HAHAHAHAHA 😂😂 #Maandiirshe ee love you bro🇸🇴🔥❤️ #Abaabala nin ka qoslisiiyo #Maandiirshe aan ka arkay, walaahi soo kal iyo laab ah ayuu u qoslay, anigana wee iga sii qosliyeen😭😂😂
BAABA JEEY Waan ku taageraa Caruurtaan ha u balamin qof danbe ABAABALA waa Legend Dulqaad badan Idiriska iyo Captain Baara iyo Baquli boy iyo aqyaarta kale noo balami
Babajay wlhi cawa sidaan u qoslay waligay uma qoslin inta video aad soo galisay 2 video oo ku jero wiilkan ayaa ah please wiilka waa kii 1m ku geen lahaay team bbd ku soo dar waa iga talo
mandirshe yaan u balamiyaa ishega hee like waa dhankina
Idiris itabo ubalami
Baaquli boy
Captain baara
#Idiriska iyo maandirshe
#barooosto isugu balamai❤
Kaptanka
wakhti ma uhelaysa saliga nabiga (scw).🥰🥰
Scw
Scw scw scw
Scw scw scw scw
Scw
Salalahu calehi wasalam
mandiirshe halagu daro groupka inta u codaysay hala idinka dareeemo👉👍🔷
inta maandiirshe ka qosliya like iisaara😂
waxa rajeynaa wllkey babajey oo dadkan asxbtiisa cml u boodayo lugihiisa allow kuistaaji inshallah ameen
Amiin sxb
Laysma Xaqiree Ninkan Maandiirshe Waa Funny Funny DhaaFay Wllhi😅
Maandiirshe waa funny baaba noo keen marwalba🤣🤣🤣
aaway dadkii jeclah nabigeen Muhammad salahu caleyhi waslmo ❤🥰
صلى الله عليه وسلم
صلي الله عليه وسلم
Scw
Fadlan isooboqda sxboyal SUBESCARIBE isaara
Baaba Jeey Oo Socanayo Alah haina Tuso🤲😭
Wooba socdaa hada asiga maajiifo alx dheh baaba
Wakhti ma u helaysa saliga Nebiga (scw).❤️❤️❤️❤️
صلى الله عليه وسلم
Scw scw
Scw scw
IDIRISKA IYO MAAN DIRSHE SOO QABO 😂😂
Adeer xamuu xasan dheh🤣
Idiriska inta cawa u xiistay love saara😩😅
Viva idiriska🎶✌️
Baabajeyow maandiirshe RUclips ufur please wiilkan talent ayu leyahay walahi🙏🤴
Maandiirshe is so funny wllhi 😂😂
Cidiirabta in uu maan diirshe teamka mid noqdo like saar 👍
Maandiirzhe Iyo Idiriska Isku Balami Baaba inta Igu Raacsan Like Saar Big Game Weyan
Maandiirshe iyo idirs no keen
😂😂😂 wllh ader xamuxasan wiilkisa fanny wayeh 😂😂😅
The best person and most knowledgeable and most shy all Allah created is our prophet Muhammad 😍😍♥️♥️😍♥️😍صلي الله عليه وسلم
Aduunka ruuxa ugu karaamada badan waa Nabi mohamed SCW🥰
Scw
Aankuwada salino xabiibkena subanaa Muhammed sallahu calayhi wasalam 🥰🥰🥰😘😍
Mandiirshe waa funny plz baaba jeey maandiirahe ku soceli markale waa funny ❤❤❤❤
Maan diirshe noo soo celi the legend 😂😂😂
Maandiirshey
waa
funny
wlhi
😁
marwaliba
noo
keen
🤣😂
paapa
jeey
💯🙏✌️
Three legends always legends keeps goings babejey and mandirshe and ababala another's levels best water's 👍💪💯💯😆
Canug Xamar ku Dhashay iyo Dibi Abaaji ku Dhashay waa Same iga badan.
Abaabala wey kugu dhacday sxb 😂😂😂😂😂😂
Maandiirshe io kaptan baara iski balami next game🙏
Comedy maandirshe the best Comedy 👌
Baabab jeey maandiirshi teamka ku soodar fani waaye 😂😂
maandhirshe funny man😂😂😂😂😂😂
Mandiirshe Vs kabtan baara. 😅
Mandiirshe Vs idiriska iitaabo😅
Mandiirshe Vs baaquli boy😅
3daas kulan noo qabo sxb waa big game
Maandirshe is the funny people pubg iam like maandirshe 😅😅😅boy funny and 600k keep going baba
waar ninka legend waye teamkaa ku daaar baba 😂😂😂
Baaba waxaaN ka codsana inaa maandiirshe iyo idiriska gameka burka ah Ina isku balamisid inta ila qabta farta taaga
Sax walhii xiiso badan
Sunka Allah nabad hanu garsiiyo 💯🥰🥰🥰
The best person and most knowledgeable and most shy allah created is our prophet Muhammad
Wlhi saa u qoslay weligay ma u qoslin 😂baaba ninkan iyo waziir shabalaza isku balam❤
Hadii aad rabto barashada Afka Ingiriiska isoo raac waa hubaal waad baran si bilaash ah inshaallah :::
Wlhi ninkan waa funy baba ninkan noogu soo celi
mandirshe Legend 🔥 Soo badi kabtan Baara u balami
Hadii aaad caafimaaD qabtiH alle ku mahadiH 🙏🙏
Abaabala waa kugu dhacday tan😂😂😂😂 maandiirshe legend😂😂😂
Legend maandirshe👊✅
Mandiirshe legend wyey wlhi😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Roob 🌧 dayreed inuu inta igu bilowday igu dhamaday uqabtaa kulahaa....😂🙈 Mandiirshe The Legend
baaba jeey habeen dambe insha'allaah KABTAN BAARA VS MAANDIIRSHE kasoo dhig
HAHAHAHAHA 😂😂 #Maandiirshe ee love you bro🇸🇴🔥❤️
#Abaabala nin ka qoslisiiyo #Maandiirshe aan ka arkay, walaahi soo kal iyo laab ah ayuu u qoslay, anigana wee iga sii qosliyeen😭😂😂
Babjeey aaway idiriska iitaabo waranaayee 😂😂 iyo kabtanbara😂❤
BAABA JEEY Waan ku taageraa Caruurtaan ha u balamin qof danbe ABAABALA waa Legend Dulqaad badan Idiriska iyo Captain Baara iyo Baquli boy iyo aqyaarta kale noo balami
baaba Hambalyo 600k 0 ilaa 600k kula socda 1m sugeyna 🥰🥰🥰❤️
Team mahad didshe guul
Mandirshe is so funny ❤❤
Wllahy waa Legend paapa Jeey NinKan teamKa Ku Soo Dar wllo😂😂
Hada kadib man dhirshe vidiyow aw ku Jirin maba fiir sanayi😂😂😂
Babajey talye soowad Ninkaas Maan Diirshe la Dhahayo Talye 😂
Team idiriska is muujiya❤
wllhi maandirshe waa fani 🥰😇
14:55🤣🤣😂😂😂😂final waaye nagu kala wadahee kula haaaa
Kaptan baara booskisa Waa lala wareege😂😂😂😂😂😂😂😂
Big game❗❗❗ another level
viva Abaabala
Asc walhi wan furay cunukan best comedian walhi 😂😂😂😂😂
idriska iyo mandirshe isku balami 😂
Zxp baabajeeyow chanelka ha inacsiin sxp mandershe iyo ciyaalada nagadaa legend noo keen qosol baan rabnaa idiriska inta igu raacsan lik
Ninkaan marar badan noo sio celi funy weye😢😢
Babjey nin kaan teamka kuso daar waa funny Hadi ad keento 1m.ka badan waa gaari asga nah waa ee oo kala kaaci
Legend waye maandirshe ee teamka kuso dar bro
Ceel dheer a laga yaqaan ma Ana dhaqankega katagaa kuyeh🤣
Wa qosol badan yahay maandirshe love ❤️ 😍 💖 ❣️
Hard work never stops 💪🏼
Hard work never stops 💪🤚
Maandiirshe Sharciga Lee Usoo Sheega Waa FUNNY Wlhi 😂😂
Next game captain Baara vs mandiirshe insha,allah
Bashan iyo rasulkena yafadlibadan scw
FIRST PERSON
TEAM BBD
BE to Gother😂🤛
Cayaarta waa dhamaad nugu kala wada hee hadee dhamaatay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂keep going baaba jeey
So dhacayeey ana ugu horeeyo baana 🥰✋🥹
Mandirshe funny waaye group ka halagu daro big funny 😂😂😂😂😂
Prank kuso samey maan diirshe baba😂
Midiyoo wataa🤣🤣
Baaba jeey indha bilin 👍 wan wataa wllhi 👍
Legend wye maandiirshe wlh 😂😂
Ciyaartaan celis waaye baaba jeey fadlan isku balami markale 🙏🏼
Asc baaba jeey wll qaali
Waxaan kaa codsanayaa inaad iiga caawiso wax alle uu raali ka yahay
Waxaasina waa inaad iiga caawiso subscriber like share ii saara saxaabta
Teamka oo dhan baaba jeey waan kuu soo ducaynayaa adiga iyo reerkaagaba alle ha idin xifdiyo chanalka waxaa iigu qoran (macalin daud Daru iman)
Baaba jeey subscriber iiga farxi Allaha kaa farxiyee.
Mashallah tabarakallah my brother keep going men's Barbour Jacket
Maandiirshe iyo zakariye isku balani laba IL geel cuntay waye😀
Kkkkkk walee baaaba 2023ka videga ugu qosol badnaa wayee 2 video sharxaaaye
Legend maan diirshe nooso badi
اللهم بلغنا شهر رمضان المبارك 🥺
What a game wlh😀
Baaba stpp fait des vidéo avec le petit il es tellement talentueux
Funny guys aa la keenay
Babajay wlhi cawa sidaan u qoslay waligay uma qoslin inta video aad soo galisay 2 video oo ku jero wiilkan ayaa ah please wiilka waa kii 1m ku geen lahaay team bbd ku soo dar waa iga talo
Mandirshe legend🙂
Baba jey wlhi vedio aad soo dhigtay kii igu qosolka badnaa waaye kan inta kale qashinka ku dar captian bara iyi idriska waxbo iskuma hayaan wlhi
idiriska itaapo❤️🙏
🤣🤣🤣🤣 maandiirshe waa funny wlhi astaqfirullaah waa qoslay wlhi
waxaas ciyaaal kaaran lee sameykaraan😂😂😂
Mandiirshe vs kabtan baara
Mandiirshe vs idiriska itaabo
Mandiirshe vs baaquli boy
Maandiirshe vs abaabala
I.n inaad aragtay ayaan rajaynayaa inaad isku aadiso waan rajaynayaa i.n abaaba pin 📌 ku qawo lagend keyga
Idiriska io zakariya soo qabo🤣🤣🤣
Baaba jeey wankuslamay. Waxan kaocsana camera isoder
Funny waye wallhi😂
Ilaahee amarki barostada igu cusbeyn inta ku qososhay love
Kaaran an jooga ha igu imaado 😂😂😂😂
Maandhirshe Kabtan Baara Inta Igu Raacsan Liketa ha taabato
Cajiip waaye wiilkni m.a so funny
Babjey wll qali aad iyo aad ayaan kusalaamay me cabdisamiic from bosaso wllqali by