MASLAX MIDEEYE| HORAY U SOCO | New Somali Music Video 2019 (Official Video)

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 26 сен 2019
  • FADLAN TUSMOFILMS SAAR SUBSCRIBE HADAAD NAGU CUSUBTAHAY
    m.ruclips.net/user/TusmoTv?su...
    FOLLOW US ON
    TIK TOK: TUSMOFILMS
    INSTAGRAME: TUSMOFILMS
    SNAPCHAT: TUSMOFILMS
    FACEBOOK:TUSMOIFLMS
    WHATSAPP:2262460459
    COPYRIGHT PROTECTED BY SOMIPP AND TUSMO FILMS 2018
    PRODUCER: ABDULLAHIKING & JAMAAL CADAWE
    MANAGER: M.ABSHIR
  • ВидеоклипыВидеоклипы

Комментарии • 3,3 тыс.

  • @Kshuwbiwb
    @Kshuwbiwb 3 года назад +338

    Am from Ertitrea🇪🇷🇸🇴! but I really really really love this song! am obsessed with this song! 😍😚😚😍
    love ya all!

  • @GAASHANLE114
    @GAASHANLE114 3 года назад +439

    2021 hadad dhagaysanayso like dhac igu isi one love somaaliweyn 👋

    • @majayao6489
      @majayao6489 3 года назад +1

      Hanolato

    • @samiyaahmed2846
      @samiyaahmed2846 3 года назад +2

      Calankaaga saaro iska qaad ka ajnabiga wllo🇸🇴🙏 ❤💋💋💋

    • @GAASHANLE114
      @GAASHANLE114 3 года назад +1

      @@samiyaahmed2846 hno calanka buluga wan jeclahy Kan i saran wa halgamayshi onlf ma aha ajanib

    • @samiyaahmed2846
      @samiyaahmed2846 3 года назад +2

      @@GAASHANLE114 hye wllo qli alle cdwga haydinka qabto wllahy inshallh waynu isku dubnaan maray ahaataba magaca somali mrki la maqlo wa lga cabsan specially itopiyanka xunka 🙄
      from sanag🐎❤🙏

    • @mohamedabdi4519
      @mohamedabdi4519 3 года назад

      @@GAASHANLE114 Dhashii Gumaysiga ku jiraa😀

  • @abdirazakabdullahi9038
    @abdirazakabdullahi9038 2 года назад +21

    7.4 million ayaa fiirstay qof kamid ah mnta in uu xanuunsan yhy ayaa laga yabaa illow cilmi dheer nawada sii🥰🥰

  • @abdulhakemaditya325
    @abdulhakemaditya325 2 года назад +104

    Naftaydaay Adaan kula Hadlaya🥺 2022-03-18 waan huba kolay inaad 8ga dambeyso like iisar🙏

  • @hayaatmohamed291
    @hayaatmohamed291 4 года назад +1661

    I'm from somalia muqdisho yaaqshiid. I love all my somali people. Hargaysa. Kismaya. Baydhaba. Baladwayne. bosaaso. hargaysa burco boorame. Jabutj jigjiga.😍😍😍😍😍😍😍

  • @islaam964
    @islaam964 4 года назад +3155

    Intii raacdey nabigee scw scw scw
    Raqiisi noqotee
    Rabbi haynago dhigee
    Liketa hayla dhaafina
    Somaaliyey

  • @kennysully9085
    @kennysully9085 4 года назад +969

    I’m Afro American and I love Somali people and their culture. Such beautiful people.

  • @neimaahmed1196
    @neimaahmed1196 3 года назад +150

    Love somalia from eriteria 🇪🇷🇪🇷🇪🇷🇪🇷🇪🇷

  • @khadijaabukar7350
    @khadijaabukar7350 4 года назад +72

    Somali Somali ba leh🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️

    • @cherifmballo420
      @cherifmballo420 3 года назад +1

      Aduunka gabdha somaliya ayaa uugu jecelhy

  • @annaliecruz7277
    @annaliecruz7277 3 года назад +552

    I’m Hispanic but my son loves this song he’s Somali and Puerto Rican

  • @izadinrozimi1713
    @izadinrozimi1713 4 года назад +473

    I'm from chad I love somali songs #warya somali😂

    • @waayoaragtv7117
      @waayoaragtv7117 4 года назад +20

      our blood is the same if we are Africans one love

    • @user-rq7no4ij2c
      @user-rq7no4ij2c 4 года назад

      @@waayoaragtv7117 yyttyyýty

    • @AM-lg8yn
      @AM-lg8yn 4 года назад +5

      Saying Warya is not good if u don't know the person brother... we love u too brother

    • @xuseenarab8119
      @xuseenarab8119 4 года назад +3

      Hhhhhh I am from somalia my brother
      (Waryaa) means hi or ✋✋✋✋

    • @AM-lg8yn
      @AM-lg8yn 4 года назад +3

      @@xuseenarab8119 ma qof aadn aqaoo bad waryaa dhihi kartaa? dadka wax fiican bara reer baadinmadu ma fiicnee

  • @mamwindimond1925
    @mamwindimond1925 3 года назад +100

    Anigu oromo ban ahay wan cidin chacalahay somali mahahamd..😍😍
    Somali and oromo brather..

    • @hirsiaid9758
      @hirsiaid9758 2 года назад +2

      Man with Dimond Soo dhowow saaxiib waxaa nahay dad walaala ah long live

    • @truthisbitter318
      @truthisbitter318 2 года назад

      Welcome, brother/Sister.

    • @farhiamali4693
      @farhiamali4693 2 года назад

      Si jalana nutius ya binti oromo soo dhawoow ❤✅

    • @onlyme562
      @onlyme562 Год назад +1

      my Oromo brother, we love you too

    • @barkhadlemahomed1768
      @barkhadlemahomed1768 Год назад

      Yes yow man wel come 🇸🇴 and oromo it's just like brothers

  • @farhiyadhamys6403
    @farhiyadhamys6403 4 года назад +208

    Horta hestan wax Really ayey ka hadlaysa walahi 😭😭😭wll hore uu soco😍😍From Hargiesa🖐❤🗯💚

    • @hudahashi512
      @hudahashi512 4 года назад

      😅😅😅😅😅😅😅😅

    • @hudahashi512
      @hudahashi512 4 года назад

      😚😚😚😚😚😚😚😚😚😚😚😚

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 4 года назад

      Farhiya somaliad uun ba alaag hela a huuno xaasnimadaa inata badan from qurba born Hargeisa cadey waalahi oo wlaahi oo walaahi adaoo ahrgeisa ku gaajaadaa dhanata a adooo qurba ku haysta guri baabuur shaqo fiican ioyo xaas why dameer baad ka tahey wadan kale waxaad haystaan cunto cafiimad eedaankaii baad maqlweysaan ehellki baad maalin kasta arkeysaa ma ogatahey ehelaka iyo asxaabta cafimaadka qofka waa 50% markaad qurba ku raagtaad taas ogaaneysa . waxanogaa hatgeisa oo aan laheyn boyo laydh oo ciidmada siaad bare dadka dilaan boobaan oo ummada dibadaa uga baxsanyo tolow maxaan wax kugu qorey dee sow ma jogtid maagaladeydii hadad doonto ahow reersomaliland ama somali waa dhulkaagii hargeisada aad ka soo salantey abwaankaa ii keenety kheere baan kuu dhaafey waanada iyo waayo arganimada waa la isku leeyahey somalida runta isuma shsegetaa

    • @farhiyadhamys6403
      @farhiyadhamys6403 4 года назад +1

      Abdullahi Omar Ali wlky Walahi heestasi waa hees inta afsomliga ku hadasha wax runa aha oo Somalida badan qarkood ku dhaqman ayey uu ka.hadlaysa heestasi agtayda qali ayey ka ku tahey me love Somali oo dhan 😍😍😍😍😍fananka qaliga ah waad ku mahadsan tahey heestas somali badan turjumaad uu tahey maslax wllo hore uu soco fanan jira oo joga 😘😘🖎From.Hargeisa✍ ❤💬💚

    • @abdirashidaliadan8715
      @abdirashidaliadan8715 4 года назад

      farhiya dhemaan Ask Abayo Adiga ma Qoftan jiclaabaa fadlan isax Abayo

  • @aanaan6027
    @aanaan6027 4 года назад +247

    Reer jig jiga somali dhab ah hore usocda dad qalbi wanagsan ba tihin wan idin jeclahay xamar cadey ban idinka so salamay Somaliya somaali baa leh🙏🙏🙏🇸🇴

  • @generalZara-ot5ce
    @generalZara-ot5ce Год назад +25

    Im From Ethiopia North Gonder Fano Amhara I Really Love Somalia And Thier Music Beat Weriya Welalo..This Is Fano Much Love Goes Out To You.

  • @rajianobwoy9553
    @rajianobwoy9553 2 года назад +14

    Hestaan aad ayan u dhageystaa sababtoo Ah waxan kahelaa Dhiira Galin 💪💪💪 mrka dhow jeer kufto weyo 🇯🇲

  • @najmakhaliif2791
    @najmakhaliif2791 4 года назад +126

    ”Soomaali Soomaali baa leh”
    Waa runtiis Wlh Guuleeyso Al Fanaan Mazlax🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️👏

  • @2-thirty273
    @2-thirty273 4 года назад +630

    Reer jigjiga wlhi waa dad ilbax ah
    Waxn idinka soo salamya
    From hargaysa

    • @ahmedxasan1793
      @ahmedxasan1793 4 года назад +25

      Waan kaa qaadnay bro horey u socoda reer somaliland dadkii dadka noogu xigoow

    • @2-thirty273
      @2-thirty273 4 года назад +5

      @@ahmedxasan1793 🙏

    • @rahmaali2050
      @rahmaali2050 4 года назад +13

      Masha Allaha hadalada isdhafsatenba isojiitay aniguna waxan inogu daraya HILBA WADA DHASHIYO HAYB QUDHAYNU NAHAYE

    • @2-thirty273
      @2-thirty273 4 года назад +6

      @@rahmaali2050 Dadka dad noogu dhaw 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

    • @sharmaasiinkuraana5977
      @sharmaasiinkuraana5977 4 года назад +5

      waanka qaadnay anigo kasoo salamaya jijiga

  • @simon1908
    @simon1908 4 года назад +342

    We love you a lot Somalia people from Eritrea

    • @Somali1971
      @Somali1971 4 года назад +3

      Thank you brother we love you too

    • @idoyes1400
      @idoyes1400 4 года назад +4

      Remove the white jesus from your photo..

    • @faadumaali4009
      @faadumaali4009 4 года назад +2

      Also we love you brother

    • @aishakuus60
      @aishakuus60 4 года назад +2

      SOMALI FRIEND
      #ERITREA
      WE LOVE YOU TO

    • @somali3719
      @somali3719 3 года назад +1

      🇪🇷🐪🇸🇴

  • @sadaaruman7337
    @sadaaruman7337 3 года назад +1252

    I'm from Ethiopia oromia region i love all Somalia music and Somalia people ilove sister & brother of Somalia for ever 💔💖💔

    • @MohamadAli-tc3kx
      @MohamadAli-tc3kx 3 года назад +47

      ❤ thank you we also love our oromo brothers and sisters

    • @citoyenlamda
      @citoyenlamda 3 года назад +22

      Love you too bro

    • @mmohahoommoha4852
      @mmohahoommoha4852 3 года назад +9

      💙💙💙💙💙💙💙💚💚💚💚💚💚💚💛💛💛💛💛💛💛💛🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💋💋💋💋💋💋

    • @farhiaiamail605
      @farhiaiamail605 3 года назад +10

      Thank you

    • @foosiyamuusedaahir2227
      @foosiyamuusedaahir2227 3 года назад +2

      @@mmohahoommoha4852 tþy

  • @suhurmohamed852
    @suhurmohamed852 4 года назад +65

    Horey usocda qofna haku tashan guusha somalida hawaarto qofkii igu raac san laki Tuwaa firii🤗🤗🤗🤗

  • @aaronmerihyemane5912
    @aaronmerihyemane5912 4 года назад +633

    I am Eritrean I love Somali people and music.
    Sending best wishes from Eri.

    • @ccc-uk2nu
      @ccc-uk2nu 4 года назад +10

      Welcome, brother. We also love our Eritrean family.

    • @kalthoummahmoud6655
      @kalthoummahmoud6655 4 года назад +3

      We love our Eritrean ppl too❤️💕💕💕

    • @mojama6484
      @mojama6484 4 года назад +5

      I love Eritrean music, 💖💖specilly Wedi sheikh

    • @hassanabdikarimmohamed2505
      @hassanabdikarimmohamed2505 3 года назад +3

      He starts the song with "naftayday adaa kula hadlayaa" meaning oh my soul I am speaking to you
      Then he says oh my soul "while you are being optimistic and aiming for a high destination, they will derail you and divert you to a desolate place, they will engulf you and pretend to agree with you"
      He then tells his soul "horo u soco" meaning forward, keep walking
      He then tells his soul, "while you are attempting to benefit them and sacrifice yourself for them, they will be envious, they will not be satiated as they know you are before them, and they will be left behind"
      He then says " while you are trying to cure them they will they will try to covertly poison you, while you are supplicating Dua for them, they will be cursing you, you will salivate when you are in deep slumber, forward keep moving, my advice is known by Rabi (Allah), foward keep moving they shall remain left behind"
      I missed a few of the lyrics but I translated most of the song
      The song is a motivational and inspirational encouragement based on advice to the singer's own soul..throughout the song the singer keeps saying naftayday meaning "oh my soul' ..Nafta 'the soul' is an ancient Somali word for soul (I think it is an ancient Cushitic word)..its important to know the singer doesnt say naftayda meaning 'my soul' but instead he says naftayday meaning 'oh my soul': the last suffix 'y' added at the end changed the word from 'my soul' to 'oh my' soul

    • @shaaficiraho2239
      @shaaficiraho2239 3 года назад +1

      Thank you

  • @baldeabdoulaye8655
    @baldeabdoulaye8655 3 года назад +121

    I am from guinea 🇬🇳 west Africa my Somalis friend suggested me this music and I like it… much love Somalia ❤️

  • @abdirahmanabdullahi1996
    @abdirahmanabdullahi1996 2 года назад +14

    Somalia and jabuuti on love🇩🇯🇩🇯🇸🇴❤

  • @sharifahm.7963
    @sharifahm.7963 4 года назад +861

    Inta ka heshay dheyshisa like ta isaaraya Somali Maxamed😍😎

  • @sadiyoahmedsalah461
    @sadiyoahmedsalah461 4 года назад +274

    somaaliya soomaalibaa leh inta ogol lkit sara🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @haniismail9266
      @haniismail9266 4 года назад +2

      Saa hadey tahey adina ani ayaa kulah 😂😂😂😂🇸🇴🇩🇯🇬🇶🇮🇹

    • @maxamedaamiin1078
      @maxamedaamiin1078 4 года назад +1

      Somaliland ha jirjo

    • @nimcoibrahim7424
      @nimcoibrahim7424 4 года назад

      Somaliland hore u soco❤️❤️❤️💝😘😘

    • @axmedcynte8723
      @axmedcynte8723 4 года назад +1

      Somalia somaali baa leh ma cid bay dhibaysaa🤔🇸🇴🇩🇯🇬🇶🇺🇿🇭🇺 iyo qaar kaloo badan dhamantod waa somalia.🤛🤘

    • @aziizaabdirahman1086
      @aziizaabdirahman1086 4 года назад +1

      somalia iyo somali kala zaar horta

  • @shonabryenton6395
    @shonabryenton6395 3 года назад +73

    I love this song and I'm irsh and but my Boyfriend and all my friends are somali and I love mean of this song and alawys respect my somali family and somali people too alawys and forever Xx ❤️💚❤️

    • @lailaduale7023
      @lailaduale7023 2 года назад +3

      This song is special ... big yourself up! Irish and Somali's are like Bonnie and Clyde #Rebels lol

    • @khadijamohamed8284
      @khadijamohamed8284 2 года назад +1

      wow nice sis welcme a beautiful hearts and beautiful people 🥰♥️

    • @ashayqaale5290
      @ashayqaale5290 2 года назад

      Lit

    • @cimraanmoha7908
      @cimraanmoha7908 2 года назад

      Horayusoco

  • @yousafghafoor2067
    @yousafghafoor2067 4 года назад +466

    I am from pakistan and love somali people

  • @ridwaanhaji9753
    @ridwaanhaji9753 4 года назад +1148

    Somali somali baa leh
    Like walalnimo👆👆👆

    • @hanifaomar4595
      @hanifaomar4595 4 года назад +6

      😍💐💐💐🇸🇴🇸🇴💐💐💐💐😍

    • @Somali338
      @Somali338 4 года назад +5

      Waa hees fiican oo runta ka hadashay Bravo 🙌

    • @Somali338
      @Somali338 4 года назад +6

      Waa sax Somaliya Somali baa iskaleh

    • @hafsahassan3473
      @hafsahassan3473 4 года назад +4

      I wish to see a United Somalia someday...!

    • @sabircaade9055
      @sabircaade9055 4 года назад +1

      Ridwaan Haji saaax

  • @nuradinmahamud548
    @nuradinmahamud548 4 года назад +509

    Waxaa farxad weyn i ah erayga #Soomaali soomaali ba leh inay jigjiga ledahay ☝️

    • @rawis_run5577
      @rawis_run5577 4 года назад +26

      Huno rer jigjiga maha sida Somaliland oo cuqdad kujirto ano ah inan rer jigjiga baa Ku dhahaya Somali somali baleh

    • @abdurazaksiciid1440
      @abdurazaksiciid1440 4 года назад +2

      @@rawis_run5577 dusha Ku qaad soomaalida sheegaysid abti

    • @muhamoudabdirahmanahmad1908
      @muhamoudabdirahmanahmad1908 4 года назад +3

      ANIGABA AAD IYO AAD AAD AYEEY FARXAD IIGU THY

    • @entername44
      @entername44 4 года назад +2

      @@rawis_run5577 somaliland ma nin bd ka weyday ku guursada oo guunimo ayey kaa saari waayeen ....

    • @rawis_run5577
      @rawis_run5577 4 года назад +4

      @@entername44 I am sorry somaliland igama sokeside

  • @EsaxFX
    @EsaxFX 4 года назад +20

    Waxaan ahay gabar ka timid gobalka gedo somali waa hal waxana aminsanahay somali weyn guul iyo gabinomo masha alaah we love u maslax

  • @nimaali201
    @nimaali201 4 года назад +51

    Somali Somali baa leh dee, From Toronto Canada. I love the song Maslax

    • @ccc-uk2nu
      @ccc-uk2nu 4 года назад

      That's right, sister. 🌹

  • @nidolzack7052
    @nidolzack7052 4 года назад +298

    Inta ku faanto somaali🇸🇴 nimada like ta isku muuji wll mcn

  • @ogadenqueen
    @ogadenqueen 4 года назад +198

    Jamhuuriyada Somali Galbeed
    Guul iyo Gobanimo 💚🇸🇴❤️

    • @khadrafarax1782
      @khadrafarax1782 4 года назад +2

      Woooow

    • @muslimanasser9315
      @muslimanasser9315 4 года назад +2

      Masha Allah

    • @axmedyare2404
      @axmedyare2404 4 года назад +2

      OGRevolution mancha Allah sax

    • @farhanahmed4242
      @farhanahmed4242 4 года назад +1

      What are you guys talking about og revolution lol Muslax is ISSA from Diredawa

    • @hudahashi512
      @hudahashi512 4 года назад +1

      Jamuuviyadasoomalilaan😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @omerlolle2787
    @omerlolle2787 3 года назад +73

    I love this song from oromia❤💚❤✌ my kush people somali too much love💯

  • @arsenalhighlights9785
    @arsenalhighlights9785 4 года назад +115

    I love you my people Somali 🇸🇴 your brother from Kenya 🇰🇪 Somali sijui ❤️😄

    • @abdirahmanmohamed7169
      @abdirahmanmohamed7169 3 года назад +8

      Somali somali ayaaleh one love all 5 somalis

    • @xasancabdijaamac8052
      @xasancabdijaamac8052 3 года назад

      Hhhh kenya waran miyaa hee viva somalia

    • @munanuur2210
      @munanuur2210 3 года назад +4

      Somali sijuu maxaa laga wadaa qabiil sijuu la dhaha maa jira wah
      Somalia waa somalia meel walba
      Hhhh siju waa maqlay lkn intaa sijuu shega laheed qabeelkaaga iska sheega ugu yaraa hadda somali ka dagaysa ama magaaladaada gaarisa plz
      Somali gaarisa isku magacaaba taas ayaa sharaf leh waa dhulkaaga

    • @fariidtv7127
      @fariidtv7127 3 года назад +3

      There's no such thing. Somali is somali don't forget wagalla massacre

    • @cabdirisaaqfaysalcali2745
      @cabdirisaaqfaysalcali2745 2 года назад +1

      Soomaali waa soomaali

  • @elyahyelaaskawi2341
    @elyahyelaaskawi2341 4 года назад +66

    Ninka Kaliya Ee Machel Jakson Naga Barajeen Kara..👏
    BOQORKA JAASKA SOMALIA.....🇸🇴❤

  • @eastafrican625
    @eastafrican625 4 года назад +126

    I am in love with this song, great Somalia. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @alexteferra9991
    @alexteferra9991 Год назад +28

    I am from Ethiopia, Addis Ababa, I really like the Somali music... ❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹

  • @amyadams9557
    @amyadams9557 Год назад +38

    2023 and this song still gets me moving Damnn ❤😅

  • @mohamednuur9125
    @mohamednuur9125 4 года назад +117

    Reer jigjiga salaan boqortooyo ayaa idinka soo dirayaa gobolka hiiraan qasatan b/weyn 🙏🇸🇴❤❤❤ Somaliya somali baleh

    • @farhanahmed4242
      @farhanahmed4242 4 года назад +2

      Not reer jigjiga this is Issa from DIredawa

    • @mrfuga6041
      @mrfuga6041 3 года назад

      @@farhanahmed4242 lkn dadkan iyo meeshuba waa ree Jigjiga 😂😂 ooydee 😭😭

    • @farhanahmed4242
      @farhanahmed4242 3 года назад

      @@mrfuga6041 him and his friends are from dire dawa he travels all over to do show's

    • @mrfuga6041
      @mrfuga6041 3 года назад

      @@farhanahmed4242 I know he's from dire but he was in jigjiga what‘s wrong with you diredawa and Jigjiga are the same!

    • @safaeleyeh4816
      @safaeleyeh4816 2 года назад

      He is Issa Somali from Dire Dhabe not Somaligalbeed

  • @qanciyemedia6328
    @qanciyemedia6328 4 года назад +483

    Somali somali ba leh
    From somalilnd

    • @fahmiking3215
      @fahmiking3215 4 года назад +5

      Maslaax mideeye ku tgeera

    • @mohamedahmedibrahim2713
      @mohamedahmedibrahim2713 4 года назад +3

      kkkkkkkkkkkkkk somaliland n existe mm pas

    • @abassmed395
      @abassmed395 4 года назад +6

      @@mohamedahmedibrahim2713 vive somaliland pourquois tu dit ça sale raciste la chanson est pour tout personne qui parle en Somali Hestan waha iskale Somali mahamed

    • @achmedlander3123
      @achmedlander3123 4 года назад +6

      @@mohamedahmedibrahim2713 somaliland existait avant djibouti et la somalie ....

    • @NoWay_666
      @NoWay_666 4 года назад

      Abdull 00 hahaha comment ça « existait avant djibouti et Somalie » t’as pas de logique gros ?!!

  • @asadiqharoun3135
    @asadiqharoun3135 4 года назад +65

    I’m from Sudan i love Somalian music 🇸🇩🇸🇩🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌹🌹❤️❤️

    • @abshir2010
      @abshir2010 4 года назад +1

      We love you too my brother.

    • @abdallaahmed9032
      @abdallaahmed9032 4 года назад

      We interested Sudanese song too
      I like محمد وردي
      And ندي قلعة
      Log life forever to Sudan people
      ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @apdirahman1433
    @apdirahman1433 2 года назад +31

    After 2 yrs I'm watching this song ❤️ amazing wlh 🥺♥️
    Hees dhiiri galin ah 🚶🚶🚶

  • @ahmedciiltire2
    @ahmedciiltire2 4 года назад +428

    Ninkii Maslax Ahaa Michael Jacksonka Soomaaliduba Noqday Soomaali Horay Ha Usocoto.

  • @mahadahmed6836
    @mahadahmed6836 4 года назад +67

    Reer jigjiga somali dhab ah big love from istanbul turkey 😘

    • @abdulahimohamed2314
      @abdulahimohamed2314 4 года назад +1

      @JonnR Ragga No the place is Somali region in jigjga
      Not oromo Region Diredawa
      And Cisa is aprophet of Allah

    • @rashkahd5962
      @rashkahd5962 3 года назад

      @@abdulahimohamed2314 usheg oromiyada

    • @abdulahimohamed2314
      @abdulahimohamed2314 3 года назад

      @@rashkahd5962 Adiga ethiopianka ah iyo Aniga oo eh Somali

    • @maajiddiaz3529
      @maajiddiaz3529 3 года назад +1

      @JonnR Ragga ficilka dhaaf jigjiga wye mezha anaga jogne

  • @munadahir6338
    @munadahir6338 3 года назад +39

    Perfect song
    Perfect lyrics
    Perfect music
    Perfect dance
    Maslax medeye
    💕💕👑👑👑👑💪💪😘😘😘😘❤❤❤

  • @Frankly580
    @Frankly580 3 месяца назад +15

    Who listining 2024❤

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial5314 4 года назад +344

    Maslax mideeye inuu yahay machel jackson ka somaalida yaaa igu raacsan hore usoco maslax mideeye 🥰

  • @sagafe4853
    @sagafe4853 4 года назад +350

    MOGADISHO+ HARGEYSA+ JIGJIGA+DJIBOUTI+GAARISA=🇸🇴❤❤❤❤❤

    • @noonanoona2145
      @noonanoona2145 4 года назад +2

      😍😍😍

    • @aarkamaanta5169
      @aarkamaanta5169 4 года назад +2

      🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @abdulahimohamed2314
      @abdulahimohamed2314 4 года назад +4

      Noo sxb
      Muqdisho Somali baa leh
      Inta kale somali malaha HarGeyza ayadana Soomaali baa lahaan jire hada malaha

    • @minnicute2497
      @minnicute2497 4 года назад +6

      @@abdulahimohamed2314 no one wants to listen Your nonsense

    • @sadiyabashir8854
      @sadiyabashir8854 4 года назад +2

      Abdulahi Mohamed Somalia will always be one country bro, Somalia ha nolaato!! 🇸🇴🇸🇴

  • @abdirahmanesmael9958
    @abdirahmanesmael9958 11 месяцев назад +14

    Although I don't Undrestand Somali Meaning,
    But, I Love Somali Culture and Music
    🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴
    Go Forward From Abdirhmn Mozambique 🇲🇿

  • @yahya123ftw
    @yahya123ftw 2 года назад +96

    I'm from Mars and I love Somali people and their culture. Sending love from mars

    • @mariza101_
      @mariza101_ 2 года назад +16

      Lol we are Neighbours I m Jupiter I’m sending My salutes 😂 to all

    • @zackexcellent6899
      @zackexcellent6899 2 года назад +2

      😂😂

    • @onlyme562
      @onlyme562 Год назад +3

      I am from the planet of the women, Venus, 👌🏾👌🏾👌🏾👌🏾

    • @ahmedmohmoud7191
      @ahmedmohmoud7191 Год назад +2

      Greetings from my own planet Nothing. Big up Africa in whole 🫶🏾🤞🏾

    • @5cent243
      @5cent243 Год назад

      Thank

  • @G0_n3
    @G0_n3 4 года назад +133

    ❤ *PROUD TO BE ISSA* ❤
    *ISSA MADOWEH MALABLEH FROM DJIBOUTI, ETHIOPIA, SOMALIA AND ALL OVER THE WORLD COME LIKE HERE...* 😃

  • @mrsayed3618
    @mrsayed3618 4 года назад +59

    awesome😍😍😍 from pakistan🇵🇰

  • @fahadhaddad3454
    @fahadhaddad3454 4 года назад +59

    Am from Yemen and i love this song because it touch your heart

  • @ar622
    @ar622 4 года назад +82

    This guy is so hype lol imagine him in a wedding. I would hire him to sing at my wedding in the future insha’allah Beautiful song Mash’Allah.

  • @BAhmed-qo7gh
    @BAhmed-qo7gh 4 года назад +136

    Hestaan waa dhiiragalis waxuu sheegay dhan waa runtiis intii ilamid ah like ku muujiya iyo inta hestaan ka heshay

    • @kowsarhassanhirey2163
      @kowsarhassanhirey2163 3 года назад +1

      👏👏👏👏👏👏👋👏👋👍👍👍👍👍👍👍👐👌👐👌👌👌👌👌👌🖐🖐🖐🖐🖐🖐🖐🖐👎👎👎👎👎

    • @maxamedabdunasir5075
      @maxamedabdunasir5075 3 года назад +1

      🏁🏁🏁🏁🏁🏁🏁🏁🏁🏁🏁

    • @SalmaJama-qg4on
      @SalmaJama-qg4on Год назад

      Waaa.runta

  • @abeerosama3136
    @abeerosama3136 4 года назад +755

    I'm from Sudan nd I love this song too much ♥️ but I don't know what it's mean

    • @ccc-uk2nu
      @ccc-uk2nu 4 года назад +117

      It's an encouraging song that is about how you should always go forward even though the people you do all the best for try to undermine you and sometimes side with your haters and enemies. Basically, you should be true to yourself despite all the challenges and go forward.

    • @abeerosama3136
      @abeerosama3136 4 года назад +49

      @@ccc-uk2nu Omg thank you so much, 😭,💜💜

    • @ccc-uk2nu
      @ccc-uk2nu 4 года назад +16

      @@abeerosama3136 You are welcome. 🌹

    • @marwamigiste790
      @marwamigiste790 4 года назад +7

      هلا عبير عثمان انا بترجمك يا بنت النيل fosia mahmoud هذا الفيس حقي ضيفيني

    • @hal-abuurzerka4202
      @hal-abuurzerka4202 4 года назад +8

      Weey haadhayaaaneeeeey best song maslax

  • @aboubakr7434
    @aboubakr7434 4 года назад +27

    Still lestining this song since I discovered 💥 Ma haga gayano waxay huuban inad ka horayso hawada mareyse👌 une chanson dedié notamment au jeunes pour les encourager 🇩🇯❤maslax mideye un grand artist 👏

    • @younganna8859
      @younganna8859 3 года назад

      Oui c’est vrai et il est tellement intelligent Maslax mideye

  • @gdaebb9179
    @gdaebb9179 4 года назад +70

    This song hits different if you know the meaning of the lyrics.
    Don't look back folks, go forward.

  • @mojama6484
    @mojama6484 4 года назад +32

    Anoo dadkayga oo Soomalida oodhan meelkasta ay jogan jecel
    Peace and Love dhaman iyo quwadi hore ee soomalido sonoqota
    Love from somaliland

  • @Tafo775
    @Tafo775 4 года назад +131

    Michel Jackson kii Soomaalida oo Jigjiga kaso baxay. Waaa la yaabay Wale
    Cod iyo Jaasba 💯 💯

    • @raabciiseraab4559
      @raabciiseraab4559 4 года назад +3

      Waa reer Dire dawa bro mahin reer jig jiga Somalia Somali baa leh

    • @koudoneismael4871
      @koudoneismael4871 4 года назад +1

      WLL WAA REEER DIREDAWA OO WALIBA QABIIL KA XUURTADA KU HAYSATA JIGJIGA MAAHEE WAA DEEGAANKA DIREDAWA 😂😂😂😂

    • @Tafo775
      @Tafo775 4 года назад +1

      Sxb ninka Afsonaligu wuu ku adagyey waan dareemay inu meelahaas ka imid .
      Lkn jigjiga khuurtu ku qabsaday Ba 😂😂 horey usoco

    • @somaliwoodmedia4315
      @somaliwoodmedia4315 4 года назад

      Subscripta isaar brother s

    • @mandeeqofficial4629
      @mandeeqofficial4629 4 года назад +1

      Maslax wa nin cisse madoobe,from dire dawa casimaada somali galbeed,wa somami mideeye wa cisse mideeye...

  • @oromiyaanbiyyakoo4474
    @oromiyaanbiyyakoo4474 3 года назад +7

    I am from ethiopia stat oromiyaa
    Horay usoco samaaliyey❣🙏

  • @zaraquen130
    @zaraquen130 4 года назад +44

    Caawa heestan ani iqusaysa
    Maslax mideeye keep going
    I am from somaliland
    Plz like iigu qabo
    26/7/2020
    10:03 pm

  • @greenpulseeducation5002
    @greenpulseeducation5002 4 года назад +120

    Crazy man. love his style. I like Somali people, From Ethiopia

    • @mojama6484
      @mojama6484 4 года назад +5

      Ethiopia💖

    • @Somali1971
      @Somali1971 4 года назад +4

      Thank you brother we're only one people just different names thats all.

    • @aaminomoha5476
      @aaminomoha5476 3 года назад

      MACAAN

  • @hassanfarah1173
    @hassanfarah1173 4 года назад +93

    Somalia Somali baa leh
    like saar if you agree 👍😍

  • @youngerro1649
    @youngerro1649 3 года назад +24

    Im.somali and I love our music🔥 horay u carar

  • @IbrahimAbukar-nc3oe
    @IbrahimAbukar-nc3oe День назад +1

    Somaleey la hadal Maslaxoow walaalkeyga qaaliga ah❤

  • @nadaarajamac7780
    @nadaarajamac7780 4 года назад +22

    Miskiinki oo idonleh fiid wngsan inta jiifka kudawanysaa
    Liketa igu qabta from Germany

  • @laalanura2635
    @laalanura2635 4 года назад +228

    Yaa ila arkay Jigjiga showgan sidii showyada caalamka ayaa loo qabtay State madow wow reer Jigjiga salan sare from Awdal Borama

    • @zakicabdi8886
      @zakicabdi8886 4 года назад +5

      Woow mnsha Allah wllo gobolki ilbaxnimada somalida iyo aqoonta so dhawoow wllshy

    • @laalanura2635
      @laalanura2635 4 года назад +2

      @@zakicabdi8886Mahadsanid wllo waan dhawahay rer jigjiga walaalo jiraa tihiin

    • @axmedyare2404
      @axmedyare2404 4 года назад +3

      Laala nura saxiix sis kusoo dhowoow gurigaaga 2aad

    • @laalanura2635
      @laalanura2635 4 года назад +1

      @@axmedgaashe3835 maad ka xun thy

    • @laalanura2635
      @laalanura2635 4 года назад +1

      @@axmedyare2404 thanks bro

  • @apdirahman1433
    @apdirahman1433 3 месяца назад +3

    Heestan 2020 waxay Soo bxday anoo Libya jooga 12 dhalinyaro ah oon halmeel wada daganeen kana wada shaqayn jiray ayaan wada dhageesan jiray dhamaantoodna Europe ayay wada joogaan hdda .....ana alx hday ii rumowday 4 sano kadib ❤😢

  • @Cookie-mw4uo
    @Cookie-mw4uo 3 года назад +23

    I can’t believe I just found this song, it’s amazing!!!

  • @wiilsanjames7629
    @wiilsanjames7629 4 года назад +111

    Ku saliga nabiga iyo meeshan music ku socdo kaladaaya niyow
    Like inta radiinaysan wlhi waa idinku denbi

  • @ayaanmaxamed2099
    @ayaanmaxamed2099 4 года назад +369

    Yaa ila mida ciyaartisaaa ka helay wiilkan

  • @mohameddek4125
    @mohameddek4125 День назад +1

    Markii igu horaysaay heestan ee aan maqloo aniga dire dawa joga oo wakhtigi Aad igu Aad kaa ayaan maqlay kadib dhirigaalin ahaan ayaan u dhagsaatay hada waxaan ku nolahaay nolool heer sare ah masha allaah allee haa isdiyoo reer dhuroo kalee waan salamayaa iyo marmaarsoo

  • @araksanabdillahi930
    @araksanabdillahi930 3 года назад +8

    Maacha Allah my brother love you 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴

  • @Zeccabros
    @Zeccabros 4 года назад +41

    Cushitic language is dope. Kingdom of Kush shall return. #Somali #Oromo #Afar #Kimant #Simada #Hidiya #Kenya #Tanzania This go hard

    • @Somali1971
      @Somali1971 2 года назад

      I couldn't agree more.

    • @ganay252
      @ganay252 2 года назад +1

      All of Kenya isn't cushitic same of are cushitic

    • @abduqadirbashir
      @abduqadirbashir Год назад

      kenyans and tanzanians are bantu people but the land is kush

  • @emnetfesehaye4517
    @emnetfesehaye4517 4 года назад +54

    Love you🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴from 🇪🇹🇪🇷🇪🇹🇪🇷🇪🇹🇪🇷🙏🏾❤💎

    • @samisomali4812
      @samisomali4812 4 года назад +1

      ❤🌷

    • @yohanneschance2357
      @yohanneschance2357 4 года назад +1

      Two different country, ethopia and Eritrea is not like Somalia and Djioubti

    • @fouedahmad9778
      @fouedahmad9778 4 года назад +2

      Emnet Fesehaye
      My really flag
      🇸🇴🇸🇴my second flag 🇪🇹🇪🇹🇪🇹❤️❤️❤️ ilove you Ethiopië for ever

    • @abdulahimohamed2314
      @abdulahimohamed2314 4 года назад +2

      @JonnR Ragga What is different??
      Ethiopia are 70 Ethnic
      Eritreans are 7 Ethnic
      Somalia 1Ethnic
      Djibouti 2Ethnic
      And Afar they near Somali
      And isaa are Sub clan of Somali

    • @abdulahimohamed2314
      @abdulahimohamed2314 4 года назад

      @JonnR Ragga All of Ethiopia is Somali-Land wacelow

  • @Abdirahman_ali17
    @Abdirahman_ali17 3 года назад +8

    I love my somali people muqdisho hargaysa jabuuti jigjiga boosaaso diridhaba gaarisa lascaano wajeer garowe kismaayo boorame harar ✊

  • @engbirlaqe6507
    @engbirlaqe6507 3 года назад +6

    2.7k comments hada iga dhax aragto like saar 👈🇸🇴

  • @ifraaxsocial7781
    @ifraaxsocial7781 4 года назад +13

    Mahagaaagayanoo waxay hubaan inaad kahorayso hawada marayseeh the best
    Horay uso wlll mideeye
    Magacaasi wuuu ku qalmaaaa 👍

  • @abshiralfa4611
    @abshiralfa4611 4 года назад +30

    Somaaliya soomaali baa leh from Canada 🇨🇦

  • @Godbless2023
    @Godbless2023 2 года назад +8

    I am from Eritrea I love Somalian songs 👍👍👍

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII 8 месяцев назад

      we are one family 🥰💗Horn Africa 💓❣❣💞

  • @maxamuudmaxamed9344
    @maxamuudmaxamed9344 3 года назад +9

    Hawlaha guula harkiisiye
    Ilntaa nolasheed sugaysee
    Dharaar aad u jogtee.
    Kuma qudhaano.way halaynayaano hadalna.
    Wax.ku ma taraane
    Horay usoco
    Ha hinbersiine.hadal maaha way hadhayaan
    Horay usoco
    MaslLax hiRgalaY

  • @abdiismail6390
    @abdiismail6390 4 года назад +85

    SoMaLi Inti JeCel inaY WaLaLo NoqoYo LiKe Sar ❣❣🌍

  • @moediberrylibaan.386
    @moediberrylibaan.386 4 года назад +30

    Xariif heestii qaraxsaday maslax hore usoco bruh 🙏🏽♥️

  • @cuzeyryusufxusen4807
    @cuzeyryusufxusen4807 3 года назад +6

    I, am somali from jigjiga wxn ahay somali jigjiga na waa somalia gumeysiga waanka bixi doon gacanta aanku hoos jirno O Ethiopia ah I.a dadkeena iyo dalkeena soomalia did ayaan ula midoobi doonaaa insha allaaah

  • @abdilahihassan3179
    @abdilahihassan3179 2 года назад +5

    One of the best dance of somalia maslax ❤️🔥🇸🇴

  • @kinghindiholish1016
    @kinghindiholish1016 4 года назад +30

    My jigjiga miss u pilaahi one love maslax mideeye

  • @qaaligelle3521
    @qaaligelle3521 4 года назад +338

    Inta ila aragtay laxanka iyo musica iney u fahantay hes Ethiopiana like dhac Ku sii

    • @SomaliComedyChannelhanadali
      @SomaliComedyChannelhanadali 4 года назад +5

      Wa sidaa been ta ma ahan

    • @zakicabdi8886
      @zakicabdi8886 4 года назад +5

      Waa hees Tanzanian ah oo labadalay waxa qada fanan la yidhaa Harminize

    • @qaaligelle3521
      @qaaligelle3521 4 года назад +2

      @@zakicabdi8886 OK wll wadaremy iney si wax yihiin

    • @wanagsharaf6351
      @wanagsharaf6351 4 года назад +1

      Ninkaan wixi isaka sameysta weli heesan ma copieyen

    • @zakicabdi8886
      @zakicabdi8886 4 года назад +3

      @@wanagsharaf6351 waa run isaga erayada samaystay lkn laxanka iyo music waa hees Tanzanian ah wanad ka eegi karta wll se waa top fanan ninkan

  • @generalanoodofficial4515
    @generalanoodofficial4515 4 года назад +19

    Meesha ay Pakistan iyo Sudan iyo dalal badan naga jecelyihiin maxaa noo diiday anagoo walalo ah soo somali ah in is jeclaano oo horay usocono 🙏🙏🙏🙏🙏❤❤❤❤❤❤

  • @AbdirizaaqtahliilKulane-ku5ib
    @AbdirizaaqtahliilKulane-ku5ib 7 месяцев назад +5

    Niba maxamed ku scw wll❤

  • @amarehadaweh9683
    @amarehadaweh9683 4 года назад +35

    Naftaydaay adaan kula hadlayaa
    Adigoo hammi loo
    Hiigsanaaya meel dheer
    Dadbaa ku habaabiyoo
    Waliba ku halaynayee
    Dabkay kugu hurinayaan
    Ayay kugu hanfinayaan
    Intey ku haraareeyaan
    Ayay kula heshiinayaane
    Horey u socoo
    Adigoo u hiilinaaya
    Wanaag u horseedayoo
    Waliba nafta u huraayey
    Cadowgaaga hab siinayaan
    Xantaaday higgaadinayaan
    Hoggaagay sii qodayaanoo
    Kafankaagay huwinayaan
    Horey u socoo
    Ma hagaagayaanoo
    Waxay hubaan
    Inaad ka horeysoo
    Hawadaa mareysee
    Way hadhayaanee
    Haraad adigo tirayay
    Sunta kuu hoos marinayaan
    Duco adigoo ku habayay
    Habaar kula raadinayaan
    Hawlaha kuu gaargiyo
    Hilinkaa nolosheed sugaysay
    Dharaaro aad u joogtee
    Hurdaba aad u daysee
    Kuuma quudhaano
    Way haleynayaane
    Hadalka wax kuma taraane
    Way ku hunguriyaynayaane
    Horey u socoo

  • @hibaaqwaxyarowacan8036
    @hibaaqwaxyarowacan8036 4 года назад +137

    Iam soomali from Somaliland❤

  • @Umel.kheyr1
    @Umel.kheyr1 Год назад +2

    Somali Somali ba leh
    Africa na Somali ba leh
    5ta Somali, sow hadalkas Ruun ma aha💙

  • @shankaroonahmed9213
    @shankaroonahmed9213 3 года назад +8

    I am from japan and I love my somali brothers and sisters 😍😍😍🌺

    • @MohamadAli-tc3kx
      @MohamadAli-tc3kx 3 года назад

      Comments beenta ka daayo waxad odhankartaa waxaaan Ahay somaliyad dadkeygana waan jecelahaye maxaa jabaanka kuu geeyey iyo dadka ilaahay ba inuu jiro diidan

    • @Bashir000
      @Bashir000 Год назад

      fake japanese lol

  • @abdulkadirawale3631
    @abdulkadirawale3631 4 года назад +420

    Heestu waxay Ka hadlaysa sida somalida marna losoo dhawaysto hadana sunto iyo Kala eryida umadooda wadamo kle uga shaqeyan.
    Nafta lala hadlayo waaa Somali, somalina Somali ayaaa iska leh Cid kle malaha tasaana xaqiiqo somalidu horey uu soconaysa cid Somali rabto inay so jirto ma jirto wadan walba wuxu ina s
    Tusaya waddo qaldan oo ah Somali yeyna midoobayn oo quwadoodi dib uu so noqon

    • @fathiaawaleh8291
      @fathiaawaleh8291 4 года назад +1

      Abdulkadir Awale 😭

    • @sacdiosacdio
      @sacdiosacdio 4 года назад +2

      Abdulkadir Awale Really wlhi😭😰

    • @hidaelmi4545
      @hidaelmi4545 4 года назад +3

      Abdulkadir Awale Masha Alah caqliga wanagasan waa Hibo eebehey bixiyo thnx Abdulkadir

    • @tigeribnuguure5613
      @tigeribnuguure5613 4 года назад +2

      Xaqiiiq wllky somali horey usocoo melksta jgtaaan

    • @najmakhaliif2791
      @najmakhaliif2791 4 года назад +1

      🇸🇴💪

  • @kevintoto1661
    @kevintoto1661 4 года назад +112

    Muqdisho
    Hargaisa
    Jigjig
    Jabuti
    ....
    I love one Somali

  • @msafirisaidiphd6723
    @msafirisaidiphd6723 3 года назад +5

    Love Tanzania 🇹🇿

  • @IsmaaciilAdam
    @IsmaaciilAdam 22 дня назад +3

    HEESTAN qalbigayga ayay caadi u taabatay 🤒🤕😔😔 IN 2024