Ragga qaar guur aan ka la'ado- gabay Xalwo Bulxan Cali

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 ноя 2024

Комментарии • 174

  • @AslimaxamuthAsli
    @AslimaxamuthAsli 9 месяцев назад +1

    Inata maanta soo boqotay gabaykan kadib markiii ay dawdeen daaci saalax😂😂

  • @abdifitahhussein7274
    @abdifitahhussein7274 9 лет назад +1

    manshAllah xalwo' Runtii ilaah baa garaad iyo garasho kuugu dowgalay!!
    Waxjiraad ka hadashay raguna wax jiruu ka hadlay' laakiin sirta baxday oo aad shaaca ka qaaday waxay tahay in dhaqanka soomaaliyeed aad ku aragto in ninku wiilkiisa liitaba ha ahaadee uu la goobo gabar qiima leh ama la jecel yahay laakiin gabadhiisa uu ku fiirsado yaxaas hanti wata isagoo markaas eegaya sanuudaas yar. Marka gabaygaagu wuxuu daboolay hagrashadii la idiin gaystay.

  • @sucaadahmed9124
    @sucaadahmed9124 8 лет назад +3

    Masha Allah ,inadeertey Raggi Meel bey saartay. Allaha ku barakeeyo xalwo

  • @mohamedabdirahman6939
    @mohamedabdirahman6939 6 лет назад +17

    Anigu hablaheenaan guusha gudoonsiiyay , allaha ku sharfo maamo xalwo .

  • @MAHAMUD2008
    @MAHAMUD2008 12 лет назад +1

    ala yaacizac ilaahay ha ku dhowro iyo dhamaan islaamka oo dhan waanan ku faraxsanahay gabar somaliyeed oo abwaanan ah oo murtida curintaqaan,walaasheey horta waa jabaabtay oo waad oo waad sax Balse waxaad moodaa Gabayga In aad ku soo gabagabaysay dhamaan raga oo idil marka abayo raga mawada xuma ee qaarkii hore aad noo soo magacawday ayaa xun rag iyo dumarna dhamaan ilaahay ha soo wada hadeeyo oo kuwa xuna waan u soo ducaynaynaa in ilaahay xaqatuso.thanks a lot sister.

  • @mandeqsuriyan4623
    @mandeqsuriyan4623 8 лет назад +2

    masha alah ilahay haku xifdiyo edo xalwo buxan waa gabay aad u xigmad
    badan

  • @Hooda36
    @Hooda36 12 лет назад +4

    Afkaaga Caano geel Iyo malab lagu qabey maanshallaah Walaalo ragii ishaad kasooridey yasalaam noloow

  • @nololayatiinwacan8044
    @nololayatiinwacan8044 7 лет назад +4

    mashalllaaah nice words alle haku xiftio mama alloow ha nugu soo beegin kuwaa ayay maamadu tilmaamtay o kale allahu akbar
    midkaan
    garan salaadiyo
    wakhtiga guule
    faral yeelay een gelin
    masaajidka wiqiis !!!!
    subxaanllaah
    alle naga qabo
    kaas oo kale

  • @HankaSare
    @HankaSare 12 лет назад +1

    Maasha Allah...Xalwo Bulxan waad asiibtay....raggii meel baad iska saartay.

  • @gabarsomaaliyeed
    @gabarsomaaliyeed 12 лет назад +1

    Maasha Allah! wale gabdhahii waad u hiilisayoo ragii dhinac baad naga marisay!

  • @UbahAbdulkadir
    @UbahAbdulkadir 10 лет назад +2

    Kuwa gogosha aan loo dhigeyn goynka aan ka hinkaadsho. Xalwo Bulxan mahadsanid walaal waa gabay qiimo badan.

  • @suhaybclrashiid4949
    @suhaybclrashiid4949 5 лет назад +1

    Masha Allah alaha ku xifdiyo wlshy caqligana alaha kuu siyadiyo

  • @samiramohamed2155
    @samiramohamed2155 9 лет назад +1

    mansha Allah Abaayo mcn Alle ha ku xafido Afkaaga caano lugu qabay Alla yaacisaka

  • @tawxiid03
    @tawxiid03 12 лет назад +4

    mashalaah My dear Aunt and my best friend am proud of you My eedo

  • @MrChickenjuice
    @MrChickenjuice 12 лет назад +1

    xaawq bulxan afkaaga caana lagu qabay walee ragii waad gumayday guuleeyso

  • @gabarsomaaliyeed
    @gabarsomaaliyeed 12 лет назад +2

    Walle waa runteed..."Guur aan ka la aado!" aameen ya rabi!

  • @ayan-ym4go
    @ayan-ym4go 10 лет назад +3

    Allah yacizzaki aad baan oga helay jawabtaas
    Ayagoo ragu 1000ceeb ayleeyahiin naag unbaa ku hayso
    s ku samarto Dhibkaas intay oran lahaayeen haweenka khayr allah siiyo ayaba ceeb u raaraadisgalaan

  • @LOVEEE4EVA
    @LOVEEE4EVA 12 лет назад +2

    Fadhigaa dhaama intee guursanlaheed mid kamid ah intee sheegtay. Ayada dhaafe aniga xataa marabo intaas mid kamidah.

  • @naimahassan5635
    @naimahassan5635 5 лет назад

    Mashaa allaah Mashaa allaah Allaahu akbar Allaahu akbar allaah haku dhawro walaashay qaalia 😍😍😍😍😍😍😍💟💟💟💟💟💜💜💜💜💜❣❣❣❣❣💕💕💕💕💕. Afkaaga Caano lagu qabay Qaali Dummar.

  • @jacel19871
    @jacel19871 13 лет назад

    wow! maansha Allah waa gabay wanaagsan ee Xalwoow ale ha iska kaadayo Aamiiiiiiiin ee nimanka naga dhici.

    • @ayanmalim244
      @ayanmalim244 8 лет назад

      masha alaah ila hay xikmada iyoaqliga ilaha kuusiyadli

    • @foziyacaabi3004
      @foziyacaabi3004 10 месяцев назад

      ANAS YARE

  • @sacdiomohamedwawhanney7192
    @sacdiomohamedwawhanney7192 8 лет назад +2

    Mashaalaah Abayo Mel aad sartay allaah ku barekeeyo

  • @baariyabintucarfi9233
    @baariyabintucarfi9233 2 года назад

    Mansha alllaah amiiiiiiin aale haku xafido

  • @haniali222
    @haniali222 12 лет назад

    alla masha alh caadi maahan gabadhaaan. meel naga saar ragga yaaqeey!!!

  • @rayanahmed9527
    @rayanahmed9527 12 лет назад

    thnkz walal gabayga aad soo galisay balse waxaan ka cod sanayaa mid kii dumarka loo tiriyay inaad soo galisan thnk

  • @gabarsomaaliyeed
    @gabarsomaaliyeed 12 лет назад +3

    WOW!!! Amazing! Masha Allah!

  • @sumayo1000
    @sumayo1000 12 лет назад +2

    baga alleyleh waa naag naagi dhashay hamblayo habo

  • @xafsaabdullahi7512
    @xafsaabdullahi7512 4 года назад +1

    Maasha allaah tabaarakallaah shukran wll

  • @fashiondesigner2011
    @fashiondesigner2011 12 лет назад +1

    waligey ma arkin naag somali oo ka run badan ee she so smart

  • @yaahhaa7589
    @yaahhaa7589 11 лет назад +2

    Waa runtii balaayo ha idin guur sato! 5 wiil baan aqaan oo gabdho ajanabi qaba, hadaan maryooley guur sanayo soomaliya un baan ku guur san midaan ebed keed gus dhuuqin, illaah ha naga bad baadiyo kuwa rag naceeb ka galey - xin,xisaab iyo tartan la aada raga idin ka aqbalaya.

  • @hindamohamed470
    @hindamohamed470 8 лет назад

    masha allaah waa gabay qaliya halkiisad dhigtay wllshy intaad sheegtayba ninkale guur aan kala aado

  • @ceynicadey1943
    @ceynicadey1943 5 лет назад +1

    Maasha allaah illaahay il xun kuma tuso guul iyo obanimo gabdha soomaaliyeed

  • @Zurich527
    @Zurich527 5 лет назад +2

    maansha allah Abayo XALWO BULXAN MAXAMED

  • @khadroahmed8374
    @khadroahmed8374 10 лет назад +2

    woooow caadi mahan gabeygaan wali nin tiriyey maba jiro allha ku dhawro nimanka meel iga saar axlaa gabey wlhi

  • @ibrahimshaacirahlusunnah3391
    @ibrahimshaacirahlusunnah3391 12 лет назад +2

    sax maa shaa Allaah walaal waan kuu habalyeeyay

  • @Anbaro.
    @Anbaro. 5 лет назад

    Alla yacizak walaashay ragii baa naga dhicisay

  • @willoali1613
    @willoali1613 9 лет назад

    Xaawo bulxan habo mahadsanid ogowna runtu raga Soomaliyed wey gubtaa

  • @malikatuahlam4731
    @malikatuahlam4731 8 лет назад +1

    masha allah abwaanad allaylehe waad u jawaabtay xaqiiqdadna ka hadashay

  • @ifarxmohmmed3610
    @ifarxmohmmed3610 5 лет назад +1

    mansha allah afku kumago qaaliyey💞💞💞💞💞💞💞💞👍👍👍👍👍

  • @umu_abdirahman
    @umu_abdirahman 2 года назад

    Masha Allah afkaaga caano lagu qabay

  • @aoleyoung
    @aoleyoung 13 лет назад

    abwaanad xalwo well done well done,inaad ragga wax la qaybsan kartaan na tustay. rag badan gabayadooda waa ka fiicantahay , rest In peace, da 1dislike haters libin wax kama taqaanid, she is amazing , bless uuuuuuuuuu

  • @sahraahmed8995
    @sahraahmed8995 9 лет назад

    Maaaasha allaaaah allaha kudaayo abaaayo macaanto saas ayaan kaa rabaaa

  • @se7806
    @se7806 9 лет назад +1

    Masha Allah , af-kaaga caano Lagu qabay

  • @asmahassan4097
    @asmahassan4097 6 лет назад +1

    Waana la dhihi kara mom.xalwo dardaaaran

  • @qalbisaafiya7613
    @qalbisaafiya7613 2 года назад

    Maansha allaah walee gabadhan waa gob ❤️

  • @MoGaMan99
    @MoGaMan99 3 года назад +2

    Completely in love with this lady!

  • @mansurahmed8388
    @mansurahmed8388 6 лет назад +1

    Mansha allah nolow habo

  • @tawxiid03
    @tawxiid03 13 лет назад +1

    My Advice to Somali women is that Plz make sure that you choice the right partner or companion in life. respect your self and never let someone to take advantage over you ?
    Waan baahanahay baqtiga looma cuno ( kafiirso midkaad wada noolaan lahaydeen life is too short make sure you enjoy the best)
    Salaam Viva Halwo Bulhan

  • @ikranmahamud5955
    @ikranmahamud5955 8 лет назад +1

    Masha Allah Afkaga caano lagu qabo mcn

  • @dhawrsancaqil9746
    @dhawrsancaqil9746 7 лет назад +25

    Allow geesi
    deeqsiya halyeey
    diinta garanaya
    garad badane
    goboonimiyo
    wanag loga gogool
    yeelay adaan 🖐gacanta
    ku hoorsade
    calafku i geeyo aaaaminti igu cawiiya inta iga danbaysay 😔😔😔

    • @mohamedjama6882
      @mohamedjama6882 7 лет назад +3

      Asma Uae amiin wll aniga oo ah wiil somaliyed

    • @dhawrsancaqil9746
      @dhawrsancaqil9746 7 лет назад +3

      I used to be a great nation thnkz wll

    • @mohamedhussein3446
      @mohamedhussein3446 7 лет назад +2

      Asma Uae
      aamin wll illah qalbigada arinta kujirta owngsn hkusiyo

    • @mubarikyusuf3426
      @mubarikyusuf3426 7 лет назад

      Waa beenteed gabadhan may samayn horuu u jiray gabaygani caasha guuleed baa tirisay

    • @hf1791
      @hf1791 7 лет назад +1

      Aamin wll

  • @ayanoman3307
    @ayanoman3307 11 лет назад +1

    Woow naga dhici raga weeyba soo dhigteene kkk afkaada caano lagu qabay mamo3333

  • @HassanAli-bx4os
    @HassanAli-bx4os 8 лет назад

    maasha alaaah alaha ku barakeeyo alaylehe waa gabay xikmada

    • @hodanmuhamed2045
      @hodanmuhamed2045 8 лет назад

      ragu qaar waxaa jira cuntadeykariyan eysan nag karinkarin nabigeena Muhamed s c w cuntada ayuu karsanjiray asagoo qufna uabayeleynin marka waa inaand kudayataan suubanaheena Muhamed s c w waxa jira wax yaalo eyqabtan Dumarka oon wa jib ku ahen oo ragu wa jib ku ah marka walalayal ha loo samro Dumarka feer qalooca ayaa lagaabuuree

  • @nadifohaji9223
    @nadifohaji9223 9 лет назад

    waaaaaw afkaada caano lagu qabey walee wad ka heshay

  • @Xoriyo_xarago23
    @Xoriyo_xarago23 10 лет назад

    MAA SHAA ALLAH... KKKKKKK INABA CADII MAAHA..

  • @AliCadan
    @AliCadan 9 лет назад +1

    mashallaah waa gabay qiimo badan

  • @SARA-e3g8n
    @SARA-e3g8n 10 лет назад +1

    Mashaah nolow walal

  • @barca9320
    @barca9320 11 лет назад +2

    Sax Intaa sheektayba aanka guur la'aano Ameeen Ameen

  • @LOVEEE4EVA
    @LOVEEE4EVA 12 лет назад

    waa run uma maleenaayo in uu jiro nin soomaali ah oo wadaninimada ku weentahay waqtigan la joogo mustaqbal iyo caruur laga fikiro dhaafe guurkaba qalad bay kafahansanyihiin.waxeeba umaleeyaan in la iskuguursado kaliya in laykutago ama kaliya iskaabulanimada la is dhaafiyo dankale maba lahan.

  • @Ayubshardi
    @Ayubshardi 11 лет назад +1

    mansha allah ishcalaa gabay wlh

  • @Samiira87
    @Samiira87 12 лет назад

    Yaa salaam waa caqli badan waa gaari nolol wacan
    Oo murti ilaahay u dhiibay & xikmad
    Wax bay ku dhigtay rag ku sheegii gabayga xumaa
    Ala maxaa rag ceebay carada ku nool.

  • @asilimohamed1732
    @asilimohamed1732 6 лет назад +1

    maansha Allah inta an wali guursaneey ka fa iidaysta anaga waxaas miiran baa nahelay alla ya isak abaayo

  • @quluud11
    @quluud11 12 лет назад +1

    walaal waad mahad santahay inta sifooyin ee aad soo sheegtay guur aan kala aano . dumarka soomaaliyeedow idhageysta ninkii alle raali galiyaa inagana na raali galiya

  • @ItsSaba-kk
    @ItsSaba-kk 12 лет назад +1

    woooooooooooooooow mashalaah abaayo ilaah haku dhaafo

  • @badramahammed3188
    @badramahammed3188 5 лет назад +3

    Afaku ku MA go 😍

  • @naimasomal5022
    @naimasomal5022 8 лет назад +1

    ماشاءالله الله يحفظك يا اختي الكريمة

  • @HassanMohamed-bo7wc
    @HassanMohamed-bo7wc 7 лет назад

    Mansha all ah wllo dhab baad ka hadshay

  • @kuluuxassan4183
    @kuluuxassan4183 8 лет назад

    Mesheedi baa dhigtay

  • @qarandoonjararaawi1995
    @qarandoonjararaawi1995 8 лет назад

    masha alah amiin edo waxbab kalamadan hadhin tidhi murti abidkeed

  • @qadroaxmed6908
    @qadroaxmed6908 8 лет назад

    axsan gabay guuuur ankala aado sax sax

  • @naciimosheikhhassan9925
    @naciimosheikhhassan9925 8 лет назад +1

    Allaah ha ku xafido

  • @maxamedhasan5737
    @maxamedhasan5737 8 лет назад

    intaan guursan lahaa gabar guryamayso guur aan ka la aado

  • @abokorhaji5668
    @abokorhaji5668 8 лет назад

    no comments, gabeyga halkiisa ayey dhigtey

  • @fatimamoha1504
    @fatimamoha1504 6 лет назад +2

    waaba xaqiiq intaas ay gabadhu sheegtay ala maxay gabdhaha soomaaliyeed ninlamood jaf jafeen hadhawna dhahaya naagi ma dadbaa xitaa mayaqaan marka uu dumarka caayayo in ay soogalayaan hooyadiis iyo walaashiis

  • @maxamedaadan7191
    @maxamedaadan7191 12 лет назад +1

    waa run in dumarku aya gabyi karan lakin markan waxab noo adan reebin

  • @Aa-nj5gz
    @Aa-nj5gz 5 лет назад

    Naag Soomaali iyo uq'dad
    uf iyo aqash - ka fogaada wasaq-da!

    • @idirismohamed1673
      @idirismohamed1673 3 года назад

      Nash soomaaliyeed adigoo kale umabs qalanto runty kahadadhy wasban kagubatayoo laysab malihid

  • @Samiira87
    @Samiira87 12 лет назад +1

    Xile gube gasiin iyo aan bixin maro is gaadhsiisan
    Guudkana islaam uga egoo gogosha ii jiifa
    Intii goor xun aan ooyi lahaa guur aan ka la'aado
    Guulihii abuurtiyo nabiga (csw) caydood kan u geefan
    Gobood falaha diintii gudbaye dhaar aan kala goynin
    Gaalkaa ilaahay ka go'ay guur aan ka la'aado
    Garida wanaaga leh midkaan garan abaalkeeda
    Gafuur buure ruuxna garan wuxuu golaynaayo
    Gujeeyaha gunuusee duryama guur aan ka la'aado

  • @MoGaMan99
    @MoGaMan99 5 лет назад

    The best is always the best

  • @shaneemo2
    @shaneemo2 7 лет назад +8

    nin walowba hada iska eeg tilmaamaha ay shegtay abwanadu oo iska cirib tir

  • @ikranmahamud5955
    @ikranmahamud5955 8 лет назад +4

    Afku Kuma go'O walal qaali

  • @18faduma
    @18faduma 13 лет назад +1

    @tawxiid03 Thanks ma sister for this..it is really wonderful and u have talent masha Allah...I was looking for a gabay like this....Midakale, thanks for ur advice abaayo we have to be careful intaan looser guursan laheen.......Walahi waan ubaahneen nimanka noo gabyo gabar naga celisa kkk .AFKAAGA CAANO LAGU QABAY

  • @sucdiabdiqadir3626
    @sucdiabdiqadir3626 2 года назад

    Waaaw masha allh

  • @MariamMohamed-yf7pp
    @MariamMohamed-yf7pp 9 лет назад

    waa runtaa alla maxaad ogtahay raga dhaan dhaanmiinta ah

  • @oliyo
    @oliyo 12 лет назад +2

    haha ilaahow dumarka noodaa waa dumarka aduunka ugu dhiiga badan waligoodna waa iska kaaya dhicin jireen maanta uguma horeyn noolaada kaftankana yaan la idinka badin

  • @WaveyMo
    @WaveyMo 12 лет назад

    waa gabay caajiib ah

  • @chocomacan
    @chocomacan 13 лет назад +1

    love you.

  • @WARSAME685
    @WARSAME685 8 лет назад

    Eesh calaa gabay

  • @adamadam-pm4xi
    @adamadam-pm4xi 7 лет назад

    What a gabyaa walaahay Inaan arag tan oo kale

  • @guleedyare1
    @guleedyare1 12 лет назад +1

    Mansha Allah sister

  • @FaadumoSaed-en8ve
    @FaadumoSaed-en8ve 6 месяцев назад

    M.a allah

  • @zeynababdullhizeynab1769
    @zeynababdullhizeynab1769 6 месяцев назад

    Masha allh mamada caadi maahan wlhi

  • @naciimosheikhhassan9925
    @naciimosheikhhassan9925 8 лет назад +1

    Allaahu Akbar

  • @ashahassan6494
    @ashahassan6494 7 лет назад

    godadlaha cidlada igaga guda guur aan ka la'aado

  • @Mrmover
    @Mrmover 9 лет назад +1

    Masha Allah

  • @abdimohamud5262
    @abdimohamud5262 8 лет назад

    War gabadh anaa dhaan ta kuwii dumarka u soo Gabyey

  • @artafardowsaartan605
    @artafardowsaartan605 8 лет назад +2

    Baqeeyl Gurigiis looma Soo hooydee Guur Aaan ka la Aaaado Ragoo Baqeeylnimo waa cudur xun iska ilaalliya
    Reply

    • @mohamedhussein3446
      @mohamedhussein3446 7 лет назад +1

      farduza artan
      hyeh hno

    • @huseinbeyra3538
      @huseinbeyra3538 6 лет назад

      farduza artan araga somaaliyeed kuwooda ugu baqiilsan waxa dhamaan afrikaaka oo dhan iyo asiya iyo carbta qaar

  • @leylaibrahin8179
    @leylaibrahin8179 9 лет назад +1

    masha allaah

  • @maxamedkheyre2925
    @maxamedkheyre2925 11 лет назад +1

    waa gqabay aad ufiican

  • @Himila55
    @Himila55 12 лет назад

    naagaha qaar guur aanka laado

  • @barca9320
    @barca9320 11 лет назад +1

    Hiiraal: Balaayo guurso adigu Sbx

  • @basi5860
    @basi5860 6 лет назад

    waarunteed waxay sheegtayba waa run ragii somaliyeed saas ayaalagu arkay inta ay sheegi

  • @IIdhuuq
    @IIdhuuq 12 лет назад

    Guur la'nac nin guur raba ma arag ayaamahani bilaash baad u gab yeesaa balaayo ha idin guur sato guur dhul gaalo qiima malaha aabe nimadiisana sharaf malaha TALO rag yahoow dal kaagii kuu dag'ye isagaad sharaf ku leedahey > hadaad dhul gaalo guri kudhigato lasoco inaad gurigaaga banaan'ka lagaa soo taagi doono il'maagana sidii waceladii cid'lo lagu kor san doono rag badan taa baa maan'ta heesat ee haku biirin.