Maskiinkaan ismooday Inuu dadka wax cusub usoo gudbinaayo, war miyaadan maqal in hore looyiri ( Gabar kun baa shukaansata kowna way kaguursataa. Bal maxaa cusub oo ay gabadhu kuu sheegtay hada. Maskiin yaa jalas
Aqli inuu leeyahay buú moodaa Xaliye... Does he expect women to be weaklings??... Of course she has to get the best of the options that presents itself. Teedakale markuu Canada geeyo gabadha, uu asaga na naco??? Wa iney ka tashataa... In the land of the blind the one eyed.man is the king Xaliye kumaanaan jaahiliin ah buú boqor u yahay.
su aasha aan is waydiiyo waxa weeyi imika ninka ay sidaas ku leedahay haduu maqlo muxuu samaynayaa walhi waan la yaabanahay nooca dumarka sidaas uhadlaya
This guy he copies an African American Christian guy called “Keven Samuel” he is totally fake and copy cat… Wllhi kani waa mid cuqdadeysan oo ciil qaba, gabdhii ka jajebisey buu intaa weli la caroonayaa!!! Xoolo maskax kale ku socdo… arag sida uu isaga dhigayo ninkaa, Subxaanallaah,
Legend
Legend maaha ee waa nin ninkale ku dayanyo ee soo xadey fikir nin gaal ah “ orod soo daawo ninkaan “ Keven Samuel” hadalkiisa ayuu idiin turjumey markaasuu ninkaan careysan oo ciilka qaba inka dhiminaya diintiina iyo dhaqankiina… oo nin gaal ah idiin dabadhigey… waxba macalin ha ugu wicina… Faarax qasaaro waa kaas
@@felisabdi3794 taa kama yeelayo naa xaliimo in lacag lagu siyaa rabtaa😂😂😂
😂😂😂😂😂😂 dumar ku waa cajiib dantoodu mashay ku jirto
Jahanamo Allah ba ha igeeyo hadan Dumar dibada keeno
Iegende ❤❤❤🎉🎉
Yariista waa qatar
midka doctorka ah waa daanyeer weyn😂😂😂
She’s right and I agree because hora loo yiri naag 1000 Wey koobisa 1 Wey Kala baxdo it’s fact
Maskiinkaan ismooday Inuu dadka wax cusub usoo gudbinaayo, war miyaadan maqal in hore looyiri ( Gabar kun baa shukaansata kowna way kaguursataa. Bal maxaa cusub oo ay gabadhu kuu sheegtay hada. Maskiin yaa jalas
Aqli inuu leeyahay buú moodaa Xaliye... Does he expect women to be weaklings??... Of course she has to get the best of the options that presents itself. Teedakale markuu Canada geeyo gabadha, uu asaga na naco??? Wa iney ka tashataa... In the land of the blind the one eyed.man is the king
Xaliye kumaanaan jaahiliin ah buú boqor u yahay.
Tani fariid maaha doqon iala wayn ayay u waramaysaa
😂😂😂 ninku ciil qabe weeye gabar yar 😢😢😢 nayaa
❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
su aasha aan is waydiiyo waxa weeyi imika ninka ay sidaas ku leedahay haduu maqlo muxuu samaynayaa walhi waan la yaabanahay nooca dumarka sidaas uhadlaya
caqli ku filan malahan
That's the point @@khadraciise2044
Légende
Abti waykalulumay
🇨🇦 Canada in la geeyo lee rabtaa
😂😂😂 laba nin hoya wayshkusanaya
Gabadhaan daacad waaye
😂
qoftan Caqli dhan malahan waa Zero may be in ay doqonimo ka tahay
Rubloow oo dhan waa doqon ama waa ilmo
Faarax qasaaro, kan baa nolosha idinka tuuraya oo ciil iyo cuqdad qaba, hadana nin gaal ah idiin soo min guuriyey… walee kani waa mid lunsan idinkana idin lumin doona