AWALE ADAN | BEST DHAANTO | YARTAAN KA CAASHAQAY JIGJIGA | 2020 OFFICIAL MUSIC VIDEO

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 сен 2024

Комментарии • 190

  • @sabirinaofficial1540
    @sabirinaofficial1540 2 года назад +27

    Yartuu ka caashaqay jigjiga waakaa calafkii ku daray miss xiis

  • @aminahmed1166
    @aminahmed1166 5 лет назад +29

    Jigjiga dhulkii dhaantada iyo dhaantayahanka dad soomaalinimadu ku wayntahy guul iyo gobonimo ku noolaadaa❤❤.

  • @wadania932
    @wadania932 5 лет назад +47

    Wellcome to jigjiga walalkeen Cawale aadan🇸🇴😍

  • @ziham_ayanle
    @ziham_ayanle 5 лет назад +26

    Dhaanto cusub dheh
    Jabi jabi Eega
    Reer jigjiga Gob Gobi dhashay
    Wle dad baa isku arkay ❤😘 Dds

  • @munailkacas1167
    @munailkacas1167 5 лет назад +16

    Jigjiga dhulkayga jecliyaa somalinimaa nadeeqda somlia guuul guul guul balsiday isugu dhageen ahmed iyo cawaale iyo farxada kamuuqata alow noo siyaad amiin❤❤❤❤

  • @khaledjr7661
    @khaledjr7661 5 лет назад +62

    wlh reer jigjiga wa gobtii somali love from xama🇸🇴

    • @sihaamsiman2668
      @sihaamsiman2668 5 лет назад +2

      Anaguna waanu idin jecelnahy huuno

    • @khadrahassan7894
      @khadrahassan7894 5 лет назад +2

      khaled jr thanks walo somali meel walba ha joogtee waa mid kaas baynu leenahay 🇸🇴🇸🇴❤️💯✅❤️🇸🇴🇸🇴

    • @khaledjr7661
      @khaledjr7661 5 лет назад +2

      @@sihaamsiman2668 thnks inbdn abaayo

    • @khaledjr7661
      @khaledjr7661 5 лет назад +1

      @@khadrahassan7894 aad iyo aad no more qabiiland hal beynu nhy guul insha alh 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @khadrahassan7894
      @khadrahassan7894 5 лет назад +2

      sihaam siman anaguna sidoo kale huuno kal iyo laaban idin jeceshahay 🙏🙏🙏🙏

  • @caynaanmaxamed3735
    @caynaanmaxamed3735 5 лет назад +54

    *Ogaadeenka* gobonimada wn ku ogaa

  • @abshirabdiyarowshaxmad5580
    @abshirabdiyarowshaxmad5580 5 лет назад +5

    agaah waxaas aya dhanta ah dadki la iga beeray I'm proud of ogaden.

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial5314 5 лет назад +10

    Dhaantada mrkn sidaas u dhagaystay inuu erayada iyo laxankaba Ahmed Budul alifay ayaan gartay waa ciyaarihiisi 😍🙏

  • @yacoubabdi8358
    @yacoubabdi8358 5 лет назад +7

    Asluubta iyo Ilaalinta Anshaxa Dhaowrista Midnimada Jigjiga Is One to ALL SOMALI, Awaleh VIVE I'am From Djibouti Sorry don't speaking english, I'am Spea Frensh Soo Soocda Somaalaaay, Bienvenue tout les somaliens

  • @mssogadengwaal6952
    @mssogadengwaal6952 5 лет назад +5

    Ogaden people dhaat somali nimadha kuwentahai all from jubaland Kenya and jigjiga one people one love somalia 🇸🇴❤️❤️❤️

    • @dowsa1252
      @dowsa1252 5 лет назад +2

      First of all jigjiga is not ogaaden's and Kenya and jubalandna waa dhul absame ee ogaaden kaliya maha huno..

    • @mssogadengwaal6952
      @mssogadengwaal6952 5 лет назад +2

      Dowsaa .h diyaaar absame ogadenkaa walalkiinaa wayee maxa maserkaa keneee yarankiiinaa baate hadhuu absamoo maseroo umaadhaa Xageey jogaaan😜😔

    • @mssogadengwaal6952
      @mssogadengwaal6952 5 лет назад +3

      Dowsaa .h absame and ogaden Walalo waye wll nothing difference clear 😍

  • @thabitmaadhiin807
    @thabitmaadhiin807 5 лет назад +13

    first waligey ma noqon caawo ahay 12:45am in Italy
    keep going legend caawale
    tnx abdi askari RUclips's

  • @mariamdegan8961
    @mariamdegan8961 5 лет назад +2

    Awaale cade hees sikatoy ahaato waad keenaysaa hambalyo. Codkaaga allaha kuudaayo amiiiin💖💖💖💖💖💖💖💖💖💝💝💝💝💝💝💝💝💗💗💗💗💗💗❣❣❣❣💞💞💞💞💘💘💘💘🌼🌼🌼🌼🌼🌻🌻🌻🌻🌻🌻🌻🌻🌻🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷💐💐💐💐💐💐💐💐💐🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🥀🥀🥀🥀🥀🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘👌👌👌👌👍👍😘😘😘😘😘

  • @wadani647784
    @wadani647784 5 лет назад +75

    Walee Dad lama xaqiree Reer jigjiga / ogadenia/dds Waa hagar baxeen cawaale aadan.❤️🇸🇴💚✈️

    • @axmedyare2404
      @axmedyare2404 5 лет назад +2

      DANWAA 84 saxiix

    • @مريممحمد-ر4ب
      @مريممحمد-ر4ب 4 года назад

      😗😘😘😘😘😘😘😘😘😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁

    • @gcc8058
      @gcc8058 4 года назад

      Lama xaqireeee .......

    • @farhiamali4693
      @farhiamali4693 3 года назад

      ❤😍🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🖐

  • @atowalikalif6874
    @atowalikalif6874 5 лет назад +8

    cawale reer jijiga bun mayku siiyeen waa adigaa dhaanteeye fnaan soomaaliyeed aathy cml hory u soco

  • @xalimahaaji4292
    @xalimahaaji4292 5 лет назад +25

    viva ogadenia🇬🇲 boqortoyo gobonimada wa lagu yaqanaa❤

  • @Warar_iyo_warbixino_sugan
    @Warar_iyo_warbixino_sugan 5 лет назад +10

    Caruurbaan Ka Bishaaa Somaliyeed Ee Hadaad Commengigeyga Aragto Ilaah Baankugu Dhaariyee Ii Saar Subscribers

  • @ciisemadoobe3549
    @ciisemadoobe3549 4 года назад +2

    Wiil ciise iyo wiil ogaadeen wiil uma dhexeeyo

  • @khadrahassan7894
    @khadrahassan7894 5 лет назад +3

    Man shaa allah wan uxiisay jig jiga. Cawa le fanan qaran oo umada soomaliyed. Korka usaaran 🇸🇴🇸🇴🇸🇴✅🇸🇴💯🙏🥰✅🇸🇴❤️

  • @mobulhanlyrics1720
    @mobulhanlyrics1720 5 лет назад +13

    *Walahi Cawaale Waxaaa uu Yahy waykuu cadaatay👫*
    *Fanaan Dhamaystiren MeshUuu Tagana Hees cusub u Qadaya Bro Awale wlhi Shanta Somaliedka Lashego wa adiGa💔❤*
    *Madaxwayne Caalam Hadaaa isku So sharaxdo wlhi Waxaa Noqon Lahed Kan usareya* 🚶👫

  • @elmanhesenli2283
    @elmanhesenli2283 4 года назад +15

    Hi from Azerbaijan🇦🇿👍😊

  • @haydar378
    @haydar378 5 лет назад +10

    Best dhaanto hablaha reer jijiga way ukala kacaysaa mar hadii sidaan loogu dhaanteeyay

  • @axmedmaxamed1056
    @axmedmaxamed1056 5 лет назад +12

    Fanan an jeclahay wllhi aad ayan u tageraa cawale aadan
    Nin culus

  • @aadanecabdi4486
    @aadanecabdi4486 5 лет назад +2

    masha Allah legend cawaale aadaan ,iyo GOBTII REE JIGJIGA AYAA IS HELAY SHOWGII UGU QURUX BADNAA EEN ABID DAAWADO WEYE RUNTII WAAN UXIISAY JIGJIGA CADEY

  • @sucaadomohamed1644
    @sucaadomohamed1644 5 лет назад +15

    waaaw heesta wey iga gadantahay cod mcn awale adan

  • @FeysalAljaberti
    @FeysalAljaberti 5 лет назад +2

    WoW, Dhaanto aan inaba Caadi aheyn - CAWAALE ADAN - SOMALI LEGEND "WAA FANAAN KU FAANAYA HIDAHA IYO DHAQANKA SOMAALIYEED - MAANSHA ALLAAH" JIGJIGA, DDS --> Hoyga hidaha iyo dhaqanka somaaliyeed.

  • @fananiintajijiga2783
    @fananiintajijiga2783 5 лет назад +23

    Axmed budul and Awaale Wiil uma dhexeeyo 🇸🇴🙏🙏♥️

  • @abdiaziizazizano5412
    @abdiaziizazizano5412 5 лет назад +3

    Cadradan qalbiga ku casuumayee
    Cimrigey aniga kuma caasiyo
    Cadaan iyo madoow cidna kulama simo what a danto 🥰❤

  • @mohamednour3348
    @mohamednour3348 5 лет назад +8

    best dhaanto de notre célèbre chanteur Djiboutien AWALEH ADEN

  • @mahamedflag4309
    @mahamedflag4309 2 года назад

    Jigjiga meel ku so barbaray wax ku so bartay meel qaaliya waaye wana imaan doona

  • @nadifsahanehussein5679
    @nadifsahanehussein5679 5 лет назад +12

    Waa ciisi uhoreye dhaanto qaaday Legend awale ❤️👑

    • @adoontalle0977
      @adoontalle0977 5 лет назад

      Nadif Sahane Hussein 😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @mrfuga6041
      @mrfuga6041 5 лет назад

      Oo raga dhiridhaba kaso dhanteeya mad arkin? Hhh

    • @noaha5484
      @noaha5484 5 лет назад

      Fuad Mahamud Yahu dhir dhantaynayo Waxe lagu arkay 😂

    • @mrfuga6041
      @mrfuga6041 5 лет назад

      @@noaha5484 war waxan waxba fahmayn muxu aha Ader magalada dhiridhaba ayan ka hadlaya 🤣🤣🤣

  • @dowsa1252
    @dowsa1252 5 лет назад +8

    Viva hablaha jigjiga

  • @abdiaziizazizano5412
    @abdiaziizazizano5412 5 лет назад +8

    Reer jigjiga dad wanagsen

  • @xaseykarfaysal216
    @xaseykarfaysal216 5 лет назад +5

    EARAYADA IYO LAXANKA AXMED BUDUL ISMACIL HORE USOCDA IYO WALALKAY CAWALE AADAN

  • @munaabdi6140
    @munaabdi6140 5 лет назад +6

    Asal dhaanta cawale jabiy jabiy eega 💞👀

  • @bashiirxussen5317
    @bashiirxussen5317 4 года назад +2

    Walhi jigjiga waa halka aan Somalia ugu jeclahay hunoo hoyga dhaqanka allow ii dhowr dadka la iga beeray

  • @aadanecabdi4486
    @aadanecabdi4486 5 лет назад +10

    JABI EEGA ❤
    ERAYADII IYO LAXANKII ABWAAN AXMED BUDUL
    IYO CODKII
    LEGEND CAWAALE AADAAN

  • @haigushegintv1401
    @haigushegintv1401 5 лет назад +6

    Wale waa waxkale cawale Adan. Fana somali

  • @aslifouad6235
    @aslifouad6235 5 лет назад +1

    Mashallah Mashallah ilahow walalahena somaliyeed dhamaan meelkastoy kaso jeedaan baa no dhawr Aminnnn

  • @ciiltire282
    @ciiltire282 5 лет назад +6

    Ogaadeen Wlhi Wn Jeclhy Reerkaa
    Waar Hadad Tol Tihiin Gabadh Igu Darsaday Aan Idin duceeyee😂😂😂😂

    • @aslifouad6235
      @aslifouad6235 5 лет назад +2

      😂😂😂😂😂😂

    • @ciiltire282
      @ciiltire282 5 лет назад +1

      @@aslifouad6235 Reerka Gabadh Iiga Doon Halkan Ha Iso Qosol Xumaane😂😂😂😂

    • @sihaamsiman2668
      @sihaamsiman2668 5 лет назад +1

      Cfataah Ciiltire hhhhh huuno waan kugu darsaneynaye boqol halaad iyo baarqabkodi lakaalay

    • @ciiltire282
      @ciiltire282 5 лет назад +2

      @@sihaamsiman2668 Hhhh Wd Iga helaysaan
      Intaa
      Muhiimada Ayaa Ah Inan La Xidido Uun Hhhhhhh Ee Soo Qabo Gabadh oo Igu so Hagaaji😂

    • @sihaamsiman2668
      @sihaamsiman2668 5 лет назад +2

      @@ciiltire282 waa diyaar huuno waad naga heli

  • @waberihassan7867
    @waberihassan7867 5 лет назад +5

    Life music wlh awale faanka halo daayo fanan somaliyed

  • @leylaabdi2449
    @leylaabdi2449 5 лет назад +5

    Jigjiga cadey 💯❤️❤️❤️

  • @abwaanmaslaxbaashe6728
    @abwaanmaslaxbaashe6728 5 лет назад +3

    Waraa reer jigjiga fananka marti u noqda kama laabto ilaa u dhaanto qaado ileen waa dhaqankodiiye

    • @Fowsi1227
      @Fowsi1227 4 года назад

      Adi dhaqankagu xuuyhy gartayba ree jjjga dhantio kuhaystane
      Waxan aminsany jjcity inay tahay xarunta dhaqanka somaliteed

  • @mahadshekh46
    @mahadshekh46 3 года назад +1

    Dire dhaba hesaha loo aadayo wa in labadiyaa sii oo cadawgoo oguu soo saqajamiin

  • @mahdiismail9200
    @mahdiismail9200 5 лет назад +2

    Vive Awaleh

  • @ayansulub7353
    @ayansulub7353 2 года назад +1

    Manshaallaah from jigjiga reer ogaadeeniya guuul iyo gobanimo ❤🙏

  • @KadirAden-ui4cu
    @KadirAden-ui4cu 25 дней назад

    Awale aden wan ku xiseya

  • @umalkheyrcolaw6468
    @umalkheyrcolaw6468 5 лет назад +6

    Woow cawale adan fanan jira wlhi Allaha kusharfoq

  • @Xilkasmedia
    @Xilkasmedia 5 лет назад +43

    Lyrics 🔻
    Yartaan caashaqay
    Ka calmaday jigjiga
    Calamko dhan bay ucajibsan tahay
    Cishaadan bartay
    laabtu Cugatayoo
    Waa calamad gaaro
    Laabta ugu cayiman
    Jabi jabi jabi eega
    Jabi jabi jabo o rax dheh
    Cadradaan qalbiga ku casumaye
    Cimrigay anigu kuma casiyo
    Cadan iyo madow cidna kulama simo
    Curad quruxsanoo
    Caano lagu korsho
    Ciirsi laa tahaye
    Allow la'ii ka calfa
    Curdin ugubaaheey
    Aan caruus galnee
    Cafimaadki naftaay
    kaalay Ila cawee
    Jabi jabi jabi eega
    Jabi jabi jabo o rax dheh
    Cadradaan qalbiga ku casumay
    Cimrigay anigu kuma casiyo
    Cadan iyo madow cidna kulama
    Jabi jabi jabi eega
    Jabi jabi jabo o rax dheh

  • @allaaaminallaaamni3167
    @allaaaminallaaamni3167 4 года назад +2

    Allaw may kaacalfaa
    Cawaale Aadan horay usoco
    Zhp waamku taageeraa

  • @DHAQANMAALONE
    @DHAQANMAALONE 5 лет назад +1

    Axmed budul walahay ninkaas dhaanto midhaheed iyo laxan dhaanto waan u daayay alla haku barakeeyo bro markaasuu tirinayaa oo laxanka saaraya waaguu noogu yimi somaliland ayaan arkay

  • @xasanmuuse9122
    @xasanmuuse9122 4 года назад +1

    Jabi jabi eega oo Rah dheh heesta dhan intaas ka helay

  • @gobwayinchannel7805
    @gobwayinchannel7805 5 лет назад +3

    Saxib hees yaad ka dhigtay ee dhaanto

  • @mahadosmanabdi3698
    @mahadosmanabdi3698 2 года назад

    Awaleh legend

  • @axmediid110
    @axmediid110 2 года назад

    I am awle adn intarsting the song

  • @quenayannaqurux400
    @quenayannaqurux400 5 лет назад +6

    Dhaanto 😍❤😍

  • @sihaamsiman2668
    @sihaamsiman2668 5 лет назад

    WaaW Cawale Adan fanan jira niyad sami kalgacyl iyo somalinimo intaba kusoo dhawoow ayanu kulenhy from jigjiga ❤❤❤

  • @ابوشير
    @ابوشير 5 лет назад +1

    Cawaale jir oo joog in badan fanaan soomaaliyeed oo qaali ah

  • @jimmylebonheur7564
    @jimmylebonheur7564 5 лет назад +7

    🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @saharaibrahim7472
    @saharaibrahim7472 5 лет назад +2

    MshAllah rer jigjiga dad nol Allah haidin xifdyo

  • @obahibrahim249
    @obahibrahim249 5 лет назад +5

    Dad an aqon qabil oo somali nimdu ku waynthy waxd ka heli jigjiga Etiopia may home 🇸🇴🇪🇹

    • @keydyare7610
      @keydyare7610 5 лет назад +3

      Obah Ibrahim calanka Ethiopia iska qaad wll waa cadawgeena

    • @quenayannaqurux400
      @quenayannaqurux400 5 лет назад +3

      Obah ibrahim doqon

    • @keydyare7610
      @keydyare7610 5 лет назад

      Ayaaniita Dhal ogaden ma liyou police baa kuqaba . Nacasyahy magaca qabiilka haka ciyaarin, uff

    • @quenayannaqurux400
      @quenayannaqurux400 5 лет назад +3

      @@keydyare7610
      Maxad igu cayday
      Ood igu haysataa yaaaab
      Badanaaaa

    • @a_m_gureylion-heart1210
      @a_m_gureylion-heart1210 5 лет назад +1

      Obah Ibrahim magaca magaalada noodhaaf jigjiga ayad kahadlaysa adigoo dankale xambaarsan oo calanka oo calanka uraya xayasiinaya oromadii iyo axmaradii iska kaadhashay was stupid shit🖕🏿

  • @ninam1000
    @ninam1000 4 года назад +2

    Awaleh always best

  • @yaxyequdhe6927
    @yaxyequdhe6927 4 года назад +3

    Waaw

  • @dhaynememorialofficial
    @dhaynememorialofficial Год назад

    Jigjiga❤❤❤ wow💙💙💙❤

  • @ugaaskagabdhisaa7954
    @ugaaskagabdhisaa7954 5 лет назад +4

    cawale Adan best fanan💯❤ re jigjiga gob iyo nasab wale ana kadashay

  • @yasminsaid1207
    @yasminsaid1207 2 года назад

    ABDI ASKARI maxaad geesaha ka fiir fiirineysaa maad iska jabisid dhantadda

  • @zaynabzahardiid7613
    @zaynabzahardiid7613 Год назад

    Eeshcaa dhaanto

  • @munaibrahim745
    @munaibrahim745 5 лет назад +2

    Fanaan jiro awaale adan inaba waad ky so bexee keep ging wllky

  • @khadarbuush4893
    @khadarbuush4893 5 лет назад +14

    Dhaante ama Dhimo
    😂😂😂😂😂

    • @laylaraqiis3804
      @laylaraqiis3804 5 лет назад

      Saxiix dhaante ma dhimo sax 🥇🤣😂😂😂

  • @qalbitaajirofficiall6284
    @qalbitaajirofficiall6284 5 лет назад +4

    King awale fanan qaran best dhanto rer jig jiga adin salamay✋

  • @haruunciise3385
    @haruunciise3385 5 лет назад +2

    Odaygu lama haysto

  • @ikranabdi8955
    @ikranabdi8955 5 лет назад +2

    Awale nolow walal my fov fanan

  • @marryjama7368
    @marryjama7368 4 года назад

    Waaw Two legend aya dhantadan ku farayaraystay axmed budul iyo cawale aadan

  • @j.m0handaj.m0handa89
    @j.m0handaj.m0handa89 2 года назад

    Waan ku cusubahaye ha laigu soo dhaweeyo bal🤩

  • @libancade4023
    @libancade4023 5 лет назад +2

    Heer jigjiga go 4 wrd

  • @djamaomar2299
    @djamaomar2299 4 года назад

    Best song waa tilmaam sarbeeb kuu saleyesaan hadanaa sargaxaan oo amanaan waa hees dhantoo haa oo reer ucuub radkaa kuu haysaa jigjigaa waa salamayaa dhamaan mabruuk

  • @abdoukaderhousseinabdi4065
    @abdoukaderhousseinabdi4065 4 года назад +3

    King Awaleh aden High level as Always

  • @aminayousufmohamed8003
    @aminayousufmohamed8003 5 лет назад +1

    Waaw cawaale Aadan afkaaga caano Lagu qabay

  • @daliehdaach4741
    @daliehdaach4741 5 лет назад +1

    Masha allah notre chanteur préféré the best artist somali magbifique

  • @aliflagofficial9283
    @aliflagofficial9283 5 лет назад +3

    Viva cawale keep going bro

  • @mawliidmalo5081
    @mawliidmalo5081 5 лет назад +3

    Best dhaanto awale adan

  • @fatumishbbeiano6577
    @fatumishbbeiano6577 5 лет назад +3

    Jogjiga wiixi tagaba dhanto haku so caan bixiyan😂

  • @abdirihmanhayir2
    @abdirihmanhayir2 5 лет назад +2

    Awale dhanto cagtuu mariyey warr odayga ma ka hagaajisaan dhantada

  • @haajiali5651
    @haajiali5651 5 лет назад +2

    Awale is legend great of somalia

  • @mohamedhoumed4988
    @mohamedhoumed4988 6 месяцев назад

    Machaallah

  • @guuleedfuaad7046
    @guuleedfuaad7046 4 года назад +2

    Mazh allah ❤🌸

  • @deeqqumana5340
    @deeqqumana5340 5 лет назад +3

    Jigjiga

  • @manaomar212
    @manaomar212 4 года назад

    Waa ku dhiiqatey dhaantada cawaalow
    Kuma haboonid

  • @asma-y8k1g
    @asma-y8k1g 8 месяцев назад

    Aa in aad ka

  • @MaxamedQoraxay-nt4gs
    @MaxamedQoraxay-nt4gs Год назад

    Abo sooadiga furay cuuc

  • @mahadosmanabdi3698
    @mahadosmanabdi3698 2 года назад

    Love guy

  • @muscabyare6592
    @muscabyare6592 5 лет назад +2

    kusoo dhaawow jig jiko cawaale aadan

  • @fathiyaahmed9309
    @fathiyaahmed9309 5 лет назад +1

    cawale noolow🌹👏👏👏👏👏👏👏👌

  • @ilhanali8397
    @ilhanali8397 3 года назад

    Muu dhaanteynayaa hada cawaale mise wuu heesayana agah 😂😂😂

  • @apdirahmnadam7529
    @apdirahmnadam7529 2 года назад

    Imikay wax cadadeen

  • @inaalibogoreh1372
    @inaalibogoreh1372 5 лет назад +4

    Best one awaleh aden 🎵❤

  • @asmaasma3384
    @asmaasma3384 4 года назад

    Super awled aden

  • @fatimaaragsan941
    @fatimaaragsan941 4 года назад +1

    Jigjiga marku yimaady miyaa

  • @guyotadicha1207
    @guyotadicha1207 3 года назад

    fantastic one love

  • @ikbalantar8613
    @ikbalantar8613 5 лет назад +2

    Amazing ❣