PUBLIC PRANK WAALI AH BAAQULI BOY OO KA YAABSADAY DHALINYARADA MUQDISHO..

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 окт 2024
  • Public prank funny ah iyo Baaquli boy maxa dhcy
    Chanel ka Baaquli boy Team subscribe inoo saara oo gaarsiiya 1000k public pranks waali ah aan soo wadnaa asxabta ku yaaca Baaqa

Комментарии • 359

  • @ozillove2872
    @ozillove2872 4 года назад +236

    Hada baquli poy tagerto like sar

  • @abdiazizselad
    @abdiazizselad 4 года назад +106

    Baaquli Team 1milyan ka Badan ayaa Gaareynaa

  • @quruxkudhigleshorts8230
    @quruxkudhigleshorts8230 4 года назад +71

    Ma aqan Cida hada aqrineysa Commntigeyga Lkn qof walbo waxaan alle uga baryayaa inuu janadii Hooyada io aabaha geeyo Wall alle dartiis iigu saar subscribe 😰🙏

  • @halaag_bari
    @halaag_bari 4 года назад +34

    Wllahy reer xamar waa qalbi jilicsanyihin.
    M.shallah
    #miskiincaawiyeofficiall

  • @1shortmotivatinalstory
    @1shortmotivatinalstory 4 года назад +44

    Markaa dhuusa mareeb aad joogtid isbitaal banaadir wuu Fogyahy lkn hdda inta waaye....
    Kaas iga gadan

    • @shaakirgyojo3050
      @shaakirgyojo3050 4 года назад +4

      Abdalle Tima-cadde HahHa commentigaas Baa raadinayey markaa dhuusamreeb joogto buu fogyahay. 😂😂

    • @farhaandhagacade9343
      @farhaandhagacade9343 4 года назад +1

      kkkkkkkkmmmm

  • @rahmoabdi8164
    @rahmoabdi8164 4 года назад +58

    Baaquli boy wan ku salaame😆😆

  • @simbastudio1295
    @simbastudio1295 4 года назад +35

    Baaquli boy wan taagera wlhu aabaha prank. Father of prank waye. Waa afsomali miiran. Please u daaya prankga baaquli boy. Jeebsiib nogu celi plz part 3

  • @muniiralpa1343
    @muniiralpa1343 4 года назад +38

    Taliyaaha nosopadiyaa inta igu racsan like sara

  • @somcastudio2899
    @somcastudio2899 4 года назад +18

    Somalida markii ey qofka la yaaban reaction kooda waxa ka mid ah war waxaan wuu waalanyahay 😅😅😅😅😅

    • @darishore814
      @darishore814 3 года назад

      Waa waalan yhy walaalkaa aa ka heshaa ayaa la yiri, marka somalida marke sidaa lee yihin waxe kaa ilaalinaayaan in ay ku dhahan si ula kac ah ama xaasidnimo ah ayuu u sameeyay sidaas

  • @baaziyare
    @baaziyare 4 года назад +14

    midka Aqi kuhayo isqalajis inta ila aragtey like

  • @50kofficial72
    @50kofficial72 4 года назад +18

    Hospital banaadir waa fog,yahay mar,kaad joogto duuso mareeb laakiin hada inta waaye

  • @maandeeqomarosman3153
    @maandeeqomarosman3153 4 года назад +8

    Tuuug waye telfonda yookadhicin 😂😂😂 alapeeerka

  • @tiktoksomali4351
    @tiktoksomali4351 4 года назад +14

    First comment rijaal team gOnga like😂

  • @jeymaxamad6664
    @jeymaxamad6664 4 года назад +7

    Firts ani waaye cawa taagere weyn baquli boy farta taaga tageeriyasha baquli boy

  • @aishakeyf834
    @aishakeyf834 4 года назад +20

    Taliyaha ayan rabna😂😂

  • @fardousaabdulkadir3422
    @fardousaabdulkadir3422 4 года назад +8

    Alla illah dartiis idin jeclahay illahay haidin barakeyo

  • @rayaancadey6807
    @rayaancadey6807 4 года назад +3

    Hhh furaha isbitalka ana ba wado kulahaa waiga qoslisen ciyal xmr dad qalbi fican waye wlhi 😂😂💪💪❤👏👏

  • @hayatimhaya4254
    @hayatimhaya4254 4 года назад +6

    10:15 maxa xmar maku dhashanin miyaa di may '
    Dhuusomareba ka imid
    Wa egtahay kulahaa 🤣🤣🤣🤣

  • @DrmohamedJailaniMio
    @DrmohamedJailaniMio 4 года назад +1

    Hospital Banadir ma dhow ma dhow kulah qosol badna Baawur afgye raacey kulaha 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @mubarakcr7654
    @mubarakcr7654 4 года назад +11

    Saas way prank waxan ahayn iyo wax qosal mujinayo Lee anagana wan idinku farxayna Wana sii share gareeynayna

  • @wanaagiguimaw8165
    @wanaagiguimaw8165 4 года назад

    Dadkeyna wa dacad wlh si kal iyo laab u hadlayan nin masafir waye ha qaldin tagan yihin wa dad naxariz leh masha alah

  • @zumaya-beauty
    @zumaya-beauty 4 года назад +6

    Hhhhh ma dhowa madhowa hhhh baquli qosol miran weye

  • @dheymanluul3811
    @dheymanluul3811 4 года назад +1

    Hhhhhhh markaaa dhuuso mareeb joogti uu fog yahay hhhhhhhh
    Hhhhhhhhhh dadkeena wa wada dacad runtii masha allaah

  • @cabdimahad9740
    @cabdimahad9740 4 года назад +11

    Arbaqulu boy manta waa lagalay
    Nikan karishboy oahaanjery 4:12 hhh 😂 warnikan tuugwaaye 4:21
    Sxb waaqofke 2bad ootug kudha hayo an umlna hh horo usoco nosobadeya

    • @sacidmoha5006
      @sacidmoha5006 4 года назад +4

      Ninka dhahy togatahy waa walakaye

    • @Daaris7
      @Daaris7 4 года назад

      @@sacidmoha5006 masha alh walaalo miyaa tihiin

    • @missanisa3749
      @missanisa3749 4 года назад

      Cabdi Mahad Geedka Xaaji Cumar Wali Sidii Baa Lo Dhoobanyhy Kkkk

  • @raqad4642
    @raqad4642 2 года назад

    Dhalinyarada muqdisho wa daacad masha allah niyadooda san allah haku badbaadiyo

  • @steventhekiller6921
    @steventhekiller6921 4 года назад +7

    i million subscribe wa u qalantan wlhi😎

  • @mohamedabdikadir5851
    @mohamedabdikadir5851 2 года назад +1

    Talefanaduu dacaa ninkaan igu daran 😂🤣🤩

  • @simbaking2528
    @simbaking2528 4 года назад +2

    dadkan prank loogu talagalay wlhi 😂😂😂😂 baaquli boy xawo ma ku dhashay 😂😂😂😂😂

  • @zumaya-beauty
    @zumaya-beauty 4 года назад +2

    Baaquli boy wiil fcn wye o dacad ah qlbi fcn masha llh

  • @maandeeqomarosman3153
    @maandeeqomarosman3153 4 года назад +5

    Musaafur waaye haku ciyarin kulahaa😂😂😂

  • @daahiralimohamed3161
    @daahiralimohamed3161 4 года назад +1

    Wlh ninkan wuu ika qosliya kulaha xusula laqoya wa idinka qariya 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @ahmedmoha9880
    @ahmedmoha9880 4 года назад +2

    Inta ila aragty wilka ugudanbeyo videoga inu gol fm kashaqeyo like

  • @zumaya-beauty
    @zumaya-beauty 4 года назад +3

    Hada rabtan one million dadaala haniyad jabinina wx fcn laimada

  • @ibraahimali6498
    @ibraahimali6498 4 года назад

    Furihii Isbitaal Banadir waakanaa kulahaa Baaquli boy😂😂😂😂

  • @drmohamedshoobaayehaaji
    @drmohamedshoobaayehaaji 4 года назад +1

    Baaquli Boy inta Qadarisa Prankiyadiisa #Subscribe igu Caawiya Wallal🙏🏼💯

  • @dagmadashipis7394
    @dagmadashipis7394 4 года назад +1

    Maxa xamar maku dhashan miya miya marko dhahay dhusa mareeb aanka imaade wad u egtahay kulahaa wilka wo iga qosliyay baquli like wan ku siiye

  • @abdihakiimaydiid8590
    @abdihakiimaydiid8590 4 года назад +4

    Horay u socda waan idiin taageeraa 👍❤💯🆗️👌

  • @maxamedmaxamedabdi7772
    @maxamedmaxamedabdi7772 4 года назад

    Hhhh noolaada team baaquli boy waanii taageeraa

  • @mohamedbaraf
    @mohamedbaraf 4 года назад +1

    2 Mar kle Vedio Inoo soo Badiya

  • @Eng.Shiiqaalow
    @Eng.Shiiqaalow 4 года назад +1

    Hhhhhhhhh wlh aad ban uqoslay, hal codsi ban wataa hadaad fariinteyda aqrineysaan prank waxaad soo jishaan indhoole, baaquli boy intaad ookiyaale madow ugalisaan oo usha indhoolayaasha laablaabmeyso udhiibtaan laamiga asoo kusocda qof sii jeedo dhabarka ha uga riixo qofka markuu soo jeestana oo is dhaho qofkaan qoriga kugu wado iska qabo, tartiibkiis miinimo hadaarto hhhh hadaad soo jishiina fikradaan inaa ani codsigeeda dhiibtay halii mention gareeyo magaceyga Eng Abdiqafaar Bashiir loobage mahadsanidiin waan idinku xiranahay mar walba maasha'alah baaquli boy waa nin talent leh oo in lagarab qabtaa mudan

  • @jamaali6624
    @jamaali6624 4 года назад

    Wlhi baaquli boy waa xidiga prankiga keep going

  • @husseinabas6047
    @husseinabas6047 4 года назад

    Cabdi raxmaan yuusuf kulmiye waa ku salaamay zzb

  • @hanadbashiir4706
    @hanadbashiir4706 4 года назад +1

    Anigo Firisn aaan Comancte Soo Qorya Keep Going🙏🏿❤

  • @shadiyaabdullahi9073
    @shadiyaabdullahi9073 4 года назад

    Baaaquli caadi matihid wlhi qosolkaa iga dhameysay😂😂😁😁😁😂😂

  • @nuurjeenyochannel1979
    @nuurjeenyochannel1979 4 года назад

    Baaquli boy sxb wlh waa ku wataa masuul horey usoco waxan ka mid ahey team rijaal old

  • @akramhaji6235
    @akramhaji6235 4 года назад

    Baaquli boy dadka hadey wajigaa arkaan tug tuug lee isoo baxayo kan tuug waa kulahaaa😂😂🤣🤣😂😂🤣🤣😂

  • @farhanciyow7596
    @farhanciyow7596 4 года назад +5

    qofki u horeeyey🙏🙏 like

  • @Rashkacaddow
    @Rashkacaddow 4 года назад

    Wlhi wiilkan Daacad waayeh Masha Allah Akhii oo Ku Celcelinayeh

  • @ismaciilmaxamed1352
    @ismaciilmaxamed1352 4 года назад

    That's good prank I like it,waraa baaqoli boy ,been badanaa bismilaah

  • @zumaya-beauty
    @zumaya-beauty 4 года назад +3

    Prank sobadiya waxad ka daaaawataan hindida iyo cadaankaa iskana ilaaaliyaaa waxyalaha risk ah facebook page lasodhiga wa talo wll saaas u heshan views iyo subscribe

  • @muwadocadey2464
    @muwadocadey2464 4 года назад +2

    Asxbeey hore u socda waan idin aamin santahy wlh

  • @EngCaddan
    @EngCaddan 4 года назад

    Kkkkkk ninkaaan mobilada ayuuu dhacaaaa kkkkkk wlhi Qosol ii ma ha rin kep going Rijaal official

  • @hamseizhqi6997
    @hamseizhqi6997 4 года назад

    Wllhi nolasheyda baaquli boy wax ka fodo badan indho ma sarin 🤣🤣😂😂😂😂😂

  • @bilekante7649
    @bilekante7649 3 года назад

    Baquli legend baatahay waankuwataa zxp

  • @shuutaayecadde6691
    @shuutaayecadde6691 4 года назад

    Baquli boy gacana ku tagay 🤣🤣🤣🤣🤣🤣 weedow agtisa waye kulahaa

  • @achrafhuseinomar7063
    @achrafhuseinomar7063 4 года назад

    Wlhi waa kuu saaray zhp 1milion waa garaysiin

  • @hareeraoriginal2722
    @hareeraoriginal2722 4 года назад

    Barnamijkan. Tilmaamta soo badi ya wlhi funny wye...,😁😂

  • @maariyahdequen
    @maariyahdequen 4 года назад +1

    Hhhh baaquli boy the last name😃😃

  • @japrapoy5454
    @japrapoy5454 4 года назад +2

    Baaquli Dad Wad Walesa Wlahi🤣😂🤣😂

  • @mohameddeck5082
    @mohameddeck5082 4 года назад

    Waa cajiib walhi baquli boy beenta waa sheegi yaqaan hhhh

  • @Abdimanan
    @Abdimanan 4 года назад +2

    Dhusamareb markaad joogto oo dheeryahay 😂😂😂

  • @ahmedmaow5710
    @ahmedmaow5710 4 года назад +4

    Rijaal baquli boy 1 millions

  • @abdiwaliomarali8384
    @abdiwaliomarali8384 4 года назад

    Ku Ye: ispitalka banadir ana ka ShaqEeeyo nin ispital ka Shaqeeyo uma ekid kulahaa maku dhahyi Doctor Ahy ee wardiyo Ahy 😂😂😂😂😂😂🤣

  • @mustafaabdullahi4047
    @mustafaabdullahi4047 4 года назад

    Baquli boy imtixan wye dhulka ma wregty kulaha 😂😂

  • @holacmedia4558
    @holacmedia4558 4 года назад +4

    qofkii 26 ayaan noqday intii baaquli boy tageersan subscribe ii saara mahadsanidiin

  • @nasiibchannel5897
    @nasiibchannel5897 4 года назад

    alla manooli cwa lee arkay branki giina qosol miiran cunugaan qaliirka ah 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @arablyrics5991
    @arablyrics5991 4 года назад

    Isbitaal banaadir xagaaaaa wye😂🤣🤣🤣😂🤣🤣😃😊😃😂

  • @abdirahmanhersi4853
    @abdirahmanhersi4853 4 года назад +1

    Kkkkkkkkkkk markaa dhuusamereeb joogtay ayuu fogyahay kulahaa

  • @buuflebaariyow9405
    @buuflebaariyow9405 4 года назад +5

    Teaam.rijaaal dumar inaad kusoo dartaaan baa qurux badnaan lahayayd

  • @mohaliiban2807
    @mohaliiban2807 4 года назад

    Digsi boy madhawo wedow agteda waye kulahaa 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @abdirashiid422
    @abdirashiid422 4 года назад

    Dhulka maa wareegtay maxaa dhacay ayuu tagan yahay 🤣🤣🤣🤣

  • @abdijabarhareed7608
    @abdijabarhareed7608 4 года назад +1

    Heheeheh Madhawa kulahaa #BaaQuli BoY Sln sar4

  • @AdamAdam-tk4si
    @AdamAdam-tk4si 4 года назад

    Rijaal funny ayaa thn wlhi like waad lee thn streeska ayad naga saaartina from amerca Chicago

  • @mahamedahmed4438
    @mahamedahmed4438 4 года назад

    Hadaa shaqada kasoo baxay, ku dhihi maayo dr Baan ahay waardiyaan ka ahay 😂 Ninkaas wa mixnad Tagera u ahay

  • @yasminabybikgwib570
    @yasminabybikgwib570 4 года назад

    isbital banadir waxuu fog yahaye markad dhuso mared jogto ku la haaa 😂😂😂

  • @cumardmt1826
    @cumardmt1826 4 года назад +1

    Sxbayalow adhinga mar walba prank minili ku fahmayo miya

  • @njnajkaofficialxasan9114
    @njnajkaofficialxasan9114 4 года назад +2

    wallhi baquli dartii ayaa kugu sara llk wad iga qoslisay hhhh🤣🤣🤣🤣

  • @abdalleabdulkadir729
    @abdalleabdulkadir729 4 года назад

    Baaquli boy wlhi wx kle wye hhh hooyadii dhalaanka ma yhy kulahaa no so badiya pranks funny like taliyaha hh

  • @axmedlaki1
    @axmedlaki1 4 года назад

    Dhulka maa wareegtay kulahaaa 😂😂😂🤣 hore u soco

  • @Togethere5064
    @Togethere5064 4 года назад

    suxUl laqoya kUlHaaa PaaquLi Poy BIg respect

  • @aminnuradin2642
    @aminnuradin2642 4 года назад

    Ani waardiya ahay dhaqtara ahay kuma dhahaayi kulaha hhh baqoli dhib badana🤣

  • @liijanhuu4775
    @liijanhuu4775 4 года назад

    Paaquli poy dhulka maa waregte kulahaa😂😂

  • @maandeeqomarosman3153
    @maandeeqomarosman3153 4 года назад +1

    Taliayaha bojada qeytiiza kle nooso badiya😂😂😂😂

  • @hoooyoardo3887
    @hoooyoardo3887 4 года назад

    Walhi sxb yaal rijaal iyo baaquli boy walahi waa iga qosli seen
    Waxn ku qoslay kulahaa mar kad dhuuso mareeb joogto ayuu fog yahy walahi qosol

  • @arjantiinmedia8689
    @arjantiinmedia8689 4 года назад

    Kkkkkkkkkkkkk
    Wlhi wiilkan dher
    Majiro rux kafanisan

  • @pesdaily1595
    @pesdaily1595 4 года назад +1

    10:56 Ninkaan teleefanaduu Dhacaa Taleefanka Yuu Kaa dhicin Kulahaaa kkkkk

  • @mariawasuge3323
    @mariawasuge3323 4 года назад

    10:56😋😋😋😋c.raxmina kulmiye hhhhh ninkan telephone da u dhaca yu kadhicin😋😋😋

  • @abdirashidali6946
    @abdirashidali6946 4 года назад

    Markaad dhuuso mareeb joogtid wuu fogyahay kulahaa hhhhhhhhh

  • @zabriinamohamed4269
    @zabriinamohamed4269 4 года назад

    hhhhh wlhi qosol iguma harin baquli boy caadi matihid

  • @hamzaaliahmed8962
    @hamzaaliahmed8962 4 года назад

    Hhhhhhh baaquli boy dhib badanaa🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @ArtanDesin
    @ArtanDesin 4 года назад

    Madhawa Madhawa baabuur baa racee 🚎 😂😂

  • @qaranmnet5973
    @qaranmnet5973 4 года назад +5

    Dadka somaliya jooga wlhi waa daacad

    • @xamseyare6370
      @xamseyare6370 4 года назад

      Wlhi waa runtaa masha allah...wey qalbi furan yihiin

  • @zumaya-beauty
    @zumaya-beauty 4 года назад +7

    Prank ad sameynaysaan wax diinta rali ka tahay hanoqdo

    • @baaquliboy1948
      @baaquliboy1948 4 года назад +1

      fadumo cadey dhabti waxad kamid tahay dadka aadka noogu xeran
      thank yu qaali
      waa baaquli boy

    • @missanisa3749
      @missanisa3749 4 года назад

      @@baaquliboy1948 Baaquligi Runta Ahaayaa?? Mise Been Abuur?? Kkkk

  • @saabirteli45
    @saabirteli45 4 года назад +1

    Baaquli boy yaa ku baray radeelka Mise waxaad ogtahay in aad tageero ku leedahay

  • @madbacaddadahabi2153
    @madbacaddadahabi2153 4 года назад +2

    Marka dhusamareeb aad joogto ow fogyahahy hhh

  • @abdiazizmohamed167
    @abdiazizmohamed167 4 года назад +1

    Isbitaal banaadir madhawo😂😂😂

  • @mohamedgaraad1470
    @mohamedgaraad1470 4 года назад

    Isbitaal banaadir wuxuu fogyahay markaa kii dhuusamareeb aajootid ayuu fogyahay hada waa dhawyahay 😂8:31 😁😁 8:40 Anaa xaaqi jiray kulahaa

  • @relax4life521
    @relax4life521 4 года назад

    Legend baquli boy wllhi tagero one

  • @hayatimhaya4254
    @hayatimhaya4254 4 года назад

    8:31 isbital banadir marka dhuusomareeb jogtid uu fogyahay kulaha 🤣🤣🤣🤣🤣🤣