Aabahii markuu dhintay ayaa naag gaalo MSF u shaqayso qadatay wiilkayga ana ma joogin qaxootiga ayaa

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 сен 2024
  • #Qalbiyo_Faraxsan #Qoys_Midaysan

Комментарии • 26

  • @Sahraomar-ln4hg
    @Sahraomar-ln4hg 20 часов назад +3

    wiil qurux badan bay wateen ilahayoow uga soo celi

  • @malyuunaxmed7459
    @malyuunaxmed7459 19 часов назад +5

    Laaxawla walaaquwata illaabillaah allahayaw qalbiga uqabooji hooyo macaan allahayaw usoonadceli yaarabbi😭😭

  • @ashawooo
    @ashawooo 17 часов назад +2

    Mamma illahaya ha ku sahalo Wiilkaga Rabin ha ku soo ifatimaya mamma

  • @aminasuleman9446
    @aminasuleman9446 12 часов назад

    Illaahay ha kuu soo dhaweeyo wiilkaaga hooyo somaaliyeed amiiin amiiin yaarabi

  • @niciimaabdilaahi652
    @niciimaabdilaahi652 22 часа назад +3

    Allah ha u so sahlo

  • @fatumaali5834
    @fatumaali5834 21 час назад +3

    Ilahow usosahal wiilkeda oo nabada ya allh

  • @degan4
    @degan4 17 часов назад +1

    Allaha kuu soo dhaweeyo hooyo macaan❤❤❤❤

  • @ZeynabNoor-md3uz
    @ZeynabNoor-md3uz 21 час назад +2

    Meel dhow Allah ha ooga sahlo wiilkeeda

  • @shugrimohamedAli
    @shugrimohamedAli 18 часов назад +2

    Ilaahow u soo sahal

  • @fadumojama22
    @fadumojama22 15 часов назад

    Ilahow uso dhowe amiin

  • @FariyoDirshe
    @FariyoDirshe 14 часов назад

    Ilaahey ha u sahlo ya rahman

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 15 часов назад

    Allaha kuu sahlo Mamo. Waad heli bi idni laahi kariim. 🤲
    🤲 🤲 🤲

  • @Ruuney-te6xl
    @Ruuney-te6xl 4 часа назад

    Ilaahow u sahal wiilkeeda o nabad qaba

  • @salmasalmaaliomar996
    @salmasalmaaliomar996 15 часов назад +1

    Ale hausahlo hooyo wilkeda😢😢😢😢😢

  • @farhiyaaadan3903
    @farhiyaaadan3903 4 часа назад

    Illaho sifudud igu soosahal hooyadan wiilkeeda

  • @MahadiidlejaamacIidlejaamac
    @MahadiidlejaamacIidlejaamac 4 часа назад +1

    Gaadsanow sheergareeya

  • @hawaali8830
    @hawaali8830 19 часов назад +5

    Eedo muumino alle wiilkada haku so dhaweeyo nin adeer u ah u ay mamada qabay ayaa kaxaysty wilka asago dhowr iyo toban jira markuu odaygii geeriyooday wilkii oo xanunsan gaalada caawinaysay dadkii so qaxay ayaa wiilkii la weerty haben ba gaaladii laso weeraray marka intii dhimaty wey dhimaty lkn wilka nagta haysaty may dhiman diyaarad ayaa loo so diray intii nooleed haben madoow ayaa laqaaday ayaa la yiri naagtiina sidaas ayey wilka ku wadaty

    • @IsmahanOmar-t9b
      @IsmahanOmar-t9b 4 часа назад

      Galadaas way dadaleen lakin wadan eey ka yimaden mala yaqaanay?.

  • @foozia426
    @foozia426 15 часов назад

    Subxaanalaah ilahay how soo fududeeyo wiilkeeda hooyada insha allaah ❤

  • @hawafarah2410
    @hawafarah2410 2 часа назад

    Alaha usahlo insha alah

  • @SiciidoCalimaxamuud-r9i
    @SiciidoCalimaxamuud-r9i 22 часа назад +3

    Ilaahay hausooceliyo

  • @HassenMohamed-zm4tx
    @HassenMohamed-zm4tx Час назад

    Allha kuso dhaweyo mamo

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 9 часов назад

    Non wax garanayo ayu ahaa allaha sahlo

  • @farhiyaaadan3903
    @farhiyaaadan3903 4 часа назад

    Asc

  • @mrsocotraisland1939
    @mrsocotraisland1939 13 часов назад +1

    hooyada hada inteey nooshahay DNA halaga qaado

  • @shukrinoah3987
    @shukrinoah3987 6 часов назад

    Ilaahow u soo Sahal wiil keeda mamada