WAAKAN NINKII GABDHAHA MUUQALADA XUN KA DUUBI JIRAY RIKAATADANA KU HAYSTAY😱 WAA SO QABANAY DAALINKA,

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 30 сен 2024

Комментарии • 437

  • @abdulfattahboodhari
    @abdulfattahboodhari  3 года назад +38

    Waar Sii share gareeya Daalinka Gabdhaha Somaliyed kadeeday was so qabanaye share gareeya Ganelkana subscribe ka saara lana wadaaga asxaabtiina mahad sanidin Xertayda caashaqa,🙏

    • @Ahmedmohamed-ge7gv
      @Ahmedmohamed-ge7gv 3 года назад +3

      Sxp qali ninkaas manta asaga ayaa idinka murug badan

    • @deeqoali57
      @deeqoali57 3 года назад +1

      Muqdisho mooryaan dhaqan xunba degen rag iyo dumar ufffff mooryaan wa mooryaan waana ceebeeeyeen

    • @Ahmedmohamed-ge7gv
      @Ahmedmohamed-ge7gv 3 года назад +3

      Gabdha inta loo tago ninka wac haladhaho Sirar badan hala qaado meshuu dagan yahy io dadkisaba

    • @Kmn3214
      @Kmn3214 3 года назад

      War chanelkayga sbcrbe ii saar wa chanel xayraana

    • @aminaali8611
      @aminaali8611 3 года назад

      Guleyes0 bodhari

  • @C-risaaq-Jureej
    @C-risaaq-Jureej 3 года назад +94

    Hadad abdifatax taageerto like isaar

  • @beer-lula_22
    @beer-lula_22 3 года назад +39

    Inkaar Allah haku rido
    Hadaan shere dhahaya
    Si uu u ceeboobo
    Ceebtisa ilahey
    Ma asture😢

  • @dahablow2846
    @dahablow2846 3 года назад +12

    War hadaa raga soomaaliyeed nahay gabdhaha anagaa ladhalanay meeshoo joogo haloogutago ee mudinkiisa halamarsiiyo saqajaanka

  • @xamdadagan807
    @xamdadagan807 3 года назад +25

    Walal ilahay wiilasha somaliyeed ha nooga wada dhigo Abdifatah Boodhari wllo mcn nin maaha ee waa musiibo dumaroow unaguna waynu dayacnahay Iska jira raga waraabayaasha ah

    • @suleekhaaadan9214
      @suleekhaaadan9214 3 года назад

      Nosha haku wacanado boodhar adiga kalee bar raga hadi lahela laha weey fcn lahed

  • @osmancadeysey7340
    @osmancadeysey7340 3 года назад +20

    Ax ax ax illhy cadowga ka qabto hblaha soomaliyeed 😭😭😭

  • @fatuushafufuu759
    @fatuushafufuu759 3 года назад +25

    Wiilasha shaqa fiican ayee hyaan m.a guuleysta sidokle boodhari guuleyso pro

  • @hassanibraahimaadam9375
    @hassanibraahimaadam9375 3 года назад +24

    Ninkii gabar somaliyeed dhibateeyo waxaa xaqiiq ah ama walashiish ama isla asiga in la dhibateyn doono😰
    Hablaheena somaliyeedow allaha idin karaameyo👸❤

    • @beer-lula_22
      @beer-lula_22 3 года назад

      😢wlhi qalbiga I xanuuney
      Gbdha codkeda

    • @ismahammohamoud8123
      @ismahammohamoud8123 3 года назад

      Haa wllo walhi menmaha intina wanagsan Allah nokindayo kuwa xuna Allah nagaqabto

    • @hassanibraahimaadam9375
      @hassanibraahimaadam9375 3 года назад

      Maria abaayo horta aniga ayaa ilmeeye😰😭
      Ismahan wlshei adiga io inta gabdhood ee wanagsanba allaha idin sharfo👸❤

    • @ismahammohamoud8123
      @ismahammohamoud8123 3 года назад

      @@hassanibraahimaadam9375 Aamiiin Aamiiin yaarbi dhaman tenba wllo

    • @hassanibraahimaadam9375
      @hassanibraahimaadam9375 3 года назад

      @@ismahammohamoud8123 Aamin wlshei👸❤

  • @qadanhussen5375
    @qadanhussen5375 3 года назад +13

    Geesi soomaaliyeed horeusoco wllo insha allah

  • @samsammaxamed8598
    @samsammaxamed8598 3 года назад +21

    Tuugaan
    Ilaahay hasoo qabto
    Faataxada Haloo maro
    Xanuun deg dega Alle
    Ha kurido tuuga

  • @khadraahmed3105
    @khadraahmed3105 3 года назад +11

    16 dislike dhahay tolow mashabakaday kamid yihiin balayo ni heshay

    • @delion8418
      @delion8418 3 года назад

      Maya ee waxaa jiraa dad aanba aqoon ukala laheen like iyo dislike

  • @samaanbadan1163
    @samaanbadan1163 3 года назад +6

    Subxanallah gabdhaha ayaga xitaaa qaladka wey leeyihin in Video laga duuubo sidee ku timid illahoow sheydhanka iyo intii xun naga qabo 🤲🤲🤲🤲

  • @64yearsago59
    @64yearsago59 3 года назад +8

    dumaroow ilmaadeerayaal sidan isu dhaama mid walba ma sawir baad u direysaan maxaa qaldan. dad baa idin dhalay oo qaar baa idinla dhashay sharaftaadii iyo tii reerkiinaba ninkaas aad sawirka qaawan u dirtay ayaa baabiinaya. fakara please 😌😌😳😳😳😳

  • @hodanh4275
    @hodanh4275 3 года назад +14

    You are good boy , Allah bless you.

  • @hassanabdiabdulle5294
    @hassanabdiabdulle5294 3 года назад +6

    Soomaalida moqdisho ku nool waxaan ka codsanaa in lasoo xiro Oo tookasho laku xukumo waa dilaaka hablaha soomaali !

  • @muhamuse8134
    @muhamuse8134 3 года назад +5

    Duli weeye kani wlhi war dumaroow nin waa waraabe aniga haduu rabo ha noqdee ha aaminin nin ilaa aad is mehersataan ha niyad jabin aabahaa , hooyadaa iyo walaalahaa ... Naxariistu waa meesha la isaga soo dhaco ..

    • @mohamudjakaarta7140
      @mohamudjakaarta7140 3 года назад +2

      Waan kula qabaa wll habloow feejignaada hooyadood wasooyinka Meel eey KU xasilaan ha waayeene maxay ahaayeen Ragan bahalada ah

  • @umuluqman1315
    @umuluqman1315 3 года назад +1

    Dhibka.dhan.waa.dumarka.somaliyed.kii.naqabay.ayaan.difaac.ugu..jirnaa.markase.nin.ajnabi.ka.ah.isku.dhibayan.macsokor

  • @hanimaxamudcade7204
    @hanimaxamudcade7204 3 года назад +6

    Kkkkk boodhari nin culus wlhi dar ilaaheey baan kuu jeclahay balaayo idinla bira weeynaatee

  • @hassanbolay78
    @hassanbolay78 3 года назад +2

    caqli xumada dumarka ayaa halkaas dhigtay gabar walba inta buty salon aado make up marsado ayey leedahay sxbkeey ayaan u socdaa
    waa caqli xumadooda in ay sidaan ku dhacdo war xumaanta ay sameynayaan meey guur kubashaan waa yaabee ! wlh dumarka waa kuwo liita caqli ahaan war kwrn iyadoo hooyo ah ayeey xumaan u bareeree subxana allah

  • @ruqiyaabdulqadir4261
    @ruqiyaabdulqadir4261 3 года назад +3

    Waa mooryan in waxa ladhaco oo waxa lakufsado mahane aan aqali kale lahayan

  • @najiibtolkaofficial8503
    @najiibtolkaofficial8503 3 года назад +8

    Walalhey 🤲aniga fanka 👏wan kabaxay ilahe ba iga madobeyey🙏chenelkega wakan ee 10k oo👉subscribed igarsiya inata kalena allow soo hanuni amin dhaha🤲li

    • @Global.Nature1
      @Global.Nature1 3 года назад +1

      Xalal wax ku raadso Ben aburka ikadaa qabri baa ka denbeya

  • @shacnidhaladkiiboorama5783
    @shacnidhaladkiiboorama5783 3 года назад +3

    Abdifarah Boodhari❤️ iyo Munasar Oo kale Siday u Wanaagsan yihiin Alaha ka Wada Dhigo Wiilasheena Soomaaliyeed😭😭 Wiilasha Qaar Ee Somalida Waa Cadawga Gabdhaha🧕Soomaaliyeed ee ilaahay Awoodiisa Ha Nooga Qabto Nimanka Gabdhaha usoo Shaqo tagay zubxanalaah😭

  • @whome4851
    @whome4851 3 года назад +4

    Boondhani halkaas kaga hay fariid, guuleeyso

  • @quenraxma292
    @quenraxma292 3 года назад +10

    Dumarku ceeb kasaliim maha wll waayo waxa layiri dibiga gowrac wayshu haku quusate malin walba mid baroor teed bay arkan iyo fadexaded hadana waysii wadan war dumar kuna damiir maleh wlhi lagu wareer waxakan an is dhamin rabi hayna xifdiyo

  • @zamzamsfood5192
    @zamzamsfood5192 3 года назад +1

    Asc soomaali ween subscribe noosaar
    qeer Allaha idinsiiyo💜💞🧡

  • @whome4851
    @whome4851 3 года назад +3

    War dumarka Soomaaliyeey bal isilaaliya nijaas ayaa soobaxay ee

  • @farhiyaibrahim4886
    @farhiyaibrahim4886 3 года назад +1

    Uf Uf Uf Qudhunkaas Ayaa Naago
    Ceebeeyey,Naagkasta ninbay u ooyeysaa Naalama arko baraha bulshada,nin naag u oynaaya
    Eedabadiina ka adkaada, wax.yahow
    Waad ceebowdeen ee

  • @waqalhure3710
    @waqalhure3710 3 года назад +19

    Thank for exiting Abdifatah we love you 😍

    • @Kmn3214
      @Kmn3214 3 года назад

      Sbcribe iisaar

    • @abel3841
      @abel3841 3 года назад

      @@Kmn3214 yur badoow yahoow!

  • @talaaboali1991
    @talaaboali1991 3 года назад +6

    Libaax boodhar war waxaas aan iska qabano

  • @suliemansaladibrahim7210
    @suliemansaladibrahim7210 3 года назад +1

    Dumarka Somalidu neef kaste oo labisan waxay moodayaan qof caadiya

  • @hanniedirie9019
    @hanniedirie9019 3 года назад +3

    Masha Allah tabarakallah Allooow aadan gargaar gabin Boodheriyoow 😍😍😍😍

  • @cabdiqaniyusuf2516
    @cabdiqaniyusuf2516 3 года назад +2

    waarnoosheeg halkuu hada joogo boodhariyoow nacdasha alle haku dhacdo gabdhahana waxn leeyahy aamina diintiinoo guryihiina fadhiya waraaba dadeedku yaanu idin cunine

  • @vghffhg767
    @vghffhg767 3 года назад +5

    Wan idin salaamay umada soomaaliyed lkn raga noocas waa ina ladubaa oo hibihiisa loo turaa yiyda

    • @abdifatahnor1338
      @abdifatahnor1338 3 года назад

      Nin ilmi xalaaaali ama xalaaal lagu koriyey hablaha dhib uma qudha
      Nin hablaha dhibaaaaa
      Ma aflaxo

  • @dahabisak8383
    @dahabisak8383 3 года назад +4

    Asc umudaan xaqa Allaha tusiyo duli waaye nimanka qaar ❤️🌸💕🌺

  • @naimajama7059
    @naimajama7059 3 года назад +1

    Nacalad kugu dhacday ninaaa isxaan maleh inta ugu badan waa xaasidiin xaasidna ma liibaano

  • @bintowhassan192
    @bintowhassan192 3 года назад +1

    Ilaahey haku xafido Boodhari, wlhi waa ragii hore ee naxariista lahaa,

  • @Zahara373
    @Zahara373 3 года назад +1

    He is a sick person he has to go to Jail for life

  • @osmangain7669
    @osmangain7669 3 года назад +1

    nin walba waxa uu galo waa wax meel u yaala balan waa waalaasha aa laga aaraa

  • @munamuse3312
    @munamuse3312 3 года назад +1

    Bodhariga cashaqa ala niyow ku jecliya libaax❤️♥️

  • @asiyaomar4729
    @asiyaomar4729 3 года назад +2

    The one and only halyeeyga boodhari ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @cabdallaalimaad3665
    @cabdallaalimaad3665 3 года назад +2

    Thanks brother anigu waxaan amin sanahay gabar kastoo xun inuu nin cadawa ku kalifay
    Dumarku marnaba maxuma dhankayga tan xitaa xumaan ku jirta duco baan ugu deqaa iyo wanaag🧕

  • @mariaxidig3947
    @mariaxidig3947 3 года назад +2

    Wlhi waxan haya nin gabdho kiniya joga kadubay muqualo xun sawiradisa iyo cod kisiba waan hayaa dadkuna waxay modan nin sharaf leh

    • @zumayoedebzan8634
      @zumayoedebzan8634 3 года назад

      Wllo Udir dadka barahaa bulashada canka ka ah sii lo fafiyo 😭

    • @queengobaad4144
      @queengobaad4144 3 года назад

      Dadka tus mxa u qarinaysa

  • @noorhanmohmud6882
    @noorhanmohmud6882 3 года назад +3

    Waa ayaan daro dumarow cidina idiinma maqna ceelna idiinma qodna dawladana ma haysataa raginiina wakuwaaa illahay tala saarta oo idinku is ilaaliya oo is dhawra oo saqajamiinta xun iska ilaaliya

    • @abdifatahnor1338
      @abdifatahnor1338 3 года назад

      Raga qaaaar hablaha ku khayaaameeeta bisha sooo socoto ku meherinayaaa
      Hablahayagu wll raga qaaaar badan
      Waaaa ka xun yihiiiiin waraaaabe
      Waraaaabuhu xioolaha ayagoooi nooool cunaaaaa

  • @umubashiirchannel8250
    @umubashiirchannel8250 3 года назад +1

    Nimanka gabdhaha xumeeya wa qaniiseen

  • @ayaansalax497
    @ayaansalax497 3 года назад +4

    Waa ay an damir lahen wll kan😢

    • @mahadihassan5203
      @mahadihassan5203 3 года назад

      Waa laba saaqid oo xumaan ku saaxiibay labadaba ceebtooda banaankey imaaneysaa wiilal iyo gabdho allah ka xishooda joojiya sinada is qaawiska iyo balwadaha

  • @ramlamohamed1620
    @ramlamohamed1620 3 года назад +2

    Hadday run tahay oo war lahubo uu yahay halla xiro oo halaga abaal marsho dhaqan xumada iyo fusuhaadka uu umada kula dhex jiro. Hanna la waydiiyo waxa ku sababay iyo cida kula jirta ilhaamadaan.

    • @mahadihassan5203
      @mahadihassan5203 3 года назад

      Tan dabadeeda kaamarooyinka u dhigeysana maxaa lagu sameynaayaa? Waa laba ku saaxibay fusqiga ilaah umada ha ka qabto waa caadi sidii xumaanta loo lahaa meeshaas bay maree maxaa caaaaacda keenay marka hore dabadaada astur

  • @husseinsharaf368
    @husseinsharaf368 3 года назад +2

    ha lo gudbiye boliska somalia 8 sanno

  • @duni1809
    @duni1809 3 года назад +1

    waa doqon aan allaah ka baqeyn

  • @ibrakhalif6697
    @ibrakhalif6697 3 года назад +2

    waa nacas duliga illah haka awaal mariyO dhibka uu ugeestay gabadha

  • @saladomahamad5549
    @saladomahamad5549 3 года назад +1

    انا الله وإنا إليه راجعون اللهم إصلاح بلاد صومال وشبابهم يارب العالمين ilaah iimaanka haku suugo ee iska dhaafa hablaha Somali

  • @zaaynbdarajo1188
    @zaaynbdarajo1188 3 года назад +1

    Xaq udirir abdifataax

  • @kokaalmi3945
    @kokaalmi3945 3 года назад +2

    Waa leynoo fakarey dhan walba waa leynaga riley lakin wey inoo hagaagi inta xun ilaahay haqabto

  • @halyeydhaladah5831
    @halyeydhaladah5831 3 года назад +1

    Ninkani waa hanti somaliyeed mashallah. Baraaruji dadkan dhintay.

  • @wiilsiwanagyre2455
    @wiilsiwanagyre2455 3 года назад +1

    Hala sooo qabto garaca

  • @rashkaarow45
    @rashkaarow45 3 года назад +2

    Abwaan Boodheri . Maash'allaah .
    Waa runtaa waa hooyada berito waxa ooyaya .

  • @amanijama9597
    @amanijama9597 3 года назад +1

    Thank you Boodhari for looking out for your Somali sisters, your mother had real man, we need more men like you real man. Stay bless walalo may Allah protect you.

    • @ikranmohomed9933
      @ikranmohomed9933 3 года назад

      Allaahuma amiin yaa rabi dhamaanteen Ba 🤲💌

  • @ismahaanismahaan5403
    @ismahaanismahaan5403 3 года назад

    Yaakhy ninka DELA DELA MORYAANKA
    HAQABTO FADLAN WAASHIIYDAAN 😡😡😡😡😡🤮🤮

  • @zahraahmad3686
    @zahraahmad3686 3 года назад

    Kuwaan.ma.kuwii.mareykanka.soo.tarxilay.baa.war.qashinkii.aduunka.soo.tarxilay.miyaa.

  • @naftamacalindheere9708
    @naftamacalindheere9708 3 года назад

    Asc Aboowe youtubka sheer idha iyo lik Asaxaabtada lawadak Mahasanid Aboowe sooboqo plz dabadan balahadlay youtubliyda maisojawabin plz isooboqo plz

  • @sagalhimillo6798
    @sagalhimillo6798 3 года назад +1

    Guuleyso boodhari walal,, habloow is ilaasha, oohin waxba Tari mayso hadhow e😢😢

  • @susumohamed7293
    @susumohamed7293 3 года назад +2

    abdifatah u r legend big respect 🙌 👏 🙏 ❤

  • @ghfgygyt36
    @ghfgygyt36 3 года назад +1

    😂😂😂😂😂👍👍👍🤲🤲🤲🤲💔❤️🌹

  • @shukriyohosh9891
    @shukriyohosh9891 3 года назад +2

    Waa nacas walalow ninki dumarka socaaya, waa Nadal anlahayn diirnaxaye

  • @deeqaaden62
    @deeqaaden62 3 года назад +1

    Walahay waa ayaandaro it’s so sadness 😭😭😭💔

  • @sareedosimanchannel6427
    @sareedosimanchannel6427 3 года назад +1

    Wllo subscribe saar

  • @nejiyes3616
    @nejiyes3616 3 года назад +1

    😡😡😡😡😡😡😡😡😡

  • @kadarkhalifabdi9664
    @kadarkhalifabdi9664 3 года назад

    Boodari maxaad dawlada madax kutti uleedahay 😉😉😉😉😉xadhig baad Tahay Kaftan reply haku Soo ordin 🙂😉

  • @zu7729
    @zu7729 3 года назад

    Gabar Sharaf leh Nafteeda Iyo Magaca Waalid keda Dhowrto Waa Xur Geesiyad Ah
    Lkn Saqajaamad Doqonah Waa Tanoo Inan Gumeyd Sharafta uga ciyaaray Gacan Gumeysi ku jirta
    (من شرف نفسه فهو شريف)

  • @naftamacalindheere9708
    @naftamacalindheere9708 3 года назад

    Please subscribe ii saar asxaabta la wadag abooweyaal iyo abaayoyaal. Thanks, aad baan idinkaka mahadcelinayaah♥️♥️

  • @raxmoruun8123
    @raxmoruun8123 3 года назад

    Ragrag dhalay batahay aqliginu ha u weynado sida maryihina uweynyihin sax waye 👍👍👍👍👍👍

  • @nejiyes3616
    @nejiyes3616 3 года назад +1

    Subxanallah

  • @nuwara8333
    @nuwara8333 3 года назад +1

    Iyaga gabdhaha gormee ohinta denayaan. Berjileeca iskadhaafa

  • @nasraismail2791
    @nasraismail2791 3 года назад +4

    Naagtii nin aaminta ayadaa kadaran ragu waa bahal

  • @tuuneeeycaddey2046
    @tuuneeeycaddey2046 3 года назад +1

    😭😭ilaah hana amaansado

  • @adenibrahimsuleiman850
    @adenibrahimsuleiman850 2 года назад

    Wlhi calol xumo....yaac ninkas meshu jogo hadii lakadayo malaqabto

  • @Ahaan07518
    @Ahaan07518 3 года назад

    😭😭😭😭🙈🙈🙈 ax gabdhaha somaliyedow iska daaya aminaada qofkasto amineysaan plz raga xun kafogaada ye mustaqbal la aan idin dhigine nin ku dhahy jirkaada itus kuma jecla wallhi e ka fogaaw

  • @daadirqaadutube444
    @daadirqaadutube444 3 года назад

    Please waan idin barya gbdha Iska dhaafa wilisha aad udireeysan adinko qawan midka waxaas ka codsada block saar haka cabsan qofkaas inaad waaysa waxaad heleysa nin asaga kawanagsan plz waaa Iga codsi gbdhaheena

  • @nadarnuur4910
    @nadarnuur4910 3 года назад

    Sad news bodhari your doing good job brother hes blackmailing hesr idiot waye please send me hes number I will take him to court

  • @apdihani9531
    @apdihani9531 3 года назад

    Wlhi Zhp Dar Alleh Bn Ku Jeclahay Shp Apdi fataax keep going Shp👋

  • @homeh3455
    @homeh3455 3 года назад

    Gabdhaha soomaaliyeed waa inaanay rumaysan nimanka soomaaliyeed

  • @hindaofficialchanel8893
    @hindaofficialchanel8893 3 года назад

    Subxaan allaah illaahay umda haka dhexe saaro waxa gabdha soomaaliyeed qalbigooda dhaawaco??????

  • @malyunabdile4303
    @malyunabdile4303 3 года назад

    Asc maqa bodheri dhabdhaha
    Somaliyed waxay dhinten manta maha
    Wa marki dalkoda qaranka iyo qimahi
    Karamadi la burburiyay cadalad waxn helayna markay Somalia dawlad Somalia tageran ee maqamki calamka anku lahay laso celiyo
    Inta kahoraysa ceebteni wa bananka
    Nasibdaro aya ku habsatay
    Aleh ha jabiyo dabadhilif dawlad dumis iyo inta u adegaysa😭😭😭😭😭😭😭😭👎🇸🇴👎❣❣❣❣

  • @munamuse3312
    @munamuse3312 3 года назад +1

    God job 🙏💪👌

  • @imanisse4329
    @imanisse4329 3 года назад

    Kandayuus waayo Gabdow waxna haraacena waxna hkacbena isilaaliya bahalla iskailaaliya

  • @inaaligrowe7889
    @inaaligrowe7889 3 года назад

    Daawo gabdhaan ninkan siday ugashay ruclips.net/video/DRYPuG9zl4g/видео.html

  • @amatallahbintuabdallah9900
    @amatallahbintuabdallah9900 3 года назад

    Abdifatah bodariga cashaqa walle nin aftahama tahay iyo qosol baa tahay war MMS maad iska gursatid wad iskuso baxaysin waxay lahayd nin la'an baa ihaayso xoga way ka weyntahay uun maahine isqakhfurullah kkkkkk😂😂😂😅😇

  • @saidahmed5323
    @saidahmed5323 3 года назад

    asc horta markahore danbigey gashey baa la jaraayaa .Markaxiga gabdhuhu miyeyna aqoon sherciga uu leeyahey fasbuug wey xidhi karaan qofkii cawradooda soodhiga meeshaas .

  • @sahra-fashionworld
    @sahra-fashionworld 3 года назад

    Maansha alaah wiil fcn baad thy ilaaheey haku xafido waan daawadaa chanelkaaga waa sax waxaad ka hadashay

  • @farxaddaqoyskafamily5449
    @farxaddaqoyskafamily5449 3 года назад

    Aniga matuugeen eeintaan rag ubalamiyaan meshiisa kudililahaa nacalakuyaalka

  • @faadumoxasan2131
    @faadumoxasan2131 3 года назад

    cabdifixah boodhari nin culus ilahay haku xafido ilahay hanaga qabto warabahas mucujiso kugu dhacday wa dilaa

  • @fatumanur7067
    @fatumanur7067 3 года назад +1

    Maa shaa Allah guuleysta daalimiinta Allah ha ka qabto gabdhaha masaakiinta ah

  • @asiaabdi5643
    @asiaabdi5643 3 года назад

    Ax wlhi wan ka naxay 😢 maskiin huno Allah kuu gar gaaro😭 ninkaa masiibada Allah hablaha ka qabto 🤨 if iyo akhiro allah ku ceeboyo inkaari ku dhacday😡😡

  • @ruun139
    @ruun139 3 года назад

    Ilahay cov19 hakurido midka gabdhah somaliyed dhiba

  • @kowsar39
    @kowsar39 3 года назад +1

    Subxanalaah 😭😭💔💔

  • @johnmaier1550
    @johnmaier1550 3 года назад +2

    😭😭ilah haka badbaadiyo waxan waaye waxaa uracnay ajnibka waayo iska ayaa dhamo ima cebenayo iska ilah hanka qabto wilasha somali 😠

    • @samaanbadan1163
      @samaanbadan1163 3 года назад +1

      Illahay hano wanajiyo willasheena somaliyeed ajanabiga waa kii gabar Somali ah oo u la shekesanayay intuu back drugs ah intuu u dhibay ku yiri wadan hebel iku sii suug borsadana i qaad hada gabadhas police ka baa qabtay waa la xiray sanadyo baa lagu xukumay marka illahay hana amansado

    • @june6206
      @june6206 3 года назад

      Warkaan ka maqley in ay canada ka dhacdey waliba wiilal iyo hablaba ku dhaqdey ajaaniba

    • @johnmaier1550
      @johnmaier1550 3 года назад

      @@samaanbadan1163 amiin

  • @farxiyohasan4200
    @farxiyohasan4200 3 года назад +1

    Allaw ka qabo daalin kaa adiga awood leh

  • @farhiyaibrahim4886
    @farhiyaibrahim4886 3 года назад

    Naagaha Aftirkooda Ayagaba Dhibka iyo Fadeexada iskusoojiidaaya ee Edab hayeeshaan,naftoodana ha ka adkaadaan.,ninka aad isu dhiibaso kafiirso,ushaada waxaa loodhiibtaa
    Nin aadkaqaadan karto!!!!

  • @ismahanabdirahman
    @ismahanabdirahman 3 года назад

    Noloow boodhariyow , u dagaalan tima dheerta soomaaliyeed :)

  • @mamaqarankacaan8229
    @mamaqarankacaan8229 3 года назад

    Samada balaayo ilaahay soo diray kaaga soo dhacday ilaahay idankiise

  • @fadumomohamed4114
    @fadumomohamed4114 3 года назад

    Ibliika halala dagsalamo hala sameeyo doneshin lagula dagaalamayo tuugsda is aruursatey