Somaliya Oo Ka Qaylisay Hub Ka yimi Itoobiya Oo Gaadhay Puntland

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 сен 2024
  • #SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
    Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
    Find us on Facebook: / saabtv
    Follow us on Twitter : / tvsaab
    Follow us on Tiktok: / saabtv
    Check our website : www.saabtv.com

Комментарии • 18

  • @awiladen7814
    @awiladen7814 3 часа назад

    🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @TewodrosBethlehem
      @TewodrosBethlehem 3 часа назад +1

      🤣🤣 waa in maamul goboleed yada lagu kiciyaa maamul ka fashilmay ee muqdisho 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 🦾

  • @aaminozmohamed991jamactimo5
    @aaminozmohamed991jamactimo5 3 часа назад +2

    Ethiopia 🇪🇹 and somaliland guul❤❤❤

  • @abdirashidfarah2474
    @abdirashidfarah2474 Час назад

    Puntland dowlad waaye maxaa dhacay dowladaan tabarta yar inteysan jirin puntland waa jirtay

  • @Mohomettnaasir
    @Mohomettnaasir Час назад

    hawiyow ohinta jojiya Isaaq io darood wa tashtene😂

  • @farahyusuf9335
    @farahyusuf9335 3 часа назад +1

    Hawiye dawladii imtay mid qabiil ka dhigeen bay baroor ehtiopia bilaabeen iyagoo soo dhaafi karin muqdisho agteeda
    Hadana masar iyo turki futada u furtay 😂😂😂😂😂 iska baroorta

  • @xoogaggawaddaniyiintasoomaaliy
    @xoogaggawaddaniyiintasoomaaliy 3 часа назад

    Waxa kaliya ee aduunka u ogol yihiin inee hub soo iibsadaan waa dowladaha
    Puntland ma kursi ee ku leedahay gollaha qaramada midoobe
    Ethiopia waxee udhaqantay sida dowlad argagixiso cml sida Iran ama Eritrea ku dhacday 2007
    Cunaqabateenta ee ku fulisay qaramada midoobe iyo tan maanta heesato Iran ama North Korea

    • @XayaatAbdi324
      @XayaatAbdi324 Час назад +1

      Puntland hadda waa dowladd madax banaan mise aduunyada lama socotid warya?

  • @faclon.
    @faclon. 2 часа назад

    hhhhhhhhhhhhhhhhhh ssomalia miyey hurudaa waatan labayee waxan shaleyba haayeene

  • @AF-soomaali
    @AF-soomaali 3 часа назад

    Jhhh

  • @Adnan-bc1vk
    @Adnan-bc1vk Час назад

    OO MUUSE MIYAANU INA ODHAN ITOOBIYA HESHIIS AYAYNU WADA YEELANAY MARKAA MA HESHIISKA AYAY KU JIRTAA IN ITOOBIYA HUBEYSO MAAMULKA DAGAALKA KU HAYA SOMALILAND ???

    • @XayaatAbdi324
      @XayaatAbdi324 Час назад

      Isaaq baa tahay siyaasad maxaa ka taqaan?? Siyaasadda saaxib malaha. Itoobiya iyo Puntland maslaxadooda ayey iiganayaan siyaasadda waa meesha maslaxadda taal.

  • @Bureqamohamed
    @Bureqamohamed 3 часа назад

    Puntlnd guul 😂😂

  • @CawaaleXasan-y9t
    @CawaaleXasan-y9t 3 часа назад

    Xaamulka xamar jooga ma oga in habayn walba somaliland la keeno .
    3 gaadhi oo hub sida oo ka imaada etopia

    • @Bureqamohamed
      @Bureqamohamed 3 часа назад

      Soomalind mx ka galey xamar huno futadina difaca soomalind wx idinkama geline

    • @MohamedOsman-z2p
      @MohamedOsman-z2p 2 часа назад

      @@Bureqamohamedhubkan ceerigaabo aya lagu xureynayaa