NAFAQO IYO LEELEFOW SIDA UGU FUDUD USAMEESAN KARTO😋 || AMIRA QURUX ||

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 1 фев 2025

Комментарии • 350

  • @amiraqurux
    @amiraqurux  5 лет назад +269

    Waa marki igu horeesi video cod dulsaraayo iska dulqaata🙈

    • @aminoahmad2943
      @aminoahmad2943 5 лет назад +1

      Shukran xbbti runtii I love it ...hore usoco quruxsan

    • @nasiibnew7766
      @nasiibnew7766 5 лет назад

      amiira subscribe nau shrf yaqe ruclips.net/video/vlDhVAwKDrY/видео.html

    • @aishaosman5317
      @aishaosman5317 5 лет назад +1

      Cod kaaga uma eko bee

    • @nasiibnew7766
      @nasiibnew7766 5 лет назад

      @@aishaosman5317 subscribe nagu shrf yaqe ruclips.net/video/vlDhVAwKDrY/видео.html

    • @munamohamedsharif3512
      @munamohamedsharif3512 5 лет назад

      Woow masha Alllah amiira noo soo badi farrakhan cml♥️

  • @katradawla5717
    @katradawla5717 5 лет назад +7

    Leelefowga sida ad usameysy ma xuma lkn wxaa ka fcn cambe ciriin iyo cusbo iyo biyo bis mkaa ku sameysaneyso kaas aad udhanaan ♥️

  • @faatmachannel7717
    @faatmachannel7717 5 лет назад +55

    Waaw mash allah 😋allah idin daweyo amira alaabtaan camal jif jif aa lo cunaa 😂😂😋😋

  • @otruunshopin3017
    @otruunshopin3017 5 лет назад +3

    Cuno tii ugu horeysay ayad karisay chanelkaga caawa marwa iska dhigtay amira

  • @fatmaibrahim2472
    @fatmaibrahim2472 5 лет назад +14

    So yummmy i will make today inshaAllah😋😋

    • @nasiibnew7766
      @nasiibnew7766 5 лет назад

      fatama subscribe nagu shrf yaqe ruclips.net/video/vlDhVAwKDrY/видео.html

  • @fatumaabdi1495
    @fatumaabdi1495 5 лет назад +2

    Waaaw mashallh amiiira qurux wan ka helay hadana karsanaaaaa shukran xabiiiiibti

  • @shantiofficial6210
    @shantiofficial6210 5 лет назад +6

    Jummah Mubarak everyone one love all ❤️❤️

  • @xagardheermidiachannelruma4189
    @xagardheermidiachannelruma4189 5 лет назад +2

    Ani walacbaan ahay wxaankariyana ma cuni karo lkiin hadu qof ikariyo wa cuna iso dhiib ❤amira❤🥰

  • @rodhahassan1388
    @rodhahassan1388 5 лет назад +25

    😋😋😋 leelefow waan jeclahy

    • @nasiibnew7766
      @nasiibnew7766 5 лет назад

      rodha suscribe agu shrf yaqe ruclips.net/video/vlDhVAwKDrY/видео.html

  • @Mohamedsamakaab
    @Mohamedsamakaab 5 лет назад +4

    Waaaw m.a amiira qurux gajaa iheysee markaa lelefow maqlay hunguri iga sodhacay amaa kugu dhajiyaa

  • @queenaamina744
    @queenaamina744 5 лет назад +3

    Maasha allh aado umacanyahay shakligisa insha allh wajariba wanjeclahy lkn magaraneynin sidalosameyo hada ada kabartay mahadsanid amira quruxx❤️😘

  • @ifraxjarmal4611
    @ifraxjarmal4611 5 лет назад +1

    amiira mnzha.allh wanka hely wlhi hppti qofka uku horeyo dawatay ayan ahay like izara

  • @fardowzasaid3626
    @fardowzasaid3626 5 лет назад +1

    Well Done Abaayo Amiira Iam First viewed Wanku Faraxsanahay Horumarkaga Waa Jeclahay

  • @naimayusuf712
    @naimayusuf712 5 лет назад +1

    Keep going abayu frist one ☝️😘😘😘

  • @aishazayedali9678
    @aishazayedali9678 5 лет назад +1

    Asc aniga waaye waanku cusbahay adiga mai taqaanid lkn aniga waan ku aqaanaa Mar walbo waxaan fiirsadaa video kaaga aniga waan jeclahay zaaid ayaan ujeclahay 😋😋😋

  • @zuhuurmohamed4425
    @zuhuurmohamed4425 5 лет назад +1

    Thank you qaali. Wlhi waaba raadinaayay meel aan kafiirsado 👍👍👍

  • @queentanya3787
    @queentanya3787 4 года назад

    Mahadsanid hunno waqooyi alaabtan laga yaqaan waligeyna ma cunin laakin waan sameynayaa berito 😋😋😋

  • @Aryaanaa
    @Aryaanaa 5 лет назад +9

    😋😋😋nafaqo iyo lelefow I love it wlhy😫

  • @najmaabdullah5176
    @najmaabdullah5176 Год назад

    Thank you abayo beri aya samesana🥰

  • @sacdiyojaamac7568
    @sacdiyojaamac7568 5 лет назад

    Shukran baaye sida fudud oo aad noogu sameesay noona fahan siisay

  • @idilomarhajinoor9922
    @idilomarhajinoor9922 5 лет назад +3

    Maanzha allah wlzheen amira qurux gacantada alle haku barakeeYo😍😍

  • @xluul6101
    @xluul6101 5 лет назад

    Wooow number 1 aniga noqday manta kujecliyaa mcnto

  • @sabirinabdi6018
    @sabirinabdi6018 3 года назад

    Dhareera iga keentay amiiro qurux abyo hormar wacn xabiibti

  • @faadummaxamud5075
    @faadummaxamud5075 5 лет назад +3

    Thanks sis waanka faaiday aniga❤❤💋🥰

  • @aishazayedali9678
    @aishazayedali9678 5 лет назад +1

    Wow nice your video yumm 😋 alaabtaan caadi MA ahan Abaayo waan Mahadsanid aniga iyo adnah waan idin jeclahay Salaan ugu daarsii walaasheeyda anigoo mahadsan Allah idin daweeyo xbbti

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 5 лет назад +3

    Mashaa Allah TabarakAllah
    Cunto qurux iyo macaan badan
    Cafimad ku cuna abayo Amira
    Mahadsanid xbbti❤❤

  • @fadumomaxamed4110
    @fadumomaxamed4110 3 года назад

    Asc waaw madhalaah tabarakalaah xabibti waa jeclahey lel lefow kher slaha kusiiyo waad nofa ideysey sharafeey shukren

  • @najmofashiyon2378
    @najmofashiyon2378 5 лет назад

    Masha allah wan jclhy wllhi xasus ayad igalisay gacantada allah haku barakeyo amira qurux

  • @Rocco-v7h
    @Rocco-v7h 6 месяцев назад

    Mahadsanid sis ❤❤

  • @nimomohamed868
    @nimomohamed868 5 лет назад +2

    Mash Allah siz thanks for sharing🙏really appreciate it👍👌

  • @nishanishnish303
    @nishanishnish303 5 лет назад +1

    Mwc 💋💋I love lalefow amira cdy walaley🤣🤣5 year maa arkin sidan wadan keyenaa kaa sotagi apayo

  • @fathiabdirizak5745
    @fathiabdirizak5745 4 года назад +1

    Msha alalh amiira quruxey abyo lelefow wa ikow wlhy hadan seena

  • @naimadaganofficial8540
    @naimadaganofficial8540 4 года назад +1

    masha alha keep going my sister qali

  • @nawalitainayusuf2823
    @nawalitainayusuf2823 5 лет назад

    🤤🤤wlhi dharera iga socdo waxan cml lisma tuso yam tam😁😍😘 ina smesto igu hley

    • @ldnkhl7407
      @ldnkhl7407 5 лет назад

      Nawalita ina yusuf 🤣

  • @Mohamet-t5b
    @Mohamet-t5b 5 лет назад +2

    Amiira qurux hore u soco

  • @umuzeyd
    @umuzeyd 5 лет назад

    masha allaah macaanto si fiican baad noogu sooo samaysay mahadsanid i like it

  • @hamariwiilbariofficial6601
    @hamariwiilbariofficial6601 5 лет назад

    Abyo codkaaga lee hdaan maqlo waa anigo ku dawanaaya oo kle😍😍😍😍😍😍😍

  • @ifrahali3122
    @ifrahali3122 4 года назад

    Www m.a abyo qrx waaye alle haku xafido mcnto👏👏👏🤲👸👸👸🌹

  • @samiyoali1227
    @samiyoali1227 5 лет назад

    Masha allah abayo macn💖amiira ad ayan ooga hely💗cashirkagi 1aad kan💓xigane wan ka sugeyna❤

  • @hibaaqabdi8102
    @hibaaqabdi8102 5 лет назад

    Masha Allah 😜😜😜 waxan cml hada arko dhuniya noqda

  • @quruxbdn7981
    @quruxbdn7981 5 лет назад

    Mansha allah amiiro raqaygan an rabaa abyo Nairobi anjoga ina so dhiibtid rabaa walac cml

  • @aishaelmi4591
    @aishaelmi4591 3 года назад

    Xaaax abayo walac ahay runti dharer igadadanayo so yummy wlhi hada samena😋😋😋😛😛

  • @sacdiyosuusuuchannel2457
    @sacdiyosuusuuchannel2457 5 лет назад

    maasha allah abaayo qaali keep going walaahi aadbaa uga helay waana sameysana insha allaah 1love amiiro qurux

  • @maryanruun511
    @maryanruun511 5 лет назад

    Waaaaw mnshlh dharerka iga socdo bananka kso gataa aniga from marko cadeeey

  • @iishaamo3280
    @iishaamo3280 5 лет назад

    waa markii iku horese an arko adigaa waxa lakafaido thanks for sharing

  • @kaafiyoabdi570
    @kaafiyoabdi570 5 лет назад +1

    M.a abayo gacan tata alaha ku days to ciil ayaa qabay lakin adaa kabar tay tankis abayo ❤ ❤ Love Amir qorox

  • @faizashukri9349
    @faizashukri9349 5 лет назад +1

    Masha Allah jazaumulallah qar xabibti ❤️

  • @samuunamohamed5204
    @samuunamohamed5204 5 лет назад

    Waaaw Masha Allah Caadi Ma Ahan Macaankiisa Thanks Amira Qurux

    • @ldnkhl7407
      @ldnkhl7407 5 лет назад

      samuuna mohamed 😂😂😂

  • @khayrhesho4463
    @khayrhesho4463 5 лет назад +1

    Waligey raqay maan maqal waa ii faa'ido anaga waqooyiga waxaan unaqaan xamar😘

    • @Mariam-hk4ot
      @Mariam-hk4ot 3 года назад

      Hy hy raqay ma taqanin macquul maha

  • @samiysharifsamiysharif6916
    @samiysharifsamiysharif6916 5 лет назад +4

    Abaayo aniga rer xamar ahi lelefow ka banka ayaa kasookadanah

  • @qurayshaaadan1956
    @qurayshaaadan1956 3 года назад

    Mahadsanid quruxey❤❤👑😊🌹

  • @Zuuzii228
    @Zuuzii228 11 месяцев назад

    Amiira waad soo jabtay😂😂😂

  • @Aymanking1232
    @Aymanking1232 5 лет назад +1

    Masha allh mahad sanid walashsy ❤❤❤❤❤manta samenaa insha allh

  • @onlyquen8387
    @onlyquen8387 4 года назад

    Mzhaaalah tx wlshy gacantada alle haku barakeyo💋❤

  • @queenkeyf5847
    @queenkeyf5847 5 лет назад +2

    Nafaqada waxa ku jeclahy patati macanta amira qurux keep going

  • @umuxamza6669
    @umuxamza6669 4 года назад +1

    MAASHAA ALLAAAH cajiib Waaye Amiiro yareey 💞

  • @xluul6101
    @xluul6101 5 лет назад

    Inaa ila sooxariirto ayan jeclan lahay wan kujeclahay inbadan amira qaali

  • @sucadomohamed4173
    @sucadomohamed4173 5 лет назад +1

    Mashallah leelefow wlshy amira guud😍😍😍

  • @maysuunpea899
    @maysuunpea899 4 года назад

    Amira kan codkaaga ma ahan runta sheeg hadaa fariintey aragtay

  • @haniismail6864
    @haniismail6864 4 года назад

    Waa macaan lkn wuu hawlbadan yhy mahadsanid wll amiira

  • @SAANQAADTV
    @SAANQAADTV 3 года назад

    kkk magac waka dhamaday Runti Somalia Leef leefow magac ka roon malo wayay

  • @anushkashekeye4365
    @anushkashekeye4365 4 года назад +2

    Intaa cunto karin arkayay inkastoo wax badan kadawan lkn amiiradeyda cashqa sharaxida akabixisay sida aan ukala dhigdhigty wali ma arag qof kula mid

  • @nimcmirre4998
    @nimcmirre4998 5 лет назад +1

    Waad mahadsnthy xppt saan u sugaayey

  • @lielaosman8710
    @lielaosman8710 5 лет назад

    Mnsha alh waxan ka faiday sida nafaqada lo sameyo shukraan

  • @farhiyomahamed8015
    @farhiyomahamed8015 4 года назад

    Leflefow iyo nafaqo maba cunun lakin wan isku daya insha allah wan ka helay💋❤😍🥰

  • @jaliilmoyare2178
    @jaliilmoyare2178 5 лет назад

    Wwwwwww mashaa allha keep going my sister💋💋💋💋🥰❤amira

  • @dhiirigelinaftaada5134
    @dhiirigelinaftaada5134 5 лет назад +1

    Wow ,keep going sis😘

  • @xafsobintumoha9454
    @xafsobintumoha9454 5 лет назад

    Abayo amiirooy kan kunitaankiisa wuuba iilaabnaaaa

  • @fardowsaqurux5506
    @fardowsaqurux5506 5 лет назад

    waaw masha Allaah qurux waaw😍👍👍👍💖💕Abaayo hor mar wacan

  • @jesmiinmaxamed437
    @jesmiinmaxamed437 5 лет назад +2

    Masha allah xabibati 😋😋❤

  • @fardowsoabdi5350
    @fardowsoabdi5350 4 года назад

    Man sha allaha ❤️❤️💯💯👌👌wanka halye Wlhi

  • @nabiiladaahir3482
    @nabiiladaahir3482 5 лет назад +1

    mashallah Amira Qurux horay u soco ❤❤❤❤❤❤❤

    • @fartunabdi9052
      @fartunabdi9052 5 лет назад

      Maasha.allah soobadi cuntakariska horay usoco

  • @bushraali5786
    @bushraali5786 5 лет назад

    Nafaqada kaa faaiday walashay amiira keeb going

  • @amiirabulle5705
    @amiirabulle5705 5 лет назад +1

    wlh leloofoo waan jeclhy wlh Amiira thnz ❤❤❤💖

  • @asmaofficiall278
    @asmaofficiall278 5 лет назад +1

    Siqurux badan ayaad usameesay masha allah

  • @sucadhappy9716
    @sucadhappy9716 5 лет назад

    Masha allaha keep going my sister 🧕🏻😍

  • @queenraatica2692
    @queenraatica2692 5 лет назад +3

    Ar amiiro dhrerka igso daty😋
    Saxa wa hana xppti😍

  • @maryaniitoosman5437
    @maryaniitoosman5437 5 лет назад

    Hablo waxad isheegtaan leeleefowka ma kaligii ayaa la cunaa mise roodhida lagu cunaa

    • @ayanibrahim5092
      @ayanibrahim5092 4 года назад

      Hhhh kaligii ana quraac ku cun waxan u maqlaynaa quraac waxad u taqaan but ama sanbus ama bejiye

  • @Najuumfantastic
    @Najuumfantastic 5 лет назад

    Hore usoco xbbty MashaAllaah wan ka helnay❤️

  • @daahirodeeqa3708
    @daahirodeeqa3708 4 года назад

    Illhow walaca noo fududee wallee wax walbo wuu ku tusaa alx haduuba mas cun i dhihin

  • @kifaaxmirecali2106
    @kifaaxmirecali2106 3 года назад

    Wa inan sameya insh alh dharerka iga dhamdy

  • @nasraali3432
    @nasraali3432 5 лет назад

    Amira cadey wnku salamay Adnan ka wrn iyo dhaman carurta iyo apaho

  • @Walasha8
    @Walasha8 4 года назад

    Caba biseel ah oo jilcn mka sameen kraa sis

    • @rahmoibra1930
      @rahmoibra1930 3 года назад

      Waad ka samen san kartaa lkn ciirinka oo ku macyshay

  • @xafsaaxmed7269
    @xafsaaxmed7269 5 лет назад +4

    Masha allaha 😍😍😍😍😍😍😍❤❤❤❤❤

  • @fardowsecabdulahi2079
    @fardowsecabdulahi2079 5 лет назад +15

    wlhi shalay baan xamr weyne aday aniga iyo gawar sxbtey 2$ lelefow iyo bajiyo kuso cunay sidan uso cunay lee hada dharer iga imaday kii shalay so xasustay gawdhi lelefow rabto xamr weyne lee haa ado🤣🤣🤣

    • @umuimranabdalle9683
      @umuimranabdalle9683 5 лет назад +3

      fardowse cabdulahi maa subsatit maxaa meel uga radihee abaay

  • @laylacabdi784
    @laylacabdi784 4 года назад

    Mashallah amiiro qurux waan kutaageeraa

  • @sahrocumar7226
    @sahrocumar7226 5 лет назад

    Mashaaa Allh abyo mcnto ilhey ha idin daaweeyo

  • @niciimayousuf3862
    @niciimayousuf3862 5 лет назад

    manzha allh amiira Qurux kep goin zizy

  • @Mariam-hk4ot
    @Mariam-hk4ot 3 года назад

    Amiiro nafaqo ukun lagu darayo waligey ma arag sheeko kle miya

  • @haashimabdalla4751
    @haashimabdalla4751 4 года назад

    Ina barta raba wll sen ubarta amiira

  • @Missperthchannel
    @Missperthchannel 5 лет назад

    Bisbaas na bar please maxaa ka sameeysay iso sheeg

  • @faadumadelastqueen9654
    @faadumadelastqueen9654 5 лет назад

    Masha allah gacantada allaha hakuu barakeeyo abayo

  • @kaltuunyuusuf4640
    @kaltuunyuusuf4640 5 лет назад

    Mnsha alh wlhy wn kahelay xppti amira qurux

  • @sabriina444
    @sabriina444 5 лет назад

    Amira 2018 ayaan RUclips keeda arki jirey , amira goormaad so labatay

  • @haboonmowliid9344
    @haboonmowliid9344 5 лет назад +1

    Maaaasha allaaha abayo macnto lelefo mcn badan

  • @hiboxuseen973
    @hiboxuseen973 5 лет назад

    Wcs waraxmadulaahi wabarakadu waan kaa qaadnay midlamida naka hoo

  • @hibasacid1558
    @hibasacid1558 5 лет назад +1

    Leelefow anile liga so gary Love lelefow😋😋😢

  • @maymacumar2571
    @maymacumar2571 5 лет назад

    Masha allah amiira hore usoco xbbti 🥰🥰🥰🥰

  • @canababdullhi770
    @canababdullhi770 5 лет назад

    Masha allah xabiibti cafimad kucun 💝💝💝

  • @boqoradakulmisboqoradakulm2781
    @boqoradakulmisboqoradakulm2781 5 лет назад

    wlh meesha iiga soo carfooyaaa❤❤❤🖒🖒