Khadar Keeyow - Yaanan Kala Dhiman ( Official Audio) 2021 Hees Cusub

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024
  • #khadarkeeyow #keeyow #somali #heescusub Music 🎵 by mustaf karaama #laxan Erayo by Abwaan shabiye

Комментарии • 768

  • @armyman5751
    @armyman5751 3 года назад +331

    King Keeyow you're unique bro your voice, your style, the way you dance and everything just go forward👏👏👏👏👏

    • @KhadarKeyow
      @KhadarKeyow  3 года назад +66

      Thank you blood 🩸 sida aad ii dhiira gelisay 🇸🇴🩸🌎

    • @abdishakuur.online
      @abdishakuur.online 3 года назад +15

      Lkin afkaaga hooyo ayaa kawacan ee ku amaan

    • @sanaadi_qurux
      @sanaadi_qurux 2 года назад +7

      @@KhadarKeyow 💚🐥Keeyow Farxda waarta Wll Qali Daralle ku Jclhy🌼

    • @ayaanapdirahmanahmed2106
      @ayaanapdirahmanahmed2106 2 года назад +1

      ÷

    • @jabirxasan3548
      @jabirxasan3548 2 года назад +2

      King of the song in 2021👏👏👏

  • @ashoabdiali7254
    @ashoabdiali7254 Год назад +225

    Rabigaaga wan wan la qaado 🤲 waa xaqiiq qofkii alle xagiisa u carara inuu alle ku filanyahay 🤲🥰❤🥺 ya rabi qof walba oo qoraalkeyga arka culeyska ka dulqaad ❤🤲🤲🤲🤲🤲Aaamiin

  • @beer-lula_22
    @beer-lula_22 3 года назад +117

    Waa Hees dareen Goniya wadata
    "Oraahdan ku dhihi jirey
    Maaad ilowdey dhankeeygee
    Waa dhammaad waqtiga kani
    Anagoon is dheehan
    Yanan kala dhiman
    😢😢😢💔

  • @cadaanivlog4873
    @cadaanivlog4873 11 месяцев назад +29

    955k oo qof iga horaysay hestan dawashadeda manta dhan ku cishanayay tuyar waxana igu wacan nacala jacayl ku taala wan idin salamay wllha iga danbeya like isar idam ALLEH😢❤

  • @amiinlacag3222
    @amiinlacag3222 7 месяцев назад +44

    ASC warahmatulahi Wa barakatu “ tani Wa qisadayda “ maanta Oo ay tHy maalin jimca waa sanad guuradi jacaylakyga Oo aan hada isla joogi 😢 mudo LaGa SOo wareego 1 sano waxaan isjeclayn gabadh lagu magacaabo sulaal xaqiiqatan gabadhaas aaD baan u jeclaa hUpaal waxy I bartay qimaha uu jacaylku yHy waxayna i bartay waxa uu yHy QaLpi💔jabka labadaba waa Ka qoray mudadaa aan isjeclayn waxaan u samayn jiray wax walpA Oo ay nafteedu raaLi Ka tHy waxaana u ahaa saaxiib walaal io QOf aan jeclahay intaba 😊 intaa Ka bacdi habeen habeenada Ka mida waxaa la SOo darsAy xanuun misna way isoo wacday xili saacadu kU beegan tHy 2:45 habeenimo AnOo jiifa wallaHi 😢then way isheegty xanuunka hya kaasoo ahaa wadno xanuun😢AniGa QOf wax JEcELa ahaa HOraa LOo dhahay naf wax jeceli nugulaa “ baarisana “ intaa AniGa dhinaca dhulkaa waa dhigi wayay misna hurdo way iGU SOo dhici wayday iLaa heer ay nafsadaydU go’aan ku qaadato inaan agteeda tago xiligaas Oo ay sacadu kU beegnayd❤3:26 habeenimo misna saladi subax waxooga daqiiqa Ka dhiman yihiin 😭inkastoo masaafo fog isku jireen labada guri intaa Ka bacdi waa u tagay waana dareen siiyay iNaa ayada xageeda ahay misna xanuun io xanuun la’aanba garabkeeda ahay markaa ayada way oysay Ana waa ooyay run aHaanti waxaana ahaa mid iska jilcan MarKa LOo eego QaLpi ahaan io dareen ahaanba 🥺😭mudadaa Ka bacdi aniga waa Ka soo laaptay anay naftaydu rayrayn io farxad dareemayso inkastoo i gubaya xanuunka haya😭sax Markaan mudo wada joognay een isi SOo xidhidhinaynay misna is dareensinaynay jacaylkaan isku hayno 😢intaa ka bacdi ayada maalinba maalinta ka danbaysay way iGa gaabsanaysay taaso keentay in aniga iGa muuqday darEen kii ugu awooda badnaa 😢 xikmad somaliyana dhihi jirtay “ maalinta lagaa arko jacayl dhaba isku diyaari iNaa marto cadaab ta aduunyo ugu xun💔🥺😭 “ intaa ka bacdi ayada way iGa gaabsatay AniGa waa yaapay hupaal waxyaapO badan naftayda way is waydisay heer aan mudo 3 cishoo isku xigta mute galo aniGaa waa xidhidhinayay waana wacayay wakhti walpA ayada waxay igaga baxsan jirtAy howlbaan hayaa mashquul baan ahay waxbarasha kU jirAa io waxyaapO badan Oo aan La SOo kOopi karin😢intaa ka bacdi habeena massege u diray anigoo dareenkayga kU sharaxaya massege Ka ayaan u qoray heesti ahayd “ 😢qalfoof Ma tihide BaL qiirooyo anoon kU qasbayn waxuun qiro🥺 “ mahamed siciid bk😊 intaas ka bacdi waxa kU dhahay Ma is arki karnaa ? HyE iGU jawaabtay AniGa waa u tagay habeenkaas Oo ay ahayd habeen talada Oo ay bishU tHy 16/1/2014 😢run aHaanti waxay ahayd habeenki uu mugdigu io rafaadku i bilaamay 😢habeenksaay markaa la joogay markaa MuDO wada joognay waxaa ku dhahay phone kaaGa I dhiip way diday markasa kU dhahay Ma jirAan waxaad iGa qarinayso May ayay dhahday sax aniga waa aminay intaa ka bacdi marki aan wada joognay hal mar waxaa so wacay wiil Ka SOo UGu save garaysnaa noloshaydi 😢aniga waa yapay xaqiqatan dhulkaa iLa wareegay heer aan gaadhay iNaa garan waayo meesha Aa joogo 😢inta ka bacdi MarKa telka dhigtay ayaan kU dhahay ya wAayE ayaDa hadalka way isOo gabisay ayadoo dhahday wiila zhipo nHy waaye AniGa waa yaapay markasa dhahay maxaa wAayE wiilka zhipaha tihiin Ee lagu Sve gareyay noloshaydi 😢ayada halmara waxay iska so jartay AniGa io adiGa amiin aan is dayno 😢aniga heer waxaan gaadhay aan limo ceshan kari waayay saaso ay tHy waxaa UGu jawaabay SPp aaD saas u leedahay ayada waxay dhahday adiGa intAan is baran Ka hor wiilkan is jeclaayn Ee adiGa dareen KaGa I laalinayay markaa aniga waxaa kU dhahay maxaa saas iGU galaysay Ood hadalkaas i dhahaysa ayada waxay kusoo kooptay amiin sorry aniga wiilkasa jeclahay 😢sax AniGa waa Ka dhaqaqay halkay joogtay AnOo abaaray xafadaanadi intaa Ka bacdi waxaa i bilamay malmo mugdiya iLaa hada waa kU jiraa Ee waxaan idin dhihi lahaa jiilka inaga danbeeyay qofka aaD jecalanysaan dhinac walpA Ka eega😢
    Hadaa halkan ila SOo gaadhay hupaal bukaan cashaq baa tHy Ee allaha nawada dhayO😢😌💔😭😭

    • @PhalastiiN
      @PhalastiiN 3 месяца назад

      😭😭

    • @exmaamulaha6947
      @exmaamulaha6947 3 месяца назад +2

      Pro is adkee noloshadana horay u wado qoralkaga waan dhamaystay ilahy wax ku wngsan kama kaxeeyo laga yabo inay shar ku aheed alx dheh hoyada ku dhashay hday manta dhimato god madow ayad kaga soo tagi wadna ka samri why naag xun oo aad shalay baratay ugu murugone sax xanun waad dareme lkn adkayso nin raga u tahay isna ilowdii❤❤

    • @dhuuxyarechannel1486
      @dhuuxyarechannel1486 2 месяца назад

      ​@@exmaamulaha6947 hadal runtii aad iideeqay

    • @Saapir.Hazzan206
      @Saapir.Hazzan206 Месяц назад +1

      xaqiiq Ninka Raga DHipna waa Arka Rafad na wa arka Zxp Nin Rag oo ilaHey Ka dHigi Adne Mid Qalpigada Ku Qawojiso Radi Zxp mcn🥺🙏💔

    • @apthiwahapwardi9866
      @apthiwahapwardi9866 Месяц назад +1

      Zho nin adag aya tahay aduunyada inta joogto wxkasta waku arkaysaa markaa alle badal khayr qaba hku siiyo iskana Samir 👏

  • @jendro196
    @jendro196 Год назад +19

    Marwalbo aa iyada u xiiso waxaan dhageesta heestan Nafis ba ku dareema 💔
    Hadaa awoodi lahaa ina ogaado waxa waxa maskaxadaada ku jiro waxaan ogaan laha dareenka kuu haayo mid lamid eh inaa ii heeso
    kolee wa tani waa aduun aduunkana hdaa kugu calfan waayo jannada inoo balan eh 💗
    Waligay waku jeclaan doona ✨❤
    >>>>>>>X

  • @mohemafarhan5354
    @mohemafarhan5354 2 года назад +42

    Dhanbalada jacaylkee intaa dhoofinayna oraahda ku dhihi jiray maad i lowday dhankaygee waa dhamad wakhtiga kani anoon is dhehan yaanan kala dhiman 😭❤️🎶

  • @xamdacabdi6248
    @xamdacabdi6248 Год назад +89

    Wiil aan wada ShekaySan JirNay ayah i qadi Jiray markasta wuxu aha Wiil Aad u qalpi wangsan Oo Dabecad iyo Xishod laha 😭 HamSe ayah la oDhan Jiray Sidan isku Jeclan Ayan wayay mar Qudha 💔 Wlhi Oo bilhi ma aqani mel uun Jaan iyo cidhip dhiGay mudo wan radiyay lkn wan mayayh 😭 inti KarankayGa wan radiyay 😭Hadad Nozhahay ilhay Cafimad iyo Cimri dherer ha ku siyo hno Kolay ani wan ku xiizay xasustadi Na wan wehshada 😭 I miss yOu Ichalha waxan RaJeynyah iNan Malin uun kula Kulmi doNoH💔😥💔

  • @zadekmarioofficial308
    @zadekmarioofficial308 2 года назад +105

    😞qof kasta si u arkaa ama meel uun Ka tabanaysaa balse wlhi waa hees ani iga hadlaysa waliba Isla wakhtigan xaladan Ku jiro 😭😭

  • @AliAydarouzy_69
    @AliAydarouzy_69 3 года назад +58

    Special Feeling💔Waa Dhamaad Waqtiga Kani Anagoon is Dheehan Yaanan Kala Dhiman😔❤

    • @bahgaa.1676
      @bahgaa.1676 2 года назад +3

      Oon kala dhiimane ✨ I am Also Your Side Hubby🅰️❤️🌏💍

    • @user-fx8gv5nn9h
      @user-fx8gv5nn9h 7 месяцев назад

      Wiilka jacaylka kansanga

  • @raliyamohamed3328
    @raliyamohamed3328 2 года назад +31

    Am writing this comment with tears in my eyes...cawa goan ayan gare anigo asaga si xad daaf ujecel ayan katagaya...intan kabdan mawadikaro...abdiaziz boqorow if u see this comment one day just know waxbo kumaqabo cafis aya iga tahY ...nolasha kuma cisho horey uso farxad iyo cafimad igu waar

    • @zamzamsuleimand.4294
      @zamzamsuleimand.4294 2 года назад +2

      Sorry macanto inshaAlah everything will be kheyr this hard tym will pass trust me

    • @cadeyosman4252
      @cadeyosman4252 2 года назад +2

      Sorry mcnto 😭😭😭😭

    • @nooname2
      @nooname2 2 года назад +1

      Why horta an anaga bis dhibka umarnaaa abaaa😪💔😭meeel ku qor ado go an gaary oo noloshada kumashqulsn bu kuso noqon dona wa ani waxa hadda iheesta anoo ka gudbay dhibki buu janis 2 iwaydinoya wllh

    • @shimbirkaofficiall
      @shimbirkaofficiall 2 года назад

      😢😢😢😢

    • @abdirizakmohamed2054
      @abdirizakmohamed2054 2 года назад +1

      Waikan macaney waligey kumaa ilaawi donaa i.a😰😰

  • @Suldamo_eb246
    @Suldamo_eb246 11 месяцев назад +16

    25/9/23 waa habeen qalbigeyga xanun dareemayo waxaan is weydiyaa marwalba sababta lo dhibteeyo dadka qalbiga wanagsan😢😢😢💔 wa habeenka goaanka ka qaatey qofkan jeclaadey 😢😢 🥲🥲🥲

    • @kowsarsharaf9247
      @kowsarsharaf9247 11 месяцев назад

      Sorry walal 😢

    • @ilhaanomar9315
      @ilhaanomar9315 11 месяцев назад

      Sidoo kleba wll anba qofaan said u jeclaa ayan go aanka qattay💔aduunyo wye wll barri kamaalin qofkas wngsad u gasho oganaya dhib malaha iska samir😊

  • @user-py1eu1yw2l
    @user-py1eu1yw2l 5 месяцев назад +10

    Walhi heestaan waxaa dhageysanayaa 2024 oo ay kubeegan tahy 8aprl2024 markaan qalbigeuyga siisey aan kualneyy ayuu wuxuu damceyy inuu sharafteyda kuciyaaro walhi nimanaka qiyaano badanaa😢💔💔💔💔💔

  • @user-jr5sj7tx9v
    @user-jr5sj7tx9v 11 месяцев назад +6

    5/10/2023 wa dhamad waqtiga kani anagoon is dheehan yana kala dhiman 🥵💔🙌🏻
    SULEEKHOOY 😊❤

  • @sabriinneero8624
    @sabriinneero8624 5 месяцев назад +7

    Heestan markii igu Horeysay maqlo safar U socday Adisababa 9/7/2023 wxna ku soo xasuusta malmihii quruxda badna Ee aan ku soo qaatay intiina qalbi jab ahaan U dhagaystna iLahay qalbiga Ha idiin qaboojiyo aduunkan ayba saasa malina waa farxad malina waa murugo😢❤

    • @yt6605
      @yt6605 5 месяцев назад

      Taas ayaa wll beeN ahayn😢

  • @NajmodaauudNajuu
    @NajmodaauudNajuu 2 месяца назад +8

    Asaga aad baan ujeclhy waxaan ku ducestaa inaan is helno mar un l.a😢😢😢❤

  • @wiilkacidadariska1707
    @wiilkacidadariska1707 2 года назад +12

    cawa la shekestay ayadoo uur Leh bilaha u danbeyo ayee ku jirtaa nin ayaa hada qabo waxaan u rajeynaaa uwad qeer qabo i.a aniga Calafkega iska sugaa aduunka waa harkiiza lamada Galin qof walbo wuxuu jacel yahay wey adag tahay lakin nasiibka iska xumaaye waxee ehed qof aad qurux badan dabeecad hadal wanaag intawa allha ugu deqay 💔😭😭😭😢

    • @ahmednaji2996
      @ahmednaji2996 Год назад

      Sabab se u kla harten bro

    • @sabriinneero8624
      @sabriinneero8624 5 месяцев назад

      iLahay mid khayr qabta Ha ku siiyo hno wllhi kaa naxay😢😭😭

  • @faadumocali4426
    @faadumocali4426 Год назад +13

    Ilahoow qof ijecel oo naxaris leh igu deeq😢💔
    Aduun yada dhipteediyo
    dhipkaygiiyo cabashadan
    adoon ilala dhadhamin ayaad 😰
    iga dhago adegtee🥺💔😰

  • @rakiacase6272
    @rakiacase6272 Год назад +12

    Anigoo safar ah ayey soo baxdey heestani dubai bn aaday wxn u diray Jacayl keygi wakhtigaas se hada waanu kala hadhney 😢

    • @ahmednaji2996
      @ahmednaji2996 Год назад

      Oh sory😢

    • @sabriinneero8624
      @sabriinneero8624 5 месяцев назад

      safar adisabab ku tagay ku xasuusta aniba iLahay mid iyda ka wcnhzna Ha ku siiyo hno ❤

    • @rakiacase6272
      @rakiacase6272 5 месяцев назад

      @@sabriinneero8624 huno aamin ❤️😭

  • @rodahassan2073
    @rodahassan2073 3 года назад +33

    Heesta waa murugo waan ku jeclahay ha iloobin❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @FarxiyaaaMohamed
    @FarxiyaaaMohamed Год назад +33

    It’s a different type of pain when you can feel all the Lyrics from the heart getting hurt by the person you really loved and trusted İs a pain that doesn’t easily go away may allah heal all the broken hearts including mine 🤲💔😢

  • @apdijiparforlan2836
    @apdijiparforlan2836 11 месяцев назад +10

    Gabadha aan aduunka ugu jiclahay alx waan haystaa balse saaid ukal fognahy markastana waxaan ku ducaystaa in aLe igu arsaaqo xaaskygana ka dhigo safarbay igaga jirtaa maalinke ay gashay ilaa hadadan aan qoralka qorayo ilmo iga sucota waxaana saaid ugu xisay hadalkedi oo wakhtigan oo kale waan wada hadle jirnay 😢 in aLe safarka ku guleyo igu su duceya aanan kala dhiman 😢😢🤲🤲🤲

  • @ahmednucman4333
    @ahmednucman4333 Год назад +10

    Waa dhamaad Waqtigu 💔🥺😢
    Xasuusuhu Wa Dib udhaca Nolasha Wlhi Jecelkuna Wa Cadow Marka si Loo Fiirsho 💔🤦‍♂️🥺😢😢

  • @Shayniqurux
    @Shayniqurux 7 месяцев назад +4

    Anagoo isdheehan yanan kala dhiman😢❤ilahayow jcylkayga igu guule🤲🥺wx badan wn zamray❤

  • @_Shaakalinho.
    @_Shaakalinho. 2 года назад +10

    Jummce. Wakhtiga 4:30 Habenimo
    taariikhda 3 December. .2021 Xasuus Dheerban Galay lol Like Bac Kusiii.
    guuul iyo Gobanimaan Kuu Rajyanayaa👏🥰😭

  • @aishafuaad1
    @aishafuaad1 Год назад +7

    Waa dhamad waqtiga 😢yana kala dhiman qofkeygiyuw 😢waaa marki igu horeysa aan wax si dhaba ujeclado mana ku guuleysan 🥹dhib malahn sbbto ah nolosha wax badan ka barty🥹lkin ma ilawi karo qofkas qalbigeyga asag dartis buu danb uga baxaya 😢cafimad io nabad qab ku rajeyna 😢agtyda waxa ka thy qofkeygi😢

    • @ABDIRHMANMOHAMED2053
      @ABDIRHMANMOHAMED2053 11 месяцев назад +1

      same nahay abayo anigabo marki iigu horeysay aan wax jeclaado waaye mana ku guuleysan weyna adagtahay qofkii aad jecleyd inaaa qalpiga ka saarto iska sabar abaayo

  • @kalidmalik2299
    @kalidmalik2299 2 года назад +22

    waa dhamaad waqtiga kani
    anagoon is dheehan
    yaanan kala dhiman
    what an emotional song
    khadar keyow best of all time
    😥😥😥

  • @amiraqurux2872
    @amiraqurux2872 2 года назад +11

    Ilaahow u naxariiso wuu iga dhintey noloshaydii i jeclaa ee i ilaashan jirey madow badana aduunka

    • @hannaismail4482
      @hannaismail4482 2 года назад

      😭😭😭😭😭😭😭 wll mcn ilahay qalbiga haku qaabojiyo

    • @ckpoi3622
      @ckpoi3622 Год назад

      Ax sorry 🙏 wllhi u ducey ilahaa ka jeclaadaye asna janada ilahey ha geeyo kuwi harka janada ku kulma allah idinka dhigo. In.allah

  • @fathiahasen4665
    @fathiahasen4665 2 года назад +10

    Dhaman hesaha keeyow waxay dib iigeeyan xasuuso agteyda dheeman ka ah aanan iloobi doonin another level

  • @mahad1435
    @mahad1435 3 года назад +24

    Waa hees soo jiidasho leh keep going khadar ibraahim keeyow fanan jira

  • @Awalegeedi
    @Awalegeedi 2 месяца назад +3

    My song who listening 🎶 19/6/2024

  • @rihannamavio6004
    @rihannamavio6004 2 года назад +13

    Waa Dhamaad wakhtiga kani 😢
    Anagoon is dheehan 💑
    Yaanan kala dhiman 😪
    Oo kaLa Dhiman😭💔

  • @heblaayohebel4542
    @heblaayohebel4542 2 года назад +15

    Comment-gan waxan tusi dona isaga markan xaskisa noqdo aad ayan ujeclahy isaga waxan wada socona 5 sano wuxu idhahy 3 sano kadib waa is guursanena anine waa sugaya walina sugitan kan ugu quruxda badan waa dhamad waqtiga kan😓 ILOVE you mcn

    • @jendro196
      @jendro196 Год назад

      Ma guursate hada mise wili

    • @HaaBoon-ko4lh
      @HaaBoon-ko4lh Год назад

      ​@@jendro196 waban kala Harnay😢

    • @iam.legendar
      @iam.legendar Год назад

      Hada ma is guursaden bayo

    • @HaaBoon-ko4lh
      @HaaBoon-ko4lh Год назад

      @@iam.legendar maya wan kala harnay🥺

    • @Bushriina
      @Bushriina Год назад

      ​@@HaaBoon-ko4lh😢😢ma qofkii aad 5 sano wada socoteen ayaaat kla harteel sorry 😢😢

  • @usaamedhagaafe5605
    @usaamedhagaafe5605 Год назад +21

    Heestaan xasuus wayn Bay igu leedahay habeen iid aysoo galayso ayaa isa soo raacnay aniga iyo wiil walaakay ah iyo wiil abtigay ah iyo saaxiibkiis marka dhar iid baa soo gadananay sandaqad wax lagu iibiyo ayaan soo istaagnay mise waxa wax ka iibsanaya gabar aan isri dunida tani maku nooleed baan is iri aad Bay isoo jiidatay habeenkaaz lakin lanbarka kama qoran karin meesha jaab ahayd laakiin wiilkii sandaqada lahaa baa ku iri zxp lanbarka gabdhaas ii sheeg lacagta kaaga dirtay wuu ii sheegay habeenkaas sidii wiilkii sandaqada ugu tagay qoftii baa habeenkii wacay igama qaban habeenki ku xigay khadka igala hadashay si fiican Bay isoo dhawysay waa is fahanay xiriir qurux badan baa na dhex maray heestaan baa udiray habeen habeenada ka Mid ah anagoon is dheehan yaanan kala dhiman😭 Mar kastoo khilaaf na dhex maro heestaan udiri jiray heestaan Aad Bay u jecleed hibaq🥰lkin wax kasta way is badaleen markii aan waayey abtigay dunida ugu jeclaaa😭 waayo abtigay waxuu ahaa qof kaliya la tashin jiray oo wax walba garabkiisa ka helayey 😭 abtigay ilaa hada ma ilaawin qalbiga iima bogsoon😭 xaalad murugo markaa dhex galay oo aan kasoo laaban kari waayey 😭 niyada waxa galiyey inaa hibaq dunida aadan wax farxad ah aaadan ku siin karin waayo qalbiga aad ii xanuunayey saas ku kala tagnay wixii jiray u sheegay eraygiii habeenkii igu danbaysay igu tiri hadii calafkii intaas ku ekaa ma iskula soo hadalnaa si walaalnimo ah😭 saas isku daynay hibaq😭 waxa urajeenayaan hormar qurux badan iyo mustaqbal wanaagsan🥰

    • @somaliyameni202
      @somaliyameni202 Год назад +1

      Ax ilhay apti ha unaxaristo broo 😭😭

    • @wizzmanka4160
      @wizzmanka4160 Год назад +2

      😔😔😔😭😭😭😭😭🙏❤️✨️

    • @wizzmanka4160
      @wizzmanka4160 Год назад +3

      Lakiin sxb dib nolashaada u bilaw xanuunka waa imtixaan markasta waa inaad baasta hore usoco sxb

    • @iam.legendar
      @iam.legendar Год назад +1

      noloshu imtixan ayey ku marisaa si ay cashar badan kaga siiso imtixankaas sxb u noqo gabadhi intaysan qalbiga kasii dayn

    • @asiaabdirizak
      @asiaabdirizak 9 месяцев назад

      Ax wll lkn inaad sida samyso may ahyen mxd sida u samsaay🥺💔

  • @xuseenaxmedxasan1765
    @xuseenaxmedxasan1765 3 года назад +5

    ReallY hees Qiso dhap ah magaceeda la dhaho muuqaaga maan arag maqalkaaga mooYe waan hupaa hada so qaado best song noqone eraYadaan ika gudoon

  • @ilhancaraaye5801
    @ilhancaraaye5801 3 года назад +8

    Sida u dareemayo kaga daran erayo sidii seefta i dhex maray ax jacaylow😢😢😢 maxad dhib keentay erayo laxan iyo musicgana ma kala dhacaan nollow eedo mcan❤❤

  • @zakariyecabdicibaar6159
    @zakariyecabdicibaar6159 2 года назад +10

    Waqti xaadirkan indhaheyga ilin ka socoto 💔😪😩

  • @mohamedabdullahi9308
    @mohamedabdullahi9308 2 года назад +4

    Keeyow sln ban kaga soo diray boowe Italy 🇮🇹 😍 waaxid somali aaminsan somalinimadiisa jecel fankiisa noolow wll unuka leh waxba kuma helayno waxba dawlad nimada ka fiican

  • @abdirahmansomali-bw2tj
    @abdirahmansomali-bw2tj Год назад +4

    Mxan mar hore uarki waayay heeskan😢😢 so heart touching wlhi😢😢

  • @samiirappeh9279
    @samiirappeh9279 Год назад +4

    🥺💔markasta wn dhagesta hestan wlhi🥺marku codkisa igu qadayay mana fahsanen macnaheeda lkn hdan ka shalaya 7/9/2021💔🔥

  • @BushraQanii
    @BushraQanii 11 месяцев назад +4

    Waa dhamaad wakhtiga kani😭anago is dhehan yanan kala dhiman 😢❤ 15/9/2023 22:36😢 habenimo sabti soo galayso

  • @alibakar8683
    @alibakar8683 3 года назад +10

    Waaw the one and only fananki muqdisho music 🎵 macan keenay bur burki ka dib keeyow noolow zxp fanan aan taagero❤️❤️

  • @Maryan_dahirhassan
    @Maryan_dahirhassan 3 месяца назад +3

    Dadka iga dambeeya heestan dhagaysan doona qalbigayga dhaawac waye qof aan jeclaaday aya iga tagay inu iso laabta rajaynaya iso waydiya xaalkayga inaan ka gudbay ama iso laabtay😢💔

    • @queenisro3707
      @queenisro3707 3 месяца назад

      Alla abayy adiga waba laga tgy aniga la igma tagin layla mana joogo ma aqan waxan ka yeeLo xirrka nocasa 💔😭😭😭

    • @Maryan_dahirhassan
      @Maryan_dahirhassan 3 месяца назад

      @@queenisro3707 alla baayo aad uga xumahah anigaba xaalka biloyin kujirY oo aan dadaalaye inuu ila joogo aakhirka wuu iga tagay haku dhagin ee ka daneso casharna hakuu ahasto inaad qof dambe aaminin wlhi ilaa hada waan jecelahay allow isoo celi calaacal iyo ilin ba way iga dhamaatay

    • @maxamedsaed9511
      @maxamedsaed9511 Месяц назад

      Wll makuso laptyy 😢

  • @cabduqadirshaacir8262
    @cabduqadirshaacir8262 День назад

    Heestan dar ale iskaga jeclahay i love qadar keyow king of Mugadisho poqorka codka ❤

  • @ayuushahmedofficial6283
    @ayuushahmedofficial6283 2 года назад +4

    Waxa jirtaa dhaware jeer oo.aan xidhiidha jacyla sameyey balse midkast markan aan jecladoo uu igatagaye balse wali mahelin qof ijecelaa😪😢😭💔❣🙈

    • @ahmednaji2996
      @ahmednaji2996 Год назад

      Oh sory byo i.a mid khayr qba wad heli😢

  • @suado143
    @suado143 3 года назад +140

    Why I wanna cry when i hear 👂 this song 🎧 omg yanakala dhiman anko is dhehen 😭😭🥺🥺😭😭😭😞

    • @cabdiraxmaanleejoman8234
      @cabdiraxmaanleejoman8234 2 года назад +7

      Bcoz there is damage in your heart😭💔

    • @nooname2
      @nooname2 2 года назад +6

      Sido kle wllh💔😭 markaa maqlo iska dhaafe markan Tiktok ku arko si kadis ah ban isku badala wllh ma aqan sabbtas wax yaabo an kaso gudbay bay igu celinesaaaaa

    • @wariyejaceylow4273
      @wariyejaceylow4273 2 года назад +3

      Aniga markaa maqlo heestaan walaahi aniga dhan isbadalo waayo qalbiga laika dhaawacay hadaan arko aniga dhan is badalaa xaqiiqdii alla jaceylaa aniga mar hore ka dhintay jaceyl dhan waan nacay 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @reallybadinfootball5362
      @reallybadinfootball5362 Год назад +3

      Why I wanna cry when I hear this song
      Yanakala dhiman anako is dhehen 😢 💔

    • @abdirashidmohamed6460
      @abdirashidmohamed6460 Год назад +2

      🖤🫂

  • @iqramoha8087
    @iqramoha8087 Год назад +4

    Isbuuc kahor waxaa kala harnay wil 3sano isla soconay saaid iijeclaay 2isbuuc kahor 6/9/2023 idhahay wan is guur guur saneena ee u sheek ehelkaaga anigaa waana ku qanacsanaay oky dhahay walaalahey iyo hooyadey u sheekay saaid u farxeen anigoo ku jiro isku diyaa rintiii arooskeyga habeen ki isoo wacay markasuu iyiri lacagtaa ku heshiinay inaa kugu soo doonto aabahey aadiiday mana kugu soo doonanaayi wllhi ani saaid u yaabay markaas aa dhahay adiga lacag mahesadid miyaa anigoo og inuu heesto asigoo iqabina isoo diri jirayay oo idhahay waa hayaa lkn madhiibayi
    Wllhi indho iga soo hareen yaab oohin iyo ciiil asiga umaan ooyeen wllhi lkn walidkaa u sheekay arooskeyga ka fakaraayay murug badan kadib wiilkii waxaan iri aniga gabar yar ahay qurux badan kuuma joojinaayo lkn in aad nacas tahay ii sheektay iyo inuu illahey itusay wijikii kuu qarsanaay aana ogeen alx walidkeygq 4/9/2023 arooskeyga sugaayeen lkn madhicin waana u sheegay waan is fahmi weynay aayaan dhay
    Soomaliyey waxaa idin weydiinaa maxuu halmar isku badali karaa qof ka
    Iina soo duceeya inuu illahey iisahlo wiilka right person keyga 😢❤

    • @aadancnaasir2710
      @aadancnaasir2710 Год назад

      qisadada hees ina kaso.sameyo wyo true stkry wye soma ahn 😢

    • @mohamedsamatar6531
      @mohamedsamatar6531 Год назад +1

      amuu xaaran jirkaga ku taabtay xiiso dhac ba iman kro marka lkn qofta hadu jirkaga taban inta xirirka ledihin xiiso gaar ah bu ku qabayaa

    • @iqramoha8087
      @iqramoha8087 11 месяцев назад

      @@aadancnaasir2710 Haa true waaye ani iku dhacday

    • @iqramoha8087
      @iqramoha8087 11 месяцев назад

      @@mohamedsamatar6531 Maya walal kala wadan ayaaba kala joognay

  • @yahyebashirmohamed9253
    @yahyebashirmohamed9253 Год назад +6

    Heestan wxa ugu jecelahay qebta
    " wa dhamad waqtiga kani "
    Anagon isdhehan
    yana kala dhiman "
    Lkn cawa ayan ogaday in heesta dhan marka a dhamesato qeba qebta kle kasi macdahy 😪

  • @abwanqalbisameofficialchan9414
    @abwanqalbisameofficialchan9414 11 месяцев назад +3

    time 12:50 hbnimo 1.10.2023 waxan call kuwada hadleyney aniga iyo gdbhan adunka ugu jeclaa waxana si wada jira u dhagesneyny heestan insha allh waxan Rajeynaya inan nolosha wadaagno😊😢❤
    waa dhamad wakhtigan kani inagoon is dheheen yenan kala dhiman
    si wada jira u wada dar daarmeney❤

    • @SumayaAhmetthuseen
      @SumayaAhmetthuseen 11 месяцев назад +3

      Time 1:17 hbnimo 1/10 /2023 haben axada ah
      Waxa kaliya ee aan rajaynayo waa in ay timaado malinta uu Alle isu keen keeno adi io ani 💗
      Si aan isku xalashano oo unoqono lamanaha igu farxada badan
      Calafku waa wax qoran balse hadafkygu waa adiga حب ❤

  • @exmaamulaha6947
    @exmaamulaha6947 3 месяца назад +1

    Yana kala dhiman mcnto
    Si dhaba ku jeclhy ladan ilahy ayan ka barya inan nolol wadaagno inshallah waan is guursan dona anoga wada faraxsan I love you 💕😘 21/5/2024

  • @adnanyare4692
    @adnanyare4692 2 года назад +6

    Hestan xasus my brothe sacid yare anku sow xasustaa intan kasalame legend ✌️🥰

  • @victorianjoki5822
    @victorianjoki5822 Год назад +15

    This man keyoow🥺sings from his heart, i mean even though i dont know rhe meaning this song is so sweet❤️❤️

    • @mohamedabdi4006
      @mohamedabdi4006 11 месяцев назад

      Yah .... Hez alegend ... 😘😘

  • @fardowsafashion1613
    @fardowsafashion1613 5 месяцев назад +2

    Yaa cawa ila dhageysanoyo😢

  • @zapnaawarape5101
    @zapnaawarape5101 3 года назад +19

    🥺💔Maxaa U malaynaa inay Igu socodo heestaan .
    Yaaanaan Kala Dhimaneee......!😘

  • @sabriinagaastv6180
    @sabriinagaastv6180 2 года назад +7

    waa dareen dhabay ka hadashay anaba ismoday inay iga turjumayso
    🙏adun yadan dhibkedii iyo cabashadan dhibkan qabo adoon ila dhadhamineen ayaad iga dhago adaygtay cashaqan idhawacee 🤭 🙏jecel an dhaman baan ana donayaa wali❤️ l miss you ❤️

  • @ibrahimhussein8586
    @ibrahimhussein8586 3 года назад +3

    sxb aduunkan wad arkeysaa dhib iyo dheef dadki wanagsana sanadkan sida lagu fahmo wey adagtyhy markii aad fagooto bey dareemayan wanaagaga intu isu wanagsan allh isu xafido ✅🙏

  • @ZuhaybHassan
    @ZuhaybHassan 7 месяцев назад +1

    Waxaan rajeynayaa in wax walba ay dib ugu noqdaan sidii ay ahaan jireen, xitaa aniga huda salah alleh haku dayo💚

  • @kabuujacade2408
    @kabuujacade2408 Год назад +5

    Heesaha qadar keyow waa wada dhagaystaa lkn heestaan si bay iitaabataa mar walpo so heeskayga maan dhahaaa. 🔥🎹❣️🥰

  • @cabdullahihassancabdullahi4167
    @cabdullahihassancabdullahi4167 3 года назад +6

    Hesta waxaa dareemi kara qofkii somaray jaceyl dhab ah hadana ku guul dareestay si dhab ayee iitabaty hestan 💔💔💔🥲

  • @kaafitube8898
    @kaafitube8898 2 года назад +8

    Waa dhamaad waqtiga kani Anagoo is dheehanin yaana kala dhimanee What A song🔥🔥🔥

  • @anwarharrir6148
    @anwarharrir6148 Год назад +35

    What A Song🔥🔥
    What a voice 🤗🥰🫡🫠

  • @Hayws
    @Hayws 11 месяцев назад +1

    Haben talado ah tarikhduna thy 2 10 2023 sacaduna tahy 10:17 PM I😢 ILAHY MURADKEYGA HA ISAHLO ANI IYO UMADA MUSLIMINTA AY😢😢🇳🇱😭🤲

  • @user-hx1eh4bb2t
    @user-hx1eh4bb2t Год назад +3

    ❤ayaan dheemantii Haweenkaay jacayl aan dhamaaan Ba laabta idhex Qaadey i miss u so much uuumC💋💘

  • @kipirley5478
    @kipirley5478 2 года назад +63

    I'm watching this song and crying 😭 how much I miss him 💔

  • @AhmedMohamed-di5dd
    @AhmedMohamed-di5dd 3 года назад +12

    Ooh my god really wey isoo jiidate heesta waxaadba moodaa in ay igu socoto aniga💔
    Khadar Ibrahim keeyow hore usoco waligaa sxb

  • @teamchante8899
    @teamchante8899 Год назад +13

    1000jeer heestaan wan dhageysty inaan dhaawac kasii qaaday mooyee canshaqaa idhawaacay😭😭

  • @axmedbebe7016
    @axmedbebe7016 2 года назад +4

    Khadarow midaan hees mhne mgc kle u bixi
    qalbiyada la dhaawacay oo idil baa qoloftii ka qaaday what a song

  • @mohamedabdi4006
    @mohamedabdi4006 11 месяцев назад +2

    Qoof an ad u jecla oo mudo yar lee kala maqnen isfaxmi laan dartis , kadib waxan ka warhele in la aroosoyo ... Ogoow qaladkana ayada lexeet
    ...... Wan ku cafiyeey ogoow
    Cafimad igu noolow
    .......the song normal hits me with its strong waves .. ❤❤❤❤

  • @zakiindhovalog6373
    @zakiindhovalog6373 Год назад +1

    Khadar keeyow ma dhageysan jirin heesihiisa lkn heestan waa wax kaLe wllhy 😢🙏🥹🥹😞😒🙏

  • @Nuurkeyhaji
    @Nuurkeyhaji 11 месяцев назад +4

    What a song❤❤❤❤ dheymantii habeenka jaceeyl aan dhamaanbaa idhaxqaaday laabta😢😢

    • @ZagalFowsiAbshir
      @ZagalFowsiAbshir 3 месяца назад +1

      Nin jecylka wax kayaqano heees kasto jcyl ah comment ga arka✌️

    • @Nuurkeyhaji
      @Nuurkeyhaji 3 месяца назад +1

      ​@@ZagalFowsiAbshirso maaha😂❤ father of love ina ahay

  • @Unknown-yv7es
    @Unknown-yv7es 2 года назад +4

    Samaara wali hestaan xasuus maku leedahay inta hestaan dhageysaneysid ima ilaawin from Turkey 🇹🇷❤

  • @abdirahmanhazazi7677
    @abdirahmanhazazi7677 3 года назад +6

    My bro Khadar Hees Dareen Leh
    Wadhamaad waqtigakani Anagoo is dhiirin yaana kala dhiman😪🔥

  • @lqjr7848
    @lqjr7848 4 месяца назад

    The one nd only Kadarkeyow one of my favourite singers waxaa qaaday midkamida heesaha aan ugu jeclahay waxan xasuustaa 2023 maraan safar kusoo jiray saaid waliba u dhageysanaaye😢Still I'm listening

  • @bureeqaabdirsaak-hi9fq
    @bureeqaabdirsaak-hi9fq 11 месяцев назад +1

    qof si dhaba kuu jecel waligaa haka tagin cidna haw maqlin xumaan kasta oo lagaaga sheego hadalkaas iga qora aniga Becouse anaa soo maray xaaladaas oo kale😭❤😭

  • @xamdicabdi6928
    @xamdicabdi6928 Год назад +2

    Ma ogi qof aan jeclahay lkn murug dareema
    Laga yaaba in aan qof jeclahay lkn aana ogeyn🥺🥺🥺

  • @rabadaanmahamed7291
    @rabadaanmahamed7291 Год назад +4

    Gaabadh ayan jeecladay basle wanag imaaysamayan waayo waxan jeecla miido 2 saano ah ani waxan isa ahy wiil kuso kooaray dhiibato iyo famali laan baalse waay inayad jaabiys oo guursatay ala ciil badana walhi 2 sano guuri ayan isu xiidhay sii aan ulaawo balse haada maa haysto xiita qoof idhiiri gaaliya 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @MariaAli-hf7xs
      @MariaAli-hf7xs Год назад +1

      Abwe wxan waa adun inta niyada isku dhisto kac iyada nolol ayey sameysaty adigana mxa ku diday alle boqolow kaa dhigay borka iska jaf ee kac ee hala dhaho Kan kii mia miseh😩👑✨️

    • @rabadaanmahamed7291
      @rabadaanmahamed7291 11 месяцев назад

      @@MariaAli-hf7xs thanks wllo ale haku shaarfo walhi waan isku dayaya inan kaco 😭😭👑

    • @AxmedCabdi-uf5hd
      @AxmedCabdi-uf5hd 11 месяцев назад +1

      Ka kc wll waa addun wey dhcda e calf ba ka adegy mrka rag wa ki adkyste❤😭

    • @rabadaanmahamed7291
      @rabadaanmahamed7291 11 месяцев назад

      @@AxmedCabdi-uf5hd waad mahad saantahy 🙏🏻🙏🏻🙏🏻

  • @muxudiinmoddel916
    @muxudiinmoddel916 3 года назад +1

    Waa dhamad waqtiga kane ana gon is dheehan yaaanan kala dhiman oon kala dhimane hppti........keyow abo Somali oo dhan aa u thy fananka kaliya darenkisa xaqiq da uso ban dhigo

  • @yusufyare1496
    @yusufyare1496 2 месяца назад

    Ismuujiya intii wadani ah ❤ somali nimo😢Somalia somalia leH..😊🇸🇴

  • @bashiirwadne7502
    @bashiirwadne7502 Месяц назад

    Waa dhamaad Wakhtiga kani
    Inagoon is dheehan
    Yeynaan Kala Dhiman❤😢
    22/July/2024

  • @maxamadcllahijdjsdu26
    @maxamadcllahijdjsdu26 3 года назад +1

    Khadar keeyow quluubteenaaah ku noshay tan hees ma ahan waa qisoh dareenkeed watah
    ....Khadar waaqicigah ayaatahay..
    Magacaaah cusub khadarkii waaqicigah taagan abaarih jirih

  • @abdinasiribrahimadan9836
    @abdinasiribrahimadan9836 2 года назад +1

    Keyow Fananka keliya Mogadishu an ku so xasuusto Magalka Bilicda quruxda badan anan jirin ayu heesaha queuxda badan playback u qadi jiray Xushmad badan ayan ku haya Sxb Fananka xili kasta guulaystay aya tahay 👍👏👊✊

  • @faizahsn8068
    @faizahsn8068 18 дней назад

    Waa dhamad waqtiga kan anago is dhehan yaan kala dhiman❤️‍🩹😔

  • @walalnaxariiz7318
    @walalnaxariiz7318 Год назад +5

    Dheymantii 💎haweenkaay👸 JaceyL❤aan dhamaanpa😢idhax qaaday laapte🫂ana doonaya wali💔
    Dhampalada jaceyLka intaa dan dhoofin😢
    Orahdaa ku dhihi jiray ma ilawday dhankeyga
    Waa dhamaad waqtiga kani anogoo is dheehan yaanan kala dhimanine
    Jah Heestan mel pey itabaneysa dhageysigeeda dacdi....🥺💔iska jeclhy🎧🎵

  • @akramabdihakin7722
    @akramabdihakin7722 8 месяцев назад +1

    Its almost 4 years walina wnku jeclahay🖤♥️💔

  • @nimcaanyare7495
    @nimcaanyare7495 3 года назад +6

    Fananka kaliya somalida kataagero ku daydo sharafi korkàaga ha ahaato 🧏‍♂️🙏🦁

  • @xamdixuseen8773
    @xamdixuseen8773 Год назад +2

    Waa dhamad waqtiga kane anoga is dhehanin
    Yana kala dhimane Sasu BaLaN Ku AhaaY 😭🥺

  • @Shacbaandauus9
    @Shacbaandauus9 2 года назад +8

    Wa dhamad waqtiga kani anago is dhehan yanan kala dhiman 😭emotional song 😢

    • @jamestank1035
      @jamestank1035 2 года назад

      Wa shamed waqtiga aniga is Chechen yanan kala dhiman 😭emotional song😢

  • @daariqofficial252
    @daariqofficial252 2 года назад +2

    Waa dhaamaad wakhtigan inagoon idhenin yaynaanu kalla dhimn 😮‍💨❤️‍🩹❤️‍🩹❤️‍🩹❤️‍🩹❤️‍🩹

  • @axlaamali7560
    @axlaamali7560 2 года назад +15

    I luv thiz zong ur a unique humansoul in and out kader keeyow
    Keep moving alwayz ur a number one 🔥🔥🔥
    I feel so emotional 😪😪😪

  • @salmanmaxamedabdulle8123
    @salmanmaxamedabdulle8123 2 месяца назад

    Allow sidaa iga dhigte faiso jacayl keyga igu horeeye saas oo kle kii igu danbeye iga dhig🥹🥹🫀🫂
    Yaa Allah adiga i abuuray faiso qof aan ahay xalasheyda ha iga dhigin🥹😭😭 malinta barte ila hda wan jeclahay yaa rapi adiga wax welibo aboodo Ee iiday iyda 😢 faiso adunka intaa nolahay kuma cidleen doono adun iyo aaqirobo xupi faiso noolow🥹😭

  • @ApdiwahidJingue
    @ApdiwahidJingue 5 месяцев назад +2

    22:40 habeenimo in Ramadan 😢 💔

  • @shiinebeatsofficial1597
    @shiinebeatsofficial1597 2 года назад +4

    Abtio Tan Maqalka Lagama Dareemayee Qalbigaa Laga Dareemayaa Balse way iga Dhimatay Anagoon Is Dheehan💔😭

  • @ustadhitaliye6865
    @ustadhitaliye6865 7 месяцев назад +3

    It is 2024 😢💔 I missed her , I come to listen this song

  • @xamariiboy
    @xamariiboy 3 года назад +25

    king keeyow waa hess daran laha best voice keep going

  • @abdiwahiddonka3642
    @abdiwahiddonka3642 3 года назад +2

    Somalia song to the world my pro keyow heestan waxaa dareemi kara qofki so samray keep going

  • @husseinfarah8738
    @husseinfarah8738 Год назад +2

    Jacayl aadan wxba haysan wllhi waa ciil raga wxaa wx ka dhigta lacagta 😭

  • @Aliyah_bq7
    @Aliyah_bq7 6 месяцев назад +1

    Dareenka aan dareemaaayo ma ah mid aan meelahaaan ku soo koobi karo Anyway AlHamdullilaH 😢🤲

    • @khalidfantastic
      @khalidfantastic 6 месяцев назад

      Waxksta ood rajeenyso alle Haku suura galiyo

  • @dabacadeofficial2429
    @dabacadeofficial2429 2 года назад +4

    Wlhi wan ilimeyay mar walbo an dhagesto😭😭😭😭😭

  • @samatar143-g71
    @samatar143-g71 Месяц назад

    Calaf mooye caadhaq waan isdaynay wlhi 😢❤

  • @zaek_adde1276
    @zaek_adde1276 Год назад +1

    Gabar said ijecleed ayaaa iqadi jirtay balse waan jaray. Yaana kaladhiman 💔😢