Hees macaan Saalax Qaasim Naaji WAqtigu Nacasaysanaa...

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 23 янв 2025

Комментарии • 62

  • @WITAHOODIE-j
    @WITAHOODIE-j 7 дней назад +1

    Old is gold salax qaasim❤

  • @cabdidek2325
    @cabdidek2325 4 года назад +46

    Hadii aad dawatay Hestan
    aadka u macaan
    like iisaar

  • @Hamsebaashe1
    @Hamsebaashe1 Год назад +10

    2024/1/28 habeen axad ah saacadu tahay 10:38
    Waxa aan daawanaya xili aan kujiro marxalad adag xili aanan wax shaqo ah haysan xili aanan
    karumayn riyooyinkaygi xili aysan jeebkayga wax aduun ah kujirin
    Weelkaagu hadaanu buuxin
    Weedhaadu itaal yara
    Walaalka kolay kuutahay
    Baryadu waydaysana
    Illahayow iigargaar rabiyow 💯
    Illahayow adoonkaagi ban ahe hamigayga iirume 💯

    • @bishaaroabdielmi9016
      @bishaaroabdielmi9016 11 месяцев назад +2

      Insha Allah wll wadka baxeysaa bi’idnllah

    • @Hamsebaashe1
      @Hamsebaashe1 24 дня назад

      @Bajiyo-og1iu walal illahay garabkaaga hagalo runti marxalado adag waad soomartay
      Qofka bani aadanka marka uu kujiro marxalad ama xaalado adag waxa uu kala barta qofka gobta ah iyo kan gunta iyo sido kale qofka wanagsan iyo ka aan wanaagsanayn
      Walal adigo waayaha adag kaso dabashay oo waliba dhaawaca ku gaadhay aysan gabadhi hore aad uwada socoteen kuso xidhiidhin in aad dhahdo waan kujeclahay khalad aad uwayn oo aad naftada kagalaysid weeye
      Awoow cidi ku danaysa uun danee aduunkan imaka waa lakala danaysanaya adiguna daacad ayad tahay
      Mudada aad xanuunsanayd waliged kuma dhihin setahay adiguna magaceeda iyo jacaylkad u hayso ayad halkan ka sheegaysa walalkayow kajoog waa igatale
      Illahay waxan kaaga baryaya inuu khayr kusiiyo aduun iyo aakhiroba hooyadana rabi hakuu daayo
      Runti saxib jacaylka dhabta hooyada ayaa kaaga baahan
      Guulayso walal qoraalkaygasna waa igatalo uun ee igama aha kudigasho iyo cay midna 💯

  • @SAIDGALER
    @SAIDGALER 7 месяцев назад +13

    Qurbe iyo waqti baa jiraa heestaan Baan saaka Soo raadiyay 06-06-2024

    • @AbdinasirAli-zq2bs
      @AbdinasirAli-zq2bs 6 месяцев назад +2

      Raga siidisaba waqtiga mar buu saacida pro qurbe aya ku warer ku daremeysaa anaguna dalkii aya ku yaabanahay lkn mar uun aya wqtiga nasacidaya insha allh

    • @SAIDGALER
      @SAIDGALER 6 месяцев назад

      Haa sxb insha allah mar uunbeey noo Kala kaceysaa​@@AbdinasirAli-zq2bs

    • @SacdiyoSiman-dl8cl
      @SacdiyoSiman-dl8cl 6 месяцев назад

      😊😊 0:16 😊😊😅😅Let's say.😊😊😊😅😊😊😊😅😅 0:31 😊 0:43 0:50 😊

    • @ASADABADIHAAJI
      @ASADABADIHAAJI 3 месяца назад

      Nolow zhp nosha waa wakhti gabane

    • @Hamsebaashe1
      @Hamsebaashe1 3 месяца назад

      Waa nolol kaaf iyo kala dheeri ah anaguna wadanki ban layaabanay oo istarays nagu dilay isaguna qurbuhu wakhti igu hayabu kuleeyay​@@AbdinasirAli-zq2bs

  • @abdikadirkalif7669
    @abdikadirkalif7669 Год назад +18

    Weelkaagu hadaanu buuxin
    Waxsaarku ku qaban ogaa
    Weedhaada itaal yaraa
    Walaalkaa kolay ku tahay
    Baryadu weedeesanaa
    Wax hayntu mar fiicanaa
    Cajab

  • @abdirahmanhassan2550
    @abdirahmanhassan2550 4 года назад +18

    wa xaqiiq runti, ninka raga jeeb marnanta kuma fiicno

  • @Mudugboy0806
    @Mudugboy0806 7 месяцев назад +4

    Heestaan qof walba oo marxalado adag haystaan wuu fahmi karaa nuxurka dheer ee ku duuban wa ayadii soomalidu dhihi jirtay (Biya Sacabadaada Looga Dhargaa)

  • @khadarhogad5835
    @khadarhogad5835 3 года назад +9

    Kudhowaad 10 sano oo aan heestan dhagaysanayay kama daalo mana daayo markastana waxay i tustaa xaqiiqda nolosha waliba marka waayuhu kugu ciiraan. Ilaahayoow fakhri naga kori maxay dantu ciishay wiil meel kasoo bixi lahaa. Riwaayaddii "Xishood iyo jacayl" ee uu axmed saleebaan bidde sameeyay baan ku daawaday heestan laakiin waxaan filayaa erayadan inaanu bidde lahayn.

  • @OLDLEGEND-uy7jw
    @OLDLEGEND-uy7jw 5 месяцев назад +2

    Salax Qasim naji heesahiisa dhan siden ku helaaa

  • @rashiid187
    @rashiid187 Год назад +1

    Walalkaa kolar kotahy baryadu waydaysanaa. Xaqiiq

  • @cadaaweyare9045
    @cadaaweyare9045 2 года назад +5

    waqtiga Nacasesana Wayuhu Yaab Badan Oga💔Waqti Nacas weye 2022

  • @CumarXusen-xd3to
    @CumarXusen-xd3to 7 месяцев назад +1

    Weelkagu hadana buxin wasaarku kuqaban oga wedhaadu itaal yara cajiib😢😢😢😢😢

  • @DaganHussen
    @DaganHussen 8 месяцев назад +1

    Waa run wllhi siita waxay ka hadlay saa wax la aanta

  • @MaxamedCadullqaadir
    @MaxamedCadullqaadir Год назад +7

    Wlhi heestani waxay ka hadlaysaa
    Wakhtiga iyo waayaha xaqiiqdii
    Nin noloshu ciishay uunbaana fahmi kara
    Waxaan Ahay Ardaydi gashay sanadkaan Exmka Dowlda ee secondaryga f4ka bishii 5naad
    Waxaa igu Adag wakhtiga
    Waxaa jira jacayl+shiid+Buufis+Fikir+shaqo la aan waxaan nafta ku sabaa oo aan kumaaweeliyaa Heesaha qaaraamiga Ah sida
    Maxay dantu ciishay
    Iyo ducaysanow wiilkayow😭😭
    25/9/2023

    • @MedOmar-r1g
      @MedOmar-r1g 8 месяцев назад

      Waaruntaa wlhi sxb

    • @Hamsebaashe1
      @Hamsebaashe1 3 месяца назад

      Cajiib inta aad sheegtayba anigay ihaystan saxib waliba anigu 20jir ayan ahay waa xiligi abwaan salaan carabay yidhi nin labatan buuxsamay iyo aduun waa lagdamayan

    • @nomoretalk7851
      @nomoretalk7851 2 месяца назад

      Salaada badi sxp iyo adkaarta amuurtey wey is fur furysa

  • @sadiiqtawakal
    @sadiiqtawakal 7 месяцев назад

    Riwayadii beeney waa,run welkagu hadanu buuxin wax saarku kuqaban ogaa wax,heyntu mar ficana walalka koley kutahay baryadu weydeysana waqtigu nacaseysana hadan washo wajaqo wareerka Rabba daweye illahey wngsanaa

  • @raahoahmedaliraahoahmedali9855
    @raahoahmedaliraahoahmedali9855 2 года назад +2

    allah udmbi dhafo qof kiqady

  • @abdikaficadawe3519
    @abdikaficadawe3519 5 лет назад +3

    Hadan wayo arag ahe allow nawanaji amiin

  • @Nasiib724
    @Nasiib724 3 года назад +3

    Wllkaa kolay ku tahay baryadu waydaysanaa illoow bini adan nay bahin

  • @sharmaarkeaxmedkhaliif8150
    @sharmaarkeaxmedkhaliif8150 Год назад +1

    Waxaan kadaawanayaaa kampla 2023 1julay 10 habeenimo in Kansanga hiil café

  • @SalaxMaxed
    @SalaxMaxed 2 месяца назад

    Allow sahal amuuraha

  • @Sacadmuusse
    @Sacadmuusse 6 лет назад +12

    Walaalkaa koley kutahay baryadu weydeysanaa

    • @Alonegirl-q7c
      @Alonegirl-q7c 11 месяцев назад +1

      5 years ago baad commentigaan bixisay manooshahay walaal 😮😅

    • @simanabdirahman9937
      @simanabdirahman9937 10 месяцев назад

      Maxaa u dileee oo ka rabtaaaa 😂😂😂😂😂❤​@@Alonegirl-q7c

  • @abdiwalidaudhassan6036
    @abdiwalidaudhassan6036 3 года назад +3

    Heesaha Waaqica Dhabta Ah Ka Hadlaya Ayay Calanka U Sidaa
    Ereyada: Maxamed Aadan Dacar
    Riwaayadii: Beenay Waa Run
    Codkuna: Waa Mulaxankii, Hal-abuurkii, Fanaankii Iyo Kaman Yaqaankii Saalax Qaasim Naaji

  • @mascuuduurmaax17
    @mascuuduurmaax17 3 года назад +2

    Dareen kale iyo Saalax.

  • @luulxaaji3870
    @luulxaaji3870 4 года назад +5

    M,a wlhi waa wax jiro wlhi ilhy ha unaxriisto

  • @CanabCabdixasan-rn9mt
    @CanabCabdixasan-rn9mt 7 месяцев назад

    wanag rak malahan dumarku qalad yaan lasarin rak xune wujiraa intaa wanajiguu xumaan igu badalay

  • @xasankayse3597
    @xasankayse3597 3 года назад +3

    Heestan si Kal iyo laaba ayaan u jeclhy

  • @ershadqaali8318
    @ershadqaali8318 4 года назад +3

    Wanagaan dumar ugaystey abaal horey looga waayee miyey wadhidu igaracdey

  • @CanabCabdixasan-rn9mt
    @CanabCabdixasan-rn9mt 7 месяцев назад

    wax hentu marficanaa waan cilanahay

  • @marwodhawrsan5730
    @marwodhawrsan5730 11 месяцев назад +2

    Wanijiyow I wanaji

  • @saidabdullahi8356
    @saidabdullahi8356 4 года назад +3

    Al xaqiiq

  • @FarayOmar
    @FarayOmar 25 дней назад

    ❤🎉❤🎉❤🎉

  • @FarayOmar
    @FarayOmar 25 дней назад

    ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @CabdisamadCawil-v7w
    @CabdisamadCawil-v7w 2 месяца назад

  • @HiHello-kk5ge
    @HiHello-kk5ge 3 года назад +3

    Iidle yare aan ka imid barnamijka c/xafid 🤣🤣

  • @Haybadmedia4747
    @Haybadmedia4747 4 года назад +2

    go forward

  • @shucayb271
    @shucayb271 Год назад

    ❤😂

  • @Klepto99-ci8cf
    @Klepto99-ci8cf Год назад

    😢😢😢

  • @abdikafiahmed9832
    @abdikafiahmed9832 5 лет назад

    Weedhaadu itaal yaraa

  • @kawsarkafeeya9314
    @kawsarkafeeya9314 Год назад

    🥰

  • @yaasiinxusen5932
    @yaasiinxusen5932 2 года назад

    😮

  • @zhaakildeekh6498
    @zhaakildeekh6498 3 года назад

    Lyrics plz

  • @TaygaQalombi
    @TaygaQalombi 10 месяцев назад

    😢😢