyo amiira wlhiy waa dad wax badan iska og oo best frnd ah mashallh❤❤
Asad kulaha Koko maqayat ay bil usarantahay Amirana Fatma ukarisa no face waye wlh Asad 🤣🤣
Hadii Aad U jeedo Magaca Allah Like 👍 Saar
الله أكبر ❤❤
Kinkg ceyda sxb Tageerayashada ahay please Waxan joga 🇺🇸 I want visit you guys send me your info bro ❤
Sxb magacaygu waa maxamed im from US please send me your what’s up
Thanks
Asad iyo amiira❤dad jeclahay kaftankoda dadkan calosha wada tagan rufyimada jojiya asad koko iyo amira cagahu ka tuma😂mu gabdhaha kale saas ula hadlo waxas waa kalsonida iyo isfahanka
The person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🥰🥰🥰🥰🥰
Wallhi cawa funny. Iyo qatar uu ahay 😂meel amira iyo asad ee ku jiran qosol iskuma celin kari😂❤part2
Koko ceyda legend Without Koko video ga manuuro 😂❤ and Also Amira❤ inta daawneyso muuqaalkaan ayakoo faraxsan 😊❤ Salaama 👋 😊❤❤ legend Asad 😍
Asad , amiiro qurux,iyo ceyda dad isfahmy amiiro qurux 700k coming soon 🎉❤
Barnaamij funny ah waaye😂😂❤
Like Mel m M
Cayda iyo koko dharka isku ekaa isku wara abidkiina❤❤❤❤
Masha Allah cunto karis amiira qurux wax karo majiro ramadanki daban jiray ee gabadha hanaka caynina Asad hagio io king ceyda 😂😂😂
Asad kulaha Koko maqayat ay bil usarantahay Amirana Fatma ukarisa no face waye wlh Asad 🤣🤣
Kusali rasuulkeena scw❤❤❤❤❤
Amiira qosolka saaidka ah iska yarey 😢
Amiira mid maha ninka dhane dahabka ukeenay ayey baqiil ki shegaysa 😂😂
Ku sali nabigena The best person ever The most knowledge The most able and the most shine all created muhamed scw😊❤😊❤
I from Saudi Arabia🇸🇦 i love Somali people
War soomali ba ehee liketa ii saara😂 i love Koko❤😩🥺
Asad wllhi qofka kaliya ankufurfuto atahy wll waliga kor cimri dheer iyo acafimad iyo cawada Suban ayan kurajena insha alah❤
Nabiga kusali scw❤
Alla qosol ma nooli la ilaha ilalahu wa ana Muhammed rasulululah ...
Cwa saa u qoslaayay kilyaha i xanuuneeen wlh
Please part 2 Amiira 😂😂
Lkn part 2 si sax ah u ciyaara Cumeerna kusoo dara please matka bareejo ma dhaceeso
Asad iyo amiira ceyda dad is fahmay saaid 😂😂
Asad ceeb waaye walahy saan gabadha dhaaf yaqey😢 waa daremaysa inay ka dhacyso oo ku ixtiramyso maxa adi
Dibmaleh way isfahansanyihin saaaaid
Haa sixun buu ulahadlayaa eygu
Cayda iyo koko iskudhare watsn ❤❤❤😊😊
😂asad gbdha muxuu ka rabaah😂😂
This is A Game😂
Asadow gabadha aamaansi uff amiira maxaa ku daba dhigay😏😏amiira iska celi noh wuu ku daba dhigtee😏😏😏🙄
Qali dadka wada kaftamaya ka dhax bax
Koko waa Baqiilad anoo lanolen ayan hadana fahmay😂😂
😂😂
🤣🤣🤣 WAX IN LAGA ISTICMAALO MA JECLA KOKO
Asad waxa walba amiiru ku sheegay zxp isku wanagsan😂😂❤
ceyda iyo asad koko runta uma sheegi karaan amiirana wa ku dhamaanaayan 😂😂
Because way isfahmen
Mesha baqilnimadha Koko waye runta hadii lagahadlo
Azad amiira ku socda cawo dhan😂❤
Allah es grand kusali nabiga salalaahu caleyhi wasalima maschallah 😂😂😂😂
Asad xasid weeye Amira ayu ku xiiqsanyhy
Asad hajiyo amiro maxaa gudu karay walaloe vedio walba amiraa ku karantahy walaa kuwaa adi duubto gabadha klexo waa lakaa daremaa wax walbo
Saaxib asad waa qof wanaagsan lkn asaga kaftanleewaye❤
Hhhh inkasto kaftan tahay hadane personal atttack jiro plz game part 2so sameya than si cadala uso sameya plz codsi wye 😂😂😂😂dadka ka yaban amira su asad ugalowo dad is fahansan wye 😂😂koko wa jeclhy lkn wx yar hadi al dhaho ka xanqda sabbto asad markasto ugu dhmatao amira sas wye wx kasto la dhaho iska qosle she is so faunjy😂😂😂my team vdieo suga team aa idinka ehen malihi jolada
Pleas part 2 keen io dad cusub wllhi saan u qoslaaye waan daalay😂😂😂😂
Dadka comantiga ma u diyarsanyahy wa yabe horta 😂
asad umadena mahan 😭😂 uhu uhu aaku jirtaa saas maa ku xishone xishood beel kulha 😂😂😂
Asad hagio ka xishood amiira hadalkad ledahay qalbigeda ayu dhawacaya si personnel ah ayad u attack ta iyaduna xoog bay ku ixtiramta amira hoos bu ku dhigaya ha ka yelin xbbti xita Haday asxabtada yihiin wan necbahay in qofka hoos lo dhigo 😤😤
Haa wlhi asad wuu udabadigtey, nafta ayuu ukeney
Wx fahma dee waaa dad is fahamy wah
Wllhi bllhi tllhi abayoy Sido kale aniga kula arkay Wana necbahay qofka sidu dadka yahay caya wllhi ayada Sii sharaf beey ula hadasha way lakaftanta balse isaga wuba bahdilaya dadka noocaas adunka ugu xun ceyda gabdha ma caycaayo wllhi cumerr marar bdn arkay aso Naya dhahayo waxas maa fcno dad ba dhihi donoo waa asxb waa dad is fahansan ayada firi wajiiged sidu noqonayo markstee hadal qaldan buu ku turturaya sxbtinimada ma ahan mesha ka xumahay Ina markstee igu ceydo noooooo ma aha sxbtinimada siida wllhi waxan rajeynena Inu is garto Asad uu gabdha ka leexdo Waka Koko muu caayo xita hadal xun ma dhaho I don't know why keligeed😢😢
@@AishaFarah-qv7ejdhanka wanaaga waxa ka eega Asad xuman kama aha ee dhib iyo kaftan lee ka tahay
@@Raizaroomar I know inay isfahmen lkn hadana ado qofka ad isfahanten xadka lagama baxo wa gabadh ixtiram bay ku ledahay Wlhy iyadu si fcn bay u ixtiramta xbbti
Alla cawa qosolka iga dhamatay 😂😂😂😂
Kan asad waa nacay muxu Amiira karaba markasta 😢 waxa gabadha kaqabta
Wax lagu naco mesha mayaalan ee waa dad is fahmay
@@Raizaroomarha is fahansanaadan ma xumo lkn Asad waa saaid waxiiisa wah wlh aan ku dhar te uma quuuro koko waxuu amiiro ku dhaho waxan social media Ha ayeey galaayan hadalka uu leeeyhy wa inuu miisan u leeyahy 😩🤨🤯🤯🤯🤯🤯🤯
@@Aluu0202sax wye wlhi koko saas madihi karo balse amiro ayuu saas dihi😢 amiro daacad wye asaganeh zaid wye wixisa limit malhn asad😢 waan tagera lkn asad saan haiskabadalo Wyo gabada wey iskaqosleysaa maogiyee wlhi weydaremi xanunkas 😢
War wee is fahmen somali yaab ee ledahay
Haduu xumeeynaayo iyadaba uma imaanleheen eedada haiskudirina😮
Asad iyo ceyda🤣Amiiro Ayee attack gareynoya daacad kama aha waxooda Amiiro inee calool weyneen waaba ujeeda
Cayda iyadaa attack kuwado tuuga asad waayedhahde hadane ceydey soo bixise baqiilkana ceydey hahde teeda kale caloosha asad uudhe amiiro madhihin ceyda😅
Amira qurux 700K coming soon inshalah ❤🎉❤🎉
Amira kurux wan ku jeilahay naftayda Nasibged iyal Kan dalidono hoyodo inad nogodo duyar ma outaxa❤❤❤❤❤❤❤
Tan kle wllyalow koko team 27 malagu xisaabin karo maba dabeecad taqaane tan kle hadii iida lashego wana xanaaqee maxa waye 😂😂😂
Asad maxaa ka qaldan wax walbo amiiiro Lee maxoo udhhaoyaa wah😢
Ayada xitaa ceyda eydabadhigatay ma,ujeedid miyaa😅😂
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
Chalanji qosol badan horey u soco guul amiira qurux horay u soco
Wax ku dhibo illhy kuma tuso hadii aad janalkeyga soo boqato ❤❤the
Tuuga asad😂😂😂😂 amiir maskinta malaysiya❤❤❤
Koko Waxaan Kaa codsanaa Inaad ixtiraamto Asad xajio waa walalkaa ookale Hadana kaa wayn Waa caadi geam waad wada smayn kartaan Lkiin wax waala dareemi karaa xaqiiiqo Ahaan
Xumaana ha uqaadan walshy waan ku taageeraa❤
Asad amiro iskadaaf abow nafta ukentey wlhi
Waa Asxb is fahmy Asad xuman ka ma aha wuxu samynayo wx faham
Amiira isbedel wax walba laguma qoslo bilaa qiimo ayaa noqonaysaa haddii kale
@@ZamzamMusa-gc7nl maskiin wye amiro wlhi zaaid ujeclahy😢
King cayda uu is amaanooyaa😅😅
Amiira iyo asad😂😂😂😂😂tom and jerry
Asad please wllo gabdha hadalada iyo meshay ka xuntahay ku cayneysid ka deey wllhi ma fcno qofka iin la darensiiyo kalsooni daaro waxan rajeynena inad sii cdiya ula hadasha gabdha oo adan ku caynin qosolked iyo sidu gacmahed yahay 😭😭 pls kaleexo wllhi
Wlhy asad mar walbo gabadha saas buu ucaayaa ixtimar dhan ma leh miskiin nimada uu ku arkay😢😢😢
@@XafsaQaaliwallhi wa laba qof kaftankoda isagu baxdo ASAD io AMIRA marka joojiya rufiyanimada
@@Museser7waa sax Wa laba Qof walala oona kaftama dadkan iskudirnimo le katahay😮
waxa iska dhigeysan qof amira u damqanaya lkn dab ba shideysan amira iyo asad ina kala geysan haka yaabin anaka isku jecel kaftanka wax ka barta
@@fartuunahmed5963hee kaftanka limit ama xad ayuu leyhy asad kiisa gabada lee sharaftedha hoos idigaya inleen waxan waa social media 😢
inta Aragty in Amiira Cawa Ayku Siibteen🙄
Team 27 waxa kujclahy marky muqal dubayan si cadaaladey uduban yacni ama pagekoda ha ahado ama midkle ha ahaado weynoshactareyan m.a wanijeclahy yaqay sida idin dawanayy wabartay dabecadyashina😂
haa wa is fahmen❤
Amiiiiooooooy abaayooow pls comment ka waad aqrin dooonta ,qiiimahaga qofna inuu hoos u dhigo hayeelin wax maqal ,iskuma kiiin direyno adinka asxaab baa tihin lkn waxan kuu qalmin marnaba hayeelin ,dacadnimoda badan iyo maskinimoda bdn mraraka qaar doqon bey ka dhigeysa ,waxan social media ayey galayan ,qosol ka na dhooola cadeyn uun ku badalo ,wlh sharaftada inee hoos uu dhacdo ban ku didan nahy aniga iyo inta ila fikir ah ,adoo ah qofka team 27 isku hayo in lagu bahdilo diyaar uma nihin ,wax maqal isbadal aan kaa dareeen no abaaayo 🫶🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻
Adi yaaba kuyaqaan melcidla ah leba kaqelinesa kkkkk
Maxa San dhan iskugu kaliftey😂amira iyo teamkeda dad happy isku ah waye Wales jafa waxas waa caadi ee gabadha cuqdada kada
@@fartuunahmed5963 adiga inaa teyda reply usoo gasho saw hawl kuguma filan 😁😁😁
@@Hande-e1e aragtida dadka kle waad ku daba dhagnan jirtay waliga kusoco hawshada qof yhy 😏😏😂😂😂😂😂
Been maahn wlhi amiro maskin wye
Walal amiira reply wll koko raba igu xidhiidhi 😢😢😢😢
𝐠𝐞𝐞𝐦𝐤𝐚𝐧 𝐤𝐮𝐬𝐨𝐨 𝐜𝐞𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐩𝐥𝐞𝐬❤❤
Asad run hadiilohadlo amiiro ini kugu xishodbadan❤❤❤
Xorta Asad mxaaa kaqaldaan waaax Amira leee mar waliba muxuu sidhaa uyelaa uuf Asaad
Amiroy asad muxu marwalba karaba 😂😂
I Am from Germany 🇩🇪 I love somali people 🇸🇴 😷😷😷😜😜😜
Plz qosolka dheerka iyo buuqa ka ilaali muqaalka dad madax xanuun qabo jiraan😫🥺
Wllhi anaa ka mida
1:43 Muqaalka markuu maraayo waa fuuray asad dhibadanaa.🤣🤣🤣
Bajiyo dabo ha ukeenin asad amiiro ilaa oo cadeeyo inaa taqaanind 😅😅😅😅
Asad Iyo Amiira qurux Dad aan isku jeclahay say isu fahansan yihiin
Dadbaa farxadda idiin quudhi la, markaa sharaf iyo Karaamo
Waan idin wadanna wlloh
Amiiro yaa ugu baqlisan ceyda dhahdey dahabne wuu u kenay xalimo amal maleh wlle😂😂
Asad qofkasta tom and buu kuyahay😂😂 meesha ksaara personal atak buu wadaa 😂
Asad wa kaabaha barnamijka dhibka kaftanka muqaalka dhadhan bu uyeela amira iyo koko marku dhibaya jeclahay naftu u keena
Free palastine🇵🇸 yaa Allah illahow caawi Walaalaheena reer palastine 💯🇵🇸❤️☝️
Caawa anaa ugu horeeyo 😂🎉❤
Wow amazing keep going amira 🎉🎉😂😂😂❤❤❤❤
Safiyo 👶🏾
Amira is not easy 😂😢
😮😮😮😅😂😅❤
vlsgxhfle😊😊😊
kfwq
Cayko saliid iskudiyariy ❤❤
Asad Always disrespect amira who else noticed?
Me wlhi amira doesn’t deserve this, she is so respectful and kind hearted 😢
Ceyda iyo Koko isku dhar waaye😂
Caawa iskudharwaaye asad iyo koko❤❤❤❤❤
Koko walahay waa ciyaal biyo Aan loo joogin ayaa ay ka hadlaaysa wuxuu waa biyo may iska dayso nio😊😂
Ala asad slidmcsro ...kaxwo..baaquli kaxadeen 😂😂😂😂😂😂😂 krigina ykeye kulhaa😂😂
Amiara ayantan koko iyo asada wad nacaday maxa wax dawada badana wax yabihi hore please is ku so labata😢😢
Team 27 kanu waa Video-giinii Sannadka dhamaanaya.😂😂😂
Asad Amiir Chanel ku qosol badan yahin 😂
Asad amiiro kuqaxde lee,bisinkoow😅
asad inadh adaga ani ma calool malihi bu tagan yaay😊
Xfd aniga basaa soojido cawa qosol dadka kaka sokiciyaya koko io asad seecal heee😂😂😂😂😂
Same😂
amiira qurux waan ku taageeraa
Amira macaney wankutagera❤❤❤❤❤
Fadlan part2 so same amira qurux
Koko Ceeb abtigeed Cagad biya uu cabay xee kasheegee Abtigaa ixtiram yaa dhaha isaga Heerka Soogaarsiyay
Wayee amiiro party 2soodaa😂😂❤❤❤
Queen amiiro qurux😂😂❤❤
Koko❤❤😊
Wlhi waan qosle amira sax wye sas maku xishotaa ku yiri sax wye lkn😂😂
asad i.a sxp mardhow waad kusoco dontaa lugahaaga bi.idnil laahi kariim haduu Allaah idmo i.a🙏
😂😂😂😂😂ar kokoaa marqaati ban kanahy koko inuu wax kxx xaday
Hahha dad ayaga baqiilnimo isku tilmama hadana dhha dahab & waxba isku hadiyeynay😁ar fashil wye cawa baakado eber isku xirxiraan🎁drama caadi ah😅
😂😂😂Ku qaado haku qarxin
@@Hande-e1eHahaha hye ku qarxin maayo o labadoda farxadoda & isfahankoda waba iska jeclahay mucaaridna kuma ihi lkn nocaan le mey ahaayen😂😁
@@Wuu_Cajabay_Nafluhu been fakatay run ma gaarto 😂😂😂adkaatay
Amiira In ad cunto tqnid wnku qiray Nio Ada wx so Dudubee Lkn rer xmrku mxy Macmcnka Iyo wxa Noga aqnn Horta Hdn Duriydi Nhy 😁😂