PUBLIC PRANK JIIS TUUG AH BAAQULI BOY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 окт 2024
  • Public Prank jiis tuug ah oo qosol badan..

Комментарии • 489

  • @AbbeAbbe-tr1iz
    @AbbeAbbe-tr1iz 4 года назад +115

    Yarkii ugu danbeyay waa inaad 2 doolar siisaan ayee ahed waa daacda kushaqesanayo daruuf adag ilaahow dhalanyarada muqdisho dhibka kabixi adbaan ugu calool xumaaday

    • @shaakirgyojo3050
      @shaakirgyojo3050 4 года назад +5

      Abbe Abbe7698 Waa runtaa wiilka ugu dambeey waxa usawirantay isaga oo laga qaatay meesha kaliya ee uu wax kasoo saarto. Sidoo kale wajigiisa iney qariyaan bey aheed.

    • @abdinasirabukarmohamed3316
      @abdinasirabukarmohamed3316 4 года назад +3

      Xaaladaha qaar in qofka privacy giisa looqariyo waa muhiim.
      Ee fadlan Rijaal officails ilaaliya xaquuqda dadka mahadsanidiin

    • @moha9402
      @moha9402 4 года назад +3

      Waa ika nixiyay waa oyay

    • @Xogdoon60
      @Xogdoon60 4 года назад +3

      Fadlan hadaah wiilka ugu danbeeyay xariir ka haysaan ilah soo wadaagah

    • @honabdifatahtiini9846
      @honabdifatahtiini9846 4 года назад +2

      Hamdi luul sido kale ane wan rawa bahda rijaal nala xiririya plz

  • @mrkeepgoingofficiall9407
    @mrkeepgoingofficiall9407 4 года назад +168

    baquli boy waa ninka kaliya mogdisho prank ku haysta🇸🇴👇👋

    • @niyaziomar17
      @niyaziomar17 4 года назад

      Prankigan wlhi waa lisla ogyhy kan labad waa isku xafad

    • @niyaziomar17
      @niyaziomar17 4 года назад

      Kan fananad bluga sido kle

    • @omarahmad5053
      @omarahmad5053 4 года назад

      @@niyaziomar17 waar waxas ma jiiran waa prank ruun ah

    • @niyaziomar17
      @niyaziomar17 4 года назад

      @@omarahmad5053 wlhi bro dadkan anaa aqan kuli wilasha motada wey isku wada xafad

    • @omarahmad5053
      @omarahmad5053 4 года назад

      @@niyaziomar17 sual?? Brother kaan 1 iyo kan uga dabeyo oo oynayo ma beenba

  • @cabdirisaqindho3993
    @cabdirisaqindho3993 4 года назад +93

    Baakhuli boy libaaxa pran-kiga inta igu raacsan like ha saaraan

  • @liibaansalaad6622
    @liibaansalaad6622 4 года назад +58

    Sory wlhi wilka ooyay wan ka calol xumaaday dad saas oo kalaa xamar joogo daacad ah ama aan dhibka jeclayn. Intaas yar inaa ka rebtaan brankiga ku ficnayd. Hadda kadib melaha dadka damirkooda wax ka badali kara ka reeba inta kalaa naga badan

  • @maquusteyare8320
    @maquusteyare8320 4 года назад +16

    Rijaal sxbow yarka ugu dabeyay iraadi pla pla plz wlhi pillahi wn kanaxay Telkiisa inoo soradi plz

  • @ibrahimmohamud1441
    @ibrahimmohamud1441 4 года назад +10

    Baaquli boy waaa cabsaneee prankina waa samayneeee rijaalow Lee ku jirtaaaa😂😂😂😂

  • @yaxyeshawiir3013
    @yaxyeshawiir3013 4 года назад +27

    yarka aad ka ooyiseen inaad wajigiisa iyo Tarkadiisa qarisaan bay ahayd sxbyaalow

  • @mazlaxfaanto7632
    @mazlaxfaanto7632 4 года назад +42

    inTa ila Aragtay inuu isaga Oo Naxsan Odhanaayo Rijaalow Kaalay ninka igala Hadal😅Ha ila Dhaafinadee La idin Sheegi Maaye😅 Gobolki Raga Ayaan odinkazo Zalaamaya Reer Mugdishow Zhpyl

  • @haliimoahmad3127
    @haliimoahmad3127 4 года назад +21

    Inti xanunsan Allah cafiyo 😢😭

  • @ahmediligay5452
    @ahmediligay5452 4 года назад +11

    Wlhi rijaal waxaa tihiin fany ani inaa qoslo iskadaye nin ajinabi xataa oo afka soomaliga aqoon xataa waa ka qosliseeen wlhi keep going

  • @queenrihana8033
    @queenrihana8033 4 года назад +8

    Baquli poy waa wiil hami leh alle ha u rumeyo hamigisa halaha jug ku dhacday ana ka naxay wllhi lkn wiilka ugu dambeyay caloosha ayuu i huriyay maskiin ka

  • @aadancabdiaadancabdi9021
    @aadancabdiaadancabdi9021 4 года назад +3

    Walaahi wiilka caadi ayuu u oohay bisinkoow laakiin baaquli boy wiilka in aad wax siiso ayay ahayd sidii uu ugu dhagay ayaan layaabay

  • @abdifitaaxcc9648
    @abdifitaaxcc9648 4 года назад +4

    Team rijaal the best prank in Mogadishu keep going the legend of Mogadishu

  • @Daljire12
    @Daljire12 4 года назад +10

    Wan idi fadhaaa one like1️⃣1️⃣1️⃣1️⃣1️⃣

  • @abdulkadirhajji818
    @abdulkadirhajji818 4 года назад +18

    laa ilaah ilallaahu war yarka ugu daneyo wlhi ina muqalkisa bahisan ma ahen asxab io ehel bu leyaby sas ina yeshan ma ahen sorry prother 😢😂

  • @axmedmaxamed4957
    @axmedmaxamed4957 4 года назад +7

    liibaan dheeroow sxbow yarka carabka ah inaa ka reebtaan ayey ahayd ehel iyo asxaab buu leeyahay

  • @elyasmohamed5179
    @elyasmohamed5179 4 года назад +4

    Rijaal official aad baa utaagere wayo pranki sax ah bey sameyaan lkn prankigii aad kusameesen wiilka yarka kasaaraa wayo aad buu uyaryahay walba hada kasaara inta uusan viewska badanin

  • @abdikarimelmiabdulle237
    @abdikarimelmiabdulle237 4 года назад +1

    Baquli boy wlhi nin iga badshay thy wxn prank fiirsado kaga ugu shidan keep going laacib jabay

  • @ahmedawil2875
    @ahmedawil2875 4 года назад +3

    Prank Run ah Ragan ugu imow you guys doing a Real prank 👏🏾👏🏾👏🏾melaha kale Riwayad jilayan prank ma’aha 🤣

  • @fuadalinaji5107
    @fuadalinaji5107 4 года назад +3

    Daacad uu iiga qosliyay wllhi baaquli boy 😁😀😀

  • @aamirsamatar2885
    @aamirsamatar2885 4 года назад

    Mashalah baaquli boy waaa nin geesi ah sababtoo ah meel walbaa waa gali karyaa waxa Ku wngsnyhy malatari wlh waa nin geesi keep gon

  • @mohamedameen4439
    @mohamedameen4439 4 года назад +5

    waar nio somali prank ma taqaanee yaan lafihiina la idiin dilin...from hargeisa somaliland idinka so salaamayaa zhp👍😢

  • @gobonimodoon8601
    @gobonimodoon8601 4 года назад

    Wiilka yar ee ugu dambeeyay inaa wajigiisa qarisan ayay aheyd udhaqma si professional ah

  • @yusufharoon8802
    @yusufharoon8802 4 года назад +5

    Liibanow adi maa meel xun laguugu dhufun doonin😂😂😂😂

  • @sallowadam5982
    @sallowadam5982 4 года назад

    kkkkkkk caadi maha nin ka la dhaho baaquli boy waa xidiga prank ga somalida hore u soco sxb laakin ciyaalku yey ku cowryin 😉😉😉 ee i cafiya dheh

  • @somaliweynofficial5688
    @somaliweynofficial5688 4 года назад

    Baaquli boy caadi ma ahan..waad iga qoslisay..lkn isku badnow..is ilaaali..dadka qaar waa ee gacan fududyihiin..dhawac ayaa lagu gaarsiin karaa...wilka u dambeeyay..waa uu oyay..miskiinkaas..raali galin buuxdo.. iyo lacag..siiya...keep going brother

  • @teamsuuqyarpubgmobilesomli52
    @teamsuuqyarpubgmobilesomli52 4 года назад +2

    OMG Rijaal ninka iga qabo dagaal ayuu sameerabaa 🤣🤣😅😅😂😂

  • @kamaalmohamedali3925
    @kamaalmohamedali3925 4 года назад +1

    Ninkan baaquli boy faro ka ciyaar ayuu ku dhiman doona

  • @tiktokvideosofficial3097
    @tiktokvideosofficial3097 4 года назад +1

    Hhhhhhhh rijaalow kaalay ninkan dagalo sameen rabaa 🤣🤣🤣
    Baaquli boy waa iga qoslisay

  • @abdirizakmohamedsheikhabdi4096
    @abdirizakmohamedsheikhabdi4096 4 года назад +1

    Saan ma fiicno
    Dadka ceebahooda hala astur

  • @abdulrahmanhassankafi6312
    @abdulrahmanhassankafi6312 4 года назад +1

    Walahi ilaaa hada hal qof oo ciyaaal ka Xafada ah ma arko mid kas ta dagaal leee u sooo tagan yahay pranki hhhhhh caaadi ma ahan

  • @mustafshire5664
    @mustafshire5664 4 года назад +3

    Rijaal official waad kacsan tihiin 1 saac iyo dhawr kun maasha allaaah

  • @kutibay800
    @kutibay800 4 года назад +1

    Carabka cadiyu calosha ii huriyey prank kal iyo lap ah way keep going Brothers

  • @noorkeyz1083
    @noorkeyz1083 4 года назад +1

    Baquli ilyk ua comedy....wotchin 4rm nairobi

  • @anjehvlogs9101
    @anjehvlogs9101 4 года назад +1

    Baquli Dagaal Dhan Makaa Galaayo Rijaaalow inuu Hilmaamo Haka Yaabin 😂😂😂
    Keep Going Lpx

  • @updyghanihassan1483
    @updyghanihassan1483 4 года назад +2

    Baaquli Boy pranki sax Adiga leeba lagugu imaada😂

  • @usaameboss1179
    @usaameboss1179 4 года назад +1

    Waxan allaah kabaryaa
    Inaan iska hor imaano
    2badiino iftiin ka qorax waaa u xiisidoontaan insha allaah

  • @farxiyalaki3413
    @farxiyalaki3413 4 года назад +6

    hore usocda runtii wan idin tabay cajiska iyo marmarsiiyo no hore usocoda idinku ogshay

  • @caaqilinhodemoha7781
    @caaqilinhodemoha7781 4 года назад +3

    Wan ka helay prankiga hore u socda lkn wiilka u danbeeyay wlhi caloosha ayuu ii huriyay omg 😭😭😭😭😭😭 si fcn Maloo qanciyay heee

  • @dagmadashipis7394
    @dagmadashipis7394 4 года назад +1

    War wilka qamiska wato waji giisa qariya dadkana u sheega wajiga maka qarinaa mise wa caadi prank adunka daqada wah wo ooye shiid ,😭😭😭😭😭😭😭

  • @maqaalomedia8710
    @maqaalomedia8710 4 года назад

    Hhh fashilwaaye dhamaan waiswada yaqanan baquli boy hanagu bashaalin marka laga reebo kan ugu horeeyo

  • @katiitkafilmsvlogs6197
    @katiitkafilmsvlogs6197 4 года назад +2

    Baquli Boy waku Wata Zxp 🔥
    ⬇️

  • @caaqilkaofficail7343
    @caaqilkaofficail7343 4 года назад

    Masha allah weli madawan ee aan dawado horta kadib ayan aragti kadhiban dona sxp

  • @jabramediagroup5781
    @jabramediagroup5781 4 года назад +1

    Walahi kan udanbeeyey wa ooyey dadka qaar wamiskin kadaaya ciyaarta

  • @abdinasiraidarusmohamed7488
    @abdinasiraidarusmohamed7488 4 года назад +1

    Baaquli keep going sxb adiga iyo teamkaga

  • @amkacali4448
    @amkacali4448 4 года назад +1

    Baquli boi waa ka qeelshay wlh😂😂😂 dhip padnaaa

  • @mohamedfarah2210
    @mohamedfarah2210 4 года назад

    Sidaan balsnta ma aheyn kulahaa jiis tuuga a,aaa
    Hhhhhhh
    Funny waaye lii dheere

  • @afdulafdul7439
    @afdulafdul7439 4 года назад +1

    Qifka uqu danmbeyey wuu oyey wallahi rali galiya qofkas inta iquracsan lek iisara

  • @ibraarabeto5979
    @ibraarabeto5979 4 года назад

    Kuwa ku garacayey waan ku qoslaayey
    Lkn wiilka udanbeeya walhi waa ilmeeyey😭😭

  • @adeershiineargosomali
    @adeershiineargosomali 4 года назад

    Rijaal baaquli boy waanaga gadanyhy insha allah (1.5M aa noo balan citaalka faxada aa kulajiro adeer

  • @abdifitaaxcc9648
    @abdifitaaxcc9648 4 года назад

    Teamka Mogadishu kala ciyey dhinaca prankiga hora usoco lph

  • @maxamedcawilibraahim809
    @maxamedcawilibraahim809 4 года назад

    Baaquli boy prank kigaan wuu iga gadan yahay wlhi lkn codsi part 2 plz

  • @bakarfarahofficial8775
    @bakarfarahofficial8775 4 года назад +1

    Wlhi waligey sidaan uma qoslin baquli boy war rijaalow iga so gar kk

  • @Yahyeyareofficial
    @Yahyeyareofficial 4 года назад +2

    Inoo torey kugalsho ayay ahed pranki waye motan wado fol ada kawar hela baquli boy

  • @mubaaraksomaali9871
    @mubaaraksomaali9871 4 года назад +1

    Waraa Chanel Ka waxaa kuxiratiin xayisiis cml meesha lacagda lagahelo waa xayisiis

  • @updyfatah72
    @updyfatah72 2 года назад

    Ila hada hadaa fiirsaneyso Like dhac ku siii

  • @abukardaacad962
    @abukardaacad962 4 года назад

    sxb waka hela baaquli boy iyo asxaabtiisa waa shaqo tag hhhhh mida kale wiilka ooynaayo hhhhhhhh

  • @draminaliroble837
    @draminaliroble837 4 года назад

    Sxpow meelaha bilicda magaalada dilee codsi ha iskaga soo duubina

  • @saciiddhafe1237
    @saciiddhafe1237 4 года назад +1

    Horay u socda lkn ciyaalka yar yar iska iilaaliya kkkkkkkk

  • @apudykareim5444
    @apudykareim5444 4 года назад

    Rijaalow zhp prankyadina Wan dawada lkn wiilkaa yar ee U dambeya inaad ka jartaan bay ahyd camerada

  • @shaakirabdi9422
    @shaakirabdi9422 4 года назад

    Insha allah allah ha idin gaadhsiiyee 1milyan ee la kiin maad furtaan zxb

  • @mohamedosman3009
    @mohamedosman3009 4 года назад +2

    Baaquli boy iga qoslisy wlh keep going bro🤣❤🙏🏽

  • @sacidmoha5006
    @sacidmoha5006 4 года назад +1

    Xarifakan qamisaka wato waa ku ciyary baqoli boy funny boy

  • @najiibmireahmed6124
    @najiibmireahmed6124 4 года назад +4

    Wiika u dambeeyo wlhi caadi oo u ooyay 😢😢😉

  • @shuceybali5423
    @shuceybali5423 4 года назад +1

    Baquli boy walaal iskajir prank kiyada qaar
    Keep going
    Rijaal offacial

  • @Xamarkuaroose
    @Xamarkuaroose 4 года назад +1

    Pranki dhabtaa ragaanaa sameeyo

  • @alxigma3604
    @alxigma3604 4 года назад +1

    walahy kal iyo labb ban u qoslay bartaa Kawada rijal hhhhh

  • @ahmedosman6167
    @ahmedosman6167 4 года назад +1

    rijaal official meelaha qurxoon prank kusameya bilicda fiican intaas waa waano

  • @sharma-hi3op
    @sharma-hi3op 4 года назад +1

    Kkkkk waxaa aad ugu qoslay war rijaloow Markuu dhahaayo baaquli

  • @AhmedHassan-mj3km
    @AhmedHassan-mj3km 4 года назад

    Baaquli Boy, prank-ga 2aad kulahaa Rijaaaloow🤣🤣🤣🤣🤣

  • @mohezkunehajji319
    @mohezkunehajji319 4 года назад

    Baquli boy wllhi si dacd iga qosolsisaaa wlhi keep going

  • @axmedlaki1
    @axmedlaki1 4 года назад +1

    rijaalow kaaalay nooh kulahaaa 😂😂😂😂😂😂

  • @rahmaanyare231
    @rahmaanyare231 4 года назад +1

    Baaquli BoY umadeena matihid wlhi🤣🤣🤣🙏

  • @ikhwaanudiinno-size3761
    @ikhwaanudiinno-size3761 2 года назад

    Yarka ugu danbeeya waa daacad ilaahay wax khyr leh ha siiyo waan ka xumaadey oohintiisa wlhi

  • @abdiazizhassan3302
    @abdiazizhassan3302 4 года назад +1

    mid aa iska ooyay wlhi😂😂😂🤲🤲🤲🤲
    baaquli boy gacanaaa kuu taaagay ani

    • @mahaamuudfaraaah5172
      @mahaamuudfaraaah5172 4 года назад

      Waar cawa maan nole beer kaa ii xanuunay lkin aan xaga allaah uu noqono oo an faafino diin teena

  • @abdiazizguuled3069
    @abdiazizguuled3069 4 года назад +1

    Ha isku dhiman sxbow hhhhhhh kal io laaba u qoslay wlhi

  • @الصقرالعربي-و3د
    @الصقرالعربي-و3د 4 года назад +1

    7:14 kii dhuusada maqli like sii

  • @caliyareofficial5121
    @caliyareofficial5121 4 года назад +1

    Wlhi aaaad baaaan u.qosley baaquli boy

  • @sahroruun2600
    @sahroruun2600 4 года назад +1

    Baaquli boy wax walan waye 🤣🤣🤣

  • @8yearsago649
    @8yearsago649 4 года назад

    Baaquli boy wiilka marku oyayba magac buu ula baxay kuye carab calooshs hana xanuujin ha ooyin kuye 😂😂😂 garac garac dhalay weye baaquli boy

  • @riyaanmahamad5732
    @riyaanmahamad5732 4 года назад +1

    Baaquli boy waddadii aa ku dhimaleheed taagan thy

  • @mohamedabdulkadirahmed3806
    @mohamedabdulkadirahmed3806 4 года назад +1

    hahahahha reer loma ooyan ,,,, ooyinta waa ka horeysaa hahahahahha

    • @mohamedabdulaahi3027
      @mohamedabdulaahi3027 4 года назад +1

      Oo waxaas qosol miyas ka radineee wiilka wa wil dhalinyaro ah mar walba mesha xun wax ka firisin

  • @said77-i5
    @said77-i5 4 года назад +1

    Sorry😥inankaas yar ee ooyey inaad waxiisa siisaanbay ahayd

  • @daruusmedia9655
    @daruusmedia9655 4 года назад +1

    hhhhhhh maskiin carbu waba iska oyaye hhh

  • @marshiyalofficial3237
    @marshiyalofficial3237 4 года назад +1

    Good

  • @guhaadbaandofficial4826
    @guhaadbaandofficial4826 4 года назад

    walaahi yarka khamiiska watay reer xamar caadi eh waaye mootadeyda kulahaaaa horay u socda prank yada nuucan ah waa loo baahan yahay waana madadaalo macquul ah

  • @shamiiqofficial3006
    @shamiiqofficial3006 4 года назад +1

    Baaquli boy wuu ka baxsaday qaabka uu u jilay lkn camiro manka wax dubayay eber waye

  • @Ahmedsadaq2023
    @Ahmedsadaq2023 4 года назад +1

    Liibaan waa qeyliyay wlhi rijaalow iga soo gaar ka gartay kkkkkkk

  • @afdulafdul7439
    @afdulafdul7439 4 года назад

    Wax dhan wan kusarey waana istahisha 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @cawiyahadadweynaha
    @cawiyahadadweynaha 4 года назад +1

    Rijaaloow kaalay aaa ka dhacoyso wlhi

  • @Xuseen_Afrika
    @Xuseen_Afrika 4 года назад

    wiil ka ugu dambeeyay wllhi ishiisa weey idinku dhici

  • @apdallasky6013
    @apdallasky6013 4 года назад +1

    Baaquli boy walh mucjizo ilaahey cirka kaso riday baa thy qosolkaa iga dhameysa

  • @jawharaosman6472
    @jawharaosman6472 4 года назад +1

    😂😂prank maxa ladhaha kulaha kkkkkkkkkk wlhi dad kena cadi maha 😂😅

  • @sharaffaido775
    @sharaffaido775 4 года назад +1

    Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh qosolka aya iga dhamaday wllhi wxa igu daran mitka oyay hhhhh

  • @abdirahmanhersi4853
    @abdirahmanhersi4853 4 года назад +1

    Kkkkkkkkkkkk midfeera weeyn ayaahelay baquli caato

  • @sadiiqsidhe5277
    @sadiiqsidhe5277 4 года назад

    Wullahi bajaaj leyda muqdishi baquli habeenkii iney kugu qawaan aan kabaqaa illaahow ishooda kaa mooti

  • @liibaansalaad6622
    @liibaansalaad6622 4 года назад +1

    Naag tuug maqli jiray jiis tuug soo baxay

  • @mowlachannel769
    @mowlachannel769 4 года назад

    maskiin waan kanaxay wiil ka yar maxa furo malaha miya

  • @abdiazizemraanmohamed2221
    @abdiazizemraanmohamed2221 4 года назад +1

    Baaquli Poy Adi Maa Meel Xun Ku Dhimaneynin 😂

  • @liibaansalaad6622
    @liibaansalaad6622 4 года назад +11

    Baaquli boy halis ku jirtaa dadka qaar way gacan fududyihiin isku badnaaw