4 DUMARKA LAMA DABA ORDO?! LAAKIIN SAMEE SIDAAN

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 окт 2024
  • Rag badan waxaa dhib ku haya siday u heli lahaayeen gabar u qalanta micnaha ma aha inay jirto gabar xun laakiin qof ay isku aragti yihiin si nolosha ay u wada wadaagaan si ay taasu u suura gasho ayaan waxaan kuu diyaariyey videogaan oo kaa kaalmayn doona wixii aad samayn lahayd si aad ugu guulaysatid midaas.
    4 dumarka lama daba ordo.
    =======================================
    Connect with me on social media
    Facebook: / ayubaxmedmedia
    Twitter: / ayubaxmedmedia
    Instagram: ayubaxmed
    #ayubaxmed
    Subscribe to my channel:
    / suhaybsaajidmediapro
    Subscribe to my second channel:
    / @ayubahmedpodcast
    My Gear:
    Nikon DSLR Camera
    Lens Nikon Prime
    Mic Movo WMX 1
    Lighting: Neewer
    Editing Software:
    Sony Vegas Pro 13
    After Effects
    Sounds:
    VideoHive.com

Комментарии • 125

  • @cabdiqani8782
    @cabdiqani8782 2 года назад +27

    Maclinkeyga aan wax badan ka bartay Allah janadiisa hakaa jazeeyo

  • @hibaaqsiciid5961
    @hibaaqsiciid5961 2 года назад +15

    Maansha Allah wllky Allah haku xafido

  • @qayaadiina2394
    @qayaadiina2394 2 года назад +11

    Masha allh tabarakallh jasakallah wll marwalba nosoo badi 💯💯

  • @yaasinmahamoud4753
    @yaasinmahamoud4753 2 года назад +12

    Suhayb Ahmed mahadsanid wll horumar wacan OO wanaagsan kutahay ayaan❤️🥰

  • @Kuwiihorepodcast
    @Kuwiihorepodcast 2 года назад +12

    Masha Allh ustaad keep going

  • @updullahiosman1881
    @updullahiosman1881 2 года назад +8

    Thanks my dear teacher ayoub

  • @tukawyarawxassan7725
    @tukawyarawxassan7725 Год назад +3

    My brother ayub mahadsanid runtii wax badan waan kaa faaide Allah ku sharafo aamin yaa Allah

  • @xasanjunior3171
    @xasanjunior3171 2 года назад +9

    Suheyb dar alle ayaan ku jecelahy allaha ku barakeeyo wllkei

  • @yahyeabdinasirfarahfullshi9222
    @yahyeabdinasirfarahfullshi9222 2 года назад +4

    Mahadsanid mudane, runtii sax hadalkaasi allah ku dhowro brother

  • @msheeqnuur
    @msheeqnuur 2 года назад +8

    Masha,allah thnx bro

  • @youngbdi5590
    @youngbdi5590 2 года назад +5

    Thank you 😊 my dear ♥ Teacher
    You gave me the best advice that I wanted
    Thank you 😊 💓 so much teacher 💖

  • @kingzalpafx
    @kingzalpafx 2 года назад +30

    Thanks teacher this video is realy effected me👑🧠

  • @abdulhiyusuf3941
    @abdulhiyusuf3941 2 года назад +14

    Best teacher in the world😍

  • @mohamedseeedbarqad69
    @mohamedseeedbarqad69 2 года назад +5

    That's Really thanks teacher

  • @nuurcadaawe5095
    @nuurcadaawe5095 2 года назад +5

    Tnks dhiirigeliye

  • @wizzmoha6217
    @wizzmoha6217 2 года назад +5

    Mahadsanid walal ayuub aniga marxaladas ku jira wana is qaban 🤲

  • @amsproduction4288
    @amsproduction4288 2 года назад +6

    Mahadsanid teacher

  • @baremax6490
    @baremax6490 2 года назад +6

    Thnkz legend..... nolosh sideedaba waxa ugu muhiimsan uguna qiimaha badan waa wakhtiga isagaana mudan inaad dhowratid
    Aduun iyo aakhirana wx ku anfacaya
    Thanks mclin wx badan ka faaiday dhiiri galintaada videos kagu waa sida dhaqtar psychologist ah❤

  • @mustafehadaf9797
    @mustafehadaf9797 2 года назад +6

    Mnsha alah anu ninkan wax badan ayan ka faiday wali gabadh qalbiga kama jobin xidhidh laman samayna samayn waayo diyaar uma ihi inan wakhti ku lumiyo sanado badan oo bila macni ah igama aha istus nimo lkn aniga o aan diyaar u ahayn hadi aan hadhaw dhoho kuma jecli waa dhibato waan ku salamaya zhp

  • @modarngym5403
    @modarngym5403 2 года назад +3

    Masha Allah thanks

  • @hassanxariirwarsame6729
    @hassanxariirwarsame6729 2 года назад +2

    TAASI WAA XAQIIQO JIRTA.
    AAD BAAD U MAHADSAN TAHAY MR AYUUB.

  • @AbdalleMohamed-mr4bc
    @AbdalleMohamed-mr4bc 11 месяцев назад +1

    Thanks teacher

  • @ibrahimabdi1737
    @ibrahimabdi1737 2 года назад +5

    MashAllaah tallo wanaagsan

  • @musehomer449
    @musehomer449 2 года назад +3

    Thanks bro

  • @fatumabarre1610
    @fatumabarre1610 2 года назад +2

    Maasha’alaah, maasha’alaah,maasha’alaah xafidaka laah habaryer

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 2 года назад +3

    Best teacher

  • @maryanluuul7778
    @maryanluuul7778 2 года назад +4

    Anaa ugu horeeya mnta

  • @mahamedabdi9097
    @mahamedabdi9097 Год назад +1

    Mahadsanid wll qaaliyey ❤❤❤❤💯💯

  • @khalidabdi9408
    @khalidabdi9408 2 года назад +2

    Mahdsanid wllky ayuub

  • @maryanluuul7778
    @maryanluuul7778 2 года назад +4

    Thanks wllo

  • @ladnaanahmed8109
    @ladnaanahmed8109 2 года назад +11

    Excellent 🙏😊

  • @zakariyemacalinmaxamuud77
    @zakariyemacalinmaxamuud77 2 года назад +2

    mahadsanid sxp

  • @modeeq3059
    @modeeq3059 2 года назад +3

    Saxiix masuul 🙏

  • @salmanabdi957
    @salmanabdi957 2 года назад +2

    Thanks you

  • @ahmednasirabdi1805
    @ahmednasirabdi1805 2 года назад +3

    Masha Allah

  • @bashiircabdimaxamad421
    @bashiircabdimaxamad421 2 года назад +7

    Ani wax iga horey malahan

  • @hassanelmi9592
    @hassanelmi9592 2 года назад +2

    Merci

  • @ahamedaadangeedi9762
    @ahamedaadangeedi9762 2 года назад +3

    Thanks for your urgent teacher really this urgent excoriated me

  • @fartunabdisalam1006
    @fartunabdisalam1006 2 года назад +17

    ustaad wiilasha lama daba ordana nooso gali inaa waa 2 dhinac noloshuye

  • @maxamedsadiiq7596
    @maxamedsadiiq7596 2 года назад +1

    Macalinka nolosha waxpadan ayaad ikordhisey zhp alle haka jazaaid siyo my teacher

  • @hodansaleban4824
    @hodansaleban4824 2 года назад +4

    Ana u horeeYa

  • @muudhestlovehooyo947
    @muudhestlovehooyo947 2 года назад +4

    Mahadsanid macalinka✌️

  • @shakracali3486
    @shakracali3486 2 года назад

    Wa mahadsantahay wll ayub

  • @indhocitizen539
    @indhocitizen539 2 года назад +7

    Wll qiimo badan suhaybsajid qayb tii talooyinka kama hayoh weli hhh
    Tali aan 2bilod ka hor kuso diray weli kama hayee ilahy halkisy talo taalye
    Mhdnsid 💕

  • @ifraaxmohamed3276
    @ifraaxmohamed3276 2 года назад +4

    Marka hore waan ku salamay ad ayan ku tagera alle haku xafido wll waxan jeclan laha inad qeybta dumarka ad ku so xejido adigo mahadsan

  • @guledwalqiye23
    @guledwalqiye23 10 месяцев назад

    Thanks

  • @shadiyaadam
    @shadiyaadam 2 года назад +1

    Very true ✅

  • @mohamedcajab7977
    @mohamedcajab7977 Год назад +1

    Mansh Allh

  • @shushi7846
    @shushi7846 2 года назад +2

    MaashaAllaah Allaha noo badiyo dad sidaada oo kale caqli uleh Aamiin

  • @AbdiMajiid-q5p
    @AbdiMajiid-q5p 4 дня назад

    Walaaahi waa runtaaa sxp xaqiiiq
    Naag maxaaan waqtigeygu issga lumin

  • @adangouled5039
    @adangouled5039 2 года назад +1

    waanku wata bro intil long time in JIB

  • @nasronasronura4988
    @nasronasronura4988 2 года назад +2

    Shugran abti

  • @umumaariyasaleebaan4751
    @umumaariyasaleebaan4751 Год назад

    Ayuub markahore aadbaan kuusalaamayaa marlabaadka aadbaan kaaga mahadcelinayaa talooyinka fiican ee aad noosoogudbiso shikhsiyan waan kuraaxaystaa talooyinkaaga qofkasta oo inuun caqlikujiraa waxbaykabadalidoontaa

  • @maxamedsaalaxcabdullahi8596
    @maxamedsaalaxcabdullahi8596 Год назад

    Masha allh

  • @abdiaziizgaduudow
    @abdiaziizgaduudow Год назад

    Msh allah

  • @muniiromuniiro4845
    @muniiromuniiro4845 2 года назад +9

    Ayuubo ragga hanugu dirin wax nadabo ordo wa jecelnahy hada dumar nahay😁

  • @MrAmiira
    @MrAmiira 2 года назад +8

    🤣🤣🤣 waxaa tahay Ayubow ad baat ugu ektahay nin iska adag dhinac jaceelka lkn jeclka dhabtaa dheel dheel loogama tagikaro lkn adi waxaa moodaa nin ka sahlan dhinac jaceelka waxuu yidhi katag oo ha tuugtuugin gabadh an kuu soojeedin gabdhaa kabadanee 🤣🤣🤣 qurux weeydhamane plaplapla ja u right lkn jaceel idho maleh dhagana maleh taas ayaat iloowday mida kale aaad! Ayaa iskula weentahay afka in laga hadlo ad ayee usahlantahay jaceelsa waa cudur qalbiga kudhaca ciyaar ciyaarna magalo waana loo dhimankaraa . Jaceel an laguula wadin watigaaga yuulumin waaye hadalkaaga oo dhan🤣✌🏽

  • @cabdirisaqaxmed9217
    @cabdirisaqaxmed9217 2 года назад +1

    Xagee ayaan kla soo xidhiidhaa waan ku rabaa sxb ayuub

  • @AllyTube-r2o
    @AllyTube-r2o 2 года назад

    Alx waligeey gbr ma tuugin qof aan raali iga ahayna Mala haasaawin

  • @leylafarah9190
    @leylafarah9190 2 года назад +1

    Asc. Jzkh. Jacalya. Waa. Juriraa

  • @amaladen9403
    @amaladen9403 2 года назад +1

    Haaa sax wllo

  • @abdikarimsallah3893
    @abdikarimsallah3893 2 года назад

    SUHEYB Zxp inaa wax kula wadaago ayaaan rpaa intee kala soo xariiraa

  • @zuhaybmukhtaar897
    @zuhaybmukhtaar897 2 года назад +5

    TaNkiz Theacher This Video LegeNd

  • @marianapoli8162
    @marianapoli8162 2 года назад +1

    Wsc walalkey

  • @yuusufmaxamud6763
    @yuusufmaxamud6763 2 года назад +1

    M.a

  • @mahdiali5566
    @mahdiali5566 2 года назад +5

    Mahadsanid sxb waxaad noo soo samaysaa labada qof ee kala fog waxyaaha isku haynkara xidhiidhkooda laydhka cas iyo midka cagaaran

  • @andreefilms8207
    @andreefilms8207 5 месяцев назад

    Asc

  • @Abdulahiosmaan-ls4mk
    @Abdulahiosmaan-ls4mk 11 месяцев назад

    Wll ale ha ku dhwuro

  • @apdigaas7474
    @apdigaas7474 Год назад

    Waakhdiigan ,,Laa joogo ,,waxa Fiicaan in Aad faraha Kaaba qaadiid dumarka oo aad iska deeysiid

  • @Golahamedia
    @Golahamedia 2 года назад

    Aad iyo aad waa xaqiiq hada wiilashu waa soo fahmayaan xaqiiqda

  • @BAYUTADOW
    @BAYUTADOW 19 дней назад

    Keliya qofka kuraba daneey Jaceylka waalida ah aad jeclaaneysid qof aan ku rabin dankaalaheen waa DOQONIMO MESHA UGU XUN IYO nacasnimo baro sida dadka ku rabin qashinka loogu daro Liskana fogeeyo

  • @ayaanali1491
    @ayaanali1491 2 года назад +1

    Indr nimanka ha nagu dirin

  • @legendliilove1102
    @legendliilove1102 2 года назад +5

    Galab wanagsan intey galab utahay

  • @geedihiiraalecusman438
    @geedihiiraalecusman438 2 года назад

    Asc warkan waa sax

  • @mohodinPliano
    @mohodinPliano 10 месяцев назад

  • @QaalidQaalid-b8y
    @QaalidQaalid-b8y 8 месяцев назад

    1:37

  • @updullahiosman1881
    @updullahiosman1881 2 года назад +1

    Maclin ma wxd wax ku duubta iPhone 13 mise camera

  • @shamsoshiine
    @shamsoshiine 2 года назад +1

    👌✅

  • @nuurcadaawe5095
    @nuurcadaawe5095 2 года назад +1

    Namber 1

  • @mohamedabdilahi417
    @mohamedabdilahi417 2 года назад +3

    Maba Daba socda

  • @sacdiyocabdulaahi5983
    @sacdiyocabdulaahi5983 Год назад

    Asc walal waxan rabaa arin ihaysato inan kula wadago ekawaran

  • @AhmedAli-mg8is
    @AhmedAli-mg8is 2 года назад +1

    😊😊😊😊

  • @ubaxfaysal3640
    @ubaxfaysal3640 2 года назад +2

    Usted wiilashii ha nagu dirin 🤣

  • @ubaxmxmudibraahin7534
    @ubaxmxmudibraahin7534 Год назад

    🥰

  • @abdirashidabdulahi1707
    @abdirashidabdulahi1707 2 года назад +1

    Mahad sanid teacher

  • @nimcoali360
    @nimcoali360 2 года назад

    Ragana soosheeg wll

  • @ahmedhussainmohamedsomali256
    @ahmedhussainmohamedsomali256 2 года назад +2

    Wllkey Ayuub Asc Wxan Rajeenaya Inaa Cafimad Qabto M.a Nio Hal Tala Ka Rabaa Wxa Jirta Gabadh Aan Isku Baranay Jmcda Ayan Wada Socona In Badana Wn Sheekesanay Ugu Yaran 5 Sacad Wn Wada Hadalna Dhawaceda Wey Ii Shegtay Anigana Wn U Sheegay Mrkan Dhaho Aan Midowno Wxey ileedahay Hdan Xiriir Yeelano Wn Is Dagaleena Wana Kala Fogaanena Inaa Kala Fogaano Ma Rabo Ayey Leedahay Mr Walpo Aan U Sarbeebo Meel Kale ila Aade Inta bdn wey I Dhagesata Lkn Xiriir Mrkan Kuso Hadal Qaado Wxey Leedahay Sxpkeka Tahay Inaan Kala Fogaano Ma Rabi Qof Fiicana Tahay Hadaba Mxa ila Gudboon Wll Ayuub Ahmed Talo Wngsan Isii Jazakalaah🙏🤝

    • @openworld7294
      @openworld7294 2 года назад +2

      Usheg in ad gabar kale arosi rabto kadib arag say kuga fal celiso 👍👍

  • @muhanatalfaro3047
    @muhanatalfaro3047 2 года назад

    Aniga arkay wlhi taasi sxp wagii aan yaraay lkn maskaxda wey ii kala goay hada

  • @alwiyanaji5977
    @alwiyanaji5977 2 года назад +2

    Ma aanan arkin mo ogi mise waa runtay suhaybow adoo wali dhahaya kuma arag gabarey wiilka ha uuliicin iyo ha joojinin iyo sheekooyinkaa wiilasha ku dhiiro galisid camal nio bahasha cadaalad ka dhig haday jiraana ii soo iclaami vedio yada aad kasamaysay widowga aan furaba waa wiilow gabadha muraayadaha kadalaco waxaasi wa loo dul qaadan karo mahan ina adeerow

    • @AhmedDaariq
      @AhmedDaariq 2 месяца назад

      😂😂 adigu miyaad samaysid wlle 😂😂
      Ayuub runtuu sheegayaa inuu qof qanciyo meesha Uma soo galin😢

  • @abdulahiabdinuur4260
    @abdulahiabdinuur4260 2 года назад +1

    Maxan ku tilmaami karaa ama aan umacnaysan karaa
    Dabcan waxa lasocsaa gabar oo aan shekaysanaa hadii ay igu maqasho gabar ama ay igu aragto waa ay isxanajisa oo saaid umasayrtaa
    Hadaa dhaho maijeceshahyna mya waaye
    Maxan ku tilmaami karaa hawshan

    • @quoteschannel5040
      @quoteschannel5040 2 года назад

      Kkkkk funy waye wlh 50 50 waayo jcelkaa islaweyni ayaa kujirto

  • @AbdirahmaanBidaarey-nb4nt
    @AbdirahmaanBidaarey-nb4nt Год назад

    Wna

  • @abdihassan3200
    @abdihassan3200 Год назад

    Wd mhd snthy

  • @abdirizakfarahjimcale1262
    @abdirizakfarahjimcale1262 2 года назад +1

    Usted ayub axmed talasame aniga ku labaxay talasame

  • @SaabiriinCabdullahi-hl4zm
    @SaabiriinCabdullahi-hl4zm 10 месяцев назад

    😭🫶🏼🥺

  • @shukraanmoha2239
    @shukraanmoha2239 Год назад

    Muuqaalkan wiilashu ugaaryahay 😂

  • @MustafeSureer
    @MustafeSureer 8 месяцев назад

    Macalin adna gabadhan kudhaawacday iskda adaa oromo guursadee carb doono nio😂

  • @nastexokhalid9439
    @nastexokhalid9439 2 года назад +2

    Raga xata lama dabo ordo

    • @safiyacali376
      @safiyacali376 День назад +2

      Runta apaayo wallahi😢 anu wan ixtirami jeclani lkn ma daba ordo hadu iga tago

  • @amigos8552
    @amigos8552 2 года назад +1

    Talefankeedi hadaan iska delete wan iska saaray waxa idhiman kaliya inaan Facebook block iska saaro

  • @MustafeSureer
    @MustafeSureer 8 месяцев назад

    Hablaha morroco nio yaa iiraacaya ilayn oromo oromo guursata waxba masookordhinayee ilmaaderyal nagadaaya guur oromada😂

  • @zakiahmeth4092
    @zakiahmeth4092 2 года назад

    9l9999lòlĺoĺòòoòoòòoòooooop