Star 💫 kii fanka somaliyeed music live Way dareen mcntahay marka la’amaanayo waxa ugu qalisan ee illahy dunida guudkeeda inagu siiyey marka laga yimaado islaamnimada Umadda somaliyeed waxa ugu wayn ee ay haystaan waa haweenka dunida ugu kartida dadnima iyo dhaqanka wanagsan Dareen ahaan baan isbedelaa runti markaan arko haweenka somaliyed o la’amanayo sharafbaad dunida guudkeda kujogtaane alle ha’idibarakeeyo 🤲🤲
20/01/2025 ani shop Kay Nuradin dayib muxumed or khalid Zaki Yasin Maygag Malin isniina sheikh xasan ya are ref arak hosbital jig jigs ia waxan rajaynayaaa samadhi badan kadib inan an farintan akhri no insha alaaaah
Ixtiraam gobeed bey leeyihin diin io aqlaaq bey leeyihin sharaf iyo astaama wanaagsanaa Nin ayaan leh bey oori u noqdaan nin ayaan leh bey ubad ka u dhalaane ninka eebe siiyow aad u dhowr ninkaan weli aroosinow haka qadin ugbaadkooda asturan Gabdhaheenu meel kastoy jogaan allaha noo ilaaliyo sharaftodu waa sharafteene ❤❤🇸🇴
ogobey hablaha somaliyeed uma eko hawenka dunidee mar kasta in dheer eynigood midab uumiyaha kale eeba siin oo laga ilhaamey leeyahiin maarin iftiimey leeyahiin aqdi jabis dhalaaley leeyahiin tima araxda joogey leeyahiin dhexda geenya ugub bey leeyahiin oogada jirkooduna wa udgoon aragtida u roonaa innantayadu alleylahe hablaha somaliyeed anshax iyo asluub bey leeyahiin edeb iyo xishood bey leeyahiin ixtiraam gobeed bey leeyahiin diin iyo aqlaaq bey leeyahiin sharaf iyo astaan wanaagsanaa garasho iyo aqoon bey leeyahiin karti iyo awood bey leeyahiin arxan iyo adeec bey leeyahiin sharaf iyo astaan wanaagsanaa nin ayaan leh bey oori u noqdaan nin ayaan leh bey ubadka u dhalaane ninka Eebe siiyow aad u dhowr kaan wali aroos galinow ugoow ha ka qadin ubaadkenaa asturan
Hablahayaga Nin ayaanleh bay oori unoqdaan Nin ayaanleh bay ubad udhalaan Ninka Eebe siiyow aad u dhowr Ninka weli aroos gelinoow haka qadin Ugnaadkeena asturan.
Oogada jidhkooduna waaa udgoon midaasi waaa run hablaha somaliyeed waqtiga ugu badan sidii ay isu Carfin lahayd Bay ku qaadataa❤ allow noo dhawr hablahayaga.
Quruxda dumarka aduunka kunool waxaa qaatay hablaheena waa hooyadeen mcn walaashen qaali hablaha aynu dhalay oo ah sharafteena iyo gacalisooyin keena aynu nolosha la wadaagnay madaxa korkiisa hablaha soomaaliyeed waxaa kamida boqoradaydii rooda oo aanu kala baadiyawnay farxad baan kuu rajaynayaa meel kastoo aad dunida ku nooshahay❤🌎
Thanks walal sharaf ayaad ledahy
Nin rageed wllo macn sharafi korkaaga ahaaty😊😊❤
@@butterflyha1889 adna sharfanid wlshyey boqortooyo👸❤️
Hablaha rer maakhir amaanta in ka badan uqalma alle ha xafido sanaag haylan iyo bari❤❤❤🎉
Calaf idinka xumaadiyo
Nin idiin ciila idin ma helo
Sharaftiina qof dhaawaciyo
Cadow iyo waraabe idin ma helo wakhti idinkuma adkeeyo
Hablahayaga garahaan somaliland wlall dhamaaantin hablaha somaliyeed guulaysta
Aamiin walaal iyo dhamaan wiilsdheena somaliyeed
Mhdsanid wll qaaali aaamii 😭❤️
Hees dareenkeeda wadata allow hableheena noo dhawr viva habla somaliyeed gaar ahaan habala reer somaliland idinkaan wax idinku nahay 🥰💕✌
Aamiiin illhye ha na asturo😢
Gob weeyi hab-leheenu ❤
@@cawilciil-tire1180😊ko9
Waxan Bogadinya hablaha somaliyeed oon Leyhy waxaad tihiin lafdhabartayda Alleh haydin ilaaliyo meelkasta ood joogtan❤💯
Star 💫 kii fanka somaliyeed music live
Way dareen mcntahay marka la’amaanayo waxa ugu qalisan ee illahy dunida guudkeeda inagu siiyey marka laga yimaado islaamnimada
Umadda somaliyeed waxa ugu wayn ee ay haystaan waa haweenka dunida ugu kartida dadnima iyo dhaqanka wanagsan
Dareen ahaan baan isbedelaa runti markaan arko haweenka somaliyed o la’amanayo sharafbaad dunida guudkeda kujogtaane alle ha’idibarakeeyo 🤲🤲
1
Wllkay mcn aad bad u mahadsantahay cissi iyo sharaf ku nolow
Proud to be Somali Girl❤️🔥👸🏻
🥹❤️🔥
❤𝚒😅@@Ikhlaseyy
Gabadheni❤
I love u ❤
heestan wa hees Qiimo badan inta uu cawaale sheeganayne dhamantood wa wada run gabdhaha somaliyeed illahy hanoo kiin xafido aduun iyo akhiro●
Aamiin wallo thanks 🙏
We we inankayagii cawale 👏👏👈 geesi hooyo gaariiyi dhashay 😍 salaan diiran reer hargeysa 👋 guntu ha iska ciyaane wale gob bad tihiin lagu so hirto 🌸
Proud to be hablaha somaliyeed💋💋
Barakooba ❤🎉
Oogada jidhkoduna wa udgoon ❤💥
Proud to have gabdhahena somaliyed
Mahadsanid geesi illahay haku xifdiyo wallo❤
@@NH-lb2tw ❤💯
Illahay ha ino barakeyo hableheeba dunida kuwi ugu qalisana ayaynu haysana wlh ❣
Hablow la,antin nololi ma jirto
Alle ha dhowro hablaheena ❤
Idinka ba l aantiin waxab ma qabsan karno iillhye meelkste ooy inamada sooomaaliyeed joogaan ku nabad yeeel😢😢
Awale Aden❤❤❤😭💔
kjakakaakkaaoaoakmmzkissisisiseiieieieieieriejiieieeieiweieiieeieii
We Love Hablaha Soomaaliyeed.❤
Still listininh 27/03/20234
17/Ramadaan/1445
Love our sisters our mothers our daughters our wife's all Somali ladies love wlhi iliin ayaa IGA imadeee markaan maqlaa hestaan 🥺❤️❣️🥺🥺💞😔
🤴🙏🙏🙏♥️
20/01/2025 ani shop Kay Nuradin dayib muxumed or khalid Zaki Yasin Maygag Malin isniina sheikh xasan ya are ref arak hosbital jig jigs ia waxan rajaynayaaa samadhi badan kadib inan an farintan akhri no insha alaaaah
20/01/2025 inzha alH 10 sano ka bacdi 🎉
Hablaha soomaliyeed uma eka haweenka dunidee markastaba ildheeraa hablahayagu allow dhowr haweenkeena meelkasto ey joogaanba
Ixtiraam gobeed bey leeyihin diin io aqlaaq bey leeyihin sharaf iyo astaama wanaagsanaa
Nin ayaan leh bey oori u noqdaan nin ayaan leh bey ubad ka u dhalaane ninka eebe siiyow aad u dhowr ninkaan weli aroosinow haka qadin ugbaadkooda asturan
Gabdhaheenu meel kastoy jogaan allaha noo ilaaliyo sharaftodu waa sharafteene ❤❤🇸🇴
Allaylahe hablaha somaliyed anshax iyo asluub bay leyahin ixtiram gobed bay leyahin diin iyo akhlaq bay leyahin sharaf iyo astamo wanagsana hablaha somaliyed ❤️❤️❤️🥰
Proud to be habalaha somaliyeed🥰❤️❤️❤️
Hablaha soomaliyeed meeL.kastos joogtad cisi iYo sharaf ku Nooloda ❣🥰
Aamiin wllo 🥺♥️🖇
Amiin Abowe🙏🤴
Thanks hno
LEGENDARY Awale Aadan ❤ Hablaha Soomaaliyeed 🥰🥰
Waa idin jecelnahay gabdheheena soomaaliyeed ❤❤
AwaLe Adan Fannan Buxa💯
Markastaba indheera aynigood. ❤
Oogada jidhkooduna waa udgoon.❤
Ninka Eebe siiyoow aad u dhowr
Kan weli aqal galinoow ogoow
Haka qadin ugbaadkeena asturan❤
Aragtida u,ronaa hablaha soomaaliyeed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴✊sharaf iyo astaamo wanaagsanaa🦁💪🇸🇴🇸🇴ixtiraam iyo sharaf gobeed bey leyihiin diin wanaagsan bey leyihiin masha Allah hablahaygu waa wada gob NIN Ayaan leh bey oori unoqdaan🙏🥀🇸🇴🇸🇴🇸🇴
(*^^*)
ilahow nòda hablaha soomaliyeed cid gaadheysà majirto sharàftoda allaha dhowro love you all hablaha somaliyed melkasto jogtan👸❤✌
Masha allah hablaha somaliyeed waa dumarka ugu quruxda badan aduunka ugu haybada badan nooooolaaada oo guulaysta aamiin aamiin aamiin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
ogobey hablaha somaliyeed
uma eko hawenka dunidee
mar kasta in dheer eynigood
midab uumiyaha kale eeba siin
oo laga ilhaamey leeyahiin
maarin iftiimey leeyahiin
aqdi jabis dhalaaley leeyahiin
tima araxda joogey leeyahiin
dhexda geenya ugub bey leeyahiin
oogada jirkooduna wa udgoon
aragtida u roonaa innantayadu
alleylahe hablaha somaliyeed
anshax iyo asluub bey leeyahiin
edeb iyo xishood bey leeyahiin
ixtiraam gobeed bey leeyahiin
diin iyo aqlaaq bey leeyahiin
sharaf iyo astaan wanaagsanaa
garasho iyo aqoon bey leeyahiin
karti iyo awood bey leeyahiin
arxan iyo adeec bey leeyahiin
sharaf iyo astaan wanaagsanaa
nin ayaan leh bey oori u noqdaan
nin ayaan leh bey ubadka u dhalaane
ninka Eebe siiyow aad u dhowr
kaan wali aroos galinow ugoow
ha ka qadin ubaadkenaa asturan
Uma eko haweenka dunida markastaba indheera aynigod❤😭
WALAHI HABLAHA SOOMALIA WAAA WALASHAY OO KLE WAAN HOOYADAY MASHA ALLAH. ❤❤❤❤❤
Ayyy ogadooduna waa udgoon cawaale fanaan aan ku faano♥️♥️
Nin Ayan leeh baa orii unoqdaan nin Ayaan leeh beey Uwaad udalaan wow I like his song wa hes ad ad usugeyni wakabahsatee legend cawale adan
Hableheena somaliyeed illahay ha dhawro hooyo walal xaas inantayda aabaha u ahay cayni cawil cabdi c/laahi dhalay intaba waan haysta alxmdullah ❤🎉❤
Hees aad uma dhageesto laakin heeskan waa cajiib. Thanks Cawaale 🎉🎉🎉🎉🎉❤
Beutifull song hore u soco awale fannaan soomaaliyeed
Allow no da hablahayaga ❤
Boqoradeydi ku away kafia🙈
Hablo asturan hablo admiga ugu quxoon ove you hablo aan ladhalay ee Somaliyed 💖
Love U Hablaha Soomaaliyeed❤👑
Love you too 😘 💓
Cawaale sharf iyo karaamo 😢 amaan intaasaa nagu filan
Jah waa qirody wllhy❤❤❤❤😮
Hesstan aroskeyga ku xasusta walahi mashallah
Ana sido kale
reer hrgyza Dad Gopa nazap Laba mahan I love ree hrgyza Cawale Aden Diheeye Fanaan Weyn
Hees markaa dhageesto waxaan dareema inee naxariis raga waaga jiraan lkn aniga nasiib uma yeelan rag kan ugu xun ihelay waxaan ku sabraa curuurtay aniga waaga 21 jir illahow adaa nasiib iga dhigay nin ayeel bay oori unoqdaan
Aragtida u rona hablayagu🥰❤😍👸🏽🧕🏾
Sharaf io astaamo ayey leeyihiiin ❤😊
hablaha somaliyeed majirto cid gadhaysa❤🎉
Aragtida u roonaa inantayadu😋👌❣️
*Hablow la.antin nololi ma jirto*
*Alle ha dhowro hablaheena❤️💜💚*
Ilahow nadhoowr madama dumarnahay ❤thanks wll awale adan ❤
Hi aynu youtube iska shukansano😅
Waa runtaa sax sax sax ❤❤❤❤❤❤👑👑👑👑
Hrgesa mesh ugu horeysay he calan somalidahay laga tago💙💙💙💙💙💙💙💙💙😥 ilahayo somali mide
@@roodacadaad9525 🖕🖕🖕😡 illhy nama mideeyo naaya somalilnd waa wadan💪💔👈 waxi hore iska dhaaafa🤣
Nin ayaan leh ayaan oori unoqodaa ilmaaderaday nuux ismaacilnimo ❤😊
We love hablaaha soomaliyed
Still listening Dec-2024
Me also.bro from Djibouti carton re zero
Awle Adam tahye abtigye macnyyyy❤
Allow noo daah hablaheenah😢
Heestan ugu jecelay heesaha awale alle hanoo daayo dumarkeena somaliyeed ❤❤
Aamiin wlkyyy😢
Allaylahe Hablaha somaliyeed Anshax iyo Asluub bay leeyihiin love my Hablaheena somaliyeed❤😊
Allh daayo gabdhaha ugu quruxda badan adunka Somalie ❤❤
Hablahayaga
Nin ayaanleh bay oori unoqdaan
Nin ayaanleh bay ubad udhalaan
Ninka Eebe siiyow aad u dhowr
Ninka weli aroos gelinoow haka qadin Ugnaadkeena asturan.
Merci Awaleh aden wallal ❤❤❤
I love hablaha somaliyeed 💚🤍❤
🇸🇴🇸🇴💙
💚🤍❤️
Wa hesta kaliya ee aroskeyga ka shiDi dono mar wlaBa wan dhageysta Hestan❤
Woow bestie song❤️😭😍
"Nin ayaan-leh bay oori u noqdaan! Nin ayaan-leh bay ubadkaa u dhalaan'e, inta Eebbe siiyoow aad u dhowr, kaan weli aroos-galin-ooow, haka qadin ugbaadkeenaa asturan. "
Ereyo-dareen-leh waaye runtii. Eebbe ha inoogu deeqo ugbaadkeenaa asturan.
Cawaale Aadan, mahadsanid Fannaan.
26/09/2024
Oogada jidhkooduna waaa udgoon midaasi waaa run hablaha somaliyeed waqtiga ugu badan sidii ay isu Carfin lahayd Bay ku qaadataa❤ allow noo dhawr hablahayaga.
Mahadsanid walaakay cawaale ilaahay haku sharfo waad na amaantay
Waa runtii carabta xaata ayagaa ka qurux badan manshaa alah
Gabar walba oo soomaaliyeed waxaan urajaynayaa nolosha farxad aan seeg seeg lahayn inay kudhamaysato aakhirana janno❤
Inta ila argaysa inu awaleh heshisiyey khadra iyo yurub geenyo like
Only habalaha ciise 👸❤️🇩🇯
Ogobey Hablaha somaliyed uma eka haweenka dunidee mar kasta in dhera eynigood❤️💋🌹🥰
Gabdhaheena Quruxda Badan 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Awale walhi lajan ayaad tahay szp ilahay cimriga haku dheeweereyo hablaha somali 100 hadeyna meydhan isma badalan ku badiya jooga weeyi yaa
Ilhow nin qimahena yaqan nasii oo nacas io nin xun kailali. Haweynka somaliyed 😢
Sida aad u sharftid hablaha Soomaaliyeed, eed sharaf iyo karaamo ugu haysid bad annaga madax noogu saaran tahay, kuwa aan dhabarka uga jabnay kuma jirtid, qofka hooyadiis iyo walaashiis aktiisa qiimo ka lee yihiin dumarka kalena xushmad buu u hayaa qiimohoodana wuu ogyahay. Mahadsanid.
Hablaha Somaliyed Mar Kastaba Indheera Aynigood❤ like 👍
Thank you awale❤❤❤
Allaylahe hablaha somaliyed anshax iyo asluub bay leyahin ixtiram gobed bay leyahin diin iyo akhlaq bay leyahin Sharad iyo astamo wanagsana hablaha somaliyed
Marci awale wa sharafta Hablahena asturan❤❤
Yaa daawaday 2024😢❤
Since I heard this song up to now I love it and I listen it every time
Gabadha soomaliyeed waa gabdho 💋💋💋
Aragtida uroona gabadhaheena😋.
Best song.
Cawale kalay hab kusiye❤❤
Hablaha soomaaliyeed waan ku faannaa waana inta aan dunida dheernahay.
My fav song wlhi❤
Ogadooduna waa udgoon eray cajiib ah gabdha aduunka ugu caraf badan waa anaga
Eesh qiyaasak yaa cawaale from 2020 To 2024
Hablaha somaliyeed sharaf iyo karaamo ❤❤
Aragtidada uroona hablhayagu😘😍
What a artist and what a song 🥰
Hees qiiro leh oo ku dhemystiran sharaftii hablaheena❤
Hablaheena m a❤
Awale Aden ❤️❤️❤️😭
Runti waa wax lagu faano hablahayagu ❤somali girls greatest of all and all
Markaztapa il dheeraa aynigood HaplaHa zomaliyed wa adiN zalamy from Ethiopia🤏
Ileen 1m baa gaartey hambalyo
Proud to be somalia Girls ❤❤❤❤❤🎉
Nin eebbe siyow aad u dhawr ❤