Alle haw naxaristo aabo geeridu wa xaq nin nugu wada qaaliya bu ahaa oo naga wada dhintay samir iyo imaan alle ha idinka siiyo wa caruur yar yar so barbaara oo kaalin gala adeer u duceeya aabo
alle how naxariisto marxuun ahmed hasan cowke aduunka ayaan ugu jeclaaa cowke waligay ma arkayo qof ka wanaagsan markii u noola waxan ugu ducayn jiray jacayl aan u daco wanaagisa alle cimriga haku dheereyo
Asc inaalillaahi wa'inaa ilayhi raajicuun ilaahoow u naxariiso kuna abaal mari janasaadii fardawsa Axmad xasan Cawke waxaw ahaa nin aad u bulsho badan dhaqan wanaagsan waxaana u rajaynayaa jacaylkii dunida loo qabay inaw ka bato kan aakhiro loo haayo looguna bishaareeyo janadii fardawsa . Allaaahuma Aamiin .
Inalilahi wa Ina ilahay rajucun cawke wuxu ahaa layey Somali oo dhan ka dhintay lakin waxan KU faraxsanahay cawke wuxu inooga tegay halyey Yar oo iino bedelaya Wana wiilkan Yar ee aan dawanayo Masha Allah Sekeriye walal wan ku tacsidayanaya walal abaha wuxu ka dhintay dhaman umada somaliyeed
Ax wllhie waN ilMeYeY cawke wariYe la.Mida zoMaLi laga wa alle Hownaxrizto Jana FardoWza Hka warpiYo McHa allH upad zalixa aYu ka tagY alle haYdiN parkeYo
Ilaahow ku naxariso wlhi wuxu aha cawke wariyihi ugu horeyay on barto 😭😭😭😭😭😭
Ax ale ha unaxariiso jano fardowso ha ka warabiyo qof qaliya Ayu aha cawke iyo sooraan ad ayan uga qiroda ale ha unaxariiso 😭😭😭😭
Ilhay ha u naxariisto mansha Allah ilmo barkaysan buu dhalay ale ha idin barakeyo ilma cawke
Abo cuuke abo jeclhy ahaaa allow u naxariiso asi iyo abahyga adunka u jecla ii intii muslima oo dhan waaa bill ramadane😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Alle Qabriga Ha U Nuuriyo
allah yaa raxma Ahmed hassan cowke ilmo wanaagsan buukatagay Mansha Allah
Alle haw naxaristo aabo geeridu wa xaq nin nugu wada qaaliya bu ahaa oo naga wada dhintay samir iyo imaan alle ha idinka siiyo wa caruur yar yar so barbaara oo kaalin gala adeer u duceeya aabo
Ameen illaahay janada ha uwaasiciyo janata fardowsa dhamaan reer Ahmed xasan cowke samir iyo imaan ilaahay haniga siiyo waxaa niirajaynayaa akhiro iyo aduunyo ba khayr baaniirajaynayaa ameen
alaah ha u naxariisto is the first one i wacth this clip i cry of young zakariye words so allah give as a great mercy
Mashallaah waa wiil fariid wwxaan la fajac sida wanaagsan ee uu qur,aanka u aqriyay
sakariye iyo dhamanba fmly uuu ka bxy abo axmed xassan cawke aad ayan ugu tacsiyaynayaaa wlllhi aabo soo maliyeed oooo anaga dhamnteeen hadan umada aaaadka ujcl nhy wn u duceeya meel waloon ku arko sawirka marxuumka ilahay hno dhamanteen samir ha inaga siiiiyo amiiiin ya allah
Allaha u naxariisto jacayl wayn baa u qabnay axmed xasan cawke walina waan jecelnahay ilaahay u raxmado axmed Xasan cawke.
Alle ha ku naxariizto Geesi somaliyeed naga baxey ayuu ahaaye😭
Waligeey geeri kama ilmeeyn xatta mid qaraabaday ku timid...
balse wiilkaan hdalkiisa way iga ilmeysiisay dhbtii...
Walaahi beentaa ma ahaan sidaado kale ayaan ilmeeyay
Masha Allaah sakariye habo mcn 😂😂😂😂😍😍💋💋💗💕💖💞💚💛💜💙
Ilaahay janadii fardowsa ha ka waraabiyo Axmad xasan Cawke ehelka iyo caruurtiisana Ilaahay samir iyo iimaan haka siiyo.
Allaha u naxriisto samir & iimaan Allaha idinka siiyo Aabe Allahuma Aamiin
alle how naxariisto marxuun ahmed hasan cowke aduunka ayaan ugu jeclaaa cowke waligay ma arkayo qof ka wanaagsan markii u noola waxan ugu ducayn jiray jacayl aan u daco wanaagisa alle cimriga haku dheereyo
Alla yarxama Abti cawke ilaahay haku naxariisto ameen Ya Allah
Ma abti buu kuu ahaa
allah unaxariisto qabrigiisa allah unuuriyo xabiibka scw maciisa allah kadhigo
😭😭😭😢😢😢 macha allah alle ha u naxariizto ameen.
Wlhi wuu iga oohiyay wiilkan saalixa ahi.
Wxn rajaynayaa inaan mar uun kula kulmo bro
Alle ha u naxariisto...wlhi waa wiil yar oo dibad ku dhashay hadana Diin ka muuqato
Amiin yaa allah allow waridiinteen u naxariiso 😫😭😫
Asc inaalillaahi wa'inaa ilayhi raajicuun ilaahoow u naxariiso kuna abaal mari janasaadii fardawsa Axmad xasan Cawke waxaw ahaa nin aad u bulsho badan dhaqan wanaagsan waxaana u rajaynayaa jacaylkii dunida loo qabay inaw ka bato kan aakhiro loo haayo looguna bishaareeyo janadii fardawsa . Allaaahuma Aamiin .
Inalilahi wa Ina ilahay rajucun cawke wuxu ahaa layey Somali oo dhan ka dhintay lakin waxan KU faraxsanahay cawke wuxu inooga tegay halyey Yar oo iino bedelaya Wana wiilkan Yar ee aan dawanayo Masha Allah Sekeriye walal wan ku tacsidayanaya walal abaha wuxu ka dhintay dhaman umada somaliyeed
Allaaah ha u naxaristo ahmed hasan cawke geesi naga baxay buu ahaaa rabi qabriga ha u nuuro😢😓😓
😭😭😭😭😭
Allah haw naxaristo
Allah qabriga haw nuuro
Amen yarabi
Masha Allah alle ha u naxariisto cowka 😭😭😭😭😭 Amiin.Amiin.amiin
I love you baba cawke Allah yarxaamu raaximin. Wariye qaran ayu ahaay 🙏🙏🙏🙏🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭😭
Alla yaa raxma raaximin allow u naxariiso marxuumka
Amiin amiin alaha unaxarisato adeer axmed
masha'alaah allah yaraxma allow qabrigiisa uwaasici dhamaan aabayaalken wlh waan iga ilmeeysiiyay sakariye allow kuxafid
kanyari aad aadbuu ugu egyahay aabihii ilaahay hawnaxasiisto Axmed Xasan Cowke
Alaahu akbar.!! Masha Allah my Allah bless them. Ilah samir Iyo Iman ha kasiiyo aabahood waxa uukatagay somali oo dhan meel walba oo eyjoogaan! Ahmed Hassan kowke ilah janatu Fardowsa hageeyo
so emotional wlhy..May Allah swt reward your dad and may Allah swt protect our parents...
Alle naxariistii jano aka waraabiyo Ahmed Hasan cawke
Allow Ku naxariso marxumka Ahmed has an cawke samir iyo iman alle haidinka siyo abeehen amiiin yarabiii
ilaahow aabahiis u naxariiso
Masha Allah, may Allah bless them...
May Allah grant him and all fathers to jannah ❤️
Aamiin Aamiin
You are great boy
Allow u naxarito amiiin yaa rabi
Allaah illahay waxan uga baryayaa inuu Albaabada Janada u furo Insha Allaah Qoyskiisa iyo Qaraabadii Sana Samir iyo Iibaan ka siiyo.
Aad baan ujeclaan markaan yaraa inaan daawado barnaamijyada cawke alle haunaxariisto safar baanu wadanhy
illaahy ha u naxariisto axmed xasan cawke
_AlllaH Ha U naxriisto weriya cawke😭_
Alle haw naxariisto😥🤲
Allah haw naxariisto janatul fardawsa alle haka warabiyo aaameen
Eebe janadiisa hakumacsuumo cowke iyo intii muslima ee dhimatay
Ilahay hakuu naxariisto cawke 🙏
omg wa marki igu horaysay e an maqlo cuke inu dhintay Ilahy ha unaxaristo qabrigana ha uwasiciyo wxu aha qofka kaliyo somali ka dawado
ameen Allah yaraxma allow u naxariiso waalidkayaga inta geeriyootay
Allah ha unaxariisto Abe cowke janadiina Allah haka waraabiyo
Ilahy ha u naxaristo cawke
masha allaah alle ha unaxaristo aabe
Illahay ha unaxariisto cowke amiin yaa allaah
aamiin cunugiisa been kuma sheegin nin farxad badan ayuu ahaa waabaan daris noqonay anigoo hayiskuulka bilaabay 1 guri ayaa noo dhaxeeye nin farxad sheeko badan buu alaa janada alaha ugu bishaareeyo ehelkii sana samir iyo iimaan kasiiyo xaafada waabari ayuunala daganaa mudo
Mashaa Allaah illaahow janadii fardowsa kawaraabi yaa rabi
Allaah baan ubaahanahay hailowin digriga Alle
Alle ha u naxriisto isaga iyo dhamaan umadda islaamka ahba
Allow inaxariiso mshllh ilmo wanagsan ayoow katagay mshllh
Allle haw naxariisto
Aaameeeewn alllahayow unaxariiiso cawke iyo intiii muslim ahba yaaa rabi
allh haw naxariisto janna fardowsana allh haGeeyo
Alle hawnaxariisto axmed xasan cawke
Ilahayo uu naxareso wareye cawke 😭😭😭
Ilaahay haunaxariisto
Amiin amiin 😭😭😭yaa rabi alleh ha nazarisyo
Alle ha unaxaristoo😭
Ala yarxama raximin ilhy ha u naxaristo insha allah
Alllahaw ku naxriiso janidiii ku geee amiin amiin
Ax wllhie waN ilMeYeY cawke wariYe la.Mida zoMaLi laga wa alle Hownaxrizto Jana FardoWza Hka warpiYo
McHa allH upad zalixa aYu ka tagY alle haYdiN parkeYo
Ilaahay ha unaxariisto janatulfardowsa ha geeyo
Allah u naxariisto qabrigana Allah u wasiciyo
Alllha unaxariisto owlaadiisa Allah u xifdiyo
اللهم اغفر له وارحمه وعافيه واعف عنه
Waa runti sakariye taas inasugaysa
alle ha u naxriisto wll idinkna ilahy samir ha idin ka siiyo
ilahow u naxariiso janatul firdawsa alle ha geeyo
Wlh markan daawaday waan ilmeyey allow unaxariiiso
Allow u naxaristo cawke
Alle ha'unaxariisto
allaaah ha unaxariisto amiiin amiiin yaarabiii
😭😭😭😭😭😭😭alle ha unxristo cawke
alaha unaxariisto aniga makasto waxaan jeclaa mar uun inaan lakumo alxamdu lilaah wxaan kubartay london uun inaan lakulmo axmed xasan cawke waxaan kubartay london laakiin kuligeen waan dhimaneeynaa waa xaq aabe fiicanaa kudhalay adeer aad baad unasiib badan tahay maashaa alaah soomaaliyoo dhan baa jeclayd
Alle ha unaxariisto abti Axmed Xasan
Alle ha u Naxaristo Amen ya rapu
ala yaa raxman raximin janadul fardows alaha ugu bishareyo kitabkisa gacanta midig alaha ka siyo
alleh ha unaxariisto adeero cawke
Allahu naxaristo abo
ILAAHAY SAMIR IYO IIMAAN ALA.H IDINKA SIIYO JANDII FARDOOSO ALA.H KA WARAABIYO AM I IN SOOMAALI OO DHAN BUUKA BAXAY CA.WKE 😢😢
Ilahay hawo naxaristo yarabi Amin
asc.inaalilahi.wainaileyhin.rajicun.alahau.naxaristo.abo.iyo.intakale.o.dhimatey.mutaqarin.ow.muqadamiin.
Ilahow unaxariso ameen
Allahu raxma raximiin axmed xasan cowke
allah una xariisto wiilka yar maa sha allah
Ilaahay ha unaxariisto aamiin
ax ax alle ha u naxariisto ahmed hassan cawke
Kulnafsi dasiqatul mawt
allaha unaxaristo janatu fardos allaha kawarabiyo
allah ha unaxariisto cwake
ilhaw ku naxriiso cawke a men 😭😭
msha allah guul sare
ina lilahi wa ina ilahi rajicun ilahaw unaxaristo qabriga uwasici ya amin ya Allah
إنا لله وانا اليه راجعون اللهم