Cunaqabateyn Hor Leh | Dowladaha Muslimka iyo Iiraan | Arrinta Bariga Dhexe?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 апр 2024
  • Cunaqabateyn Hor Leh | Dowladaha Muslimka iyo Iiraan | Arrinta Bariga Dhexe?

Комментарии • 34

  • @amirabukar2913
    @amirabukar2913 2 месяца назад +3

    Guul wacan 🇮🇷☪️💛

  • @liibaanxuusen5572
    @liibaanxuusen5572 2 месяца назад +2

    Our channel❤

  • @fardowsaahmed3778
    @fardowsaahmed3778 2 месяца назад +1

    ❤❤❤❤❤

  • @EngineerArab97-od4il
    @EngineerArab97-od4il 2 месяца назад +1

    Waa aduun dhinac uraran gaalana ay maamulaneyso.

  • @abdirashidmaxamed4665
    @abdirashidmaxamed4665 2 месяца назад +4

    Itaal Media, aad baad u mahadsantahay, macluumaad badan oo aan hore loo ogeyn baad bulshada Soomaaliyeed u soo gudbisaa. Ugu yaraan waan in laguu mahad celiyo hawshaa culus ee aan cid kuu dirtay oo hanti kugu siisaa jirin, waa xil aad keligaa dusha ku qaadatay. Waxa keli aan kuu awoodaa waa in aan ku idhaahdo mahadsanid, khayr Allah ha kaa siiyo.

  • @dekaadar9636
    @dekaadar9636 2 месяца назад +2

    SubhaAllah

  • @abdulkadirmohamed9131
    @abdulkadirmohamed9131 2 месяца назад +2

    Cunaqabatey wax ma tareyso oo illaahey ayaa risaqa ballan qaadey

  • @Mumin497youtub
    @Mumin497youtub 2 месяца назад +4

    Asc itaal media

  • @sulemandahir
    @sulemandahir 2 месяца назад +3

    allaha jabiyo isreal

  • @faizoxuzeyn4
    @faizoxuzeyn4 2 месяца назад +5

    Zhp nio wararka nosobadi

  • @cabdullahishaafici6928
    @cabdullahishaafici6928 2 месяца назад +2

    WAX KASTA OO KA DHACAYA BARIGA DHEXE ISRAIL AYAA MASUUL KA AH.

  • @user-cd1np1lo2k
    @user-cd1np1lo2k 2 месяца назад +2

    Ital media wanku jecelahy balse codsigeya wa idiiday

  • @Mohajibril
    @Mohajibril 2 месяца назад +3

    horay usoco wllkyow

  • @mohaibrahim348
    @mohaibrahim348 2 месяца назад +4

    Free falastiin ❤

  • @tahirbulale2819
    @tahirbulale2819 2 месяца назад +2

    Adunyadu cadalad ayey u bahantahay maraykan iyo xulufadisa gabalka Aya u dhacay xili ay moodayan inay sidi hore wx yihin

  • @waliidcabdirisaaq9782
    @waliidcabdirisaaq9782 2 месяца назад +2

    Nasiib xumo somali hadalkeda &ficilkeda muxu aduunka kayahay?

  • @barkahmohamut6088
    @barkahmohamut6088 2 месяца назад +5

    Somalia maxaa meesha keenay 😂😂😂😊

  • @samraabdullahi4779
    @samraabdullahi4779 2 месяца назад +3

    Sorry illahaa caadila😢

  • @user-mk5kd7sz9y
    @user-mk5kd7sz9y 2 месяца назад +3

    xagee joogaa islaam dhamaantood waa naago mareykan yahuud siiba carabta ridoowday allah jabiyo kufaarta isbaheysatay illaahow ugargaar falastiin xuuti iiraan xusbullaah aamiin

  • @user-io5oi2ny5h
    @user-io5oi2ny5h 2 месяца назад +3

    The war that errupts in Middle East is a crucial war so most of the Arabian countries are wrong. Iran will make a concrete success

  • @user-zw6wl9hc7c
    @user-zw6wl9hc7c 2 месяца назад +2

    Somalia ma dad waalan baa maamula maxay Israel ula safteen

  • @user-zw6wl9hc7c
    @user-zw6wl9hc7c 2 месяца назад +2

    Somalilander hadaanu nahay weerarkii safaarad iran ay ku qaaday dooxatada Israel baanu eeda dusha uga turayna

  • @maxamedxussein2100
    @maxamedxussein2100 2 месяца назад +1

    Iran waxa werartay Israel saaka oo jimca ah

  • @AbdiqaniDucaale
    @AbdiqaniDucaale 2 месяца назад +3

    Somalia kab weynu bey gashatay markaan 😂

    • @abdirashidsheikhmukhtar7781
      @abdirashidsheikhmukhtar7781 2 месяца назад

      Markaad doqon jecel inuu is liido tahay wasaan waxaad soo qoryso kafiirso😂😂😂😂

  • @BouhSaadEgueh
    @BouhSaadEgueh 2 месяца назад

    Codku ma naaqusbaa