Asc Akhyaarey wxn idinka codsanaynaa in aad nagu soo biirtaan wxn Ku hanwaynahay hadii Alle idmo in aan gaarno 5k bishan intayna dhamaan Fadlan cimaamada nagu Tuur waan u qalanaye mahadsanidiin Guul iyo Gobonimo insha Allah
Flimkan igu sawir miya, qof walpo uu caqli leh wu daremi kara in lisla😂 ogyahay flimka, side microphone 🎤 logu xiray hadi ee ogeyn😂 Midakale emotionalkeyda fiiri😂😂😂 Baba Flimkan ani kama qaadan mid kale ino keen😂😂😂😂 inta igu raacsan like 👍
Waad ku mahadsan tahay gabdha sida wanagsan ee Aad u caawisay balse sow kama fiicnaateen adigoo khudaarta ka qadan in Aad caawiso waayo. Waxaa laga yaabaa inay ka burburto khudaartu
Waa iska brnk yar oo ay isla fahmeyn lknse muhimada taas ma ahan ee waa inaad cawisay qof daruuf heyso intasaa muhiim ah kaliya Mahadsanid wll allaha ka ajar siiyo
M.a nolasha is be isbe walahi shalay saas ayay aheed maantahyna saan arkay ayay tahy m a illllahow u barakey waxa waliba ay haysato inta haysana illlow siii amiiiiiin yaarabi
29/11/2024 qoftii shalay qoraxda adeega u fadhisay OO maanta maleesiya joogto m.a ❤
Haa wlhii 😂
Isku midnhy 😅😅 hada hurdo kaso kacny😅😅
Markay dhahayso hooyo karti leh dhab weeyaan ileeyn
Anibo hadaan arkay
Allh nolsha u kufiye angana hanoo kufiye masha allh hooyo karti leh
Hadaad ujeedo magaca nebigena Muhammed
❤Scw❤
Like 👍 saar🤲🥰❤️❤️
Scw scw scw scw scw scw 😢
Scw scw scw scw scw
Salalahu calayhi wasalam❤❤❤
Scw ❤️
Salalhu aleyhi wasalam
The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet muhammad 🥰❤️صلي الله عليه وسلم
صلي الله عليه وسلم
Scw ❤ kawsar qurux😢❤
Scwscw❤❤❤
😢🎉😂wax
Salalahu calayhi wasalam❤❤❤
ku sali nabigeena muhamed scw😢😢😢😢😢
Scw scw scw
Scw scw scw scw scw
Salallahu Caleyhi wasalam
Scw
Salalaahu calayhi wasalam
40 qof ducadoda waa aqbala plz iso duceya Abayo iyo Abowe muraad Ayaa leeyahay🤲🤲 🥺🥺🥺
@Queen Illaaheey Subxaanallaah Watacaalaa hakuu fududeeyo muraadka aad leedahay haduu khayrka kuugu jiro.
Muradkaga allah ku sahle
Amiin wllo me two
Alle haku sahlo muradkado macsilahen aamin
@@hamsahassan5788 Amen 🙏
Hadii aad artiye magac Allah like sare ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Aan kusaliya nabigeena scw ❤❤❤
Salalahu calayhi wasalam❤❤❤
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Scw ❤️
Wax wanagsan marka sameysaa Aduun iyo aaqiro ayaa ku liibaneysa 💯insha allah ✌️
inta og in aya is ogyihiin 😂✋✋
😂
Hhh aysinada
@@RingerMaame-cz2ze garacsanidaa
Masheegee marka😂
Dhibka dhaafa😂
Gabadha laga dareemaya inay beentahy emotional keeda tankle 🎤 📷 balaga darema
Masha Allah illahey Ajar iyo Xasanaad Hakaa Siyo Xidiga Yuutubleyda Somalia Babajey
Dadaaba qiiroday oo masha,Allah so qoroyo😂 War waxan waa jiliin jiis na aaminad maleh😂
Haday Ben katahay xitaa waa tusmo oo weliba wanagsan wa na lagu dayan donaa adigaba ad aha tidey doqonow
Alla gadaal le ka ogaade iney been thy 😂 Ewel waa iskaqiireysna 😢
wax garad
Mashege Marka 😂
Islantisa miya
Inta og in la isla ogyahay 👍
Sida dunida u SHAQEYSO waaye sxboow ee marka iskaga raaxeyso ninbaa soo BAXAY eh
Wallhi waa xanuun inan yar oo ooday waayel qabo 😢😢
Big legend always babajey helps 👍💯💯❤
Rufuuuuuuuurq😢❤
Masha allah
Illahey ajar iyo xasanad
Hakaa siyo
Dadku itaada xunbey arkan
Lkn way ka indha layihin
Dhankaga wanagsan
Gebedha waat ka farxisey , masha allaah ilaahey qeer haku siivota baaba jey
Walalayal muraad ayaan lee yahay isoo duceeya please 40qof ducadoda waa aqbal ayaa la dhahay🥹🤲
baaba jeey sida dadka uga farxisid illahay hakaga farxiyo wll❤️❤️🙏
Ilaahoow hadaan baaba jeey aamin jiis iga dhig
😂😅😊😅
Asc Akhyaarey wxn idinka codsanaynaa in aad nagu soo biirtaan wxn Ku hanwaynahay hadii Alle idmo in aan gaarno 5k bishan intayna dhamaan Fadlan cimaamada nagu Tuur waan u qalanaye mahadsanidiin
Guul iyo Gobonimo insha Allah
BABAJEY WALAAL QALBI WANAAGSAN MAASHA ALAAAH ❤❤
Masha Allah Baba jeey qalbi Wanag allaha ku xafido
Flimkan igu sawir miya, qof walpo uu caqli leh wu daremi kara in lisla😂 ogyahay flimka, side microphone 🎤 logu xiray hadi ee ogeyn😂 Midakale emotionalkeyda fiiri😂😂😂 Baba Flimkan ani kama qaadan mid kale ino keen😂😂😂😂 inta igu raacsan like 👍
Mahadsanid babajey alle badal qeyr qabo haku siiyo
Part 2 😂😂😂 filmkan waa iga gadmay wlh😅😅
Ey ey dale aa tahay sheekada waa fahantay kwrn 😅😅😅
Anglada ee camerada kadaceyso ila firi
Somali vip usa wy kadaran tahy 😅😅
Masha allah babjey dad waad cawisa ale haku caawiyo saan ku soco❤❤
Inkastoy short film iska tahy Oo la isla ogyhy hadana wax fcn ayaa qabatay🙏🏼
Waad ku mahadsan tahay gabdha sida wanagsan ee Aad u caawisay balse sow kama fiicnaateen adigoo khudaarta ka qadan in Aad caawiso waayo. Waxaa laga yaabaa inay ka burburto khudaartu
Wll muqaalka dhameyso wu usoceliyey adeega
@@quenfaiza2543 walalo inuu u soo celiyay waan arkay balse khudaartu way bururaysa marka bacaha lagu gurayo sidaa ka wadaa
Babajey nin qalbi wanag san illahay haku xifdiyo🎉🎉🎉🎉🎉
Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤
Ku dhaxwaalo 😷😷😷😜😜😜
Waan raba wll inte kala soo xirira
Guulayso Baba jay khayr alle ha ku siiyo wlhi sxb jiraa tahay cinrigaaga alle ha dheereeyo
Masha allah Wll alllaha ku caawiyo sida aad ucaawisey wlshyda 😢😢
Baaba dadka adoo klei ahi intay dadka kudhex jiraan wali umadan way sii wanaagsanaandoontaa
alleh haku sharfo zhp
from reer_sheikh isxaaq ❤😊
Isaaq aqligood sidaan muu u madhan yahay?
Mise Arimo camero iyo Social media mayaqaanin hargeysa waa duur baadiyo ah😂😂😂
Mashaa allah baabajey ajar iyi xasanaad allah hakaa siiyo big legand🎉🎉
Aad ayaad ugu farxisay ood u kaalmaysay❤❤❤❤❤❤
Walhi babajeey yuutubarka dhan oo somaliyo joogo waaka fiicn yahay qof kasto darof hesato waa cawoyaa kacanti wax bixiso wax soogalan alha kuu dhiibo wallkey ❤
Adiga cagliga video ma run miyaa oo maa leene ileen camerada wey oo jeeda nagtan waxaan waa khiyaali
M.a babajey waad ka farxisay wllsha rabi haka farxiyo
ALLAH IS ONE❤
Very emotional. Maasha Allah brother
Wxa ugu qeyrbadan ajarna kuheleysa wllka oo Aad murugta ka dulqaadid
Alle ayaa murugta qaade
Baba hada ayaad ficil qiimo badan sameysey kusii soco haka caajisin insha Allah
Micrephoneka yaa u xeray hadeysan isla ogeyn waxay ahaato baba legand tahay hore usoco ❤
Muhimad waa cawimad
Big legend caawinta dadka danta yar aad bey ku anfaceysa aakhiradada thanks bro
Hadaan ku aamino saas👩🦼😂
😂😂😂😂
Waa iska brnk yar oo ay isla fahmeyn lknse muhimada taas ma ahan ee waa inaad cawisay qof daruuf heyso intasaa muhiim ah kaliya
Mahadsanid wll allaha ka ajar siiyo
Ma. Sifcn ugu Farxisay😭😢
Sii lama filan u camera HD ah iyo audio fasiix yaaab. 😂😂😂😂 baaba Jey funny waye nio
😂😂😂😂😂😂😂
masha allh muhiimada🥰ina caawisid waaye ilaah Ganacsiga ha u barakeeyo Hayaat
Hada baba jeey xayaad ma aqoonsan waynin koleytaba wax wangsan sameysay lkn kadis ma ahan tan guleyso baba
M.a gabadha iska happy waaye baaba adna saad ugu farxisay allaha kaaga farxiyo I.a
Maashaa allah allah janno hakaaga farxiyo
M.a. BAABA ku soco wllhi inaad Masaakiinta Caawiso Waa wax weyn lkn waxaa kasii fiicnaan lahayd inaad Adigoo ka iibsan inaad Caawiso KUSOCO BAABA🥰🥰💯💯✅
Suu uhadlayo😂😂walashey kuyeh dofaar ween ruwayad badana
Hye quruxy xld kawaran makulaso xariri karaa
Nagta laga darema in ay isla ogyihiin 😂😂😂😂
cagadaha bacda lagu guraya igadrn iyo kabha been dhar laan ah😂😂😂
Waaw m.a which one very good person is full mind maasha Allah ❤❤❤❤❤
Masha Allah tabarakallah baaba jeey iyo saxibadii
baba jeey waligaa sidaan ahoow legend tahay
Manshaallah baba hey Allah hakuxafido
Kusliya nabiga
Baba intan in kabadan qofka ad cawini kartid cawi 😢😢
Muhiimadu wa inaad mwlinteeda u qurxisay walaasheen
In la caawiyo wee Fcnyhy 😢lkn Riwaayad baa wadaa babajey😂😂😂Camera Io microphone 🎤 Ka ma aragto Mia 😂
Flm caadi waa 😂
Waad ku mahadsantahy hda caawise
😂😂😂😂
❤❤❤ baba jey wlhi nin fcn aya tahay masakintana cawiyo
Wlhi inaan kutaageero ma jcleen lkn maanta waan kutaageerey layaab waan jclahay dad dadka caawiyo waa kugu dhiiri galinayaa wll guuleyso aad iyo aad waxaan iyo wax kabadan kaafilaa wll qaali ayaa thy nooloow inta nolol jirto qeeraa kuura jeenaa wax badan ayaa qas batey ani fakir fiican ila thy saan kusii wat 👋 good❤
Camerada weba ujeda anage wexe rabaan no shegaan
😁😄😄
😂😂😂😂😂
Waalidka caruurta isaga guurinaya cajiib!💔🙃
Wad is ogtihiin ha deysan ku ogeen
camerada dhankeeda ka imaaneysa sidee ku duubteen
In ay is ogyihiin yaa igu raacsan
Gabadha Codkeeda Filmaantii Hindiga ayaan soo xusuustay walahi Aatirisho miyay ahayd tollow
M.a nolasha is be isbe walahi shalay saas ayay aheed maantahyna saan arkay ayay tahy m a illllahow u barakey waxa waliba ay haysato inta haysana illlow siii amiiiiiin yaarabi
Wanagaga dadka ma arkaan miya baba😢❤
Masha allah waad ka farxisay allaah hakaa farxiyo
Inta og inu mic uqarsanyahy😂🖐🤣
Ogisdaad sheegeysid waxy waba ay cade😂😂😂😂
Masha allah amiin yaarabi guuleso baaba ❤❤❤❤
Inta markey Caan noqotay araktay😂
Ma'inaa wareysataa uso baxday mise inaabwax gadatit ama caawisid dhaqan nocee ledahay wllo ilaah kacabso
Baaba 800K coming soon inshalah 🎉❤🎉❤
Alla kan been badanaa waa wax ay isla ogyihiin ayuu rabaa inuu naga dhaadhiciyo yaab
2024 wadankay jogta hada 😂
Thanks Baba jeey bro
Wa codsi baba farinteda inad aragto rajaynaa 🙏🙏🙏🙏
Inta 2024 arky asc😂
Wcs😅
Wcs😅
wllhi waxan waa jiliin Bal microphone codka kaso qaadaya yaa u dhiibay😂
Muhiimadu wa inaad malinteeda u qurxiseen waxa kale waxba nagama galin
Xayaad markaan wey waxeey iheed taabu racaad😢
❤❤Asc🎉🎉Team baaba😊 wxn idinka codsanaya wxn challenge kula jirnaa kenyatti fadlan na tageer oo nagu soo biir oo ka mid naqo 1k ugu horeeya inshallah
❤
Maashlah maashlah maashalah ilahow umada uwada gargar baaba hoshada wado ilaah talada saaro waxba kaxuman Mayan
Hada waxa naga dhadhIcInysa qoftan imay aqonsan benti oo lugo leh 😂😂😂😂😂
😂😂😂😂😂
Ani yaabay
Kadha dhicina😊
Wll Baaba Jeey ALLE haku Barakeeyo
camera man ka jini miyaaaaa micnqha😊
Ale waxaan kaga baryaa badly qer qabto in uukusiyo baba jey
Hada ayan wacay numberka lacagta lugu tuuraye waxan waydiyay inay isla ogayen iyo inkale 😂😂
Marka hada in lagu dhaho maxaa lagu dhahay masugey hhhh somali war jeclideeda ogaatay
Gabadha Camerada ma aragto maa hada naga dhaadhicin rabtaa 😂😂
Haa 😂😂
Waa taan is waydiinayay wlh😂 xitaa 🎤 luqunteeda ku xidhan u maleeenaya sababto ah codkeed iyo ka babajay waa same hh
That is emotional vidoe that i like it vamos my hero babajeey
Baba ilahi janada hakugeyo
Ku saliya nabiga scw scw scw
Mashaallah baba guul inshallah wadkafarhisi🙏
Alleh haku barakeeyo
Horta haday ka dacada tahay wada fcntahay lkn wuu ogtahay erfone baay haay sata waayo codkeda toosbuu noo gadhay taasa cadanaysa. Qofka ku xiga waxaad Ka dhigta mamo tiktoko plz
In eybenthy waxan garty marke komboyinka ugu riday bacda
Film maa la duuboyaa waxaa arki jiray iyadoo camarad la qarinaayo
Lkn camirada laiska dawado