Idaajaa & Codkii Muse Galaal oo ka hadlaya gabayadii Sayidka

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 27 окт 2024

Комментарии • 36

  • @mohamudsaid760
    @mohamudsaid760 4 года назад +5

    Muuse galaal taariikh yahan illaahey ha naxariisto

  • @user-dh9bd5st6t
    @user-dh9bd5st6t 5 лет назад +4

    mahadsanid saaxiib A Daror darwiish xalaal ah. bari baan kaa soo salaamay degmada baargaal.

  • @abdiazizdahirloxos4553
    @abdiazizdahirloxos4553 3 года назад +3

    Idaajaa wuxuu qoray taariikh aad u dheer gaar ahaan suugaanta somaalida.

  • @abdiazizdahirloxos4553
    @abdiazizdahirloxos4553 3 года назад +2

    Ascwrb waa barnaamij taakh dheer leh,iyo radio muqdisho,muse galaal ilaahay ha unaxariisto.

  • @osmanhirsi4350
    @osmanhirsi4350 6 лет назад +2

    masha allaha waa idajaa waa qaamuuska suugaanta somaliyeed

  • @BEERYAHAN
    @BEERYAHAN 3 года назад +1

    Waxaa gablamay qofka taariikhdii sayidka la seejiyay ee qaatay dacaayaddii gummaystaha Sayidkana dhiigyacab u yaqaana. Waa mar la arag Allaah Soomaalida ku badbaadshay Waa Abwaan , waa mujaahid, waa nin walbaale.

  • @calankaxormidashantasweyn736
    @calankaxormidashantasweyn736 6 лет назад +3

    idaajaa nin geesi weeye alle haku daayo adeer

    • @buraotogdheer8306
      @buraotogdheer8306 6 месяцев назад

      Idaaja iyo ow jamac waa labada nin ee ogu wacan inay somali kala yacdo markay buug soo saren darawshti ay ka qoreyn iyada oo ay halgangi somaliyed dhul ka xoorenta gumaystihi gaalada ee aan lo kala maqnan ayay ka dhigeyn tariikh ay darood uu gar ahayd iyado la ogyahay inu sudi shabeelo aha mastermind ki shaxdi darawshta dhismeeheda iyo nadamkay ku shaaqeysay sameyey qoriiyihi ogu horeysey keenay khasuusinta ogu sameynta badna keenay sida cabdillahi shiicri oo aha foreign minster sida wasirka maliiyada duccale caadle deria caraale iyo deria gurey oo aha ibrahin buqul walalki oo sudi shabeelo na ilamader yihin gashandhiga iyo general cidamo haystey ibrahin buqul xaji cisman oo aha ninki walaleye abihi aha wasirka cadaalada aha iyo sayidki seedigi oo sayidka walashi qabay oo walaleye dhashay wadadki watay wadadidi diday rabga iyo dumarku way simanyihin ee siyad bare diley iyo xussen ducaale madaxa siyaasada laba ilama shabeelo oo sudi shabeelo walalihi aha oo 33 khasuusinta ka mid aha oo mid kamid aha qabay sayidka gabadh walalki dhalay oo isaga iyo laba nin oo dhalay gob kuwada dhinten dagaal iyo shiikh Bashir abihi sh xasan fiqi oo sayidku gabadh uu adeer uu yahay qabay shiikh Bashir awow bu sayidki uu aha walaleye na wuxu aha abti ruma 12 nin ba adan madobe aha shiikh xasan fiqi marka lagu daro 13 ba habar jeclo aha waa inta la ogyahay waxa kale oo ku jira suldan nuur aman oo khasuusi aha waa 14 marka laga jaro 33 khasuusi 19 ba soo hadhaya oo darood hawiye biyo maal raxanweyn shikhaaal iyo wixi kale somali aha ee qayb libax ka ciyaray darawshta halgangay sameeysey 7 khasuusi ee golaha sare marbay 5 isaaq aha 4 ba adan madobe aha 2 darood ah iyo suldan nuur aman marki dambena 4 Adam madobe iyo sadeex darood ah marna dhulbahante kumaa yelan xubin arinti sida ahyd ayey darood ka dhigen wixi 1973 ayu buuga la qoray wa marki hadrawi abwaanki somaliyed unan qarsan figirku qabay buuga iyo dhibatada ka imanaysa wana tii shanta sano la xidhay

  • @calankaxormidashantasweyn736
    @calankaxormidashantasweyn736 6 лет назад +3

    waan qiirooday markaan dhaqanka soomaalida ee martida ku saabsan maqlay

  • @reermiye1geeljire41
    @reermiye1geeljire41 5 лет назад +2

    I love the music so beautiful

  • @calankaxormidashantasweyn736
    @calankaxormidashantasweyn736 6 лет назад +2

    idaajaa iyo ninka soo gudbiyeyba waad mahadsanidiin

  • @caamiraxmed6137
    @caamiraxmed6137 6 лет назад +4

    Idaajaa cimrigaagu ha dheeraado

  • @amiirshireboqorkahabaryoon4144
    @amiirshireboqorkahabaryoon4144 6 лет назад +3

    Mnsha allah

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 3 месяца назад

    AHUN Oday muuse galaal

  • @abucubayr468
    @abucubayr468 6 лет назад +3

    Walee waan ka dhargilaayahay dhagaysigeeda

  • @shaakirfarxaansuudi4988
    @shaakirfarxaansuudi4988 6 лет назад +1

    Alla wanaagsanaydaaa suugaantiii hore ee somalidu
    Maxa rag culus aduunyo ka tegey
    Aduuunyoooy xaaal kaaa be’

  • @cismaankhayre2634
    @cismaankhayre2634 5 лет назад +1

    alà"dhaqankeeni:wacana:iyo:mahmahdeena

  • @nimcoh1532
    @nimcoh1532 6 лет назад +4

    Dugsiga sare muuse galaal baan kabaxay hada waa garaash ninleeyahay maan maqlay iskaa wax uqabso baa lagudhisay.

    • @abucubayr6069
      @abucubayr6069 6 лет назад +1

      Muuse galaal halkee degaankiisu ahaa wll???

    • @abucubayr6069
      @abucubayr6069 6 лет назад

      BLAAK DARWISH mahadsanid wll

    • @cabdimawel1932
      @cabdimawel1932 4 года назад +1

      @@abucubayr6069 muuse galaaal
      Isaaq buu ahaa gaar ahaaan h jeclo

    • @mohamudsaid760
      @mohamudsaid760 4 года назад +1

      @@abucubayr6069
      Illaahey how naxariisto muuse galaal reer burco qabiil ahaana isaaq

  • @abucubayr6069
    @abucubayr6069 6 лет назад +1

    Kumuu ahaa wll muuse galaal
    halkee ayuuse daganaa???

    • @sacaddeeq678
      @sacaddeeq678 6 лет назад +1

      Wll muse galal wuxu aha reer hargaysa waana Guddoomiyihii gudida qortay afsomaliga

    • @fuadmahamud9660
      @fuadmahamud9660 6 лет назад +2

      Sacad Deeq reer burco ayuu ahaa walal h jeclo muuse abokor

    • @mangalool6301
      @mangalool6301 6 лет назад

      @@fuadmahamud9660 nin samane abokora ayuu aha sxb

    • @fuadmahamud9660
      @fuadmahamud9660 6 лет назад +1

      Man Galool indr mahad sanid libaaxbuu ahaa raximulah sarkaalka cad iyo samane mooye saleelo rakale sed kuma laha

    • @sammyhashi1095
      @sammyhashi1095 5 лет назад

      Muse galaal nin habar jeclo samane abokor ayuu aha

  • @maxaedibrahim3677
    @maxaedibrahim3677 6 лет назад +1

    salaan carabsy