Aad io aad m.a hooyO allha kuu xfidO AnigU labO malin kadib comment gaadi baan shegeysanayaa saacadU waa 3:00 haminiMo cabdibiLe ku tiirsanahY wardiye haayA from military force for Somalia🫡❤🥰
Heestaan wax badan baan raadiyay Dhawr you tube baan ka codsaday Mahadsanid maadays Sixid : jawharad la moodyeey sideen kaaga joogaa jaraad igu kaxayseee Jarahu waa kan fardaha lagu kexeeyo dadka aan aqoon
Heestan markii iigu horaysay oo aan dhegeysto waxay ahayd 27.11.2020 habeenkaas oo aan safar ku jiray waxana ka helay ereyada iyo qaabka heesta waxaana ku ceshanay dhowr jeer mudadaas wixii ka dambeeyey ma dhegeysan Waxa maanta oo ay taariikhdu tahay 12.12.2023 Ka helay RUclipska ❤😮
Madeys asc sxb mahad Allah iskale miss labad waxan kaga mahad calinaya heestan oo aan aad u radiyay waliba xusus gara i leeh oo aad nogu soo deqday mahad sanid sxb mar kale
Waxan radin jiray wakhadi badan heestan Xasoso igu wayin aniga walhi I want to send my wife now I love you so much my wife miss you I miss you so much farduuuz thanks ladies and gentlemen my somali people🇸🇴🙌🏻🕋😇
Heestan qof aan aad isu jeclayn ayaa ibaray waxanu isheegay inu dartay u dhegaysto ugu dambayn wanu is helnay nolosha ayaanan ku midownay hada❤❤
Hawaaro jacaylku
Ma sha alllha my sistare
Msh Allah hawaaro jacaylku
ljl9j8j
Abayooy annagana iskugu kaaya so duceey haduu iso diray wlhi qofka isjecelnahay allow calaf iskugu kaaya dar yaarabi
Adinkana alle ha isku kiin barakeyo xabiibti ubad kheyr qabana ha idinkala siiyo ❤
Waa hees macaan aniyo hooyaday baa dhagaysanaya hooyaday baa jecel heestan oo iigee tidhi
Aad io aad m.a hooyO allha kuu xfidO
AnigU labO malin kadib comment gaadi baan shegeysanayaa saacadU waa 3:00 haminiMo cabdibiLe ku tiirsanahY wardiye haayA from military force for Somalia🫡❤🥰
@HaajiGuutaalle proud of you huuno shaqa adag baad haysaa
Saalax qaasim maxaan waayo isla soo joogney iyo kabankiisa macaan full fanaan mahadsanid maadeys tube
Salax qasim waa ninka geliya ee fanaanta kale ka music duwan waa kaban inaba aan caadi ahey Alla yacizak yaa saalax 😍😍😍😍😍
Hlke kudhinty
P
@@hassanapdyrahmen5931 waa nool yahay sxb
Salax qasim
Fankii ayaankiisu wacnaa waakaas allahayoow raxmadaadii ugu Deeq fanaaniintii dhimatay.
Jiidali iyo Jidbaale dhukaygiii War heestaan ma nin reer Sanaagaa sameeyay akhyaareey👌👌❤
@yousaf manshal ilahay Deqdq bixiya Jarka gacan libaax, yacnii buuraha gacan libaax ayuu kawadaa oo waa tuula Berbera ka shishaysa
Saalax qaasim fanaan aad qaaliya
Laaximaysta iyo kamanayste iyo heesaa buu isku darsaday
Runtii waxuu kujiraa fanaantii hore ragaan ugu jeclahay
Guulaysto saalax qaasim leged always legend
Woow ababaay codka iyo miisiguba kaladaran allaah haunqxariisto abwaan saalax qaasim
Heesaha Qaraamigu 100% Waa Xalaal Walahay ❤️
أستغفر الله 🌚😂😂
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Sax
Kkkkk
Waar ha danbaabin inder 😂
Cajiib wyeh qaraamku
saalax qaasim naaji kabankiisu waa unique walaahi heesta uu tumaya markiiba waan fahmaa inta badan Khadra dahir ayuu u tumaa real legend 👏👏👏
Saalax qaasim naaji gacantiisu yaab bay lahayd iyo laxankiisuba wuu macaanin jiray ilaahay cimriga ha u dheereeyee
Nasiibkyga waxan rajayna inu I noqdo Qof ehel Qaraami insha allh😍
saq dhexe habeenkii, jiibta isla jiibisaan.
@@cabdishukuur1407 😅😅😅😅 ad io aad Salamullah bro
@@asiyamohamed4896 hadaba under 30 yrs yuu damac kaa gelin yaan Sharmoboy iyo Socdaal laguu daarine kkkk
Walaahay hada ka horbaan sidaa kufikiy kawaran
Jowharad la moodyeey sideen kaga jogaa iminkaba maan bilowno ina adeer mise waa heshay 👸😂
Heestan waxan aad u dhagaysan jiray anoo yar hiladii 2010 hada waxan dib u dhagaysanayaa 12 sano kadib 17/01/2022 Heestan waa heesa aan aadka u jeclahy ee uu qado Salax Qasim🥰
Heestaan wax badan baan raadiyay
Dhawr you tube baan ka codsaday
Mahadsanid maadays
Sixid : jawharad la moodyeey sideen kaaga joogaa jaraad igu kaxayseee
Jarahu waa kan fardaha lagu kexeeyo dadka aan aqoon
Iyada oo Album ku dhex jirta bn arkay dhawr jeer lkn maantayba ka wacantahay.
Jaraha shaxda mooday
Si kale hdaad ugu dhigto jaruhu waa xadhig faraska
Si wacan ayaan u fahmay Jare wad ku mahadsantay
Waxa kale oo aad ii sheegta sxb
Joomaale Awriyo
Joomaale waa Maxay sxb ?
@@mohamedmahad6254 Waa awro gamury
Heestan markii iigu horaysay oo aan dhegeysto waxay ahayd 27.11.2020 habeenkaas oo aan safar ku jiray waxana ka helay ereyada iyo qaabka heesta waxaana ku ceshanay dhowr jeer mudadaas wixii ka dambeeyey ma dhegeysan
Waxa maanta oo ay taariikhdu tahay 12.12.2023
Ka helay RUclipska ❤😮
Ustaad saalax Qaasim naaji cimri dherer
M.a saalax qaasin fanan aan aad ujeclahay cimri dheer alha kusiiyo
Best 😍song
**ka haysee* Jaraad igu kaxaysee
Maadeys media
Full respect 🙏
Kabankiisa mcn iyo codkiisa unique ka ah baan aad u garanayaa
Saalax qaasim fananiinta kale aad baan uga sii jeclhay heesihiisa iyo dhagtaydu waa saxiib".❤
Weh weh heestan runtii aad baan uga hellaa saalax qaasim
Heestan habeen khamiisa /7/5/2019 ayaan ku mirqaanay aniga iyo zxbkay farxaan oo Rabasso joogna waayo waayo ❤❤
Nio sxpow aad ayaa umahadsan tahay waayo wax bdn ayaa radinayey heestan wlhi hormar wxn sxp
Sifiican uma fasir qoraalka saaran badanaa waa qalad😢😢
Lgend salax qaasim alle ha unaxristo❤
Saalax Qaasim Naaji Legend 😍
maadas zxb hore usoco✅✔
Jidbaale dhulkaygi🐴❤
Jaw dheertu guuraha gooraha jug kasiisay boqontoo 💯💯 voice 💯💯 music 🎶🎵💯💯💯
Alla ya cisak hees igu qaaliya codkaga Caano Lagu qabay sxp qofkii u jecel hayo sidayda liketa ii saar si ad u hesho qolka ad jeceshahy❤❤🙏🥰
SAALAX QAASIM FANAAN SOMALIYEED ALLE CIMRIGA IYO CAQLIGA HAKU BARAKEEYO RUN AHAANTII HEESAHISA MACAANKA IYO KABANKA ISKU LADHAN AYAAN LAGA DAALAYAN
Dhulka ugu badan uu shegay waa baglda cergabo iyo dhinac yadeeda sida burta daalo jiidali jid baale
Inaadeeer jidbaale miyaanay ahayn tii Sayidka raga badan lagag Khatali jiray Haday Taas Tahay Ceerigabo Laasacanod ayayba uga dhawdahay
@@dailyxiin haaa warunta lkin adigu reer lascaanod miyad thy ??
@@cabdallagurey6628 Maya Anigu reer Laasacaanood ma ihi dhawr jeer ayaan imi lkn waa reer abtiyaal 😅
Wah wah kabankaaa I dilay yaah Saalax Qaasim
Saalax Qaasim waa fannaanka keliya ee heesihiisu yihiin dareen taabad.
"Jarmaadiyo caraababa
adi uun ku jiriyee"
Deep.
Wah wah waaah waxas baa kaa Hees ah
Salax aad ayuu ugacan macanaa una cod macanaa wa fananka kaliya ee an hesihiisa badankod dhagysto ustaad salax qasim alaha ku sharfo
Maadeys hawl baad noo haysaa horay usoco walal 👏 mid kamida fanaanteenii mucjisada ahayd musishin qaaliyaa salaax qaasim naaji ❤👈🎧🎺🎻🪕🥁🎷🎸🎤🙏
Sixitaan
Nimey jamashadaadii
Jiirkiisa goysayoo
Jiifladin habeenoo
Waxaan ahay.
Nimay jamashadaadii jidhkiisa goysayoo habeen jiifsan waxaan ahay sidaasay sax ku tahay
Axyaa kaban, cod iyo erayo
Madeys asc sxb mahad Allah iskale miss labad waxan kaga mahad calinaya heestan oo aan aad u radiyay waliba xusus gara i leeh oo aad nogu soo deqday mahad sanid sxb mar kale
Oof caleyk yaa saalax qaasim nin culus
Axmed NAJI #NOSTALGIA OF #SOMALIA 🇸🇴
Maadeys team🖤 kabanku waa jawi degan
heestaan waa mid igu ween sxb
Yaa saalax heestan aad bay u wacan tahay runtii
Indhahaa jeclaystoo
Kaa jeesan waayo
Jowhrad la moodyeey
Sideen kaaga joogaa.
Jaraad igu kaxaysee.
Jaraad igu kexeysee waye maadeys igu kaa heysee mahan inta kle 100%🙏🙏🙏🙏🙆♂️
Heestan xasuus ayay igu leedahay 2023 sanadka ❤
Thanks
Heestan wax badan raadiyay
Jarka gacan libaax iyo jeexjeexa daaliyo jeedali dusheediyo
Bal waa kaase carab iyo cajab ba ka keena abwaan sidaan erayo ugu cabiri karo rabitaankiisa jaceyl
Sixid jaraa igu kaxaysee weeye
Waxan radin jiray wakhadi badan heestan Xasoso igu wayin aniga walhi I want to send my wife now I love you so much my wife miss you I miss you so much farduuuz thanks ladies and gentlemen my somali people🇸🇴🙌🏻🕋😇
20/12/ 2023 sacadu waa 17h114 mn Jabuti jano ku dhagaysanay, Buski shaqada kujira. Abeeh aan Jeclahay Weyi Salah kassim naji kaban dagan macaan badan maca cod Wow wow
Maadeys team wan idin wataa gar iyo gardaro. Malin jumca ah
Xamar idinka so salamaya 👋❤
Gabadha reer muqdisho bosaso ban ana ka so salaamaya baayo
Masha Allah bosaso deeqa ka qaaday wll nabad gal👋
Masha allaah maadeeys mahad naq aad iyo aad hore usuco ax sx 💌💟👨🦯
Woow heestan caadi maha
Jow harad la moodyey sidee kaga joogaa🥰
❤❤salaax axsan fanaan
Heestan Abwaankee sameeyay
Jaraha xariga fardaha lagu wado waaye Only legend fahmi kara iyo dadka waa wayn
Maadeys wxd noo soo gudbisaa heestii hanuuniye doqon la caashaqay ha noqon waan idinka sugayaa heestaas oo lyrics ah
Ok
Kani waa saalax qaasim ee cismaan gacanlow Masha
Yaasalaam alla maxan radiyay waxbadan
SAALAX QAASIM ❤️❤️❤️❤️🙌🔥
his voice and his kaban are medicine
Salute
Relaxing meditation and spritual instrumental sound
@@Kurbo_gaming_x77❤
Aan saxo laba meelood
(Indhahaa) jeclaystoo
Kaa jeesan waayee
Jawharad la moodyeey
Sideen kaaga joogaa
(Jaraad igu kaxaysee)
Anoo rabo inaa soxo ereyga (jaraad igu kaxaysee)ayaan commentigada arky sxb
Voice nice 👌
Waa hees aan laga daalaynin dhagaysigeeda
Jawharad la moodyey
Sideen kaaga joogaa
Jaraad igu hayseeee
Jaraad igu kaxaysee weeye maaha jaraad igu haysee
JARAAD IGU KAXAYSEE weeyi ma aha jaraa iigu kaa haysee oo aan macno samaynayn
The best and fouvrite music 🎶
Janadii raxmo allaha geeyo
Amiin markasta waa loo baahan yahay naxariista eebe. Nolol ayaan ku ogaa saalax qaasim.
Ma dhiman aabo waa nool yahay london ayuu joogaa
@@sahrasalah2580Allah aabo Cimriga iyo Cibaadada ha u barakeeyo; wuxuu ahaa
Yaaa saalax🎸🙏
Bigg legend Saalax qaasim 🙏🙏🙏
Saalax qaasin heestaan barteeda ayuu dhigay
😢 hees aan la oyay alle ha ii danbi dhaafe 😢
Salax Qaasim runtii kaban igudishay heestan maxan radiyay mahadsanid salax
Alla yacimra salad qasin 0:54
JiidaLe iYo jidbaaLe dhuLkaYgi❤
Hees Xull Ah
Heestan mrkii u horeysay aan dhegysto waxy ahyd Anoo Safar 2010 kiii
al mucalim saalax qaasim Allah yaraxma.
Aduunow xalka
Saalax Qasim naaji wahwah
Thanks bro laba sano ayaan raadinayay
jiidali Dusheediyo❤
❤❤❤❤❤❤❤
❤jaraad igu la xasee lowrad lamood jaraad
Wooow Hees I badH 19 /02/2023 😩
old 🥺❤️
Meeshaa Waa Jiif ledin habeenoi
hees iyo badh weeye walee
22/5/2023 sandihii 2022 ilaa 2023 ayaan gabar aan jeclaa awgeed u dhegaysanjiray maariya isma calfan ilaahy ha barakeeyo
Heestan waxaa iigu dambaysay 2005 iyo waayo waayo
Wll horay usoco ku leeyahay runtii heesahagaaga muhiimad gaar ayey leeyahiin
Sideen kaaga joogaa
Jaraa igu ka haysee👌 hees io badh
Heeesihii dadkii hore hadii aad love ku thy wlh super gril ayad thy
@@mohamedfarah2210 wax kalaba ma anigaa dhageesta inbti❤👌
@@haawodagan5472 waad ka aqli badan tahy ciyaalka sharm boy dhegeysto aad iyo aad
@@mahdialieedow3869 sharma io wixii la halmaalo maba ku danbaabo illhey amarkiis😀
@@haawodagan5472 wllee waad boqrantahay ann ilaaheey ha icadaabaan kudhahay tlfkyg hees hore waxaan eheeyn makujiraan sida maxamed nuur giriig qasaali shamuuri xudeeydi tubeec dacar axmed mooge maxamed mooge saciid xarawo feeysal cumar mushteeg xasan aadan samatar axmed cali cigaal cumar dhuule cali cabidi raxmaan rooraaye abuu raas kuluc beer dilaacshe salaad derbi cabdi tahliil warsame magool hiba nuura khaiijo foodeey khadiijo maxamuud qalanjo kadiijo daleeys khadiijo hiiraan shankaroon axmed sagal maryan mursal faaduma cabdillaahi maandeeq saado cali warsame iyo kuwo kale oo badan abwaaniintii murtida looga haray sidaxasan xaaji cabdi llaahi ganeey maxamed ibraahin warsame hadraawi maxamed aadan dacar cali sugulle dun carbeed xuseen oow faarax dubed cabdi llaahi qarshe iyo qaar kaloo badan
Best songs
My favourite guitarist.my idol
Ty
Saalax Qaasimm
waa hees aad iidanqaysa oo xanuun badan waa hees markaad ufiirsato ama aad ufikirto dhagaysigayda xanuun walba oo kusogaadhay waad daraymesaa , jacel haduu ahaan lahaa wax la arko dadbadan baa ilkaha kucuni lahaa waa cudur dhalinyaro badan curyaamiyey Halmar haduu kuso jaleecana wuu kucuryaamin karaa uun , qofkasta dhayal buu u arkaa jacelka , qalbi dheemano wacan muxuu nacas kudheeldheelay , maxaa ruux isdhuucdhuucin jiray dhoobo lagu duugay 😓 dhabcaliyo muxuu liito badan dhay wakhtigu siiyey😓maxaa labo isdhooldhoolin jiray mowdku kala dhalmay ,,,aduunyoy xaalkaa ba,a😓
Axsan sowd 👌