2024 Dal Wali Gumaysi Ku Jiro ! | Mixnada kale ee Faransiiska |

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 28 сен 2024
  • kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

Комментарии • 253

  • @MohammedHassan-jt5mb
    @MohammedHassan-jt5mb 4 месяца назад +19

    Waan kufaraxsanhay inuu kanaalkan 1m gaaro waa kanaalkii ugu fiicnaa uguna horeeyey 1m gaaro ee somalia hampalyo ustaadi ❤ bilow ilaa hada waan kula soconaa

    • @NasroNasro-c9j
      @NasroNasro-c9j 4 месяца назад +1

      Somali badan oo kahoreyay oo 1m gaary way jiran lkn kanal wax macqula loga hadlo oo 1m garaya ayuu noqonaya masha alla abowe intan iyo kabadanba wan kurajaynaya insha alla

    • @MohammedHassan-jt5mb
      @MohammedHassan-jt5mb 4 месяца назад +1

      @@NasroNasro-c9j aad iyo aad

    • @MohammedHassan-jt5mb
      @MohammedHassan-jt5mb 4 месяца назад +1

      @@NasroNasro-c9j aad iyo aad 😍

  • @HooyoFooseyo
    @HooyoFooseyo 4 месяца назад +19

    Kusali nabiga scw

    • @BilanPpe-rw8yr
      @BilanPpe-rw8yr 4 месяца назад +1

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @farxaanAydiid
    @farxaanAydiid 4 месяца назад +37

    Scw scw 🕌❤️

  • @inaahmed3734
    @inaahmed3734 4 месяца назад +7

    Anagu gumaysigaan ku jirno ilaahey unba nagasarikrA from somali galbet 😢❤

    • @Zakariya0070
      @Zakariya0070 4 месяца назад +4

      Shaki la aan malin uu wala xureyn doona dhulka soomaaliyeed

    • @abdalasaid8927
      @abdalasaid8927 4 месяца назад +1

      Somalia oo idil aya gumesi ku jirta , I.a gaalo io galo racyo wey jabayan

    • @XudayfiCabdiwaxid
      @XudayfiCabdiwaxid 4 месяца назад

      Kasoo waran wll. Cumarow. Somalia
      Iyo. Dr. Mukhtar abdi farax❤

    • @mukhtaarciise2585
      @mukhtaarciise2585 4 месяца назад

      Ma jirto ummad ku waarta gumaysigu jaanis baad haysataan Itoobbiyi waa burburaysaa sidii midawga Soofiyeet iyo Yugoslavia u burbureen sababtoo ah waxa ku nool boqolaal qoomiyadood oo aan diin, luuqad iyo dhaqan mideeyi jirin

    • @FootShorts12
      @FootShorts12 4 месяца назад +1

      Somaliland markay dawlad madaxbanaan noqoto ayaan idinku soo darayna

  • @maxamuudmaxamed8198
    @maxamuudmaxamed8198 4 месяца назад +5

    fadlan walaal cidii aan laygta saarim soo saara kanaalka ogaansho
    waa codsi
    ilmaadeerayaal❤❤

  • @brilliabearti3754
    @brilliabearti3754 4 месяца назад +2

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد 💌

  • @Xirsiev
    @Xirsiev 4 месяца назад +7

    Jabuuti ba wli faransiis baa gumaysto😂😂😂

    • @STarzevinho
      @STarzevinho 4 месяца назад +1

      Yah❤

    • @djiboutitrendlight5793
      @djiboutitrendlight5793 4 месяца назад +2

      Somali o dhan aya gumaysi ku jirtaa hadi si lo firiyo Somali da Jabuuti 🇩🇯 ba free iyo safe ah

  • @Ibtizam1914
    @Ibtizam1914 4 месяца назад +5

    Wow m.a coming soon 1 million Allaha ku dhawro adiga iyo inta kugu xiranba

  • @mahamudmoali5731
    @mahamudmoali5731 4 месяца назад +4

    1M inshallah

  • @ARaysmahadRaage
    @ARaysmahadRaage 4 месяца назад +5

    Kusali nabigena scw

  • @kimu24june
    @kimu24june 4 месяца назад +4

    The message matters not viewers nor subscribers..

  • @m.galool
    @m.galool 4 месяца назад +3

    جزاك اللهُ‎

  • @BilanPpe-rw8yr
    @BilanPpe-rw8yr 4 месяца назад +1

    Qofki ugu horeeyay o ogaansho uhambaliyeyay🎉🎉🎉🎉❤❤❤ cawa 26 may 2024 998k bari inshaa allaahu 1M

  • @quluubta
    @quluubta 4 месяца назад +2

    Omerow rugcadaagaas adigu waxad dheertahay ma taqaaana
    Inaad islaam tahay❤❤❤❤❤❤

  • @abdulqadirdiiriye-jl8ed
    @abdulqadirdiiriye-jl8ed 4 месяца назад +1

    Walaahi cumar ishaaq waxaan kuudaaranay somalidayada intabadan nin uqalma baad tahay waxaad soogud bisona aytahay wax xaqiiqa oo kusaleesay waaqaca markaa lataagan yahay, saasaana kunoqotay, yuutuubarka ugu horeeya somalida , sidaas bayna kugu qanceen somalida, waxana kuleeyahay saaxiib hambalyo

  • @xaliimogeedi3204
    @xaliimogeedi3204 4 месяца назад

    Alle ha u gar gaaro rer qasa hambalyo 1m wllo

  • @Ozla252
    @Ozla252 4 месяца назад

    Hambalyo Hambalyo
    1m subscribers
    Cumar inshaar
    Ka badan ayaad u qalantaa 🎉🎉🎉

  • @mohamettdrahimahmet314
    @mohamettdrahimahmet314 4 месяца назад +2

    1m Insha allah comming soon 🎉🎉🎉

  • @SAM-2004-0
    @SAM-2004-0 4 месяца назад +1

    Inka yar 2k 1m coming soon❤❤❤

  • @MaxamedFaaraxKaahin
    @MaxamedFaaraxKaahin 3 месяца назад

    آللهم صل وسلم على نبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وأصحابه أجمعين ❤❤❤❤

  • @SuldanGeelle
    @SuldanGeelle 4 месяца назад +1

    1m coming soon

  • @MaxamedXasan-w3u
    @MaxamedXasan-w3u 4 месяца назад

    Coming month 1m I.a 🎉 ustaad cumar inshaaat😊

  • @abdikarimismail442
    @abdikarimismail442 4 месяца назад +1

    Asc Hambaliyo wlal haal miilyaan hooray usoco ogaansho ❤🙏

  • @CkariimRoonle
    @CkariimRoonle 4 месяца назад +1

    1 000 000❤ Hambalyo

  • @drladane3004
    @drladane3004 4 месяца назад +1

    One million will come soon insha,allah

  • @AbdullahiCadow-n3r
    @AbdullahiCadow-n3r 4 месяца назад +1

    Congratulations coming soon 1one million ❤️

  • @maxamedcabdikariin3610
    @maxamedcabdikariin3610 4 месяца назад

    Waad uqalantaa hal 1m iyo kabadan❤❤❤

  • @hananabdi8341
    @hananabdi8341 4 месяца назад +1

    Hambalayo 🎉🎉🎉 1 million subscribers ❤❤

  • @SaidBinYusuf
    @SaidBinYusuf 4 месяца назад +2

    1 million subscribers coming 🔜 u deserve more Bro 🎉❤

  • @Iyeypost
    @Iyeypost 4 месяца назад +1

    Umarow Allah kudhowro in badan ayaa video na qanciyo noo soo duubtey❤

  • @AXMATO_
    @AXMATO_ 4 месяца назад +1

    1M coming soon

  • @m.k.7788
    @m.k.7788 4 месяца назад

    Mahadsanid Mudane Cumar iinshaar

  • @maxamedcali3576
    @maxamedcali3576 4 месяца назад +1

    Saadaalin
    1 June iyo million insha allah

  • @Iimanabuukar-p4p
    @Iimanabuukar-p4p 4 месяца назад

    Wd u qalan taa wlhi wll qaali guuleeso

  • @abditajirali5702
    @abditajirali5702 4 месяца назад +1

    Allahu akbar

  • @bukhatir1454
    @bukhatir1454 4 месяца назад +1

    Wlaal waa arin muhiim ah in qofku marwalba diyaarsan yahay😊😊

  • @MUQDISHAAWI328
    @MUQDISHAAWI328 4 месяца назад +1

    Congratulations 1m cumar

  • @VibesVoyage14
    @VibesVoyage14 4 месяца назад +1

    May Allah reward you indr amin.

  • @abdiaziiz6097
    @abdiaziiz6097 4 месяца назад

    Manta waa ka xoga badan
    Hambalyo ustaad qimo badan 1m

  • @jestooletv5970
    @jestooletv5970 4 месяца назад +2

    1m bari suwax insha alaah

  • @SuldanGeelle
    @SuldanGeelle 4 месяца назад +1

    hanbalyo bro

  • @DeeqAbdikariim-fi2bq
    @DeeqAbdikariim-fi2bq 4 месяца назад +1

    Masha alah

  • @AmiirYasin-ko6qs
    @AmiirYasin-ko6qs 4 месяца назад

    Hamaplyo 1m Omar inshaar

  • @B20_News
    @B20_News 4 месяца назад +1

    Juquraafi & taarikhdii xagee gaysay kaliya siyaasad kuso uruurte balaadhi kanaalka

  • @QORAALSHOW
    @QORAALSHOW 4 месяца назад +1

    10000000❤ hambalyo omar inshaar alle haku sharfo wll❤

  • @NaajiAli-rx8pe
    @NaajiAli-rx8pe 4 месяца назад +1

    Hampalyo wll Cumar inshaar 1 m

  • @Derie10
    @Derie10 4 месяца назад +1

    Million gartaye well done 👏

  • @NajmoAbdi-fk3pb
    @NajmoAbdi-fk3pb 4 месяца назад +5

    2k lee kadhiman 1.000.000 I.n🎉🎉🎉🎉🎉hambalyo walaalkey

  • @HaashimMaxamed-uh9nu
    @HaashimMaxamed-uh9nu 4 месяца назад +1

    I.n 1m coming soon 🎉🎉

  • @qeysmohamed4215
    @qeysmohamed4215 4 месяца назад

    1milion hambaliyo ustaadkeyga

  • @khabylame8513
    @khabylame8513 3 месяца назад

    Caledonia🇳🇨

  • @shaafiyanomusic9599
    @shaafiyanomusic9599 4 месяца назад +1

    Congratulations 🎊 pro 1m

  • @maxamuudmaxamed8198
    @maxamuudmaxamed8198 4 месяца назад +3

    caawa seexan maayo
    ilaa aan 100000 gaadhayno

    • @mukhtaarciise2585
      @mukhtaarciise2585 4 месяца назад

      Inaadeer waynu is ognahee waad seexanaysaaye ciyaarta jooji

    • @maxamuudmaxamed8198
      @maxamuudmaxamed8198 4 месяца назад

      @@mukhtaarciise2585 i aamin weli waan soo jeedaa

  • @MahmoudMohamed-rw6ue
    @MahmoudMohamed-rw6ue 4 месяца назад +1

    Salalaahu calayhi wasalam

  • @cabdifataax2587
    @cabdifataax2587 4 месяца назад +2

    hanbalyo wllka

  • @Sakariye.cabdulahi
    @Sakariye.cabdulahi 4 месяца назад +1

    Hambalyo.ustad.1m🎉🎉🎉

  • @CumarDinix
    @CumarDinix 4 месяца назад +1

    HANBALYO USTAD

  • @rashides8960
    @rashides8960 4 месяца назад +2

    Kkkkkk mudane dal wali guumaysi kujira markad leedahay wax cajiibah yaan loo qaadanine
    Dhulka meesha kaliya ee xuriyada leh waa GAZA meelwalba waa laguumaystaaa

  • @gacalofficial4237
    @gacalofficial4237 4 месяца назад +1

    Omar maanta oo dhan baaan fiirinaayaa 1m lkn waa sx barnaaijyada badi si sharaf ah baad ku gali ayadoo wx laguugu sheegan xitaa taladeeda ha u tabaal dagin mahadcalinta waa caadi lkn sida dirisle abdi ha u waalan sida in janada lagu bishareeyey

  • @mohakarlos6351
    @mohakarlos6351 4 месяца назад

    Somalia 🇸🇴 wali gumaysi ku jirta

  • @nacimomoh9675
    @nacimomoh9675 4 месяца назад +1

    Ustaadka 1milyan waxyara uga dhimn plzzzz usaara oo 5 milyn gaarsiiya🏆

  • @Daaci.M.deeq5047
    @Daaci.M.deeq5047 4 месяца назад

    Ustaad cumar inshaar Allaha ku Sharfo wax badan Ayaan kaa faaiiday dhawaan waxaan kuu rajaynayaa 1M❤🎉🎉🎉

  • @adenharedomar9310
    @adenharedomar9310 4 месяца назад +1

    Jabuuti dadkii xornima doonka ahaa ee xusbigii mahamuud xarbi farah dad badan ayaa laga masaafuriyay lama oga xata innu halka geeyay lakinse ayaa ka shaqayn jiray new kalla dunniya

    • @Faatimaa345
      @Faatimaa345 3 месяца назад

      Mahamud xarbi soo muqdisho kuma dhiman school la dhaho jiro mahamud xarbi oo muqdisho ku yaal

  • @hodanmohamed2515
    @hodanmohamed2515 4 месяца назад +1

    hanbalyo,1000,hordha,ah

  • @samataraxmed3318
    @samataraxmed3318 4 месяца назад +1

    Wad ku mahad santahy Omar

  • @LEOABDALLA-fh5bs
    @LEOABDALLA-fh5bs 4 месяца назад +2

    France 🇫🇷 waa yahuuda ugu xun adunlka tuuga iyo Israel America 🇺🇸 UK 🇬🇧

  • @hodanmohamed2515
    @hodanmohamed2515 4 месяца назад +1

    مبروووووك،ا،اخي

  • @farhanmohamed4791
    @farhanmohamed4791 4 месяца назад

    Maasha allah waa macluumaad wax gal ah sxb inoo soo kordhi

  • @jama_jey
    @jama_jey 4 месяца назад

    Beri 1 million i.a

  • @Leomudi
    @Leomudi 4 месяца назад +1

    H❤❤❤❤❤❤❤thanks zxb

  • @CakashYare
    @CakashYare 4 месяца назад +2

    Ogansho big leģend❤

  • @AyaanleCabdi-nt4dy
    @AyaanleCabdi-nt4dy 4 месяца назад

    Runtii waxaan ka faa'iday arin muhim ah (waligaa wax ha dhayalsan)

  • @abdifatahaadan5972
    @abdifatahaadan5972 4 месяца назад

    Meesha france 2024 u socdaa insha Allah

  • @aminkasimlion757
    @aminkasimlion757 4 месяца назад

    Mansha allah wll cumar m. inshar abuu_faysal hambalyo kanalkena hormarkiisa wn ku faraxsannhy inata khayrka jcl, aslan qofka hdu dadalkisa alle kaashdo wuu gurta mirihiisa adna wd dadashay horay usoco kuleeyahay Wixi khad kaadhacayna ALLE (Swc)ha kuudhafo.
    Wll qaliya thy soo dhawoow Abu_faysal🖐🏾

  • @Kadermohamed-f8h
    @Kadermohamed-f8h 4 месяца назад +1

    Waa.in.dadka.yimid.laga.reebo.dadka.yurubiyaanka.lagareeb.foodka

  • @albustaan9771
    @albustaan9771 4 месяца назад +1

    Hanbaliyo 1m m.a ❤🎉

  • @Abdirizak_Hakim
    @Abdirizak_Hakim 4 месяца назад +2

    Omarow kaso hadal jasiirada kale ee biyaha Indian ocean ku taalo oo jasiirada Mauritius 🇲🇺 u dhow oo uu ingiriisku xooga ku haysto saldhiga ciidanka cirka na u badashay mowduuc noga soo suubi 😮 aaga biyahena ayuu gumeysigu wali kasocda Australia way ba fog tahaye 😅

  • @MaxameIbrahim
    @MaxameIbrahim 4 месяца назад

    Kusali nabiga scw.scw scw.scw scw.scw scw.scw

  • @ciisemuxudiin8663
    @ciisemuxudiin8663 4 месяца назад +1

    Hambalyo

  • @ARaysmahadRaage
    @ARaysmahadRaage 4 месяца назад +1

    Alxamdulilahi

  • @musababdijamal9556
    @musababdijamal9556 4 месяца назад +1

    Dhirigaliye baad nasiisay wallka ween

  • @WizzKhaliifa-ub4wz
    @WizzKhaliifa-ub4wz 4 месяца назад +1

    ❤ hambalyo wallka in ta in kabadan wa is ta hishaa

  • @yahyeali6249
    @yahyeali6249 4 месяца назад

    Congratulations my best teacher💯💫 1m

  • @cristiano07-x2f
    @cristiano07-x2f 4 месяца назад

    1m is coming

  • @babagemer3833
    @babagemer3833 4 месяца назад +1

    Congrats man

  • @AbiibCawale
    @AbiibCawale 4 месяца назад +1

    Nabiga_kusali ❤❤❤

  • @Usaame_cze_7
    @Usaame_cze_7 4 месяца назад

    Qofkasta oo Muslima Haku Saliyo Xabiibkeena Muxamed❤

  • @m.k.7788
    @m.k.7788 4 месяца назад

    Soomaalida Waa in Eey Tashtaan, Cadowgooda isku Diyaariyaan

  • @Raqiya-qe1fw
    @Raqiya-qe1fw 4 месяца назад

    Hampelyo 1m subscription 🎉🎉😊😊😊😊😊😊😊

  • @HamdanAden
    @HamdanAden 4 месяца назад

    Hanbalyo OMAR INSHAR❤🎉

  • @ox134
    @ox134 4 месяца назад +1

    1M caming soon

  • @yacineriksen
    @yacineriksen 4 месяца назад

    Vive la France Vive Djibouti 🇩🇯❤🇨🇵👏🏼

  • @MUQTAARHUSEEN
    @MUQTAARHUSEEN 4 месяца назад

    Thankz soo badi

  • @libanadaweh8949
    @libanadaweh8949 4 месяца назад

    salaam walaalka weyn cumar waxaan u baahanahay inaan kuu sheego ma kuu turjumi kartaa podcasts-ka Sheekh Yassir El Hazimi waxa uu sheekhu kaga hadlayo arimo muhiim u ah nolosha marka laga reebo aniga si fiican uma fahmin luuqada carabiga hada waxaan ahay dhalinyaro reer Jabuuti ah anaga waxaan u baahanahay in aan sheekhan waxaan rabnaa in aan turjuno waxa uu leeyahay ugu danbeyn waxaan kuu sheegayaa kaliya fikirkayga walaal aad iyo aad ayaad u mahadsantahay Waan ka xumahay haddii aad khalad u fahantay faallooyinkayga sababtoo ah waxaan sameeyay tarjumaad toos ah 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @warzamedia673
    @warzamedia673 4 месяца назад +2

    France hala yaabina wa idinko kale somaliland iney xoriyad hesho ma ogolidin wabase jazirad 250k ku noolyihiine

    • @Kaligeed-Amiirad
      @Kaligeed-Amiirad 4 месяца назад

      Kkkkk😢😂wllo isku mid beynu nhy xge nga aadeysan❤

  • @AhmedadanAli
    @AhmedadanAli 4 месяца назад

    Wax badan baan kaa faaiday Intaan kugu xidhnaa...
    Aljazeera ayaan kuu rajaynayaaa dhowaan Inaad weriye ja noqoto.....

  • @ayaanleyare5313
    @ayaanleyare5313 4 месяца назад

    Qaybta udambaysa ee wariyaha wax badan ayaan ka baranayna waxaa rajeena adigana inaad wax badan ka bartay oo Isla wayni iyo aqoonyahan u sareeya somalia aada isku arkin

  • @wadanichanal5318
    @wadanichanal5318 4 месяца назад

    Masha,alaah ustaad

  • @Abdirahman-uu6iq
    @Abdirahman-uu6iq 4 месяца назад +2

    Qeybta dambe muqalka faan iyo faatadhaq weeye sawir ka qaaday wa la kulmay waa la joogay dhiiragelin miyaa 😂😂

  • @anisoyareychannel12
    @anisoyareychannel12 4 месяца назад

    Asxabta ogaansho please isoo booqda please❤❤