Arimaha youtubka | xageen ka keenaa muuqaalada | calaamada saxda ah

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 26 окт 2024

Комментарии • 457

  • @ogaansho
    @ogaansho  6 лет назад +288

    calaamada saxda ah muuqaalada qaar iyo commentiga ayay ka muuqataa wali si dhamaystiran ugama soo muuqanin kanaalkaan ogaansho

  • @abdisomalitv9542
    @abdisomalitv9542 6 лет назад +16

    Omar jasaka allah walal
    Sida fiican aad ugu faa'idayso
    Bulshada somaaliyeed 🔥

  • @Arabianseaholder
    @Arabianseaholder 6 лет назад +7

    masha allah thank you brother wlhi wax badan baa lagaa faaidaa

  • @subeir3498
    @subeir3498 6 лет назад +3

    Somali youtubers ,Ogaansho is the best one... horey u sco zxp😎

  • @RaadMedia
    @RaadMedia 6 лет назад +1

    Mahadsanid Ogaansho show iyo Mr Omar Inshar

  • @smartadams5153
    @smartadams5153 3 года назад

    Thanks mr cumar, muqaal faaido badan

  • @abdifataxmacalin2949
    @abdifataxmacalin2949 6 лет назад

    OGAANSHO waannu ku garab taagannahay walaal Omar hubaal waxaa kaa daacad ah inaad bulsho-weynta Soomaaliyeed u soo gudbiso aqoon inta Rabbi ku baray taasaana keenaysa mar walba inaad horumar xawli ah ku tallaabsato.... Masha Allah

  • @ahsaabproduction3717
    @ahsaabproduction3717 6 лет назад +1

    Masha allah sxb omar juhdi badan kadib wax ku guuleysatay dadalkadii wadna ka mira dhalisay waxana ku leeyahay hambalyo siina wad dadaalka

  • @caaqilbille1205
    @caaqilbille1205 6 лет назад

    Shukran al ustaad cumar malin uun sidaan wan noqon donaa insha allaah

  • @TechnicalSchoolTech
    @TechnicalSchoolTech 6 лет назад +2

    *Thanks Akhi Omar*

  • @suheybahmed6580
    @suheybahmed6580 6 лет назад

    Mahadsanid Ogaansho aadbaan idiinku mahad celinayaa walalaalayaal

  • @somalia_speaks5366
    @somalia_speaks5366 6 лет назад

    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah ruclips.net/user/garasho thanks omar inshar

  • @Saudi_Arabia_XD
    @Saudi_Arabia_XD 6 лет назад

    mahadsanid macalin Fadlan soo booqo channelkeen subscribe saar si aan waxa badan idin kuku soo gudbino mahadsanidiin

  • @hassankeeyeditor8815
    @hassankeeyeditor8815 5 лет назад

    asc mudane Omar inshar waxaan rabaa inaad iga haqabtirto sida aad muuqalada isugu keento mahadsanid
    magacaygu waa xasan shiikh cali

  • @aqaadirkhaliif7653
    @aqaadirkhaliif7653 6 лет назад +1

    Horrumar wacan aad baan ugu faraxsanahay guusha aad gartey mudane horey usoco

  • @alizilver3779
    @alizilver3779 6 лет назад

    Congr Congr sxb
    HAMBALYO Runtii waa arin aan kuwado faraxnay .
    Kuwa cobyga sameeya soo naga dayn maayan Tuugnimada

  • @maxamedibraahimxasanmaquus5741
    @maxamedibraahimxasanmaquus5741 6 лет назад +1

    Mahadsanid Ogaansho

  • @abdiasisabdullahi6796
    @abdiasisabdullahi6796 6 лет назад

    Maashalalh wallaky omar horumar wacan 100k in kabadan ayaad istaahisha inad hesho .

  • @maxamedyasin2287
    @maxamedyasin2287 6 лет назад

    Wll omar waad ku mahadsantahay
    Muqaalada aad soo galiso
    Ee ka hadlo nolasha
    Waana muqaalada aan xiiseyo oo waxa ay wax ka badaleen nolosheyda iyo sidii shalay aan u fikirijiray
    Iyo kan maanta hora u soco wll waxan gaarin doona 1m iyo wax ka badan
    Insha allah

  • @marwaanhg7637
    @marwaanhg7637 6 лет назад +3

    MASH alh Hambalyo
    Wad uqalanta 100K Iyo wax ka bdn

  • @hilmahapy1539
    @hilmahapy1539 2 года назад

    Mansha allh cumar waxad thy dhiri gali yahayga thanks wllo

  • @muparickmohmeth3377
    @muparickmohmeth3377 6 лет назад

    cumar wll inta badan ma la arko dadka kanalaadooda heersare kagaaro muuqaalada fdln ula jeedadeeda waxa thy inaa inaa na isku keen bartd qatar inaa jogto oghynhy iskuulkaa ka soo baxday tnks

  • @xassanaadansheikh1942
    @xassanaadansheikh1942 6 лет назад

    masha allah wll qali ah allaha ku dhowra ruunti wax wax badan ka badashay nolosheyda wllhi marki igu horeysay waxan dawada merayasha wllhi ruunti wan oyey waxan si fcn u ogaday qadarta alle ka dib salad hal waqti xita ima dhafin wllhi waxan aminsanahy inay chanalkada dad badan allah ku xirmin markay dawaden waxan allah ku weydina inow janada kugu bishareya

  • @ceebla2687
    @ceebla2687 6 лет назад +1

    Hambalyo wlky naga wayn si niyadsami leh ugu faraxsanahy gushada 😍😍💯

  • @garaadosmaan5036
    @garaadosmaan5036 6 лет назад

    Walal anu waxan anu chanelkaga wan kuxidhanahy in mudo ah run ahaanti waxa an layabay een iswaydiyo waxa kamida inan kumashqulo codaga ama sida aad waxan usodubto horta masha allah allaha kubarakeyo codkan fasexa ah hory usoco wlaal un badan

  • @cabdicasiismohamedshiil5022
    @cabdicasiismohamedshiil5022 6 лет назад

    Wlky omar inshaar waan kugu fanaa
    Legend ninweyn hore u soco wlky waxan kaa codsana inaa wax ka ogaado east turkaministan wadan kaas

  • @HiigsiTech
    @HiigsiTech 6 лет назад

    Aad ayaan kuugu mahad celinayaa walal cumar sida aad noogu soo gudbiso warbixinada qiimaha leh

  • @ahmed01010.
    @ahmed01010. 6 лет назад

    Hambalyo hambalyo hambalyo
    Waxaan kuugu hambalyaynayaa
    Omer guusha iyo koboca aad gaadhayso
    Guushaadu waa taayada
    Go forward zhp

  • @maxamed9735
    @maxamed9735 6 лет назад +3

    Thanks teacher

  • @ibrahimbashaar9593
    @ibrahimbashaar9593 6 лет назад

    Shukran inshaar

  • @mumiin77
    @mumiin77 6 лет назад

    Mansha Allah Cumar inshar
    Hore uu soco

  • @maxamedqeys1238
    @maxamedqeys1238 6 лет назад

    Masha allaah waxaad thy qof jecel wuxuu fahmo inuu gaar siiyo umada kale waad mahadsanthy

  • @M0-SIMBA
    @M0-SIMBA 6 лет назад

    Tnx wll mahadsanid omar mahamed inshaar wll qali ah 😍🙌🙋

  • @f.cbarcelonafansclub3841
    @f.cbarcelonafansclub3841 6 лет назад +2

    Masha allaah omar mahamed inshar

  • @MariamHaaji-w8p
    @MariamHaaji-w8p 8 месяцев назад

    1m coming soon🎉 fv youtube omar.

  • @footballnews4056
    @footballnews4056 6 лет назад

    aad bad umahd santay omar bulshada kaalin wayn wayn ayaad kaga irtaaa sii wad walaal ilaahay hakuu fududeeyee...

  • @mustafegagaale4768
    @mustafegagaale4768 6 лет назад

    aad ayaad umahad santahay sxb horumarka kanALKU gaadhayna aad ayaan ugu faraxsanahay waxyaabo badana waan kaa faa,iday gaar ahaantay

  • @feysadegan2030
    @feysadegan2030 6 лет назад +1

    ALLAH YA CISAK BRO DADKI REER RUclips NA WAD U FAIDEYSA 👏

  • @somalixpressproductions5845
    @somalixpressproductions5845 6 лет назад +3

    Thanks #Ogaansho Horaay Usoco bro

  • @Ahmvdov
    @Ahmvdov 6 лет назад

    Hore u soco Macalin Omer Inshar

  • @ibrahimaraxay3161
    @ibrahimaraxay3161 6 лет назад +1

    mahadsanid sxp.

  • @axmedkachannel2499
    @axmedkachannel2499 6 лет назад +3

    masha Allah sxb sare Omar inshaar hormar wacan sxb

  • @haweeyajama7156
    @haweeyajama7156 6 лет назад +1

    mashallah mabruuk omar inshar

  • @AhmedOmar-tb9ke
    @AhmedOmar-tb9ke 6 лет назад

    thanks Omar from England

  • @alidaahirqoorsuul2201
    @alidaahirqoorsuul2201 6 лет назад +2

    Kusoo Dhawaw Chanlkeyga RUclipska
    Fadlan Hadii Aad Tahay Taageeraheyga
    #Subscribe Saaro Chanlka

    • @Lamahurantv
      @Lamahurantv 6 лет назад

      Iidle Yare Adna kuqabo subs. Kuu saaraye

  • @Yasinhabas
    @Yasinhabas 6 лет назад

    ASC sxb mcn wlhi wax badan ayaan Ka faidne Allah Ka rali noqday

  • @AbdirahmanDerajo
    @AbdirahmanDerajo 6 лет назад +10

    Mahadsanid masuul. dadkii comment ka uun bay ku soo ordayaan iyagoon daawan muuqaalka kkk

  • @jamahared14
    @jamahared14 6 лет назад

    Mahadsanid walaal Omar

  • @durre1069
    @durre1069 3 года назад

    Thnks wllll Omar wadna ku mahadsantahay

  • @fatimavlogs1234
    @fatimavlogs1234 6 лет назад +3

    Mahadsanid

    • @Lamahurantv
      @Lamahurantv 6 лет назад

      waano & wax sheeg Walal Subs. Waan kuu saaraye Adna ku qabo plz.

    • @fatimavlogs1234
      @fatimavlogs1234 6 лет назад +1

      Ok wll thnks

  • @aqoonxasuusin8763
    @aqoonxasuusin8763 3 года назад

    Masha Allah thanks my dear brother

  • @aqoonbile5414
    @aqoonbile5414 6 лет назад

    #hambalyo walal omar inshar tadalkaaga halkiisa ka sii wad mahadsanid

  • @wanaagjecel7651
    @wanaagjecel7651 6 лет назад +2

    Bahda ogaansho ku xidhan dhamanntiin waan nisalaamay

  • @cmcqabiirsports8760
    @cmcqabiirsports8760 6 лет назад +1

    maasha allaah cumar

  • @suhaybahmed6427
    @suhaybahmed6427 6 лет назад +2

    All channels are you leader

  • @anisahassan6449
    @anisahassan6449 6 лет назад

    Masha allah hambalyo wallky omar

  • @Hon.mustafe
    @Hon.mustafe 6 лет назад +35

    Magac waa la qaadan karaa lkn qofka wax tarkiisa lama qaadan karo

    • @abraarimages1269
      @abraarimages1269 6 лет назад +1

      mustafa Honest bro SUBSCRIBE igu cawi mahadsanid

  • @abdifatahsiad825
    @abdifatahsiad825 6 лет назад

    mansha Allah hambalyo koxda #ogaansho hor usoctha

  • @deeqadaganfimay4041
    @deeqadaganfimay4041 6 лет назад +1

    Maanshallh hore usco wall adaamudan

  • @mustafemaygaag
    @mustafemaygaag 6 лет назад

    Hanblyo hanblyo ogaansho hormar wacan cumar irshad

  • @inabaazhe7823
    @inabaazhe7823 6 лет назад

    faaido aan kahelnaa Wallo guuleyso abidkaa

  • @baanaalibaana4498
    @baanaalibaana4498 6 лет назад +2

    Walaal omar inshar ma aragno sawirkaada marka si aaan dadka kaaaga barano barnaamij aad toos ugu jirto nooo sooo diyaari
    Mahad sanid wll omar inshaar 100%

  • @hamzikibrahimi9944
    @hamzikibrahimi9944 6 лет назад +1

    Mahadsanid walal

  • @moAli-fc3hi
    @moAli-fc3hi 6 лет назад

    Adaa mudan walaalkeey cumar alle haku dhaafo

  • @najmajaamachassan4524
    @najmajaamachassan4524 6 лет назад

    hambalyo hambalyo hambalyo waad mudantahay channel ka uku wanaagsan

  • @jomaomer3948
    @jomaomer3948 6 лет назад

    Omer inshaar Taageere buuxa kuu naHaY brother❤❤

  • @liibaandowski9236
    @liibaandowski9236 6 лет назад

    Sxb waad kabaxsatay Omar inshar tnx inbadan

  • @fawzaanmedia4950
    @fawzaanmedia4950 4 года назад

    Cumar wxn kaa cod sanaynaa inaad so galiso hal ama laba video provisional ah kuwaas oo ku saabsan samaysashada RUclips channel waayo wxn ogahy dad badan o hal abur buuxa le oo ubahan tusin kaliya blz wll Omar so gali insha allah mhd sanid

  • @Hadyad1
    @Hadyad1 6 лет назад

    BRO hambalyo waad uqalantaa maasha allaah noolaw.

  • @abdisamad3020
    @abdisamad3020 6 лет назад +2

    hampalyo hampalyo hampalyo kanalka oganaasho horay usisoco guul ayaan kurajeyneyna marwalba waad mahad santahay kanalka ogaansho waanku tageera fadlan barnamijka noso badi

  • @Fodcade-Forever
    @Fodcade-Forever 6 лет назад +1

    Jazakallah

  • @muxsincade3371
    @muxsincade3371 6 лет назад +1

    Thnkz bro wakutageraa nolow

  • @Loner-z2m
    @Loner-z2m 6 лет назад

    Walaal cumar inshaar Mahadsanid

  • @muhammedabdirizak7560
    @muhammedabdirizak7560 6 лет назад +1

    Omar inshar sxb mcn aad ayan ku taagera muuqaladadane aad ayan ola socda marka wxan ka codsani laha oo adigane dan ey kugu jirto o subscribe badan aad u hesho dad kane in badan ey kaga faa'ideystaan clip ya yar-yar noso diyari oo jogta eh waxana u arkey iney tahay sida ogu wanaagsan aragtideyda ayan ila iyo hada ka hadli haaya mahadsanid

  • @abdishakuromar9542
    @abdishakuromar9542 6 лет назад

    Horumar wacan ayaan kuu rajenayaa guleeso waligaa

  • @elyazelyaz1347
    @elyazelyaz1347 6 лет назад

    Masha allah omar inshar✌🇸🇴🇩🇯🇸🇴🇩🇯

  • @qoojechannel9416
    @qoojechannel9416 6 лет назад +2

    Walhi sxp waxaan ku fikiraba waad ka hadasha allaha ku dhaafo halyey

    • @Lamahurantv
      @Lamahurantv 6 лет назад +1

      AQOONSO CHANNEL Subscribe waan kuu saaraye adna saar wll.

    • @qoojechannel9416
      @qoojechannel9416 6 лет назад

      KUNASO CHANNEL ok sxp sare aan isla shaqeeno

  • @ismailguduudle3329
    @ismailguduudle3329 6 лет назад

    hambalyo Allah hakubarageyoh kanaalkaaga #Omaar

  • @kooshincabdullahi7138
    @kooshincabdullahi7138 6 лет назад

    Mahadsanid wiilow

  • @amranabdullahi6661
    @amranabdullahi6661 6 лет назад

    Boqol Milyan baan kuu rajeyn waana hubaa in maalin un Chenel keenu gaari doono, Ogaansho for ever wlhy waan kugu faana wlal
    Guulayso goor walba wlalkeen 😍

  • @abdullahisahal3567
    @abdullahisahal3567 6 лет назад

    Wll mahadsanid sidoo kale.

  • @kheybarchannel4583
    @kheybarchannel4583 6 лет назад

    adi mudan omar aad iyo aad u mahadsantahay

  • @osaamasharif8810
    @osaamasharif8810 6 лет назад

    Mahadsanid wlaal 1m insha allah

  • @aqbaltube1410
    @aqbaltube1410 5 лет назад

    Tnx mcalin horey usoco

  • @WAAHEENTV
    @WAAHEENTV 6 лет назад

    shukran wll wax badan ayaan ka faa,idey

  • @ibtisammohamed4452
    @ibtisammohamed4452 5 лет назад

    Ilahy hakuu daayo codkaga qurxan mhdand in badan lkn xageeen kaaa helaaaaa emalikagana jwb kama haayeeee wllo Omar

  • @abdalleabdirashiidmohamed5886
    @abdalleabdirashiidmohamed5886 6 лет назад +1

    mncha allah pro hory isiii soco 😍

  • @c.raxmanxasan7815
    @c.raxmanxasan7815 4 года назад

    Msh alh guul wacan ogaansho

  • @abdifatax707
    @abdifatax707 6 лет назад +2

    mashaaa allaah cumar daacad ayaatahay

  • @waayahaaduunkachannelwaaya8099
    @waayahaaduunkachannelwaaya8099 6 лет назад +1

    Channelka ogaansho sfcn ayàn ugu xidhanahay wllhi wax badan baan ka faaiday

  • @abdirashiidhasanabdi7020
    @abdirashiidhasanabdi7020 6 лет назад

    Omar wad mahad San tahay
    Barnaamijyadaada qurux da badan

  • @sahanka97
    @sahanka97 6 лет назад +4

    Mahadsanid wll cumar runtii arrimaha youtubeka adaan kuu daba fadhiistaa

  • @Goahead-v3d
    @Goahead-v3d 5 лет назад

    Mahadsanid waxad u hoolantahay sida aad dadka ku gaarsiin lahayd waxyaabaha ay danaynayaan marka sidaa awgeed mahadsanid

  • @felalkabod7997
    @felalkabod7997 6 лет назад +5

    Maasha alaah

  • @abdullahiabukar81
    @abdullahiabukar81 6 лет назад +8

    Adiga mudan walalkey qaaliya

  • @ummijannahduniya450
    @ummijannahduniya450 6 лет назад

    Masha allah Wallkey Xafidullah
    Hambalyo hora u Soco

  • @iamabdorahman5910
    @iamabdorahman5910 6 лет назад +3

    masha Allah wan ujeeda calaamada hanbalyo 👍

  • @bashiirdesigns3298
    @bashiirdesigns3298 6 лет назад +2

    Waxaan ahaa qofka ugu horeeyey ee muuqaalkaaga daawado

  • @xassandhidar4699
    @xassandhidar4699 6 лет назад

    Hambalyo hambalyo go forward omer we are really very proud for your progress, your programs are very constructive we are creating for you from borama

  • @farhanhassan5157
    @farhanhassan5157 6 лет назад

    SXP 1 MILLION AYAAN GAADHAYNAA INSHA ALLAH