Deg Deg Dani oo Fashliyay Halis wayn oo Daacish laga hor istaagay siro cusubna keenay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 фев 2025
  • si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay Soomaaliya,Caalamka iyo madadaalo nagu soo biir#Subscribe_Like_Share_XidigahaTube

Комментарии •

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 9 дней назад +1

    Guul dalxoye mw dowlada puntland siciid abdulahi dani isimadisa cuqashisa waxgaradkis shacabkisa ciidankisa difaca dowlada puntland guuleysta

  • @baddalawil3132
    @baddalawil3132 9 дней назад +2

    Guul Guul cidamada Puntland

  • @zaytum
    @zaytum 9 дней назад +2

    Manshaalaah Guul ciidanka geesiyasha barakesan puntland republic🇸🇱 🇸🇱💪💪❤️❤️ meelwalba iyo goorwalba amin cadowgiina Jabi amin 🙏

  • @zahraabdalla7376
    @zahraabdalla7376 9 дней назад +1

    Well Deni.
    Guuleyso guuleysoo.❤❤❤❤❤❤
    Puntland guul

  • @sahraqasim486
    @sahraqasim486 9 дней назад

    Maansha Allah tabaraka ilaahay haydinxafiido dhamaantiin ciidankayagoow iyo madaxweeyene guuuuul insha'Allah

  • @MaxamedshinoShinomaxamed
    @MaxamedshinoShinomaxamed 9 дней назад +1

    Mash allh madaxweyne deni iyo cidamada puntlan iyo shacabka puntland oo gacmaha is heysta waxay qabteyn shaqo weyn

  • @shaficimohamedomar-d6b
    @shaficimohamedomar-d6b 9 дней назад +1

    car xasan oo ciidanka daawlada unaxaya oo kadhintay iskadaaye ka nool buusan mushaharkii siin oo ciyaalkoodii barakiciyay xabaalo qote

  • @Marian-p9n
    @Marian-p9n 9 дней назад

    Mansha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @saidaabdulle5819
    @saidaabdulle5819 9 дней назад

    Masha Allah guul guul allaha xafido ciidankena.

  • @madinamusse5141
    @madinamusse5141 9 дней назад +1

    ♥️♥️♥️♥️👏👏👏😍😍😍🌺

  • @safiyaabdullahi9862
    @safiyaabdullahi9862 9 дней назад

    Absolutely waa runtiis, guuleysta guuleysta guuleysta geesiyaasha, mujaahidinta, somajestayaasha ciidanka puntland Amiin Amiin Amiin yaa rabii ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @zaytum
    @zaytum 9 дней назад +1

    Kugu maalney ❤❤deni ❤❤qurux ❤❤❤baalqab dhulkiisa ka xorestey daacish

  • @AbunawafAljabarty
    @AbunawafAljabarty 9 дней назад

    GUUL GUUL GUUL GUUL GUUL GUUL GUUL GUUL
    MADAXWEYNE SICIID DENI & DHAMAAN UMADA REER PUNTLAND ❤

  • @saynabsaciid7449
    @saynabsaciid7449 9 дней назад

    Guul insha allaah puntland❤❤❤❤❤❤

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 9 дней назад

    SICIID DENI GUULEYSO❤❤❤❤🙏🙏🙏 PUNTLAND GUUL IYO GOBONIMO❤❤

  • @MohamudHirsiMuse
    @MohamudHirsiMuse 9 дней назад

    Rabbi ayaa ku mahadsan
    Guusha Ciidanka Puntland.

  • @ifrahabdi3413
    @ifrahabdi3413 9 дней назад

    Deni 🐐🔥👀🇺🇿💪🏽

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 9 дней назад

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 9 дней назад

    Wcs walalkey allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh jimco Mubarak ❤❤❤

  • @ahmedsalad1393
    @ahmedsalad1393 9 дней назад +1

    Wakaas madaxweene sax ah u hiilinaya shacabkiisa ee xasan xumoow miyuusig ayuuw u shiday shacabka shabaab ayaan la dagaalameena aaway halkeey ku danbeesay

  • @aminahussein1
    @aminahussein1 9 дней назад

    Saciid Dani Allaha daayo. Ciidaanka Intooda badan Dani baa dhisey. Allaha Wayn baa Awood leh, ha noo dhawro Ciidmadeena. Aamiin Yaa Rabi Al-Caalamiin. Shacabka Puntiland Allaha guuleyo. 🤲🤲❤❤🇸🇱🇸🇱.

  • @baddalawil3132
    @baddalawil3132 9 дней назад

    ❤❤❤❤

  • @Khdarcrashiir96Axmed
    @Khdarcrashiir96Axmed 9 дней назад

    Siciid dani geesi walaahi ciidamada Puntland guul iyo gobannimo

  • @safiyaabdullahi9862
    @safiyaabdullahi9862 9 дней назад

    Absolutely ajnabiga joogah puntland waa inlagasaaroh dhamaan waayo markay sogalan puntland waxay ugudbaan buuraha waxayna noqdan daacash iyo argagixiso marka please please please wake up now People of puntland, all foreigners out out out out out out out out out out out out out out out out out out out out out out out 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @AhmedMohamed-yu3hn
    @AhmedMohamed-yu3hn 9 дней назад

    Madaxweyne qaali ah oo dalka wax badan ka qabtay

  • @fardowsoxassan2605
    @fardowsoxassan2605 9 дней назад

    Kiilo sacaba🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @DahaboHagarGuleed
    @DahaboHagarGuleed 9 дней назад

    ☝🏻🙏🙏✨️✨️🇸🇱🇸🇱🇸🇱

  • @khadarcabdi1585
    @khadarcabdi1585 9 дней назад

    Share

  • @tariqabdulqadir8432
    @tariqabdulqadir8432 9 дней назад

    Araag faqrigga uu dhexxeyyo hassan tuug iyo Said denni, yaa hoyoinka iyo agonta askarta kaa oysiyay 😢😢😢 shacbka hawiye waa inn ee iska qabtaan xindibanyasha iyo siyassigga dantissa kaa dah arkay hassan tuug iyo gummadka shacabka hawiye 😢😢😢😢

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 9 дней назад

    Daroonistu xamar ayaa lagakeenaa waadawladasomaali ayaa lasiiyay madaxda dawlada muqdisho joogta ayas dascish lashaqeeyasa

  • @MaxamedshinoShinomaxamed
    @MaxamedshinoShinomaxamed 9 дней назад

    Xaalka somaaĺiya ay ku jirto
    Marka laga reebo madaxweyne Deni shacabkisa kama shaqeysan ee wuuu shaqeyey sida siyaasin somaliyeed ay shacabkooda ka shaqeystaan aysan waxba u qaban