KHAALID KAAMIL |BOQORADDA JACAYLKA| (Official Video) 2021

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 окт 2024
  • welcome to the official channel of Khalid Kaamil KHAALID KAAMIL | BOQORADDA JACAYLKA| (Official Video) 2021
    Ereyada: calanle muuse
    Laxamka: khaalid kaamil
    Music: Mustafa karaama
    Jiliin: iftin

Комментарии • 2,7 тыс.

  • @Tusmofilms
    @Tusmofilms 3 года назад +1659

    Khaalid Kaamil waxba lagama qaban karo hees dareen leh & iyo cod fasiix ah wax la arkay maaha 🙌🏻keep going legend

    • @ahmettuke8878
      @ahmettuke8878 3 года назад +25

      Ukala kici youtube kiisa

    • @KhaalidKaamil
      @KhaalidKaamil  3 года назад +183

      Tusmo films my family

    • @cabdihure5052
      @cabdihure5052 3 года назад +25

      @@KhaalidKaamil hore usoco wllky oo kale itahay Somali.nimo

    • @abdirizakbaroud5691
      @abdirizakbaroud5691 3 года назад +14

      U share gareeya fanaanka chanelka weliba kuwiina ka bariiseeya heesihiisa somalidu waa wada danaysayo.

    • @mohamedabdi299
      @mohamedabdi299 3 года назад +7

      @@KhaalidKaamil
      Its not about family abti
      Xiligi waxaa jogtaa aaat hesahada RUclips kada soo gashan laheet
      RUclipsres kii aat la soo wada shaqesay waxaad u ga bahantahay
      In ee ku share gareygan.
      Horay u soco abti fanan jira baa tahay

  • @KASKEYPRODUCTION
    @KASKEYPRODUCTION 3 года назад +1300

    Sharukhaanka xamar waan ku wataa legendkeygi hees iyo badh ❤

    • @KhaalidKaamil
      @KhaalidKaamil  3 года назад +131

      Eng. Kaskeey

    • @feylanmohamet4990
      @feylanmohamet4990 3 года назад +69

      Waaa Reer Burco Ninku Mesha Dalxiis U jooga Ha Isku Nabina 🤪

    • @ayanna_mx4613
      @ayanna_mx4613 3 года назад +12

      @@feylanmohamet4990 u sheeg sheeg 💗

    • @simanyarey496
      @simanyarey496 3 года назад +25

      Hamda Hamud hhhhhhh haduu yhy sow maha fanaan somaliyeed

    • @BSK24TV
      @BSK24TV 3 года назад +12

      Waa fanaa somaaliyeed muqdishana waa magaala soomaaliyeed waxba kuma jiraan wlaalayaal

  • @shacnifilms4849
    @shacnifilms4849 3 года назад +517

    Ishcalaa hees 10jeer ayaan ku ceshtey khaalid kaamil waan ku wataa 🙏🙏🙏🙏

    • @ruqiyarubaabi6999
      @ruqiyarubaabi6999 3 года назад +7

      Xiligasan dhagysanayaa wa 2adii habeenimo 😭ax ya jacyl form boorama

    • @nagiipalvaofficial5823
      @nagiipalvaofficial5823 3 года назад +2

      Idinla mid ahay 10wax ka badan ku ceshaday from hargaysa

    • @wiilkacidadariska1707
      @wiilkacidadariska1707 3 года назад +1

      shacni adiga iyo jamaal jacelow makala harteen waxaan maqlay inaad nin kle aad ka raacday sida liigu sheegay malin ayaan arkay asagoo dhalin yaro ku dhax jiro isla kaftamyaan ?

    • @yussufomardakane
      @yussufomardakane 3 года назад

      adiga 10 jer ayad dagesate lakini aniga 30 jer ayn dagesanoya hadan wali wan wada

    • @abdifatahkelif7658
      @abdifatahkelif7658 3 года назад

      10 jeer bas maya
      Aniga mar walpa oo aan nasiinyo qaadanayo

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Год назад +686

    Hadaad U jeedo magaca neBigeena Muhammad
    Like saar😢❤😢😢😢😢

    • @qadanmursal2660
      @qadanmursal2660 Год назад +10

      Lkn maxa ka qaldan oo mesha ma casino talo u dhige magaca nabegena muhmed like radis ma halka ka gashay

    • @AbdirahmanMohamed-rx1de
      @AbdirahmanMohamed-rx1de 10 месяцев назад +6

      Meeshaan waa heesood ee kadaa magaca nabigeena ood ku qaraabaneysid

    • @Sacidomaxamedxasan
      @Sacidomaxamedxasan 8 месяцев назад +1

      Salalahu caleykum wasalam 😢

    • @Cadeey-i1g
      @Cadeey-i1g 8 месяцев назад +2

      Scw😢

    • @CaashaHodan-ib8ns
      @CaashaHodan-ib8ns 6 месяцев назад

      Scw scw

  • @maryanmahamoud
    @maryanmahamoud 7 месяцев назад +97

    Heesta inta dhagay satay 2024😭💔

    • @AbokorMusse-jr3dz
      @AbokorMusse-jr3dz 7 месяцев назад +1

      Mucashaqad

    • @AmiiroMaxamed-sn6uj
      @AmiiroMaxamed-sn6uj 7 месяцев назад +5

      Me wlh hda le barty wlipa markan kligy mel fadhisto shitaa plze ilmda masaxi krin oo dhabtyda buux dhafinysa💔💔💔🥺😭

    • @norbilmaxamed3888
      @norbilmaxamed3888 6 месяцев назад +1

      Me❤

    • @AbdalleMuxudin
      @AbdalleMuxudin 6 месяцев назад +1

      Mar walpa markaa jaceyl dareemo iska dhageystaa😢❤ hadane anoo laheyn💔😔

  • @hanadomarofficial7556
    @hanadomarofficial7556 3 года назад +806

    Axsan cod my brother❤️

  • @DayaxFilms
    @DayaxFilms 3 года назад +750

    Ninka Fanka Iska Leh Kolba Si Ka Yeel

    • @sadikmoha3993
      @sadikmoha3993 3 года назад +17

      Mad u share garysaan zxp heesta dadku ma arkyaan e idinka dad badan idinku xiran yihiin e🙏

  • @KingAbdifahi1010
    @KingAbdifahi1010 3 года назад +531

    Abaahay wuxuu iga sheekayay Cumar dhuule ilahay ha u naxariiste ana caruurtayda waxaan uga sheekeyn doona Khaalid Kaamil.

  • @cumarhaji8481
    @cumarhaji8481 2 года назад +148

    2K coment hada iga dhax aragtid like isaar wll
    hees darenkiisa wata 😫🤕😭

  • @mustafeapra5804
    @mustafeapra5804 3 года назад +80

    Hadaad heesaha khaalid kaamil dhagaysato adoo kaliga ah jawiga macaan ku jira Bilaa sabab ayaad jeclaan qof aadan aqoon😪✌❤

  • @deeyoo
    @deeyoo 3 года назад +243

    Khaalid Kaamil best song 🙏👏

  • @salmiinamahamed4943
    @salmiinamahamed4943 3 года назад +675

    Hestan wllhi dareen gooniya ayee lee dahay ani ahaan 😥😥😥😭😭😭 waxaa jiray wiil aan xirir laheyn in mudaa waxee aheed markaa is baranay 2018/9/11
    Xarirkeena waxoo burburay 2020
    Xitaa waligee kuma fikirin wan kala tageysan wayo waxoo itusi jiray jcl fara badan
    Lkn maxee ku taal markii danbo waxoo iku badalay murug iyo fikir
    Een dadgeena soomalida bdnee waxee dhahan gbdha markee meeshe jogtay ee meel kle ee tagto wee is badasha lkn taas mhn raga xitaa waa is badalan
    Wiilkas waxan lee yhy meel walpo aad jogto farxad ku noolow
    Khalid kamil wllhi hesihiisa meel bey ika tabtan
    Mopelkee hadee la firsho hesihisa ubdn noolow fanane 🙏🙏❤❤

    • @hibahmohamed720
      @hibahmohamed720 3 года назад +5

      Abayo Nadal qeyr qabo insha allah.

    • @amlahassanamla671
      @amlahassanamla671 3 года назад +35

      Xiligaa aadkusuganyd farxada io necawda anigana wxy iiahyd wakhtiyadii iigu adka nloshyda shakhsi ahaan waxy ahyd wakhtiyadii aansomaray kalinimo teeda usarysa anigoolanool fmilkyga io asxptyda hadana wxndaremayey cidlo nafsiyan ah sababto ah qalbigyga ayan uhibeyey qofanan uqalmin ooidhawacy sian biladan loodhawicin alx mantana biladan xataa uma aqaan kamanadhex aqaan dadka tasina waaguul aangadhay illahyna ilagarab qabtay anigoomantana leh jcyl io qof ijecel iskuna faraxsanahy hadana wxn ogahy inuumeel igagatagi karo bari sababto ah wansoomaray

    • @daadamohamed5507
      @daadamohamed5507 3 года назад +9

      😢😢 calaaf baa meshaas ku ekaa ee samiir illahey baa miid kale kugu badaali dona i.a inu qeer ku eheen baa laga yaaba 👊🤦‍♂️

    • @bahjaahmedyahmedy9812
      @bahjaahmedyahmedy9812 3 года назад +7

      abaayo anigapa qizadaazi wayigudhcday😭😭😭😭😢😣

    • @alexisde9413
      @alexisde9413 3 года назад +3

      Walal kala taga markaste dhici karaa waa ina ku xisaabtantaa.Dadka ayagoo is jecel xitaa isqabo kala tagaan maalin kaste . Waa caadi. Kheyr ku rajeynaa insha Allah ❤️

  • @horusocodmedia
    @horusocodmedia 3 года назад +183

    🎤🎤🎤🎤 Khaalid Kaamil 🎤🎻🔥🔥

    • @marwaqiyaamo
      @marwaqiyaamo 3 года назад

      Khaliid kamiil heso dareen Leee walhi😭😭

  • @NajaxMaxmed-lf6ew
    @NajaxMaxmed-lf6ew Год назад +45

    Jacaylku wuxu ka dhiga doqon 😢💔Waliga qof bila sabab kaga tagay oo so noqnayn ma sugty heestan ban nafta ku sasabaya xanuun badana wan dareemaya 14/10/2023 cafis bad iga tahay xanunkay doonto h ahaate💔😭

    • @yasminyasta4839
      @yasminyasta4839 Год назад

      😢💔

    • @ooja5260
      @ooja5260 10 месяцев назад +3

      Sorry😢

    • @AyaanMaxmuudmaxamed
      @AyaanMaxmuudmaxamed 10 месяцев назад +2

      Najaxey sidan oo kle mante igu dhacde😭💔

    • @NajaxMaxmed-lf6ew
      @NajaxMaxmed-lf6ew 10 месяцев назад

      @@AyaanMaxmuudmaxamed qalbiga alle haku qaboojiyo wll tasbiixda badso😭❤️‍🩹

    • @sucadasucaad5026
      @sucadasucaad5026 8 месяцев назад

      😢😢😢iska samir wll wa heerka an manta taganhy

  • @farduusabdullahi-p6w
    @farduusabdullahi-p6w Год назад +45

    Heestan wa iga hadleysa nolshydu iyado i qurux badan aya wiil isbarnay xidhidh wadgnay wan is gursnay ubad ban idhalay intan isqabnay nolsha iftinkedi wa iga ilaaliyey ano wxa wlba darti udayey ayuu igu tuntay ka dibna wan kala taganay marki udurufaysna wu ila jogay marku dhofay bu kibray alxmdulilah mnta nolshydi way qurux badntay heerki aan darti uga baqday ban mnta tagnahay alxmdulillah😢😢😢❤

    • @AbdirahmanRashid-kb2vc
      @AbdirahmanRashid-kb2vc Год назад

      😢😢😢 soryy sister. After 3 month I reading your history . I feeling sadly 😥 insh all wad guualaysn walashey qaali

    • @aishaelmi4591
      @aishaelmi4591 7 месяцев назад

      Sorry abayo Waxa tahay Gabar adag gulleso❤

    • @mustafemaxamed8995
      @mustafemaxamed8995 6 месяцев назад

      Insha Allah walshy wd gulaysanysa noloshada did udhiso wll Alle na talo saaro

    • @FardowsoCige-c4g
      @FardowsoCige-c4g 6 месяцев назад

      Abyo marna nin ha isku liidin keep going walashy😒😒

    • @SakariaYacin
      @SakariaYacin 6 месяцев назад

      Ha 😭 wallachay

  • @hamdalaki1787
    @hamdalaki1787 3 года назад +493

    1k commenti hadad iga dhex aragto like wll khaalid kaamil fananka reer burco ❤🙏

  • @abdiofficial9877
    @abdiofficial9877 3 года назад +150

    wiilkan qof caadiya buu jacayl ku ridaya😭😩❤️

    • @sacdiyoxassan1274
      @sacdiyoxassan1274 3 года назад +1

      Hhhh asalkaba jeceelku qof caadi ahbuu qeeru caadi kadhigaa huuno

    • @ayaanaden7978
      @ayaanaden7978 3 года назад +1

      Waaaa Qi today today ✅👍❤️👍👍✅

    • @faaizaluul9493
      @faaizaluul9493 2 года назад

      😂😂

    • @XafsaCumer
      @XafsaCumer Месяц назад

      😂😂😂😂😂

  • @umuamiira5420
    @umuamiira5420 3 года назад +258

    Mucjisadi faanka 🙆‍♂️👑
    Codka 100
    Laxanka 100
    Ereyada 100
    Music 100

  • @diiniyonasteexo5993
    @diiniyonasteexo5993 4 месяца назад +30

    Heestan ereyadeeda waxaa lahaa aabahay calanale muuse mahamed alle ha u naxariistee heestan iyo heeso kale oo uu sameeyay markaan maqlo isaga ayaan xasuustaa alle naxariistii jano hakaa waraabiyo aabe

  • @footballdealer2103
    @footballdealer2103 3 года назад +282

    Waxaan halkaan comment ugu qoray si aan uso laaptoH marku qof like aana u dhageestoH heesta aan heesaha ugu jeclahay si aan uso laaptoH like ii saar hadoo comentigeyga kuso gaaroH 🥰🥰❤️💪🏽😰

  • @rayaankhader1697
    @rayaankhader1697 3 года назад +247

    Walle jacyel ma jiiro somlide khiyaliga joojiya jecyla ka allaha nabig scw iyo kan walidka leeh jiira 🙏🏽

  • @juweriyaabdillahi22
    @juweriyaabdillahi22 3 года назад +90

    Wilkayagi nanacay 😪💋❤️ siwalaba od noga tagtey wanu ku jeclney ❤️ from Hargeysa 🥰

    • @KhaalidKaamil
      @KhaalidKaamil  3 года назад +54

      Hargaysa hadh wanaag cid nici kartaa ma jirto

    • @garaadkaabtechnology3625
      @garaadkaabtechnology3625 3 года назад +18

      Ummada soomaaliyeed waa mid mana kala.maaranto khaalidna waxan hubaa inu saxsanyahay inamu nicin ee wuxu lajoogaa walalahen dhiigeenii ah somali inay sidan oodhan isu nacdo aadban uga xumahy gumaysibaa inaga dhex shaqaystay allow quluibteena midee

    • @abdirisaaqtimoabdirisaaqti4343
      @abdirisaaqtimoabdirisaaqti4343 3 года назад +2

      Qofku markuu idinka tagad
      Qiimihiisa garatiin

    • @sidcumarcabdulahi2366
      @sidcumarcabdulahi2366 2 года назад +2

      Khalid waa waa fanaan somalaiyeed ee maaha fanaan qapiil ama dad gaar ah lkn cawaan aaan intaa aqoon ayaa hargeysa iyo dadkisii u aqoon satay sorry lkn somalaiya Kala qoqopka waa kapeyee Insha Allah

    • @sumaliagood4833
      @sumaliagood4833 2 года назад +3

      Wan ka xumahy runtii aniga rer Mogadishu ah fananinta waqooy wxan ka jclhy ma jirto meshu jogana muhim maha Mogadishu io hargeisa labadaba wa jclhy 🥰

  • @Ayni88
    @Ayni88 3 года назад +359

    Full of feelings.
    Dhagaha kama maqlayno heestan
    Ee qalbiga ayaanu ka dareemayna❤

  • @heersaregroup6015
    @heersaregroup6015 11 месяцев назад +12

    ilin kasta oo u daadatey jaceyl dartii, mar uunbay helidonta nolol kudhisan farxad iyo jaceyl. ❤ calaacalku ma fiicna qofkasta wuu dhadhaminayaa wixi looqorey, hore usii wado noloshada ❤ mar hadaad ku hungoobdey maalinbaad heli doonta lamaanahaagii qarniga ❤❤

    • @UsaameMnuur
      @UsaameMnuur 8 месяцев назад

      Nolosha u badheedh khataraha badan ee qofka so wajahaya bal halka u yara fiirso sadexdii ninee diinta ugu sar sareeyey ayay gaajo isku keentay gaajado aad taqaantay diifta ay leeday alle wixii is jacel ha isku sakhiro

  • @hudda8204
    @hudda8204 Год назад +331

    This song makes me cry...literally every time I hear💔 broke up with the love of my life with a relationship of 9yr..never thought he could cheat on me I trusted him blindly😥until one day went to his workplace without him knowin 💔 saw hiz phn on his work desk...I took it was trying to hide so that he looks for t and learn to be responsible with his stuff😥and there was a message for him from a lady calling him mcn😭😭 I still have flashlights of what I saw until now...I cnt unlove u 💔 May Allah protect you

    • @Nashaad9525
      @Nashaad9525 Год назад +6

      Sorry 😨😨😨😨

    • @abzyytootuff2204
      @abzyytootuff2204 Год назад +33

      Leave bollywood stories to bollywood sister. LETS US ENJOY THE FUCKING SONG

    • @firdawzahussein7792
      @firdawzahussein7792 Год назад +4

      😢😢😢😢

    • @juniorsaam7151
      @juniorsaam7151 Год назад +11

      Jecelow Wad jirtaye maxad dad badan qalbiga magacaga logajawiyey sorry sister Hudda

    • @Birdia423
      @Birdia423 Год назад +4

      Why you saying my allah protect that kind of person💔

  • @zaadiqhussein5671
    @zaadiqhussein5671 3 года назад +863

    Qof kasta oo Xiriir looga baxay like ha isaaro 😢😭❤👍

  • @Cabdizaki1
    @Cabdizaki1 3 года назад +64

    Heesaha Somaliga ah.Hadii ay sidan Oo kale Noqan lahaayeen Marwalba Waan dhagaysan lahaa The Best East Africa Singer Khalid Kaamil Go Forward Boqoradii Jecelku igula Balamay

  • @kiincadey6416
    @kiincadey6416 3 года назад +238

    Heestan aniga iyo saygayga kama daalno dhagaysigeeda😰❤️🙏🏿

    • @sadamabdinasir9673
      @sadamabdinasir9673 3 года назад +11

      Dhipteeda iyo Dhaawaceeda Allaha Idinka Ilaaliyo Khaatumadana Allaha inagu wada Hagaajiyo Walaal Aduun🌍❤💯

    • @nimcocumar8932
      @nimcocumar8932 3 года назад +3

      Nimco

    • @abdiwakildagaqool
      @abdiwakildagaqool 3 года назад +2

      Xiiso ayuu ku qabaa runtii

    • @nacnacadam8198
      @nacnacadam8198 3 года назад +2

      Mansha Allah. Allah idin ziyaadiyo farxadiina dad ayaaba jacayl haysan

    • @shukria5156
      @shukria5156 3 года назад +1

      Alle ha idin ilaaliyo

  • @OmarBinuAbdulaziiz
    @OmarBinuAbdulaziiz 21 день назад +2

    Waxaa thy boqoradii jacelka igula balamay ❤👸🏻
    Samira mohammet ali ❤😊
    Love you

  • @abdihakim9329
    @abdihakim9329 6 месяцев назад +7

    Hadaad like saarto qoraalkan waan soo laaban doona markalena waan dhagaysan doonta heestan aniga oo gali doona xasuuso iyo dareeno hore 💔

  • @aprahamabdalla1764
    @aprahamabdalla1764 3 года назад +47

    Poqorka jecelka walle sharukhan ka somali Ina tahy war Kama tagno✌️🥰🥰 legend khaalid kaamil

    • @DAAUUSSTUDIO
      @DAAUUSSTUDIO 3 года назад

      Sxb Subscribe ii Saar Adna Eego wll

    • @khadraciise2044
      @khadraciise2044 3 года назад

      Beenta mahan bro heesihisa jcyl dhab ah laxan mcn iyo codkiisa clearka ah khalid kaamil heestisa hooyo ayan aad u jclhy iyo heesta xafladii guurka la gaaray iyo heesta ku qafiifay kulankaga kana marmi kari waayay best fanaan wlhi

    • @canabmaxamud4371
      @canabmaxamud4371 2 года назад

      P

  • @zamirahassan8351
    @zamirahassan8351 3 года назад +259

    Khalid wlhi jacaylka baa kugu Dugane koly wxan hubaa hadad No bandhigi lahayd In Film badan Aduunka Qabsada Laga Samynlahaa 😅😅 mida kleh Heesahagu iyagaba JacayL meelu noga yimi aanan Garanayn nagu beera 😢💔😅

    • @DAAUUSSTUDIO
      @DAAUUSSTUDIO 3 года назад +2

      Sxb Subscribe ii Saar Adna Eego wll

    • @shirwacmohmedali7090
      @shirwacmohmedali7090 3 года назад +3

      Aad iyo aad taas been noqon karin marnaba

    • @mohamoudsiid9803
      @mohamoudsiid9803 3 года назад +1

      Hhhhh ya jeclata marka

    • @abdirahmanabdiazizgesey2063
      @abdirahmanabdiazizgesey2063 3 года назад +8

      Adigo iska ooyay arkysa kadib waxaad xasuusaneysa in aad lahayn jacayl😁😁😁

    • @Aisha.A.H
      @Aisha.A.H 3 года назад +2

      Haa wlh jaceel aa daremoyo hada cidaa jeclahane ma aqaan😂🥺😘

  • @ayanabdalla5006
    @ayanabdalla5006 3 года назад +82

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭❤ Hdaa nahay mucaashiqiinta somaliyeed boqorka codka Khalid u caleema saarne💯✅ hees kasta uu soo qado waa asal oo wllhiya🔥 codkadaa Allaha kuu barakeeyo wllo❤🙏

    • @jeeegosuufi9651
      @jeeegosuufi9651 3 года назад +1

      Absolutely 😍

    • @farxaanaadan4237
      @farxaanaadan4237 3 года назад +2

      Ayaan waa sida aad sheegtay wllhi
      Fanankan heesihiisa dareen dheb ah bey ka hadlee
      Hadan ahay mucashaq oo soo maray jacayl dhab waan u qirey Al fanan kalid malil
      Keep going

    • @nastehodjama9141
      @nastehodjama9141 2 года назад

      Exactement 👌💯

    • @enghassan7519
      @enghassan7519 Год назад

      Hesta maxa ku baxi gotta dhagesati

  • @hodan_bana
    @hodan_bana Год назад +39

    Heestaan kama dhargo wlhi Waa dareen xanun Hada oo aan qorayo qoraalkan 30 January 2023 Qof aan sxb la ahay ban jeclhy umana sheegan karo Lkn heestaan ayaan kaligay qol mugdiya ku dhageysanayah Xanuun ayaana dareemayah Wlhi indhahayga ilin ayaa kusoo taagan Waayo Qalbi xab xab ayan ahay Unugul dareenka jcyl abidna aanan guuleysan o markasta guul dareysata
    Waa xanuun Jcylka 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

    • @apdirahmanMohamed22
      @apdirahmanMohamed22 Год назад

      Wlhi kula Mid Ayaan Ahay Jacayl Nocaa Ah Waan Dareemaya Balse Qaab Aan usheegto Ayaan La Ahay😢

    • @zhakirmohamoudzaed6728
      @zhakirmohamoudzaed6728 Год назад +3

      Hadaadba zxpo tihiin u zheego jecelkaaga haduu kaa aqbali waayona waa pranki ku dheh oo kor uga baxa haduu kaa aqbalona waa sidaad rabtay,e jecel mira dhalan idin rajen 🤗

    • @ayubxordage2263
      @ayubxordage2263 Год назад

    • @liibanraage
      @liibanraage Год назад +1

      Ushego jaceylka inta qof kale usan ka jeclan ha cabsan 😅😢

    • @NaGiipAlvaNaGiipAlva
      @NaGiipAlvaNaGiipAlva Год назад

      Sisterey wllhi isku qiso ayeynu nahay😢😢😮

  • @asmaabdilahi6035
    @asmaabdilahi6035 3 месяца назад +4

    Kalid kemil
    Waa fanaanka keliya ee dareenada dhalinta isjecel
    Io kuwa xidhiidhada ku jiraba ugu heesa erayo, laxan iyo cod qalbi taabasho ah
    Jiro joog fannkena qligyow❤❤❤❤🎉🎉

  • @mustafeguluf4186
    @mustafeguluf4186 3 года назад +32

    Qof kasta oo ooyaya sad ha iisaaro 😭😭😭

  • @alcasaa22channel19
    @alcasaa22channel19 3 года назад +21

    Khaalid kaamil Sxb Ugu horeen waan ku salaamay Marka Xigto Talo aan Kusiiyo Waxaa Jiro Heeso Video official uqalmo ood Audio Kasoo Dhigtay Sida Laaleys ood gadaal Video kasoo duubtay waad aragtay suu ubariiqday video gas heesaha Macaan ee xulan waqti sii aad video ugu sameyso waana kusalaamay sxb keep going CHANNEL kan asaa kala kacaa ee heeso waaliya soosar

  • @misshappy8306
    @misshappy8306 3 года назад +172

    Qof walba heestan waxa u ku xusa jacaylkisa aniguna Mamady Ayan ku xusa 😭💔👸

  • @kokeee_athe2907
    @kokeee_athe2907 2 года назад +62

    Waxad tahay boqoradii jaceyLku igula balamey❤️😭😭🥺 2022 I can’t stop listening to this song 🎧

    • @shiine1234costopen
      @shiine1234costopen Год назад

      Hhh wll wax jacaylka dunidan ma jiro wllhi lkn waxa jira wax la dhaho xiiso wllhida qofka markad jeclato waa u iska ka waynasaynay wllhi ma amini sani anigu inuu jiro wax jacayl ah waa ben jacayl yaa igu raacsan asaxabey😓😓

    • @aishaahmed9810
      @aishaahmed9810 11 месяцев назад

      ​@@shiine1234costopen😢😢😢wuujiira jaceyl wll

    • @WardiSaid-cp8fx
      @WardiSaid-cp8fx 7 месяцев назад

      😢😢💔😭

  • @Caaqil_lyrics
    @Caaqil_lyrics Год назад +34

    Codka macaan ee qalbigaaga toos ugu dhacaya waxa uu ku darasaday jilinka dareen ee u ku ladhay, fanaan khaalid kaamil wuxuu ka mid yahay kuwan ugu jecelay fanaaninta somaaliyeed
    wuu xaraga heesa !!!
    JAWIGU WUU DEGAN YAHAY waxan ku jiraa shaqo shift c 08/05/2023
    12:08AM ❤

  • @qizohero4371
    @qizohero4371 3 года назад +44

    Kuwan reaction bixiya Heesaha uyaaaqaaana muuqalada iyo isqaaawin heestan maxaY reaction ugabixiweeyen wlllHy Faaan Khaalid kaamil waaa laHakradaY lkn waaaa Fankiii oo QoF khaalid Keep Going azxaaapaY wiilka Channelka ukakiciya please

    • @KhaalidKaamil
      @KhaalidKaamil  3 года назад +34

      Wll aad baad u mahadsanthy balse reaction wax macne ah oo sii fog igalama maqna

    • @qizohero4371
      @qizohero4371 3 года назад +2

      Zhukrn wll khaalid kaamil

    • @aichadarar1216
      @aichadarar1216 3 года назад +4

      @@KhaalidKaamil fanaan aad ayan ku taageero wlhi heesahaagana si khaasan u jeclahay 😔 lkn ma aqan sababta from jabuuti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯

    • @idilmohamedhussein5140
      @idilmohamedhussein5140 2 года назад

      @@KhaalidKaamil aaad ban ku tagera huuno plz codsi hees magaca idil ku amaneyso so qaad huno qali

  • @hamdaabdule71
    @hamdaabdule71 3 года назад +21

    😭😭😭war wiilkan jcl dhab ah aya hayo e hala radiyo dumashi wlhi qalbigo ka heesay 😭jclka wa awod qofka da cifasa khalid kamiil 🤴🏼🥰

  • @guleeddayga1565
    @guleeddayga1565 3 года назад +56

    Qalbigaga yuu Baran🧡
    Qiiroo an dhamanayn
    Quluubtada kaa ogoow
    Qaxarkiyo dhibatada
    Qimahagu yuuun yun jabin
    Qof hada jeclatana
    Haka yelin quudhsiga
    Sirta nolsha haa uu qubin
    Qayb qayb wax uguu sheeg
    Waxaaan kuu qalmayn haa qadan
    Abidka waligana qabwaynow
    Koor uqaaad waxa tahay 👍
    Walal gulled Dayga1 ✍️✍️🙏
    05/03/2021 Jimco mubarak

    • @aishaahmed9810
      @aishaahmed9810 11 месяцев назад +1

      😢😢m.a😢😢😊

    • @Bintuhabiibah
      @Bintuhabiibah 10 месяцев назад

      Farintada waqti munaasab igu ah baan arkay tnx💯

  • @AhmedHassan-r7w
    @AhmedHassan-r7w 3 месяца назад +5

    This my best song l like to hear❤❤❤

  • @MoHmeT80
    @MoHmeT80 2 года назад +128

    Imagine this song with yo loved one, in a room full of Unsi, red light is on, candles blowing and you two are dancing Bolero tho' it ain't our thing just to spice it up 🔥❤️😊

  • @mmss6906
    @mmss6906 3 года назад +21

    Wlh khaalid kaamil waa fananka kaliya aan somali ka dhageesto ❤❤

  • @sasasuleyman2474
    @sasasuleyman2474 3 года назад +13

    Ya allah cafimaad na sii jaceelkan na waaley😭😭😭😭😭🤧🤧🤧😩😩😩😩😩 True love forever♥️

  • @zakiadan7267
    @zakiadan7267 3 года назад +38

    Khalid mohamuth apdilahi legend 💯

    • @DAAUUSSTUDIO
      @DAAUUSSTUDIO 3 года назад

      Sxb Subscribe ii Saar Adna Eego wll

  • @ZekiBerberaawi
    @ZekiBerberaawi 6 месяцев назад +1

    Khaalid kaamil 🐐

  • @Fatiha780
    @Fatiha780 3 года назад +31

    Sxb khaalid kaamil maalintii aad igu tidhi Muqdidho ayaan aadayaa kalmadii aan ku idhi ayaa imikana ku odhanayaa gar iyo gadaraba waanku wataa legend my dear brother hore u soco 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏from France 🇫🇷👍🙏🏃🏻‍♂️

  • @umualmas
    @umualmas 3 года назад +34

    please one week garsiyaa 10 mill 🙏🙏🙏🙏❤️❤️❤️❤️

    • @DAAUUSSTUDIO
      @DAAUUSSTUDIO 3 года назад

      Sxb Subscribe ii Saar Adna Eego wll

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 3 года назад +39

    The one and only kalit kamil😥🔥
    A great emetional song

  • @hamdaqueen5263
    @hamdaqueen5263 3 года назад +8

    Axyaa hees qofkii garanay qiimaha jclka ayunba dareemi karaya heesta❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😭😭😭

  • @carawshe1
    @carawshe1 Год назад +45

    Listening this song with the love of my life. We newly got married and happy. May our marriage be successful and lasts forever. Amen. Love u baby, Amal!

  • @abdirashiidaliiftiin5894
    @abdirashiidaliiftiin5894 Месяц назад +5

    who can listen 2024 😢

  • @mohameddictorisnacay1911
    @mohameddictorisnacay1911 3 года назад +25

    congratulation bro Video qualitygisu aad u sareeyo iyo hees qalbiyada dadka si wayn u taabanaysa

    • @DAAUUSSTUDIO
      @DAAUUSSTUDIO 3 года назад

      Sxb Subscribe ii Saar Adna Eego wll..

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 3 года назад +17

    Best singers in the year khalid kaamil axsan codkaga keep going brother

  • @fadumazahraraage9896
    @fadumazahraraage9896 3 года назад +61

    Xxx fanakAn hesihisa dareen gooniyee leeyihin 😭❤️😌

  • @ayaanlecadde8226
    @ayaanlecadde8226 Год назад +3

    heestan qof waliba ma Daremi karo Wlhe Khalid kamil boqorka jaceylka 😭😭❤️🐻

  • @mulkimohamed6963
    @mulkimohamed6963 3 года назад +3

    Khalid Kamil my number one artist. Qalbiga lagadaremi hesta kii jaceyl garanayo. 💋💋💋❤️❤️❤️

  • @mohamedabdullahinuurarab160
    @mohamedabdullahinuurarab160 3 года назад +25

    This guy is true artist. keep it up legend.

  • @zaaramoha5236
    @zaaramoha5236 3 года назад +17

    Kalyaha labadooda buruc kal gacalkaaga labaxay 😥😭😭🤱 gabadhayda noloshaydii ❤

  • @sehammursal2028
    @sehammursal2028 3 года назад +96

    the most underrated song this guy is oscar winer in some countries🤴🏿

  • @cumarhaji8481
    @cumarhaji8481 2 года назад +6

    aabehy wuxuu iiga shekeeyey cumar dhuule
    anigana caruurteyda wxan ooga sheken donaa khaalid kaamil 😭

  • @Abwaanxamzemuhani
    @Abwaanxamzemuhani 15 дней назад

    Habeenkoo Laga badhaad
    Hurada igu baashirtaa
    Markaa Soo boodoba
    Bidhaantadada waayaya
    King song Khalid kaamil
    Ya salam Tani hees wey dhaaftey zhp🎉❤❤

  • @Liban.M
    @Liban.M 3 года назад +35

    Every somali artist should have RUclips channel.

    • @KhaalidKaamil
      @KhaalidKaamil  3 года назад +15

      But many of them can't afford because of reasons

    • @Liban.M
      @Liban.M 3 года назад +5

      @@KhaalidKaamil This is your proffesion. You should be the one making the Money. Good luck walal. I am your fan and you're really talented mashallah.

    • @KhaalidKaamil
      @KhaalidKaamil  3 года назад +6

      Thanks bro i do make it before in other ways but now I'm officially on my self also

    • @fadimohashi771
      @fadimohashi771 3 года назад

      Waan kugu raacsanahay💪

  • @abdinaazir4157
    @abdinaazir4157 2 года назад +10

    💔 heestan daren goni bay wadata wlhi aniga ahan gaber an is baranay 8october 2021 sanadki hore xarir aya na dhex maray frxad badn kalsoni badan ban siiyay waqti qurux badan ban wada qadanay gabdhaha kale wan igaga duwned sanadkan October 9 2022 waqtigi ay ku adaned malmahi an is baranay sanad kadib ayan is qabsi nagu imady lkn wax walbo way dhacayan 😔💔 wan iskacafiyay nolol qurux bdn wan u rajena❤️✌🏼
    Jacylka wax bdn wanka bartay labo kasto is dhab isu jecel Wxn u rajena inu ilah mideyo ❤️

  • @fuaadaddow7656
    @fuaadaddow7656 3 года назад +8

    Sidii jiir iga baxaa nafteyda ku beeran tahay bartuu dhiigeygu maro adaa bartankeeda dagay 🖤🖤🖤🖤 Allayacizak

  • @Abdullahi-Daacad
    @Abdullahi-Daacad 2 года назад

    Boqorka Codka Khaalid Kaamil Hees ma dhihi karo tan waa Qiso iyo Film uu qofku indhaha marku isku qabto daawan karo guuleyso walal

  • @akramproduction1
    @akramproduction1 9 месяцев назад +1

    SHARU KAAMIL❤

  • @amiiraadan3017
    @amiiraadan3017 3 года назад +75

    Khaalid kamiL waxad tahay boqorka jacaylku igula balamey ax😥😪😭😭😭😰please isoo jawaab 6

    • @abdilahihusseinofficial2458
      @abdilahihusseinofficial2458 3 года назад

      Waxatahay boqoradaydii jacaylku igulabalamay

    • @daadamohamed5507
      @daadamohamed5507 3 года назад

      😂😂 khalid kamil qoof caadi aah buu jecel galiiyaa lkn jacel marku ado shiid kugaalo wa xanun ileen gabadii gursaan meysid lagamana gursan kaaro wa mitixaan kaso kale 😢

    • @ahmeddaahirxaaji8134
      @ahmeddaahirxaaji8134 3 года назад +1

      amiira gabdh aanan waligay iloopaynin qisadii abdi rizak anshax ayaan ku iloopaynin waligay wlshy mcn🥺❤️

    • @amiiraadan3017
      @amiiraadan3017 3 года назад +1

      @@ahmeddaahirxaaji8134 wan ku saro kacey WARABUL KABCA markan fariinteydan ku soo qorayey waa mahad san thy wll qaliye thy❤🙏🙏🙏🙏🙏💘💝💖

    • @amiiraadan3017
      @amiiraadan3017 3 года назад

      @@ahmeddaahirxaaji8134 ❤🥺🙏🙈😿

  • @nastehomohamud3452
    @nastehomohamud3452 3 года назад +4

    😢😢😢😢😢 hees Daren leh wallahi qofkii jecel soo maraye ayaa daremi karo oo qudha 💯 axsan cod khalid kamil

  • @hajifarhan2229
    @hajifarhan2229 3 года назад +47

    Guys dadka heestaan daawo doono fadlan subscriber ugu hiiliya wiilkan wlhi waa fanaan cod macaane.
    Waa cumar dhuulaha Fanka cusub 🙌👏🎶🎼🎵🎤🎸🥁🎤🎧🎧👂🏿

    • @DAAUUSSTUDIO
      @DAAUUSSTUDIO 3 года назад

      Sxb Subscribe ii Saar Adna Eego wll..

  • @DeeqIsmaciil-c7z
    @DeeqIsmaciil-c7z 3 месяца назад +1

    Yaa Waduud❤

  • @bashiirwadne7502
    @bashiirwadne7502 2 месяца назад

    Khaalid Kaamil
    Boqorka Laxanka iYo Codka❤
    Hiboole Dhaba

  • @sharafxaaji1047
    @sharafxaaji1047 3 года назад +16

    Deeyoo hadad ka timid lov io like isaar cod io badh

  • @deqamahmud3531
    @deqamahmud3531 2 года назад +4

    Khalid kamil wa fananka kaliya dhinaca raga number 1 ii ah wlhi😍❤

  • @aminamohamedali6448
    @aminamohamedali6448 3 года назад +7

    Khaalid kaamil hal mar aan Kula hdla wllhi xiiso Ku qabaa inaa Kula hdlo wllhi sbbto ah mar walba hees qalbigey tawanaayo soo qaaada waana Ku qiray boqoraka jclka soomaali l love khaalid kaamil inolow inta aay nolol jirto cadowkaga unolo abwe

  • @Ehel_Caashaq1
    @Ehel_Caashaq1 Месяц назад

    Hadaan kaa baxi lahaa
    Naftayda kugu badh maqan
    Waxaad tahay boqoradii
    Jacaylku igula balamay!..... Khaalid Kaamil ❤

  • @JibriilJaMac-ys7cf
    @JibriilJaMac-ys7cf 2 месяца назад

    Khaaalid kaamil aabaha fanka😢😢😊

  • @cabdalla8481
    @cabdalla8481 3 года назад +13

    Waa fananka kaliya oo hesihiisu toos utaabtaan dreenkyga 😥❤

  • @ayaanlemohamud3024
    @ayaanlemohamud3024 3 года назад +8

    Al fanan khaalid kamil wadba iga ohisisay xaqiq qalbi jacayl.so.maray aya daremi kara hesstan xaqqi wa hess macan badan oo dagan oo daren dhaba wadata xaqiq erayada iyo codka iyo laxanka iyo tenbada intuba way u dhamays tiran yihin xaqiq qalbigan ka ilmay naya waxadba u malaysa hesstan inay aniga iga hadlayso hess iga gadan waye xaqiq allow sahal umuraha 😍🥰😭😭😭😥

  • @sadamabdinasir9673
    @sadamabdinasir9673 3 года назад +17

    Errayna wan Oran Waayey Ilamduna Wey Isoo laaalmeysaa Gondaheyga.!!🌍💔😢😰😢😰

    • @zakiboy631
      @zakiboy631 3 года назад +1

      Wa hees qalbiga tabaneyso ax

  • @hodanmaxamed7313
    @hodanmaxamed7313 Год назад +1

    iftin model waaaw🥰🥺wey soda aashay 💙🌸

  • @mohafaradarofficial3769
    @mohafaradarofficial3769 Год назад

    saxib wanku wata🎉🎉🎉

  • @osmanmohamoud143
    @osmanmohamoud143 3 года назад +20

    Kaamilka Fanka!

    • @DAAUUSSTUDIO
      @DAAUUSSTUDIO 3 года назад

      Sxb Subscribe ii Saar Adna Eego wll

  • @salwa8962
    @salwa8962 3 года назад +4

    Wakale inabti Khalid kamil 😍♥️💋

    • @DAAUUSSTUDIO
      @DAAUUSSTUDIO 3 года назад

      Sxb Subscribe ii Saar Adna Eego wll

  • @riri-sg7vo
    @riri-sg7vo Год назад +72

    Khalid kaamil is so underrated! He’s one of the best artists. No only does he sing but he sings with his heart and pure meanings. Keep going Walalo ❤️❤️❤️

  • @X.Mohamad
    @X.Mohamad Год назад +2

    Bal sawiro, adiga iyo jacylaki mudo bdan oo xalal ay ku tahay, oo meel dalxis ku jirtan, aqal madow laydh cas shidan yahay, shamacu shidan yahy. Xili cidna agtina ka dhawayn qofna, somalina aad ka dhex fogaten . Aad dance 💃 ♥️ saan qolka dhexdiisa.

    • @sam_yt7262
      @sam_yt7262 Год назад

      Wraa wxa kuhaya mayaro😂😂😂💀

  • @umuahil1336
    @umuahil1336 2 года назад +7

    Aad ayey u xanun badan thy markad weydo qofad jecshhy Io qofad dunidiisa thy🥺 Ani wxaaaan so maray mal xaldo kla duwan io xldo adag 😥💔😟2020 😞

  • @Boqorkatiktok
    @Boqorkatiktok 3 года назад +120

    Reer buroa izmuujiya fnankiiniii👇👇👇👇

    • @sundusahmed7837
      @sundusahmed7837 3 года назад +1

      Waa fanaan somaliyeed ee kadaa roloyinka

    • @hanad8151
      @hanad8151 3 года назад +2

      @@sundusahmed7837 waa fanaan Habarjeclo abti 🇸🇴❤️

    • @muniiraqurux1167
      @muniiraqurux1167 3 года назад

      Fanana somaliyed 🌍❤😥

    • @hanad8151
      @hanad8151 3 года назад

      @@muniiraqurux1167 😂 in uu Somali yahay qof walba og mise Hawiye ayaan ka dhiga

    • @tellthetruth2809
      @tellthetruth2809 3 года назад

      @@hanad8151 Hawiye qabiil ma yaqaanaan wiilkaan xamar shalayna la kama xigin maanta na asaaba iska leh
      Sharma boy oo ah MJ waa aragtay siduu ugu heysto xamar iyo dadkeeda
      Ciyaal xamaraa nahay ma naqaano cuqtad

  • @asmakhaliil7722
    @asmakhaliil7722 3 года назад +15

    Khalid kamil wllo keep going nasab naga midad ahyd wa laguu xiisay bro mar un bad so noqon from hargysa

    • @KhaalidKaamil
      @KhaalidKaamil  3 года назад +1

      Allah nabad ha igu kiin tuso

    • @ishawaqmohamed3914
      @ishawaqmohamed3914 3 года назад

      Amiin alle nabed hakugu keeno Haragaysa waye ku xiiztaye

    • @khalidali-yo6zm
      @khalidali-yo6zm 3 года назад +1

      @@KhaalidKaamil sxp fanaan tageero buuxda uhayo ayaa tahay from jabuuti wan kusugayna

  • @mohameddaacad1992
    @mohameddaacad1992 3 года назад +32

    Heesta waxaba kasii qiira badan codka kalit kamil pro keep going ❤️💬

    • @DAAUUSSTUDIO
      @DAAUUSSTUDIO 3 года назад

      Sxb Subscribe ii Saar Adna Eego wll

    • @khadraciise2044
      @khadraciise2044 3 года назад

      Haa wlhi cod mcn bu leedahay heestisa hooyo uu u qaaday marka dhageysatid ilma ka so daadan qiiro

    • @xuseendalmarxuseen1037
      @xuseendalmarxuseen1037 3 года назад

      @@khadraciise2044 haa 🥲🥲

  • @karamoige5268
    @karamoige5268 8 месяцев назад +8

    What a amazing song.!😮
    Khaalid kaamil one and only Legend.
    Waxaa tahay Boqoradii
    Jacaylku igula balamay.❤
    Still listining 01/02/2024.🎻🔥

  • @Somali122
    @Somali122 Год назад +1

    Heestan ani wallahi jawi jacayl ayaan u dhegeysta markaan jawi jacayl ku jiro ayaan soo raadiyaa

  • @shiineofficial3790
    @shiineofficial3790 3 года назад +9

    Markeee 1k gaarto 👍😁

  • @muudahir7081
    @muudahir7081 3 года назад +9

    Awoow awoow Waxn hees wey dhafty wxkle halagu sheego wada jcly🥰

  • @fuaadahmed5332
    @fuaadahmed5332 3 года назад +11

    Khaalid kaamil Horumar wacan sxb
    Fanaan aan taageero
    From Las anod👏

  • @farhiyoinasaahid-eo2xo
    @farhiyoinasaahid-eo2xo Год назад +1

    ax Heestan wllhi Qalbi jab wayn bn so xasuustaa😭💔🙈

  • @liibaanmaxamed4232
    @liibaanmaxamed4232 2 года назад +2

    Sxp heestani qofki qalbi wanagsan leh ookliya ayaa fahmikara sxp waxan Kule yahay keep gowing👌👌👌😭😭🥰😩