👌💯👍 this movie was the best wacyigalin especially, islamaha, single mother, old lady…..! Waligaa ha moodin wiil yar inaad lacag lu heyn karto ama kugu faraxsanahay xitaa haduu haye Ku yiri and he showed more love dantiisa ku dhex arkay…..! Two main idea: hadad ku jirto is aruuri Hadad u socotay Watch out ok waliba xitaa hadad galeyso adoo og oo ku Sii tala galay gal that is all! Habo illahay xigmada ha ku siiyaadiyo 🏅🏆best actors ayaan Ku siiyey🤣waliba ten last part Manshallaha 👌💕❤️
Manshallaha ridwaan and mama sahra sificaan baa u matasheen khayr allah idin siiyo keep going waxaan idinka sugnaa waa riwaayad kale Inshallaha ❤️❤️❤️❤️
Aniga wxaa igu qosolka badnaaa markii mama dariska aha ay dhahaysay reer ka aroska ah wxaa iga gaarsisaaa inay qaylada iga tartibiyan oo ay mama sahro dhahday aroski qof ka mid kula tagan😂😂😂😂
Gacmaha kor u taag!!!😂Somalia ha noolaato 🤣Garoobadu ha noolaadeen😂iyo ilmaha 3da sano ku jira caloosha 😂 ma bakhaar bay ka samaysteen intaas ayaa Iigu qosol badneyd inkastoo aan qaybahoo dhan Wada daawan
Qofkii ugu fiicnaa uguna khayrka badnaa, uguna aqoonta fiicnaa, uguna naxariista badnaa, uguna akhlaaqda badnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW ❤
Salalaaahu caleyhi wasalam
Scw
Scw Scw Scw
Scw🥰🥰
scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Qaybtaan udanbaysa oo xariifka jaq jaqdiisa meel aa fadhiisisay,laakiin 5 qayb waa fiican tahay,mama sahro nooloow adiga iyo jilaagaan yar,maan sha allaah
Daanyeer yahay magacayga riwaayada ka dhex raadi 😡
Wiilka reer borama
RIDWAAN wuu shidan yahay 🔥 masha Allah ❤️
Filimka si fiican baad u jisheen masha allah aad bu u macanaa wiilkana aad u jilin qurux badan insha allah kuwo kale nosodaaya
Waaaaaw axsan film anigu waxan ahaadadkii dherersaday soogalitaanta Lkn waxan aad ugahelay malintii heshiiskiinna uu dating ka ukaxeeyay waayo waxaa isoojiitay suduu ujilaayay inkastoon xiligaa moodaayay inuudaacad,yahay Lkn walahi wiilka Axsan jiliin igadheh wiilkan xagayga actor waansiiyay Maashaa allaah sahra na warkeedaba daa waaaw soodhawaada thank you guys for all.
Waa jiraan habro sidaa sameeya waad ku mahadsantahay sahro cumar
Kkkkk mama zahra cumar 😂jir oo noo joog waxaan ka helay sidaad khaainimadiisa ula socotay iyo markaad bistoolada ku qabatay eed lahad minwayn hanoolaato 😂😂😂 excellent movie
My favourite part is Mamo Sahra iyo Ridwan labadooda ayaa riwaayada shidayey. Beautiful keep going!
It was amazing film waxaan aad uga helay uur malihide eee qarasbaa ku haysa
Sifiican ayaad u jisheen ruwaayada midakale Zahra qurux badan markaad wiilaak aktarka udooratay aqli ayaad laheyd waayo waa jilaa wanaagsan waan idiin tahniyadeynayaa Baravo
Waxaan jeclaan lahaa filim cusub. Ino bilaaba Maamo Sahro iyo Ridwaan wiilkaan jilitiisa waa 100/100 masha'allah.
Mama sahra iyo Ridwan Mashaa Allaah so nice drama 🎭❤ aadbaan uga helay 5 parts kaba 👍👍
Geeta kaliyaa iga gadan wllhi wiilkaan waa legend markaa noobruwaayadokle are naad kadooo miuqatona waa rajaynayaaa sodkle mamo sahro aad baa umahad santhy io inanta kleba
Masha Allah mom sahro riwayadaan waan ku hesytay lkn inay dhamatoh waan ka xumaan lkn min bilow iyo Dhamaad waan ku heystay 💯💯👏👏waan riwadayad ka hadleysay wax yalah Jirah , guul wacan❤❤💯💯👏👏
I like part 5 wlh wa khater 💛🧡♥️💜💜💓💞💕❣️💝💘
👌💯👍 this movie was the best wacyigalin especially, islamaha, single mother, old lady…..! Waligaa ha moodin wiil yar inaad lacag lu heyn karto ama kugu faraxsanahay xitaa haduu haye Ku yiri and he showed more love dantiisa ku dhex arkay…..! Two main idea: hadad ku jirto is aruuri
Hadad u socotay Watch out ok waliba xitaa hadad galeyso adoo og oo ku Sii tala galay gal that is all! Habo illahay xigmada ha ku siiyaadiyo 🏅🏆best actors ayaan Ku siiyey🤣waliba ten last part Manshallaha 👌💕❤️
my favorite part was when mama sahra got her makeup and hair done and she gave dalmar a piece of her mind 😂😂😂 "i am not mom! who is dalmar?" 🤣🤣🤣
❤❤❤❤❤💕💯❤❤
🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@@abdinasirqobdher6145 l
@@abdinasirqobdher6145😅😅😅
Mommy sahro isn't easy 😂😂😂
Ma sha allah tabarakallah waan ka heelna all parts mid lamid ah nososameeya
Maashaa Allaah waa Barnaamij fiican Lkn Gabadha Ha is asturto Cowrada timaha Oo labaneeyo mawanaagsana
Wiilkan aktarka luqadisa Waa jigjiga tolow maa Ogadenba Ama absame koleyba waxu yahay Waa inan yar o qurux badan Mashallaaa mama sahrana Waa mamo qali aah ❤❤❤❤
Wa reer Borama
@@inantaSomalilandkufanta7766 😂😂😂😂😂😂my homeland ogaden agah
Filimka dhan waa shdanyahay dadkana wee jeclaadeen lkn soodeyntiisa ayaa nagakala daahiseen ❤
riwaayad qosol badan baay ahaayd runtii wn kahelay isha allaah midkale oo kasii qosol bdan bn idinka sugaynknaa
Aad iyo aad ban idin salamayaa
Qiso macquul ah o inta badan bulshada ka dhex dhacda weyaan
Dhaman 5 part wan ka wada helay
Wad mahadsantihiin ❤️💋❤️💋
Masha allah best film 📽
Merci vivre hoyo Zahra omar que dieux il te protéger Aminé aminé
I like part 5. Please give us more videos like this. I like the jokes about first wife, coming to life. mama zahra is so funny 😘😘 🤣🤣🤣🤣
Ridwaan and mum sahrs good actors please we don't wanna miss you riwayad cusub baan idinka sugeyna. Thanks
Dhamaanteenba reer xogmaal gulaysta 💐👏💐
Sahra cumar dhule. Viva single mother 🥰❤️💕🥰
Dee wxa lasoo dhakhsada silica naga daayoo💔
Sahrooy asaagaa waa waqtigii ay tusbaxa qaadan lahayd baad taagan tahay. Walaaleey isqaawinta jooji oo illaahey ka baq.
Maaamo saharo wa actor buux ridqan yaren wa jila isagun si fiican u jilaye wadn mahdsan tahiin dhamn❤❤❤❤❤❤
Wilkana ka helay masha allah ruwayda dhan asiga le ku dawan jiray allaha ku xafido dhamantin wa mahdsantihin
Haa wllhy
Film iyo badh waxan aad uga heley 4ta parts e hore mash'allah Zahra aadban u jecley koley wanku salamaya Sis ❤
Eshcala film mama sahra noolada kooxdaydi love you all ridwan qurux si gaar ah aya ku salamaya quruxdi oo qof ah iga dheh
Wilasha somiyeedna waagabdho jecel yihin Masha a lah
I like the second part as Sahara was acting young and hip!!! But I like all parts over all 👍😂
Wow Anigu waxaan kahelay qayba Edbinta iyo cabsigalinta Maamada ninka siday ugushaqaysay
wlhi Raaaga somaliyeed siidaaan ayeey kuu wanagsan yihiin Allayle waa haysaaan Abalkiin
Sahra cumar ina hiirad gabadheedii aad ayaan uga helnaa jilistaada dhamaanteed mahadsanid
waanu kaa qaadnay salaanta keep goin
I love this show I just started watching it it’s really amazing I would love to see more Somali shows like soap opera haha ❤❤❤❤❤❤
My favorite part was markii Prastemol la ceejinaayay oo ay maamada u moodeysay in la Soo doontay lkn la rabay in la xanaaneeyo 😂😂😂😂😂
Weedha iyo weesh maxa kulmeyey fiska iyo Mubarak yar 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Waa riwaayad fiican. Qisadaan way dhacday in badan. Xittaa waddankii way ka dhacdaa
Mashaa allah walasheey waxaan wey jirtaa aad iyo aad ayaad u mahad San tahay
Ridwaan codkisa ayaaba cajaib ah waan idin slmaya adigiyo maama sahra waxan idinka sugnaba waa ruwaayad cusub
😂😂😂😂😂 alaa manoli xalaqadan ayaa ugu qatarsan minweyntu ha nolato ❤❤❤
Barti 1 cadi ma hay wlhy wn ku hysthy tan kle riwayad kle nogu bedel o shidn inshllh mamo saharo wn idn slamay adi iyo kooxda horey u socoda
Masah Allah ❤❤
Masha Allh anigu riwaado madaawado lkn riwaayadaan waan iska deeyn kariwaayay😂 well done guys horay usocda anigu waxaan isku generation nahay maamo sahra👍☘️💕 walaasheey aad bn kuugu bogaadinaya💜
3th generation miyaa 🤣
@@smilehacker774
Haa
Saas waaye qurux
Masha allah ani kuli wankahele e nosobadiya ❤❤❤ wan idinsalamaya dhamantin
One ilaa five waa wada funny mama sahra ruwayad ay ku jirto aan funny aheyn waayay anigu ❤u mma io dhammn jilayasha🥰🥰
Midaan iraahdo kanaa ka qosolbadan kii hore ma jiro. Best Best wishes ❤ thank you waad naga qosliseen.
1:57 Allah ha u danbi dhaafo ameen nabiguu ku dhaartay kaliya Allah sw ayaa in lagu dhaarto xaq u leh.
Wixi so daha bu Kheyr ku jira🔫😂😂😂😂
Qosolki adunka riwayadaha nocan o kale ah no so badiya
Rodean cadi maha wllhi caloshadu ma bakharba😂😂😂mana zahra masha allh allh hadin xafido
I don’t want it to end. I love them. Please noo sii wada. I want mamada in eey ilmo soo xado eey dhahdo waa kuwaan mataanaha 😂😂😂😂😂😂
Waanka heley xoogaa waa bulshada waxakadhaca iyo dhibka qurbahayaal nooloow sahra xumar dhuule ❤
Mamo sahra waxey tidhi minweyntu ha nolato Ana waxan idhi iskabuladu ha nolato♥️
Masha allah waa ridwayad fican anig waxan ka heley qabta 1
ala ha nagu jarina ruwaayada ee siwada peace wlhi ruwayad aad u mcn bay hayd mamo sahra alla ha ku barakeyo raygaa🤙🏼
Sifiican baad isu afgarateen aad waxaan uga helay sidaad ugu khiyaanaysay bulukaatiga waad mahafsatihiin.
Best ruwaayad M.shllh thnks xogmal media
Garoobada hanolaato min yarada ha dhacdo 😂maama sahra allow cimri dher kusii 😂
Dhamaantiina wada guuleysta rer @Xogmaal Media
😍😍😍 single mother hanoolaato😂 😂😂
Manshallh mma sahra Alaha caqliga io caafimaadkaba alha kusiyaadiyo riwayada gabi ahaanteedaba wey icajabisay aniga iyo xafadayadaba markaa kayarna horay usoco dhehe good acting 😀 😉
Inaay dhamato maay aheen lakin it was so good 👍 mama sahro acting keeda top weeye walee waa iga qoslisay wilka yar isna waa good well done
Filmkaba maama sahra ayaan ku daawanaynay masha allah waa maamo hibo leh waxan ka helay qaybta dahabka ay baaskoolada soo qaadanayso
Ala muu dhamaade jah film wuu dhaafe 💋✋✋
Manshallaha ridwaan and mama sahra sificaan baa u matasheen khayr allah idin siiyo keep going waxaan idinka sugnaa waa riwaayad kale Inshallaha ❤️❤️❤️❤️
Qosolka waxa iga dhamaysay qaybta oandheere waasho oo hore waan suxaay qosolka kkkkk
My favorite part is 5 mama zahra
Wiilka waaba quruxlow ii raadiya 🤣🤣🤣🙈sahraa iga qaadaye 🤣🤣
Way naga daahday waxan uhaystay deeq hadii la xidhay inaysan soo galaynin thanks
Congrats hunoyaal 🎉
You were wonderfull 👌
I was amazed during the whole show.
Thank u so much And Keep amazing us please 🙏.
We love❤.
Waad namaweeliseen WAADNA kumahadsantihiin waxaa iigu qosolbadnayd part1
Markii Barisitimol lagaracayay
Ruwaydaan waa wax jira oo umada kadhexdheca waxay ahayd ruwayad xiisabadan mahadsanidiin dhamantiin
Anugu waxaan ugu jecelaa qayabahii ugu horeeyey sidaan ugu qosalay waad yaabayasaa hore u socada kooxadiinu oo dhan gaar ahaan Cabdi bro waan ku qosalaa hadalkiisa
I like part 4 and part 5
👏👏❤️👏❤️
Asc masha alkaah mama sahro. Iyo.Ritwaan
Mansha allah mamo sahro sey u dishay paracetamol Ayan ka helay Guud ahanna shactiro badan ba ku jirtay
Good idea mamo sahro
Ruwayadan ayada dhan aba shidan masha alah so badiya
Wiilka hadii biskoolad hadii Lagu han karo aniga dhashiikaa sowata🤣🤣🤣🤣
Macbuudkow 😂😂😂😂
Nice film iwas enjoying it
waxaba Kuli baan ka helay❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Aniga wxaa igu qosolka badnaaa markii mama dariska aha ay dhahaysay reer ka aroska ah wxaa iga gaarsisaaa inay qaylada iga tartibiyan oo ay mama sahro dhahday aroski qof ka mid kula tagan😂😂😂😂
Wllhi anipa inTaaz baa ugu filan badneyd 😅😅😂
Gacmaha kor u taag!!!😂Somalia ha noolaato 🤣Garoobadu ha noolaadeen😂iyo ilmaha 3da sano ku jira caloosha 😂 ma bakhaar bay ka samaysteen intaas ayaa Iigu qosol badneyd inkastoo aan qaybahoo dhan Wada daawan
M,a wa funny mama sahra ilahy hano dayo ruwayadan qaladadkeda noso galiya plz wa funny wlhi🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Wow 👌 👏 😍 👍 🥰 part 6 iyo part 7 nogu sodara
Mashallaha hora uu socada waa waxa sugana waa mida cusuba
Fantastic show. Thank. Sahra you're true star
Plz and plz this is very interesting plz give us more and be quick plz
Ridwan___waa matalaa fiican.
Mama Sahro...daganaasho cilmiyaysan.
(Riwaayad heersare loo diyaariyay)
Waad la raagten soo badiya
Somalia ha noo laato 🥰😊🇸🇴🇸🇴
Sahara iyo Ridwaan baan igu jecla❤
Intaba waan ka helay m.a dad qaali wn idin salaamay dhamaantiin 🥰🥰🥰🙏🙏🙏👍
He’s so cute wlh actor ❤️ I feel him 😍
Noosoo badiyo waxa ka hele dr uurki meeye maxa qaatay hhhh qaras baa ku heyse iska bixi kulaha dhaqtarka 😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤
MashaAllah qeybaha wey kala daranyohiin tan dhig tan daa waye mahadsanidiin.🥰🥰🥰
Qaybtii koobaad baa ugu qosol badnayd 😂😂😂😂😂😂😂😂