"Muuse shalay isaga lahaa Jabuutaawi ayaan ahay goor uu celiyey dhalashadii Jabuuti..."Caddaani

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 июл 2024
  • Kala Soco KF Media TV , Wararkii u Danbeeyay , Barnaamijyo ku xiisa Galiya , iyo Warbixino. Subiscribe , Like and Comments

Комментарии • 131

  • @abdirashidabyan5716
    @abdirashidabyan5716 17 дней назад +9

    wariiyeeee qaaaali ah

    • @dauuddaaauud8339
      @dauuddaaauud8339 16 дней назад +1

      Kkkkkkkkkkkk failed ururkii wadani

    • @dauuddaaauud8339
      @dauuddaaauud8339 16 дней назад

      Bacaaac kurdiga lama wada fadhiisto muuuse markale

    • @dauuddaaauud8339
      @dauuddaaauud8339 16 дней назад

      GOORMUU YIDHI XAARWAYNE TUUUGII BAXSADAY

    • @dauuddaaauud8339
      @dauuddaaauud8339 16 дней назад

      TUUGII LABAAD HAWO CUNE HAWADII WAA LASOO CELIYAY USHEEG II MAANKAAGA

  • @user-rn8jc6nx5h
    @user-rn8jc6nx5h 17 дней назад +5

    Ilaahayaw dadka xaqa garan sii

  • @mowuildmeash9106
    @mowuildmeash9106 14 дней назад +6

    waxyaalahaan la yaabay waxaa ka mida ninkii hadlaaba muuse muuse iyo cay uun wax siyaasada ma sheegayaan kana waa ooyaayahii hore

  • @add-tech
    @add-tech 17 дней назад +11

    WAREYSIGII UGU QIIMAHA BADNAA EE WARIYE SOMALILANDER AHI QAADO, TOP TEN OF THE YEAR, THANK YOU VERY MUCH, WE LOVE YOU KF MEDIA TV. GUUL SOMALILAND

    • @hanalander
      @hanalander 16 дней назад

      FAQASH PROPAGANDA! DID YOU KNOW WADANI GETS ALL THEIR SCRIPTS FROM FAARMAAJO AND FAQASH FIRCOON?

  • @ahaiban1
    @ahaiban1 16 дней назад +3

    Muuse aabihii dhalashada Jabuuti maxay dhibaata ah ee ku jira, Cadaani muxuu inaga dhaadhicìnayaa inuu Muuse Biixi weeraray. Maxmuud Xaashi Cabdi oo lagu eedeeyey inuu wareejiyey hawada Somaliland...

  • @user-uh1dv8gh6o
    @user-uh1dv8gh6o 17 дней назад +4

    Aad baan ugu mahadcelinayaa Weriye Khaalid qaabka wanaagsan ee aad waraysiga u qaadday. Waxa aan kuusoo jeedin lahaa in waydiimaha iyo waxyaabaha muhiimka ah( Notes) aad ku qorato buug yaraha amma Tablet qaabkaa ka habboon adeegsiga Mobile.

  • @Elias.Yusuf101
    @Elias.Yusuf101 17 дней назад +12

    Muuse Biixi, madaxwaynihii ugu ayaanka darnaa ee soomaaliland soo maray:
    1. Sicirbarar
    2. Colaado & Dagaallo
    3. Qabyaalad
    4. Rajo dhigis
    5. Horumar la'aan
    6. Kelitilisnimo, iwm.

    • @ashanor8035
      @ashanor8035 16 дней назад +1

      Runbadan sheegtay thank you

    • @hanalander
      @hanalander 16 дней назад

      KA WARAN WADANI OO AAN SOMALILAND AAN AAMINSANAYN. CIIDAMADA BAASAASAY, KHIYAAL WADAN INA KHALIIF MEESHA KEENAY, MAANTA OOYAAYE, INA BATUUN, IYO DHAMAAN CADOWGII SOMALILAND IYO HUWAN WADA WATA. MUNAAFAQNIMO QABYAALAD, REER CAY, HABLO CAY UUN YAQAANA. HA EHLU NAAR KU SHEEGAY, DUMARKA HA HABEEN IYO MAALIN CAAYA. WAA WACAAN CEEL QABAYAAL AH ILAAHAY UMADA SOMALILAND HAKA QABTO ILMA FAQASH FIRCOON

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 16 дней назад

      Muuse biixi geesigii magaca somaliland meel sare gaadhsiiyay ee cadawgii kaga qaylisiiyay kuwii gudahana godadkoodii xildiida ku shiday ee ay ka soo wada baxeen. Cirro budhcadiisii gacan libaax ee ciidanka jidgooyada ku laysay ee madaxa maydkoodii uu iskaga taagay inaadeerkiisii ilaaladiisa ahaa ee uu gurigiisa ka diray mushaharka dawlada qaadanayay, . Iyo kii isna inaadeerkii ahaa ee ciidankii Faysal Bootaan iyo Gadhka Yogol isgaadhsiinta ka gooyay ee ciidanka dhabar jabiyay. Lacagta dawladaha dhisheeye kula dagaalama geen Somaliland uga soo qaaday Cirro ayuu ahaa nin waliba wuxuu ku suntan yahay shacabkaa beerka ka ogsoon oo codaynaya.kaadhadhkiii laadcaanood ee jawaanada lagu soo gurayayna balo ayay ka tahay socon mayso INDHIHII baa la eegayaa

    • @SomaSooooda-dm7vs
      @SomaSooooda-dm7vs 16 дней назад +2

      Waxadhan ilawdaye colad balan laan

    • @Keysek
      @Keysek 16 дней назад +1

      Exactly 💯

  • @ahmedugas8495
    @ahmedugas8495 16 дней назад +5

    Waa dhibka dadkeena Somaliland heysta! Ninkan anigaa Minnesota USA wada degan the last 30 years! Shaley Kulmiye ayuu ahaa, markii xilkii laga qaadeyna Wadani baan ahey buu leeyahey! Minnesotana Somaliweyn buu u ololeyn jirey oo Somaliland uma ololeyn jirin! War dadka masaakiinta ha wareerina oo dagaal ha galinina

    • @abdifarah306
      @abdifarah306 16 дней назад +1

      Absolutely you are right

    • @ammmmgmail
      @ammmmgmail 14 дней назад

      Muuse asagaa ragii u soo ololeeyey oo dhan iska xaydhshay oo ku yiri socda Fartiinii baad eedeene

    • @mubarksm6560
      @mubarksm6560 14 дней назад

      100% agreed

  • @abdiwaliali3757
    @abdiwaliali3757 16 дней назад +2

    Mansha allaaaah khalid wad dadalaysa

  • @maryanali8196
    @maryanali8196 15 дней назад +2

    cadaani waa dhisay muuse
    hadana ciro ha dhiso

  • @user-sg6jk5hs4m
    @user-sg6jk5hs4m 13 дней назад +2

    MUUSE MARKLE AYUU SOO NOQONAYAA 😅😊

  • @MUBAARIGBunni-hz4nr
    @MUBAARIGBunni-hz4nr 17 дней назад +4

    CIIDAGALE CIIDAGALE WARAYSANAYAAH😂❤😊

    • @CabdirashiidMaxamed-xc9on
      @CabdirashiidMaxamed-xc9on 16 дней назад

      Maaha ciidakale ninka ni huubi

    • @MUBAARIGBunni-hz4nr
      @MUBAARIGBunni-hz4nr 16 дней назад

      @@CabdirashiidMaxamed-xc9on WARIYAHA CIIDAGALE GUDOOMIYAHA HABARYOONIZ WEEYEH 😂

    • @SomaSooooda-dm7vs
      @SomaSooooda-dm7vs 16 дней назад

      Caqli forara muse ilaa reer samtarki ayaa kaa cabadaya mesha wadu muse kaa tagit waayo reer walba dhulkisa ayu u talin reer awdal jabuti ayaa garb taagan garxajisna dhulbahante kama liito muse jigjiga yar iyo gabilaye ayu u talin

    • @SanaagSomaliland
      @SanaagSomaliland 16 дней назад

      Cadaani waa Habaryoonis.

  • @add-tech
    @add-tech 17 дней назад +8

    21:33 Nina Dhaqasho kuugu dhuubtay Nin Dhuuni,

  • @user-dd4ft6iu8e
    @user-dd4ft6iu8e 10 дней назад

    Masha Allah Ex wasiir cadaani waa Siyaasi cabqariya .

  • @SanaagSomaliland
    @SanaagSomaliland 16 дней назад +1

    Ina Kaahin wuxu reeraha ugu meeraysanaha wuxu isleeyay xoq nabaro hore. Waa siyaasad fataalnimo ku dhisan.

  • @inacarab2353
    @inacarab2353 16 дней назад +1

    Khaalid next cukuse ka dhig

  • @iidxasan5453
    @iidxasan5453 14 дней назад +1

    Horta kani ma aadibaa wa yaab

  • @blacklyricsfm330
    @blacklyricsfm330 16 дней назад +1

    Aqoon yahayn cismaan wa nin karti badan qarankana inbadan usoo shaqeyay

  • @caashamuminmumin6372
    @caashamuminmumin6372 16 дней назад +1

    Is not your business president Muse he his mujaahid .

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 13 дней назад

    Aad iyo aad

  • @Somfox1
    @Somfox1 16 дней назад +3

    Runtii in la dhagaysto Prof Galaydh bay ahayd...Somaliland lawada leeyahay! Fursad qaali ah bay aheyd!

    • @AboudiM
      @AboudiM 14 дней назад +1

      Wali rajo waa jiirta😊

    • @farahyusuf9335
      @farahyusuf9335 5 дней назад

      😂😂😂😂😂😂
      Ssc Khaatumo rajada keliya sandule

  • @AHMEDMIGUILWAISS
    @AHMEDMIGUILWAISS 9 дней назад

    Doorasha ma waxaa la dooranayaa ugaaski isaaqa mise madaxweyneh quarantaine ?

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 17 дней назад +7

    Xisbigii kulmiye wadadii udub haaya lagu kala yaac

    • @hanalander
      @hanalander 16 дней назад +1

      FAQASH PROPAGANDA/ WADANI WAA CADOWGA SOMALILAND FAQASH AYAA MASHRUUC SOO SIISAY

    • @SomaSooooda-dm7vs
      @SomaSooooda-dm7vs 16 дней назад +1

      Kkkkk ilaa reer samtar ni u muse kaa dhashaye ayaa kaa cabadaya cidala ayaad ja heesaysa faqash iyo waxi dumarka iyo carurta lugu sheekayn jiraye ayaad haysa

    • @ammmmgmail
      @ammmmgmail 14 дней назад

      ​@hanalander Kkkk Muuse-xayraan ayaa ah cadawga Somalilandna godmadow buu ku riday. Mee dalkii iyo dadkii midaysnaa ee MD Axmed Silaanyo ku wareejiyey Muuse? Mee Goboladii dalku? Mee ciidankii qaranka iyo hubkiisii 33ka sano la dhisaayey? Mee dhaqaalihii dalkii? Mee siyaasadii Arrimaha dibada iyo xidhiidhkii caalamiga ahaa? Maanta Somaliland Addisababa oo keliya uun bay tagi kartaa albaabadii Caalamka oo dhami way ka soo xidhmeen, hadaad Muuse qolo ku difaacayso Somaliland God madoow baad ku hu hubsateen SOMALILAND MEE MUUSE-XAYRAAN WAYDII!!!!!

  • @saidahmed8037
    @saidahmed8037 16 дней назад +2

    Mouse bixi hala daayo, wax yar ayaa u haray inuu s/ land kala diro, welcome back to Somalia.

  • @user-rn8jc6nx5h
    @user-rn8jc6nx5h 17 дней назад +2

    Dalkii iyo dadkiiba waybaa ba, een meel bad qabta garan mayno wadankii somalind

  • @khaalidcabdiraxmaan4972
    @khaalidcabdiraxmaan4972 5 дней назад

    Viva wadani 🚩🚩🚩🚩🚩🚩

  • @fathaibrahim7079
    @fathaibrahim7079 7 дней назад

    Musuq maasuq meel uu ka maqanyahay ma joro geeska africa oo dhan. Lkn dhismo xumada iyo kharashka ku baxay isma laha.

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 16 дней назад +1

    Waxa uu ku hadlayaa pS

  • @jamaalxuseen4518
    @jamaalxuseen4518 15 дней назад +1

    Afkaad shalay ku amaanaysay muuse miyanu kugu oolin imika 😂😂😂😂

  • @a.mohamed9655
    @a.mohamed9655 12 дней назад

    Kani lafihiisa ha u jeheeyo.,

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 16 дней назад +1

    Kuwii laga handaraabay hunguriilayaashii usgag ii kulmiye saydhay basaasiintii hawadii airportkii biyihii wadanka dhacay mooyee car cid kale oo xisbiga cadawga gudaha ee wadani ( reer Mayd garaaca ) safka hore kaga jira sheega

  • @GhffGg-gr7iq
    @GhffGg-gr7iq 13 дней назад +1

    Muuse ayuu u ooyi jiray, iminkana wuu kasoo horjeedaa, markiisii horeba quud doon baa ku kellifay ee mabda ahaan kumuu taageeri jirin.

  • @jamaabdullahi4736
    @jamaabdullahi4736 13 дней назад +1

    Ragii xoolaha dadka dhameeyey oo maantana raadinaya halkii uu mar kale ka cantuugi lahaa tuug tuug dhalay oo ma xishoode ah caqliga dhulbahante ku jiraa kugu jira waayo abti meel xun laga raac ama waxa la yidhi
    Abti kaama tago meel haduu
    Iin ku leeyahay kkkkkk tuug

  • @user-dk6zm2gk4j
    @user-dk6zm2gk4j 16 дней назад

    Maga seexda waryaada

  • @MukhtarIbrahim3
    @MukhtarIbrahim3 16 дней назад

    Wa Cooper Saaxiibki Cadaani Kuubar ka warayso iyo fargalki

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 16 дней назад +1

    Allah cadaani been badanaa dee Muuse dhalasho run ah oon passportka argagixisadu xitaa sida to ahayn buu lahaa oo xitaa afwayne yidhi xasan guuleed kala noqo, hadabaa cadawga guduhu ha ka jawaabaan waayo? Sababtu sow halgan kii Jamhuuriyada somaliland ee SNM ma ahayn? Yaa taariikhdaa cad ee wadanka difaacidiisa iyo xorayntiisii ku suntan.een Muuse Biixi ahayn haduu shalay saaxiib la ahaa uu maantana masiirka dalkiisa ka door biday saaxiibtinimada shakhsigaa wuu ku ammaanan yahay waana u sharaf

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 16 дней назад +1

    Somalilnd kaliya waxa u bad qaba dhulkaa Hawdka ee bilaa biyaha ah.

  • @2023faaliye-sv4xr
    @2023faaliye-sv4xr 17 дней назад +1

    xisbiga wax taladiisa inta ugubadan leh crisaaq qaliif waana hormoodka wadani markaa ninka criaaq qaliif cod iiwaydiinayaa miyaanu waalayn miyaad nin madaxda xisbiga kamidka ahaa waanu kasaaray xisbiga

    • @user-kn4fh5gn5y
      @user-kn4fh5gn5y 16 дней назад

      Cabdirisaaqa kulmiye baa wasiirka dhigay waana tegey oo laascanood buu muuse dhedig ka soo baacsaday oo wali xasuusantahay

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 16 дней назад

      Waa waalan yihiin waa kuwii caqli xumadooda intay ciiddnkii jidgooyo ku laayeen oo madaxa maydkoodii iskaga taageen ku faanayay, ee cadawgii huwanta lahaa xagaa kaga soo dhufta anaguna xagan nimankii intay iska duubeen social mediaha ka dabaal dagayaa cod inaga raba

  • @warsamemahmoud8706
    @warsamemahmoud8706 4 дня назад

    Cadaani wali cadhadii uu ka qaaday xil loo dhiibi waayay ayaa wali haysa😂😂😂😂

  • @mahamoudnoor489
    @mahamoudnoor489 4 дня назад

    Ninkii shalay kulmiya ahaa ayuunba mantana wadani noqonya

  • @user-mr6sp3yh7e
    @user-mr6sp3yh7e 6 дней назад

    Kala garo gu’u iyo dayr dhagalaay muuse wax dhafsisan kama hadli kartid

  • @abdikarimmohomed8888
    @abdikarimmohomed8888 13 дней назад +1

    Cadaani siyaasi fashilmay shalay sowdigii u ooyay

  • @somalilandguul9852
    @somalilandguul9852 13 дней назад

    Maraykan huwan buu u uga ololeeyaa nacaskani waar reerkii garxajis maxaa nacas liita yaacaya ninkooda fiican iyagaa caaya

  • @user-mr6sp3yh7e
    @user-mr6sp3yh7e 6 дней назад

    iibaanlaawe hunguri ayaad la cabaadaysaa

  • @user-td2vy9zr3h
    @user-td2vy9zr3h 13 дней назад

    WARIYE, WAXAD TAHAY, NIN AAD Y ARAGTI GAABAN, S/LAND, UHAYSTA, BEELAHA ISAAQ OO KALIYA, SINA UMA QALDANA OO WAASIDA BEESHA DHEXE AAMIN SANTAHAY, WAANA WAXA S/LAND HALKAA FOOLXUN DHIGAY. WAXAN DHIHILAHAA HADAAD DOONAYSAAN IN MEEL LAGAADHO, BEESHA DHEXE SIDAN WAX HAKA BEDESHO, HADIIKALE S/ LAND, WAA TUULOOYIN ISAAQ LEEYAHAY. DEE KARIS XUN IDUNA WA KULA'A.
    WAANAN KA XUMAHAY
    IN S/LAND SI DAA U EKAATO.

  • @maan732
    @maan732 13 дней назад

    Beesha isaaaq ilaaa ay ogaadaan xaqiiiiqda ma noolaan doonaaan
    Beesha isaaq ama haka go,aaan soomalia ama ha joogaan lkin waxaaa khasab ah in ay degaankeda ku ee kaadaan
    Beesha harti waxay leeyihiin maamaul.gaaar ah.oo ssc.khaatumo la dheho markaa amina wixiinaa

  • @abdirashidabyan5716
    @abdirashidabyan5716 17 дней назад +1

    dadkiii wad danka boobay ee ku biiray xisbigaaaa naddani zadanka ha laga qabtooooo

  • @user-jt8fi6vu1x
    @user-jt8fi6vu1x 13 дней назад

    Suxufi khalid runbaad ka dhawaajisay ,waxay waayeen isaga iyo qaarkaloo badani lacagti ay cuni jireen markaasay afka wada taagayaan ooy uu bixiyeen Musse handaraab caykalay uu waayeen , dalka mucaaradka wadani ayyaa dumiyay oo lasaftay cadawga

  • @Abdulkga
    @Abdulkga 16 дней назад +1

    Suaashii ugu muhiimsanayd muu wedinin, waxay ahayd inuu yidhaahdo: sida la ogsoon yahay, dalka gudihiisa iyo dibedaba, reer Wadani waxay taagero buuxda u muujiyeen Huwantii Daarood ee Lascanood kusoo duushey, maxaa idunku kalifey in aa cadowga garab siisaan oo hiilisaan?

    • @arimahacaafimaadka3702
      @arimahacaafimaadka3702 16 дней назад

      Laascaanood miyayna somali land ahayn. Hhh mar na waa huwan sawta golayaasha ku jiraaan. Waar siyaadada soo baro

    • @Abdulkga
      @Abdulkga 16 дней назад

      @@arimahacaafimaadka3702 Daaroodka laga hadlaya waa qaar soo duulay oo aan SOMALILAND u dhalan . Dhulos waa victims la bara kiciyey oo been iyo qabyaalad lagu akhriyey, oo badankoodu maanta kuu sheegaya sida ay noolaayeen, iyo maanta xalkoodu sida uu yahay. Waxa laga hadlayo fahan marka hore!

    • @Inaopthisalam
      @Inaopthisalam 15 дней назад

      Lascaanod mala wad ka samri la,dihiin abti lascaanod cidna kumay duulin ee wata 8 bilood ee xidhiidhka sida falsdiin u duqanayseen eed burburiseen . Waa xusid mudan maalinki lascanod gacanta cadowga ka xorodey ee 500 wiil laga dilay 300 iyo caasana jeelasha lascanood lagu daabulay .

  • @user-rn8jc6nx5h
    @user-rn8jc6nx5h 17 дней назад

    500,000 ookun oo mahera dood ayaa baa bay wadanku wuu dayoobay meeluu usocdo lagaran maayo ilaahayaw dayada naga saar

  • @ifrahiman3883
    @ifrahiman3883 16 дней назад +1

    Muse iyo qaranki ayu kala garan layahay maxan cuna maxan caba weeyan 5 sano kale oo handaraba kolka daan ayey u miyirsan imika melihi xaranta cunayey aya sii qoyane 5ta danbe wey qalalayan kolka wey miyirsan.

  • @moabdika5623
    @moabdika5623 16 дней назад

    Khaalidow dadka xogta saxda ah hayo wareyso

  • @fathaibrahim7079
    @fathaibrahim7079 7 дней назад

    Muuse,iyo xisbiyadu maaha diin ama abmnbiyadii
    Qofku haduu garan waayo dawlada uu la shaqaynayo xor buu u yahay meesha uu tegayo iyo xilka uu dadka u qabanayo

  • @abdirashidabyan5716
    @abdirashidabyan5716 17 дней назад +1

    INa xaashi baaa boobay beenta jooji

  • @abdirahmandahirabtidon7702
    @abdirahmandahirabtidon7702 16 дней назад +1

    Ninkani waa legend

  • @alijama6723
    @alijama6723 12 дней назад

    30 sano sheeydaan land baa reerka ka dhex hadlayey hada waa ku dhex bakhtiyey

  • @ahmedfaisal4949
    @ahmedfaisal4949 17 дней назад +4

    Fartaadii eerso adeer cadaaniyow cidna cabatin kaa dhagaysan mayso maanta.

    • @dauuddaaauud8339
      @dauuddaaauud8339 16 дней назад

      Dadkii aad canteen muusaa sooceliyay markaana gaas daqiiq

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 16 дней назад

    Mundane muuse Biloxi cabdi waanu dooranaynaa Mar labaad ninkii huwan lasoo safanayoow Raac waxaad ka heshaad leedahay Xisbiga wadani doiran mayno

  • @Abbirashiidismail
    @Abbirashiidismail 16 дней назад

    Iiiman laawe

  • @dacar2345
    @dacar2345 12 дней назад

    Walaahi muuse biixi wuu idin karantiimeeyay adiga iyo qayrkaaba dhuuni qaate ayaad ayaad waligaaba waliba fataalis ayaa kuu dheerayd

  • @ysooyaalka6172
    @ysooyaalka6172 16 дней назад

    Muuse passport Oromo ah ayuu qaatay.

  • @HassanAhmed-yf7vm
    @HassanAhmed-yf7vm 16 дней назад

    Habar Awal iyo Garxajis dagaalkooda Djibouti waxuu salka ku hayaa macawiisihii ay habar awal Djibouti ka soo qaadan jirtay hadeer waxaa raba Garxajis oo raba in ay macawiisahaas soo gurtaan iyakuna markoodii kkkkkkkk

  • @jey7711
    @jey7711 17 дней назад +2

    Cadaani waan is naqaan waxad, ku shaqaysataa qabiil,

    • @abdulrahmanyare2402
      @abdulrahmanyare2402 16 дней назад

      Markuu siiraanyo u ololaynayay qabilyste maanu ahayn, marku muuse biixi u ololaynayay maanu qabilayste ahayn, mar marku ciro raacaybad leeday waa qabilste abti wax caqliga gala nagula hadal

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 16 дней назад +1

    Tuuugiii 2 aaad hawo cune hawadii waa lasoo celiyay

  • @abdirashidabyan5716
    @abdirashidabyan5716 17 дней назад +1

    Doqontiiiii Ceerigaaabo laga qaaaaaad......ka sheekee ceerigaaabo

  • @abdirashidabyan5716
    @abdirashidabyan5716 17 дней назад +1

    Yusraaa waddenka ha laga qabtoooooo

  • @abdirahmandahirabtidon7702
    @abdirahmandahirabtidon7702 16 дней назад

    Halganka SNM halgan Somaliland ma ahayn. Somaliland ta hadda jirtaa taariikhdeedu waxay soo bilaabantay 1991 waxana wada dhistay beelo kala duwan, magacana(Somaliland) markaasaaba la bixiyey oo magacyo kale laga doortay. SNM waxay ka mid ahayd jabhadihii reernimada ku dhisnaa ee la soo dagaalamay dawladdi somaliya. Markii dawladii la riday siiba ay riday jabhadii USC jabhadihii waxay ku kala biireen reerahooda waxayna galeen dagaalo sokeeye oo gudahooga ah aakhirkiina reerahooda ayey ku kala biireen. SNM waxay ahayd garab ka mid ah labadii garab ee somaliland dhistay sidaasi baanay saaxada kaga baxday.

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 16 дней назад

      Neef fooqal neef 1991 halkay ka timid cawaanoow ma iyadoo la hurduunbaa la galay 1991 maxaa ka horeeyay??????????

    • @abdirahmandahirabtidon7702
      @abdirahmandahirabtidon7702 16 дней назад

      @jamaadnuura10 kkkk Dagaaladii sokeeye ee SNM oo xabadhidu caawinayso iyo ciidankii dawladii Somaliyeed iyo jabhado la safnaa oon baa ka horeeyey 1991 mavwax kalaa laguu sheegay Adr. Dawladana waxa riday Ciddii Xamar ka dagaalantay. Burburka magaalooyinka, bililiqada, barakaca iyo dhimashada intooda badani waxay ku dhacday Muqdisho iyo Hargeysa ba wixii ka dambeeyey 91 kii....

  • @abdirashidabyan5716
    @abdirashidabyan5716 17 дней назад +2

    Cirro isagaaa jabiiyay ciidanka

    • @ahmednouh7670
      @ahmednouh7670 16 дней назад

      Caqli xumada umada kala fadhiiso Ciro madax wayne miyu aha mise taliye ciidan waxa ciidanka waa Muse jahil iyo Nuux baasto iyo ina kahin

    • @hanalander
      @hanalander 16 дней назад

      @@ahmednouh7670 WAA RUN CIDWALIBA WAY OGTAHAY XATAA HUWAANTII AYAA SHEEGTAY. WAA KUWA YUSRA HARTI U BIXIYAY

  • @abdulkareemakplease1195
    @abdulkareemakplease1195 16 дней назад

    Illaa 60 garxajis dabadhilif u ah Daarood baan u soo joogey.
    Xanuun Aids siyaasadeed baa ku dhacay ku ceebsan mayno,
    Illaahay baanu uga baryeynaa.
    Dalkana Muuse Markale Aabo Muuse markale inshaallah.
    Intaad Cilaajku idiin socdo ha riyoonina.

    • @Keysek
      @Keysek 16 дней назад

      Inder muse wuu tegaya taa ku biyo cab 😂😂😂

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 16 дней назад

    Waa Dadkii dumiye dalka ee xabashi soo kaxaystey hadan wali ku socoda

  • @m.khadarhassan8637
    @m.khadarhassan8637 16 дней назад

    Reer Laascaanood iyo G21 miyaanay lagaalka ka bilaabin magaalada , ma guruubkaas baanu hamigigoogu ahayn inay Somaliland burburiyaan,Somaliland waa lagu soo duulay laakiin siyaasad xumadii muuse iyo xirsi iyo baalashiisa ayaa uga sii daray, adna beenbaad sheegaysaa cadaanow

    • @Inaopthisalam
      @Inaopthisalam 15 дней назад

      Nina abtiyo ma ogala in dadkiisa af duub habeen walba askarta dhulkiisa joogta iney ku disho ciidmada khawariijta ee maamulkina digtaytarka ahi imisa qof bay lascaanod dhexdeeda ku dileen oo muhiim u aha bulshada .

  • @abdirashidabyan5716
    @abdirashidabyan5716 17 дней назад +1

    Xirsi gaaab waddanka ha laga qabtooo

  • @warsamaosman0894
    @warsamaosman0894 16 дней назад

    Labaduba waa cadaga Somaliland.

  • @2023faaliye-sv4xr
    @2023faaliye-sv4xr 17 дней назад

    wadani hacadeeyeen inay crisaaq qaliif kasaareen xibiga iyo goortay kasaareen meeshay kagasaareen ?????

    • @user-rn8jc6nx5h
      @user-rn8jc6nx5h 16 дней назад

      Dee adeer sawkii isagu iska saaray ee waraaqda qoray miyaanad waxba akhryin

  • @hanalander
    @hanalander 16 дней назад +1

    MUNAAFAQ!
    waa Nacaskii Mashruuca FAQASH SOO SIISAY INUU SOMALILAND DUMIYO. WUXUU ADUUNKA GEED YAR IYO MID WAYN U FUULAY INUU SOMALILAND ADUUNKA KA ASHKATEEYO. LAAKIIN ILAAHAY MAHADII WUU GUUL DARAYSTAY. FAQASH FOQAL FAQASH

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 17 дней назад

    too late !!!!!!! from saylac adigaa shalay muse ku hadaaqayay maantana waji kale leh

  • @HassanAli-qg4tg
    @HassanAli-qg4tg 16 дней назад +1

    Naw naw waa bahaladii tuugta ahaa ee isku shubay Wadani. Niman aan yaxyaxayn.
    Cadaanaw shame on u.

  • @MubYus
    @MubYus 16 дней назад

    Nacaskan waxaa isga khaldan Muuse Biixi iyo Qaranimadii, wadankii.

    • @Keysek
      @Keysek 16 дней назад

      Horta inaad ilbaxnimo ay kugu jirto ha caytamin. Ee si xor ah u dhiibo ra,yigaga.. wa iga talo mahadsanid

    • @MubYus
      @MubYus 10 дней назад

      @@Keysek
      Fikirkayga hadaad cay haysato, waa dhibaato gaar ah oo adiga ku haysata.

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 16 дней назад

    Muuse wuxuu gumeeyey reerka ladhaho gadhxejis wuu kasaaray isaaq ciluu tagay iyana iska celin waaye duligaa waalan

    • @UmuHudayfa-qf7iq
      @UmuHudayfa-qf7iq 16 дней назад

      Hanagu walan garxajiis layne markaad daan leediinbad garxajiis ku wareegtan mucaraad inay yihiinbad ogtiin lkn wlhyi wadankooda kama kaftamaan haku mashqulin

  • @abdifarah306
    @abdifarah306 16 дней назад

    This interview its sacks, bc the journalist and failure minister are wadani. There is not proofs evidence things he talked about it

  • @user-is2sz5lb8t
    @user-is2sz5lb8t 16 дней назад

    I dont like this guy. He is very arrogant! Muxuu yahay casala wasiir Somaaliyeed?! Xitaa madaxweyne?! Waa wax wada fashalmay oo aan aqoon micna leh iyo haybad iyo karaamo midna lahayn!
    Somaali siyaasiyiintooda oo dhami waa akhasu alnaas! Oo aan iimaan lahayn!

  • @mahamoudnoor489
    @mahamoudnoor489 4 дня назад

    Kulmiye iyo wadani malha wa isku xisbi qudha

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam 16 дней назад

    ZAkhraan naftiisa xumaan aan ka dhowrin reer ku siyaasi