Ruwaayadii Qarniga "Bareejo" Habeenkii Hidosoor

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 авг 2024
  • Ruwaayadii Qarniga "Bareejo" Habeenkii Hidosoor

Комментарии • 243

  • @safiosaafiofficiall1637
    @safiosaafiofficiall1637 Год назад +115

    Plz mama safiyo sheekadeeda no bilaaaba calashaaan ruwaayadaheeda plz intii igu tageeersan like isaaara plz

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 10 месяцев назад +5

    Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigeena Mohamed ﷺ❤😢❤😢😢😢😢😢😢😮😢

  • @anfacsharif4611
    @anfacsharif4611 Год назад +11

    Mama Safiya iyo maba Sahro Waa 2da Qof ee qeyb walba ee Loo dhiiba Sidi loo Bahna iyo ka Badan Kaga soo Baxa🌹🥰Sharafi Dushiina ha ahaato🥰🌹🌹🙌

  • @Hanmor3412
    @Hanmor3412 Год назад +49

    tusmo sidaan ugu farxay ilaahay unbaa og love u habo qaaliyay waligaa ii faraxsanow

  • @naimaali6103
    @naimaali6103 Год назад +86

    Maama Safiyo tusmo wan jclhy arageeda Wanku farxay blhi❤

  • @najmosaid7289
    @najmosaid7289 Год назад +26

    Safiyo Tusmo wax jilkeeda yaa ila jecel waa 100 /100

  • @Sheekha.Idiris11
    @Sheekha.Idiris11 Год назад +16

    salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim salaahu caleyhi wasalim

  • @nasteexakaneeco6224
    @nasteexakaneeco6224 Год назад +10

    Mashaa allah
    Gabadhaan yaroo hooyadeed u aaartay baa filimka macaa neeysay❤️❤️

  • @ilwaadnuura9182
    @ilwaadnuura9182 Год назад +12

    Alla maanta waan ku farxay maamo tusmo oo in badan jiliinkeeda aan aaad utabay

  • @dr.khyriabasheir5064
    @dr.khyriabasheir5064 Год назад +10

    Tusmo wa qof masha Allah aad u fiican dadkay horay ka hadhay

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 Год назад +5

    ruwaayad top ah Safiyo Tusmo cisi iyo sharaf ku noolow huuno❤️

  • @taarikh24
    @taarikh24 Год назад +23

    SAFIYO TUSMO hadeyba ku jirto Waa On point😄awbaraan ka soo qaadey

  • @bashiiromar
    @bashiiromar Год назад +8

    BR legendary long life cimri dheer ayaan allah kaaga baryey sanada badan ayaad naga qoslisay

  • @niciimaidiris2797
    @niciimaidiris2797 Год назад +4

    Mar kasta waxan jeclahay inan ku cesh ceshto riwayadan safiya tusmo quruxdii oo qofah❤❤👏👏

  • @nimashine8475
    @nimashine8475 Год назад +9

    Mashaallah ruwayadahaaga wan ku haysta wlhi soo badi paracétamol jacaylka mustaqbalka love you all

  • @umalprincess
    @umalprincess Год назад +9

    Imisa qof ayaa jecel safiyo tusmo

  • @hooyosomaliyed4029
    @hooyosomaliyed4029 Год назад +8

    Maanshaillaah safeyo tusmo maashay kujerto enaba caade maiha ❤❤❤❤

  • @kanzagelinbacayn
    @kanzagelinbacayn Год назад +5

    Pracetamol jilliinka ha iska dhaafo ama Tusmo mar walba hala jilo, waa qofta keli ah ee ay is fahmaan.

  • @naimadaahir1416
    @naimadaahir1416 Год назад +10

    Walhi waa ruwayad iyo badh nosoo badiya eedaday safiya tusmo iyo adeero diidan iyo dhamaan inta ruwayada ku jirta wllo iyo waalidiin wan idin salamayaa dhaman umada somaliyeed funny somali🥰

    • @mushtqmohamed
      @mushtqmohamed Год назад +1

      Waaba labada inoo shidaya riwaayada allaha daaye❤❤❤❤

  • @Layla6793
    @Layla6793 Год назад +7

    Huuno huuno waa waa kalmad Naxariis badan

  • @idilmohammed6873
    @idilmohammed6873 Год назад +29

    Waa riwaayad aan inama caadi aheeyn I loved ❤️

  • @jhashim739
    @jhashim739 Год назад +3

    Aad iyo aad uga helay inkastoon Tusmo aqoon waayay. Mahadsanidin dhammaan bahashu Waa inay xikmaddaa oo kale ku fadhiso. Riwaayad iga qoslisay❤️👍❤️👍

  • @NadarDahir
    @NadarDahir Год назад +6

    Tusmo waa isk jeclahy jiliinkeeda🥰

  • @saadiacadey3960
    @saadiacadey3960 Год назад +8

    Masha Allhhh Masha Allhhh ❤️ sahro cumar dhule kuliigin Masha Allhhh 💖👍💖💖💖💖💖💖💖💖💖👍

  • @bashiirsalaad7709
    @bashiirsalaad7709 Год назад +9

    Jilayaasha ugu wanaagsan Ruwaayadaan waxaan siiyey Hooyada Qaranka Safiyo Tusmo Maamo Sahra, prastamol, Sumayo qurux aad baan oga helay Hab jiliinkooda aqyaarta kalana kama dhacaan hore u socda riwaayadaha ku hadlaya dhaqanka Soomaaliyeed iyo Xaaladaha taagan soo badiya mahadsanidiin dhamaantiin

  • @roodoarab6684
    @roodoarab6684 Год назад +10

    Safiyo tusmo waan uxiisnay ruwaayadaheeda hada kadib noosoo daaya

  • @abdulahimahamed3080
    @abdulahimahamed3080 Год назад +3

    The one and only tusmo wlhi actorad loo xiisay M.A

  • @maryamaabdirashiid7667
    @maryamaabdirashiid7667 Год назад +18

    Wllhi mama sahra qosolka iga dhamaysay 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @samiiraabdi5494
    @samiiraabdi5494 Год назад +2

    Safiya tusmo heestaa goormay qaaday waan kahelay wllh

  • @afiarte8318
    @afiarte8318 8 месяцев назад

    Ruwaayadii hore ayay u dhigantaa ruwaayadani waaaa topp topp

  • @sacdiyoraaxo7552
    @sacdiyoraaxo7552 Год назад +3

    Filmkani waa qiso dhaba oo qurbaha kataagan hadana macaa wadankii bay soo gaari rabtaa ilahy hanaga hayee qofki fahmay baafahmay waaqiso baraarujin ubaahan

  • @samiiraxiirey4198
    @samiiraxiirey4198 Год назад +9

    Diidan Waa ninka Ugu fanisan walaahay mansha Allah Diidanow Alle haku Karaameyo adun iyo aaqiraba Aamiin yaarabi pic respect keep going Guuleyso Mar kasta insha Allah Noloshu kuma ciisho Aamiin yaarabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🔥🔥🔥🔥🔥👏👏👏👍👍👍👍🙏🙏♥️♥️♥️♥️

  • @raxmajamac3923
    @raxmajamac3923 Год назад +6

    Takbiiir ma tusmaa mise waa indhahayga safiyaay xogmaal dabadaa ma daawan wlhy

  • @abdullkadirkuti3031
    @abdullkadirkuti3031 Год назад

    Tan.caqli.bada.hòoyo.ayey.u.helinasa.thankis.masha.allah

  • @ayanitaabdilahi22
    @ayanitaabdilahi22 Год назад +8

    Diidan iyo tusmo best actors

  • @Abdalleadam14
    @Abdalleadam14 Год назад +6

    Filmkan waxyabo badan 2 sano ee u danbeeyay dhacay ayuu xambrsanyahay kana dhadhasaday
    Good film

  • @caaliyahasan1608
    @caaliyahasan1608 Год назад +2

    Subxaanalaah war dharka dumarku raga wa ka xaaraan

  • @fatumoahmed5171
    @fatumoahmed5171 Год назад +2

    Mashaallah halada kwaran reer maraykan wonderful riwayad

  • @zakariaabdullahi384
    @zakariaabdullahi384 Год назад +8

    Salada hala ilaaliyo 💟💟

  • @umuabdallah4679
    @umuabdallah4679 Год назад +24

    Funny walahi thanks all the team meel ay maamo sahro, safiyo tusmo iyo Paracetamol kujiran waa shidmee

  • @Nimcaanyaasiin9097
    @Nimcaanyaasiin9097 Год назад +2

    I liked maamo safia tusmo and her song 🎵 😓🥰

  • @mustafedugsiiye478
    @mustafedugsiiye478 Год назад +12

    Ninkaa Diidan walaahi waa funny

  • @hawaali5209
    @hawaali5209 Год назад +12

    Riwayadan waxa lagu so xusuusanaya kuwi bari samadki please sidano kale riwaydo masraxa lagu dhigayo no kena

  • @maimounaawaleh421
    @maimounaawaleh421 Год назад +16

    Amazing, wonderful

  • @rahhasan4535
    @rahhasan4535 Год назад +6

    😂😂😂😂😂😂😂 Astaqfirullah so funny Wallahi. Safiya Tusmo iyo inanka rer waqoyi ga I think inu rer Awdal yahay he’s so funny 😂😂😂😂😂😂

  • @khadraabdulahi586
    @khadraabdulahi586 Год назад +11

    Asc ma Sha Allah very nice riwaayad does anyone know the online Somali clothing store that sells the types of clothing partially the green shiny dress and Abaya kimono habaryar Hodan was wearing??

  • @laylaosman4875
    @laylaosman4875 9 месяцев назад

    Hal iyo jaab bu ku furay Allah baractamol bey daheen 😂😂 I can’t watch without him tusmo iyo joker they make any ruwayad 100 times funnier 🙌🏼

  • @sacdashaikh8231
    @sacdashaikh8231 Год назад +14

    Tus maan ku haystaa tusmaan soo raacay ilaahaw tusmadii hore noosoo cele fadlan jookar noosoo qabta xogmaal waxeey ushid neeyd jookar iyo tusmo

  • @riyalubahu5598
    @riyalubahu5598 Год назад +8

    Wellcome back tusmo tooosan ❤❤❤❤

  • @keyfcabdi9287
    @keyfcabdi9287 Год назад +5

    Ayyy eshclaaa riwaayad noosoobadiya

  • @iftinnor2071
    @iftinnor2071 Год назад +5

    Maamo sahro maxaa waaye ayada qofkasto video mey ka heesaa soo funnyy

  • @Abdikariimsheikhali2333
    @Abdikariimsheikhali2333 Год назад

    from glkcyo rowayad qiima le walhi wa qosol kaliya riwayadani

  • @sacdiyo9280
    @sacdiyo9280 Год назад +2

    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹Runtii Riwayadaan caadi maaha waana wax jira. Waqti gan lajoogo Tani waa Riwaa yade Run yaa.n ku arkay thanks dhamaan tiin ❤️❤️❤️💋💋💋💋❤️🌹🌹🌹🌹

  • @hanoyyy.11
    @hanoyyy.11 Год назад +4

    maamo Safiyo tusmo jcliya🥺👸❤️

  • @ishaabaade3683
    @ishaabaade3683 Год назад +1

    Masha alaah riwaayado waa dab iyoholacwelimaaragtanookale Sumatra waa wayang socota waawaxa Lakota aduunyada honey usocda jilayasha waa masha alaah

  • @samiiraxiirey4198
    @samiiraxiirey4198 Год назад +3

    WAAAAAW FANI CAADI DIIDAN CAADI MAAHA PIC RESPECT KEEP GOING GUULEYSO MAR KASTA INSHA ALLAH ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @sweeet_november
    @sweeet_november Год назад +29

    so nice to see riwayad after long time keep going big suppurt from dubai💜💜💜💜💜💜💜

  • @foosshiikh9711
    @foosshiikh9711 Год назад +6

    Xogmaal media reer suuqa xoolaha ma ka dhamatiin 🤣🤣🤣🤣🤣🤣❤️

  • @fathiamedmed4641
    @fathiamedmed4641 Год назад +1

    Gesiiiii

  • @foziajano
    @foziajano Год назад +3

    Maanad anaga Na arag Kulahaa dumar Majiraan Maxay Tahay😀tayari Waa Ficilki Oo qofa Hooyaded safiyay Bay Ugashay Halgankaa✌kusoco Ask U Mum Balagaga Baxay😀

  • @asmadhameye1259
    @asmadhameye1259 Год назад +11

    Anigu tan yarbaan kuhaystaa sumaya laleeyahy🤣🤣

  • @muniitahbazhirhji3263
    @muniitahbazhirhji3263 Год назад +7

    Safiya tusmo hday kujirto ku hadal maleh iyo paractimool ❤😊

  • @iftinahmed995
    @iftinahmed995 8 месяцев назад

    walhi markan idin fiirsanayo uiga damado fiidiiyow giina waban iska xanaqa suu marka guuuuliista damantiiin ❤️🤴😅😅😅😅

  • @fatuumohamuud6286
    @fatuumohamuud6286 Год назад +7

    Tusmo iyo pracetamol isla jeclahay jilinkooda

  • @yassirsr
    @yassirsr Год назад +2

    Sahro Dhule 🙏

  • @-mohameddeeq9489
    @-mohameddeeq9489 Год назад +8

    Very talented 👏👌

  • @aminahassan5142
    @aminahassan5142 Год назад +11

    Riwaayad qiima badan🥰🙏

  • @FoosAdan
    @FoosAdan Год назад +2

    Amazing kaalay iska arag

  • @neimanura9583
    @neimanura9583 Год назад +4

    Aragaga abshir queen tusmo

  • @mohaibraaofficial88
    @mohaibraaofficial88 Год назад +4

    Asc
    Walal / walashay
    Muraad ayaan leeyahay Ducada igu kaalmey in uu Alle ii aqbalo 🤲🤲🤲
    Rabi haku barakeeyo wll❤❤

  • @caderrayale7744
    @caderrayale7744 Год назад +2

    👏👏👏 wacyiga jira👍

  • @fatxiabdalla4371
    @fatxiabdalla4371 Год назад +7

    Welcome back tusmo mcny ♥️ wlhi mxaa kuu xiisna inaa mar un Stag ka soo fuusho welcome

  • @rayan781
    @rayan781 10 месяцев назад

    Mom safiya tusmo kujecliyaa❤❤❤

  • @hodanosman4137
    @hodanosman4137 Год назад +4

    Mamo sahra astur timaha io laabtaba waa cowro e

  • @luqmaanboramaawi5063
    @luqmaanboramaawi5063 Год назад

    Wlhi waan qosly sidaacad ayuu iga qosliyay diidan waa macalin

  • @umuhafsa830
    @umuhafsa830 Год назад +3

    Nice movie.

  • @latiifacimraan6231
    @latiifacimraan6231 Год назад +1

    Salalaahu calayhi wasalam♥️♥️♥️

  • @hudaibrahim7978
    @hudaibrahim7978 Год назад +1

    100%. xuman iyo qayaano aad sameyso aduunkey kaga so baxee

  • @abshiroahmed2764
    @abshiroahmed2764 Год назад +2

    Gari bu ibaraye Lakin wax kale ayu ibaray 😂😂😂

    • @Mayaninha
      @Mayaninha Год назад

      😂😂😂😂😂

  • @walaaljecelchannel7315
    @walaaljecelchannel7315 Год назад

    Wa laal jecel channal

  • @sacdiaabdullahi7439
    @sacdiaabdullahi7439 Год назад +2

    Diidan waa funny 😅😅😅😅😅

  • @iqlastt0jaamaiqlas0jaamac63
    @iqlastt0jaamaiqlas0jaamac63 Год назад +1

    Xogmaal taageera buuxa Idin ahay keep goin

  • @Ogaalka_Aduunka
    @Ogaalka_Aduunka Год назад

    Fantastic wa idin wataa💯👌

  • @amalabdullahi328
    @amalabdullahi328 Год назад +2

    Mum maxad Isla qawinesa madaxada asturo please 🥺

  • @abdulahimahamed3080
    @abdulahimahamed3080 Год назад +1

    Welcome come back again and again

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 Год назад +5

    Hablihii yaryaraa timaha u qarsan habrihiina waa qaawiyeen bal ilaahay amarkii

  • @umuraage8617
    @umuraage8617 Год назад +1

    Safiyo tusmo heesta ay qaadeyso codkeeda si wacan loo maqlo ee heesta oo fasiix ah soo dhiga plzzzz

  • @fartunjama4040
    @fartunjama4040 Год назад +1

    Wow ruwaayad iyo bar ❤

  • @cabdirisaaqxaashi2277
    @cabdirisaaqxaashi2277 8 месяцев назад

    RIWAAYAD SOOMAALI HADII AY TAHAY AF SOMALI KU HADLA JOOJIYA LUUQADAHA KALE

  • @ayaan7389
    @ayaan7389 Год назад +1

    maasha alaah keepgoing

  • @amaayalaki1561
    @amaayalaki1561 Год назад +5

    Maama sahra wa ka helyba video ka haya 😅😅😅😅

  • @edabsansedahooyaded3530
    @edabsansedahooyaded3530 Год назад +3

    Ana uhoreyo ❤

  • @nasroipraahin9509
    @nasroipraahin9509 Год назад +1

    Eesh calaa ruwaayad hadeyba barastmol tusmo sahro cumar ku jiraan caadi ma aha

  • @xafzaahmet7691
    @xafzaahmet7691 Год назад +2

    😂😅😂😅wlhi qosol iguma hadhin diidam iyo maama sahra

  • @farabenben2125
    @farabenben2125 Год назад +15

    Absolutely fabulous 🥳

  • @xamdaxannan1545
    @xamdaxannan1545 Год назад

    Waaa waxa aduunka ka dhaca ayay ka tirjumyzaaah

  • @Bbemom458
    @Bbemom458 Год назад +2

    Mom sahro video ayan ka hayaa dadka video inay ka duubto bay ujoogtaa 🤣🤣🤣🤣funny

  • @amuuncadey4693
    @amuuncadey4693 Год назад +1

    Masha Allah ❤❤❤❤❤💯🥰🥰🥰

  • @raxmonuur4574
    @raxmonuur4574 Год назад

    Wllhi Axsan riwaayad

  • @ashaadenosman2645
    @ashaadenosman2645 Год назад

    Hodon wa fani