WAAKANAA MUUQAALKII AAN UGA HADLAY WAXTARKA CHIA SEEDS

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 27 сен 2024
  • #adigaisahaaw

Комментарии • 37

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 3 дня назад +4

    Manshaallah waanbaha soorta caro camal waaye colour ka isaga eg yihin umalayna 😊waabo waa cunay thanks nacimo walal inshallah kheyr badan

  • @HALIMA7ALI-jo6xe
    @HALIMA7ALI-jo6xe 2 дня назад

    Maasha allah wlle

  • @abdijama1984
    @abdijama1984 3 дня назад

    Maashaa allaah guuleeso nacim walal waa kaa faaiidaney wax badan thanks ❤❤❤❤❤❤

  • @osobabdalla8208
    @osobabdalla8208 3 дня назад

    Masha Allah shukran abaayo

  • @azmaamaxamuud2299
    @azmaamaxamuud2299 3 дня назад +1

    Hapo mcneey mhdznd hada kahor diinsiga ka hadashay faidadiisa waku fa iday❤❤

  • @mali-dy4yj
    @mali-dy4yj 2 дня назад

    Jazakalaah khayran abaayo

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 3 дня назад

    Wlashay naciimo waa khadar ilaahaw nosoo diray ilaahay cimriga hakuu barakeeyo abayo addun iyo aakhiraba liibaan.

  • @aaminasahra1875
    @aaminasahra1875 3 дня назад

    Kheyr fara bdn inshaa ALAAH.

  • @AbdallaHajio
    @AbdallaHajio 3 дня назад

    Abaayo iso jawaab hooyo nuujisa cunug ma cuni kartaa

  • @ayanahmed-n5v
    @ayanahmed-n5v 10 часов назад +1

    ❤😊❤

  • @HalimaxasanKaahiye
    @HalimaxasanKaahiye 3 дня назад

    Videoyadii hore waye gurigii hore filaa naciima waagansan farxada kuso geli jirtay

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 3 дня назад

    Channel keenii waa korayaa maa sha aramaw idinkagama soo hambalyayn ilaahay haidin xifdiyo.

  • @ashamohamed9869
    @ashamohamed9869 3 дня назад

    Wn cababay saxarda igu dhajiyau

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 3 дня назад

    Abayo geed ueg oo lagu khaldi karo majiraa ?

  • @FarxiyoH
    @FarxiyoH 2 дня назад

    Asc habo hoya nujiso macabi karta

  • @Anzal222
    @Anzal222 2 дня назад +2

    Naima abyo hoyada uurka leh wax u fican foosha u fududeeyo noo soo sheeg

    • @yaasmiinmaxamuud9452
      @yaasmiinmaxamuud9452 2 дня назад +1

      Wll 1 ducada Badi 2 socod samee 3 caloosha csodsii wax igu cajiibsanaaa bacdal ducaa wa in caloosha l scodsiiyo

    • @Anzal222
      @Anzal222 2 дня назад

      @@yaasmiinmaxamuud9452 thankz qaali

  • @AsmaFiican
    @AsmaFiican 3 дня назад

    Wcs nacimo malmahan wan mashqulay safar igu jiray

  • @farhiyaabdi5196
    @farhiyaabdi5196 3 дня назад

    Asc walal carurta ma lasinkara

  • @RuqiyaAli-b8m
    @RuqiyaAli-b8m 2 дня назад

    Wadan keena kamabaxo

  • @Akp83366
    @Akp83366 2 дня назад

    Video gan malagu soo celiyay wxaan u maleeyna inuu mar hore ahaa

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 3 дня назад

    Asc waaku salaamay wlashay qaaliya naciimo ilaahay haku xifdiyo waa mahadsan tahay wlashay midka saxdaa maxaa lagu gartaa abayo.

  • @AsmaFiican
    @AsmaFiican 3 дня назад

    Abaayo dhuuxa geela kaso waran abyo fat ka xun miya jirka barur miyu saara

  • @MounaMahamed-gr6ms
    @MounaMahamed-gr6ms 20 часов назад

    Wll waqoondar somali or talbeeh or saliid intaba somalida kaladuwan haya loyaqana

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 3 дня назад +1

    Abayo geed ueg oo lagu khaldi karo majiraa ?

  • @shugriyusuf5624
    @shugriyusuf5624 2 дня назад

    Mahadsanid Sister ❤❤, waan ka faaideysanaynah insha Allah

  • @amina7327
    @amina7327 2 дня назад

    Walashen qaaliya Jazakallahu kheyr
    Allah ku barakeyo aamiin 🥰

  • @nimconimco7203
    @nimconimco7203 День назад

    Mashaa allh maaamo waxaad ka soo hadashaa faaiidada masaga yaryareey. ama hadhuudhka

  • @deqaabdi7627
    @deqaabdi7627 День назад

    Asc naciimo walasheey ka so hadal idaha madaxiisa ma la cuni karaa xiliga caadada dumarka ku jiraan iyo waxa tarkiisa waxa yeeladiisaba adiga oo mahadsan

  • @RiyahMahamed
    @RiyahMahamed 2 дня назад

    masha Allah shuran abayo

  • @ubahahmed1740
    @ubahahmed1740 День назад

    ❤❤❤jazkumalaah kheyr

  • @fartun9503
    @fartun9503 День назад

    wcs wlc Abaayo❤

  • @samiiramohamed7496
    @samiiramohamed7496 2 дня назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mulkihaji9454
    @mulkihaji9454 3 дня назад

    Masha Allaah tabarak jazakalaahu kheir sis ♥️

  • @umuahlaam4170
    @umuahlaam4170 3 дня назад

    Maasha allaah jazaakalaahu kheer abyo