BAABA JEY IYO CIYAALKA XAAFADA MAXAA KALA QABSADAY QOSOLKA ADUUNKA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 26 мар 2021
  • BAABA JEY IYO CIYAALKA XAAFADA MAXAA KALA QABSADAY QOSOLKA ADUUNKA

Комментарии • 83

  • @rahmofaisal272
    @rahmofaisal272 3 года назад +14

    Plz plz baba jey dadka haga gaabsado mar walba lugtiisa wax lga shega asigneh qalbiguu ka damqana yaa rabi😪🥺🥺🥺🥺🥺🥺

    • @darishore814
      @darishore814 3 года назад

      Waxas waa u caadi dhalin yarada, wuu ka hadal badan yhy kaga qeyli siin karaa. Ciyaalka xaafada makala xanaaqaan see isku jecel yihin waa ka dareemi kartaa. Baabajey inta uu lugtiisa isaga wax ka sheegay ayaa ka badan.

  • @monam7931
    @monam7931 3 года назад +10

    Waryaa rer miyi aburta ilahay wax ha ka sheegina baba jeey qof qalbi wangsan weeye runtii alle ha ku xafido

  • @munaajmuse7628
    @munaajmuse7628 3 года назад +4

    Yaa rabbi waa maalin khair bdane dhalinta yar yar ee quruxda badan ee farxsan nabad uga dhig magalada oo amaanso muqdisho waad ka bixi mar uun dhibaatada

  • @fatimasacad1602
    @fatimasacad1602 3 года назад +5

    Masha allah wllo qaaliya allah haydin daayo farxada allah haydiin siyaadiyo
    Lkn ogaada saf marka corona wali waa jiraaa allah hayna garamariyo dhamaanteen lkn taxadirku waa muhiim

  • @halimaadan5624
    @halimaadan5624 3 года назад +11

    Baba jey 💕 u for the sake of Allah

    • @westleycarmelo1826
      @westleycarmelo1826 2 года назад

      You probably dont give a shit but does anybody know of a way to log back into an instagram account?
      I stupidly forgot the account password. I appreciate any tricks you can give me!

  • @ilhaanmalay9194
    @ilhaanmalay9194 3 года назад +5

    Babajey wlhi waa iska jeclahe❤🥰

  • @kahiyechannel8580
    @kahiyechannel8580 3 года назад +9

    Qof waliba OO muuqaalkan daawanow waxa Allihii ku abuurtay owgiis kaaga codsanaya inaa subscripe, share iyo like no saarto mahadsanid ❤️
    SHARAFI KORKAGA HA AHATO
    ️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️✔️

  • @warsameosman9495
    @warsameosman9495 3 года назад +3

    Ay ay ay wlhi maanta xasuus darteet maseer ayaan la ooye xafadaan ku dhashay aan ku barbaaray iyo asxaabtii aan labaashali jiray ayaa maanta arkaa allah idin dhooro Barbaarta ayaa mahadaas leh alle ka sokow

  • @mohamaxamuud3644
    @mohamaxamuud3644 3 года назад +1

    Baabajey waa ku wataa hore u soco bro

  • @tabsamoacademy7643
    @tabsamoacademy7643 3 года назад +9

    *Joogso* Hadaad hadaad jeceshay nabi maxamed scw #hagudbin subscribe ii saar
    😭😭😭😭

  • @nasranashaad1309
    @nasranashaad1309 3 года назад +2

    Baaba I love noloshu kumacii imisaa baaba jecel

  • @mohamedhusien8368
    @mohamedhusien8368 3 года назад +4

    Reer puul xupeey is muujiya 🥰🤞

  • @xalimagobad4878
    @xalimagobad4878 3 года назад +1

    😂😂reer buul xubey dad la yaqaano Wllky baa jey funny wllhi hore u soco🙏🙏

  • @umuomar1782
    @umuomar1782 3 года назад +3

    Baaba jeey big legend

  • @sharmafiqaaye5507
    @sharmafiqaaye5507 3 года назад +2

    Halmar channelkeega isoo boqda asxaaabta

  • @najuuaaden8007
    @najuuaaden8007 3 года назад +3

    Baaba jay nin an jeclahay allow kuxafid Najiib loveka dhac

  • @raaqiyoabukar7767
    @raaqiyoabukar7767 3 года назад +8

    Baaba Inaa kulama raba an xamr adiga darta u imado 😂

  • @tabantaabochannel6752
    @tabantaabochannel6752 3 года назад +1

    Masha allaah baba caadi maha

  • @aqadirahmedaqadir900
    @aqadirahmedaqadir900 3 года назад +2

    We love you Baaba Jeey ❤

  • @stanbulali9924
    @stanbulali9924 3 года назад +1

    Baabajeey maasha allah allah kuxifdiyo

  • @qaaliofficialtube3502
    @qaaliofficialtube3502 3 года назад +2

    Wlalalky gabar kutaaageersan baaan ahay hadaa comentigayga aragto.iisoojawaab

  • @baastoow90
    @baastoow90 3 года назад +2

    kkkkk wlhi qosol ka ayuu iga dhameyay baab j

  • @queenarwo837
    @queenarwo837 3 года назад +3

    Rer bulu xubey Oo sax eh xafdi an ku dhashey xfd dadka ku nool gob gob dhashey 🩸❤️

  • @qaaliofficialtube3502
    @qaaliofficialtube3502 3 года назад +3

    Mashallah nooolooow

  • @fatxifaarax6812
    @fatxifaarax6812 3 года назад +2

    Markaa ciyaalka xafada dhahday dad yaryaraa sugayaye

  • @wacdarogroup4419
    @wacdarogroup4419 3 года назад +2

    Keep going

  • @farxiyonur697
    @farxiyonur697 3 года назад +3

    baba ku jecliya abowe❤❤

  • @walaltosane9331
    @walaltosane9331 2 года назад

    Masha allah

  • @Ramdelfalcao2024
    @Ramdelfalcao2024 3 года назад +1

    Baba jey manshlh kaftanlow waye

  • @leylomaxamad1357
    @leylomaxamad1357 3 года назад +2

    Baaba Joey dani wlhi

  • @Ubax2007
    @Ubax2007 3 года назад +2

    Mashallah 🥰

  • @naciimonalka9682
    @naciimonalka9682 3 года назад +2

    Hore usoco baba

  • @maxameddeeq9492
    @maxameddeeq9492 3 года назад +1

    Babajey 10daqiiqo kabadan mataag naakartid🤣🤣🤣🙏

  • @fadumabashiir9700
    @fadumabashiir9700 3 года назад +1

    Xaafadeyda

  • @mohawadanioffical8092
    @mohawadanioffical8092 3 года назад +6

    Intaa nabi MOHAMED(SCW) jaceel SUBSCRIBE iku cawii wll

    • @hindann3057
      @hindann3057 3 года назад

      Marakan daawado dhaalainyaradan muqdisho aanan waligay arkin baan jeecaladaybaaa

  • @nurkeyjunior2140
    @nurkeyjunior2140 3 года назад +1

    Keep gong

  • @wardahaji7260
    @wardahaji7260 3 года назад +2

    Sorry baaba jeey 😭😭❤❤🤲

  • @quruxdumarwaaxishod7949
    @quruxdumarwaaxishod7949 3 года назад +2

    Wiilkan cfataax u ekaa mise asi waaye

  • @irishspanish5827
    @irishspanish5827 3 года назад +2

    Baba haye

  • @roodoabdullahi220
    @roodoabdullahi220 3 года назад +1

    Baba cdi mha

  • @canabqurux8235
    @canabqurux8235 3 года назад +1

    Cabtan baaraa majecli wllhi filimkii dirshaa maku turjumaye waxuu uturjumaye atoraha aabihiis qeylo waji xuux wye

  • @rastabwoy5864
    @rastabwoy5864 3 года назад +3

    babaa ninyahaw nambarkadho iwasocawii yaq

  • @caashosiciid9925
    @caashosiciid9925 3 года назад +1

    Kkkk baba

  • @ruksana578
    @ruksana578 3 года назад +1

    Wan ayaa be baba jey ma maleysia tagay dhahay ninka u horeeya nuuradiin kl uegaa atarisho abdiyo ninkeed

    • @ruksana578
      @ruksana578 3 года назад

      @@bidhaanqurux3518 mashalah byo mwa kala aqana muqdisho wan maqly le dagmoyinka

  • @ksa3094
    @ksa3094 3 года назад +2

    Kkk

  • @cuntomarkocadey9569
    @cuntomarkocadey9569 3 года назад +1

    Iso boqo wll mcn

  • @princehabiib8756
    @princehabiib8756 3 года назад

    Baba jeey❤️

  • @haniuk2823
    @haniuk2823 3 года назад +1

    Maskiin wey ka walen somlida iskadawashaqeysa wey kasayaan hormar lagoma ugal ilhy ujed ninkii hormar diday

  • @maryanaden3748
    @maryanaden3748 3 года назад

    from baba jeeey

  • @sucaadwaris5442
    @sucaadwaris5442 3 года назад +2

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @princessruuney3716
    @princessruuney3716 3 года назад +1

    Baaba😂😂😂

  • @Cadeey
    @Cadeey 3 года назад

    Ar idiinkaa wiilka ilkihiisa maxaad uga caayseen yaab badanidiinaa

  • @AjAweisOFFICIAL
    @AjAweisOFFICIAL 3 года назад +2

    Walalayaa alah dartii subscribe ii saar

  • @maryamoatooosh850
    @maryamoatooosh850 3 года назад +2

    Kkkkkk

  • @sahraali3410
    @sahraali3410 3 года назад

    Baba jey. Ii geeya kkkk

  • @farhaanosmaan7023
    @farhaanosmaan7023 3 года назад +2

    Bidaare rooraaye

  • @maryamoatooosh850
    @maryamoatooosh850 3 года назад +2

    Kkkk

  • @beelo2214
    @beelo2214 3 года назад

    BJ inta lajafin asa isjfa hhh

  • @nastexociiseabdi3188
    @nastexociiseabdi3188 3 года назад

    Xaafadayda buulo xubay ahaaa wan u xiisay

  • @xalimoxasancabdi6994
    @xalimoxasancabdi6994 3 года назад

    Wwwww

  • @qaaliladanofficiall4603
    @qaaliladanofficiall4603 3 года назад

    Kaptan para calool ayu deystay qamiska ku yaban

  • @baastoow90
    @baastoow90 3 года назад +2

    kkkkk wlhi qosol ka ayuu iga dhameyay baab j

  • @maryamoatooosh850
    @maryamoatooosh850 3 года назад +1

    Kkkk

  • @tabsamoacademy7643
    @tabsamoacademy7643 3 года назад +6

    *Joogso* Hadaad hadaad jeceshay nabi maxamed scw #hagudbin subscribe ii saar
    😭😭😭😭

  • @baastoow90
    @baastoow90 3 года назад +1

    kkkkk wlhi qosol ka ayuu iga dhameyay baab j