Hi sister Madhquulka badan Laakin cuntada aa diyaarineyso noo dhadhami gaaji ayaa i qabato You cooking style is excelente Inshaalh i hope you high well done 7 star Food
My dear Sister Cuntada sida aa u diyaareyso waa herrsare sida u banshageyso qurux badan Laakin please gloves gacmaha gasho Chef shukri hotel 7star laguu furaa
Thank u abayo haduu isoogaaray dhanaanka abayo maxa lagu cunaa isagoo bisbaas wata majiraa ? Maxaa lagu cunaa maraq macaan buu noqday waan tijaabinayaa
ruclips.net/video/KBvMLPvfpM0/видео.html
Waka sorac
Wan kula socdaa qaali❤❤❤🌹🌹❤❤
7 star hotel
Hi sister
Madhquulka badan
Laakin cuntada aa diyaarineyso noo dhadhami gaaji ayaa i qabato
You cooking style is excelente
Inshaalh i hope you high well done
7 star Food
🤤🤤🤤🤤🤤
Mahadsanid wll shugri ilhy gacnta haku barakeyo sida codsigyga u aqbashy wan kaga mahadcelinyaa
walalahey isoduceya in alle kurbada iyo cabsida igafedo dar alle iguso duceeya 🤲
Alle ha kaa dul qaado dhibta abaayo mcnto
Allah kucafiya
Illhy haka qaado abyo
@@drshodanomarsiyaad8811 aamin qaali
@@fartunosman7167 aamin mcnto
Habo wlhi dharar iga keenay hade ba ilmaha iga garaafan hada xamar weyne kadonan raba oo iskudiyari noya adana uspp ah oo dharer igakeenay🥰🥰
Sas mo umacanyahay abyo
@@umumuhsin4626 m.a wlhi muqkaal kiisa kahelay anaga leflefow kunol baan nehe
Magacayku waa ayan abay walac ayan ahay dharerka iigadatay masha alaha
Ita kuu cafiyday ana kawka eh
Wlhi hbo dhareerkaa iga dhamaady xalkeyga ilaaha og lkn dhib mlhn ilhy haku barakeeyo
Mashallah habo gacantaaada alle ha barakeeeyo alle dartiis kuu jecelahay habo qurux wax badaneh waan kaa bartay thanks ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Reer waqooyi mafhmyzaan alaabtaan😂😂😂
Mashaallah Allah kubarakeya❤❤
Masha Allaah hanawashifa waqurux mawaxbalagucuna misesidiisalocuna
Wow Masha Allah 👌🏾 wax wey an umaleni jire wuba fududyahe mahadsanid wll😘
Maasha Allah qaali shukran jazaakillaahu kheyrah inoo sookali bajiyo digirta cad lakasameynayo iyo sambus qumbo lakasameynayo qudarlee sambuska
Caba lafka yaryar ma isticmali karaa
Waw mashaa Allh hoyo mcn shukri quruxey rabi haku xifdiyo mcn❤🌹🥰♥️♥️💋💋🌹🥰😍♥️😘🥰🥰🌹❤❤❤🌹🌹🌹🌹🌹💋🥰😍🥀🥀♥️🌹❤❤❤
Waa markii 3 ee an samesto wlhi suu u macyahy lee ilahey haka abal mariyo ano walac aheena ku waashay ano walaca haben iyo maalin lee cuni lahaa😂
Mansha Alaah wixii aragoda kudeqo auuntodu kudeeqdaa waa cajab
Masha Allah sami
ALLAH HAKU BARAKEYO.
Maasha alah dadka yar yar ayaa meeshan maanta loogu talagalay heer walac soo dhawada shugri qaali alaha ku xifdiyo aamiin 🤲😋👍⚘
Cabe l kariyay aboy aboy intba k lalabody wllhi wx kle n tus kn nga daayo
Maansha Allah xabiibti yummy yummy.
Maama shugri walac waa is hilmaansiinoyaa ha itusin 😆 🤣
Mansha alaah geesiyad qof lagu dayan karo hore u soco mamo
Masha allaah xabibtii alle haku barakeyo gacantada allaahuma aamiin
Waw masha allah walahe shukre conta karn badan kafaiday
Mashaa allh habo macaan nairobi hadaan joogo iridaada lee igu arki leheed an wada raali ahaano aniga iyo intii ila midaa
Asc manshaallaah shugri alaabtaan maad isoo dhiibtit sister 👍❤️❤️❤️❤️❤️❤️🌹
Mansha alah mama wax badan ayan kaanarte hda waxan dubaaye baankeeg aan kaabarte adiga gacanta ilahey hakuu barakeeyo
Thank you!❤️
I wish inaan heysto qof isubiyo abayo aniga walac ah 😰😰😰
Walee walac aniga waxbo kuma jeclado wax la cuno iyo wal la cabo laima tusi karo sariir uu isaraa illahow aniga iyo intii ila mid ah u saqir yaa rabi 🤲😓
Amiin yarabi
امين يارب
Amiin yaa allah abayo qaali aniga kula mid ah wlhi Ax
Yaanyada hadaan iska daayo kawrn
Masha allaah habo mcn alle haku barakeyo
My dear Sister
Cuntada sida aa u diyaareyso waa herrsare sida u banshageyso qurux badan
Laakin please gloves gacmaha gasho
Chef shukri hotel 7star laguu furaa
mashallaha tabarakallah dhadherka dharere ka anagadetii cafimat kucuna inshallah xabibit 😋
Masha allh abayo qaali plz iisoo boqo youtobkeega ina shergareey plz
Team walac ismujiya hee 👍
waika
Qash
🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍
Shukran abyo si fcn ayuu igu sobaxay😘
Kastarka waranko maku badali kara sis qaali
Aduunka waxaa ugu jeclahay dhandhanaan allow ciil waynaa melaa jogo aqoonin wax dhanaana xitaa waan waayay waana ku walacey😭inkastoo aduunka saliid kabsar iyo waxaas laitusin
Masha allaha ahukei qali
Mashalla shugri
abaayo gacanta allr hakuu barakeeyo
Sijawai sikia hii I wil try
Hhh kenyan dhab ah batahy markas
Haa abayo
Thanks.xbbt m.allsh🥰😚😇
Asc wll qali igu dhawe janlkaga Labar kagana isodir ok
Mashaa.lh
Ani mesha jogo cambe mcn ah yaal nah maleh cambe carab wan samesanaya lkn
Hello msl
Mummy thnkz💖🌹
Abaayo mcn ilahay gacantada hakuu barakeyo abayo kastarka labaniyad miya
Haaaa
😋😋😋😝
Waaw mashallah shukrinlyey anigoo walac aheen ayaa dhareerka iga dhameysay saxibey hada kadib igu haley inaa samesto inshallah gacantada allah ku barakeyo cafimad igu cun qali 🥰🥰🥰🥰🥰
Maasha alaah abaayo Yammy waaye alaabtaan
Ana soman hunguri iga qabty😍
Dhareerka iga socoda
MashaAllaah says 😋😋😋😋😋😋😋😋
maamo shukri aniga dhipa ayaan kuqawaa lamrka aad kuso qortiit alapta aa tik toka sogaliso wayo mawa laqawanyo marne wuu dansanyahy anga wanka fogahy magalada ee talo keen mashinta ayaan raway hadena iga dhamanin ee taalo
Mashaa allaah tabarakallah
Shukri sharaf dadaal wacn qali dumar
Waaawo mashalh Allha cadi maha
WAligey marag balse wan kahelay👏
Mashalah thank u momy love you❤💋💋💋
Hooyo shugri iga sogaar dhareerka✌ 🌶😭❤💯
Maansh allaah
Masha allah🥰🥰
ماشاء الله ❤😋😋
Masha Allah❤❤❤❤❤❤
Laailaaha illalaah dharerkaa iga qubanaya
Ar shukriyaa leefleefoow miyaa keentay heer shaashleey dhareerka yaa ku celinaayahee kkkkkk
Masha allah keep going habo mcn
❤❤❤
Mashalah jazaka lah qer
Hala isoo booqdo waa wlaasheen salma la jecleey.....
Masha Allah hooyo mcn
Waaaaaaaw
Mash Allah tabaaraka.allah
Raqay maku darin miyaana
Masha allah 😋😋
Masha Allah 💓💓🌹
Asc isxabta hawo shuri iso beeqda
Leflefow markaad adigu inoo karineysid macaan waaye lakin markan aniga kariyo uf waaye ma macaano ma ogi sababta habo
😄😄😄😄😄😄
Asc maasha alaah xabbti 👌 dhareerka aaway waxii lagu cunaayey
Msha allh ☺️
❤
Yummy 😋 mahadsanid cadeey
Dhareerka iga qubti hada karasanaa
Thank u abayo haduu isoogaaray dhanaanka abayo maxa lagu cunaa isagoo bisbaas wata majiraa ? Maxaa lagu cunaa maraq macaan buu noqday waan tijaabinayaa
Xagaasa kaderema mcnkisa😂
😋🤤🤤
Mansho alah dear
Masha Allah 💞💞💞💞💞
Masha allaah abaayo
Cafis tahy 11 bil kadib walac ahay
M.allh hpo
Asc walah😋😋
😋😋😋
Maasha allaah
Cunta lagu cuna miya🤔
Hh lelefow wlh hadu isaran yahay video wa iska so raacay ha kali xita wa cuni karta basbas aa ku dare mcn wa iyo dhanan walaca lo cuna 😋😋
Thanks
🤤🤤🤤
MashAllah walalo Allah ku xafido 💕
😋😋😋😋😋😋😋😋
😅😅😋😋😋😋😋😭👌👌
Hadan kasoo tuura