DEG DEG: Puntland oo Dagaalka Daacish ku qabsatay Dhulkii ugu badnaa ee kooxda & Safarka A. Madoobe

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 янв 2025

Комментарии • 20

  • @Shuuke-Gurey
    @Shuuke-Gurey  8 часов назад +4

    LIKE + SHARE & SUBSCRIBE

  • @AliMohamed-id7um
    @AliMohamed-id7um 6 часов назад +1

    At last
    Respect the prominent leader Mujahid general Ayup
    Thx

  • @bby6
    @bby6 6 часов назад

    Guul ciidamada gesiyasha puntland government guuleysta marwalba inshallah cadowgina ha jabo

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg Час назад

    Butland guuuuuul maansha Allhaa Agbar maansha Alaah tabaarkalaah Alaahu 🌺🌷🌺🌺 guuuuuul maansha Allhaa Agbar maansha Alaah ❤️❤️❤️❤️👍🤲🤲🤲🇸🇱🇸🇱🤲🤲🤲🤲

  • @SabriyeAadan
    @SabriyeAadan 6 часов назад

    Insha. Allah. Kariim. Guul. Dhamaystiran. Oo. Laga. Guuleystay. Dhamaan. Argagixisa.

  • @AaminoShirmaarke
    @AaminoShirmaarke 6 часов назад

    ❤❤❤❤❤

  • @GoobeVideoProduction
    @GoobeVideoProduction 6 часов назад +2

    Erdogan dan kama laha wanaaga iyo horumarka Soomaaliya ee yaan la idin hodin. Waxuu u socdaa saaxiibkiis Hasan Sheikh, Xamar uu ka dagaa, waxuu la saxiixan karo Muqdisho uu la saxiixanaa dibna wadankiisa uu ugu laabanaa. Wax dan ah oo Muqdisho dhafsana uma socdo.

  • @Cllaahiaxmed-x5j
    @Cllaahiaxmed-x5j 5 часов назад

  • @bby6
    @bby6 6 часов назад

    Warya dowlada ad shegayso xakay ka talisa runti Hassan qabuure faagte mamulkisa a ku eg banadir miya dowlad lagu magacabi kara

  • @maansarestudio8484
    @maansarestudio8484 6 часов назад +1

    Turkis WAA xoolo aasan ayuu uhesta wadanka inui leyahay siday degada xamar iyo elebarka iyo isbitalada ula wareegay Somalia dhan uheesta

  • @dhool9781
    @dhool9781 7 часов назад

    Alxamdulilah allowed u soyaadiguusha

  • @saidahmed7268
    @saidahmed7268 5 часов назад

    Aniga sida ii muuqata nimankaan meesha waa lagu ogaa

  • @FaaraxCrixmaan
    @FaaraxCrixmaan 5 часов назад

    Warmuqdishu.saamaynkuleeyahay.waayo.dantiisuuka.arkaa.eesoomaaliya.dan.umawado.itoobiya.ayuubad.urabaa

  • @alimohamednuur8700
    @alimohamednuur8700 4 часа назад

    Itopiya ayuu Rabaa inuu Somali ujabiyo oo badeenasiiyo

  • @AaminoCabduqadir-w8n
    @AaminoCabduqadir-w8n 4 часа назад

    Armed Cade nabad kusoo noqoo

  • @alimohamednuur8700
    @alimohamednuur8700 4 часа назад

    Ordogaan waakhaa indoonaya inuu badayada itobiya siiyo

  • @abdirazakali333
    @abdirazakali333 6 часов назад

    Kkkkkkkkkk ISTAQFURULLAH ALLAHU WACLAM.

  • @Mmwm-t9r
    @Mmwm-t9r 7 часов назад

    Guuuul ciidanka mj

    • @bby6
      @bby6 6 часов назад

      Warya fahmo yare afkad waxa uquri la dahay puntland state markad ledahay mj cuqdadas bad la dhiman doonta Mr mangab

  • @ahmedismaciel5465
    @ahmedismaciel5465 6 часов назад

    YUUSAN NOO IMAAN ORDUGAAN DALKAYAGU IIB MAAHAN