Anaga dhan saas baan nahay Dagal hadan ku jirnay oo Ajanabi sogalo keena hold waye…..darbi baan usu nahay 💯farhiyo--diamond alhamdulillah to be Somalia’s in hooyo somaliyeed ay maxabada naga aburtay thanks to all beautiful Monrhers💕👍
Somaliyeey hadalka in aad qurxisaan bay ahayd in aad sidan ugu jawaabtaan may ahayn waad u raysaan ma ahayn Jawaab looga jawaabo marka aan u fiirsaday Hadalka gabadha ee Soomaaliyeey YUGANDHA dad Soomaaliyeed baa ku noolee haku dirina umada ee noqda Siyaasiyiin hadalkana Qurxiya
Asc wr , waziir Anigu waxan ku nolahay Uganda arintan tan Ramadan ka bilawgisa iyo dhawr mar oo kale waxa ka hadlay Imam ka masjid ka Tawxiid ee Kampala waxa uu yiri Ramadan ki hore Gabdho Ugandhisa oo dacwo ka ah Gabdha ha somalida ayan noyimi, Markay arintas wa ayjirta midam takoorka) mana wanaagsana maxaa yelay, masjidka cibaado ayey utagnaa hadi ficiladan aynu samayno cibaada ayaa khatar ina ka galaysa Markay walalaheen Gabdha ha somalida waa inay so dhoweyan Gabdha ha walalahod eyna naxariis iyo kalgacal umujiyan si cibaada Rabbi inoo ka aqbalo. Nabiga Scw waxaa laga weriyey inuu yiri (Jannada galimaysan ilaa inaydan rumayn mana rumaynaysan illaa inaydan isjeclatan) Ramadan Mubarak
Ayagaa na xushmeen wayay ayaga dhan wa maseer socda been kusheegimaye jamacada xata waxa moode inay indha kalasoo baxayan ama macalimad ha ahato ama ardayad maseer 😂
Aniga farax waxan ku jeclahay markey ku haysto wuu kuu hiilim
Farxiyo 11 take care😂
Anaga dhexdeena wa isku shidan karnaa lkn cid kle hadey mesha soo gasho farxiyo dhinaceeda la ingama maro❤
Madaxa korkiisa ❤❤❤😊
Idinka lkn farax cebtiisa ayaa ajnabiga views oga raadsataan.
Aad iyo aad
Faarax wuunala kaftama maa ahe nagama kaftamo faaraxeyyyygaaaa❤😊💋💋
Waa isku leenahy my girls🇸🇴
Farxiyo 11 idinkama kaftami karno
taas been ma ahan
warkas wala huba talios
Shaki la aan xalimoooy ❤❤
Farxiyo wan lakaftami Karna moye kama Kaftano❤
Libax 🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁👏
Absolutely
Anaba Farax kama Kaftano ma ogidoo😂😂❤
@@AyaanAhmed-lk6gl love you xalimoH😩😂💓
Sax weyo kama kaftano
Illahey ramadanka kuwa logu dambi dhafo hanaga dhigo muradkena allaha sahlo iyo muradka musliminta🤲😥
لللهم امين❤🤲🤲🤲
Amiin
Amiin❤
Amiin amiin yarbi
Aamiin yaa rabi
Farxiya dhayman boqorada Nala dhalaty 👸👸🇸🇴🇸🇴
Mahadsanid boqorkeena 🇸🇴👑💯
Adaa mundane qaaligeena ❤❤❤❤
Farxiyo 11 Keep going
Boqorkena fqrax minjo😅😅🎉❤
Faarax dhayman
Farxiyo Somalia 🇸🇴 ♥️
Kusaliya xabibkena muxamad nabad galyo iyo naxaris dushisa ha ahate scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤
Scw
Salalaahu caleyhi wasalam ❤❤
Scw
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤
Xaliimo dhexyar isn't easy 😂😂😂
Really ❤😂
Magaca Xaliimo Farxiyo aan ku badalno taas ayaa magac Somali ah. Wayna isku qurxoon tahay tahay Faarax iyo Farxiyo.
Waa magaca Qurux badan 😂😂❤❤
@@cabdirshidosman9649 haye taliye😂😂😍😍😎🖤💗💗
Markay wadan shisheeye noqoto kama kaftano farxiyo❤❤
Jacaylka farxiya iyo farax waa heer sare iyo hiilkooda❤
Waa runta saaxiib
Wasiir xaliimo dhinaceeda nalakama maro😂😂😂
Magaca Xaliimo Farxiyo aan ku badalno taas ayaa magac Somali ah. Wayna isku qurxoon tahay tahay Faarax iyo Farxiyo.
Plz magacas farxiyo iska dhaafa waa inacsiiseene😢😂😂
Farxiya noole u dhigma ma jiro ha noqdo Cadaan ama madow ama cajabi. FaraXiya is the best girl Diamond 💎 We are like. Our woman’s Muslim Somali ❤
Waziir anaga farah baa naga masuula❤😂😂😂 Wllhi waziir dadkas way so uran loma dhawan karo😅😅😅😅
Ma sheegee marka ma ceebeenee waa la yaqanaa dhaaf yrey 😂😂😂
Xalimo wax ka udgoon aduunka malaga hayo
Farxiyo diamond 💎 guulayso 😅😅
FaraaX lugo Diamond 💎 😂
Mahad sanid😂
Farxiya awalba dhayman way ahayd ee adinka u jeedin noh hadaa aragteen❤❤❤❤❤
Faarax anaka aan is dhibno lkn nooma ogola qof nagu xad gudba waan idin wadanaa faraxyasheena ❤❤❤❤❤❤❤
M.a sxb wanadaada aad bay muhiim utahay, Waxana filaya inay kafaa ideysani doonan Gabdha heena somaliyed ( Dal aan dal kaaga aheyn waa dareen kujoog ) oo ay san isku kicinin cadow goodha iyo cid walbo oo uurka wax kuheysato. Thunk you❤❤❤❤❤
Faraxos la aanta dunida ma joognen❤
Way oo way faarah lugo diamond maantoo kale maxan idinku abaal gudna🙈😂❤
LiiskA le naga dhagargiya
😂
Ayy waidawesen wilasheni ❤❤❤
Gabdheheena Marwaliba Garab Kooda Ayaynu Nahay Insha Allah 👸👸♥️♥️
Jareer tahay meeshan gabdhaha jileeca baa laga hadlaaya adiga ugandees ka baad walaal tihiin
Wll Waamaxay cunsuriyada qofka fikirkisa uyuu dhibtay somalinimo ayaanaga dhexeeso Jared iyo jileec waasomaali
@@BROKE-jb7lk waa Ramadan'ee Allah waydiso inu cafimaad qalbiga ah Ku siyoo kaa leexo wiilka
Jareer waa soomaali walaal cunsuriyadda jooji@@BROKE-jb7lk
@@BROKE-jb7lk Sxp Aniga Somali Nimada Ayaa Iga Badan Alxm Hadan Somali Kadhashay 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Farxiyo xageeda la igama maro aniga waxan u aqana Farxiyo dheeman waana gabdhaha aan aduunka ugu jeclahay ALLAH dhowro ❤❤
Our blood farxiya somali❤😂
Xaliimo dhaxyar isn't easy ❤❤❤
😂😂😂😂
😂😂😂😂😂hadalka aad hoos noogu dhigayso jooji manta xaalku waa nabad e
Xaliima iyo Faarax waxey donan an isdhahno lkn
no other people 🥰🥰
Waligaa xaliimo ha ka shakin😅😂😊
Kusali nabiga ❤❤❤❤❤
Anaga dhan saas baan nahay Dagal hadan ku jirnay oo Ajanabi sogalo keena hold waye…..darbi baan usu nahay 💯farhiyo--diamond
alhamdulillah to be Somalia’s in hooyo somaliyeed ay maxabada naga aburtay thanks to all beautiful Monrhers💕👍
Viva farxiyo diamond
Viva farxiyo diamond
Viva farxiyo diamond
❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤
Dhib walba nagu sameyan farax waxaa ku hilmaamnaa markee inoo hiiiliyaaan nooolaaada meelwalba joogtaaan ❤❤❤❤❤❤
Our girls is diamond 💎
My sisters Xalimo keep going 💯 ❤❤
Wasiir marka hore ciid mubarak. Marka labad Farxiyo anaga bas aya leh waxay Farxiyo Uganda. Waxas naga jooji wanka masayraynaaye bila calayk 👍🏾
Hhhhh mahadsanid saaxib
Anagah frax qrxeenaan salamayaa la aantiin abaar hbbiyal❤❤😂
@Pandamedio mahadsnidin bweyl💕
Thanks abayo ani xita gabar ajnabi damac xita igama galo ❤😂
FarxiÿO Dimond😂❤
Saki seetahay iisoo jawaaab
Wan ficnhy
Shisheeye hadday noqoto farxiyo kama kaftamo❤❤
Somaliyeey hadalka in aad qurxisaan bay ahayd in aad sidan ugu jawaabtaan may ahayn waad u raysaan ma ahayn Jawaab looga jawaabo marka aan u fiirsaday Hadalka gabadha ee Soomaaliyeey YUGANDHA dad Soomaaliyeed baa ku noolee haku dirina umada ee noqda Siyaasiyiin hadalkana Qurxiya
San bakhaaar maan guursan karnaaa wasiiir😂😂😂😂
Xaliimo kama kaftamo nio waaba noloshaydee ❤🥰
soonka ihayayba waan isku mashquulinaaa Wasiiroow 🎉❤
Dagalka inow dago Somali ayey dan utahay wasiir coz dadkas waa cawaan sixirka ayey yaqanin bangadana dadka wey ku dilaan marka allah ka qabto dadka ragga kampala joogo iyo dumarka somaliyed iskubadnada 🫶
Hada somalida ayagaa cey wadaan anagaba in nala bahdilo ma rabno oo ur Iyo tuugonimo nalagu sheego please ha guursanina hadaad rabtaane ceyda joojiya waxaan waa meel ka dhac gabar muslimad baa waxay tiri maxaad dadka u soo dhex geli weydeen oo gooni gooni iskaga dhigeysaan masajidka wax xun ma ahan jawab yar oo kooban baa ku filneed oo qalbiga qof ka qadarineyso War muslinimada aan ilaalino
@@Fartundegan7011yaa kudhahy guur laga raba😂war waan lataagnaan la,nahy
Farxiyo dheeman❤❤❤
Sideenaa raali kunahay hadii kale waa milmeeeyna asaan wada ajnabi miiran noqondoonaa
Oo waliba afrikan caadi ah😅
Ciil ihaayo daraadeed ayaan saacadan fariin qorayaa farxiyo kama ciyaarno ehada ayan udadanaynaa farxiyo😂 dhayman😂
Viva farxiyo dheeman qurux
Waa intaan ka qurux bdnhy hdy morocco ahaan lahaayeen mar horay carari lhaayeen ar faraxaaa😂😅
Xalimoos walehen ayaa tihin waan idin jecelnhy lkn morroco ma iloobi kartid miyaa ar xalima 😂
اللهم أصلح بلادنا 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲وألف بينا القلوبنا برحمتك ❤🤲🤲🤲🤲
Anaka iyo faraxa dagalka naga dhexeyo waa goni lkn marakay timado sheekada ajanbi wn is garab taganahy farax Luugo dahab kuma wayo marakan camal 😂😂😂😂😂
Team saraakhiisha one love ❤😊
😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅waan run walhi ma dhexegalano ana jooga Uganda 🇺🇬 😅😅😅😅
Haliimo Soomalia is not easy
Farxiyo dheyman hee haye kow iwad sheeekada ana an dhageste
Waziir wa iga qosliaay 😂
Ilah ha ku xafido boweh mcn ❤
Faxriyo wan la kaftana lkn kama kaftano😂😂😂
Sow maha 😂
😂😂
Asc wr , waziir
Anigu waxan ku nolahay Uganda arintan tan Ramadan ka bilawgisa iyo dhawr mar oo kale waxa ka hadlay Imam ka masjid ka Tawxiid ee Kampala waxa uu yiri Ramadan ki hore Gabdho Ugandhisa oo dacwo ka ah Gabdha ha somalida ayan noyimi,
Markay arintas wa ayjirta midam takoorka) mana wanaagsana maxaa yelay, masjidka cibaado ayey utagnaa hadi ficiladan aynu samayno cibaada ayaa khatar ina ka galaysa
Markay walalaheen Gabdha ha somalida waa inay so dhoweyan Gabdha ha walalahod eyna naxariis iyo kalgacal umujiyan si cibaada Rabbi inoo ka aqbalo.
Nabiga Scw waxaa laga weriyey inuu yiri
(Jannada galimaysan ilaa inaydan rumayn mana rumaynaysan illaa inaydan isjeclatan)
Ramadan Mubarak
Diamondyashena anaga le lakaftami karno farxiyo diamond 💎❤
Hadan dumarlaan nahay markaan oo kale luugo basto inima dhihi karno halyey ayad uu qalantiin ❤😊 hada waa markaan oo kaliya faraxow 😂 diyarada inaso saara wadanka inagu soo celiya dagalki nooo bilaba ❤❤❤
Farxya waan la kaftanaa lkn kama kaftano I love xaliimooyinkeena
Xaliimo wan idin jecelnhy ❤🎉
Xalimoonyiinka nimanka kle waay ka dhibtaan ileen ❤❤❤❤❤ 😂😂😂
Qofka ugo horeeyo baan ahay sxh😂
Farxiyo Anga Kam Kaftano Ee Hadey Hiil Iyo hool Wan Laga Rab Tagan Nahy Ee Waxi Dumar Iska Dhiciya Raga Anaga Ujogno ❤❤
Hadayna gabar kula dhalan ilayn nolashu guul ma leh farxiyo boqoradii ila dhalatay ❤
Faarax ilove you wllha ❤
Xalimadeena abaayo waa idinku faana
Farxiyo xague daa nanagamaroo markay chisheyeh noqoto .. zarakisha comment kaa farxiyaa Dimond aya noo balance aah.❤❤❤❤❤
Waziir waan ku wataa sxb horey u soco mahadsanid ❤❤❤
Farxiyo dhayman luul!!🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉!!.
Farxiyo dhayman always queen ❤️❤️❤️
Farxoya deyman❤
Xaliimooyinkeena waaa wadanaaa gar iyo gardaraba.❤❤
😂😂😂😂😂 war caawa aney ii shidantahay😂😂😂❤❤❤❤❤❤xalima always Dimond ♥
We love farax nolol aan adi lehen malihin qali hhhhhh we love you mijo dahab 😂😂😂😂
Farhiyaa Daimon viva
Xaliimoyinka Alloow dhaa 🤲🏽
Xaliima daxyar isn't easy 😂❤❤
Faarax yadena nagama kaftaman marna marwaliba waa garab kayagena ❤🤴🏻
Anaga manecbanin halimoyinkena lkn dhibkooda jecelnahay😂😂
Somalida iyaga uganda iyo Kenya barey dharxerasho🤗
Ilbaxnimo hadaa barteen, mantana la idinku jisarey,cashar ka dhigta 😊
Anoo farax ujeedo maxa ugandes ii geeyey😊❤😂😂😂😂😂
Hada farax nahay xalimo garbehed taganay ❤😂
Farxiya dheeman ❤️❤️❤️❤️❤️
boy somali I love you 😍 ❤❤❤❤
Viva farxiya somali❤
Farxiya dhayman is not easy ❤❤❤
💋💋💋 😂waan idin jeclahay dhamaan tiin my dad key goow wlh 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Farxiya dhayman💙💙💙👸🇸🇴
Farxiyo diamond 💎😊😊
Of course I want to my people somali❤❤
Hakayeelina Reer Af Rooti in ay nadhalan badalaan bay rabaan😂😂😂
Farxiyo for ever iinolow mcnto xaliimo quruxeey xaliimo dheemaneey xaliimo kuu seey
isku dhex karis 😂😂😂
Farxiyo diamond ❤❤ guulayso wllshy 😊
Farxiyo dheman wankula kaftama moye meel fogba igataal❤❤
Farhiyo 11 😂😂😂😂 lkn waziir waa naga seehatey baryahan damba ❤❤
LKN SOOMAALIYEEY YAANAN ILAABIN IN AAN DALKAAS MARTI KUNHAY DAD AAN XUSHMENO WADAKOODAY NAGUSOO DHOWEEYEEN EE XISHOONO ABAAL DHACA AAN ISKA DEYNO.
Ayagaa na xushmeen wayay ayaga dhan wa maseer socda been kusheegimaye jamacada xata waxa moode inay indha kalasoo baxayan ama macalimad ha ahato ama ardayad maseer 😂
Subxana laah ugandhes iyo jiim yaa usoo dhawaan karo😂😂😂
Farxiyo dheeman ❤❤
Faarax Nacala Shaydan Kuyal 😅😅😅
Waa inan qurux badan oo xijaaban oo shaqaysata wadan keedii bay soomaalidu qaxoonti ku tahay ooy weliba caayayaan isma og
Farxiyo diamond 💎 if iyo Aakhiro waanu wadanaa ❤❤
Hal mid Horta Zaki masha Allah ragi iyo hawenki wad isku so dhaweysay taas wa arin fcn lkn qof muslim salaanta walaga qaada cidu doono hanoqdee