Manshallah tabarakallah ilahay ha xifdiyo walidki idin so barbariyey ee quruxda badan so weynada hooyoyin ilmaha wa jeclahay manshallah iyo abtiga dhiri galinayo
Man sha Allah waxaan idinla wadaagilahaa gabadhaha yar yar In and dhaqanka wanaagsan ku barbaarisaan oo asturaada bartaan guulaysata diinta ha ka tagina
Allahuma baarik. May Allah protect our youth. They are our future and I hope every Somali parent gets close to their kids start talking to them at young age so that when they grow up and face difficulties about life that they know you are there for them. U duceeya caruurta oo sadaqo ka bixiya inuu Alle inoo wada dhowro, oo inala koriyo, oo dadka xun iyo asxaabta xun ka xijaabo. Aamiin.🙏🏽
masha allah marwan yare waa somali somali dhalay ilmihiina ka dhigta somali hadii kale badi bay idinka noqon lkn marka ay afka iyo dhaqanka somali sifican u yaqanaan ma aqbalayan inay qataan dhaqan kale
Marwan yare si wacan ayaa loogu barbaariyey afka hooyo❤️.
Guulaysta caruurta somaliyeed Alle hamigiina ha idin rumeeyo.🥰
Haye
Dadka wax funny ah be u arkan message ka e caruurta so bandhigayan but it’s touching. Caruurtana aad be u qurux badanyihin MashaAllah tabaraka. ❤️
Masha’Allah our beautiful bright children. The host did an amazing job too
Ma shaa allah smart kids especially Marwan he speaks fluent somali despite his age and being in USA
💘💘💘💞💞💓💓💗
MashaAllah all these kids clothes are very beautiful 😍 ❤
I love kids and respect all of them
Maasha allaah beautiful caruurteena allaah ha noo xafido mel weliba ey joogan aamiin yaa allaah
Marwan killing it at the end - perfect comedic timing too! 😂
Hello
Fayma
Masha ALLAH caruurta samidayda ku jirto Nuura RABIGAYGA ha idin xafido dhamaan ciyaalka Muslimiinta iyo dhamaan ciyaalka soomaaliyeed Insha ALLAH☝💚❤💖
Caruurtaan wlhi fariin bey noo soo gudbiyeen ilaa meeqaa saan ahaan dooonaa allow qalbiyadeena mideey ma qaxooti baan sii ahaanaa 🇸🇴🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺
Manshallah tabarakallah ilahay ha xifdiyo walidki idin so barbariyey ee quruxda badan so weynada hooyoyin ilmaha wa jeclahay manshallah iyo abtiga dhiri galinayo
Man sha Allah waxaan idinla wadaagilahaa gabadhaha yar yar In and dhaqanka wanaagsan ku barbaarisaan oo asturaada bartaan guulaysata diinta ha ka tagina
Mashaa Allah caruurta iyo fariimaha ay soo badhigeen. Waa munaasabad qurux badan. Jazakaĺlah.
Allahuma baarik. May Allah protect our youth. They are our future and I hope every Somali parent gets close to their kids start talking to them at young age so that when they grow up and face difficulties about life that they know you are there for them.
U duceeya caruurta oo sadaqo ka bixiya inuu Alle inoo wada dhowro, oo inala koriyo, oo dadka xun iyo asxaabta xun ka xijaabo. Aamiin.🙏🏽
Masha Allah hooyada marwaan waa halyeeyad ilaahy habarakeeyo...
Waan jclhy badhiga mustaqbalkan 🇸🇴🇸🇴❤
Masha'allah aaway dalkeeni waa kan dalkeeni waa jariiricode wllhi 😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
sidoo kle wll
❤Maasha allaah illaahow ubadka noo deyiso iyo gab dhaha wax soo baray iyo wariyahaba aamiin❤ 🤲🤲🤲
Masha allah marwan yare hooyadii dhashay iyo aabihii dhalay dadal badan ayey galiyeen si uu luqadiisa barto sificana ugu hadlo isagoo waliba america kudhashay masha allah tabarakallah ❤
Xiriiriyuhu waa 🏆 wonderful 👏 💖 😍 ❤
Caruurta inta ay yar yihiin gabdhaha maad u xijaabtaan, si diintooda u qabsadaan
Manshaallah Allah may bless our children🇸🇴🇸🇴❤❤
Mashallah these children all done well and were sooo cute ❤️❤️❤️❤️🇸🇴 Somalia hanolaato
Mnshllaah caruurtena aallow noo barkee ❤
Hadi lailayabi laheyn mise laidedi laheyn waxan xunbaari laha cunig kasto Somali ah oo abihis lasocdo yacni waxan ahay shaqsi ad iyo ad ujecel carurta waliba sii qotodheer walina abo manoqonin
Allaha ku siiyo caruur aad ku faraxdo oo baari ku ah. Aamiin.
Mashaa Allah dhallkena allaw noo barekee 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Masha alaaha caruurta Somali ilaahay hanodaayo
M.a wllka marwaan iyo dhamaan ubadka kale ilaahey haxafido
Masha allaah tabarakallaah allaha xafido caruurta
Marwaan masha allah😢🥺
Waar caruurta dhaqanka islaamka baro oo kadayaa qawanida waa iga talo dhaqankeena qaybta xun ee islaamkeenu diiday waa inaanu kasaarnaa. Bal hada hablaha laqaawiyay hadhow sidee looga dhaadhicin diintaadu qaawini ma ogolo. Hadalkaa waa iga dardaaran.
War naga amuus and enjoy the show. Ilmaha maba qaangaarin
@@adna6920 balaayo dheh party pooper🤣
Ilma aan qaangarin maa rabta in xiijab loo xiiro ? War naga amus doqonyahow alshabab baa la mid tah
Waa laga dhaadhicinaa markay weynaadaan, hada ma ahan .hadii hada la xijaabo mihiimadii xijaabka ayaaba lumaya so alshabab sheekadeeda hanoola iman
Abowe waax fican aad uu shekte lkni Somali daqanka islamka wey katagen......kuwan cml aa iskiga juraan ...meyqangariin eey mesha latagan yihin ilamaha yar yar waxad kuso barbarisa umbey kuu daqmayin..uuf ilamahan wixi dale iney saan ahadhan weyku farahsan yihin ...ilahayow haqa nawafaji ..aduun waxan jogna ruxa waax fican haduu noshega ann aaf lagadeyneyna..subxanaallah
Waxaan halkaan mahad qiima badan oga diraayaa, dhamaan dadka u kacay howshaan caruurta ay soo bandhigeen, runtii way i taabatay🥰🥰🥰
Mansha Allh Allh noo daayo ilmaha somaliyed allhna no xifdiyo aamin Amin❤️💯💜🌹🤲
Masha Allah waa wax funny qabyaaladu hadeeba xoog weentahay af somali sifiican baa lo baray
www mashallha illhow carurta noda🤲🥰
Masha Allah waan qiirooday markaan bandhiga caruurta arkay🥰🥰🥰
Mash allah they have many wisdom
So keep going they are look like intelligent and like that so i'm happy with them ♥️💗💟❣❣💖💖💗💗💗💗💗
Inaa lilaahi wa inaa ileehi raajicuun alloow hana duleyn bal ninkaas weyn wuxuu iskalajeexo diin la,aantiisa caruur buu dharkii kadhigay allow adaa alle ah
Ilmaha may asturasn khayaliga ilmaha ha ku habaabinina diinta bara
Mashaa allah caruurtaan allah barakeeyo
masha allah marwan yare waa somali somali dhalay ilmihiina ka dhigta somali hadii kale badi bay idinka noqon lkn marka ay afka iyo dhaqanka somali sifican u yaqanaan ma aqbalayan inay qataan dhaqan kale
Masha Allah baraka Allah, Tabaaraka Allah
Mansha allah tabarakalah allah idiin dYooo
Ilmaha yararyari waxy sheegayan runta soomaliyeey isku diirnaxa dulmigana iska dayaya shesheeyi yahana iska saara ilamahana dalkooda hala baro
So cute Kids mansha Allah
Masha allah illahay habarakeeyo ubadkan yar
I still like when degha did the introduction
Who is 'Degha?' It is spelled Deeqa/Deeqo.
@@waryaawariiri1812 she did the 3rd somali museum kids fashion show introduction.
Masha allah wlhi farxad ilin iga imaday masha allah markle aaad ayan caruurtan ugu farxay allah noo dhooro
Manashallah walhi waan farxay marka arkay caruurtanaa adaka uu yara ilahay ha ku xafido caruurtan
Masha Allah alla hadayo carurta marwan hoyada bar barise masha Allah
Fasuqnimo ayaa tala mesha .. subxanalah
Masha allah ❤️🥰❤️
Wax la fiirsado wixii ugu fiicna maashaa alaah maxaa qurux ah sida loo diyaarieyey
Mnzh allh caruurta allaha no barakeyo somali hada nahay m.a ma dhaqaan 🤣🥰
Marwaan m.a af soomaligiisa
M___cHo___ALLAH ALLAHA DaaYo🥰
Asc Allow Awlooda noo daa ee dhaqanka iyo diintooda ku ababiyo Insha Allah
dhirgelin quruxbadan weyan soamliweyney wanijeclahay wllhi jecel weyn wali
Sido kale abaayo
@@wiilwaal7114 shukran wllkey 🌹
Masha allh allow nodaa❤💋💋🇲🇵❤❤😭😭😭😭❤❤🙏🙏💯💋💋💋
M.a marwaan yare wa will yaro afka lagubarbariye
Si qurux bdn ayey u jileena i love you maami ❤❤❤🙏🙏
Ww marwan masha allaha ❤
Masha ALLAH Marwaan
Masha Allh illhy ha idin xifdiyo
Can you add eng sub for others to understand it lol
Caruur hada lagu bilabay in dhaqanka iyo diintaba laga haleeyo allaw hanuuni dhaman teen
Masha Allah
I still like when degha did the introductions.
Masha allah😍
Aad bn ujeclahay aragtida muuqaalka magaca somaliga
Lkn yaanan dhaqankii somalinimada katagin
Gabdhaha dharka iyo qaawanaanshaha timaha haa laga saxo
Manshallah tabarakallah
Maasha allh❤️😍😘❤️
Cali Americo in the house.
War ilaahe halaga cabsado caruurtena soomaliyed asturnants halagu barbaariyo ee qaawnanta yaa lagu barbarin aa khiro waa la idin weediyaa
Waa sax wll dadkaan hadii ay katagaan wadan Muslim waa sidaan
Camal laantii ba ka badatay ilmaha kala soo carara mesha wa khatar diintooda
Waaaw ❤❤❤❤💖💖💖😬👌👌👌👌💝🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Marwaan hogaamiyaha afka iyo dhaqanka
Marwaan mzhlh AFKII HOOYO SI FCN LOO BARAY
MashaAllah tabarakallah
سلام خوبی عزیزم
Somaliya manoola 😢🥺🥺
Shidalkena gormad carurtena baraysan
Ya kashaqaynayo hala baro qaybta shidalka wa talo iga tahay
Mashallah
Bravo marwan congratulations
Caruurta caqli wuu ka buuxaa
Ee caqligooda halaga faaiideysto
Beautiful but socoodka aa iga qosliyaay😂❤
yaasalam waa barnamij ad uqurxon
Marwan is top
Armeshan iladhawada ninkaa so ugudhelayo arkaa wiilashii woo astutely gabdhihine woqaweyey
Mansha allah daadihiya barnaamijka ayaaba la holin karin
Marwaan yare waa in bilad siisaan
Marwan❤️
Marwan🥰🥰🥰🥰
Marwan yare fariid
Great show cast
Arin murugo ah weeye qosol la jiro
mashs.alaaaaah
ماشاء الله
🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️
anaku markan yarayn tan ookale maanan helin 😂
M.a allow garashadoda u siyadi
Allow caruurteena no dhowr
Indeed
𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶 𝗠𝘂𝘀𝗲𝘂𝗺❣️