Waraysiga Gudoomiye Cirro Qaabka Loo Boobay Kuraastii Somaliland iyo Banaadiri

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 9 июл 2024
  • Subscribe | Share | Like Comment

Комментарии • 147

  • @ibrahimhirsi7264
    @ibrahimhirsi7264 17 дней назад +30

    Aad baad u mahadsantahay wariye Xaashi sida hufan ee aad shacabaka soomaaliyeed uugu soo gudbisid warar iyo falaqayno wax ku oola.

  • @TruthNeverHurt462
    @TruthNeverHurt462 17 дней назад +22

    Somalia tagtay dad daacada usoobaxay ninkan qabilkisa ma aqan lkn qof iyo cod hadilagaro tuugadan weyba nadhafayan mardhaw oo weey fashilanyihine waan dooran laha ninkan wlhi

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 17 дней назад +10

    Masha allah wariye Xaashi Horufadhi media waa warbaahin Soomaaliyeed oo lahubo guulaysta idamka alle goor kasta iyo goob kasta from GK ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 17 дней назад +11

    BUUGAN WAA MUHIIM WAAYO WAA KII UGU HOREEYEY EE DOORASHO LAGA QORO WAANA MAHADSAN YAHAY MR CIRO.

  • @adamabubushra
    @adamabubushra 17 дней назад +5

    Waa wareeysi oo aad u qiima badan ilaahay ha barakeeyo walaalaha

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 17 дней назад +4

    Asc ciro iyo xaashi halyeyo somaliyed allaha idin xifdiyo aamiin inta munaafaqiin somaliyed oo cadaw shisheye uadegayan somali hagaagi meyso waayo wadan walba dadkeeda dhiso qurxiya

  • @aaa1211
    @aaa1211 17 дней назад +5

    Xaashi mahadsanid journals
    And you having the best time in the world 🌍. See how it is coming in a

  • @MohamudIssa1
    @MohamudIssa1 17 дней назад +7

    Xaashi iyo mr. Ciro Shukran

  • @user-om9wu9nc7l
    @user-om9wu9nc7l 17 дней назад +5

    😂🇸🇴❤️ ILAHAYOW ku xafid 🤲🤲 Cire Waa in aad iska ilaalisid 👍 Xasan iyo kooxdiisa 👍😭💔

    • @TruthNeverHurt462
      @TruthNeverHurt462 17 дней назад

      Weey fashilanyihin nin waqtigiisa dhaafayo majiro cabsi waa tan meeshas nadhigte

  • @orobleh77
    @orobleh77 13 дней назад +1

    Waxaa xaqiiqa ah oo dhamaan lawada ogyahay, in doorashadii 2022 waa tii abbad uggu xumeed taarikhda Somalia

  • @mohamedabdullahisaid2457
    @mohamedabdullahisaid2457 17 дней назад +3

    Wale Madaxweyne Farmaajo wadani xalaal ah sirdoono shisheeye iyo mooryaan baa la dagaalamay

  • @mahadhussein9115
    @mahadhussein9115 17 дней назад +15

    Waxad tahay mr hashi wariya ku dhax nool qulubata dhalin yarada Somalia 🇸🇴 guuleysa

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax 17 дней назад +1

    Mohamed hasaan coro waa qof qiima badan oo dadkiisa jecel guuleyso mar walba
    ❤❤❤

  • @abshirabdi8038
    @abshirabdi8038 17 дней назад +1

    Mansha Allah gudomiye Ciro daacad iyo dadnimo ayaa ka muuqata runtii.

  • @keisehashi6898
    @keisehashi6898 17 дней назад +4

    Garoon aan sharci ka jirin waa (la iska ma Kala cabsado) qofkasta waa geesi

  • @ibrahimhassen9450
    @ibrahimhassen9450 8 дней назад

    waa mahadsan yahy cirro,godobta laga galay dadka soomlida lama iloobo,anaga mareexaan ah waxaa nagu khasbay in aan hub tiradaas ah dhacno waa cadaadald darradii doorashada iyo ka badan

  • @jimaleahmed1444
    @jimaleahmed1444 17 дней назад +1

    AQooonyahan, Iyo Suxufi Xalaala Sulieman Xashi iyo Garsoore mahamed Hussien Ciro Alle Ha idin Xiftyo Guuleysta.
    Buuga Garooon aaan Garsoor ka jirin LinkedIn nasiiii Mudane madax somaliyeed 🇸🇴 Ee Geedi Galiya Guri Barwaaaqo❤

  • @user-nw2su1lw3v
    @user-nw2su1lw3v 17 дней назад +1

    MASHA ALLAH XAASHI, XAGEE LAGA HELAA BUUGA AAD SHEEGTAY

  • @ahmedismaciel5465
    @ahmedismaciel5465 17 дней назад +4

    SALAAMULAAHI

  • @superfun1819
    @superfun1819 17 дней назад +3

    Dalka allow dad jeceel siii😊

  • @abdallamahamoud3590
    @abdallamahamoud3590 17 дней назад +2

    CBB oo Laga Adkaaday aya halkaan ku sheekeesanayaa 😂😂😂

  • @sakariyemusejama9117
    @sakariyemusejama9117 17 дней назад +1

    Barnaamijkii dhulmar ahaa wan u xiisnay allah ha ina dhaafiyo team xasan buste

  • @aaa1211
    @aaa1211 17 дней назад +4

    Masha allaah 🇸🇴

  • @asimabdisalah9187
    @asimabdisalah9187 17 дней назад +2

    Salaan sare

  • @qaalidqeys135
    @qaalidqeys135 17 дней назад +2

    Turufatoore😂😂

  • @abdyfaizul3867
    @abdyfaizul3867 17 дней назад +2

    Somali hanolato❤❤

  • @hassanabdulkader645
    @hassanabdulkader645 15 дней назад

    يا أخي انت عبقري وعدول أمشى قدم والله يحفظك

  • @user-kc2vw2pi7h
    @user-kc2vw2pi7h 17 дней назад +3

    Hadaad markaad xilka haysay sidan noolahadli lahayd waxaan kuu aqoonsanlahay geesi

    • @adamfarhan6204
      @adamfarhan6204 11 дней назад

      Sidaas uma fududa dawlad nimadayna wax udhimi lahayd in lakala shakiyaana bilaaban lahayd colaad bayna sookordhin lahayd

  • @abdiwaliabdulleodawa7535
    @abdiwaliabdulleodawa7535 17 дней назад +2

    alabtan waxa la dhaha cbb iswareysaneysa. kuras la bobay aa laga hadlay, wixi jawari, mudey, dalxa iyo mursal lagu sameyayne wa laga aamusay oo waliba in ay safran xta loo diiday.😂😂😂

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 17 дней назад +1

    Siyaasiin Makas ah oo aan shuruuc rabin
    Ayaa la yiri doorasho u qabo

  • @AhmedAli-fz7fj
    @AhmedAli-fz7fj 14 дней назад +2

    Faqash

  • @CabdirisaaqMahamed-ff6re
    @CabdirisaaqMahamed-ff6re 17 дней назад +2

    Wali ma dad ayaa dhageesto ninkasn waalan

  • @user-ln5se8gq2x
    @user-ln5se8gq2x 16 дней назад

    Garsoore garoon aan shwrci kajirin

  • @mandeqlivetv3790
    @mandeqlivetv3790 16 дней назад +1

    Qashin😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
    Madoorashaa simalia ka dhacday.
    Somaliyeed bay kaga dhegtay

  • @user-ey7wo6gb1j
    @user-ey7wo6gb1j 17 дней назад +1

    Xaashow sxb buugan xagee ka heli karnaa

  • @abdiqanioomaar7285
    @abdiqanioomaar7285 17 дней назад +2

    Haashin.ninkan.aad.waraysanayso.ficilada.uu.samaynayo
    Maynan.u.muuqan
    Xasan.sheekh.inuu.midnimo
    Soomaaliyeed.ka.shaqaynayn

  • @AsiyaFarax
    @AsiyaFarax 17 дней назад +2

    Asc Asc noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha Allah aamiin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @mohamud12adam50
      @mohamud12adam50 17 дней назад

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @ifraxmaxamud9617
    @ifraxmaxamud9617 17 дней назад +2

    Ilaahoow kuwo dhaama oo diinta dadka iyo dalkaba u fiican yaan kaa baryaynaa

  • @Horumarmedia-bt5gq
    @Horumarmedia-bt5gq 17 дней назад +3

    Fudeyd iyo doqonimo baa kaa muuqata
    Dawlada hada tala heysta glass caana laga cabi maa

    • @nasriina12345
      @nasriina12345 17 дней назад

      Dowlada xagee ka talisaa aan vila somaliya aheyn ma soo dhaafto hadana shacbkeeda habeen bar katarbiil ku xaaqdey hadana kuwii qabuuraha isbaaro u dhigtey taas ma dowlad Iah😂😂😂😂😂

  • @Jamalmaxamed-ms6bn
    @Jamalmaxamed-ms6bn 17 дней назад +2

    Somali waxbo Haku af gubasan qabiil ayaa thin labdin waa lain jeda

    • @Darwiishdaweeye
      @Darwiishdaweeye 13 дней назад

      ma inay japanes noqdaan baad su gaysay 😅

  • @ahmedsuleimanireland4385
    @ahmedsuleimanireland4385 17 дней назад +2

    Asc walal Hashi Magacaygu waa Suleiman Aden waxaana wadan Ka Ireland 🇮🇪 Mudana ama adigaba inoosheego book ga` Garsoore Garoon Aan Sharcikajirin'meesha aan kahelikar

    • @akshaale
      @akshaale 16 дней назад

      Bro buuga Afsomali ayuu ku qoran yahay ee yaa kuu aqrin doono marba haduu qaab qoraalkaaga sidaan yahay?????

    • @fouzifouzi3393
      @fouzifouzi3393 16 дней назад

      ​@akshaale Rabshada daa wuu dadaalay. Waxaana dhici karto inuusan iska hubin typing ka intuusan submit gareen oo qaladku halkaa ka yimid ama uu boobsiis ku qoray.

  • @seed3966
    @seed3966 17 дней назад +1

    Asc doorashadii xasan lagu doowrtey mid ka tuugsaneyd inama soo marin waq dhacaankeedii soomaali waa heshay 😮😮😮😮😮

  • @gorodaxmed7762
    @gorodaxmed7762 17 дней назад +2

    Maashaa allaaaaah🌳🤝🌳

    • @yusufabdille3448
      @yusufabdille3448 17 дней назад +2

      Asc.hashi maasha,alaah sida wanaagsan ee aad u waraysitay ciro waad ku mahadsan tahay waxaad tahay weriyaha keliya ee ay leeyihiin dadka soomaaliyeed

  • @JamacmaxamedJmj
    @JamacmaxamedJmj 16 дней назад +1

    ❤❤❤

  • @Mogadish446
    @Mogadish446 17 дней назад +1

    Xog culus!

  • @m.k.7788
    @m.k.7788 16 дней назад

    Doorashadaan 4.5 Waa Xaq-Darro

  • @abdirsakhmalema2019
    @abdirsakhmalema2019 17 дней назад +1

    h.wanaagsan horrufadhi tv

  • @farxaancawil926
    @farxaancawil926 17 дней назад +1

    Buugaas ayaan ubaahanay inaan iibsado ee sideen ku helayaa anigoo jooga hargaysa.

    • @ahmeddirie1923
      @ahmeddirie1923 17 дней назад

      Waar ilaahay ka baq oo iska daa , Cirro anaa aqaan Nairobi wada joognay waa qabiili xad dhaafa, waana sababta UU Ku gaadhay isagoon lahayn aqoon ayaan ahayn Afsoomaaliga UU qorqoro .

    • @shakurmohamed8505
      @shakurmohamed8505 16 дней назад

      Been miyaa rabtaa inay lacagi kaaga baxdo

  • @user-hq6mm3ev6x
    @user-hq6mm3ev6x 17 дней назад

    xaashi masha allah wa madaala ayaan orankaraa hakadaalin dadkeena aqliyare baabiyay

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 17 дней назад +1

    M.A.

  • @esseabdi1095
    @esseabdi1095 14 дней назад

    Xagee book Kaa Laga helaa

  • @abdullahibarah2245
    @abdullahibarah2245 17 дней назад +1

    Wll xaashi nin sare

  • @abdirisackhussein9163
    @abdirisackhussein9163 17 дней назад

    Buuggan intee lagaheli karaa hadda?

  • @AyuuniAbdiHersi
    @AyuuniAbdiHersi 17 дней назад +1

    ❤❤❤❤❤🎉

  • @Abdifate021
    @Abdifate021 16 дней назад

    Aad baad u mahadsantahay weriye inaad dhalinyarta usoo gudbiso waxyaabaha muhiimka ah.

  • @laylosiyaad-qm8uj
    @laylosiyaad-qm8uj 17 дней назад

    bismillah asc x aboor wiji kama sameysan shacabka somaliyed maamul gobaleedna warkiisa daa hadey dorasho dhacdo uma leynmaa haduu damiir leyahay in uu kasoo qeyb gali doono usoo aroor adaan yabaal abaal kuuma erganee marlee managa hor wareegi karaa dhulka hala go ee

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 17 дней назад

    Qof kasta oo caqlileh oo soomaali wadaninimo kujirto damiirleh dowlad nimo soo arkay ama adunka sida dowladahodu u dhisan soo arkay waa ujedaa in soomaaliya anay dowlad ka jirin una sosoconin ilaa soomaali ayka kacan fadhiga kalaqab sananta kansarka qabilaysan ee siyasi qurmay iyo jahil iyo munafaq iyo kha inu wadan aywatan intas oo is wadata waa inay soomaali waa inay bada kuridan halkas ayaa sharatii iyo cisigii iyo awodii dowlad nimo nogu dhow. Kow Imarad iyo carab oodhan waa in wadanka laga saraa xalane waa inla xiraa. RABBIYOOW cadowga iyo munaafaqiinta shartoda soomaali inteda wanagsan iyo diin iyo dal iyo bad ba noga badbadi Aamiin yaa Rabbi.

  • @shakurmohamed8505
    @shakurmohamed8505 16 дней назад +1

    Ninkan suleimaana Ma qarsan karo nacaybka iyo aragtidiisa nacaybka reeraha ku dhisan , Tusaale faataalaha la waraysanayo waxa uu leeyahay xildhibaanada reer waqooyiga cadaadis baa la saaray kolkaa buu lasoo boodayaa “ Rooblaa lacag ka qaatay soo ma aha” 😂
    Marka saxaafada aad microfone ka billawdo waa sidaas Zero ethics

  • @user-ce7ii6sc3l
    @user-ce7ii6sc3l 17 дней назад

  • @SharmaakeJamaal
    @SharmaakeJamaal 17 дней назад

    SHACABKA SOMAIYOW HAL SUAAL OO AHA BEELAHA ADARISKA MAXA LOOLA JEEDA

  • @laylaalin7530
    @laylaalin7530 17 дней назад

    SIYAASI YIINTA AFKA SOMAALIGA KU HADASHAA KURSIGA IN AY KU AARGOOSTAAN FAKHRIGANA KA GA BAXAAN BAY U KORAAN

  • @CabdirashiidAxmed-lx3qu
    @CabdirashiidAxmed-lx3qu 17 дней назад +1

    Adeer farmaajo soonoqonmaayo

    • @mohamud12adam50
      @mohamud12adam50 17 дней назад

      Wax kama qaban kartid hadii soo noqo do iyo hadii anu soo noqon a reero qabyo. MA dharegteen.mise waa Wali hahahaah

  • @Ilyaa513
    @Ilyaa513 17 дней назад

    Adigu mawariye xogkunoqad idledahay ilayn wax saxa mashegtid jamacad wariye kamad sobixin ma facebook ba wariye lagunoqda

  • @mahadhussein9115
    @mahadhussein9115 17 дней назад

    Mr hashi narobi miyad timaday ❤

  • @IbrahimAhmed-hh7bh
    @IbrahimAhmed-hh7bh 17 дней назад

    hhh wuxuu dad ugu sheekeynaayo arag gudiga doorashada xaliimo yarey hogaamineysey soo hassan sheikh magacaabin

    • @mohamud12adam50
      @mohamud12adam50 17 дней назад

      Hadii u magacabay yaa Kala eryey maxaase u Kala eryey

  • @SharmaakeJamaal
    @SharmaakeJamaal 17 дней назад

    Soomaliyaye beelaha adariska maxa lola jeedaa🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @somaliacademy4218
    @somaliacademy4218 17 дней назад

    inuusan boobku sharaf eheyn kuwii shaqada ka eryay ayuu ka fahamsiiyay ee ma adan fahmi leheyn.
    Kurasta somaliland dadkii lahaa aya kuso baxay oo qabsaday ee inad boobtaan ayaa la idinka ilaliyay Garbahareyna dadkiii lahaa aya kuso baxay

  • @ahmedxajimohamed817
    @ahmedxajimohamed817 17 дней назад

    Hofadi waa cadaatay in aad tahay cbb
    Wararka halka dhinac ah

  • @CabdirisaaqMahamed-ff6re
    @CabdirisaaqMahamed-ff6re 17 дней назад +1

    Tv reer ayaan u aqaan ina xaashi
    Marka maqaaxidaada iska shido

    • @mohamadjamaboodle-qu1cn
      @mohamadjamaboodle-qu1cn 17 дней назад

      WASAQ BAAD TAHAYE OROD SOO CADAYO 😂😂😂😂

    • @shakurmohamed8505
      @shakurmohamed8505 16 дней назад

      Kuwa raba Qabyaaalda wadaniyada kala garan la’ buu halkan ku haystaa.

  • @SMOJohan
    @SMOJohan 17 дней назад

    Sabab kuraasta oo idil looga hadkeyn when 4.5 is the waxaa ku dhaqano so labo aa la boobay inta kale a shib hahahaha waa sheeko kalee ✊✊😊🇸🇴😁

  • @farxandhagamadow
    @farxandhagamadow 17 дней назад

    Ninkii doorashada maamuli waayay miyaa ninkaanu ee markii dambe la ceyriyay

  • @allxamdulllahi
    @allxamdulllahi 17 дней назад

    Xashi wankusalamaya wll

  • @Diidnay
    @Diidnay 17 дней назад

    Hm tv noosoo bobsii qeeybtisa kale

  • @khadraibrahim7968
    @khadraibrahim7968 17 дней назад

    Asc walaalka muxuu maalinyaa ugu hadli waayey a sjaqada u joojin waaheu

  • @user-ey7wo6gb1j
    @user-ey7wo6gb1j 17 дней назад

    Aad baad umahadsantahay sxb xaashi

  • @abdirizakdahir7444
    @abdirizakdahir7444 17 дней назад

    Is dhageysiga hala badiyo

  • @user-kc2vw2pi7h
    @user-kc2vw2pi7h 17 дней назад

    Adigaa nagu soosaaray jusiista baarlamaanka fadhiya maxaad markii aad masuulka ahay noogu sheegi wayday dhaliilahan

  • @adansuleyman7495
    @adansuleyman7495 17 дней назад

    IGA GAARSII

  • @user-uf3bn9jd5y
    @user-uf3bn9jd5y 17 дней назад

    Shir beesha Fahad ku dhaxmey ,Mogadishu ayey waxay isku raaceen msrka laga reebok Abdirahman guulwade,in hab dawlanimo loola dagaalo Beesha Hawaadle, lagana saaro hirshabeele meelkasta & tan Dawlada, sidaas ayaa guudlaawe loo keeney, caasimadiina loogu diido,xitaa pm khayre ayaa loola tegey, waana uu qaatey,roodo kama jawaabi karo,dalka maba xukumin.

  • @Mogadish446
    @Mogadish446 17 дней назад

    HORUFADHI TV

  • @MAHATSALAT
    @MAHATSALAT 17 дней назад

    GODOMIYE CIRO WAA WADANI MAR HADUU NOO QORAY XASUS DORASHO
    XIGA HADAL AH SHARCIGA LOMA HOGANSAMO WAX BADAN AAYAAN K
    AFAHMAY

  • @user-kc2vw2pi7h
    @user-kc2vw2pi7h 17 дней назад

    Muxuu uhadli waayay markii waxan oodhan aydhacayeen

  • @CwaaxidRabiic
    @CwaaxidRabiic 17 дней назад

    Allaw nogargaar

  • @user-tk3np3qe9d
    @user-tk3np3qe9d 16 дней назад

    Qoraalka Alle kuma jirin ..mida kle adigu ma kursiga fahad ayaad garsoor ka ahayd 😂😂😂

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid 17 дней назад

    Jufo niic farmaajo soonoqon maayo,cirro markii hore lagumaheyn aqoon ee waxaa lagugeeyey qabiil iyo qaraabo kiil.

  • @user-hq6mm3ev6x
    @user-hq6mm3ev6x 17 дней назад

    gudoomiye cira wa shiqsi farkar wanaagsan

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 17 дней назад

    Maya kuwa hargeysana waxa helay xukume xun kuwa xamar lagu boobayna waxa helay xkume xun
    Ee soomali waa soomali laakiin waxa la iska qaban Kari waayey danayste
    Goormaa la iska garanayaa qof xun.

  • @AhmedGaan
    @AhmedGaan 17 дней назад

    Haashi horafadhi mdya lajan

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 17 дней назад +1

    Asc wllyal Xashi iyo Dr Cirro shukran xogtan muhiimka ah

  • @ahmedmedwaismed2086
    @ahmedmedwaismed2086 17 дней назад

    Khayaaliga iyo maaweelada beenta ah intay somalia ku dhaqmayso naanaabkaa iyo leeleelkaa ayuunbay ku jiraysaa waligeedba

  • @hasanmohamed1840
    @hasanmohamed1840 17 дней назад +1

    N&n😂😂

  • @abdiwahidhassan2292
    @abdiwahidhassan2292 17 дней назад

    Runtii xaashi waa warye ku darsaday shaqadiisa inuu so aruuriyo xog muhiim ah

  • @user-ph3qm3hp8f
    @user-ph3qm3hp8f 17 дней назад

    Xagee doorasho ku qabtay
    Sootii la cayriyay intuu farmaajo
    Ka daba orday

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 17 дней назад

    Maxamed.xasan.ciro.taariikh.fiican.ayaad.reebtay

  • @m.k.7788
    @m.k.7788 16 дней назад

    Woqooyi galbeed ✅ (Dheh, Qor, Adeegso)
    Soomaali Land= Dhulka Soomaaliyeed ✖️

    • @adalmedia4291
      @adalmedia4291 15 дней назад +1

      Puntland markaa iyadna maxaa loo qoraa gobolada bari miyaan qornaa

  • @payitforwardpower9910
    @payitforwardpower9910 16 дней назад

    Bahane balay ku qaaday

    • @shakurmohamed8505
      @shakurmohamed8505 16 дней назад

      Rooble ilaahay ha ka raali noqdo, Majnuunki Farmaajo ahaa in dalka kusoo laabto buu ka hortagay

  • @jimaleahmed1444
    @jimaleahmed1444 17 дней назад

    Ciro Laakiiin wakhtigaaas maxaaa uuu wax u Cadeyn waayey Bal noo Sheeg Fadlan su aashaas waa Habooneyd?

    • @user-uo3hl3ui5g
      @user-uo3hl3ui5g 17 дней назад

      Daruufta u saamixi weysay wadanka badbadin bu rabey waqtigan Herkan ma tgnan laheyn 1991 lo labn lha

    • @jimaleahmed1444
      @jimaleahmed1444 17 дней назад

      @user-uo3hl3ui5g Mahadsanid taas waaa Xaqiiiq Hassan DhiiQo Siduu Rabey ayey noqon laheyd.

  • @hassanhussein1004
    @hassanhussein1004 17 дней назад

    Weriye.isku sheeg.weli ma quuqdii ayaad wadaa iyo waryumo.tashiilkii.

  • @user-ln7dh7sk7s
    @user-ln7dh7sk7s 17 дней назад +1

    Been badanaa

  • @libankhalif5610
    @libankhalif5610 17 дней назад

    Dulmi baan gudoomiye ka ahaa balse anigu daalim maahi adeer isma qabato
    Markaad dulmiga aragtid inaad sheegto hadii lagaa diido inaad umadda usoo gudbiso oo aad iska casishid bey aheyd balse maadan sameyn marka sidee laguu aamini karaa

    • @fouzifouzi3393
      @fouzifouzi3393 16 дней назад

      Mararka qaar waxaa dhacdo in qofku uu howl muhiim hayo ayna dan ugu jirin inuu kala gooyo tusaale hada buugaan ayuu qorayay haduu ka tagi lahaa warbixin badan muusan heleen waxaana dhici kartay inuuba xataa naftiisa u baqay in la dilo maadaama dadkeena laga laayo haldoorka, geesiga, aqoon yahanka, wadaniga, dhaqaa tiirta, iyo dadka qiimaha lahoo dhan.