16.Sir Oo Uu Jecel Yahay Wilka Xiriirku Kala Dhaxeyaa.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 31 дек 2021
  • 16.Sirood Hubaal Wu Jecel Yahay Usame Adiga.
    F.G Qofna Haku Mashqulin Sida Uu Yahay Ama Sida Uu U Hadlaayo Kaliya Cilmiga Ka Qaado, Wax Un Ka Faa'id, Lakin Ha Oran Hebel Waa Sas, Hebel Ma Ficna, Tasi Danbi Ayey Kugu Tahay Adiga.
    Kuumana Wanagsana Midaas.
    Wexeynu Juhdi Ku Bixinaa Si Aan Idinkugu So Gudbino Wax Idin Anfaca Ama Wax Faaido Idin Noqon Karaa So, Hanaga Ilawin Inad Subscribe Gareysatid Channelkan,
    Muuqalkana Inad Like Gareysid Wax Badan Ayey Inoo Tahay Saxibayaaal
    #Subscribe #Like #Share
    Wixi Caawinaad ah Ama Tallo Aad Iga Bahan Tahay, Waxad Fariin Igu Reebi Kartaaa Dhamaan Baraha Bulshada Hoose Kaaga Muuqda. 👇👇
    Insta || AbdiRahiim Ali
    Fcbook || AbdiRahiim Ali
    Whats'Up ||++++++++
    Twitter || AbdiRahiim Ali
    Muuqaalo Short Ah Oo Status Ah Waxad Ka Heli Kartaa 👇 I Hope Iney Ku Qancin Donnan......👇
    TikTok || AbdirahiimAli3
    F.G Kama Jawaabi Donno Su'allaha Qaar !
    AbdiRahiim Ali Hab Cilmiyeysan Wax Uga Faa'id Hal Ku Dhigeenu Waa Inad Wax Un Iga Fahantid...
    Hal Qof Un U Share Garee Muqalkan, Tasi Wexey Ino Horseedi Kartaa Channelku Inu Garo Bulsho Badan.
    Love U Guys 💖✌Peace Out🤞

Комментарии • 42

  • @Verich12345
    @Verich12345 2 года назад +28

    Wllahi been ma aha qoftyda markee ila kaftameeso zaaid aaa usii jeclaaada👸❤

  • @hoodofaysalxasan9075
    @hoodofaysalxasan9075 2 года назад +9

    Thanks wallmcn mashAllh Intaba wan u samiya Suldankayga an jeclay ❤️❤️markasda waxa u dhah qof gan u bahnabathat❤️❤️

  • @emem3711
    @emem3711 2 года назад +11

    Wan kufarxsanhy weli sidaa nooga haqabtireyso
    arimaha jeceylka keep goin ilaa aan kamiro dhalino casharadaada

  • @RaynRayhanAllaleh
    @RaynRayhanAllaleh 6 месяцев назад

    Allah moubarke

  • @nasteexoiraad
    @nasteexoiraad 11 месяцев назад

    Futurekayga lee ka hadalysaa apoweh💯🙌🏻🥺

  • @KaahwacdiAadan-td2hz
    @KaahwacdiAadan-td2hz Год назад

    Ay wax ka fa iday wllhi sxb mahdsanid 🙏

  • @AaaaBabba
    @AaaaBabba 10 месяцев назад

    M.a waxbadan ayad ibartay waxadna tahay macalinkayga wanagsan😊😊😊😊

  • @nimcolove7988
    @nimcolove7988 2 года назад +3

    m.sha allh wlal gul wcn

  • @ilhaaanmaxamed8115
    @ilhaaanmaxamed8115 2 года назад +4

    M.a thanks ❤️💯

  • @bilancadey1157
    @bilancadey1157 2 года назад +10

    Masha Allaah .
    Walaal .
    Qofka aan jeclahay ima fahansana sidee qalbigiisa Maalmo kooban usoo jiidan karaanna

    • @qothowcade7626
      @qothowcade7626 2 года назад +1

      iskikatag .. ama 3 malmood kaa amuuse

    • @bilancadey1157
      @bilancadey1157 2 года назад +1

      @@qothowcade7626 Ee markaas maba isoo xeriirinaaye

    • @emem3711
      @emem3711 2 года назад +1

      Run weye ka aamu markaas buu dareemi dona inuu jeceyl kuu haayo

    • @niyowyare9438
      @niyowyare9438 2 года назад +1

      Dareensii oo tus asaga inaa daneyneeso

  • @sabiriin8718
    @sabiriin8718 2 года назад +3

    Ani qofkeyga mar walbo oo aan radiyo hdlka wuu ii gabiya lkn hada radinin wuu isoo raadiya intii inka bdn✌️

  • @sabiriin8718
    @sabiriin8718 2 года назад +5

    Wiilasha hda mar walbo wacdo wee ku nacayan xaqiiq🥺

  • @Adnoibraahim21Adnoibraah-zg6fo

    Sᴏᴏ ʙᴀᴅɪ ᴀᴅɪɢᴏᴏ ᴍᴀʜᴀᴅᴀ sᴀɴ 🥰

  • @user-dx1se6xw4c
    @user-dx1se6xw4c 6 месяцев назад

    Sobadi wll waan kugufaiday😢😢😢

  • @riihaam
    @riihaam Год назад +1

    Our relationship is going very well wllhi kow saxibo ayan ahyn kdb jacyl iso bndhgty ano awal jclaa kaftan qosol jacyl naxariis 😊❤

  • @xasanbaydhabo6899
    @xasanbaydhabo6899 Год назад +1

    😮😮

  • @hawayurubmohamed4460
    @hawayurubmohamed4460 2 года назад +1

    Waad mahadsanthy wll mcn

  • @ayaanabdikariimomar3401
    @ayaanabdikariimomar3401 Год назад +1

    Thanks brother ❤

  • @asmomuxsincabdale5429
    @asmomuxsincabdale5429 Год назад

    Lkn wilasha ajanabi kala nahy selola gagal😅 wlhi macqul mahan

  • @shamsaabass
    @shamsaabass Год назад +2

    Kaftan mba aqane wll siden ula kaftamaa😥??MA II SHEGI KARTAA WLL SI AAN ULA KAFTAMO JACEYLKEYGA😭

  • @faysalbashiir5595
    @faysalbashiir5595 2 года назад +1

    Rahiim ali

  • @amranmoha9230
    @amranmoha9230 Год назад +1

    Waxan Daneenaya in aan ku barto 🤗🖤

  • @abdinasirmuse2667
    @abdinasirmuse2667 Год назад +1

    Love make 👸and 🤴

  • @faysalbashiir5595
    @faysalbashiir5595 2 года назад +1

    Legend

  • @user-qg8eg2yc6v
    @user-qg8eg2yc6v Год назад

    Waxaan xaskisa ahaa wiil awlaad umaa dhalin wakala taaganay hadan uilaa Soo xirira balse waxooga marku Ilaa joogo balook uisaar marka qaara maar caadi Buu Ilaa haadala marnaa balook anon wax ku samay lamaa hadloo xataa Hal maar maa wacoo sadeex barii markuu maqnaado asaa isoo raadiyaa aniguna goonbaan qataay inaan Daan kaa galin lkn waa sheeko an fahmi wayay niinkas muux igaa raaba bal ifaideeya

  • @SacdiyoAden-lk9be
    @SacdiyoAden-lk9be Год назад

    Mhdsnid walalo

  • @saynababdirahmanabdirahman5698
    @saynababdirahmanabdirahman5698 2 года назад +1

    Lama filan noceya usameyn karaa wallo mcn

  • @nawaalaxmad3252
    @nawaalaxmad3252 Год назад +1

    Walal ninka jecel inuu korkeda taabto ama dareen zaa ida u qaado hadal iyo talefanba ama ayado akjoogto daren galayo taad maxa la dhihi kara ma jacayl dhaba ayuu uqabaa iga so jwb please

  • @cabdifitaax1751
    @cabdifitaax1751 2 года назад +2

    Waaw🥰🥰🥰🌷🌺🥀💗😍🌹🫀🌼

  • @daganxasan6456
    @daganxasan6456 Год назад

    Waxay selfie ga aad ka sheekaynaysa ma nin iyo naag aan isqabin ayaad leedahay selfie isla gala yaab 🙄😳🥲