Labada wiil ee walaalahaa aad bay u fiican yahiin waana talent inanta kale ee hodan iyadana aad bay u fiican tahay markaa wiilka kaalinta koowaad galay iyo sedexdaa aan sheegay baa u qalmay kaalmaha ugu horeeya well done HCTV
Yarka maxamed cali caateeye la yidhaa baa meesha ufu cod macaan lkn waxa reeebay qaabka uu heesta u soo gudbinayo macnaha xadka ayuu ka baxay" wxaan ku rajaynayaa inaad mar labaad ku so noqoto waad soo bixi hubaal cid waad hayaase training so samee insha allah.
Nimcoy ma herada inaga soo hagaajiya qabyo badan baa ka muqata barmaamijkee ha ugu horayso xaga nidaamke bal marka xigta haduu alle idmo xukaamta ha helaan misa wada leekada ta xigta xukaamtu haka duwanadaan ka soo qaygalayaasha oo meel goniya hayara fadhistaan intaas waa iga dar daran
runtii maxamed aad ayuu u cod wacnyahay dhanka midhahana ka sii daranba balse waxay ila tahay waxa looga reebay waa dhanka anshaxa oo uu ka baxay xadkii fanku lahaa sababtoo ah waxuu isu warejiyay ama u ciyaray sidii raabka oo kale waxaanse filayaa haduu heestan marlabaad ku galo tartanka isagoo si degan u taagan oo aan islulayn in uu galaayo number one ka
waa tartan fııcan garsoorayaashana waa wanaagsnyıhıın lkn sıda ay xuleen kaalmaha waxaad moodaa ın ay qaar ku qaldameen qofka galay kaalınta koobaad waa u qalmaa lkn gabadha Hodan ahmed sugulela ıdhaa aad ayy u cod fııcanynd ın ay kaalmaha wax ka soo gasho ayy u qalmaysay fıkırkayga . mustaqbal ayy ku leedahay fanka. hambalyo ayaan leyahay halkaa kasıı wad hana nıyad jabın.
Excellent programme HCTV, I am glad it’s live music from show 3. advice to contestants - ‘’Do’s’’ face the audience at all times, keep eye contact with judges audience and cameras because you would make people feel weather in studios or at home that you are singing specially for them. ‘’Don’t’’ turn away from audience or look up,close eyes,touch yourself, put hands in pockets, advice to hctv- remove carpet on stage so they can dance, get more microphones and a microphone stand, presenter should be near stage, audience should remain sited except to support an act while recording. Rated category should be 1-voice. 2-laxan. 3-music .4-lyrics.
Bissinka Meesha ciriiri badanaa wixii oo dhan way is hoos fadhiyaan ma dhulkaa ku yar mise lacag la'aan ayaa heyso waa YAABE ? War HCTV la imaada ugu yaraan meel masrax u eg waxaan meel lagu tar tamo ma'ahee ma guri dhexdiisaa YAAB anakaa aragnay!!!!!!!!!!!!!!.
Kan yar maxaa lagu diiday ay Khadra Dahir leeday waad la yara baxday lool ma intaas baa lagu diiday. Waa ila. Cod fiicanyay heestana aad bay wu Wacan tahay
woow halkaa waxan ka arka asxb kay cabdiramxaan aadayan kusalamay sxb qaliwaxad noqotay fannaa khataara waan sag saamayoow hee naftu suurtayoo waxan kaloo aad usalamay abwaa #najax_maxamed_yuusuf axyaa isku yilaal in badan ayaan sugaaya heesahaaga sxb qali salan sare
hodan axmed ma cud xuma midhiuhna waa wacyiin bl see waxa waye dhalisheedu dharka ayay soo dhigatay wll fadln hadaad donyso inaad fanka heer ka gadhao is soo astur
runtii aad bay u wanaag san yihiin reer hctv sida ay dhalin yarada ugu heelan yihiin iyo bulshadaba, lkn waxaan gudida odhan laha fanannin ta xeerkay ku wadaan inay muhiimada kobad ay siyan codka kadib ama midhaha ama laxanka kay raban ha raciyan wayo midha wa la badeli kara laxan kana wa la bedeli karaa lkn codka waa shayga qudha ee ay ku ka la du wan yihiin madama ay tahay haybad alle dadkisa ukala qay biyay markaa waxan kawadaa wiilkan C/raxmaan Mulxiye diin Xassan la dhaho waa wiil aad u cod macaan dadkuna ay ka xunyiin tartan ka lagaga reebay midhaha wayo waxa la egay maha codka midhaha aya lagu reebay marka wiilka hanaloso celiyo mar dambe muhimada kobad ee fananninta la siyana ha ahaato CODKA !!!
Labada wiil ee walaalahaa aad bay u fiican yahiin waana talent inanta kale ee hodan iyadana aad bay u fiican tahay markaa wiilka kaalinta koowaad galay iyo sedexdaa aan sheegay baa u qalmay kaalmaha ugu horeeya well done HCTV
Mansha Allah Hambalyo HCTV Iyo Gudida Sharafta Leh. Waxaan Rajaynayaa In Uu SifiicanKusoo Gebo-geboobo. Hawl Cidii Lahayd Ay Dangaar Ah Kaga Mashquushay Ayaad Buxiseen. Hambalyo Mar Kale.
Horn Cable Hambalyo ayaan Leeyahay, Nimco Samriyana si garana u hambalyaynayaa
wiilka jacakada madow oo ugu danbeya ayaa ugu cod fiican wayna reben
Heesuhu waa A level; tijaababa uma eeka maasha allah
War yaa hada daawanaya is muujiya😂✋
Aniga oo jooga 🇬🇧 24/1/2020
@@aragsan6552 inad cafimad qabto rajeyn wll😄🙏
i guess I am kind of randomly asking but do anyone know of a good place to watch new movies online ?
@Theodore Braxton I use Flixzone. You can find it by googling :)
@Kamdyn Frederick Yea, have been watching on Flixzone for months myself :D
Yarka maxamed cali caateeye la yidhaa baa meesha ufu cod macaan lkn waxa reeebay qaabka uu heesta u soo gudbinayo macnaha xadka ayuu ka baxay" wxaan ku rajaynayaa inaad mar labaad ku so noqoto waad soo bixi hubaal cid waad hayaase training so samee insha allah.
Maya Maya Maya cadaalad Kama jirin meesha inta kuwani gudi yihiin qof damboow ha iku iman
Nimcoy ma herada inaga soo hagaajiya qabyo badan baa ka muqata barmaamijkee ha ugu horayso xaga nidaamke bal marka xigta haduu alle idmo xukaamta ha helaan misa wada leekada ta xigta xukaamtu haka duwanadaan ka soo qaygalayaasha oo meel goniya hayara fadhistaan intaas waa iga dar daran
Masha Allah Horn cable TV
Dadka iskaleh
Hambalyo Horn Cable waad ku mahadsantihiin, hawsha baaxada leh ee aad bilowdeen, waxaa muujiseen inaad tihiin hormuud TV-yada,
2020 yaa daawanaya😀😀🤣
Aniga zhp
Hhhhhhhh
7 year ka dib yaa daawanaya😂
labada wiil isla dhashay gaarahan maxamed wu cod wanaagsanay 3 da qof ugu horeysa waxa loga rebay ma aanan fahmin lkn maxamed halkaaga kasi wad waad cod wanaagsantahay sxb
Q DCC
Mka qadwalaa u eg😅😅
hodan ayaa ugu hees maccaaaan runta yaan laga tagin
Hada hadaad Dawanayso So Dhawoow😅
Rrt
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Hodan ayaaa ku leh caadi mhn gabartaan
Maya maya wllhi waxaan diidayaa sadexdaa qof ee soo baxey waayo laba qof ayaa ku dherada cadaalad maaha vol1
Mnsh allh wlhi anigh waxan dawanyh 2021 /4/4
Hodan waxaa wacneed inay is asturto aduun waa maalmo
Hubaashii waad ogtahay adaa haysto wadnuhu dartaa Hiinraagayaa ====
asxabey Heesta ayanka helay
hon tv waan idin salamaya waxan leyaha sidafiicn eed uso qabaan qabaiseen waxaan leyahay hablyo halkana ka sii waada
runtii maxamed aad ayuu u cod wacnyahay dhanka midhahana ka sii daranba balse waxay ila tahay waxa looga reebay waa dhanka anshaxa oo uu ka baxay xadkii fanku lahaa sababtoo ah waxuu isu warejiyay ama u ciyaray sidii raabka oo kale waxaanse filayaa haduu heestan marlabaad ku galo tartanka isagoo si degan u taagan oo aan islulayn in uu galaayo number one ka
Qolada guddida ah ee Barnaamijka Tartanka heesaha jiilka cusub Muqdisho ka socda waxaan odhan lahaa Barnaamijkan wax badan ka faa'iidaysta Sida music, Kaadhadhka aqoonsiga tartamaha iwm
Gabadh ugu Horeysa iyo wiilka Surwaal Casaha Waa Top labadaaas baa Ugu Fiican. Mid halgu daro in gabdhuhu asluub iyo Asturnan ku daraan Naag qaawan waxba ma sheegaysee lol
waa tartan fııcan garsoorayaashana waa wanaagsnyıhıın lkn sıda ay xuleen kaalmaha waxaad moodaa ın ay qaar ku qaldameen qofka galay kaalınta koobaad waa u qalmaa lkn gabadha Hodan ahmed sugulela ıdhaa aad ayy u cod fııcanynd ın ay kaalmaha wax ka soo gasho ayy u qalmaysay fıkırkayga .
mustaqbal ayy ku leedahay fanka. hambalyo ayaan leyahay halkaa kasıı wad hana nıyad jabın.
walle la isla wada arg inankaa maxamed cali caateeye anigu magaran waxa looga reebay tartanku
Buse waa ninka dharka madow ee gudida ku jira isaga anshaxa ilaali dhaha oo caadi u fadhiiso ama isaga kac meesha muxuu la lugo dhaadher yahay.
gabadha hodan wa fanad buuxda xata maxa ka linta kobad in lasiyo aheed
Topp Daiman waa run huno heestedu way i tabtay dhaiman manta ku helay dhabtada igu qabo wll hhhhh
hhhh
Topp Daiman
caateye dhabtii waa fanaan ee kaligii ha heeso
Barnaamijka 2 ayaa ka khaldan kow Gudiga Daawadayaasha iyo tartamayaasha way is dhax fadhiyaan taasna maqurxoona 2 heesaha markay qaadayaan way sooduubeen taasna waaba wixi fanaaniinta yar yar lagu dhaliili jilay. Cabdiraxmaan inuu haro maahayn kow ayaan siin lahaa anigu
War Kan kaalinta Kobaad Galay waa ka kac ma ahayn 1 aad
waxaa ugu hees macaanaa ;; xamse cali caateeye 100% hees iyo midhi iyo laxanba waase laga hufnaa golaha yaa igu beeninaya ???
Anuu hodan Iyo xamse wataa gar iyo gar lA anba
waxan sxb kay urajaynayaaguul in uu ku guulaysto cabdiraxmaan
walle inaanan anigu wax cadalad ah mesha ku arag...dadkii ugu codka xumabaysoo wada saaren tolow maxay kawadan
Labada walalaha ah ee xamze Cali cateeye iyo Maxamed ba wayku qaldameen gudidu 🤔
Kuwani waa tuug misirbay ku heeseen bilawga bilaa music ufiirsada codkooda siduu yahay live maha waa dulsaar la habeeyay
Mohamed Ateeye runtii codba ku dhan balse waxa laga reeby xaga anshaxa heesta.....
Oo dadk hdy play back ku heesyn mxa lg qiimynyaaaa
gabadhii isasoo qaabisey mir mahelimbaaa??? Mac bay kuu tahy
Sideee 🙄🙄
Excellent programme HCTV, I am glad it’s live music from show 3. advice to contestants - ‘’Do’s’’ face the audience at all times, keep eye contact with judges audience and cameras because you would make people feel weather in studios or at home that you are singing specially for them. ‘’Don’t’’ turn away from audience or look up,close eyes,touch yourself, put hands in pockets, advice to hctv- remove carpet on stage so they can dance, get more microphones and a microphone stand, presenter should be near stage, audience should remain sited except to support an act while recording. Rated category should be 1-voice. 2-laxan. 3-music .4-lyrics.
Labada inan ee walaalaha aad ayeey ucod macaan yihiin hadana waalareebay wayo
Best advice to our youngsters.. I hope they listen.
Gud piece of advice i hope they listened and taken to the stage.
KHADRA DAAHIR oo xidigaha geeska ku dhaga hadashay
Laxanka qaedhan macana
anoon hagar damo iyo hawl kula jeclayn aad ayaad u cod macantay lkn qaadlaad u egtay
Caabi mire su'aalo badana kuwa kaleba way iska amusan yihiine
waa barnaamij fiican aad baanan uga helay , fanaaniinta ayaaba kala yaraan lahaa ilaa meel walba hadii tartan lagu kala reebo
Hodan best song
Maxamed codkiisu waa nidaam laakiin waxay ahayd inuu isdajiyo ookaliya
asc horta marka hore waan idin salamay lakin mid ayaan odhan laaha fananinta waxa kayara khaldan yihin sida loo qabsado mikirifonka lakin waad laqabsn doontaan waxan leeyahay hanbalyo gul ayaan idin rajaynayaa
Bissinka Meesha ciriiri badanaa wixii oo dhan way is hoos fadhiyaan ma dhulkaa ku yar mise lacag la'aan ayaa heyso waa YAABE ? War HCTV la imaada ugu yaraan meel masrax u eg waxaan meel lagu tar tamo ma'ahee ma guri dhexdiisaa YAAB anakaa aragnay!!!!!!!!!!!!!!.
Waxaanvidin idhihi lahaa halan cadaaladi kamay dhicini meelkale codkiina kusoo bandhiga labada wiil ee walaalaha ah
Kan yar maxaa lagu diiday ay Khadra Dahir leeday waad la yara baxday lool ma intaas baa lagu diiday. Waa ila. Cod fiicanyay heestana aad bay wu Wacan tahay
woow halkaa waxan ka arka asxb kay cabdiramxaan aadayan kusalamay sxb qaliwaxad noqotay fannaa khataara waan sag saamayoow hee naftu suurtayoo waxan kaloo aad usalamay abwaa #najax_maxamed_yuusuf axyaa
isku yilaal in badan ayaan sugaaya heesahaaga sxb qali salan sare
Waa habeen laysku arkay
waleh waa nin adeg hadubaa heesay shiine
mohamed caateye waxaa lagu reebay
heestu shuruudo badan bay leedahay iska hees uun ma ahan ee jilliiinkiisa ayaaba qaldan
0% ayuu kawataa
maxamed ayaa uga cod mcnaa
#HANA #DHEMAN #HAMBALYO
Thanks
Nimcoy mesha inaga hagaaji , iga macaanee dee meesha waxaba dhaama kuwii madhax layaasha ahaa reer jaboutiga ahaaaa
rer jaboutigad madhax ka dheer ninyahow dadka cayneysid iska dhaf kuwaasi way hore mareen hees la soo duubay maslax la may imaaniin codka kaligis iyo hesta dubaan xitaa isma lahaan viva rer djibouti kaga dayda wax walbaa waa horey u socdaa
cadaalad majirto
runtii ninkasi heeska inyaar ayu ku see gay wana inta yaar ee uu gacanta isku qaabtay ayan filayaa
hodan axmed ma cud xuma midhiuhna waa wacyiin bl see waxa waye dhalisheedu dharka ayay soo dhigatay wll fadln hadaad donyso inaad fanka heer ka gadhao is soo astur
mnt ya il daawnya
War fanan busi halkan unban ku arkay
hani abashiir hanbalyo wlala
khadro salim 2 masha alah =D
runtii aad bay u wanaag san yihiin reer hctv sida ay dhalin yarada ugu heelan yihiin iyo bulshadaba, lkn waxaan gudida odhan laha fanannin ta xeerkay ku wadaan inay muhiimada kobad ay siyan codka kadib ama midhaha ama laxanka kay raban ha raciyan wayo midha wa la badeli kara laxan kana wa la bedeli karaa lkn codka waa shayga qudha ee ay ku ka la du wan yihiin madama ay tahay haybad alle dadkisa ukala qay biyay markaa waxan kawadaa wiilkan C/raxmaan Mulxiye diin Xassan la dhaho waa wiil aad u cod macaan dadkuna ay ka xunyiin tartan ka lagaga reebay midhaha wayo waxa la egay maha codka midhaha aya lagu reebay marka wiilka hanaloso celiyo mar dambe muhimada kobad ee fananninta la siyana ha ahaato CODKA !!!
اربعغةنؤن
صةى
fake weeye heesta marhore ayay inta soodubeen ayay audio ahaan udaaren
😐😐😐😐
War Kan kaalinta Kobaad Galay waa ka kac ma ahayn 1 aad
Kkķkkkkkkkkkkkkk
Asc
farxiya filsan