ALIA | SOMALI SHORT FILM | 2024

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 окт 2024
  • A FILM BY ADNAN MOHAMUUD
    DP BY BOYOW
    SPECIAL THANKS
    Boyow Production
    Abdiaziz Nuurani
    Abdullahi Tores
    Deeq Afrika

Комментарии • 267

  • @sadaamcabdi6965
    @sadaamcabdi6965 8 месяцев назад +220

    Fikir fiican waaye wllhi kii gabar xumeeyaaaba hala dilo wllhi filin kaan gabdhaha ayuu wacyi galin uyahay ✌️✌️👊👊👊👊🫡🫡❤

    • @maryanali9429
      @maryanali9429 8 месяцев назад +5

      Run waaye lakin dad ma dili kari inantan geesiyd waaye 😢😢😅

    • @cawohlaky2718
      @cawohlaky2718 8 месяцев назад +4

      Dadku inay ilbaxeen ayaan modaayay adna sida makutalisay😢

    • @maryanali9429
      @maryanali9429 8 месяцев назад

      @@cawohlaky2718 ilbax side ah wll 😁

    • @canshuurobuubto4387
      @canshuurobuubto4387 8 месяцев назад +8

      War Muslim aa nahay qof inaa dhiigisa gashid ma fcno qofkii qalad galo ilaahey ka xisaabinaayo😢🥺

    • @nazim1523
      @nazim1523 8 месяцев назад +1

      Qofkii qofdilo haladilo 👌

  • @Team.Bashaal
    @Team.Bashaal 8 месяцев назад +118

    Short filmka wa top Good job Adnaan Kaliya Gabdhaha Markii fadhiga ku doodaayen Hooska daah ka muuqdo booska leerarka aya saxid ubaahnayen iyo gabadha markii qolka ku ordeysay Aliya leedahay iga fur Aliya Hooskeda albaabka ka muuqday iftiin yar kor looga keeno ku macaaneed si hooska albaabka ku dhacaayi u dhumo Waxaan ku leeyahay Horay usoco Bro Adnaan Hormar Wacan

  • @Amiduu
    @Amiduu 8 месяцев назад +5

    2:22 sxpow adnanow icaaawi inaa jilaaa noqdo rabaaa plz reply iso Kala anaa Kula so xariraaaa plz

  • @Hodanjanno
    @Hodanjanno 7 месяцев назад +1

    Waa top film ku lkn Wax Nuxur Ah maso gudbinayo Aan Ayaan ninkii hablaha muuqaal ka hayo In la dilo mooyane
    Waxan jeclaan lahaa in xal so gudbiyo sida
    In habluhu website ka ay sheegayeen sameeyaan oo ninkasta oo fal xun ku kaca ay so dhigaan wajigiisa
    Ama in ninka aanay dilin ee kaliya xidhxidhaan oo mobile intay ka qaadaay ka delete gareeyaan muuqaladii uu ka hayey

  • @SafoBashir
    @SafoBashir 8 месяцев назад +17

    Kan hadayy dawladu ku dhagto filim danbe yaaan La jilin😭😂😊

  • @miimoabdule
    @miimoabdule 8 месяцев назад +6

    Nawadhii laso qarxiyo ninkii so qarxiyeyy ha disho hda kdb😂❤

  • @somman-wl5zj
    @somman-wl5zj 8 месяцев назад +12

    8:49 waxaa fcned inaad isticmaasho “L cut” micnaha codka asagoo socdo in scene ka kale usoo muuqdo, maxaa yeelay dad ka behind ga jooga shadhow gooda muuqdo hadii aad scen angle kale ah weyso sidaasaa kaga baxsanlaheed shadowga lkn sida kale tick waaye👏👏 waa ka baxsateen marka laga reebo gabdhaha qoortooda muuqata

  • @naimamohamed1609
    @naimamohamed1609 5 месяцев назад +3

    Wiilasha soomaaliyeed in ay gabadh xumeeyaan ma daynayaan tallo ma waxay noqotay in aanu dhiigyo cab wada noqono
    Waanu qaadanay waa tallo fiican

  • @ShaymaAli-k6i
    @ShaymaAli-k6i 8 месяцев назад +12

    Fimada SoMalid wx ad lagu so bandhig gabdho midab kodu yahy AQtar japiiSkaa m. A somali niMo❤

  • @mrmohaofficial1996
    @mrmohaofficial1996 8 месяцев назад +7

    From tiktok 😂
    ꧁M̺͆o̺͆h̺͆a̺͆m̺͆e̺͆t̺͆t̺͆ ꧂𓃵

  • @Hodan238
    @Hodan238 8 месяцев назад +26

    From tiktok best filim everrrr so badi Nannow😂❤

  • @sirkaal
    @sirkaal 7 месяцев назад +5

    MashaAllah, good work, guys. This kind of thing happens in our community more often than anybody is willing to admit, I am with that girl who supported her sister and ended that monsters life. It is unfortunate, this is based on true story. I am more worried about those girls' mental state after such ordeal than that pedophile losing his life. Gabdhow, please stop putting yourself in situations like this. Under no circumstances should you ever have a nude pic/video of yourself.

  • @TooshMedia
    @TooshMedia 8 месяцев назад +15

    Great jop like isaara❤😂

  • @abukarhagio1178
    @abukarhagio1178 7 месяцев назад +1

    waxa qalad ah in gabdho somaiyed oo muslimin ah lagu dhiira geliyo ine noqdaan gacan ku dhigle please wa fikir xun marka wa in wadankii poliska loo gacan geliyaa qofkaas madama cademo laga hayo wajibkisana la mariyaa ma ahan gbr masakin ah in gacan ku dhiigle laga dhigo mustaqbal aye leedahay gabdha somaliyed yaan lagu dhiirinin ine wax dilaan diniyan wa qalad in qof muslim ah lagu dhiira geliya inu dilaaa noqdo anaigo og xaalada wadanka ayaan leeyahay hadana ku kalsonada ciidanka iyo cadaalada

    • @inadeeq
      @inadeeq 7 месяцев назад

      😢

  • @nasraAli-q8n
    @nasraAli-q8n 6 месяцев назад +1

    Wtf did i just watch somali maxamedey ma ilowdeen iney naf la jaro aysan xal eheen waxaan bulshada lo faafinayo ina naf la goyo wa qalad si qaab kale way ku sameyn kartay lkn naf dhan la jarayo xalka ma ahan stop spreading killing is the not the solution subxanallah

  • @abdallaabdalla5069
    @abdallaabdalla5069 8 месяцев назад +3

    Wllhi something else gabdha ninka dishay heybad actornimo ayey ledahy horay usocda dhamantiin

  • @abdirahemabukar4710
    @abdirahemabukar4710 8 месяцев назад +16

    Wlhy run ahanti film-kan qaab ka loo jilay iyo ciwaan ka oo ka tarjumayo innaba caadi maha waxan idin leeyahay hore usocda Ciwaano badan aya jira oo ka dhaca wadan kena somalia hadi aad so qadatan bulshadana uso jeedisan runti wax badan aya dadka u muuqan doona Marka Geep Going Inta filmkan ku lug leh One❤

  • @SucaadSusu
    @SucaadSusu 8 месяцев назад +3

    Filim soo socdo hordhaciisa umaleynaye bee

  • @MushtaqUpdikaNi
    @MushtaqUpdikaNi 8 месяцев назад +19

    Waaw wa filimki somali ledahay O si cajiba lojilayy masha Alallah ❤🎉

  • @Shaqsi
    @Shaqsi 8 месяцев назад +81

    Best short film I saw this year 2024

  • @byzaina
    @byzaina 8 месяцев назад +4

    sheekada top waaye editingkana beelo waaye lkn gabadha marke usheegtay ine sawiro ka qaaday ine xanaaqdo eheed xooga ina wax dhax galisaan qurux badneed

    • @cawohlaky2718
      @cawohlaky2718 8 месяцев назад

      Lkn maalikasta maleys kufsadaa horto😂

  • @servant1-1
    @servant1-1 8 месяцев назад +2

    Filmku dialogue-yo fiican xitaa maleh ninka inu fahmo ayay ahayd waxan inay shirqool tahay bobsiis ku disheen😂😂

  • @husseinahmed8108
    @husseinahmed8108 8 месяцев назад +1

    8:36 gabdha video ga laga haayo mesha wiilka kabalamisay wxey ahed gabdha kle whats app keda in ay ninka kashukamiso gabdha kalana balamiso mida kle faarax gabar video qawan kahayo in ay balamiso maba ogalanyo 😂😂😂😂in laqorsibayo aya uso sawrmeso😂

  • @sakariyeaxmed-x2y
    @sakariyeaxmed-x2y 7 месяцев назад +1

    war waxaan daya soomaali waligeed filim majili kartaan inaa wiilka maxamed cumarookale noqotaan baad rabtaan lakin somali filim iyo jilitaan kumaquruxbadna

  • @njkayembeyoutube7331
    @njkayembeyoutube7331 7 месяцев назад +1

    📢 give your life to god the fine and near jesus come back

  • @cabdikariimxaashicabdikari5525
    @cabdikariimxaashicabdikari5525 8 месяцев назад +5

    Taliye wax Film ah kaama hayo waa ku sugaynaa awoowe wax kaloo badan

  • @fatmambarak1995
    @fatmambarak1995 7 месяцев назад +2

    Waaleikum salam ..looks like a nice clip ..please bring transaltions for non somali

  • @xafsamuxudiin4284
    @xafsamuxudiin4284 7 месяцев назад +1

    alla wlhi ani mida saxibo nahay xafada iigu imaday ayadoo iduuban rabto walsheyy aragtay yaab😊😂

  • @xaawoluul265
    @xaawoluul265 8 месяцев назад +3

    Filimkaan dumarland buu anfacaa😂😂😂

  • @RuweydoAli-o8q
    @RuweydoAli-o8q 7 месяцев назад +1

    hadii at dhacado waxayaabahaan noo kenay dilil walaahi was yabo 😨😨😨😨

  • @AhmedAkOfficial1
    @AhmedAkOfficial1 7 месяцев назад +5

    Amazing Film in 2024😮❤

  • @Naxariis_lugaleh
    @Naxariis_lugaleh 8 месяцев назад +10

    Am from Instagram 😊
    0:07 i jst loved the video straight away m.a
    Camera quality and editing is a top for sure
    The future is light go forward Cadnaan❤

  • @sadaamcabdi6965
    @sadaamcabdi6965 8 месяцев назад +11

    Editing ka duubis iyo jiliinka ba waa 💯💯💯💯💯💯💯❤

  • @عبداللهأحمد-ب6ت5ب
    @عبداللهأحمد-ب6ت5ب 8 месяцев назад +25

    رهيب جدا جدا🎉🎉🎉
    فلم من طراز عالي ❤❤❤
    إستمر حبيبنا

  • @farhiyaabdullahi4179
    @farhiyaabdullahi4179 7 месяцев назад +1

    Midkasto gabar xumeyo in saas lodilo istahila wacalada hade gabdhaha awod.isku yeli lahayen mid xumeyo majiren

  • @lunakorme
    @lunakorme 7 месяцев назад

    After killing each other 40 years, you promoting a movie like this sick 😷

  • @MssSamsam
    @MssSamsam 8 месяцев назад +2

    War filimkani qebo kale maleyahy😅❤

  • @leylabare1926
    @leylabare1926 8 месяцев назад +1

    Fikir fcn gabdii la xumeyo san same😢😂

  • @nazim1523
    @nazim1523 8 месяцев назад +4

    Subxaanallaah wax wlba oo films laga sameeyo.......

  • @umusalman9489
    @umusalman9489 8 месяцев назад +3

    Goormee RUclips furate😂 keep going ❤

  • @asmaaxmed1988
    @asmaaxmed1988 7 месяцев назад

    Lkn fıkrada dilka fıkrada fcn ma ahn wayoo ilhay wa diiday qof binadam inaad disho Ilhay ugu dacwowo ama wax xanujinayo samee uusan ka soo kabasneynn dil xaq uma lihid ilaa qof qof dilay in la dilo mahee sidaan sharcada diinta ma ahan ogada

  • @Hooyocanab12-s3q
    @Hooyocanab12-s3q 7 месяцев назад

    I don't agree killing this movie it miss lead the society no matter what found solution

  • @yojo2211
    @yojo2211 7 месяцев назад +1

    Dont cook again🙏😭

  • @aishamohamedmohamud1108
    @aishamohamedmohamud1108 7 месяцев назад +2

    Guled 😂

  • @daruurflims8427
    @daruurflims8427 7 месяцев назад +1

    vfx short movie so same, wxasa wxn wa ka dalne (well done keep up )

  • @AbdizYusuf
    @AbdizYusuf 7 месяцев назад

    Guurka waa nimco iyo daganaansho lagu dago iskabuloow iska guursada intaa meelal xun aad ku dhici leheeden
    Somalida iskabulaha ba ku badan
    2.2 miljan iskabulo aan wali guursan.

  • @Asiye-w8h
    @Asiye-w8h 7 месяцев назад +2

    Magacega flimka ugu horeye aa ku maqle 😂😂

  • @moongirl1014
    @moongirl1014 7 месяцев назад

    Atleast have subtitles if you’re gonna speak a different Somali dialect😒 love the message but even the speech is not following the lips. Please learn how to properly produce something even if it’s a short film smh!

    • @aishaayaan407
      @aishaayaan407 7 месяцев назад

      How about you do it
      Ama sida ku daawo ama iskaga tag

  • @bukharimohammedjeilani4209
    @bukharimohammedjeilani4209 5 месяцев назад +3

    Good job Adnan mohamud very talented man 💯🙏😎

  • @axmanna14
    @axmanna14 7 месяцев назад +1

    Cadnaan absolutely hal abuur iyo tayo ayaad isku darsatay, guuleyso bro

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax 8 месяцев назад +7

    Wa filim cajiib ah Mahadsanid walal ❤❤❤❤

  • @lozeeylo838
    @lozeeylo838 7 месяцев назад

    If this is only for SOMALIA why is RUclips recommending me ???!! Bs

  • @FatxiCalisalaad
    @FatxiCalisalaad 8 месяцев назад +2

    ninkii gabar xumee yaba sidaa haloo dilo waa axsan

  • @abdulkanimohammed3239
    @abdulkanimohammed3239 8 месяцев назад +18

    We are always here !

  • @bintufarxiosalah
    @bintufarxiosalah 7 месяцев назад

    Tan iyada 90 ma xumanbey kudhexjirtaa ama shirqoool

    • @umalkhayrmahdi5550
      @umalkhayrmahdi5550 7 месяцев назад +1

      Isku fikirad ban nahy ana hadan laha tan wax un mayka shaqYsa video unpa layga dubay

  • @cawohlaky2718
    @cawohlaky2718 8 месяцев назад +2

    Lkn adnaan kasoqaba hadaad adigu ixumayso ama sidaa samaynlahayd Ana kudililahaa maxaa so hadhaya🤔 somaliyeey wana cebayseen bahalo ayaad nagadhigteen dadka ajaanibka waxay dawadaa xumahayag kaliya samahayaga marabaan idina ma usharaxe😢😢😢

    • @Kiyoka10
      @Kiyoka10 8 месяцев назад

      Ajaanib ka hadleesaa gabar sharafteeda kaweyn magac somali maxamed raga kudheelen

    • @cawohlaky2718
      @cawohlaky2718 8 месяцев назад

      @@Kiyoka10 warun wll lkn afka lagayidhaa wax halaga qabto waxna lagama qabto waliba waaba ladifacaa kaas

  • @Hafsokamal5017
    @Hafsokamal5017 7 месяцев назад +2

    Sifican ayad uu jishen wow

  • @amjadosmaan
    @amjadosmaan 8 месяцев назад +10

    Wa best film oo dumarka dhiri galinayo 🎉❤

    • @cawohlaky2718
      @cawohlaky2718 8 месяцев назад

      Balo kudhiiri galisay waa dhiiga iyo ceebta dadkaaga😢😢😢

  • @ruuni2
    @ruuni2 4 месяца назад +2

    War filmka waaw waye 🔥🔥🔥🔥🔥🔥👍👍👍👍👍

  • @SamsamMuuse04
    @SamsamMuuse04 3 месяца назад +1

    So badi

  • @HiridiidGirl-l4p
    @HiridiidGirl-l4p 5 месяцев назад +2

    Best short of the world 🌎 ❤

  • @NazifiMohammed-g3v
    @NazifiMohammed-g3v 7 месяцев назад +4

    Watching from jigawa nigeria

  • @RahiimaAbdullahi
    @RahiimaAbdullahi 8 месяцев назад +4

    Prt2 ❤

  • @deeqamahamedyurub8645
    @deeqamahamedyurub8645 8 месяцев назад +4

    I liket this video good ❤

  • @muslimaadan9764
    @muslimaadan9764 8 месяцев назад +4

    Horey usocda caadi mahan filimka❤🎉

  • @abdirahmanahmedali5276
    @abdirahmanahmedali5276 8 месяцев назад +5

    From Whatsapp

  • @SadoHoussein-ur1hx
    @SadoHoussein-ur1hx 8 месяцев назад +3

    Tres bon film j aimerais que ce film à d autre épisode et je félicite la fille qui a tue le mec car elle tremblait lorsqu elle était dans le toilette très bonne actrice et continue sur ce chemin

  • @KhalidQorane-b3x
    @KhalidQorane-b3x 6 месяцев назад +2

    Best flim somali ever 2:36

  • @khadar_shariif
    @khadar_shariif 7 месяцев назад

    Walee wax baa salagle yaa la aamina marka hadiba bug dhabow timaday 😂😂😂😂 mugoo kuma jiro Taftey ka banan gabareey Waxaga hayso hadiba dilow timid kuma jiri😅😅

  • @SuraleYyyy
    @SuraleYyyy 4 месяца назад

    Qofta ka shekeyneyso in video laga hayo wajigeda murugo maka muqato beh 😂

  • @RuweydoAli-o8q
    @RuweydoAli-o8q 7 месяцев назад +1

    qebta 2 abaay 🤔

  • @KiinSalah
    @KiinSalah 8 месяцев назад +1

    Filinka max la maqla music dhagaha noga dishene uff 😏

  • @hafiztheactor1
    @hafiztheactor1 8 месяцев назад +3

    stay savage

  • @Fardowsoxiin6
    @Fardowsoxiin6 8 месяцев назад +8

    10/10❤

  • @ShankaroonAbuukarabdulleAbdull
    @ShankaroonAbuukarabdulleAbdull 8 месяцев назад +7

    From tiktok

  • @NimcomaxamedNaciima
    @NimcomaxamedNaciima 7 месяцев назад

    Somali filin duubeyso layaab😂

  • @bureqamaxamed8003
    @bureqamaxamed8003 7 месяцев назад +2

    Wlhi sidanay istaahilan ayda aydu dhashay👏🤨👊

  • @onlyC-zp8oq
    @onlyC-zp8oq 3 месяца назад

    Sheeko walba khiyano dhibato iyo xumaan lee laga sameeyay, illaahi marqaati ha ha,, kheyr Ka in iinan soo bandhighin,lakin xumaanta aad Ku tartantiin... Umadda kheyr iyo bogaaddin usoo bandhigha, shar un iyo dhaqan xumaan sol bandhigeesiin

  • @Zidixen
    @Zidixen 7 месяцев назад +1

    Befitting retaliation to a crime of this nature 🔥

  • @ifrahmohamed3213
    @ifrahmohamed3213 7 месяцев назад

    Hada wixi idin xumeyo dila ma na ledahin😢

  • @zeinabadow8296
    @zeinabadow8296 8 месяцев назад +2

    Sabirin waji xux😂

  • @EcooGamer
    @EcooGamer 4 месяца назад +1

    Dhiiga intu ka imaadey dhaawac uma jeedno anaga wah

  • @nasrayasin1378
    @nasrayasin1378 8 месяцев назад +3

    Noo soo badiya😢

  • @safahomer.
    @safahomer. 8 месяцев назад +13

    Mashallaah Adnan keep going huuno horumar wacan baan kuu rajaynayaa filmku waa khatar🔥👏

  • @osmanabukarhussein2533
    @osmanabukarhussein2533 5 месяцев назад

    Qoftaan gabasaarka madoow ayada Qarxiska iyo Jugta culus Lee meey taqaan micnaha talent kale malahan miyaa filmkii ardayna waan arkay shaqadaan leeyba haaysaye😅

  • @Aash_kitty
    @Aash_kitty 8 месяцев назад +6

    Suuxay😂 lkin waa kahelay really it's best 🎉❤

  • @1stmhd204
    @1stmhd204 8 месяцев назад +7

    On top

  • @Zehaa007
    @Zehaa007 7 месяцев назад

    Video qawan maxan qof ugu diri anaan mobilekayga aaminsaneynba😅

  • @salmoxasan2341
    @salmoxasan2341 8 месяцев назад +8

    Waaaw😮❤

  • @xamdimaxamed-z3t
    @xamdimaxamed-z3t 8 месяцев назад +1

    Wlhy wecelada xun xun ka ah sidaa ha u kalan nimamka😢

  • @ramadhanabdallah253
    @ramadhanabdallah253 6 месяцев назад

    should have have put subtitles in English atleast 😊

  • @ibrahimladan8036
    @ibrahimladan8036 6 месяцев назад

    Wow Somalie people I love Iwant film with Somalie Can I Do film with Somalie 🙏🙏🙏

  • @noorhassan3605
    @noorhassan3605 5 месяцев назад

    Gabdhaha rikaartada lagu qabsanaya saan sameeya mar danba madhaceeysa

  • @MubaarigWakaso
    @MubaarigWakaso 8 месяцев назад +1

    Waaqici maaha dilka iyi khayaanada noocan ah suurogal kama ah deegaanka iyo beeyada aynu ku noolnahay ilaa hadda ma hayo film waaqici ah sorrry

  • @hassanfarah3548
    @hassanfarah3548 8 дней назад

    Adnan iyo kuli wa ka baxsateen filmkaan. Inscha ALLAH mar wan isla shaqeen doonaa

  • @maryanxayti1293
    @maryanxayti1293 7 месяцев назад +2

    Nosoo daaya plz waa filim aad u xasasiya kana hadlayo xaqiiqada hada jirto iyo waxa wadankena ka socdo keep going gys 💯

  • @Baashi_cade
    @Baashi_cade 5 месяцев назад

    Waxan umada muslim ka eh yaan lagu dan baajinin gabdhahan aad qawineesan iska daaya

  • @Hanad10k
    @Hanad10k 8 месяцев назад +5

    Best short 🔥

  • @SuhebCade-x3m
    @SuhebCade-x3m 8 месяцев назад +2

    ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @caaliyocabdicumar7791
    @caaliyocabdicumar7791 8 месяцев назад +5

    the best short❤