AWALE ADAN | SINJIGAA NAMIDEEYA | New Somali Music Video 2019 (Official Video)

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 сен 2024
  • FADLAN TUSMOFILMS SAAR SUBSCRIBE HADAAD NAGU CUSUBTAHAY
    m.youtube.com/...
    FOLLOW US ON
    TIK TOK: TUSMOFILMS
    INSTAGRAME: TUSMOFILMS
    SNAPCHAT: TUSMOFILMS
    FACEBOOK:TUSMOIFLMS
    WHATSAPP:2262460459
    COPYRIGHT PROTECTED BY SOMIPP AND TUSMO FILMS 2018
    PRODUCER: ABDULLAHIKING & JAMAAL CADAWE
    MANAGER: M.ABSHIR

Комментарии • 137

  • @abdourahmanmohamed8324
    @abdourahmanmohamed8324 4 года назад +34

    I'm from Djibouti Somalinimo wa sheye lagu faano sinjiga iyo dhiga na mideya calan ka blugu hasareyo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤🙏 cile qabo cadabta gale reer Djibouti first calan ane jeclenahay wa ka bluga calana kaste ayu ka horeya 🇸🇴❤🙏

  • @kadidjabaker4724
    @kadidjabaker4724 5 лет назад +47

    Qalbigaygu sokeeye maaha seero nin ootay waana saafi mugwayno aan qabyaalad sarayno somali oo dhanba qaaaada Waan qiirodaa hestaan markan maqlo 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯 i love DJIBOUTI 🏆vive

  • @oneandonly7100
    @oneandonly7100 5 лет назад +43

    Cawale u diday in u heesow aanba xalfad ka tumoo maalmul ah he is not cheap waa qaran 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯 as Djibouti waxa naa deeqa Somalia 💕💕💕💕💕💕💕

    • @shilabocalen5029
      @shilabocalen5029 4 года назад

      🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @narurayasin5411
    @narurayasin5411 5 лет назад +25

    Qalbigaygu sokeeye maaha seero nin ootay waana saafi mugwayno aan qabyaalad sarayno somali oo dhanba qaaaada😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🇸🇴❤️💕😭😭😭

  • @cadeyawees4326
    @cadeyawees4326 5 лет назад +23

    Yaasalaam cawaale iyo weliba abwaanki heestan sameeyay muqdishan idinka salaamaya axya wadani guuleysta dhamaantiin reer jigjiga iyo fanaankenna qaran I love somaliweyn😍😍😍😍😍😍

  • @munahaji6012
    @munahaji6012 5 лет назад +13

    we love you ree jigjiga waa nasab wlh ana u qiray ma aragtaan wax calan kale ah oo meesha ka muuqda ilbaxnimo halaga qaato intaas kuwa mel walba calamada la tagan xitaa haday habari dhimato haka tusaala qaatan keep goin cawale aadan naga badan somalinimada ❤❤❤❤

    • @c.khalifaaxmed9047
      @c.khalifaaxmed9047 5 лет назад +2

      Qof aragti dheer leh muna mad ila aragtay qolyo aad modo inay yihiin asal koduba mamul ka ay calankisu wato oo an aqon qadiyada wadininimo

  • @saharayusuf3479
    @saharayusuf3479 5 лет назад +13

    Amazing singer. United Somalia 🙏🙏🙏🇸🇴🇸🇴

  • @nasmacumar3406
    @nasmacumar3406 4 года назад +6

    Qalbigayu sokeeye maaha seero nin ootay waana saafi mugwayno aan qalbyaalad sarayno somali oo dhanba qaaaada🇸🇴❤🇸🇴❤

  • @faizafilsan8387
    @faizafilsan8387 5 лет назад +7

    Hanka ruux kasanoola leh graadka siqiirka ayey sinaantu dhibtaayee cidna heyb uma soco
    Qalbigeyga sokeeye ma ahan seero mid ooty waana saafi mugeynoo soomali oo dhan qaada🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ifrahheyle3685
    @ifrahheyle3685 5 лет назад +29

    Rer jigjiga gob gob dhashay weeyen kitaap ❤💯

  • @ayaanhappy2387
    @ayaanhappy2387 5 лет назад +14

    Hees an jeclahay soomalinimo dareema mar dhageysano abwaan halyey ah sameyey 👏

  • @sacdiyocabdikariim9588
    @sacdiyocabdikariim9588 Месяц назад

    soomaalaay soomalaay
    nafluhu sumaddiisa
    sooyaalka abkiisa
    sadriguu kuhayaaye
    wallee keygu maseyro💞❤❤❤
    alla heestu qurux badana💖💖💖💖

  • @simanyarey496
    @simanyarey496 3 года назад +4

    Hees dareen leh 😭😭😭 somaliya ha noolado ❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ayaanmohamed1862
    @ayaanmohamed1862 4 года назад +4

    Masha Allah waa xamdi eebe hadii jijiga o Ethiopian nimo lagu faani jiray u cawaale mantaba somalinimo ka dhex sheegtay masha Allah
    Xafadaydi zero andhi wan u xiisay imika wan ku noqon karaa se masha Allah

  • @inamaryammuuse1989
    @inamaryammuuse1989 5 лет назад +53

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴😢Waan qiirodaa hestaan markan maqlo

  • @ayaanmohamed6781
    @ayaanmohamed6781 4 года назад +2

    Awale adan fanan nagu weyn oo somalainimadu kuwayntahay THANKS alot dear brother

  • @waberihassan7867
    @waberihassan7867 5 лет назад +50

    Awale hada tageero uu tahay walal illahay wax wanagsan hakuu siyo like naa igu qabo mahadsanid

  • @lafikafi5182
    @lafikafi5182 5 лет назад +9

    Fanan somaliyed oo sax ah wadani awale aden

  • @mahadalkhaliiji2290
    @mahadalkhaliiji2290 5 лет назад +67

    hada soamli dhab ah tahy like isaar👍

  • @waadawooda4477
    @waadawooda4477 5 лет назад +23

    *TUSMO* *FILMS* *WAA* *RUclipsR* *UGU* *WACAN* *DHINCA* *FANAANKA*
    *SOMALIYEED* *AWALE* *ADANA* *IS* THE *BEST* *SINGER* *SOMALI*
    FROM SOMALILAND SPECIALLY HARGIESA WAN KU FARXI LAHA SOMALI MID NOQOTAH 💋❤👏🔐🌍

  • @shaficiyasin9625
    @shaficiyasin9625 4 года назад +6

    Fanaan an ad ujeclahay somalidu iskugu mid tahay awale iyo xasan adam labada legend weye

  • @miftaaxtube2907
    @miftaaxtube2907 2 года назад +1

    Hanka ruux ka saboola leh garaadka saqiirka sadna faanka uhaysta yeey sinaantu dhibtaayee cidna hayb kuma soocoh🙏 awaleh amazing 🤩

  • @adoontiialle9503
    @adoontiialle9503 4 года назад +5

    😍😍🇸🇴🇸🇴🇩🇯ilove shanta Somaliyeed

  • @sekisaid9258
    @sekisaid9258 2 года назад +1

    Sinjiga namideeyo..🔥🇸🇴🤲🏼❤️

  • @simanyasin5038
    @simanyasin5038 4 года назад +13

    Nasab kaamil eh legend awale Adam reer jig jiga wlh boqortooyo aa tihiin idin jecliyaa❤️😍👌

  • @iqroxasan9871
    @iqroxasan9871 5 лет назад +4

    Awale noolaaw wll fanaan qaran ayad tahy 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤🌹

  • @ikbalantar8613
    @ikbalantar8613 5 лет назад +9

    Allow noo daa fanankayg somali oo dhan ka dhaxeeya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @abdiaziz6439
    @abdiaziz6439 5 лет назад +5

    Viva Jigjiga Been igadheh waa lagumasta wlle cid Itobia idinka saraysa majirto noolada imbadan

  • @farxiyagure7381
    @farxiyagure7381 5 лет назад +11

    SinJigaa namideeya😭❤

  • @fjkhadarmohamed8338
    @fjkhadarmohamed8338 5 лет назад +17

    Geesiiga soomaaliyed
    Koor haalo qaado
    Cuunsurii bk uuf ayaan leenahay
    Caawale iyo niimcan hiilac iyo suuldan seerar
    Waa hoyga soomaliyed love haalo saaro soomalay

    • @koudoneismael4871
      @koudoneismael4871 5 лет назад

      OOO MA GAADHI KARAAA MAXAMED BK? WAA MAYA
      TA KALE OGSOONAAW BK INAY SOMALILAND KA BADANTAHAY 😂😂😂😂

    • @rgbdayiberdoganradwanjamac5115
      @rgbdayiberdoganradwanjamac5115 4 года назад

      Bk wuxu ku jiraa xabsi lago magacabo hargaysa jig jiga matagi karo Djibouti matagi karo nayrobi matagi karo cawale adan wa qalbiga umada soomaliyed

  • @queenanaya275
    @queenanaya275 5 лет назад +16

    Cunsiri Bk hala qariyo 😂😂
    Cawaale hanti somaiyeed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥰🥰🥰🥰

    • @Hala-kn4bq
      @Hala-kn4bq 5 лет назад

      U kaadi sxb bk ma dal jacaylkiisaad ku haysataan 6sanaad cayaysaane naa waligi idiin Iman maayo kaalayo jiita de

    • @ubahmohamed7736
      @ubahmohamed7736 5 лет назад +2

      @@Hala-kn4bq kuma heysano dal jcl waxan ku heesna sbbta afkiisa u raayo ugu so hdl qaday muqdisho muqwanag imasho hadii la dhaho uguma bahnin intan cawale heysto bk ma shaqala ka dhiganeyna 💆💆👎👎👎💪💪💪💙👻

    • @Hala-kn4bq
      @Hala-kn4bq 5 лет назад

      @@ubahmohamed7736
      Reer muqdisho intaad cayayseen bk oo uu idin dulqaatay showgiisi Nairobi ka carqaladayseen
      Idinka is nacsiyey bal mu somali maxamed caayo nacaybkaad u qabtaan waka idinka so if baxay somaliland nimadiisa ayaad ku haysataan anaga ku jecel inu idin caayo raali kaga ah intaad necebtihiin laba jibaarkeed banu idin neceb nahay maxad kale haysa

    • @ubahmohamed7736
      @ubahmohamed7736 5 лет назад +1

      @@Hala-kn4bq sorry hada wax yar ku sheego rer muqdisho dadka ma nacan bilaa sbb ninkan cashardii nairobi u kuso qaday aad bey u anfici donta wuxu so argay wixu yahay iyo in somali wax ku yahay somaliland ma necbin dadka viruska wada ban necbnahy teda kale qucdad iska sar is daji hada na necbtahy allah ha ku siyadiyo😎😎😎

    • @Hala-kn4bq
      @Hala-kn4bq 5 лет назад

      @@ubahmohamed7736
      Cuqdada waxaad u taqaaniin qofka wadankiisa jecel maxa xuma in somali la isku dhex wado lkn waxaad ogta sida aad muqdisho ama somalia oo dhan u jeceshay inaan ana dalkayga u jecelahay marnaba anaan simayn somalia iyo somaliland ilahay ba iga dhaliyey somaliland ma anaa doortay tan kale muqdisho wa caasimada oo hal beesi somalia anaga nooma kala soocna ana puntland ahow ama jubaland ama hir shabeele ama galmudug lkn reer muqdisho dad ka kale waxay kaga duwan yihiin cay iyo inay xaasidaan qofki somaliland ka so jeeda tusaale ahaan ba bk ku dhaawad 6sano baad social media ka caayayseen mar walbana wuu idin dul qaadanaye wax kale ood ku haysataan ma jirto aan somaliland jacayl ahayn manta hadu idin jawaabay dhib male somali wa wada fanaan ee ka samra isaga cashar waxa idinku filan idinkana in runta laydin sheego bk wixi Nairobi reer Somalia kaga sameeyeen intu shacbiyad reer somaliland ah ku helay ma malayn kartaan somalidu idinka badan ee isku filnaada waxba haysku qorqorina dad kale

  • @sahrociro4558
    @sahrociro4558 5 лет назад +9

    wlhi heestan kama daalo awale horey u soco❤❤🙏

  • @naima5387
    @naima5387 4 года назад +1

    heeskan wa qiiro goni ah somaalay calankenu waligii ha sareyo🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤

  • @kingduceyzduceyz5115
    @kingduceyzduceyz5115 5 лет назад +10

    Legend awale adan sijinga namidheeyo somali love my country calankeygow ha sareeyo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪🇸🇴💪💪🇸🇴💪💪✊✊🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤🇸🇴

  • @waaiskaaduun3422
    @waaiskaaduun3422 5 лет назад +40

    Hargaysa oo Somaali ka taliso heesta kamu qaadi kareen halka jigjiga dawlad iyo shacaba ay heestan aad ujeclaysanayan dhagaysigeeda sinjiga na mideeya ee reer hargaysaw nacaybka badan iskadaya 😂😂

    • @aaliisac7796
      @aaliisac7796 5 лет назад +1

      Iyaga in ay ka hadlaysay garanayan hargaysa soomali labta ha ufurto

    • @zhiinecamaar122
      @zhiinecamaar122 4 года назад

      🤛👊✊🤜

    • @ayaanmohamed1862
      @ayaanmohamed1862 4 года назад +2

      Hahahanagu sinaanta wanu ok golnahay e dadka diiday e laydinma aqoonsanayo lasoo taagan wa somalia
      Wlalow jijiga ethiopian ban nahay ba lagu fani jiray markan ogaaye ma inti u ina ilay ka tagay bad somalinimadi dib ugu so birten idinke 🤔 bal iga daba gee

    • @waaiskaaduun3422
      @waaiskaaduun3422 4 года назад +1

      @@ayaanmohamed1862 iwrn inabti seetahay siyasada iyo waxaas ka baxo maxa haysa 😀😀

    • @ayaanmohamed1862
      @ayaanmohamed1862 4 года назад

      @@waaiskaaduun3422 wllo Alle halkaaga hakugu amaansado hadad jijiga joogto xafadaydi zero andhi igu salaan

  • @abdiwelijafaal
    @abdiwelijafaal 4 года назад +4

    Somalinima ina deeqda dhamaan somali🇸🇴

  • @suleiman6408
    @suleiman6408 5 лет назад +17

    Awaale Somaliland waa uu lahadlay, hadal MUG-WEYN. Somali ha israacdo.
    #SomaliaSomaaliBaaLeh

    • @ayaanmohamed1862
      @ayaanmohamed1862 3 года назад +3

      😀😀😀😀 ma somaliland uunba somali ah o xudud leh
      War walahi somaliland boog an bogsanayn bay idinku noqotay
      Isma raacayso somali e waxba haku daalin

  • @ridwaanhaji9753
    @ridwaanhaji9753 5 лет назад +37

    Hanka rux ka sabol ah
    Le garaadka saqirka
    Yey sinantu dhibtaye
    👆👆👆👆 like walalnimo

  • @fodali8717
    @fodali8717 4 года назад +7

    Dhamaan gabdhaha Soomaaliyeed waxaan jecelahay inaan u gudbiyo farriintan iyaga maxaa yeelay kuwa afkooda dhawraya waxay sii wadaan howsha aad u hayso dadkeenna lk please inta afka somali ku hadashaaaaaaaaaaaaa

  • @aaminamohamedawale4950
    @aaminamohamedawale4950 5 лет назад +8

    Www ar reer jogjiga gobsanaa 🇸🇴❤❤❤❤❤❤

  • @ahmedabdiadam1675
    @ahmedabdiadam1675 4 года назад +2

    Waa heestii ugu qiimaha badneyd ee cawaale aan ka dhagaysto abid kolay tilmaa mahaas nin kulan sada majiree qofba in hakaqaato

  • @abdifatahmohamed4196
    @abdifatahmohamed4196 4 года назад +1

    viva soomaali weyn
    cawaale legend..... hees qiiro leh

  • @jagacmedia2793
    @jagacmedia2793 5 лет назад +25

    Tusmo films waaa maxay waxan oo RUclips ah oo is garab yaacayaa waaa in heesha cusub copy right loo sameeyaa had I kale waxay dhaawacaysaa views ka heesaha waa in LA controlaa boqol kan RUclips ee labadii heesood ee xalay iyo wax kasta oo ay tusmo soo galiso qaadnaya

  • @osmanadan5167
    @osmanadan5167 5 лет назад +6

    Somali is for Somali, keep going cawale

  • @abdihakinahmed8013
    @abdihakinahmed8013 3 года назад +1

    Iam proud somali from jigjiga 🙋‍♂️🙋‍♂️

  • @Myworld-dn1nt
    @Myworld-dn1nt 5 лет назад +13

    Wlhi rer jigjiga waa dad jcel somalinimadoda Ku fano wexe yihiin lkn Somalilander waa dad neceb somalinimada ooo dhibeso magaca somaliyeed ani rer boroma ahay wana jeclhy somalii dhaan

    • @ahmedwadani4524
      @ahmedwadani4524 5 лет назад

      armaaz mohazim walaal waa ninka caqliga xun nin ka oradayaa soomaalinimo waa wuxuu yahay meelkasta uu ku noolahay. Somalilanders boqoradda England baa dhashaya anaga soomaalinimo nugu filan

    • @nadiailyas5131
      @nadiailyas5131 5 лет назад

      Somalinimada aad shagaysa waa waxa dibatada noo keenay hadaan sida djbouti somalinimada diidi lahaayn sida djibouti wadan noqon lahaayn, somalinimada aan donaayne aya wadan laan nagadigaay, lakiin cilmaqabnee INSHA'ALLAH malin dow aya aqoonsiga heleena, marki kobaad aya bahalo kudarsanaay oo aan walaal moodnaay.

  • @mahadaadan6523
    @mahadaadan6523 4 года назад +2

    heestani qalbigay taabanaysa allow soomaali midee

  • @mpabdikadermohamed4623
    @mpabdikadermohamed4623 5 лет назад +4

    Waligii ha sareyo waa jigjiga

  • @hassanwarsame1
    @hassanwarsame1 5 лет назад +4

    Lengend Awale Aden Daheyeh nolow

  • @kingkhalid6572
    @kingkhalid6572 5 лет назад +5

    Hestan oo qoral ah ma hela

    • @keydyare7610
      @keydyare7610 5 лет назад

      King Khalid m.ruclips.net/video/QpUkXtH9i40/видео.html wataa iyodoo qoraal ah sxb

  • @kaahiyeabdi892
    @kaahiyeabdi892 2 года назад +1

    The voice very emotional and fantastic 👏 amazing song 🎵 ❤

  • @philipilamo7255
    @philipilamo7255 5 лет назад +5

    Niyada ka oynaaya😢😢😢😢

  • @shiinovicdjibxidig3293
    @shiinovicdjibxidig3293 4 года назад +3

    Legend awale adam ❤️

  • @guduudocarwo2717
    @guduudocarwo2717 5 лет назад +1

    Soomaalaay calankiinu waligii hasareeyo🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤😍❤😍❤❤❤❤👈👈👈👈👈👈👈👈👈👈👈👈👈

  • @britizhmuzlim1456
    @britizhmuzlim1456 5 лет назад +2

    Wow sida showgan loo duubay caadi maahan wlhi👌

  • @HABARGABEH
    @HABARGABEH 4 года назад +1

    Bravo awaleh frère somalie rester uni en est tous frère aretter de se diviser pour rien

  • @ahmedwadani4524
    @ahmedwadani4524 5 лет назад +2

    Fanaan qaran Awale Aadan. Guuleyso 100%. Waa kugu faraxsanahay meelkasta ummadda Soomaaliyeed meel kasta jooga

  • @princesa9676
    @princesa9676 5 лет назад +5

    Heestaan iska jeclahay awale adan afkaaga caano lagu qabay❤❤❤❤👈

  • @saadiasalon449
    @saadiasalon449 4 года назад

    MASHALLA CAAWAL BIILAD AAYAN KU SIIN LAHAA WALLAHI HAADAN AWOODO LKN QALBIGAAN KASIIYAY🤗👌👌👌👌❤

  • @ismaythanuuraane4132
    @ismaythanuuraane4132 5 лет назад +5

    Somlian super stars
    Cawale aadan
    Nimcaan
    Iskilaaji

  • @ixsaanabdi2142
    @ixsaanabdi2142 3 года назад

    Somaaaalay dadka sumad ii ah😭😭❤

  • @nimaali201
    @nimaali201 4 года назад +2

    Calankeenna weligii ha sarreeyo....

  • @ziham_ayanle
    @ziham_ayanle 5 лет назад +1

    Qalbigagu sokeeyo maha seere nin oo tay wn saafi mug waynuu aan qabyaalad sareyno somaloo dhan ba qaada🇸🇴🌎❤

  • @istarcawad2132
    @istarcawad2132 5 лет назад +3

    Waaaaaaw alfanaan cawaale aadan legend hurumar wacan fanankena dada yar

  • @abdirahmanhassanmacow803
    @abdirahmanhassanmacow803 Год назад

    Dadkeyga sumad ii ah

  • @rahmaabdi5366
    @rahmaabdi5366 5 лет назад +5

    Rée jigjiga dad ilbaxa wlh
    Jiro joogga jigjiga kulmiyaa

  • @miskisheikhabdirahman9762
    @miskisheikhabdirahman9762 5 лет назад +1

    Ya Allah,Wadanga nabad nogo dig

  • @agileglobalhealth9705
    @agileglobalhealth9705 5 лет назад +3

    Heestan waxy ahayd nuu hargeysa ka qaado

  • @mpabdikadermohamed4623
    @mpabdikadermohamed4623 5 лет назад +1

    Heestii sanadka 2019

  • @Zayitahmet
    @Zayitahmet 5 лет назад +2

    Cawaale Adan legend

  • @abdirizackjr5714
    @abdirizackjr5714 4 года назад +1

    somaliyeey dadbaa kudoodaya waanala laayay
    reer jig~jiga waxkabarta
    qofkii qaldan halkaanbaa lagadareemi karaa
    heestan hargeysa lagama qaadi karo

  • @mariamohamed6785
    @mariamohamed6785 4 года назад +1

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @rahmaabdi5366
    @rahmaabdi5366 5 лет назад +1

    Loving somali oo dhan

  • @bahdonomareen5048
    @bahdonomareen5048 5 лет назад +1

    mashallah salaan gobeed waxan udiraya hesta abwaanka sameyay abwan sahal boule iyo fanaan qarniga awale aden deheyeh nolaada intay nololi jirta reer jigjigana walahi daad asal ah runti somalinimada lambar 1 nolaada

  • @hanadmaxamed7638
    @hanadmaxamed7638 4 года назад +2

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👌🏽💙

  • @rahmaabdi5366
    @rahmaabdi5366 5 лет назад +4

    Calanka buluga waliki ha sareeyo🇸🇴

  • @abdiaziz6439
    @abdiaziz6439 5 лет назад +1

    Viva cawale Adan

  • @kingj3589
    @kingj3589 5 лет назад +3

    Legend

  • @najaxahmed1225
    @najaxahmed1225 Месяц назад

    Doqonino iyo jahilnimada ka badatay dadkan calanka xun soomalinimo u yaqanaa soomali waa jinsigeena maha calan

  • @najkavlogs6845
    @najkavlogs6845 5 лет назад +2

    Big show 🔥🔥

  • @elmiabdi3915
    @elmiabdi3915 5 лет назад +4

    Cawale lkn waxay ahayd inad xidhato dhaqanki iyo hidaha ciise lagu yaqnay kodhatihi iyo kabahi iyo golxadki 🇩🇯🇩🇯🇩🇯nolada ciise weyne

  • @kabtankaliil
    @kabtankaliil 3 года назад

    Sinjigaa Na Mideeya

  • @abdinurhassan4356
    @abdinurhassan4356 3 года назад

    Ree Jigjiga abwaanadeeda heestii iyo dhaantadii ugu saamaynta badnaa ayay sameeyeen kuwaas oo kala ah:
    Heesta Sinji oo uu sameeyay Sahal Abdullahi iyo Hilbo wada dhashiyo hayb qudhaynu nahay ahmed buule.

  • @sacdiyaahmeh6231
    @sacdiyaahmeh6231 2 года назад

    Ayeyadeey reer hargeysa
    Hooyo reer jigjiga
    Aabo reer muqadisha
    Xaajigeyga putland
    Intaas kulansaday
    Soomaali meyl walbo joogto soomaalinima na deeqda gumeeysta waxo rabo hanoo jeexo
    Lkn soomaaali sinjiga na mideeyo

  • @mohamedsanbul910
    @mohamedsanbul910 5 лет назад

    Somalinimo🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏

  • @shaficiyasin9625
    @shaficiyasin9625 4 года назад +4

    Dadka xun xune daciifka ah bay heestan la hadlaysa waliga ahow qof umadiisa ku dhex jira wayo hadad qabiil wax ku raacdo cidlo aya ku leh

  • @mouradmohamedmourad6928
    @mouradmohamedmourad6928 5 лет назад

    the best awaleh

  • @rgbdayiberdoganradwanjamac5115
    @rgbdayiberdoganradwanjamac5115 4 года назад +1

    Inta ilaa aragtay maxamad bk ino ku xidhan hayahay xabsi lago magacabo hargaysa kana bixi karin like sara nayrobi matagi karo Djibouti matagi karo muqdishu matagi karo cunsuri bk cawale adan wa qalbiga umada soomaliyed

    • @zhiinecamaar122
      @zhiinecamaar122 4 года назад

      zxp ma aragta inan cidna like kusarin waliga iska ilaali shaqsi ataaga xisaaba danbayso waa la qoraya wxd ku hadasho plz🖐✋❤💔💖

  • @sahradaahir5134
    @sahradaahir5134 5 лет назад +1

    😍😍❤️❤️❤️❤️❤️

  • @rahmaabdi5366
    @rahmaabdi5366 5 лет назад +1

    Sinjigga na mideeya

  • @abdoukaderhousseinabdi4065
    @abdoukaderhousseinabdi4065 4 года назад +1

    This is the child of Djibouti

  • @mpabdikadermohamed4623
    @mpabdikadermohamed4623 5 лет назад +1

    Oogena Santa sowreceena amanle nfd kenya

  • @mpabdikadermohamed4623
    @mpabdikadermohamed4623 5 лет назад

    Waa saafi mug weyn d/jiboti

  • @zunduscadey2582
    @zunduscadey2582 4 года назад

    Ax somalinimmo

  • @mpabdikadermohamed4623
    @mpabdikadermohamed4623 5 лет назад +2

    Hanka ruux saboola waa muqdisho

    • @issykizfromthe6
      @issykizfromthe6 4 года назад

      WA HARGEISA RUNTA MAXA LOGALEXANAYA OO QABYALADI DISHOTAY

    • @abdirahmanhussein1899
      @abdirahmanhussein1899 4 года назад

      @@issykizfromthe6 hawiye qabyalad dhac kufsi dadka ku dhibey boob anga muqdisho jooga mar qaati ka ah

  • @mpabdikadermohamed4623
    @mpabdikadermohamed4623 5 лет назад +1

    Nafluhu sumadii walee layga ma saydho waa somaliland

  • @koudoneismael4871
    @koudoneismael4871 5 лет назад +1

    CAWAALE BEENAALE ,JABUUTI AYAA SEERE NIN LEH OOTAY AH OO AND DOONAYSAA INAAD NAGA DHAADHICISO KHURAAFAAAD 😱😱😱😱😱😱😱😱😱😱😱😱😱😱😱😱😱

    • @keydyare7610
      @keydyare7610 5 лет назад +1

      Koudone Ismael xaarka dadka kala fadhiiso. Maxaa iska khuseeya heestan Abwaanka sameeyay oo reer jigjiga ah iyo Ismacil cumar geele, xaare

    • @koudoneismael4871
      @koudoneismael4871 5 лет назад

      @@keydyare7610 , AFDHEEER DHUUSADA AT L.A. IMAAN LUMAYSOOOOY KIRR BAAN KU IDHI

    • @axmedmaxamed1274
      @axmedmaxamed1274 5 лет назад +2

      JABUUTI AYUU TILMAAMAYA MANA OGA NIN ABWAANA AYAA SI FIICAN U DHEXMARAY SIFAHA UU SHEEGAYO JABUUTI AYAA LEH

  • @narurayasin5411
    @narurayasin5411 5 лет назад +3

    Qalbigaygu sokeeye maaha seero nin ootay waana saafi mugwayno aan qabyaalad sarayno somali oo dhanba qaaaada😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🇸🇴❤️💕😭😭😭