Habeen ay so galayso axad tariikhduna 10/11/2024 waxn jooga dalka uganda gar ahaan mbale heestana waxn ku jikadayda inta iga dambaysa likta ha ila dhagin👍❤️🖐
@@mhassan0163 wn ku slamay slaam kadib abwan mohamed omar nuur nidamye Wa abahey Allaha u naxarisro ugu horeeen Waxuu dhintay 6/may/2015 wxuna ku geryooday magalada muqdisho Cimrigisuna wxu ahaa 62 sano الله يا رحمه 😢
Waxa si gaar ah aan maanta u dhagaystay heestan waa inan i horfadhida oo aan hablo bdn igaga dhex jirta, si aan wax ugu sheegana aanay sinaba iigu suurogal ahayn! Moog iyo jacayl waa maxay! Alla jacayl aan kaguu ogayni sgow waa cudur!! Aar ii soo duceeya sxbyaal
Adiga unbaan qalbiga ka maqnaano ku dhaxmaade Kaama maarmayo marki aan ku arkana meel unbaa iga I go de Mug iyo jacayl waamaxay ? Ilayn waa macaan iyo qadhaadh Kolba sidi la is kula macaamilo (calaashan kolba kalaam lagu dhaho wajiga lagu muujiyo unbu jawigu qofka wax jeceli ahaanaaya)
Xasuus and illow bin iyo Jewi macaan leh and jooga Africa qesatan somalli gar ahan jowhar sheballe dhexdo in city and dhegayse jirray /2/4/April anoo ahay ardey dugsi serray dhigto and ka dhegayse jirray Nokia terri on sirro anniga iyo wiil and sexibo ahayn mar kaa school ka soo neqono ayaa dhegayse jirney illaa and xafade ka imaano haddena waa /8/26/2022
Habeen ay so galayso axad tariikhduna 10/11/2024 waxn jooga dalka uganda gar ahaan mbale heestana waxn ku jikadayda inta iga dambaysa likta ha ila dhagin👍❤️🖐
Reer ugnda hda nhy stresska illhy hnga saaro😂🎉
Abwaan Ugaas Nidaamiye, Allah ha u naxariisto
abwaanku aun goormuu dhintay? halkeese ku dhintay? cimrigiisu intee ku qiyaasaysaa? Mahadsanid
@@mhassan0163 wn ku slamay slaam kadib abwan mohamed omar nuur nidamye
Wa abahey Allaha u naxarisro ugu horeeen
Waxuu dhintay 6/may/2015 wxuna ku geryooday magalada muqdisho
Cimrigisuna wxu ahaa 62 sano
الله يا رحمه 😢
Aamiin Yaa Allah
Waw my somali dad show me This and i’m addicted to This song love from 🇳🇴🇸🇴🇸🇴
❤❤❤
My Somali dad ? Aren’t you somali by blood ?
Xagaad joogta adigu huno
Wooww my 5 30.
2024 sacda 02:53
❤ascSas@@iqraali8188
Wallahi qiiro ayan daremay waqtiga ayan dhageysan jiri awgeeyd....
Cimri dheer iyo cibaada suu ban
Ayaan u rajeey neey naa fanaan keena saalax qaasim naaji🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Waa Heesta Keliya ee Jacaylka Runta ha sheegtay Saan aaminsanahay anigu
Ma ogiye jacayl weeyaan. Moog iyo jacayl ma aha. Adaa mudan.
❤🎉🎉🎉🎉
waaa hees jacayl oo aan isleeyahay waaa heesaha kaydka soomaalida ugu mcn
Brings back memories, back home weddings growing up, I missed those days. Nothing like your home land
Sorry sxb.
Erayada iyo laxanka abwaan maxamad cumar nuur nidaamiye
❤
I listen this song when I ever I remembered my past life 💖💖
Happy new year 2023 saddex maalmood baa inaga xiga.🙏🏾
Hada afar bilood ayaa kasoo wareegtay sxb soo laabasho wacan
Qoricaski yaraye ciida gle
Fanku waa farxad ❤
Waa kuwiihore
Waxa si gaar ah aan maanta u dhagaystay heestan waa inan i horfadhida oo aan hablo bdn igaga dhex jirta, si aan wax ugu sheegana aanay sinaba iigu suurogal ahayn!
Moog iyo jacayl waa maxay!
Alla jacayl aan kaguu ogayni sgow waa cudur!!
Aar ii soo duceeya sxbyaal
Wan kula qabaa dhbtaso kle ilaahy ha inaga saaro
Waar isdaldala nimanyahow....
Dumar iyo Geela ba waa la hidaraaca....
No western Jacayl
@@Almaasofficial5617 maysku darsanaa inaku! Hh
Moogiye jaceyl waye moog mahan widaay
Old is gold
Ma ogiye jacayl waa maxay
OK legend
Waan taageera alow u naxriso
Best songs
waxi candho lehna waxa ugu caandha wayn looda iyo dumarka
🤣🤣
🎉🎉🎉❤❤
Moogiye jacayl waa maxay macnaha ma ogiye waa maxay. Moog iyo jacayl ma aha
Abwaan Nidaamiye caadi maahan mirihiisa
Allh unaxariisto 😢
❤❤❤❤
Sweet song 🎵 💕
❤️❤️💋💋💋👍🏻👍🏻
bal maa reeya oo maxaa Lagu daweeya❤❤
Waanka helay
Yaa intaa heestu sheegayso ka dhaadhiciya oo fahansiiya Xannaan, ilama yaabteen oo urugada iguma eegateene!
WAH WAH
Heestan yarteydii wan jeclaa lkn maynu gareynin micnahiisa hadana aniga weynaday qalbi jabsan baa dhageysanyaa💔😭
Wooowww❤
wow
Aamiin wll 😢😢😂😂❤❤
🎉
Aniga laysameyay ayan is iri mana jirin wakhtigaa hadana way itabanaysa
BK ma dhagaysata?hhh
aad iyo aad ,Afkeena Hooyo waa Hodan ,alle ha u naxariisto saalax qaasim Naaji ,Adne Haduu Jeeclkaaga kaa maqan yahay alle haku sahlo
Aroosyada kaqaadi jiray baadiyaha
garko wa abuur waxi laab o0 dhan sida waxi dhadig o0 dhan u oleyahay Naaso waxana ugu garwayn waxi garle odhan libaxa iyo digaaga
Yaa salaam, Yaa Salaam.
Sxbyaal heestan cajiibka ah Sheekhii Alifey ha la ii sheego, fadlan?
Maxamed omar nuur nidaamiye allh unaxariisto 😢
Wwww
Sweet song
ERYADII MAXAMED NUUR NIDAAMIYE❤ AHUN
Cawa dib uso raadshey heestaa 11 /9/2024
moogiye jacayl ✔️
moogiye jacayl ✔️
Wa maxay ✔️
moog iyo jacayl ❌
moog iyo jacayl ❌
Wa maxay ❌
Y r somali dad? 😊😢and who the fuck r u? Aren’t u? Somali
Markan arkana melun bay godee
Wamacaan ama wa qaraadh kolba Wa siduu kugu somaree!👌🏾
Maan moden sidani bal maleya oo maxaa lagu daweyaa?
❤🎉😂😢
Salam qasin
Adban ujcelhy heestan wayowayo
😮😢❤
Waxan xasuustay beri samaadki iyo heestan sidan u xiiseyn jirnay
Dhanka jacelka habalada somalida
Qaasim iyo khadra daahir. Ayaa loga haray.
Lkn somali aya nahay waxba iskuma raaci karno
omar dhuule baan aniguna iri qof kaste jacaylkiisa weeye
@@mahadxaashi9746 ninkaas isagu waaba tagay xaga jecaylka
😢
Adiga unbaan qalbiga ka maqnaano
ku dhaxmaade
Kaama maarmayo marki aan ku arkana meel unbaa iga I go de
Mug iyo jacayl waamaxay ?
Ilayn waa macaan iyo qadhaadh
Kolba sidi la is kula macaamilo (calaashan kolba kalaam lagu dhaho wajiga lagu muujiyo unbu jawigu qofka wax jeceli ahaanaaya)
Mug maaha ma”ogiye” jacayl waa maxay waaye
BK heesahiisa bal la warama hhh!
Lagsnd
Xasuus and illow bin iyo Jewi macaan leh and jooga Africa qesatan somalli gar ahan jowhar sheballe dhexdo in city and dhegayse jirray /2/4/April anoo ahay ardey dugsi serray dhigto and ka dhegayse jirray Nokia terri on sirro anniga iyo wiil and sexibo ahayn mar kaa school ka soo neqono ayaa dhegayse jirney illaa and xafade ka imaano haddena waa /8/26/2022
It touches mi heart when I hear this song,,,,,,
🎉