😓😓 allayleee dadkaaga sumad kuu ah from hargaisa somaliland siyasad ma wadagno lkn wax ka qaali San baynu wadaagna o dhiiiga ah Hargaisa Muqdisho Japuuti Gaaarisa Jig jiga One love dhamantin Sinjibaaaa ina mideeya 😍❤❤
Aniga oo reer hargeysa ah isma oran erayo kaa oohiya oo ku bilaabma soomaalaay ayaad weligaa maqli walaahi heestani ilin ayay iga keentay kolay damiirka ayaa iga oohiyay. Waaban aamusi kari waayay. Maxay kula tahay let me know. Hanka ruux kasaboola, leh garaadka saqiirka, sedna faanka u haysta, yay sinnaantu dhibtaaye, cidna hayb kuma sooco. Nafluhu sumadiisa,sooyaalka afkiisa, sadriguu kuhayaaye,walee kayga ma saydho
From hargeisa somaliland Awale adan hore u saco ustaad Hadal ba wa intaad tiri sinjigaa na mideeya Sawraceenu amaan le Somali dawlad ku kala tagteee yaan dadka somalinimda la nacasiin
sharmaake siciid he is the real living legend of somali voice singers kani wa waxkale sxb ninka labaadna waa adiga dee shackoo .... the second living legend lkn sookoraya
Awaleh Casri 👏 waan kugu fana wallahi 😚 adowga haa jaban Fierté djiboutienne, fierté de toutes ceux qui parle somalie , fierté de la grande Somalie 🇸🇴👏 une légende incontournable ❤ love you my fanan qaliya from Djibouti 🇩🇯
Haday samalinimadu kugu wentahay ama ad jaceshay😍🖐❤ calankaa🇸🇴🇸🇴😍 bluga ah like ii sar Cawalee wanku aminsanahay Nolow inta ay nolal jirto. Hasugnado afkenu Hidahenu masulo Somalia calankenu Wiligii hasareeyo Big respect awale and much love from UK wlhi
Ax Wlhi Axla erayo wayay Best Fanan jeclhy Awale Legend😍😍😍👌ina tahay murun Kuma jiro in lagu soo canbaxo kuwa rabo wa ka daba dhumaYan hees wa ku karbashtay Kuwa fanka falaad kadhigay😂😃😂 wa ku taganahay AlfanankeYga Awale😍❤👈👏
La citoyenneté est un art de fierté et celui qui reconnait ou bien qui me partage mériterait même pas que je lui lance une telle réaction Et pour faire comprendre aux esprits devancés (Somalie..Afar..French..Anglais.. Espagnol)... l'amour créé par un lien ou le respect émis à ton alter égo ne devraient humilié aucun parmis nous Mercii à ceux qui ont aimés mon propos🤗🤗
Ruuxi damir le heestani run bey u sheegey sa omaar waa nin an fikirkiisa ku hadalin dad ku u hadlayey car ha hadlen dharbaaxu sheegaye heesba wax loogu sheeeg ax ayaaa bilaa damiir cawale adan eezh qiyaazak hore u soco
Awale Adana majogno sanadki qabyalada anagu adaan fanaan Qaran Ku naqaanaa waxba inan yaroo shalay Soo baxay yaanu isku dayin inuu kaa hadal siiyo the legend awale wadan mar Iyo laba adaan Ku wadanaa
Sinjigaa na mideeya I'm very proud to be Somali and loving all of you Somali people ❤. But politically I'm Somaliland citizen now and some day in the future I will see 👀 the all 5 regions of the somali peoples become one nation ,hopefully they will be 1 Nation Inshallah.
heestan wey iga oohisay qiiro iyo anigoodhanba si si baan noqday soomaalaay nafluhu sumadiisa sooyaal tacabkiisa sadriguu ku haaye walle kayga ma tuuro 😍😍😥😥
Somali fanan pure ah Since 2005 #Awaale_Casri. Qalbigygu sokeeye maahan seera nin ootay waana saafi mug weyn aan qabyaalad sareenin soomaaloo dhan qaada.
Je suis d'une émotivité que je ne saurais correctement décrire par des mots. Un artiste de renommé international. Une legende djiboutienne pour la somalie. Waxa'aad tahay ileys somalo dhan u ah ifteen. Horey u soco #legend
Wlhi heestan Waan la Qiirooday 😢😢😢😢😔 #Hasugnaado afkeenu #hidaheenu Ma suulo. #soomaali calankeeedo waligii ha sareeeyo Abwaaka Heesta caqliga alle kuu siyadi 🙏🙏 #Cawaale Aadn Afkaga caano Mac lagu qabto 😘😘😍👏👏👏 #TusmoFilms Thank you n Great job 👏👏👌👍 #Hadiyada Quruxda Badan na Waan idinka Gudoonay hadan nahy Ummada sharafta badan Ee Somaliyeed 😍💕💕💕💕💕💜💜
Ayan Mustafa aamiin abaayo mcnto dhiig somalinimo kugu jiro illahow na mideey oo inagoo gcnta is heysano na tus wlhi dagaal wanka daalnay aan dhashay ilaa hada nabad ma arkin 😢😢😢 nabad ayan rabaa
Cawaale Adan in uu somali yahay intiina aaminsan farta taaga 👍👍☝☝
Cadnaan Garjeex mashikibaa kaagajira doqonyahow,,, afsomali kale like kuraadi
Cadnaan Garjeex 👆👆👆👆
Bani'aadanku inuu isxishmeeyo ayay sharaftiisu ku jirtaa.
Cadnaan Garjeex wa dj buutiyaawi
Cadnaan Garjeex cawaale aadan somalinimo cid oo ka baryaayo malahan hadii cawaale somali aheeyn qaf somali ah maba jiro naku kala kaxeeya warlee maa la wadaa
From Hargeisa , siyaasi inakala seetayn maayo , sinjigeenu waa mid , proud to be somali 😍 like ku qabo intii midnimada somaliya jecel✌
Qalbi Nuura
Huuno ❤🇸🇴
😘😘😘😘😘😘😘
😍😘😍 allah mideyo somalidena
Qalbi Nuura 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 wlhi sinjigeenu waa mid quraa sis❤️❤️❤️
Sinjigeenu waa mid qura❤💯
Hees aan la qiiiroday waye walhi awale adan waxa tahay hogaanka fananiinta somaliweyn ❤😍😍😍😍😍
Kiin Jaamac Anaka waanu jecl nhy Cawaale Adam lkn Somaliland kuma jirto badaa Waa waynta
wa ku salamy kiin
Kiin Jaamac walahi guul iyo gobanimo
Kiin Jaamac waalhiwaa waa runtaa
Kiin Jaamac adba fanaanad qaaliya ayad tahay waxa laga sugaya hees ku sabsaan sijinka somaliyeed
From laascaanood Viva somaliwayn. Viva cawaale 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
lascanod my home town ❤
From Djibouti i like laascaanood
From lasacnod guri daraawisheed🇸🇴❤
Daraawiish' Somalia🇸🇴
😂😂😂@@jibrilahmed8035
Erayada heesta dhigay dhaqajiyen wlhiii 😭😭😭 🔥🔥🔥
-Qalbigaygu sookeye
-maha seero nin ootay
-wana saafi muug wayno
-aan qabyalad sarayne
-somalo dhanba qaada
Somaliyey awale wa legend inta ila amisan liketa saar 😍😍😍
Wallee nin gaaray majiro awaale astaantadu wa wanaag
Legend Awaale Aadan 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇸🇴 LABADA Garab Ee Aan MNTA Haysto We love you Djabuuti
bella omar
WaaN kula qabaa dareenkaa
bella omar
Heestani way iga ilmaysiisay wlh
Kolay waa dhiiga soomaliga ah ee-
Igu jira sababtu FROM DJIBOUTI😢😘
MOGADISHU
DJABUTI
HARGEISA
JIGJIGA
GARISA
KISMAYO
GAROWE
GAALKACYO
BOSASO
BURCO
BAYDHABO
MARKA
BELEDWEYNE
ONE LOVE SOMALI WEYN
Fgf
anigo ka socdo reer hiran waka qabna wll 🙏
Hadaa fanaan noqonayso Cawale adan sidiisa cml ahow sharaf waan kuu haynaa walee fanan kuguma aan dorsadeen cawale
Legend meel kastaaba waad ka dhamaystiran tahay100% weeyo 💖💖💖💖🙏🙏🙏🙏🙏😍😍😍😍😍😍😍
Markasta wan ku jecelnahy boqorkeena 😍😍😍😍😍 wana ku garab taganahay 😍😍😍😍😍😍
Keyf Karshe adigaaa kaa dhiganaynaaa fanaaanad kale oo awaale bareejen karto
Abdihakin Mohamed kkkkkkkkkkkk ba aye war ani fanaanimo ma rabo
*Awale Adan Dad badan oo aan gaadhayn ayaa ku daba lumay, lkn Muran kama taagna inu LEGEND yahy, ku taagerna bro*
Intiii cawaaale aadan jecel Like saara cod si
Qalbigaygugu sokeeye
Mahan seero nin otay
Wana saafi mugwayno
An qabyalad sarayno
Somalo dhanba qaada
Legen awale adan waliga jir oo joog pig risbact awale adan👍👍👍👍👍
Heestaan halaga qariyo msr barbar iyo il dhoqosh iskalajiid😉
Tariiqdaa ku xusu doonta fanaanka gayiga Africa o dhaan😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
😓😓 allayleee dadkaaga sumad kuu ah from hargaisa somaliland siyasad ma wadagno lkn wax ka qaali San baynu wadaagna o dhiiiga ah
Hargaisa
Muqdisho
Japuuti
Gaaarisa
Jig jiga
One love dhamantin
Sinjibaaaa ina mideeya
😍❤❤
Waa runtaa wllo Wax garad ayad tahay wllhy
Viva Cawaale aadn
Viva somaliweyn
Viva abwn ka hesta sameyay
Viva legend 💪💪💪❤💯
Inta igu ŕaacsan like
Thanks
Markuu soomaalaay yiri ilinta😢😢😢 ceshan waayey Cawaale nolow
SOMALI mey koo higy
YuSuF Hussein wlhi kuli mid ayaa ahay waaba ku calol xumooday alla somaaali dad xun aya ka buuxa oo qabiil iyo kala sooc dilay
somli wa iska qiirota lkin iygo og in somli wxy wllo kga wcn yihin aysn jirin iyo ineysan qabiil wxba utareyn bd hdna mrka inaaderka la yra maago la soo ordi anoo reeer hebel ah oo landhere ah kkkk wa cudur somlidu wda qabto yr iyo weynba
Aniga oo reer hargeysa ah isma oran erayo kaa oohiya oo ku bilaabma soomaalaay ayaad weligaa maqli walaahi heestani ilin ayay iga keentay kolay damiirka ayaa iga oohiyay. Waaban aamusi kari waayay. Maxay kula tahay let me know. Hanka ruux kasaboola, leh garaadka saqiirka, sedna faanka u haysta, yay sinnaantu dhibtaaye, cidna hayb kuma sooco. Nafluhu sumadiisa,sooyaalka afkiisa, sadriguu kuhayaaye,walee kayga ma saydho
Suheyb yare waalida dhaqanta muwaadin nimo iyo diin maxaa iska galay 🙄 qofkaan comment giisu muwaadin nimodiisa buu ku cabariyaa so take it easy dude
qiiro jaban ayaa ku Haysaaa wlhi
From Boorama Somalinimo meesha loogu jecelyahy ❤️❤️
Suldaanka Reer Nuur
OneLove walaal muhiimada waa soomaalinimo meesha doonto ka imaw ama joog Soomaaalinimo ina deeqdo ❤🇸🇴
Suldaanka Geeska sxb wlahi run and sheegtay
Suldaanka Geeska maash ala ah
no olaw
sidaa weeye ilmaderayaal somalinimdu waa muhiim iyo midnamaduba
My fanankyga ahaa King Awale frxd ku nolow apid 😍😍👈inta Somalinimda JcL👈Liketa Izaara 😜😂😙
Qüèń Hala we r somalia i lovely
ONE LOVE🇸🇴ONE LOVE🇸🇴ONE LOVE🇸🇴ONE LOVE🇸🇴ONE LOVE
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
👇
VIVA SOMALILAND
VIVA DJABOUTI
VIVA DDS
VIVA NORTH EAST PART
Qüèń Hala
Viva puntland state of somlia❤❤❤
Qüèń Hala Ma cidbaa neceb somalinimada wll
Somali oo dhan markan lenahay wa dad isku af ah,dhaqan iyo diint wadaga. Micnahedu waxay tahay hal qabiil un banu nahay.🇸🇴❤. Proud 2 be somalian😍
fanka soomaliyeed hoboladi waaberi kadib waxa micno u yeelay legend awale Adan 💪
*Somalaay somalaaay
*nafluhuu sumadiisa
*Soyaalka abkiisa
*sadriguu ku hayaaye
*walee kayga ma saydho
*Ogadiyo saanta
*Sinjigaa ina mideeya
*sumadaynu wdladaagna
*somaali ah
*Sawraceenu maan leh
From BURCO 30/8/2024😢🇸🇴❤️
Same❤
Nin kii #Awale #Adan dulmiyay Ana wuu idulmiyay ..#Legend ....#HANKA #RUUX KA #SABUUL AH #LAGARADKA #SAQIIRKA #SADNA #FAANKA U #HEESTA YEEY #SINAANTU #DHIBTAAye Midna heeb midnaba heeb kuma sooco👏👏👏
Wlh ilma iga timid markuu cawaale somaalay yiri😭
Allow Somali mideee😍😍😍
Aamiin
somaliland way imane koonfur hagaajiya
Waaw fananka qaranka somaliyeed cawale aden👏👏👏👏
Liketaa hayla dhafuna wll
anaan kula dhaafayn amal
Amal Abshir hi isvdiodye9w0q
Qoftaa profile ka sarn hadaad thy Waan kusaaraa
Hhh
From hargeisa somaliland
Awale adan hore u saco ustaad
Hadal ba wa intaad tiri
sinjigaa na mideeya
Sawraceenu amaan le
Somali dawlad ku kala tagteee yaan dadka somalinimda la nacasiin
Hadii Aad Quranka jeceshahy farta taag☝☝
☝👆
☝️☝️☝️☝️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
☝☝☝
Jaahil
👆
Heestan markasta wan dhagysta lkn waan ooya 😭😭🇸🇴 say dadkeen ugumashqulasanyiihin qabyalad iya su wadankeenu cadwgu ugu socda oo gumaysi dib laisugu celinayo allow dalkena mid kadhig 🇸🇴🇸🇴💖💯💯💪 12/4/2020
Legend💯💞cawale adan💯 waasaafi mug weenoo aan qabyaalad sareenoo somaaliyoo dhanba qaada💯@Tusmo.films thnks yaaqay
Waasaafi mugweynoo aan qabyaalad sareeno somaaliyoo dhanba qaada 🇸🇴👏awale aadan legend 🤴
Abwan Sahal Buule inata jecel like saara
FANANKANI WAA FANAN SUMCAD SHANTA SOMALIYEEDBA KU LEH YAA IGU RAACAY TAA HADII AAD IGU RAACDAY LIKE NAGU SHARAF
SOMALI 24 sax wlhi fanaan saan ucod mcn waligay ma arag awale bishii 1000 dollars baa uqori lahaa
Aniga
SOMALI 24 aNiH KuGu RaaceY wllhi
ASXAABTA SHARAFTA LEH WAAN IDIN MAHADNAQAYAA SUBSCRIBE NA ISAARA CHANNELKAYGA ALAHA IDIN SHARFO
Beenta Maha taaasi
First proud to be somali 🇸🇴 secondly from Djibouti 🇩🇯
Somalia djabouti haku so beerto, mamul gobaleed, midnimo wax ku nahay
00
@@yahyaelmi8435 0
⁰
@@yahyaelmi8435 00000000pp0p0000000p⁰
reer hargeisa hadaanu nahay cawaale xurmo ayaan uhayna. xurmadii uu noogu heesay ayuu maantana shanta somaliyeed uu ugu heesay.
khaalid cawil well said bro
hamze Sirraad thanks brother
khaalid cawil we love hargeisa all Somalis live in hargeisa truly speaking 2000000 people stayed in there bro so proud to be hargeysawi
hamze Sirraad hargeisa is our mother.
khaalid cawil yab bro hooyada fanka iyo suugaanta soomaaliyeed
from Hargeisa, soomaali waa jiidhkeyga Ilove Somalinimo.
hadi ad uu timid inad qoralka aqriso plz like igu cawii
Waxan Kayabey Dadka raba iney cawale latartamo ama xumaha kulifaqaya Cawale wuxu yahay wey cadahay waa boqor waa xidiga fanka somaliyed waaa dayaxa shanta somaliwayn cawale waa hobol tagey cirkuuuna tagey
Barbar iyo balayadan yaceysey hakudaba dhumina walaaalayalow
Cawale waxba logama
Goynayo xumaha idinka ku ceeeboobaya lipaaxa leerta jiifa ha isku kicina. ❤️❤️❤️ Viva Cawale Aden boqorka 5Somaliyeed❤️💖💪💪💪💪💪💪💪
Landheere. VIVA OLNF
Salaam gobeed dhammi Somalidayda sinjiga aanu wadaagno From hargaysa
Somalinimadaa inna midaysa.
First proud to be Djiboutian 🇩🇯🫡
Wadaninimo darteed hadaad oyday farta taaag ☝
abdiaziz dahir wlhi ilin ayaa igasocotaa 😭😭
maanan oyn lkn waan qiirooday ☝
☝️☝️
Soomaaliwayn insha allah guul 5❤️🇸🇴🇩🇯
*cawaale* *aadan* 👑legend weeye wuuna ka weynyhy qof lagu soo caan baxo waa kuu taganahy anagoo badanoo *somalia* 💙😍👏
Empire girl meel walpa waad joogta AdiGu 😂😂😂
Zamiir Bullale 😂😂😂aniga meesha joogo maxa adna ku joojiyay
Empire girl Waatan la Yaapay walee Meel Walpa Waan Kugu Arkaaa
Zamiir Bullale aan kala dhamaano hee huuno😂
Empire girl how many times aan meelahn kugu arka😃😃😃😃😃
Dalkaygaa sumad ii ah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Somalaay somalaaay halkan like saara💕💕💕💕💕💕💕💕
Legend Somalinimadu kuwayn tahy
Ninkii damiirleh qalbigiisay tabanysa heestani.
Heart touching😍
Hees Qiimo weyn ku fadhida, yaa igu raacsan😍😍 liketa ku qabo
Buuri kulul buu indhaha kaga tufay kii yaraaye barbarka isku tuurtuurayey
Legend awaale wiil direed ❤️❤️
Heestan waddaniga ah xikmad weyn ayaa kujirto. Mahadsanid Cawale Adan
Hure😂 waxan ka so salamaya 2024 ma noshahay 😂
Fanaanka ugu qalbiga fiican faniinta heerki legend nimada waad gaadhay ilayn legend la iskama noqdo uune the only living legend awale aadan deheeye👏🏽👏🏽👏🏽 the voice thou😍😍😍😍
sharmaake siciid he is the real living legend of somali voice singers kani wa waxkale sxb ninka labaadna waa adiga dee shackoo .... the second living legend lkn sookoraya
sharmaake siciid abti ka danbee macalinka waa madaxsare
MOHAMED ADAM sxb qaaliya mahadsanid in badan
Mahamed Abdilahi wa nin wangsan ninkan sxb Wlh
Hanka ruux ka saboola leh garaadka saqiirka sadna faanka uhaysta yeey sinaantu dhibtaayee cidna hayb kuma soocoh🙏 awaleh amazing 🤩 thanks for thanks awaleh adan & abwaan sahal buulle iyo al moulin Ariido
Awale adan he is Bob marleyga soomalida
Cod100%
Wadanimo100%
Style 100%
Legendary100%
🙏🙏🙏🙏🙏
abromin mo Abdullahi walhi runba shegtay cawale waa bob marley too
Somlia nima na deeqa🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Asc mak hore Ku saliya n.n.k.h. Scw Scw mazh allh mazh allh
abromin mo Abdullahi wa run fanan wanagsan waye
Scw scw scw ❤@@khalidxidig1180
Awaleh Casri 👏 waan kugu fana wallahi 😚 adowga haa jaban
Fierté djiboutienne, fierté de toutes ceux qui parle somalie , fierté de la grande Somalie 🇸🇴👏 une légende incontournable ❤ love you my fanan qaliya from Djibouti 🇩🇯
Wana saafi mugwayn aan qabyaladba sarayn somalo dhanba qaada
Wa fanaanka ugu codka macaan raga noloow in badan cawaalee👏👏👏💟
Haday samalinimadu kugu wentahay ama ad jaceshay😍🖐❤ calankaa🇸🇴🇸🇴😍 bluga ah like ii sar
Cawalee wanku aminsanahay
Nolow inta ay nolal jirto.
Hasugnado afkenu
Hidahenu masulo
Somalia calankenu
Wiligii hasareeyo
Big respect awale and much love from UK wlhi
🔥The Legend Awale Aden 🔥
Hanka Ruux ka Sabool ah
La Garaadka Saqiirka
Sanda Faanka u Haysta
Yay sinaantu Dhibtaaye
Cidna Hayb Cidnaba Hayb
Cidna Hayb Kuma Sooco
..Omar Xaar 💩💩..
Qalbigaygu Sokeeye
Maaha Seero Nin Ootay
Waana Saafi Mug weyno
Aan Qabyaalad Sarayn oo
Soomaaloo Dhanba Qaada
Soomaaloo Dhanba Qaada
🔥🔥The Legend Awale 🔥🔥
Ha Sugnaado Ha Sugnaado
Ha Sugnaado Afkeenu
Hidaheenu Ma Suulo
Soomaalow Calankeenu 🇸🇴
Soomaalow Calankeenu 🇸🇴
Weligii Ha Sareeyo 🇸🇴
Weligii Ha Sareeyo 🇸🇴
🔥🇸🇴🔥🇸🇴🔥🇩🇯🔥
Soomaalaay soomaalaay!! 😭
Soomaalaay gayigeena
Xuduudaha kasamysan
Maseetayn mabda'aygee
Dadkeygaa summad ii ah. Wn qiirooday wlhi🥺🇸🇴🥰
Cawaale aadan legend fanan qoto qooto waliba majeerteen ah kulama tirsan karo hore usoco bosss anagoo dhan kugarabtaagan
Mubaarik Sleban saas waaye nin hada cusub maba latar tamikaro cawle adan waa fanaan magac kule umada somaliyed
Waa waxa nakala dilay qabyaalad
Meel somalino iyo midnimo looga hadlayo
Ayaad qabyaalad kaga hadlasa
shame on you mubaarik grow up 😡😡😡
asaga soomaali ayuu kufaanay adiga majeerteen maxaakeenay walaahi waad foray meshuu alaah mariyay dadka qabilkadiloowday iyo majeerten naceeba aduun waa ka tuu ilahay idinku dhigay akhirona idindanbeeso walee dab ninkii shidaa buukusoonoqon daba dhilfnimada iskaadaa ee kadhaxbax majeerteen ilaahbaa abuurtay jecelna magac iyo awood dhinackasta ahna siiyay ee maba ahan inaadkeento
Mubaarik Sleban saas waye wlhi😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Oomaar wuu kugu qaldamay, inaa fanaan tahay soomaaloo dhan qalbigiisa qaado , great voice n emotional song 👑👑👑👑👑👑
Allow Soomaaliya Xafiid oo Hal ka dhig Waan Jecelahy Soomaliwen From burco Gobolka Somaliland State Of Somalia
Aiman737j Ali
ONE LOVE🇸🇴ONE LOVE🇸🇴ONE LOVE🇸🇴ONE LOVE🇸🇴ONE LOVE🇸🇴ONE LOVE🇸🇴
WE ARE ALL SOMALI
VIVA SOMALILAND
Liban Said Soomaaliya hanoolato viva Somalia The Blue earth
Aiman 737j Ali wllo waan kaga Mahad Celinayaaa sida Qalbigaagu NaDiifka u yahay, Soomali weynbaa ina DeeQda (Saadak From MuQdisho)
Saadak JiM Alle Wadnahaygo Waa Aqalki Soomaaliwen
Wadnahaygu Qabiil Xun Mayaqany Soomaaliya oon bu yaqana
I'm proud of being a muslim in a first place, then a somali, then a djiboutian . Wonderful song 😍
❤❤❤
Run ahantii abwanka samayey waa mid dayar balse maskaxdisa ayaa wayn mansha allah qaranimadu ha gulaysato
Awale aden wan u taganahy wlhi big respect my fanankeena ❤
Been masheegaayo wlh siniyada ayaan uqiirooday magaranaayo cawale waxan abaal gud usiiyo gabar wax aan aheeyn oo aan siin lahaa garan maayo wax walbo asagaa ka qiimo badan ha ujoojin dadka qabyaalada dilootay walal macan soomaali nimadaa nagu filan illaahay naga dhigay ayaa mahadleh guul iyo gobanimo ku nolow walalo
waaaaw fanan jira
I am pure Somali isaaq somalilander. like ii Saar hadaad igu jeceshahay waxan ahay. hadii kale adna agtayda waxba kama tihid.
Kuli waan waayahay but we share one common. Somalinimada. Am from northern Kenya wajir specifically but I won’t state others am proud somali
Fanaanka ugu qalbiga fiican faniinta heerki legend nimada waad gaadhay ilayn legend la iskama noqdo uune the only living legend awale aadan deheey, vive AWALEH ADEN
Absolutely U re right. Inaad tahay Mawadin Somaliyeed Daah nagama Saarna. long life Bro #Cawaale
Ax yaa somali sinjigaa na mideeya
Jabuuti hooyo
Muqdisho aabe
Hargaysa walal
Jigjiga walal garisa walal
Sinjigaa idin mideeya
Daadir Ali tasad keentey maraaanoow
Daadir Ali yay muqdisho aabe u tahy mala awaalka kala tag meesha nadal filcaalamiin🤛🤛🏾
Sxb hooyo iyo aabe yaa qalisan yay halkaad cadiifadu kula galin
Awale you’re the best fanaan somalia 🇸🇴 always we love you our legend 👍❤️❤️😘🇸🇴💕
Ax Wlhi Axla erayo wayay Best Fanan jeclhy Awale Legend😍😍😍👌ina tahay murun Kuma jiro in lagu soo canbaxo kuwa rabo wa ka daba dhumaYan hees wa ku karbashtay Kuwa fanka falaad kadhigay😂😃😂
wa ku taganahay AlfanankeYga Awale😍❤👈👏
Hees an la qiirode wye wlh cawale adan waxa tahe hoganka fananinta somali weyn❤inta tagerta cawale adan like ta isaara👍💕
Toujours unis m'y Somalie😍😍
Très beau chanson pour nos frères et sœurs somaliens(e)...
Gracias Awaleh😘
La citoyenneté est un art de fierté et celui qui reconnait ou bien qui me partage mériterait même pas que je lui lance une telle réaction
Et pour faire comprendre aux esprits devancés (Somalie..Afar..French..Anglais.. Espagnol)... l'amour créé par un lien ou le respect émis à ton alter égo ne devraient humilié aucun parmis nous
Mercii à ceux qui ont aimés mon propos🤗🤗
Awale waan kugu fanaa, iska dhagatir ruufyaanta raba inay hoos kudhigaan, waan kujecelnahay kuna jeclaan doonaa waligeen.
THNKS TUSMOFILMS
Nabadoonkayga #somali🇸🇴 #jabuti 🇩🇯big respect ✊ somali jabuuti all in one ☝🏿 ❤️❤️❤️❤️
Cawale aadan waa halka fanaan eey kuweyntahay qoomiyadda ama jinsiga soomaaliyeed wish u long life bro
FANAANKA QARANKA WUU KAWEYN YAHAY DADKA QABYAALADA qalbigooda qurmisay
Viva #AWALE ADEN
VIVA SOMALILAND
Nooloow cawaale Adaan
nuur mahmed
Wasidaas ugaas
Legendka wey dhibeyn
Lkn wey kahari wayenee hakasaarto hadey caano ka jaqayaan
VIVA somalia
Ruuxi damir le heestani run bey u sheegey sa omaar waa nin an fikirkiisa ku hadalin dad ku u hadlayey car ha hadlen dharbaaxu sheegaye heesba wax loogu sheeeg ax ayaaa bilaa damiir cawale adan eezh qiyaazak hore u soco
Cawale Walhy waliga waan Tageera Isklaajiye iyo omaar isku Qola ayaa nahye Hadan walhy marna ku doorsan Maayo qabiil Cawale My fanan qaaliye cadowagag cagta hoostaysa
Ayni Mukhtar
Ayni Mukhtar Allah yacizak halka kaga hay
Hahahah calacal time eedo.
Awale Adan Fananka Somali weyn😍
😢😢ninkaasuu oomaar caayay badowga imika geelka kayimid,,,,,, ax ax yaa ikaa horkeen ilkaha aan kaagure oomaarow👊👊👊
👍👍👍👍👍guul cawale
Cawale fulay wakaa calaacalaya oo soomaalinimo ku qaraabanaya
@@hassanabdulahiali5448 ninkaan dal dowld leh kaso jeeda Qaf wx fahma
Awale Adana majogno sanadki qabyalada anagu adaan fanaan Qaran Ku naqaanaa waxba inan yaroo shalay Soo baxay yaanu isku dayin inuu kaa hadal siiyo the legend awale wadan mar Iyo laba adaan Ku wadanaa
Apti cawaale gopaa tahee iinolow from hoygii fanka hargaysa ❤
cawaale 😍😍😍 hees karbaazha iga dhe kuwa qabiilka izku ururszdy ee daba galay ayu ugu talo gaaly
karro prouduction haa pro ilma xayawaanka ayu iskaga furfuraya ninku
hanka ruux kaa zaboola leeh garaadka siqiirka sadna faanka uhaaysta yaay sinaantu dhibtaye cidna hayb uma sooco 😍😍😍😍👏👏👏👏👏
karro production 😂😂😂😂😂😂😂
boqorada somalilan calanku ha sareeyo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Habane waikaa adiga haku sareeyo hno
Qalbigaygu sokeeye maaha. Seere nin ootay waana saafi mug waynoo soomaaloo dhanba qaada ...❤❤❤❤❤ xaqiiq qofkii damiir leh qof walalkiya ilama aha inuu qabiil Ku faquuqayo allaha sharfo al fanan awale adan iyo abwanka hesta sameeyayba
Sinjigaa na mideeya I'm very proud to be Somali and loving all of you Somali people ❤.
But politically I'm Somaliland citizen now and some day in the future I will see 👀 the all 5 regions of the somali peoples become one nation ,hopefully they will be 1 Nation Inshallah.
Heestani wax weliba wey ku jiraan somalaay
Gubaabin dareen shacab oo kacsan
Ineynu nahey dadka aduunka ugu liita
Hanka ruux ka saboola
Leh garadka saqiirka
Sadna faanka u heysta
Cidna hayb kuma soocoo
Wllhi waan ooyey wllhi 😓
From Hargeisa waan jeclahay meelkastoy joogaan soomali👊
Heestaan dhagaysigeeda kama daalo 2021 still l'm ……
heestan wey iga oohisay qiiro iyo anigoodhanba si si baan noqday soomaalaay nafluhu sumadiisa sooyaal tacabkiisa sadriguu ku haaye walle kayga ma tuuro 😍😍😥😥
Somali fanan pure ah Since 2005 #Awaale_Casri.
Qalbigygu sokeeye maahan seera nin ootay waana saafi mug weyn aan qabyaalad sareenin soomaaloo dhan qaada.
DDD_Osople 96 uyfghhfru
Awale adan anigaa marqati kaga ah somali dhab ah ayaad tahay bro
5somaliwayn baad fanaan u tahay
Thanaks bro
Somalay ❤️❤️❤️❤️🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯 our legend is on 🔥 -Hanka Ruux Ka Sabool ah
-Leh Garaadka Saqiirka
-Sadna Faanka u Haysta
-Yeey sinaantu Dhibtaaye
-Cidna Hayb kuma Sooco
Boqorka 🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤️❤️
Somalilander baan ahay somali oo dhana waan jecelahay inta nacaybka iga keensata mooye. One lov inta samaha jecel.
وش ذخلنا 😄😄
Je suis d'une émotivité que je ne saurais correctement décrire par des mots. Un artiste de renommé international. Une legende djiboutienne pour la somalie. Waxa'aad tahay ileys somalo dhan u ah ifteen. Horey u soco #legend
Hadaan nahay re Djibouti, Somalinama jacayl ba la nagu ogyahay..... Salamullahi Somalie oo dhan 👋👋👋👋🇩🇯❤💯 all Somalies
Naflahu sumadisa_soyalka afkisa_sadrigu ku hayaye_wale kega masero😍😘 legend awale adan❤💕
Hadiyada waanu idinka gudoonay walaalayaal abwaan SAHAL BUUL iyo CAWAALE AADAN , waa dadkiinii iyo ummaddinii , waxaanu nahay ummad qura INSHA ALLAH ALLE wuu namideyn doonaa. inaga oo soo wada celin doona sharaftii iyo qabkii SOOMAALINIMO.
My fanaankeyga nolow waan kugu faana walahi❤😍👏👌👊🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯
Awale waa fanaan qaran taarikhda ku xusi doonta ilaahy codkaga hakuu barakeeyo ❤samalow calankeenu 🇸🇴 waligii hasareeyo ❤
Walhi cawale waa fanaan igu qaliya omar iyo iskalaji qabilkeyga weye uma tagerayo awale nolow bro
Wlhi heestan Waan la Qiirooday 😢😢😢😢😔
#Hasugnaado afkeenu #hidaheenu Ma suulo. #soomaali calankeeedo waligii ha sareeeyo
Abwaaka Heesta caqliga alle kuu siyadi 🙏🙏
#Cawaale Aadn Afkaga caano Mac lagu qabto 😘😘😍👏👏👏
#TusmoFilms Thank you n Great job 👏👏👌👍
#Hadiyada Quruxda Badan na Waan idinka Gudoonay hadan nahy Ummada sharafta badan Ee Somaliyeed 😍💕💕💕💕💕💜💜
from hargeysa viva soomali weyn ilahow midee
Ayan Mustafa
Walashey
ONE LOVE🇸🇴ONE LOVE🇸🇴ONE LOVE🇸🇴ONE LOVE🇸🇴ONE LOVE🇸🇴
WE ARE ALL SOMALI
VIVA SOMALILAND
Soomaali oo dhan calankeeda ha sareeyo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Foolxumooy duriyada kamad dhalan nacala somliweyntada Ku yaale
Ayan Mustafa dhilo reer mudug ah ayaa sheganysa reer hrgysa hana ceebayn somaliweyn kuwastaye
Ayan Mustafa aamiin abaayo mcnto dhiig somalinimo kugu jiro illahow na mideey oo inagoo gcnta is heysano na tus wlhi dagaal wanka daalnay aan dhashay ilaa hada nabad ma arkin 😢😢😢 nabad ayan rabaa
Awale fanan qaran
Fanan aan ku doorssado ma jiro hadaad tageero buuxda u tahy like igu qabo
Asc aad ayaan ugu farxaa markaan arko suugaan sidaa u qiimo badan abwaankuna si durgsan oo xeel dheer ayuu u dhigay
from Hargeisa really I proud to be Somaali 🇸🇴❤💯
😍😍😍😍✌sifaha dhaqankene suubane faca wayne ku salaysan diinta waxan sisan kara male oogadeniyo saanta sinjiga ina mideya sawracenu amaan leh 💍❤
From jigjiga
Casimada
Somali galbed
Cawale abwan dhodan
Allah naxaristisa
Haka warabiye
Aya shegay qiimihisa
Oo fanka somaliyed
Cawale ayan qadan laha
Yiri mar.la waydiyay
Cawale maskaxda
Umada somalied.
Wuxu ka samaysty
Beero qurxon cawale waxad
Thy wadani dhaba
Somalia way ku ilashata
Wayna ku ilashan donta
Inta ka dhiman noloshada
Dhamad allah ha ku ilaliye
😘😘😘😘😘😍😍😘