Abwaan samatar baxnaan isagoo yowle u jawaabaya waa kii lahaa Nin haduu maluugtiyo yaqaan mooradiyo faanka Isaguyo fircoon bays ku mida maalin aakhiro e Adoo macawis iyo shaal watoo muunadii boqor leh Magligaad afaysaa ku goyn muruqa yowlow e
Soomaalidu waxay ku maah maahdaa erayna la kala odhan og allena lakala baryi og adigay taasi kuu gaar tahay waxaad na deeq siisaa xigmada nooloow abwaan
sxbw adaa qaldaayo ee sided anagii nagu soo gaarsiin kartaa iska sax ma aha dhagi mel dhaw ey kudhacdaa dhagaxna meel dheer ee waa dhawaq meel dhaw buu ku dhacaa dhagaxna meel dheer mgrty
In wax la isku saxaa ma xuma balse bal mar qoraalkaga dib u aqri kadib waxad ogaan doontaa In Aadanuhu qaldami karo eray aad si maskaxda ugu haysana sikale afka uga dhihi karto waliba si aan kutalagal ahayn👍
Masha Allah, Axmed faarax Cali "IDAAJAA"
Waa nin door muhiim ah xooga saaray waa hidaha iyo dhaqanka soomalida.
Cumri dheer Allaha siiyo
i know it is kinda randomly asking but does anyone know a good website to stream new movies online?
@Curtis Nash Ehh try flixportal. Just google for it :D -lennox
@Lennox Roger Thank you, signed up and it seems to work :) I really appreciate it !
Idaaaja ale hakuu barakeeYo cimriga Iyo caqligaba.....
Abe Somaliyed oo qaali ah allaha haku xifdiyo
Ahmed faarax cali idaajaa waa barahayga afka soomaliga aan ula noqdo alle haku dhowro macalin aakhiro iyo aduunba
Abwaan ahmed faraax "idaajaa" cimrigada allaha dheereeyo door muhiim ah baad oogu jirtaa umada af_soomaaliga kuhadasho
idaajaa geesi alle cimriga hakuu barakeeyo
Calanka xormida shanta s weyn 2 wat r
What a great scholar of somali legend keep up
Waa loo dhashaa wadani axmed faarax cali idaajaa waa wadani
nin hayaaba hadaL .........
ala HooYO wacanaH......♥️
mnshallah dhaqan yaqaan Axmed Faarax Idaajaa waa maahmaaho wax Ku ool ah
mashaa allaah idaajaa caadi ma ahan
Abwaan samatar baxnaan isagoo yowle u jawaabaya waa kii lahaa
Nin haduu maluugtiyo yaqaan mooradiyo faanka
Isaguyo fircoon bays ku mida maalin aakhiro e
Adoo macawis iyo shaal watoo muunadii boqor leh
Magligaad afaysaa ku goyn muruqa yowlow e
Nin haayaba hadal ilahow dumarka ha nago qadin.
Masha allah cimri dheer iyo cibado suban
Idaajaa waxaad u qalantaa bilada aduunka ugu qaalisan
Soomaalidu waxay ku maah maahdaa erayna la kala odhan og allena lakala baryi og adigay taasi kuu gaar tahay waxaad na deeq siisaa xigmada nooloow abwaan
Masha alaah axmad faarax idaajaa
Ala haku xifdiyo
Idaajaa Alle haxafido
sxbw adaa qaldaayo ee sided anagii nagu soo gaarsiin kartaa iska sax ma aha dhagi mel dhaw ey kudhacdaa dhagaxna meel dheer ee waa dhawaq meel dhaw buu ku dhacaa dhagaxna meel dheer mgrty
In wax la isku saxaa ma xuma balse bal mar qoraalkaga dib u aqri kadib waxad ogaan doontaa In Aadanuhu qaldami karo eray aad si maskaxda ugu haysana sikale afka uga dhihi karto waliba si aan kutalagal ahayn👍
Kkk "Dhagax meel dhaw buu ku dhacaa, dhawaqse meel dheer" anigu xitaa inaan qalday waa macquul 😂
Erayadaa waxaa kuusoo qoray hal abuure cabdixayi cismaan gaas
hidaha iyo dhaqanku waa halbawlaha bulshadeena xaqna ay inagu tahay inaan ilaashano oo ku faano
Cajiib. "Ninhayaaba hadal" waa arinta aad iitaabatay. Waxaa nasiibdaro ah in aabayaalkeen qaybta ugumuhiimsan koriteenkeena aysan kaqaybqaadanin.
Geesi alah ma xiro.
salamucalaycum ahmed faarah idaaja aad baad ugu mahasatay sida wanaagsan eed iiskuguxilqaadid inaad ururisid suugaanta alahakulaqabto jasakalahukhay caafimaad iyo cimridharar .aad baan ulasoday intii aan wadankii aan joogay burburka kahor barnaamij radio muqdisho aad kasoodayjirtay oo laoranjiray Dagayso kudhagan barnaamish aad uxisaleh ayuuahaa waxaanjeclaanlahaa inaad soocelisid hadii aleyidhaah mahadsanid
35:19 hhhhhhh
Subxaanallah bal intuu leeg yahuu galaalanyahay
Toy Boy
Hhhhhhhhhhh waan ku qoslay meeshaa
dhaqankeni waa lamahuran
CaliSharma'arkE
Wan jeclahay sawirka kusaran.
scb abwaan mahadsanid boqol boqol
Cabdiwahaab Maxamuud Maxamed Amuureeye ooragay dhoodan
Taariiqi IGA dheh
Bahdii dii bahal baale
Man sha alaah
M.a
kas naagood Oo kadaloobkaaga danbeeyey kaagii maaha
Hhhhhh bal intuu la egyahay oo galaalan yahay day
abwwn lahubo qoraa sare
Hhhh Taladii ba dayoow sow talo kuuma dhalato
HHH BAL INTU LEEGYAHUU GALAALANYAHAY DAY...........😂😂😂🤣
Afku kuma go o jidaaja
Hhhh nin hayaaba hadal
Man zhalh abwan alle cimriga iyo caqliga haku dhereyo