Wcs masha Allah shukran waan idin salaaney Allah ha idin xafido Aamiin, jizakallaah qeer ajir Allah ha kaa siiyo adiga iyo waalidiin - taada miisaanka Allah ha idin saaro Aamiin, masha Allah howsha aad bulshada aad u haysid Allah ha kuu fududeeyo waqtiga Allah ha kuu barakeeyo Aamiin, waalidiin - teena Allah ha u naxariisto janatul Al fardoos Al calaa Allah ha ku casumo Aamiin ya rabi mahadsanid !❤
salaanta waannu kaa qaadnay wallo jazaaka llah kheyr
Wcs masha Allah shukran waan idin salaaney Allah ha idin xafido Aamiin, jizakallaah qeer ajir Allah ha kaa siiyo adiga iyo waalidiin - taada miisaanka Allah ha idin saaro Aamiin, masha Allah howsha aad bulshada aad u haysid Allah ha kuu fududeeyo waqtiga Allah ha kuu barakeeyo Aamiin, waalidiin - teena Allah ha u naxariisto janatul Al fardoos Al calaa Allah ha ku casumo Aamiin ya rabi mahadsanid !❤
Mahadsanid walaal qaali Aamina Allaha ku xifdiyo!
Maa Shaa Allah Tabaaraka Allah, xabiibtii JZKAllah khayr.
Asc naciimo abaayo baradho hadaan cuno kelyahaa i xanuuna ee maxaa sababa?
Dhaqtar ma utagytay?
❤❤❤
1 liter biyo ah ma ku darsan karaa malan kast sadexdood hal mar in qiyaasan isoo sheega qaali
Wacalay kumasalan anakana ahoow naciima hagarla mahad sanid