Geesi inkasta oo somalidu runt cuncun ku qabto, ragbaa jecel markaad samaroontahay isaaq wanaag ka sheegto inay kaa dhaadhiciyaan in aad isaaq xininyo usalaaxayso waayo wanaaga iyo nabadda aad ku wada nooshihiin bay ka xunyiin
wixi maskaxdada ku jira umada hawla imaan rayi uleyahay hadu sheego qofku maxaa adi kaala socda ha anba samaron ban ahay cidwalbana wanag iyo xuman wa ku jirta wanagana badan e edab darada umada kala tag ina umad muslima nahay ayaan waxwalba ka wayn waynuna ku midobi diid ama dood😅@@ShamsadinHaji90
Aadan sahan run ahaantii nio abaal baan kuu hayyaa oo waxaad I bartay maansooniyadi waxay thy haddaan afka reer burco kuhadlana indhahaad ii kala qaadday aqoon ahaan anoon maansooniyad ba aqoon waxaan jeclaan lahaa bandhig kooban in aad burco ku qabato oo mawduucaa kahadlaya iyo qaabka ay dawladaa u dmiyyaan qolyahaasi illeen sidaynnu ognahay madaxdeennu waa waaxda fulintee يونس عبد الحكيم علي جزاكم الله خير الجزاء
Naa cidna idinma daba socoto daroodna kuma yaqaan adigaa hada dhulkooda ku haysta oo dhulbahnte lagaa kari wayey kadaba hadh oo dhulkoda ku haysta bal sheeg cid dhul aad ledahy kugu haysata alshababka lagugu shegayana dee af baa ledahye caydaba waad ka adagtihiine intiina badana is difaac oo hadal lkn qabiil aan isba is aqoon oo somaliya oo 18 gobol ah 9 gobol daga dusha ha uga bixin
@@samsammaxamed2753xadka mara buuhoodle ee itobiya iyo somalia kala qaybiyey ee dhulbahante degaankiisii kala qaybiyey waxa jeexay ingiriis xadka yoocada mara ee somaliland British iyo somali Italy waxa jeexay ingiriis lkn kan buuhodle mara waad ogoshay kana waad dafirsantay adoo diidan somaliland inay dowlad noqoto
@@samsammaxamed2753 siilow dhul isaaq laga haysto Manta ma jorto lkn dhul darood laga haystl way badan tahay ceerigabo ugu dambaysay sida harti u xasuqay darood wa dadka kaliye Ethiopia iyo Kenya Kala adoon sato ee wali fanaya
@@samsammaxamed2753 siilow dhul isaaq laga haysto Manta ma jorto lkn dhul darood laga haystl way badan tahay ceerigabo ugu dambaysay sida harti u xasuqay darood wa dadka kaliye Ethiopia iyo Kenya Kala adoon sato ee wali fanaya
@@Shamso697 vedio awow gay waan udaray wana ku qasbay inuu bilow ildhamad dawado baln Lagaly Lkn vedio markuu dhex marayey igu dhahay nin kaan waa nin cuq dadeysan iga bax Adan Sahan fikirkas wan Amin sana inuu iga sii bixi rabo umaleyna Lkn dad badan wan ka warey San I.sh
Is waydii marka aduunyadu noosoo jeesato ma anagaa iskaga ciyaari lahayn ictiraafka hdanu nahay shabab shly marki lascanod dagalka laga riday wa marki maraykan u cidanka bada somaliland rabay in dhoola tus la sameeyo@@idaacadadadweynaha1856
Aadanoow saaxiib Faarax macalin waa halyeey wlhi soomalida markasta wuu garab istaagaa mida kale hoogaamiyaashii ugu saamaynta badnaa ee xarakada soo mara isaaq bay ahaayeen midaas ayaa sababtay in soomalida ay beesha u tuhmeen
Idinku ma looma ooyan ba tihiin midkle rag ba ilahy idinka dhigee mad iska dhicisaan afarta nine isaqa intad ku marmarsiyoonysan ileen isaqo dhani idinkumaso duline Hadad nafleedin oo waxa idin qarxinaya ka danqanysan ma madaxba ka dhigan lahyden bilaaa dood
Isaaq markaa ma koonfur buu dagaa waqooyi buu dagaa waxa wax qarxinaya ee dilaya waa wilashinii maad iska qabatid nin aan degaan kula ahyn aan ku maamulin baad leedahy isgaa iqarxiya koonfur waxa gubaya waa dulmigashy 91 ay ka gashy dadkii muqdisho dagana iyagoo maalkodii iyo dhigoodii banaysty oo qabiil ahaa u ugaadhsanayey dib ha isugu noqoto oo dadkii ay dileen oo maalkoda ka dhaceen cafis ha waydisteen dhibkay gaysteen ayaa illhy caruurtoodii ku saliday ay xaraanta siyeen
Wlhi dadka qaarba sidaasa anba intaan sheekada si degan u bilaabo ayuunbaan is arkaa anoo ku lisaya markay kululaato, markaa xitaa haduu isku dayo inaanay suurto gal ahayn baan u malaynayaa mawduucyadan caadifadaysan markuu ka hadlayo inuu emotionkiisa wiiqo
maxaad rabtaa inu ka aamuso duulmiga lago haayo dadkiisa iyo dalkiisa maha wuxu keligii is waydiiyo maxay u sheeg shegaan ka isaaq kuwa kale ee qabilada kalaba ma sheeg shegane waa waxaanu is waydiino markasta dhagaraha iyo xumaha nalalala daba socdana indhahaanu ku haynaa wixi xuman nala jeecel ilahay ha jeebiyo
Wll intan laydin tusay ee lagu dhahay maamulka isaaq uhaya alshabaab ayaad argtay ee kuwiina madaxda ka ah alshabaab swtan ishu dul murayso een la arkaynba
@@NimcoFf hadanad isaaq ku tasbiix san ma Nolan kartan 😂😂 qabilo anan xata aqoonba isaaqa haya naa orod akhiradada u tudho irsaqaga waxa xidhaya denbiyo aad dad anad aqoon ka gashaye manta ka haraw laydinma odhan na dhiga waad yabantihin rer ad afka ku baladhiseen bad baraten
Waxaan ahay nin dhalin yara ah oo reer koofur ah aadan sahan Wallaahay ma jiro qof social media ku jira oo aan aadan sahan ka jeclahay aadanow dhalinyarta soomaaliyeed way kuwada jecelyihiin walaal sidaa ogow cimrigaagana allah ha inoo barakeeyo.
khadaroow 1.ragga isaaq ee argagixisada noqday markoodii hore bay ahaayeen dad caan ah oo bulshada saamayn ku leh, oo kolkii hore waa lahadal hayn jiray. Iminka oo ay shayaadiin noqdeen na arintoodaa alamtara soo dhaaftay. 2. Deegaanada ay kasoo tageen(waqooyiga soomaaliya) waa kuwa aad uga fog dhulka alshabaab ka taliyaan ee koonfurta soomaaliya, markaa badi ma jiraan dad masaafo dheer oo intaas le'eg soo jaro si ay naf u jaraan. 3. Isla jeerka ay ku biiraan waa kuwa aan noqon oo kaliya xaabo la shito iyo askar isqarxisee, waa kuwa haddiiba fanta figta sare ee kooxda. 4. Waa dood jaban in alshabaab lagu shaabadeeyo qabiil gaar ah, oo argagixisnimadu waa fikir u furan qof kastoo ku qanca 5.badi dadku( ani kuma raacsaniye) waxay aaminsan yihiin in soomaaliland ay iska soo xawisho fikirka xagjirka ah ee wax jeelaynaya aqoonsi raadsigeeda u badan inuu yahay dhaan dabangaale!. Halka kaliya ee ku haboon inay u dhoofiso qalalaaso aan dhamayd lahayn na waa koonfurta ka hortaagan aqoonsi. Tan waxay uga gol leeyihiin inay dunida kale ugu sheekeeyaan koonfurtu waa dawlad faashil ah ee dee maga gooya. 6. Madoobe iyo Roobow way ka baxeen kooxda oo dadkooda bay dhinac ka raaceen, oo iminka khatar toos ah kuma ahan muwaadinka soomaaliga. Ma hayno qof ka yimid waqooyiga oo baraare ka yiri waan soo fikir noqday. Dood baan ka qabaa madoobe iyo roobow sax ma tahay in lagu abaal mariyo maqaamo sare iyagoo ku eedaysan dhiig iyo gumaad ula kas ah.
War sxb aacda jooji isaaqa kujiro alshabaabka 4aas bas maahn ee hadalka dhaaf sidoo kale waa kuwa kaa cilmi badan kaa aqli badan kaa ixtiraam badan kaana diin iyo dadnimo jecel I.a markey guuleestaan baanu arki doona dadka laiska Bari yeelo madowlad islaami baa mise dad federal ah
Ilaahayow ninkanookale hanoowayin Ustaad mahadsaniid inta nabartay🎉
Waxaan kaa soo salaamayaa Buuhoodle sxb isaaqa arrintan waa looga gardaran yahay
Mahadsanid inabti ❤
Abti mahadsanid.
Mahadi korkaaga abti ❤❤
Horgal comment
Warhaa zxb ISAAQ waa nagula gafayaa dhinac walba Waxa nalaleeyey ISAAQ waa Al,shabab waa daacish waa Argagixiso. Xitaa hadii aad,eegto markii aanu bada Berbera kireenaynay waatii Somali oodhan ayqaylisay oo ay lahaayeen ISAAQ waa Somalidiid Xasan sheikh iyo Xamarba waatii laga lahaa badeenu iibmaaha Oromo Iyo Amxaar marabno watii lalahaa maanta Xasan sheikh badii waa uu,ibiyey cid,hadlaysa miyaad Aragty. Doorashadii nooqabsoonty Wasiir irimaha dibada Xamar Fiqi waakii talaabo kala hortagay diblumasiyiinti iyo Kormerayaashi caalamka kasocday ee dorashada caalamka uban dhigayey uuna dacweeyey.
Wax runta isku sheega Soomaali Oo Dhan Isaaqbaa Jira , From Samarooia
@@Mucaadclothmiyay ku foorariyeen waadiga laankooda ka hadlaye khaniisyahowni 😂
@@Mucaadclothrunta iyo xaqiiqada iyo wanaagga qofka dhawra somaalidu cuncun baa ku dila waayo adigaaba tusaale ugu filan
Geesi inkasta oo somalidu runt cuncun ku qabto, ragbaa jecel markaad samaroontahay isaaq wanaag ka sheegto inay kaa dhaadhiciyaan in aad isaaq xininyo usalaaxayso waayo wanaaga iyo nabadda aad ku wada nooshihiin bay ka xunyiin
@@ShamsadinHaji90 quruxeey farac uma lihi abaarso kama soo jeedo libaaxyo Alle iga beeray dhulbahante kasoo gudba kadib wada hadleena
wixi maskaxdada ku jira umada hawla imaan
rayi uleyahay hadu sheego qofku maxaa adi kaala socda ha anba samaron ban ahay cidwalbana wanag iyo xuman wa ku jirta wanagana badan e edab darada umada kala tag
ina umad muslima nahay ayaan waxwalba ka wayn waynuna ku midobi diid ama dood😅@@ShamsadinHaji90
War ninku xiniinyo cadaaa Rabbi ha iikaadaayo wiilka adeerkay iidhalayawo aadan khadan cali noolow inader gacaliye ❤❤
Najaxyusufxasan
Kan aderka maa dhaley wa doqon uqdadesan inna adeerla an batahy raadso mid ka fican kan wa ku qasaarteye😊
@MaleykaGabane kan khasaare male huune wax kale mahaysaa hhhhhh
@NajaxYuusufxasan
Khasaro hadadan aqoon qof daman baatahye ha ku macanato rer afkanoole
Aduu kaalin nooce yaad dadka ugu jirtaa markaad khasaaraha ka hadleyso, isku xishooyo ninkan comments ka uga bax, adigaa soo doonanaya adigaa wax ka sheegaya, CEEB @MaleykaGabane
Tolweynaha reer sheikh isaxaaq waa reerka soomaalida ugu gobsan uguna tixgelin badan ilma ay gabadhooddu dhashay soomaalida dhexdeeda wallaahay.Abtiyaashay reer sheekh isaxaaq waa gobta soomaaliyeed.maxaa yeelay anigaa kusoo dhex koray kuna arkay wanaagoodda.
Wallaahay baan cidin iga dhaadhicin karin isaaq baa waxaas ah.
From wiil absame ah oo jidwaaq eh oo reer jubbaleen ah.
Abti Noolow♥️
Gulayso habo❤
Inabti ❤
Isaaq yaa kuu reer abtiya zxb??
Nolow abti inta nololi jirto❤
Dunida Masoo Marin Ruux ka qayr badan Kana Sharaf badan Nabi Muxamed ﷺﷺ
War wuxu laandheeraysanaa aadan, Horay usoco from Puntland
Aadan sahan run ahaantii nio abaal baan kuu hayyaa oo waxaad I bartay maansooniyadi waxay thy haddaan afka reer burco kuhadlana indhahaad ii kala qaadday aqoon ahaan anoon maansooniyad ba aqoon waxaan jeclaan lahaa bandhig kooban in aad burco ku qabato oo mawduucaa kahadlaya iyo qaabka ay dawladaa u dmiyyaan qolyahaasi illeen sidaynnu ognahay madaxdeennu waa waaxda fulintee
يونس عبد الحكيم علي
جزاكم الله خير الجزاء
A somali from DDS, who always suppors you bro. Aden sahan you are one of our truly knowledgeable , fair, and civilized young somali hero.
Hambalyo Walaal in aadku toostey munaafaqnimadii Somalida👏👏👏
@@NimcoNuura-cx5pw maxaa munafaqnimo ah waa sax
Video gagan wn sugayay
Thanks wllhi muuqaalkan
Waxan ka soo daawday
Tiktok se dhab u daawday
Thanks ustaad
Buur madow markuu le yahay al shabaab anaga ka talina wa kaftan
Laakin markii lagu dhaho al shabaab ba tahay kaftan ma ahan
Qadadweyney shut up 🤫
Tan oo kale kaftan mahaa ee waa doqonimo cadiya
Kaftanku xadbuu leeyay, lkn hadiiba ay kaftan niga tahay waa caadi se inay niga dhabtahay ood sidaa qabtaan bay u badantay
Alshabaab adigay gurigaaga joogtaa oo biila maxaa isaq keenay
Difaaca qabiilkaga xor aya u tahy libaax waan ku wata muqdisho
Aadanow wali update ma tihid inta aad aaminsan tahay wax la yidhaa "Somalinimo iyo koonfur" wax la yidhaahdo
Haa walahi
😂😂 subxanalaah
The lagend AADAN SAHAN 🙌🙌🙌
Ustaad aadan sahan wllhy war naga qarsoonbaad noo ifisay, mahadsanid ustaad 🙏 🫡
Aadan sahan geesi wllhi waa nin xiniinyo cad isaaq bay kaga dhagtay
ISAAQA WAA DAWLAD LAAKIN HAWIYE IYO DAAROOD INZHA ALLAH WAXAN URAJAYNAYAA INUU MIYIR KUSOO NOQDO
😂😂😂😂😂 wlhi anoo Dhulbahante ah baa arintaas la yaabay😂😂😂
Somali oo dhan Reerkaas isaaq la yidhaa baa la Daba dhigay waliba Reerka Darood la baxay ayaa isaaq la Daba dhigay Haweyana Halkii farta logu fiiqo iska Aminan Somalida kalena waa in yar oo maxas ah
Naa cidna idinma daba socoto daroodna kuma yaqaan adigaa hada dhulkooda ku haysta oo dhulbahnte lagaa kari wayey kadaba hadh oo dhulkoda ku haysta bal sheeg cid dhul aad ledahy kugu haysata alshababka lagugu shegayana dee af baa ledahye caydaba waad ka adagtihiine intiina badana is difaac oo hadal lkn qabiil aan isba is aqoon oo somaliya oo 18 gobol ah 9 gobol daga dusha ha uga bixin
@@samsammaxamed2753xadka mara buuhoodle ee itobiya iyo somalia kala qaybiyey ee dhulbahante degaankiisii kala qaybiyey waxa jeexay ingiriis xadka yoocada mara ee somaliland British iyo somali Italy waxa jeexay ingiriis lkn kan buuhodle mara waad ogoshay kana waad dafirsantay adoo diidan somaliland inay dowlad noqoto
😂😂
@@samsammaxamed2753 siilow dhul isaaq laga haysto Manta ma jorto lkn dhul darood laga haystl way badan tahay ceerigabo ugu dambaysay sida harti u xasuqay darood wa dadka kaliye Ethiopia iyo Kenya Kala adoon sato ee wali fanaya
@@samsammaxamed2753 siilow dhul isaaq laga haysto Manta ma jorto lkn dhul darood laga haystl way badan tahay ceerigabo ugu dambaysay sida harti u xasuqay darood wa dadka kaliye Ethiopia iyo Kenya Kala adoon sato ee wali fanaya
Ma. Inadeero gacalliye wada gara dhiigataya gari allaya taqana!
wan kugu jacelhay hadlka cada Aadanow guuliyso. ❤
صلي الله عليه وسلم
صل الله عليه وسلم ❤
Libaax halyay qaran keep going 💪
AL SHABAAB WAXEY UGU HORE QARXISEY SOMALILAND INA GODNE QARXOYEY XAMAR BUU TAGEY MAXEY U QABAN WAAYEEN REER KONFURTA
Nin waaqica nolasha fahansan
Walaal, isaaq neceebka ay Somalida kale u qabaan lama qiyaasi karro. Hasa ahaatee, Ilaaheey baa isaaq guuleysiiye oo necebkoodu waxba kaga qaadi mayaan.
Guusha ilaahey baa bixiyaa, neceeb waxba kaga qaadi maayaan Isaq iyo Somaliland.
Somalia anaka aqonsigaya ma hor istagi karan argagixisana nagama dhigi karan lkn muhimadu wa inaynu inagu bararugno inader
isaaq ilaahey mooyee bilaa Aadan Uma baahna waa sbabta lagu nacey
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Amar alle way nakaaa
Best teacher
Villa Xamar Qudhuneey ma inan India Ocean idinku darnaaba rabtaan😊
Inder runta ku dhimata wlhy😂yaa inadeeriya🎉
Adan Sahan anoo Wiil 16 jir ah baa awowe hey igu dhaha isaaq waa alshabab from maxamuud saleeban badlakan aad dhah dayna waan weydin awowgey I.sh guleyso
Awowgada wuu saxan yahay cidan iyagaa tageero argagixisada sidey ictiraaf ugu helaan
@@Shamso697 vedio awow gay waan udaray wana ku qasbay inuu bilow ildhamad dawado baln Lagaly Lkn vedio markuu dhex marayey igu dhahay nin kaan waa nin cuq dadeysan iga bax Adan Sahan fikirkas wan Amin sana inuu iga sii bixi rabo umaleyna Lkn dad badan wan ka warey San I.sh
Is waydii marka aduunyadu noosoo jeesato ma anagaa iskaga ciyaari lahayn ictiraafka hdanu nahay shabab shly marki lascanod dagalka laga riday wa marki maraykan u cidanka bada somaliland rabay in dhoola tus la sameeyo@@idaacadadadweynaha1856
Ileen faqash ma daahirto gurigaaga hagaajiso isaaq kama taliyee
@@Shamso697 horta qof walba fikir kisa isaga xor u leh lkn qofkasta oo dhahy isaaq wa ka qayb argagixisada shacbka islamed dhigoda dadinaya qofkasta aakhiro ayanu ilahy isla hortagaynaaa hada wa laysku daalaya uune
Aadanoow saaxiib Faarax macalin waa halyeey wlhi soomalida markasta wuu garab istaagaa mida kale hoogaamiyaashii ugu saamaynta badnaa ee xarakada soo mara isaaq bay ahaayeen midaas ayaa sababtay in soomalida ay beesha u tuhmeen
Oo godane mooyee yaa kale hogaan noqday ?
Al Shabab waxaa maal geliyo Isaaq into itoobiya taas waa biyo Kama dhibcaan diid ama yeel adey ku jirtaa Adanow 😎
Shirkada hormuud baa kaw ka ah iyadana ma isaaq baa leh
In dhulkaga lagugu malgaliyo kadibna lagu dhaha dadkaga dil saw doqonimo maha
War hays cayina intad dadkle dulminaysan
Idinku ma looma ooyan ba tihiin midkle rag ba ilahy idinka dhigee mad iska dhicisaan afarta nine isaqa intad ku marmarsiyoonysan ileen isaqo dhani idinkumaso duline
Hadad nafleedin oo waxa idin qarxinaya ka danqanysan ma madaxba ka dhigan lahyden bilaaa dood
❤3🎉🎉🎉5😢😮7😅8
Maan gaabkabka tahay was. Bax soo xaar 😂😂
Alshabab waa run ah iney tahey nashruuc isaaq oo Somalia ku qasayo waana wax jira
Isaaq markaa ma koonfur buu dagaa waqooyi buu dagaa waxa wax qarxinaya ee dilaya waa wilashinii maad iska qabatid nin aan degaan kula ahyn aan ku maamulin baad leedahy isgaa iqarxiya koonfur waxa gubaya waa dulmigashy 91 ay ka gashy dadkii muqdisho dagana iyagoo maalkodii iyo dhigoodii banaysty oo qabiil ahaa u ugaadhsanayey dib ha isugu noqoto oo dadkii ay dileen oo maalkoda ka dhaceen cafis ha waydisteen dhibkay gaysteen ayaa illhy caruurtoodii ku saliday ay xaraanta siyeen
Waa dad walan😂😂 dee naga hadha managa idiin daba socona idiinka na daba socda oo u yeedhanaya dadkayage aadan suuni markay somaliland xidhaysay muqdisho baa looga calacali jiiray ayaga u yeedhay tasa ku tusaysa inaay wada argagixiso yihiin waxaad tihiin waxba hana marmarinina dunubihiniba argagixiso idiinku nooqday weligiina degimaysaan taa iga qoora
@@samsammaxamed2753oo waaya he maxay yihin madaxda shabab ee isaaqa ah ee camera duhu soo qabanayan waqooyi bayba degen yihine maxa koonfur keenay?
@@abdiwalifooje1644 ka walasha koonfur ku wasa Madaxa ka toogta dheh isaaqba ka dambeyay🤣🤣
@@abdiwalifooje1644 ka walasha koonfur ku wasa Madaxa ka toogta dheh isaaqba ka dambeyay🤣🤣
Abwaan waa sax naftada iyo dadkaga inaad dulmiga Ka difaacdo sharaftada ilaaliso.
Emotionalka isku day inaad xakamyso
Wlhi dadka qaarba sidaasa anba intaan sheekada si degan u bilaabo ayuunbaan is arkaa anoo ku lisaya markay kululaato, markaa xitaa haduu isku dayo inaanay suurto gal ahayn baan u malaynayaa mawduucyadan caadifadaysan markuu ka hadlayo inuu emotionkiisa wiiqo
aadanoow Videogaan kuuma qalmo
maxaad rabtaa inu ka aamuso duulmiga lago haayo dadkiisa iyo dalkiisa maha wuxu keligii is waydiiyo maxay u sheeg shegaan ka isaaq kuwa kale ee qabilada kalaba ma sheeg shegane waa waxaanu is waydiino markasta dhagaraha iyo xumaha nalalala daba socdana indhahaanu ku haynaa wixi xuman nala jeecel ilahay ha jeebiyo
Wuu u qalmaa tolkii marka uu gardaran yahay wuu ka hadlaa marka laga gardaran yahay na waa in uu ka hadlaa ✅
4:10 aadanow dhowr sababood ayaa keentay arinkaas.
1. madaxda ugu badan ee ururka alshabaab waa reer shiikh isxaaq
2. qabiilada kale ee soomaalida ah nin walba oo alshabaab ah 100 ilma adeeradiis ah oo hub wadata ayaa safka kasoo horjeeda ku jirta oo dileysa lana dagaalameysa ceebeyntiisa iyo cambaareyntiisana meel walba u taagan.
3. hargeysa iyo burco waxaa caadi ka ah in qof suuqa dhexdiisa fikirka takfiiriga ah ee alshabaabka la istaago oo uu dadka ugu yeero waxaana tusaale cad kuu ah wadaadkii adeerkaa ahaa Aadan sune.
4. alshabaab qolo walba oo soomaali ah col ayey la yihiin oo ama ayaga ayaa dilaaya ama ayaka ayaa la dilaayaa laakiin reer shiiq isxaaq iyo alshabaab isdilaaya ma aanan arkin hargeysana xamar hadii eysan ka fisqi badneyn kama fisqi yara iina sheegi meysid dadaal amni iyo sirdoon ayaan ku gaarnay in alshabaab hargeysa gaari waayaan.
5. ajaanibka daacish iyo alshabaab u socda dhulkiina si nabad ah ayey kusoo dhexmaraan laakiin gobolada dhexe ilaa puntland qof alshabaab ah waqooyi ugamasoo gudubto oo hadii aad warbaahinta indho indheysid waad arkeysaa kiisas badan oo horey u dhacay.
6.madaxdiina iyo qeybo badan oo kamid ah waxa ey marwalba ku farxaan oo ku wiirsadaan qaraxyada iyo dhibta alshabaab koofur ku haayaan qofna kuma farxo dhib cadaw cid uu u arkayo ey ku sameysay dad masaakiin ah oo shacab ah.
ugu danbeyn qofna ma dhihi karto reer shiikh isxaaq oo dad badan oo muslimiin ah waa wada alshabaab arinkaasi waa qalad oo macquul ma ahan in qabiil meel isku wada raaco laakiin ilma adeerayaalow weedha iyo waranka maxaa kulmiyey?.
Libaaxii adeerkay ahaa iminkuu wax fahamay waan kuu hanbalyeynaa aqooyayan ilaa hada somali anigu yaab baan kaga jiraa ilaa hada" habarta odayga wax loo saar baan maqli jiray"
Swbto anaaa ku Sheega madaxda al shabaab oo dhan waa isaaq, iga ma'ahan aflagaadey ,lkn waa xaqiiq biyo kama dhibcan qh waaye ,qofkii aan ogeyn haraadiyo.
Wll intan laydin tusay ee lagu dhahay maamulka isaaq uhaya alshabaab ayaad argtay ee kuwiina madaxda ka ah alshabaab swtan ishu dul murayso een la arkaynba
Raga iska celi isaaq ha ku wareegine mise gurigaaga ayad iga waraysanaysaa
Dhib ma leh gurigiina lagaga sheekeya waa isaaq marka indhahagu waxay hayan isaaq
@@NaciimaAbdilaahi-x8x kkkkkkkk acuudu bilah oo hadaad sidan oo dhan ujilicsan tihiin maad is dhiibtaan
@@NimcoFf hadanad isaaq ku tasbiix san ma Nolan kartan 😂😂 qabilo anan xata aqoonba isaaqa haya naa orod akhiradada u tudho irsaqaga waxa xidhaya denbiyo aad dad anad aqoon ka gashaye manta ka haraw laydinma odhan na dhiga waad yabantihin rer ad afka ku baladhiseen bad baraten
Reer koonfurka iyagaa kaa kaftan badan oo waxii 88 dhacay iyo lafaha aad wadataanba kaftan lee naga ahyd ee isaaq dila nagama ahyn ee noo wada kaftanka 😂😂
Absolutely Inaader Waan Kula Qabaa offside kaa La inoog talaabsanyo 👍
War nio sxp konfur dawlad kaama jirto ❤😊😮😮
Aadan aragtida somalinimada inay kaa qaldantahay ayaan filayaa sxb
Qofka somaliga ah 1 waa qof Muslim haduusan Muslim eheyn somali ma ahan marka labaad waa inuu afka yaqaano kadib waa dhaqankii. Somalinamada waa intaa weeya haduuan Muslim eheyn somali ma ahan qofka
Sinji iyo diin maxaa isku xidhay?
@hamzeabubakr8378 markaad somali tahay waa markaad Muslim tahay hadii aadan Muslim eheyn somali ma tihid
Wax badan ka akhri
@@cabdulahidubad2018waar somali anagu isku dhaqan manihin markaa aynu kala fogaano ee salaama hadydu nabad galin waydaana anaga gaalada ayaad noola midtihiin markaa aynu kala amaan helo
Hal su.aal igaga jawaab zhp ...
somaaliya inteeda kale shabaab way ka howl gashaa marka laga reebo somaliland intaas ii faahfaahi ?
Because dawlad banu lenahay ilahayna wuna garabtagan yahay maxad ka badali
Alshabaab waa mashruuc hawiye iyo daarood iyo racxanwayn, deegamadooda uun baanay ka howl galaan. Reer shiekh isaxaaqna deeganadooda doorashay ka qabtaan.
Geesi geesi dhalay xaq weliga haka aamusin wllo❤ kusoco wllo runta u sheeg
Mashalah aadan sahan
Cuqdad baa ka buuxda qadaad weynta😂😂😅😅
Kama buuxdo wll
Markad runta kugu dhibciyaad cuqdad ku walata
I am totally agree with you
Manshallah filisof aden illay ayaa ku fahansiiyay dulmiga reer somaliland lagu hayo
Ilahay ha ku ilaaliyo nin qaaliya masha alaah
Nageeye iyo abwaanada kale waxa kamiraduhu uqabanayan iyagu waa Abwaanno
Dadka kale wey ka dhex muqdaan.
Enio kuleylka iska yarey.💯
Heatka gaary waaqoonyahn kabadiyen 😂orodo masooniyadi aadsheegi jirty ulaabo dheh
Kuwan kle waa dabaajir miyaa wuxuba waa rag saamayn leh lkn ka isaaq sababta lo.wadwado ma sheegty . Tkle kuwa idiin madaxdaa e shabab ah cameradu ma qabto miyaa
Mnshlh xiniinya Cade kugu maalnay war wllhy hoosta ka xidhiidhsan jasaakalah khyr guuleyso
Welcome back ustaad wan ku sugayee
Reer somaliland oo kaliya shabadan lagumadhufan reer mayland xitaa waa lagudhuftay shabadas lakiin masoconayso taasi waxana larawaa in awooda Dalka lagusokobo 2babelod taasna qiyamahaa kasodhow legend ha u bixin 👍
Mayland wayo wll
Cajiib 😮
Aadan sahan geesi ❤🦁
Aadanaw ma burcad jogta walal❤
ADAN WAAD MAHAD SAN TAHAY AQOON YAHAN
Waa arin jirta Taasi sababtoo ah
1 dawalada Taagta daran ee Muqdisho qayb ka joogtaa
2 Maamulka Garoowale
Iyo Maamulada kale ba
Waxa si wada jir ah duulaan Alshabaab ah uga sheegaan Somaliland
Garoowe ayaa qoraal ay dirtay ku sheegtay in Somaliland galgala Galisay daacish
Yaab
midaa waa qalad, lkin xifdu lisaanka halugu dadaalo somali weyneey,
aniga cidna kuma taagerayo in sharafka qof muslim ah lagu xadgudbo somaliland hanoolato
Saxiix yaa ustaad
I agree 👍 💯
Waxaan ahay nin dhalin yara ah oo reer koofur ah aadan sahan
Wallaahay ma jiro qof social media ku jira oo aan aadan sahan ka jeclahay aadanow dhalinyarta soomaaliyeed way kuwada jecelyihiin walaal sidaa ogow cimrigaagana allah ha inoo barakeeyo.
Adan sahan ❤
Ala maxaan ku fikiray dawladda somalia haday dhab ula dagaalamayso alshabaab xiligan islamay soo gaadheene maxaa jira? Mahadsanid adanow.
ADEER MA RUNTAAD KAGUBATAY DEE WAANU OGNAHAY IN SHABAAB YHY MASHRUUC MADAXYAWEYNTA ISAAQ LEEYIHIIN OO LAGU DOONAYO IN SOMALIA LAGU BURBURIYO, WAA ADIGANI ISKA CIYAYE MA ISWEYDISAY MXAA 4 TII NIN EE SHABAAB AMIRADA KA AHA KADIGAY ISAAQ ,MXAA 6DII SANABA DALINYARO HOR LEH LOOGUSOO DIRAA JILIB , MXAA SOMALILAND SHABAAB UGA DAGALAMI LADAHAY OO DEGAN WALBO SOMALIYED UGA DAGALAMAYSAA ADEER WAXBA RUNTU YEY KUGUBIN HADAAD WAQICA INKIREYSO WAA GOONI LKN RUNTA WAXAY THY IN SHABAAB THY MASHRUC MADAXYAWEYNTA ISAAQ LEYIHIIN,
Farqiga udaheyo Aya ah
Kuwa darodka,Raxawenka iyo Hawiye 1.Walagu bilabe shabab.
2.Ayako Yar Yar iyo Aqon daro ugeyse
But isaq 2024 ayu shabab kubiraya.
Ado aqoyahan inad kubirto wa ayandaro💯😭
Aadan libaax ayaad tahay mujaahid, wallaahi todobaadkii dhawayd ayaan kala hadlayay mawduucan rag aanu asxaab nahay.
👍👍👍👍👍
khadaroow
1.ragga isaaq ee argagixisada noqday markoodii hore bay ahaayeen dad caan ah oo bulshada saamayn ku leh, oo kolkii hore waa lahadal hayn jiray. Iminka oo ay shayaadiin noqdeen na arintoodaa alamtara soo dhaaftay.
2. Deegaanada ay kasoo tageen(waqooyiga soomaaliya) waa kuwa aad uga fog dhulka alshabaab ka taliyaan ee koonfurta soomaaliya, markaa badi ma jiraan dad masaafo dheer oo intaas le'eg soo jaro si ay naf u jaraan.
3. Isla jeerka ay ku biiraan waa kuwa aan noqon oo kaliya xaabo la shito iyo askar isqarxisee, waa kuwa haddiiba fanta figta sare ee kooxda.
4. Waa dood jaban in alshabaab lagu shaabadeeyo qabiil gaar ah, oo argagixisnimadu waa fikir u furan qof kastoo ku qanca
5.badi dadku( ani kuma raacsaniye) waxay aaminsan yihiin in soomaaliland ay iska soo xawisho fikirka xagjirka ah ee wax jeelaynaya aqoonsi raadsigeeda u badan inuu yahay dhaan dabangaale!. Halka kaliya ee ku haboon inay u dhoofiso qalalaaso aan dhamayd lahayn na waa koonfurta ka hortaagan aqoonsi. Tan waxay uga gol leeyihiin inay dunida kale ugu sheekeeyaan koonfurtu waa dawlad faashil ah ee dee maga gooya.
6. Madoobe iyo Roobow way ka baxeen kooxda oo dadkooda bay dhinac ka raaceen, oo iminka khatar toos ah kuma ahan muwaadinka soomaaliga. Ma hayno qof ka yimid waqooyiga oo baraare ka yiri waan soo fikir noqday. Dood baan ka qabaa madoobe iyo roobow sax ma tahay in lagu abaal mariyo maqaamo sare iyagoo ku eedaysan dhiig iyo gumaad ula kas ah.
ALLAAHU ABAR YAAN LA ISHEEGIN MIYAA💙
Waar niyahow hadal xaqiiqaad ka hashay inadeer sax baa tahay.
Run iyo khalad waa meesheeda lkn warka aadan waa Qaniinyaa qaniinyo kaa fujisa.
Eedey ah alshbaab iyo somalida karaa Anaga noo heshiiyey. Maxay ka micno thy tolow😅
Heat kaa gaarey😂😂😂😂😂
Nimankaa Argagixsada ah marka laqabto waxaa lawaydiiya, xagee kudhalatay, xagee katimid, sidee kooxdan ugu soo biirtay. markaa waxay yiraahdaan for example: waxaan ku dhasahay baydhabo, burco, gaalkacyo etc markaa lama yiraahdo qolamaad tahaye meeshay kudhasheen ayaa laga fahmaa qoladooda.
War zxp legend baa tay
Aadan Sahan❤l
Wll nin weyn kaftan ayuu hadalkiisa ku dhamaystaa buurmadow wuu kaftamay lkn run buu ku kaftamay
Indr , sowkuwii waraaqda soo saaray ah argagixisada iyo somaliland, Somaliland ayaa ka daran waraaq ayay dowladda xamar ee taagta darani kusoo saartay
Inder wxy camera duhu uqabanyam way hadlo cad cadyihiin isaaqu tasa bulshada kalle ad uga muuqataa lkn wxy yihiin unba ka raacya isaaq ❤hanoladn🎉🎉🎉🎉
Waad noo hadashay thanks 🎉🎉❤❤
Waa runtis waxa la raba in lagu dhibatayo
@@Lagdheera maxa dhibaatayn ah wll waaba run
Waa Run Alshabaab iyo Iidoor waa isla shaqaystaan. Haddana was cadaysateen. Ictrafka aad ku raadinayseen Dhiig Somalida. Ay baa cunay, la waa. Akhira iyo Aduunkaba waad seegteen.
Hhhh wad iska Hadashay somaliland dhulkeedii bay dhisatay ilaahyoow bana aqonsan lkn adigu orod is xoree oo gumaysiga ka bax
Haday Isla shaqeeyana waa ku doqonimo inaad dhulkaaga lagugu gumaysto
@aminahussein1 hadi ilaahay siilka ayu caqliga kuugu wayneyay iska aamu dhila tahe
@aminahussein1 hadi ilaahay siilka ayu caqliga kuugu wayneyay iska aamu dhila tahe
@SuhaybCabdi-ku3re war kadaa cayda gabadha . Isku xishood oo ka falceli yeelkede cayda kadaa gabdha. Dhaqan Islaan mahe
War sxb aacda jooji isaaqa kujiro alshabaabka 4aas bas maahn ee hadalka dhaaf sidoo kale waa kuwa kaa cilmi badan kaa aqli badan kaa ixtiraam badan kaana diin iyo dadnimo jecel I.a markey guuleestaan baanu arki doona dadka laiska Bari yeelo madowlad islaami baa mise dad federal ah
Aadan khadar Ali Xaq baad ku adintay Alle haku karameyo wll
Foosto luqadii aqoonyahanka sidaado kale ah maaha eraykale isticmaal maanta waad xanaaqsantey لا تغضب يا حبيبي
Isaaq cid ka soomaalisan oo ka soomaalinimo jeceli ma jiro xaqiiqatan
isaaq hadaanu nahay waanu somalinimo jecelanhay lkn inaanu somalinimadaba ka baxna nalagu wadaa aanu Ethiopia ku biirno dhiib iyo xumaan baa nalagu wadaa uun
@@UmuHudayfa-qf7iq nooo oo yeynu uga bixi markaa kkkk waxasi waa ceeb soomaalinimada cidna marti uga noqon meyno
Haa wlahi waa run 😢😢😢😢😢
Waku saxanthy adanow allah ku xifdiyo adiga iyo dowladina❤
Si wanaagsan baad u Gar DhiGatay wll Aadan ✅
Nin rageed walaahi aadan sahan ma qaadan karno dulmiga. Isaaqnimo waa ku dhimo ❤
In badanba waan dareensanaa in Al shabaab isaaq lagu soo riixaayo inaguna kaftanbaynu ku liqna se taariikh baa beri inlooga dhigaya
candidateبِـقَـدْرِ الْـكَـدِّ تُـكْـتَسَبُ الْمَعَالِى
وَمَـنْ طَـلَـبَ الْعُلَا سَهِرَ اللَّيَالِي
وَمَـنْ رَامَ الْـعُـلَا مِـنْ غَـيْـرِ كَـدٍّ
أَضَـاعَ الْعُمْرَ فِي طَلَبِ الْمُحَالِ
تَــرُومُ الْــعِــزَّ ثُــمَّ تَــنَـامُ لَـيْـلًا
يَغُوصُ الْبَحْرَ مَنْ طَلَبَ اللَّآلِي
Dawlada Fadaraalku maaha wax jira waa mashruuc shisheeye dhamaan way wada shaqaystaan shacabkoodu waa dhagool Somaliland lagu soo jeediyo
Ilaa qiyaamaha qoomkani wuu is eryanayaaye hadaad dhalinyaro thy buuqan ha gelin ee isdhis oo aduunka u shaqo iyo nolol raadso
Waa runtaa zxp
Aadan Khadar Cali
Guuul is inkastoo ahayanu nin ogadeen aha wanarun Arun taasu wayjirtaa
Ustaad Aadanoow anigoo ree SSC dhinac ree koonfured ka ah
wxn ku leeyahay ina adeeroow xaal qaado wnu idinku khaldanney waa gardaro cad oo la idinku nasab xumeynayo
lkn yuunan dareenku ku qaadin
adiga iyo inta kula midka ahba wnu wada garanayana alshabaab iyo somalia 🇸🇴 ineysan wxba isla ogeyn laga yaabaa inuu mid walba siyaasadaa ka dhex arkay danihiisa gaarka ah
wn ku salaamey
Arsenal iyo dawlada somalia wey isla jiraan waana eeyo balaayo ilahey noso diray
Waa runtaa wll aadanow shabaab hadii cid uun aanaynayo dadka ay dhulkooda joogaan baa ugu badan
From ogadenia
War heedhe adna ha xiiqin oo hays wareerin ana is waali maynee isaaq waa alshabaab ugaadeena waa jaajuus ee ha nooga sheekayn
Maalinka qiyaame rer sheekh isxaaq inay yihiin alshabab markhaati adaa nooga ah
Shabab iyo dawlada somalia wada shaqayn baa ka dhaxaysa.
Ilaaheey hortiisa ayaad ka cadeeyn doontaa waxa ay kawada shaqeeyaan.
Qiyaamaha u diyaar garoow in aad sheegtid waxa ay ku shaqeeystaan?