Qofkay rabto kama REEBI kartid SIDAN SAMEE

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 14 окт 2024
  • =======================================
    Connect with me on social media
    Facebook: / ayubaxmedmedia
    Twitter: / ayubaxmedmedia
    Instagram: ayubaxmed
    #ayubaxmed
    Subscribe to my channel:
    / suhaybsaajidmediapro
    Subscribe to my second channel:
    / @ayubahmedpodcast
    My Gear:
    Nikon DSLR Camera
    Lens Nikon Prime
    Mic Movo WMX 1
    Lighting: Neewer
    Editing Software:
    Sony Vegas Pro 13
    After Effects
    Sounds:
    VideoHive.com

Комментарии • 168

  • @maryancb1351
    @maryancb1351 7 месяцев назад +58

    all muslim kusaliya nabigena muxamed scw🎉

  • @MaahirAbdalle
    @MaahirAbdalle 7 месяцев назад +28

    Zxp ma isheegi kartaa qabku ugu fudud ee loo xifdiyo quranka

    • @habibokhalid9679
      @habibokhalid9679 7 месяцев назад +2

      RUclips ka raadi arabic mise somali labadaba wad helaysaa wll

    • @umumohamed9435
      @umumohamed9435 7 месяцев назад +9

      Wll waxaad samaysaa ku celceli inta aad rabtid inaa xifdiso 10 ila 20 jeer,
      kuna tuko malintii salaadaha,
      isku soo xir suurada ama juzka marwalboo dhamayso,
      joogtee adoo meel gaaray adaa arki doona,
      yareena intaa xifdinayso si aada uga caajisin,
      qof kaa dhageystana raadi.
      Ducada badi oo alle kaasho.
      Ilaahay hakuu fududeeyo wll.

  • @Anshax_Music
    @Anshax_Music 7 месяцев назад +20

    Qiimahaaga hadaad garato Wakhtiba kubixin maysid inay iska tagaan bilaa sabab hore ayaad ugasii soconaysaa Noloshaada horumarinaysaa No Back❤

  • @UmulkheyrUmulkheyr-t7r
    @UmulkheyrUmulkheyr-t7r 7 месяцев назад +1

    Waligaa qof qofkle kaa raacay ha u dagaalamin wayo muhiim ma'ahn
    Exactly true👍 💯
    Thanks wll ayuub ♥️👑

  • @ImranOmar-f3n
    @ImranOmar-f3n 7 месяцев назад +7

    Ayyyyyy ayub❤best teacher 😢❤

  • @fardowsamohamed3745
    @fardowsamohamed3745 7 месяцев назад +5

    Best teacher ever❤

  • @REER_Yemen
    @REER_Yemen 7 месяцев назад +9

    best teacher ❤❤

  • @abuukarwawaofficial6658
    @abuukarwawaofficial6658 7 месяцев назад +14

    Ustad guleyso ❤

  • @Dhagawayne-fe9zl
    @Dhagawayne-fe9zl 7 месяцев назад +1

    Best teacher now keep going brother
    Alx waligay isuma dhiibin qof banii aadama markastana waan kadigtoonahay

  • @SaynabXasan-w8q
    @SaynabXasan-w8q 11 дней назад

    Mshllaa wllo ilaahay haku barakeeyo wanadaa fiican aad siinayno dadka

  • @farxiyamalin
    @farxiyamalin 7 месяцев назад +4

    Masha Allah tabaarakallah ustaad ayuub allaha kubarakeeyo ❤

  • @cfataaharabin772
    @cfataaharabin772 7 месяцев назад +2

    Wllahi baan karayn gabar xariir iyo waxa lala sameeyo waxan kabaqayaaba inaan anoon guursan aduunka ka tago war sabir umalihi qalbigaygunaa waa dhagax xaga Allah mooye ❤

  • @yussufaden2293
    @yussufaden2293 7 месяцев назад +15

    Some people think other way but the aq people and the teacher identify and correct the mistake thank you teacher

  • @MunaMaxamed-g9w
    @MunaMaxamed-g9w 7 месяцев назад +35

    😢ina xiiirka laheen farta taagaa

    • @maryamcabdi2486
      @maryamcabdi2486 7 месяцев назад +3

      Me😢

    • @MunaMaxamed-g9w
      @MunaMaxamed-g9w 7 месяцев назад

      @@maryamcabdi2486 iso qabo hee aan noqo dadki ugu horeyey ee commnet youtube isku barta

    • @caaqilqays2022
      @caaqilqays2022 7 месяцев назад

      ​@@maryamcabdi2486Ani kuu jooga xppi 😢

    • @AbdallaYuusuf-t4y
      @AbdallaYuusuf-t4y 5 месяцев назад +1

      😢

  • @Gullet-Ahmet
    @Gullet-Ahmet 7 месяцев назад

    Best Suggestions💯 Thanks Ayub Ahmed motivator

  • @user-Abdishakur
    @user-Abdishakur 7 месяцев назад

    Khabiir Ku takhakhusay arimaha bulshada ❤ sharaf iyo karaamo ustaad

  • @cabdiwalicalidheere5349
    @cabdiwalicalidheere5349 4 месяца назад

    Maasha allah guuleyso wllkey ayuub Allah dartiis baan kuu jecelahy wllhi❤

  • @mahdibnuxirsi6498
    @mahdibnuxirsi6498 7 месяцев назад

    Expert teacher @Ayuub Ahmed ❤

  • @maymuunomer3829
    @maymuunomer3829 7 месяцев назад

    Ma.allh ustaad ayuub runtaa kugu jeclahay sidad wax no fahansiiso

  • @Amal_x9e
    @Amal_x9e 7 месяцев назад +1

    Best teacher

  • @IsmaaciilisaaqCali
    @IsmaaciilisaaqCali 7 месяцев назад +1

    Soo badi wll mowduucyadaan oo kle❤❤

  • @nmunanmuna8765
    @nmunanmuna8765 7 месяцев назад +1

    Hadad qiimahaga ogtahy Cid madanaysid allehaku barakeeyo ustaad❤❤😢

  • @Qomaal__mustaphe
    @Qomaal__mustaphe 7 месяцев назад +1

    Waa sidaa sheegtay ustaad 😊guulayso ❤❤

  • @HachimDjama-qi5gv
    @HachimDjama-qi5gv 7 месяцев назад

    Allah haku barakeyoo walalkey ayub axmed

  • @MajidMajid-yf2tt
    @MajidMajid-yf2tt 7 месяцев назад +1

    Ustaad waad mahad santahay

  • @Umalkheyrdahirxasan
    @Umalkheyrdahirxasan 7 месяцев назад

    Manshallah macalinkyga guuleyso

  • @QUEENSafa-n8g
    @QUEENSafa-n8g 6 месяцев назад

    Ayub ahmed wll waxa kuweydiye willa wada soco willka gura ayu so bandhigta familkyga qara aye usheeyga wana wada soconey lkn ise badala aye ku arke marka weydiye maxa jiro wuxu waxabo majirena wu iga amuseya qofka qalbigeyga kabixi layahy maxa sameya ila tali wll

  • @heyb12
    @heyb12 7 месяцев назад +1

    Garanmayno waxaanu kuugu abaal celinee wll ,Allah jannada haku geeyo intaasi waa intaanu ku odhan karnee❤❤

  • @farehamuhamed5283
    @farehamuhamed5283 2 месяца назад

    Thank ustadkena❤

  • @MaxamedJeylaaniAxmed
    @MaxamedJeylaaniAxmed 7 месяцев назад +4

    Scw,scw scw scw,scw

  • @QUEENSafa-n8g
    @QUEENSafa-n8g 6 месяцев назад +1

    Ayub wll waxa kuweydina qofa ana wada socona aye waxa kuwada balane ize gurasano famlikeyga qeyba ka mida ah wana usheeyga lkn qofa wada socone dhagala dhaxadeyna ma yelina uu iseka amuseya aniga waku sameya

  • @KamadheloOwner
    @KamadheloOwner 7 месяцев назад

    Thanks for your time Ustaadi

  • @rahmomahamud1642
    @rahmomahamud1642 7 месяцев назад

    Ma sha Allah ustaad

  • @UmulkheyrUmulkheyr-t7r
    @UmulkheyrUmulkheyr-t7r 7 месяцев назад +1

    Wll ayuub ahmed👑♥️

  • @HoussoHamad
    @HoussoHamad 7 месяцев назад +1

    Thnks my teacher

  • @mohamedabdi197
    @mohamedabdi197 7 месяцев назад

    Excellente ayoub ahmed bravo 👏

  • @happyhjmc1975
    @happyhjmc1975 7 месяцев назад

    Ustaad runta ayaad sheegtay culeys leysa saarana xiriir kuma hagaago lkn waxkasta oo si wanaagsan lagu bilaabo dhamaadka waa ficnaadaan 💯👏👏

  • @mahmuudmahmuud6766
    @mahmuudmahmuud6766 7 месяцев назад +1

    Mille merci pour tn soutiens ❤se vraiment gentil à ta part

  • @suldaanburcaawi
    @suldaanburcaawi 7 месяцев назад +1

    Guleyso wllo ayuub❤

  • @MaxamedDeeq-r9j
    @MaxamedDeeq-r9j 7 месяцев назад +1

    Walaal ri akshanada noo soo badi please❤

  • @abdiosmannur8836
    @abdiosmannur8836 7 месяцев назад +1

    Ustad guleyso ❤👍

  • @Aafraax
    @Aafraax 7 месяцев назад +2

    Ayuubow walhi jacluku waa naar cidi ogaynn runti😢

  • @ayaanmagaalo9149
    @ayaanmagaalo9149 7 месяцев назад +1

    Boqolkib. Boqol bn qofka kalsoni siyaa klin wxa kasta ka fishaaa😊😍🤗

  • @MuhimaBile-ob4mj
    @MuhimaBile-ob4mj 2 месяца назад

    Thanks

  • @KhadarRoble
    @KhadarRoble 4 месяца назад +1

    King 🙏🙏🙏🙏

  • @FuadYazin-cn8ok
    @FuadYazin-cn8ok 7 месяцев назад

    Maanshaalaa macalin waxa aad naga caawisaa barshada luuqada englishiga

  • @zaamimohamedali5846
    @zaamimohamedali5846 7 месяцев назад +2

    Ustad guleys0🙌❤

  • @maryamahmed2237
    @maryamahmed2237 7 месяцев назад

    Masha allah barakalah ustaad ❤

  • @hodanhapi-xy5yv
    @hodanhapi-xy5yv 7 месяцев назад

    ayuub guulayso❤❤❤❤

  • @hamdasacid2840
    @hamdasacid2840 5 месяцев назад

    Waxad iga sheakysa markay ilmo idinka dhexeyan hadana ad is jeceshihin ee aad kala tagten hadana aad is fahmi karayn mxaa xal u ah dadka iga so jawap wll

  • @OsmanabdillahiOsmanabdillahi
    @OsmanabdillahiOsmanabdillahi 4 месяца назад +1

    Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤

  • @ElectronicRepairingSchool
    @ElectronicRepairingSchool 7 месяцев назад

    Walal share IGU same Ina wax badan so bandhigo a Raba Somali lada e wax badan ka faidan

  • @Adanmukhtar-h9v
    @Adanmukhtar-h9v 7 месяцев назад +1

    Saxib ma iga cawin karta samaysashada RUclips channel

  • @historynerd7549
    @historynerd7549 7 месяцев назад

    Thanks for sharing

  • @CabdixakiinCabdi-u4c
    @CabdixakiinCabdi-u4c 7 месяцев назад

    Macalin barashda luqada inaa iga cawisid Ayan ubhnaa Adigoo rali Ah🙏🙏

  • @FaaisoMaxamed-vg1oj
    @FaaisoMaxamed-vg1oj 6 месяцев назад

    Maaaaasha alaaah❤

  • @ahmedshilow5358
    @ahmedshilow5358 7 месяцев назад +1

    Ustaad Ayuub tijaabadaan Aniga soo marey Tallada bixineysid hadda ogaani lahaa ma sameeyeen😂 Guuleyso ustaad

  • @AasiyoGeedi-kk4uq
    @AasiyoGeedi-kk4uq 7 месяцев назад +4

    Noloshuyda 4 bilood bn qof jeclaa.nftydana ciriri bay gashy .
    Baln nftyda waxaan ka qaday inaysan waliged qof jeclaan guurka ka hor😢

    • @abdirihmanmohamudyusuf
      @abdirihmanmohamudyusuf 7 месяцев назад +1

      Yeah, that's right ✅️

    • @AasiyoGeedi-kk4uq
      @AasiyoGeedi-kk4uq 7 месяцев назад

      @@abdirihmanmohamudyusuf tnk

    • @Xamdi_xilkas
      @Xamdi_xilkas 7 месяцев назад

      Xaqiq ciriri iney galeyso 4 sano qofki jecla kwrn ugu dambeyna ku guldareystay goana ka qatay jacelko dhanba khlas illahey qalbiyadena hano cafiyo🤲💔

    • @abdullahiabdinasir6943
      @abdullahiabdinasir6943 6 месяцев назад

      Naftaada ballan waad kaqaaday lkn wxd ogaataa naftaadu way iska iloobi doontaa ballankaad lagashay markay aragto qof ay kahesho.

  • @Abdulkaadirr
    @Abdulkaadirr 7 месяцев назад +1

    Ples mel an kala xiriro i shega ayuub saa id ayan ugu hahnhy walhi wax aan aad ugu warersnhy ayan raba inan kala tashado

    • @Maaramoha
      @Maaramoha 7 месяцев назад

      Instagram ka kala xariir wll

  • @EdilMohamedIsmael
    @EdilMohamedIsmael Месяц назад

    good

  • @khadramedel1548
    @khadramedel1548 7 месяцев назад

    Abowe nosoo badi dhiiri kalinta wax badan ayaan kaa faa iday❤

  • @Somalihooyo936
    @Somalihooyo936 7 месяцев назад

    Ala ayuub run badanida. Inaad aniga iga hadaleyso baan moodaysaa😀 nimaanka saas u kontrollka badan daciif baan u arkaa sikastaba

  • @OMARHASSANSALAD
    @OMARHASSANSALAD 6 месяцев назад

    I like bro like this vedio

  • @kajamohamed
    @kajamohamed 7 месяцев назад +1

    Ayub fariin instegram,ka kaagasoo diray iigasoo jawaab

  • @MonbellefilleOumal
    @MonbellefilleOumal Месяц назад

    Side ugoya inn an jeclahay

  • @ciisemaxamed4505
    @ciisemaxamed4505 7 месяцев назад

    Thnx teacher ❤😊

  • @Apdallemoha-o9h
    @Apdallemoha-o9h 5 месяцев назад

    Intee kala soo xiriraa maclin

  • @axmedbidixooficial3027
    @axmedbidixooficial3027 7 месяцев назад

    Macalin guulayso

  • @GudoonIsmaciil-w1q
    @GudoonIsmaciil-w1q 7 месяцев назад

    Soo badi ayuub

  • @Gulletibrahim-vg3tz
    @Gulletibrahim-vg3tz 7 месяцев назад

    My teacher

  • @ahmednuur197
    @ahmednuur197 7 месяцев назад +1

    ❤❤❤

  • @faarahmurtiile
    @faarahmurtiile 25 дней назад

    Maclin aad dhira galuyah

  • @NajahYousuf-s8w
    @NajahYousuf-s8w 7 месяцев назад +1

    Waan ku dhahaa

  • @amaalcumar491
    @amaalcumar491 7 месяцев назад

    wlky waan ku salaamay ale haku xafido meel walba aad joogto

  • @cabimaalikasadhasan
    @cabimaalikasadhasan 7 месяцев назад

    GOLDEN VOICE ❤😊

  • @hassaninaosman109
    @hassaninaosman109 7 месяцев назад

    Walal ayuub haqiiqda ka hadashay

  • @hothaupdi4719
    @hothaupdi4719 7 месяцев назад +1

    Wll qliya❤

  • @IsmaaciilisaaqCali
    @IsmaaciilisaaqCali 7 месяцев назад +1

    M.a❤❤

  • @KHER_MEDIA
    @KHER_MEDIA 7 месяцев назад

    Thanks macalin

  • @Azhaar-d8l
    @Azhaar-d8l 7 месяцев назад

    Ayuuboow lkn qofka qofkiisa. Controla waxan aaminsanahy inuu jecelyhy ani gabar ahay hadana qofka ikantaroolan ugu jeclhy

    • @H5D69
      @H5D69 7 месяцев назад

      Isku mida nhy wlhi

  • @MohamedAhmed-mf2to
    @MohamedAhmed-mf2to 7 месяцев назад

    Thanks wll

  • @Clrahmanmursalsulub5308
    @Clrahmanmursalsulub5308 7 месяцев назад

    Really ❤

  • @rahmomahamud1642
    @rahmomahamud1642 7 месяцев назад

    Absolutely

  • @ayaanxaashi972
    @ayaanxaashi972 7 месяцев назад +1

    Wll Qali Loo Tnx 😊

  • @NajmaSiciid-k5d
    @NajmaSiciid-k5d 7 месяцев назад

    Guulayzo maclinkayga❤❤😊

  • @AhmedMahado-s9r
    @AhmedMahado-s9r 7 месяцев назад

    Wad mahsantahay wllo❤❤❤❤❤

  • @qalbilove2448
    @qalbilove2448 7 месяцев назад

    Ustaat❤

  • @Pes2021-x3j
    @Pes2021-x3j 7 месяцев назад

    Wll ayuub aniga waan ku aaminsanahaye dhinaca xariirada mar kii aad ka had leeso siiba lkn wllka aniga ahaan xariir wali ma sameen 😢😢maxaad igu la talineesaa

  • @samatarahmed1345
    @samatarahmed1345 7 месяцев назад

    celcelis ahaan, raggu waxay ka fekeraan galmo 19 jeer maalintii, halka dumarku ay ka fekeraan qiyaas ahaan 10 jeer maalintii. Iyadoo loo maleeyo in ay soo tooseyso 16 saacadood oo soo tooseysa, raggu waxay yeeshaan fikrado galmo qiyaastii 50-daqiiqo kasta, halka dumarku ay leeyihiin qiyaastii 90-ka daqiiqo oo kasta. Fikirrada galmada ee joogtada ah waa caadi waxayna ku kala duwan yihiin qofba qofka kle

  • @MoFarah-t5z
    @MoFarah-t5z 7 месяцев назад

    Masha alaaha ❤

  • @Sihamonline
    @Sihamonline 7 месяцев назад

    Waxas mana firijirin sas hadan u aqlibadan way ifacanahay

  • @MuunaAbdirahman-c9p
    @MuunaAbdirahman-c9p 7 месяцев назад

    Azc wllo waxaan ku waydiinaya su aala waxaan is jacelana wiila 2 sano waan kala harnay taasi waxy sababtay Inaan shukaansigii nacay 3 sades wiila oo ka danbeeya Ayaan xiriika u jarry maxaad igula talinaysa wllo😢😢😢😊

  • @dhuuboqalbidhuubo-ob8mn
    @dhuuboqalbidhuubo-ob8mn 7 месяцев назад

    Markaad aragto anigoo ilin iga socoto ma ahaa in aan ahay qof daciif ah ee waxaan ku qariyaa xanuunku ihayo💔🥺

  • @axmedsuuley6036
    @axmedsuuley6036 7 месяцев назад

    Wll ayuub waanku salaamay waxaan rabaa muuqaaladaada inaan tiktok soodhigo marka ma ii fasaxikartaa adoo raaliya
    Jawaab Ayaan kaa sugayaa

    • @ayuubaxmedmedia
      @ayuubaxmedmedia  7 месяцев назад +1

      Wll fasax ayaad u tahay adigoo magacaaga tik tok istecmaalaya

    • @axmedsuuley6036
      @axmedsuuley6036 7 месяцев назад

      @@ayuubaxmedmedia
      Thanks wll

    • @QUEENSafa-n8g
      @QUEENSafa-n8g 6 месяцев назад

      Wll ayuub tala ka raba willa wada soconey xirikeyna wu quruxe badana gura ayu iso bana dhigata familykeyga qara kamida ah aye usheeyga lkn ise badala aye ku arkey uu iseka amusey maxa jiro marka dhahy wuxu dhahy waxabo anig qalibigeyga ka bixi la yahy

  • @MohamedAbdixaashi-l1n
    @MohamedAbdixaashi-l1n 7 месяцев назад

    Xaqiiq ba ka hadashay m.a 10%90

  • @faizakhaliif4681
    @faizakhaliif4681 7 месяцев назад

    Ayuubow ma ragga uun bad la talisaa

    • @YoonisAhmed-e5w
      @YoonisAhmed-e5w 7 месяцев назад

      Markuu hablaha kuleeyahay sharaftiina ilashada barnaamijka maad soo dawan😊

  • @Maanbaashi5050
    @Maanbaashi5050 7 месяцев назад +2

    ayuub wa ruunti gabdhaha waxa ku ka liifa niiman badan ineey kla qariyaan iskama gursaneyso gabdha caqliga badaan wey bareeysa beeri keey naafteda ku amini lahaayd dhiib iyo dheef islaa Mari lahayeen ilmahaa lakorsanaaya meel dheer ka fekeraraya akhridisa iyo adunkisa ka adaag waxayabaha dhalantedka o bila macniga aah ka fekeriin Kasey laso baxaysa kasa uqalma mexey midkale ku faleysa oo benaale aah diinta ku ficnayn masuliyad culus an qadi kariin dhalinyaradisa su uqanciyo iyo bashal ku jiira aduunka ka hurda miidna ogaada niin raaga quurux laguma raaco waxayabo kale o mustaqbalkiina idiin ifiin karaa wa inaad ka araagtani waxa layiiri niin xoolo haysta iyo ninki raganiimo lee kee laraaca
    niinkii raaga aya lagursada waayo niinku raganiima buxda hadu leyahaay irsiiq ma waayo waa hubaal doqonino iyo feker laan ka dheer marka gabdhow hayska gursaniine fekeraa wilashan badaan aad wadan kla Shaq shaqaa raagana waqtiga haka qadinina wilkad wax ka darentaan jacyl Haku ridine rali geliya ruunta u sheega lkiin hada waqtiga kadishaan o guur kiina maqlo wa khalaad waa IL caayn wilkad wax ka darentaan ha lugoynina fadlan wayga taalo

    • @nourdiiinabaas6761
      @nourdiiinabaas6761 6 месяцев назад

      Waan hubaa in uun in ay doqoniimo kugu jirto isla adi

  • @Amiiramohamoud-f5m
    @Amiiramohamoud-f5m 7 месяцев назад +1

    In muda ah sadex xidhidh oo kala fog ayaaan sameyay aniga ayaaa layga baxay midba xanuun gaar ah ayuuu I lahaa xanuun farabadan ayaaa daremayaa wn iska qalbi ficanhy oo qof walba wn aminaa 😢ilahayo badal khary qabaa 😢😢

    • @RayaniHussein
      @RayaniHussein 7 месяцев назад

      Aameen❤

    • @H5D69
      @H5D69 7 месяцев назад

      Gabar mthy mise wiil?

  • @yahyanoor1889
    @yahyanoor1889 5 месяцев назад

    I did it

  • @HafsoMaxamed
    @HafsoMaxamed 7 месяцев назад

    😂een wodka isla socono marka isku dhacno meel kasto wuu iga xirnaa😂😂😂